Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
QM Oo Cod U Qaadaya La Dagaalanka Kooxaha Budhcad-badeeda Somalia.       Xajka Sanadkan Oo Lagu Tegi Doono Baasboorka JSL.       Badhasaab-ku-xigeenka G/Togdheer Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Oo Koobab Gudoonsiiyay       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Maanta Kulan La Yeeshay dhamaan shaqaalaha Wa       Haya'dda SC/UK oo Tababar u Furtay 21 Xubnood oo Daryeelayaal Caafimaad ah.       Somali week Festival 2008 -Thursday, 9 October - Wednesday 15 October       Budhcad Badeeda Oo La Sheegay In Ay Isku Hayb Hoose Yihiin C/laahi Yusuf Yey.       Xaflad Sanad Guuradii 5aad Loo Qabatay Jaamacada Nugaal Iyo Shahaado Bixin...      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.

burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.

News


 Kulan ballaadhan oo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga dhalinyarada Gobolka Togdheer oo ay soo qabanqaabiyeen Hay'adda Nadwa Caalamiya Shabaabiya Al-Islaamiya ayaa maanta (Shalay) ka furmay Xarunta Jaamacada Burco. Sawirada


Burco: Kulan ku saabsan kor u qaadida Wacyiga Dhalinyarada Togdheer.

Burco-Kulan balaadhan oo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga dhalinyarada Gobolka Togdheer,oo ay soo qabanqaabiyeen Hay,adda Nadwa Caalamiya Shabaabiya al-Islaamiya ayaa maanta(Shalay) ka furmay xarunta jaamacada Burco.
  
  .Kulankan dhaliyarada oo ay ka qaybgalayaan in ka badan Boqol xubnood ayaa socondoona mudo sadex cisho ah,waxaana liishaanka lagu saari doonaa sidii dhalinyardu ay isku waydaarsan lahaayeen doodo iyo afkaarahooda.


   
  Duqa magaalada Burco Maxamuud Axmed Xasan(Dhegalaab) oo Isagu  ka hadalay munaasibadii Furitaanka  ayaa  sheegay inuu soo dhoweynayo kulankan Islamarkaanka Dhalinyarada u tahay fursad wanaagsan oo ay ka faaiidaysan karaan.Waxa uu intaa ku daray inkastoo ay mudadu kooban tahay,hadana waxaan rajaynayaa inaad aqoon badan ka korodhsandoontaan. Waxaad tihiin Xoogii Bulashada ee si wanaagsan uga faaiidaysta,oo afkaaraaha iyo doodaha isweydaarsadaâ"Ayuu yidhi.Waxaanu ugu dambayntii ugu baaqay Hay,adii soo qabanqaabisay kulankan inay sii wadaan kulamada ay u qabanayaan dhaliyarada,kuwaasoo uu ku tilamaamay inay ka helayaan Macluumaad
iyo Aqoon.  Mukhtaar Cali Aadan oo ah Gudoomiye ku/xigeenka Hay'adda Nadwa Caalamiya Shabaabiya Al-Islaamiya ee Somaliland iyo Soomaaliya oo kulankaa ka hadlay ayaa faahfaahiyay ujeedada kulanka iyo hawlaha ay qabtaan Hay'addoodu waxaanu ku bilaabay hadalkiisii "Muhiimada kulankani waa sidii kor loogu qaadi
lahaa wacyiga


   
  dhaliyarada,Islamrkaana waxa hayaddan la sameeyay 1973kii,waxaana lagu sameeyay Magaalada Jideh,waxa ku jira 53Dal iyo 500Urur.Waxa uu intaa ku daray in hadafka guud ee Hay,addani  yahay in ay danayso oo isku soo ururiso dhalinyarada islaamka aduunka afkaarahoodana midayso iyo Horumarinta dhalinyarada  Islaamka.

Mr.Mukhtaar waxa uu xusay in  ay meelaha ay joogaan gaar ahaan Muqdisho aanay ka suurta gasheen in kulankan oo kale lagu qabtaan "Suurta gal kama aha Muqdisho oo kale in barmaamajkan oo kale ku qabano",Haseyeeshee Nabada iyo degaanashaha ka jira Somaliland ayaa suurtagaliyay,Sidaas darteed waxaan rajaynayaa inaanu ka hawlgalno oo waxbadan u qabano dhalinyarada,maadaama Bishii hore ee March kulan kan oo kale ah ku qabanay Mgaalada Hargayasa. Waxaanu ugu baaqay in dhaliyardu ka faaiidaysandoonaan Kulankan,waxbadana ay kala korodhsandoonaan dhexdooda,waxaanu u mahadceliyay Maamulka Jaamacada Burco.Badhasaab ku xigeenka G/togdheer, Guuleed Daahir Samatar ayaa Isaguna

 dhaliyaradaa ku adkeeyay inay iska wacyigaliyaan oo kaalintooda ka qaataan sidii loo joojin lahaa dhibaatada tahriibta ee Dhaliyaradii Burco ku hoobatay "˜Himilo iyo Han ayaa lagu nool yahay ee  waxbada waa inaad soo kordhisaan,oo aad wacyigalisaan dhaliyaradii kale."Sidoo kale. Gudoomiyaha Jaamacada Burco Prof. C/salaan Yaasiin Iyo Maxamuud Aadan Dheri oo ka mid ah gudiga horumarinta gobolka ayaa iyagu dhaliyaradaa kula dardaarmay inay noqdaan kuwo ka faaiidaysta fursadha waxbarsho ee ka jira Burco,Islamrkaana ka fogaadaan  marnaba ku fakeraan inay tahriibaan oo badaha ku madhaan. Kulankan dhaliyarada gobolka togdheer ayaa ah
kii u horeeyay ee noociisa ah lagu qabto Burco,oo kor loogu qaadayo aqoonta iyo wacyigooda,kaasoo ay si weyn u soo dhaweeyeen dhalinyaradii ka qaybgashay.
 

Keyse Axmed Digaale
kdigale@yahoo.com
Burco/Somaliland
Safka-hore.co

Posted on Monday, June 30 @ 19:37:51 EDT by editor



burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer. - burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Birjeex
Subject : Re : burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.
Date : 2008-07-01
Burco Burcadii hore maaha tii aan aqaan maaha waa tu kale oo la isugu geeyey abkii xagjire waxaanaan ka baqayaa in dhawaan lagaga dhawaaqo maxkamado taageersan maxkamadaha walaweynta waana nasiib darro in magaaladii halgan qadhaadhaa kow ka ahayd kuna batirsadaan badanaa halyey SNM ahna bartii lagaga dhawaaqay gooni isu taaga Somaliland in maanta ay noqotay xero xagjire iyo diin qalad u fahmaha. Cuqaasha, Salaadiinta iyo Boqorada Togdheer waa inay u caqli celiyaan caruurtan caqliga laga xaday hana ogaadaan inoo dalku yahay Somaliland ee aanu ahyn Somaliyadan Dahir Caweys iyo Xasan Turkii faqashta ahaa


[ Reply ]



Name : A.Jama
Subject : Re : burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.
Date : 2008-07-01
Somaliland’s 26th June 1960, 86 years of protectorate comes to end

Today, many people including persuaded Somalis try to put the Somali history into their own tribal desire. Many of such individuals are optimistic to eliminate the history of Somaliland and 26th June 1960 event.

They, usually, misuse the poems and songs of Somaliland´s Independence Day like poem of Abdullah Sultan Timacadded (Kana Siib Kana Saar) and Song of Yusuf Hajji Adan Qabile (Somaliyeey Toosoo) in addition to many others. These poems/songs were exclusively for Somaliland cause and its independence.

The history archives evidently highlight the existence of Somaliland, and 34 countries recognized Somaliland after independence from Great Britain. The people of Somaliland merely handed over their independence and country to Italian Somalia. Many Somalilanders consider 1st July 1960 as "Black Day in Somaliland History".

Somaliland Prime Minister Mohammed Ibrahim Egal stepped down for the cause of Somali unity. This was the first African leader steps down for interest of cause but unfortunately Italian Somalia did not respect such courageous step. Prime Minister Egal headed Somaliland´s first Council of Ministers which contained four elected ministers and prime minister. Great Britain invited Somaliland to Common Wealth after 26th June 1960.

British Somaliland Protectorate held Legislative assembly elections on 17th Feb 1960 between political parties including SNL (Somali National League), NUF (National United Front) and USP (United Somali Party). SNL won the election with 20 out of 33 seats. USP won 12 seats and NUF won only one seat (Michele Maraima seat). SNL and USP formed alliance called SNL/USP. USP, mainly, had wide supporters in Eastern and Western regions of Somaliland (Awdal and Sool).

The Somaliland Cabinet:
1- Mohamed Ibrahim Egal – Prime Minister
2- Garad Ali Garad Jama – Minister
3- Ahmed Hajji Duale (Keyse) – Minister
4- Hajji Yusuf Iman – Minister
5- Hajji Ibrahim Nur – Minister

First Somaliland Political Party was formed in 1936 under slogan of SNS (Somali National Society) but unfortunately this party disappeared after modern parties emerged including SNL, NUF (Nafta) and USP in 1945-1958. NUF supported Somaliland to remain under British Protectorate for another 10 years in order the British to build schools, roads, hospitals and other infrastructure. British Government accepted the condition but SNL/USP and even the public did not understand the splendid idea of NUF.

Hajji Omer Askar and Mohammed Ibrahim Egal served as President and General Secretary of SNL. Egal was elected from Berbera and he served also as General Secretary of SNL Branch in Berbera. Michele Maraima and Ahmed Hassan served as President and General Secretary of NUF. Garad Ali Garad Jama also led USP.

The successful SNL, led by Mohammed Egal demanded for quick independence. He boycotted the earlier elections of Somaliland Legislatives, and his victory was aired by Cairo radio as a slap in the face for imperialism. But Egal, 29 years old, was not expert in fledgling independence, because was not able to stop the failed unity with Italian Somalia.

The people of Somaliland are suffering until today, from that fake unity with Italian Somalia. The Arabic proverb says "the mistake of your grandfather kills your children". This is exactly what is happening in Somaliland, because 1960 mistake cost the lives of thousands in 1988 genocide against the people of Somaliland.

On 1943, Her Majesty the Queen of England and Wales offered Somaliland leaders to bring Somali-speaking areas like Hawd and Reserve Area (5th Region of Ethiopia) and NFD (Northern Frontier District) under Somaliland administration, but Somalilanders who were enthusiastic to independence turned down the offer and demanded expulsion of British from Somaliland.

British handed over the Reserve Area (Part of 5th Region of Ethiopia) to Ethiopian Emperor Haile Salasa on 1954. Somalilanders expressed disappointment during handover of the area to Ethiopia and all people wore white sheet (Weer Cad) around their head to express bad-feelings. Reserve Area was under British Somaliland control.

Hassan Hashi Elmi, Brother of Politician Mohammed Hashi Elmi, was head of Somaliland´s Field Force located in Awaare District (Reserve Area) before handover. Field Forces were patrolling forces to protect the border with Ethiopia. Field Forces were part of Somaliland Policed commissioned by Jama Qorsheel.

Current Somaliland President Political Advisor, Member of Upper House of the Parliament and Former Somaliland Parliament Speaker Ahmed Mohamed Aden Qaybe worked as General Secretary of Somaliland´s first cabinet who visited Ethiopia to negotiate over freedom of Hawd and Reserve Area with Ethiopian Emperor Haile Salasa.

Qaybe wrote on Qarannews that Vice Minister of Interior Affairs of Ethiopia Abdurrahman Mohamed Sayed Abdullah Hassan (The son of Mad Mullah Sayed Abdullah Hassan) was sitting next to Haile Salasa and opposed the proposed freedom of Somali dominated areas in Ethiopia.

Today, we are witnessing so-called political and religious groups calling for independence of 5th Region of Ethiopia; even some people believe the The Mad Mulla was their own hero.

British Governors of Somaliland:
I. Oct 1919 - 17 Aug 1922 Geoffrey Francis Archer
II. 17 Aug 1922 - 29 Nov 1925 Gerald Henry Summers
III. 26 Jan 1926 - 18 Jun 1932 Sir Harold Baxter Kittermaster
IV. 18 Jun 1932 - 2 Mar 1939 Sir Arthur Salisbury Lawrance
V. 2 Mar 1939 - 18 Aug 1940 Vincent Goncalves Glenday
VI. 29 Mar 1941 - 3 Mar 1943 Arthur Reginald Chater
VII. 3 Mar 1943 - 15 Nov 1948 Gerald Thomas Fisher
VIII. 1948 - Feb 1954 Gerald Reece (from 1950, Sir Gerald Reece)
IX. Feb 1954 - 1959 Theodore Ouseley Pike (from 1956, Sir Theodore Ouseley Pike)
X. 11 Jul 1959 - 26 Jun 1960 Sir Douglas Hall


After Independence Day:
On 2nd May 1960, Somaliland cabinet led by Mohamed Ibrahim Egal met with their counterparts in London, England and held ten days meeting. The meeting was to grant independence to Somaliland – as independent State. The British government agreed the independence on 26th June 1960.

Somaliland celebrated for the long waited independence and installed the Somaliland Flag at the first time on 26 June Center (near the Central Jail of Hargiesa). Somaliland government constructed mosque in the center now. This is an attempt to erase the old bad memories of the failed unity with Somalia.

Unfortunately, after four days Somalilanders joined Italian Somalia to form Somali Republic. Somalilanders had no experience of unity and only wanted to see united Somali starting from NFD of Kenya to French Somaliland (Djibouti).

Somaliland was deceived by their trusted brothers in Italian Somalia including power sharing. All important projects went to south Somalia without considering the need of Somaliland to development. Only, after two months from the unity, the Somalilanders were disappointed with response from their brothers in South.

1st July 1960 unity between British Somaliland and Italian Somalia was signed without preconditions. Mohammed Ibrahim Egal and other educated members of Somaliland expressed their willingness to remain independent for at least six months, but the public refused and forced them to hand over the independent to Italian Somalia.

Also, Minister Garad Ali Garad Jama asked the leaders and chief tribes of Somaliland to remain independent but the crowd roared with famous Somali Proverb "Laa Yaa GARAD" which means NO MR. GARAD even some historians reported that Prime Minister Mohamed Egal was hit by one person with Pepsi Cola bottle on his neck, after Egal asked for delay in unity with Italian Somalia.

After two months from the unity, all Somalilanders clearly understood that they have been deceived by their brothers in Italian Somalia. They understood that power sharing is not been done probably. The capital city and leadership of the country went both to the South and Hargiesa got second capital title.



First Military Coup in Somali history:
The improper power sharing between joining parties triggered anger between young Somaliland officers mainly the military officers who all graduated from Military Colleges in England and were part of Somaliland Scouts. These officers staged military coup in 1961.

The coup was to return the Somaliland from 1st July 1960 union. And it was against the government in Mogadishu, but it was not successful because of the public had hope in the unity.

The officers included Abdullah Saeed Abbi, Mohammed Ahmed, Hassan Kayd and many other officers. The government imprisoned all those officers involved in the coup and later released them to participate in 1964 war with Ethiopia. Somalia had no military forces equivalent to the jailed officers.

The first Somali government led by Aden Adde downgraded the highly qualified and graded officials from Somaliland, who were more educated than their counterparts in Italian Somalia. This angered many Somaliland Officials including Ahmed Hajji Duale (Keyse) who later resigned from the government.

In late 1970´s some of Somaliland tribes formed armed group called SNM (Somali National Movement) against oppression of Siyad Barre – who ruled Somalia under gun point from 1969 to 1991. Siyad Barre bombed Somaliland cities in 1988 because he knew that Somalilanders will return their lost integrity and sovereignty. SNM liberated Somaliland in 1990.

Today, Somaliland with 3.5 million populations with an area of 135,000 kilometers has all institutions of modern state, and many observers called the international community to recognize but Somaliland is still waiting the free voice of the world to accept their efforts.

By Abdulaziz Al-Mutairi
Email: az.almutairi@yahoo.com


[ Reply ]



Name : Birjeex
Subject : Re : burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.
Date : 2008-07-01
Hida dhalad wixii aan ahayn waa lagaa hubine!


Abdirahman Jama Ahmed ( Abdi-shotaly)



26/06/08






RAQ-BA WAA KU RAGEEDA!



AXMAARADAN DALKOODII KA YIMI, EE JOOJGA DEKELKAYGA,


EE CUDURKA DAADIHI-NAYIYO,DIINTAN KIRSTAANKA,


DADNA MAAHA SOO QAXAY,EE WAA INAY DAREERAANE,


HAWIYANA KA DARAN, OO DUSHAY INAGA FUULEENE,


WAXAY DAYDA-YAAYAAN MAGARAN, DAYRTAN MAANTA AHE,


MARKII AAN DAGANAA, WAA KUWII AY I DILAYEENE,


DAACADNIMO HA MOODINA, WAXAY NALA DUL JOOGAANE,


QUUDKII DARUURIGA AHAA, BAY SII DALACYAANE,


DANYAR-TEENI WAA KUWAA DAADSAN SUUQYADAE,


IYAKUBA DARYEEL KAAMA HELIN IYO DAREEN-TOONA,


CIIL BAY LA DOON-YEYSANYIIN, DAMASHI WEYNAYDE,


DAMQASHADA MAXAA IIGU WACAN, IYO DIIR KA NAXIS-TOODA.


Sidani waa hida guur iyo khasifaad la rabo in la cidhib tiro asalnimadda umadda reer soomaali-laand, oo carigeena lagu beero axmaaro, iyo duulkan soo qaxay ee dhaqan- xumidda doonaaya in ay inagu faafiyaan. dadkeenu waa daacad oo marka aad ka hadasho waxa lagu odhanayaa , inaga daa waa sidii aan ahayn marakii aan joognay xeryaha kiilka shanaade, ee diyaaradaha la inaku rushaynaayey.


Hadaba ma aha xaalku sidaase, way kala duwan yihiin, xabashida iyo reer koonfureedkuye, bal marka hore aan soo qaato reer xamarkan inagu soo xoomay, micnuhu maaha waxay ka yimaadeen dagaal ee dhqan-guuris la i nala rabo, waxay leeyihiin dhul ay degi karaan oo nabad ah, kun magaalo baa u furan oo dadkoodu joogo ee meeshan waxa lagu abuurayaa jiin cusub oo khal-khal geliya geliya dadka reer soomaali laand, caadooyin aad u xun-xun, tuugonimo, been, iyo bilaa dhqan, ummada oo laga haleeyo hidaha, waxa ugu yar ay sameeyaan waxay tagay in aan is dhex galo oo is guursano, waana sida la inoo bedeli-karo. markaas waa in la xakameeyaa lana xadidaa geedigan ina waalay:-


(1) waa in la celiyo lana yidhaaho naga jooga, waayo waxay abuureen foodad, iyo jaho wareer, wax waliba way soo bateen, markaas waa in la is hor-taago.


(2) waa in loo sameeyo xeryo gaar ah oo halkaas lagu ilaaliyo, sidii aan ahayn markii aan qaxnay, tuusaale ahaan, DUL-CAD, XARSHIN, IWM.


(3) waa in loo sheego UNCHR-KA oo la yidhaaho waxay na-geliyeen wareer ee waa in aad maamushaan, ma aha dadka-yagii, ee ama maamula ama hana dhaafeen, sidan ma yeelayno'e.


(4) xitaa hadii in ka mid ah loo ogolaan-maayo in ay madax banaa-naadaan waa in ay noqdaan sida caalamaka u dejisan, oo la eego dhaqaala-hooda, hadii aanay sidan wax la hubiyey oo ku filan, ha loo diido in is-kood meesha ay rabaan u tagaan, duulkan waa in la kaantaroolo iska sii-daa uun maahee, axmaarkuba soow kii ina dejiey- meel gaar ah.


(5) waxa taas ka sii xun, dad-kan waa lagugu dhe beerayaa, hadhoow hadii uu yimaado, food oo la is waydiiyo yaaraba soomaaliya way ka foodayaan, dadkan way dheertay dumaala-doodu.


(6) hadii aan dagaalano koonfur, waa kuwa kaa dhex-kacaaya, ku nbasaasi doona, ee meel walba kuu geli raba. Sidaas awgeed yaan la dhayalsan ee inta aanay arini faraha ka bixin waa in wax laga qabtaa.


Waxa aan rabaa oo kale in aan in yar ka hadlo axmaaradan sida jinac-duulaanka kuyuuga inoo soo qabsaday:- bal is waydiiyoo waa maxay waxa inoo keenay, ma waxay yihiin qaxoonti? jawaabtu way ka fogtay caynkaas, waxay doonayaan marka hore in lagu soo dhex galo oo xididaa loo saaro qaabka aad u dhaqantid oo lana ogaado sirtaada oo dhan, waxaynu nahay col daahood go'ay maanta uun ha arkina'e ma nihin dad aan wada noolaan karno. waxay wataan wax-yaabo aan la soo tira-koobi karin, cudur bay intaas faafinayaan I.E AIDS iyo waxa ka sii xun,in ay inaga guursadaan marka dambe.waxa laga yaabaa in aad is tidhaaho, saaxiib baan nahay imika xabashida, ma nihin saaxiib mana noqon doonona.


Waxay kugula jiraan dagaal diineed oo ay doonayaan in ay ka faa'iidaystaan wakhtigan aan kala daadsanahay, wax alaale oo ay inoogu yimaadaan ma muuqato, sababna looma hayo, waad argataan oo koonfur waxa ka dhacaya, waxay rabaan in ay meel- walba ogaadaan, oo fara-gelin, iyakoo waan soo shaqo tagnay ku joogaan. iyaba bal u fiirso oo ma inoo ogol-yihiin shaqo aan wax ka qabsano dhulkooda? waydii dadka dibta ay ku hayaan kuwa jooga, dhac iyo dil, xadhig, laaluush, gibir, iyo qundh-qadhaadh oo dhan, waxa la yidhi:-


HADII TALADA CISHADA LOO OG YAHAY CIDINA YEELAY-NIN, ASAAY CIDHIIDHIGA GASHOO COL IYO QAAQ GAADHO CEEB WEEYE GEELOOW NINKII SOO CALAACALYE, waa hada in waxa laga qabto haddii kale FARI TOG-DHEER BAY KULA XUSHAA.


Cid kale oo ay sugaysaa ma jirto, ee waa inaga kuwa loo baahan yahay in aanay indhaha ka qarsan waxa dhabta ah ee aanad ka fursan-doonin, RAQ-BA WAA KU RAGEEDA'E, EE RAAF QABO KABUUYADA ku hor taagan, ama marka lagu dhaxlo goor aan goor ahayn sidii ODAY GEELII BA'AY isku meerayso.


*N.B. HIDO DHALAD WIXII AAN AHAYN WAA LAGAA HUBINE!


waa abdirahman jama ahmed ( abdi-shotaly)





adbigunbuur1@yahoo.co.uk


[ Reply ]



Name : wadh cadeeye
Subject : Re : burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.
Date : 2008-07-01
waar sxb burco maqayiranto waa burco burco waxaana kadhasha hal yaaykasta oo laga taaban karo gudaha dalka ama dabadaba oo soomalilander ras miya ah waana raga wadan ka majiiraha goo ni isu taaga uhaya ilaahay hadaayee togdheer dad baayaal waana muwaadiniin xalaala markaa magayaan in lagu tuhmo waxaan qaban ama gayin taasina waa dardaaran iyo talo kaaga siidarane waaba dadka ugu dhiiga kulul soomaalilandta waa na dad ayka soo horayso gacan tu haday ku qoon sadaan markaa amnigaaga ilaasho waxaasoo kalena haku timaamin eer buro


[ Reply ]



Name : Birjeex
Subject : Re : burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer.
Date : 2008-07-01
Wadh Cadeeye malaa waad iga yara shakidayee aan isu kaa sheego anigu waxaan ku dhashay magaaladan Burco halbowlayhay igaga talaantahayna Togdheer waana magaalo dadkeedo wada xariir yihiin ee dacaayadan u hir gashay ha maqlin waa run oo budh iyo toori waa dhaqan Burco balse maaha dad fudud oo gacanto ka horayso sidaad ku sheegtay ee waa dad aan dulmiga u dulqaadan iyo xaqdarada toona. Labo sano ka hor baa iigu dambaysay Burco runtiina waxaan ka dareemay isbedel baaxad leh xaga bulshada ah markaan leeyahay Burco Burcadii aan aqaan maaha waxaan uuga jeedaa dadkii baan dakii aan aqaanay ahyn oo waxaa xoogaha ku soo batay xagjirayaasha oo qaarkood gacansaar la leeyihiin wadaadada Xamar


[ Reply ]


Pages : [ burco: kulan ku saabsan kor-u-qaadida wacyiga dhalinyarada togdheer. 1 ]