Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
QM Oo Cod U Qaadaya La Dagaalanka Kooxaha Budhcad-badeeda Somalia.       Xajka Sanadkan Oo Lagu Tegi Doono Baasboorka JSL.       Badhasaab-ku-xigeenka G/Togdheer Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Oo Koobab Gudoonsiiyay       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Maanta Kulan La Yeeshay dhamaan shaqaalaha Wa       Haya'dda SC/UK oo Tababar u Furtay 21 Xubnood oo Daryeelayaal Caafimaad ah.       Somali week Festival 2008 -Thursday, 9 October - Wednesday 15 October       Budhcad Badeeda Oo La Sheegay In Ay Isku Hayb Hoose Yihiin C/laahi Yusuf Yey.       Xaflad Sanad Guuradii 5aad Loo Qabatay Jaamacada Nugaal Iyo Shahaado Bixin...      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay.

wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay.

News


 
Wasiir Al-Dawlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha JSL  Md. Aadan Daahir Maxamed (Aadan Dheere ) ayaa shir Jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu ku Hambalyeeyay cid kasta oo ka qaybqaadatay Munaasabadii xadhiga lagaga jarayay Aqoonsiga Gobolka HAWD.





Wasiirul-Dawlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee JSL  MD. Aadan Daahir Maxamed (aadan dheere )ayaa shir Jaraa,.id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu ku Hambalyeeyay cid kasta oo ka Qaybqaadatay Munaasibadii xadhiga lagaga jarayay Gobolka HAWD oo ka mid ahaa Goboladii cusbaa ee Madaxwaynuhu magacaabay.

Wasiirul Dawlaha Wasaarada Xanaanada Xooluha ee JSL waxa uu mahad naq balaadhan u diray M/waynaha JSL Md. Madaxweyne-ku-xigeenka JSL, Masuuliyiintii Golayaasha Qaranka, Hogaanka Xisbiyada Siyaasada, Madaxda Dhaqanka, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo waliba Guddida Qabanqaabada ee u Wanqalista Gobolka HAWD ee sida diiran ee Walaaltinimadu ku dheehanayd uga Qayb galay Xafladii loo sameeyay Xadhig ka Jarista Gobolka HAWD.

Wasiiral Dawlaha Wasaarada  Xoolaha ee JSL , MD. Aadan Daahir Maxamed waxa kaloo uu mahad naq udiray Fanaaniinta Qaranka iyo Warbaahinta dalka Qaybtii waynayd ee ay ku lahaayeen soo gudbinta munaasibadii Xadhiga lagaga Jaray Gobolka HAWD.

Wariye, Mohamed Mussa Inji
Hargeysa/Somaliland
email: mahamad95@hotmail.com
Mobile: 0025224410416
Safka-hore.com

Posted on Tuesday, July 01 @ 19:47:51 EDT by editor



wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay. - wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay.
Date : 2008-07-06
KU: Akhristayaasha iyo Akhyaarta Shabakadan. Ujeedo: Is Diidsiin, Iska Indho Tirid, iyo Wax ka Qabasho La'aan Alfagaadooyin fool xun oo badheedh ah oo Shaqsiyaad iyo Reero Dhan mar kasta loo geysanayo oo si caadi ah oo habsami la'aan ahna loogu soo gudbiyo shabakadan iyo Golaheedan yar ee loo furtay Kala Fogeynta iyo midnimo dhantaalida shacbiga Somaliland laguna waxyeeleeyo qadyada iyo jiritaanka Somaliland. Walaalayaal, sida aydun ula socotaan, waxa inoo wada cad in shabakadan reereysan ee UDUB-beysan ee Faqasheysan loo furtay faafinta qabyaalada sumeysan, naxliga, nacabnimada, hurinta colaada, munaafaqada, been abuurka, iyo aflagaadada shaqsiyaadka iyo beelaha iyo degaano gaar ah. Marka, kuwa shabakadan maamula lala hadlo oo la yidhaahdo, waar sidee baad wax ku wadaan ama xumahaa socda waxka qabta, wey is dhego tiraan ama waxay had iyo gooraale ku andacooda, in xumaha iyo aflagaadada socota aaney mas'uul ka ahayn ayna ka mid yihiin, waxa ay ku sheegaan "free speech" iyo fikrad shaqsi oo uu xor u yahay ka halkan wax ku soo gudbiya, sidaas daraadeed, aaney waxba ka qaban karin. Hase yeeshee, marka ay joogto fikradaha kale ee asluubeysan ee wanaagsan ee faa'idada u leh shacbiga iyo akhristayaasha ee ay u arkaan, inay ka soo horjeedo siyaasada ama mas'uuliinta ama xisbiga iyo xulufada, ay u adeegayaan una nacamleeyaan una tumaan durbaanka dulmiga iyo baadilka ahina, ay markiiba si deg deg ah u hawl galaan oo ay u tirtiraan fikradahaas oo weliba ay ku daraan, inay IP-ga koombiyuutarka shaqsigaa soo gudbiyey fikirkiisaas xorta ah ee xalaasha ahi ee isba "free speech" yahay, ay ka baloogaan golaha si aanu fikir kale oo ku liid ah iyaga iyo xulufadooda, aanu u soo gudbin; Muwaadiniin badan baa ka dheregsan, in qoraalada naxliga iyo qabyaalada qaawan iyo aflagaadada badheedhka ahi ee foosha xun ee ay soo gudbiyaan kuwa, ay u arkaan xulufadooda iyo taageerayaashooda, aaney wax talaabo ah ka qaadin oo waabey ku sii raaxeystaan xumahaas had iyo gooraale lagula kufaayo muwaadiniinta xalaasha iyo reeraha dhan ee aan waxba galabsan ee mar kasta la caadeystay in si cad oo aan geed uga soo gabasho lahayn fool xumooyin loogu geysanayo golahan. Waxaanan hubaa, haddii nooca cayda foosha xun ee uu Birjeex/Muxummad uu aniga iyo beesha iyo mas'uulinta ku cad qoraalkiisii hore oo kale aan u soo gudbin lahaa isaga ama Riyaale ama xukumada ama Beelaha Galbeed, in markiiba la tirtiri lahaa oo weliba ku goobasho iyo aflagaadooyin badani, ay golahan ka dhici lahayd sidii u caadada ahayd. Hadaba, sida aydun ula socotaan, Golahana, aniga, iyo muwaadiniin kale oo badan aya marar farabadan si badheedh ah nalooga aflagaadeeyey iyadoo weliba la gadhay ilaa iyo beelaha iyo degaanada aanu ka soo jeedno. Sidaas daraadeed, mar haddii kuwa shabakadan maamula ay si dadban ugu taageersan yihiin ama ka mid yihiin kuwan cayda foosha xun ee shaqsi ahaaneed iyo wadar ahaaneed ahi geysanaya, waa inay markaas ogaadaan, in la wada garanayo kuwa sidan gunnimada ah u dhaqmaya ee nacabnimada dadka ku abuuraya oo aan sidaana lagu kala hadhi doonin oo ay iyaga u daran tahay oo haddii mustaqbalka iyaga la waayo loo waxyeeleyn doono xulufadooda iyo ehelkoodaba. THAT IS A PROMISE BEFORE ALLAH. Guul iyo Gobanimo, Mr. Halgame (May God bless the People and the State of Somaliland. Amiin).


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay.
Date : 2008-07-06
Birjeex/Muxammad, horta, waxa aad ku faanayso ee aad weliba ku celcelinayso ee aad ismoodsiisay, inaad ummada u soo bandhigtay, horaan kugu sheegay, inay yihiin maqaalo hore oo qaarkood ilaa iyo sannadkii 2005 ahaa oo ku soo baxay ama lagu soo daabacay badanaa shabakadaha Somaliland lana wada akhristay oo aaney xiligaa iyo haatanba, aaney cidi isku dayin inay ka jawaabaan maadama ay xaqiiqda, runta, iyo waqiciga jirey ay ta turjumayeen oo cambaareynta, ay xambaarsanaayeena, ay ku cadeyd kuwa maqaaladaas laga qoray. Markay, taasi taa tahayna, anigu, waxba yahay baan u arkaa waxan aad ku andaconayso ama sheeganayso ee ah inaad guul ka gaadhay iyo inaad i kashiftay toona waayo waxaa hore loo yidhi walba, war la hayo xiise ma laha. Markaa, waxaa halkaa iga kaa muuqda isla qumanaan, is mahadin, iyo is faanis madhan oo aaney cidiba kuu ogeyn. Marka xigta, waxaad isu kaaya muujinaysa, inaad reer ka mid ah Reer Sheikh Isxaaq gaar ahaan Besha Habar Awal, aad iga difaaceyso adigoo weliba fool xumo weyn daba wada siina ceebeysanaya. Hadaba, ma kaa caqli xumo baa mise, waa kaa kas iyo maag, inaad weedha foosha xun ee "ISAAQA DHIDIG" iyo kelmada "HUTU" aad si toos ah ugu xidhiidhiso siina daba wado Beesha Habar Awal ee walaalahayo ah? Haddii ay kaa aqoon daro tahayna ileyn, qoraaladeydii hore, dhowr jeer baan arrintaas ka gilgishaye oo aan weliba kaaga caqli celiyeye, waa maxay ujeedada aad ka leedahay ee aad fool xumadan iyo caydan aan khuseyn aad weli u sii daba wada ugu shaabadeyn rabtaa? Bal, wa'ayo ninka Beesha Habar Awal ee walaalahayo ku sheegi kara "ISAAQA DHEDIG", wana' ayo ninka beeshan sharafta iyo karaamada leh ku sheegi kara "HUTU"? Hadaba, miyaaney kugu cadeyn xumaha aad wado ee aad reerka daba wado taasoo aad ku sii ceebeysaneyso Beesha Reer Sheikh Isxaaq oo dhan waayo weedhaas hore, nin iyo xulufadiisii oo dabadhilif iyo Faqash ah oo tolkooda (Isaaq) cadowga shisheeye u soo qaqaban jiray una laba dibleyn jiray una jidh dili jirey oo reer walba lahaa baa lagu sheegay ama looga jeeday, kelmada dambena, anaa golaha keenay oo waxa aan is barbar dhigay (comparison) laba dhacdo oo ka kala dhacday dalalka Rwaanda iyo Somaliland kuwaasoo labaduba, ay idaacadahooda iyo TV-yadooda qaran, ay beel gaar ah kaga hadlay oo ay yidhaahdeen, waa inay Kigali iyo Hargeisa ka baxaan taasoo keentay, in dalka hore uu isir gumaad ka dhaco, dalka dambena, aan uuga digayey, inay waxaasi oo kale dhici karaan ama dhici kari lahaayeen, haddii aaney Xisbiga KULMIYE tanaasul sameyn oo uu dagaal sokeeye ka dhici lahaa magaalo madaxda oo cid waliba, ogeyd ciidanka la soo dhoobay, ujeedada loo keenay, iyo xumahii habeen walba laga sii deyn jiray idaacadaha iyo TV-ga ummada. Marka, haddii aan idhi labadaas dhacdo, waa isku mid oo waxii ay qabiilka Hutu faleen bay, Reer Hargeisa faleen, maxaad arrinta u qabyaaladeynaysa oo aad ugu rogeysan ama uga dhigaysa, sidii inaan Reer Hargeisa isir ahaan ku sheegay Hutu. Mida kale, haddii Reer Hargeisa carabka la soo mariyo, ma waxaa la sheegay Beesha Habar Awal? Miyaanu Cidagale, Isxaaq, Arab, Habar Yoonis, Gabooye, Qoti, iyo beelo kale oo Somalilanders ah oo ay ku jiraan Reer Bari iyo Reer Awdal, aaney maanta si rasmi ah u deganeyn oo aaney iyaguba Reer Hargeisa ahayn. Waa, maxay sababta aad uga wada dhigi rabto, inay yihiin Habar Awal oo keliya iyo in cida loo jeedo, ay yihiin beeshaas walaalahayaga ah oo keliya, hadaaney kaa ahayn isku dir, fidmo, iyo munaafaqad aad ku doonayso, inaad xume iyo colaad ku faafiso adigoo weliba dadka iyo beelaha sharafta iyo karaamada leh iska ceebeysanaya? Dhinaca kale, Birjeexow/Muxummadow, waxa aad isu kaaya wanaajinayso ee aad isaga kaaya dhigeyso, nin qabiili ah oo ficil iyo dhiig leh oo xume maala awal ah oo aan jirin oo aad ismoodsiiyey ka dhiidhiyaya ama uuba badheedhay been abuur, anshax xumo iyo aflagaado fool xul oo gunnimo ah, sow wuxuba, ma'aha caydan aad hore golahan u soo gelisay ee aanu ka kari weynay, inay maamulka shabakadu talaabo ka qaadaan oo ay ka tirtiran golaha ee sida shaqsi ahaaneed ee wadar ahaaneed ee aad aniga iyo Silaanyo iyo Beesha Habar Jeclo oo dhan, aad kula soo kuftay sidanna aad ku sheegatay: "Ku : FARAH ALI JAMA . HABQAME INAAD TAHAY- HANTAATACE INAAD TAHAY- HAQAY MIDGAAN INAAD TAHAY- HUURAALE INAAD TAHAY- HABAAR QABE INAAD TAHAY- HIYI BEENLE INAAD TAHAY- HUUHAA BADAN INAAD TAHAY- NAXLI IYO HURGUMO WEYN- HIILKA AAN WAXBANA TARIN- IYO HEERKA KUGU YAAL- HAATN LAGU OGAAYOO- HABAR LEGEDDAY BAAD TAHAY- HADALAKANA QALLOOCSHOO- AAN HAWEEN KA DHACINOO- AFKA AAN KU HAWL BIXIN- RAGGII KALA HULLEESHE- HAYBAD LAAWE INAAD TAHAY-HAATAN NAAGIHII IYO- HAWEEN BAAD ISHAYSAAN- HADDAAN HADALKA LABA ROGO- HADDAAAN HINJYO MAANSADA - OO AAN HOOS U DAADEGO HACOO WAA ADOO KALE- HARRATIDA CARRUURTIYO- HOOY NAGA TAG MOOYEE- AAN LOO QUUDHIN HOOTADA- AGARTAA MA HEERINE- MAAN HALLAYNIN WEEDHA E- INTAAN HAANTA SOO CULAY - HADHUUB KUUGU SOO SHUBAY MA HIRQATAY DACAR DHIIG- AFAR KALENA HAYLA XUME- SILLANYO HOOLHOOL- ADEERKAA HAWAAWIGA- HIG INTAAN KA SIIYAY- MA HALEELAY WARANKII- WAX HUNGURIGA DHAAFAA- HABAR JECLADA LAGU SABAY- WAA- KII HABEEN CASHEEYAY- XAASINIMO HAGOOTAAN- HOODHKA IYO SAAMAHA- CALAL AY KA HUWAATAA -HUMBANNIDU KA OOYDAA- HUUBO DHAANSATAAYOO- WAXAAN HUNGURI DHAAFAYN- AY U KALA HORRAYSAA- HESHIISYADA XUMAANTA AH- WAABA LAGU HAADAAQAA- REERKAN SABANKA HOOBTAY- HABAARKU U SUGNAADAY- HAREERTAN AY U BAYDHAYEEN- WAATII REERII HORE- CAGAHA HOOSE GALAYEE- GUNNIMADA HALAANHALAY- KAGA HADHEEN QURUUMAHA- ALLOW YAA HANUUNSHOO- DUULKAN LAGA HADDAAREE- DULLIGA IYO HABOWGA- HARAMAYSTAY DHIILLADA- MEELAAN HAADKU WAAQLAYN- HAYAAYEEYDA LAASIMAY- HAARIBANTA LAGA YAAC - HUNQAACADA KU QABATAA- HIIFTAANYO NOQOTAA- MARKAY HIIL YARAANTII- HANNASH HANNASHTA GURAYAAN- HOHEEY MAXAAN KA YEELAA- QOONKAN HAYBTA JAANIYO- HILBO ILA WADAAGEE- HALLAYSIMO AHAADAY."

Hadaba, Birjeexow/Muxammadow, aan ku su'aale, waxa aad hada ku faaneyso ee aad leedahay guul baan ka gaadhay, sow ma'aha anshax xumadaas iyo caydaas gunnimada weyni ku jirto ee aan inoo dhaqan iyo cado ahayn ee shaqsiyeed ee wadareed ee beeleed ee degaaneed? Hadaba, marka, aad Besha Habar Awal aad anshax xumaada iyo gunnimada intaas le'eg aad ku difaacdo iyadoo sida aad wax u caayeysona aan wax loo caayin oo aad Besha Habar Jeclo-na, aad sidaas foosha xun u wada caydo kuna sii faanto, inaad wax fashilisay guulna aad ka gaadhay waxyaabahaas aad ku hadaaqday ee aad halkan nagula soo kuftay, sow badow jaahil ah oo aan rag yaqan ahayn oo qabyaalad cad, nacabnimo, xume, fidno, iyo munaafaqad wada ma'tihid? Miyaanu geynaa caydan oo kale? Miyaaney, caydani, ahayn tu shaqsiyaad iyo reero dhami isku dili lahaayeen? Ma, waxaad is leedahay, xumahan badheedhka ah ee aad weliba kuba faanayso, ayaa la isaga daba hadhi doonaa? Dhinaca kale, waxaan halkan uga cadeenaya kuwa moodaya inaan iska calaacalayo oo aan ahayn sida ay i moodayaan, in ujeedaydu, ay ahayd inaan doodan halkan ku soo wareejiyo si arrimahan loo soo afjaro oo aaney dib dambe u dhicin ka dib, markii maqaalkii dhowaa ee uu Omar Daarood qorey ee doodan iyo hadaladani ka socotay uu hoos u dhaadhacay iyadoo cabashadii loo soo gudbiyey kuwa shabakadan iyo golahan maamula la iska dhego iyo indho tiray oo aaney wax talaabo ah ka qaadin caydi badheedhka ahayd ee kor ku cad ee wax lagu sheegay suugaan golahan lagula soo kufay oo shaqsiyaad iyo reero dhan oo aan waxba galabsan cay xun loo geystay taasoo ka baxsaneyd mawduuca iyo dooda meesha tiiley. Waxa kale, oo aan u sheegaya, kuwa u maleeya, inay igu didsan karaan qoraalo aan hore u qorey ama kuwa aan mustaqbalka qori doono ee ku wada saleysan difaaca ummada, iyo qadyada iyo jiritaanka Somaliland, inay warmooge yihiin waayo si adag baan mar kasta isu garab taagaya, waxa aan ummadayda iyo dalkayga ku difaaco oo aan cadowga gudaha iyo cadowga shisheeyahana ku weeraro. (In other words, I fully own the responsibility of my writings and I will always back it up). Marka, waxba, yaaney ku habsaamin Birjeex/Muxumaad iyo noocoodu, faadh faadhida qoraaladeyda ee meel walba laga helo ee marka goobo shaarac ah lagu soo bandhigo ama lagu soo daabacona, ay ka wada gabadaan oo aaney ka jawaabin xiligii ku haboonaa; waxna u tari meyso inay maanta golayaasha fikradaha (public forums) dadweynaha, ay kaga quuqleeyaan ama kaga yooyootamaan sida maqaalka cinwaankiisu yahay, "Ha karaamo seegina, habaar la igu kari waaye" ee uu Birjeex/Muxummad kala soo baxay gole yar (forum), ay Beesha Gudabiirsi leedahay kaasoo igu sheegayey "Huuraale" iyo waxyaabo kale oo cadiifad, nacnac, iyo cuqdad miidhan ah kuwaasoo aanan dan u gelin una jawaabin.
Hadal, iyo dhamaantii, waa loo joogi doona golahan, inay akhyaarta qaar ee caadeystay marka dood lagaga adkaadoba, ay si diciifnimo iyo gunnimo weyni ku jirto mawduuca iyo dooda meesha taala u roga qabyaalad iyo aflagaado fool xun oo badheedh ah oo ku saleysan shaqsi weerar iyo beel weerar iyo degaan weerar ah iyo inay kuwa shabakadan maamula, ay si haboon u hagi doonaan golahoodan oo ay talaabo munaasab ah ka qaadi doonaan kuwa sidaas u dhaqma ee dhaqankeena iyo caadooyinka u bahdilaya ee hasaawe wanaageeni la inagu yiqiina dhooqeenaya dadka wadadhashayna ee walaalaha ahina fidmo kula dhex jira nacabnimona ku kala abuuraya kalana fogeenaya ama dilaaya. Waana, in cayda badheedhka ah ee shaqsi ahaaneed, beel ahaaneed, iyo degaan ahaaneed laga mamnuuca golahan oo markiiba, la tirtiraa oo kuwa ka waantoobi waaya soo gudbinta xumaha noocaas ahi laga xidhaa golahan. Mida kale, waa in la joojiyaa is xulufeysiga, eexashada, hiilkan qaawan ee jaahilnimada ah, iyo ku goobashada dadka ee marar badan ka dhacday ama ka dhacda golahan lana odhan karo, waa caado, ay leedahay shabakadan iyo akhyaar qaar. Hadal iyo dhamaantii, waxaanaan, ilaawi doonin, in golahan, aniga, iyo muwaadiniin kale oo farabadan iyo reeraha, ay ka soo jeedaan golahan mar kasta si fool xun oo badheedh ah loogu caayo iyadoo sida naloo caayo, aan xitaa loo caayin Mr. Big Popa iyo Beeshiisa taasina, igama aha, in Mr. Big Popa iyo beeshiisa halkan sidayada looga caayo ee waa uun tusaale muujinaya, in kuwa aad moodeyso inaad wada dhalateen, ay qaarkood ka xun yihiin kana gunsan yihiin Reer Majeerteeniya ama Dhafoorqiiqlaha nacabka ah. Guul iyo Gobanimo, Mr. Halgame (May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin).


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay.
Date : 2008-07-07
Anigoo weli ku guda jira dabagalkii arrintii foosha xumayd ee aan hore halkan idiinku soo gudbiyey ee Shabakadan ka dhacday gaar ahaan golahan fikradaha dadweynaha ee sida foosha xun ee nacabnimada weyn xambaarsan, aniga, Muj. Ahmed Silanyo, Beesha Habar Jeclo, iyo Degaanka Bari lagula soo kufay, ayaa waxaan u soo jeedinaya, in akhristayaasha iyo akhyaarta golahan, ay arrintaas anshaxumada iyo cayda badheedhka ahi ee cadiifada xun, qabyaalada sumeysan, iyo nacabnimada weyn xambaarsan ee lagu kala dilaayo shacbiga Somaliland ee khatarta weyn ku ah wada dhalashadeeni, wadanoolaanshaheeni, midnimadeeni, iyo qadyada iyo jiritaanka Somaliland, aydun go’aan adag oo kama dambeys ah ka gaadhaan si aaney mar dambe xumahaasoo kale aaney uuga dhicin golahan dadweynaha ee fikradaha la isku dhaafsado laguna haasaawo. Waxa kale oo aan u soo jeedinaya tifaatiraha, maamulka, iyo mulkiilaha shabakada Somalilandpatriots, inay is xil qaamaan oo ay talaabo deg deg ah qaadaan oo ay halkan inoogu soo bandhigaan macluumaadka kuwii ka dambeeyey fool xumadan aanu dhaqan iyo caado u lahayn ee waxa lagu sheegay suugaan mujtamac dhan oo Reer Sheikh Isxaaq badhkii ah iyo dheeraadba ahi, halkan si weyn loogu gefay taasoo aaney sinaba u geyin ka dib, markii lagu soo bandhigay si weliba kibir iyo faan weyni ku jirto aflagaadooyinkan shaqsi ahaaneed, wadar ahaaneed, beel ahaaneed, iyo degaan ahaaneed taasoo ka baxsan aadnimada, Somaalinimada/Somalilandnimada, Diinta, iyo Dhaqanka iyo Caadooyinkeena suuban. Waxaana haboon, inaydun halkan ku soo gudbisaay “IP Address”, “Computer Data”, iwm si cadeyn looga dhigo eedeysaneyaashaas oo talaabo munaasab ah oo dembiyadooda la xidhiidha looga qaado goorta, ay ku haboon tahay. Waxa kale oo aan halkan idiinka digaaya, inaan mawduuc shabakadu soo dhejisay iyo faaleynta ama falaqaynta siyaasada ama fikir ka dhibashadu, ay had iyo gooraale ku saleysnaataa arrimo siyaasadeed, dhaqaaleed, militariyeed, iyo bulsheed ee aaney marnaba loo rogin doodo raqiis ah iyo aflagaadooyin badheedh ah iyo xume ku saleysan shaqsi weerar, beel weerar, degaan weerar, iwm; Xukumada, Madaxweynaha, Wasiirada, Xisbiyada Siyaasadeed (UDUB, KULMIYE, UCID, iyo QARAN) iyo Golayaasha kale iyo mas’uuliintoodaba, waa la amaani karaa, waana la cambaareyn karaa, haddii ay muteystaan waayo kuwani (mas’uuliin qaran) ama (Public Leaders) oo inagaa soo dooranay oo hawlaha, ay hayaana u igmanay oo ma kala xigno ee wadajir ahaanteen, bay adeegeyaal ama shaqaale u yihiin. Hadaba, haddii, aanu taa garan weyno iyo intaanu inagu isku fooganahay oo aanu sidaa foosha xun isula dhaqmeyno isuna kala qoqobayno isuna caayeyno oo nacabnimo aan ina dhex oolin, ay qaar ka shaqeenayaan xumaha una sacabo tuma dulmiga iyo baadilka, ay ina kala dhex dhigaan colaada, inaynu cadow kale oo shisheeye ahi iska celin karin sidaa haatan socotana uu inoo horseedi doono burbur qoomiyadeed iyo qaranneedba. Sidaas daraadee, waa in arrintan xil wadajir ah la iska saaraa lana soo afjaraa waxna aanu meel dhigano iskuna ogaano, wixii hada ka dambeeya. Hadal iyo dhamaantii, yaan la dhayalsan arrintan foosha xun ee shabakadan iyo golahan ka dhacday taasoo mar kasta soo noqnota loona baahan yahay, in gacan bir ah lagu qabto. Guul iyo Gobanimo, Mr. Halgame (May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin).


[ Reply ]


Pages : [ wasiir al-dawlaha wasaarada xanaanada xoolaha jsl oo shir-jaraa'id qabtay. 1 ]