Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Notre Dame Biometrics: Helping An Honest Elections In The R. Somaliland.       Waraysigii Ugu Danbeeyey Ee Laga Qaaday U-Qaybsanaha QM JSL & Somalia.       Hambalyo: Aroooooooooooos Wacaaaaaaaaan       U-Qaybsanaha QM, JSL Iyo Somalia Oo Lagu Soo Dhoweeyey Hargaysa.       Guddoomiyayaasha Xisbiga Waddani Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qayb Galay Qalin       Madaxweynaha JSL Oo Safar Gaaban Ku Gaalaabixiyey Galbeedka Hargaysa.       Madaarka Caalamiga Ah Ee Berbera Iyo Maanta.       M/weynaha JSL Oo Qaabilay Wasiirka Ganacsiga Iyo Hor-u-marinta Denmark.       Wasiirka Arr. Gudaha JSL Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Hawlaha Ciidanka Shidaalka.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!

sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!

Articles


 Waxaan anigu hada akhristoow aan fakarkayga qabaa mar kaan eegay sawirka ka turjumaayasay wax u dhacayaan hadaan hada talo laga yeelan midaysan in meel dheer  laga doonaayo dawladnimadii JSL. By: kayse Jaamac Daa'uud.



Waxaan  wada og soonahay  dhamaanteen inay JSL ay kutaal  geska afrika caasimadeedu tahay Hargaysa  Hargaysana ay tahay Magaalamadaxda Somaaliland. Magaalamadaxda dawladi leedahayna  een cid gaaruhu lahayn  ama sheegan karin  sidaa darteed  waxaan aamin sanahay  anigu  inay tahay war  labuun buuninaayo laakiin aanay ahayn wax wax laga qoro ama laga yidhaaho maxaa yeelay waa waxaan cidna qusayn waxaasi reer bari yoo reer galbeedtoona ee u khaasa cida tidhi! oo ah shaqsigii yidhi oo kaliya oo aanuu ula galayn reer kuu ka soo jeedo iyo  isir kii sii toona  magaalada uu sheegayna  aylayaabtay markay maqashay ama daawatay waxaas foosha xunle  eeka sooyeedhay   calooshooda u shaqaystayaa shaa maahana mar kii inoogu horaysay oo aan arag no caloo siisa ushaqayste  la adeeg sado 
 
hadaba waxaa isway diin le ? waxan malaga doodi karaa mase laga had likaraa? anigu waxaan u, arkaa caano yoo babad wixii aan ahayn waa lakala qaadaa in aan waxaas la rog rogin oo la xarakayn sidada dadka caafi maad ka qabaa aanay  ugu xanuun san  ee hal kaa lagu dhaafo findhicilku maxalaalba yoo  maxaaraan baa iyo xuskiisaaba xun 
 
balse maxaad  katidhaaheen dawladan waxaas yoo wax lamida  caadaysatay? ee si dii xil kii uga dhamaaday 15 may ee 2008 hadal kiina uga dhamaaday eemadax tooyadii soomaaliland  ayka soobaxay so  hadalo aad looga noxo  oo aan  looga fadhiyin hadal kiina  bisinka lagu bilaabi jiray ku bilawday  dabo awor yoo wixii kasoo bixijiray  hadana isla quman  ee inay wax dhintay ama ceebowday ba aan dareen sanayn ama meesha maamuus ku fadhiyaan ee wali taagan dibbaa ba looga yaabi yoo inaan kaaga siidaro   iyo doorashaan  utaaganahay  haduu hun guri idin kaga jiro gaabsada  walee waa kaaf yoo kale dheeri  waxa kasoobaxaaya yoo xilkan lagu mamuusay  eeay siihayaan sida ku meel gaadhka ah  ee asxaab tii sharaftooda odayaa shadhartay  inay tukhun tukho  kaga saaraan qasriga ugu abaal gudeen
 
Waxaan anigu hada  akhris toow  aan fakar kayga qabaa mar kaan eegay sawirka katur jumaaya   say wax udhacayaan hadaan hada talo laga yeelan  midaysan in meel dheer laga doonaayo dawlad nimadii  JSL  waayo ninbaa yidhi  s/and dara maalinba ninbaa saaran  geenyadaa  indhaha  la maantana inan kay giibaasaaran, curad waxaan uga jeedaa anigu  maan ta   waxay maray saa  xaalad  adag   xaaladaana  nikastoo wax til maama  sibay ula eeg tahay  tilmaan taydu  waa waxay arag taa  oo iicadaatay  inay dawladu  ama   madax deedii sar sare ugun tadeen say ukala diri lahaayeen qaranimadii  soomaaliland  yoo  wax wadaqab sigii  ay dad ka ku dhaaftay  JSL  dibna loo celiyanaayo hal kii laga sooraray 1991 nalagu wado  hadaan  yurla odhan  arxan laawayaashaa  umada aan udanaynayn ee kur si ku dirirka ah
 
waxaa kuucadaynaysa oo aanad uba odhan maxaa  dawlada  ninkan qalin kiisa saaray? waxaan ognahay inay wadan kii   khal khal galiyeen yoobul shadii  wada taalay ee walaalaha  ahayd oo aay   kumash quu liyeen  gobol  baan siinay reer hebal silaysugu qabsado deegaanka  oo aan lookala  meel dayin  oo  isa saar saaran  xadyoo meel cayimana aan loo kala sheegin oo  dagmo ama gobal leeyahay  taasina waxay soowadaa hadaan  cilmi  loo adeegsan  maskaxdana laga shaqaysiin  dadka walaalaha  ahina siwax uwada arkin  cawaaqib xumo bulshadu ku kala fogaato  balse waxaan leenahay 
halaga digtoonaado warmahaa laysuku kiin dhiibay  dadkuna danahooda  ha eegaan walaal tinimadooda  wada daganaasha hooda  darisnimada  islaamnimada somaliland nimadooda koryoo hoosba  iwm
 
Waxaa kaloo aad tusaale ku qaadan kartaa  oo kuugu filan  tusaale  masuuliyiin tii hore eexil koodii dhamaaday 15kii may 2008 hadana ah  hogaamiyayaasha  xisbiga qaranka ee  udub sida  arxan darada ah  ee ay ula dhaq mayaan cashabka  reer soomaaliland ee ay khayraad kii  wadan ka   yoo  han tidii umad ugu tagrifalayaan una aaba yeelaynin  lexejec lona ugahayn  dhulyoo badtoona sida  xoolihii noolaa ee umadaa  sixir bararka  iyoo  musuq maasuqa  baah sani naafeeyay ay kootada  ugu xidheen cid gaara ee aanay hadal kooda iyoo caba sha dooda toona dhag ujaqsiinayn ganac satada muwaadi niin ta ah ee utudhaaya  dad kooda lana doonaaya inay xoolahoo du ujaraan  wax uqalma  kuna dadaalaaya  inay ka saaraan dadka gacan ta cadaw tinimo ee dawlada yoo ganac sadada shi sheeye ugu midoobeen 
 
Waxaa kaloo  kuu cadaynaysa  war bahin tii dal ka  eeqaran ku lahaa inay u adeeg sadeen  kala dirka  shacabka  walaalaha ah  ee reer soomaalilan  oo aay yagu masuul kayihiin waxkasta oo dareen dhiilole  muu jiyay oo ka soobaxay  TV  qaran ka  yaguna ay kadan beeyeen oo aay doonayaan  inay iskudaraan fooda  beelahaa  iyo dad kaa aflagaagooyinka laysu farayaa  ujeedada  dhab ta ah ee laga dheegan karaana aytahay   inay kubur burinayaan  xibiga  kulmiye  ookaliya  laakiin  aanay ogayn kooduba inaanuu jirayn  oodadkani midkasta ku jiraan  xisbiyada qarankana  aan reero lahayn  yoo caasimada toona  waa wax lagu til maamikaro  mujrinnimo  dalka yoodad kana  lakaladilaayo waxaa cad inay maleegayaan isku dhac  ooyana  aaydad caayaan masuuliyiin qarana  dadna  u ogolaadaan TV  inay  wax kacaayaan aytahay ujeedo 
qaran dumusa  had yoo jeer idaba jooga ay waxaas ookale ugu kacaan  qaybta war baahinta  cidii maamushaa  dawladuna aanay lahad lin shaqaale heeda  ee la odhan karo madaxdaa qoraal ugud bisa  ee shaqaaluhu  waa muwaadiniin  dad koodaa kamida 
 
Waxaan ku soogu naanadayaa hadal kayga  waxani waa wixii duminlahaa dawlada  yoo dalkaba   halaga hortago  runtana  haloo sheego  dadkan madax tooyadii  kabixila oo hala yidhaaho adeer inta laydin kala wareegaayo dhismayaasha  sifiican uhadhsada waxaan xasuustay inay jirtay sheeko  odhanaysa  markii uuhaystay kaligiitaliyi hii siyaad bare wadan kii la odhan jiray soomaalia inay beelka mida beelihii  kumudoobay dawladaa  uu xukumi jiray siyaad bare ay odhan jireen hal door kooda yoo waxgarad kooda intay qaar uyimaadaan hada  joogaa  waxaa ku raadinaayay  ciidan ka sirdoonka oowar kaasi waadhab  kadib intuu hal kan kawareego  oo utago hangash tii  hadana idhaaha ninkaa waan kashakinay  waxbaa nuuwadaa   kawar haya kadib ninkii  oodareen kii si taagan yahay maskax diisana kabaadhaaya waar maxaad samaysay ay yana suuqyadii aay qubnayeen  marba ka soo eegayaan kadib  maruun sikadisa  makhaayad sugu soogalayaan  dabadeed 
midwaliba is odhanaayo ninkani aduu ku eegayaa  waa wixii lasheegaayay dabadeed saas magaala dii yoo hanti doo dii lagu bi li liqaystay, hada tiibaaba  taagan waar  waan daawanay riwaayadaa  hadaan nahay haygaysa &burco oomardanbe walaa waan nala  bili liqaysan
     
Somaliland Ha Noolaato
Guul iyo gobanimo
kayse jaamac daa,uud
 kayse436@yahoo.com
Thailand baangkook


Posted on Wednesday, July 02 @ 20:37:02 AST by editor



sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?! - sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ] [ 2 ]

Name : wadh cadeeye
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-03
ninkii dhiig laa kadhii dhiya dhaliisa buluushtu see dhag uma daloolaan car yaan maqlin barito cali baa geel laayay yoo isxag xagad marhadii caasimadii ba lakala sheeg tay ciidan ka qaran ka kala sheega shaa xigi nacas yoo waxa lahal maala ilaahoo naga daa wee xaal baan siinay cidii aflagaadada loogaystay laakiin waxan doonaynaa maaha kulmiye waxnaga siiya waxa weeyaan inay naga xaal siiyaan habarjeclo gabayadii tirada badnaa ee maxed nuur fadal utiriyay sacad muuse yoo hadal kii maxed kaahin af hayeen ka xisbiga kulmiye kutil maamay beeshayada isaaqii dhadiga ahaa madhadhawa dawlad nimada hala ilaashado midh kaa laysku raac bal se goor may beesha habar jeclo xaal naga siin qaran waxaa hadaanan odhan kabaxa caasimada hargaysa


[ Reply ]



Name : Qarxiye
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-03
Wax walba miyaa la soo qorayaa. Dadkii malaha shaqo la'aan baa ka badatay. Maxaa wareeriyay isagu Mr. Kayse waaba arday halkaas wax ka barta oo uu waxbarashadiisa ugu mashquuli waayay. Waar dadku maxay danbeeyaan! Hargaysa qofna lama odhan karo ka bax. Qofna lama odhan karo soo gal. Qof waliba rabitaankiisa ayuu ku joogaa kuna bixi karaa ee maxay dadkanu sheegayaa. Anaguba 20 sano horteed ayaanu ka soo baxnay ee ma cid baa naga soo saartay? Imakana anaga ayaa soo geli kari weynay ee ma cidbaa noo diiday?


Hargaysa waxa laga saari karaa cidii aan u dhalan Somaliland ama aan qaxoonti ku joogin iyo Fiise dal-ku-gal sharci ah. Waa sidaas shaqada Laanta Socdaalka ninkii aan aqoon u lahaynow ee ha la barto. Wixii kale ee aad sheegaysaan anagu garan mayno haddii aanay hadal tiro ahayn.


[ Reply ]



Name : Haiban
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-03
waa salaamantihiin dhamaantiin:

Ilmaadeeradey waa kuwan dhinac walba u riday,ee waxaanu ka baqaneynaa inay xabad jeeraarii meelahaa nagu qabsato oo aanu ku dhimano geeriyo magla'aan,illeyn waxani shiid kaftan amba wax istus ka badane,maxaa haddiyo goor ku kalifay inay weedhaha xun ee qof ku dhawaaqo amba uu ku kaco bigilka loogu faafiyaa kuwa wanaagsana abjadka loogu dadaa neefsigana loogu dhibaa oo loogu diidaa.Markii Cadani camirneyd ayay somalidii iyo Yamaniidii isku laayeen Cadan,Nin la odhan jiray Cunaaye oo Fanaaniitii somalida ka mid ahaan jiray ayay dhinac walba yamanidii kaga yimaadeen,intuu istaagay ayuu yidhi waar hageynu ku hagaagnaa, waxaan uga socdaa ilmaadeeraday waxay noo kala jabiyeen Bari iyo Galbeede dhinaceebaanu raacnaa,Tolow mise intan halkan isku haysataa waxay u badan yihiin kuwa Keebka booba,Ninka Somalilanderka ah waa u fasax meeshuu doono inuu kaga noolaado somaliland haddii xumaanti ka reebantahay,waxa xun sawtii la qarinjiray ee la dadijiray.Kuwa yidhi,waxaa ka xunba kuwa sii wad-wada,wax waloo inaga horyimaadaaba muxuu inoogu qaataa wakhti badan inaynu ku lumino oo inoo diiday si dhib yar in meel lagu wada tiiriyoo danta guudna laga raaco,i jiid iyo aan ku jiidowa gacmo daalis,waa maxay yooyootinkan inagu habsaday,Waxay aniga ila tahay aynu sidan isu dhaano,reerna inoogu hagaagimayo. Waa halkii Md,Muj.Ducaale II uu ka odhanjiray,Maahmaah Somalilanderaa tidhaahda"Haddaan lakala roonaan reer ma dhismo".

Wassalaam.

Haiban.


[ Reply ]



Name : Jama Adan-Hanahaybsan
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-03
Ha wadhlayso waxaan la yaabanahay qoladan reer Burca sheeganaya ee hadal yar oo laga yidhi ee ahaa ciddii Hargeysa u timid in rabishaad samaysaa magaalada iyo maxasta dhextaala ha dhibaataynina ee halkii aad kala timaadeen kula noqda taasi maaha danbi oo imika ayaanu ku celinaynaa waayo nin walba maxastiisu meel bay taalaa. Sidaad idinku yeeshaana la idinkuma odhan dheddig baad tihiin iyo afkaa idin dheer midna. Haddii ciddi ceebawday xaggiinay u badan tahay ee xaal ka keena waxaad ku gefteen ehelu sharafkii iyo ehelu baladkii.
Waxaan xasuustaa mwaqti Mahamrd Hussein Maayarkii hore ee Burco dib u soo celiyey ciyaartay reer hargeysa ah oo uu yidhi reer Hargeysa uma ogolin in ay Burco yimaadaan- Taa ma ogeyd ninkan iyo kuwan hadda hiqlaynayaw.


[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-03
Horta Bari Iyo Galbeed waa loo Kaftami Jiray iyada oo turxaan la' oo aan cillad siyaasadaysani jirin ama la gelin. Haseyeeshee waxan iminka la inoo soo qorayo ma aha tii hore ee la yiqiin ee waa mid Gudhuu ah. Hadaba saaxiibayaal ma ku daynaa talada sida uu yidhi Mujaahidka weyn, wadaniga daacadda ah ee dalka iyo dadkaba jecel ee ay lexjeclado ka hayso, Madaxweyne Haiban.


[ Reply ]



Name : wadhcadeeye
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-03
walee waxaad moodaa inaan joogno wadan kii oo kashaahayno gobkii ina igare kaasaa waxaas ookale lagaga had lijiray oohadii ninkan wax qoray uu yidhi findhiclkii laysku qaban jiray ookaleba maaha maxaa waxan oo qoraala lagadaba dhigay ee lagasiiwadaa waar way wada camal beeshay aabeheed kudo labadan reerna waalaysku siidhidhinayaa uun ee dani ugumajirto waxan ookale eebal halaga daayo dagaal kan hoose eelawado ookale daaya beeluhu waakala muuqdaan oo waa biryoo dhagaxoo sookala noqon maayaane waxaan filayaa inay wadatahay talo laakiin waxaas waxaaka mihiimsan aan wada qorayno inaan kadayno oo aamus kudajino labadaba eemaaha inay numarba mid sacabka utuno waa idin sidee miyaan dimquraadiyad laqaadan oo aan la arag dadkan hadal kuun wax kudhameeya miyay naan fahmin waamaqalnaye dimquraadiyada wadhi waar maruun baalaga hadlaa oolajaraa see yahay talo nin waayeela


[ Reply ]



Name : Nabadey
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-04
Yaan hadalka la isu qarin. Anakaa fadhiney meesha odeyga runta lowgu sheegey. Sheekaduna Burco iyo Bari toona mey aheyn. Markii uu yidhi 15 ka May waan dagalameynaa dowladina majirto, waxaa lagu yidhi: Adeer ma waxaad dooneysaa in wadanku baaba'o ood Sibidhley u baxsatid? wax caqliga gala keen, Siblidhley Madaxweyne ka noqon meysid ee. Intaa bey inta aan warka runta ah heynin sii sarifeyaan. Reer Burco iyo reer Bari marnaba lama soo hadalqaadin. Haddii aad u baahataan in aad arinta runta ah ogaataan London buu tegey ee weydiiya.


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-04
Waxaa hore loo yidhi, beenaale, markhaatigiisu fogeeyaa ee bal, car, ficiladaas foosha xun ee lagu kacay ee ka dhacay magaalada Hargeisa ahna magaalo madaxdii JSL ee qaran dumiska ahayd, ha dafirto Xukumadu gaar ahaan Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta iyo Mas'uuliinta Radio Hargeisa iyo TV-ga Qaranka. Waxa kale oo aan leeyahay, car, bal, Saxaafiyiinta la yaqaan ee Somaliland dabagal arrintaas ha ku sameeyeen oo kuwii ka mas'uulka ahaa ama eeda laga sheegayo su'aalo ha weydiiyeen si loo wada arko inay qiran doonaan iyo inay dafiri karaan. Muwaadiniintan farabadan ee is xilqaamay ee sida adag uga dhiidhiyey arrintan ee maqaalada badan ka qorey iyo kuwa kale ummadan miisanka iyo milgaha ku leh ee meelo badan oo kale dalka gudahiisa iyo debadiisaba kaga hadlay, ma wada waalna beenaaleyaalna ma'aha ee midaas xisaabta halagu darsado. Guul iyo Gobanimo, Mr. Halgame (May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin).


[ Reply ]



Name : Imtixaan
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-04
Mr Halgame markaan u fiirsado waqtigan faraha bada ee u hasto difaaco odey caaley, waxaan u maleeneyaa in aad ka mid tahey raga bada ee shaqo la'aantu ku heyso dunida reer galbeedka - amaba in aad dukaanada Dahashiil dhex fadhido. Midey doonto ba ha noqitee, Odey Caaley raga aad adigu ugu hureyso ayaa jebiyeey reekeenii umada ka takoorey. Waxaan Ilaah macbuudka ah kaa ga baryeyaa adiga iyo raga kula midka ah ee bukaba in uu ilaahey soo hadeeyo. Inamada iyo hablaha shebekadan maamula waxaan uga mahad celineyaa sida wanaagsan ee ey inta caluushu taagntahey ee naga midka ah uga neefiso. Illahey kheyr ha idinka siiyo.


[ Reply ]



Name : Buurdhaab.
Subject : Re : sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?!
Date : 2008-07-04
Sender's Name: buurdhaab
Sender's Email: www.buurdhaab@hotmail.com
Message: war waxaan rabaa inaan wax ka idhaahdo arinta sheegashada ee reer hargaysa ay hargaysa goonida u sheegteen. hargaysi waa caasimada soomaaliland hadaba miyey haboon tahay in qabiilooyin gooni u sheegtaan? miyeyse haboontahay in rag madax sheeganayaa intay tvga soo fadhiistaan yidhaahdaan hargaysa reer bari haka baxo,
ama hj haka baxdo. miyaanayse ogayn kuwaasi in hargaysi ku camiran tahay oo caasimad ku tahay wada deganaanshaha shacbiga reer soomaaliland. hadiise reer bari ka baxaan hargaysa caasimad ma ahaanaysaa mise waxay noqonaysaa magaalo qabiilooyin gaari ku nool yihiin dadka kalena ku ah no go area. hadaladaas sheegashada oo ay ka danbaysa dawlada riyaale oo doonaysa in dulmi iyo xukun boob lagu taageero. hadaba reer hargaysoow isku heli maysaan inaad caasimada haysataan .inaad dawlada dulmi ku taageertaan. iyo in taas laydiinku dul qaato waayo dalka waa lawda leeyahay wuxuuna dal ku yahay wada lahaanshaha, isku duubnida iyo isu calool furaanta. reer hargaysana arintaa kama wada sinne ee inta riyaale u nacamlaysa iyo kuwa suldaamada sheegta ee idaacada lasoo fadhiistay hadalada raqiiska ah ayaa ceebtaa hargaysa usoo jiiday. hadayse arimahaasi dib u dhacaan waxay keeni doontaa cawaaqib xumo iyo s.land oo burburta hadaba si aanay taasi u dhicin waa in cadaalada la hor keenaa dadkii ka danbeeyey cunsuriyadaa kala faquuqaysa dadka reer s.land waayo hadii duriyadu kala sheegato dhulka sidee beelaha kale ee soomaaliland ku
dhaqani u aamini karaan inay ku noolaadaan ama maal gashadaan hargaysa . ama waa in caasimad cusub la samaystaa oo loo siman yahay hargaysana loo daayaa caasimada dhaqaalaha. NABAD IYO CAANO IYO S.LAND OO MID AH.


[ Reply ]


Pages : [ sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?! 1 ] [ sheegashada caasimada jsl ee hargaysa ma dhabbaa?! 2 ]