Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
QM Oo Cod U Qaadaya La Dagaalanka Kooxaha Budhcad-badeeda Somalia.       Xajka Sanadkan Oo Lagu Tegi Doono Baasboorka JSL.       Badhasaab-ku-xigeenka G/Togdheer Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Oo Koobab Gudoonsiiyay       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Maanta Kulan La Yeeshay dhamaan shaqaalaha Wa       Haya'dda SC/UK oo Tababar u Furtay 21 Xubnood oo Daryeelayaal Caafimaad ah.       Somali week Festival 2008 -Thursday, 9 October - Wednesday 15 October       Budhcad Badeeda Oo La Sheegay In Ay Isku Hayb Hoose Yihiin C/laahi Yusuf Yey.       Xaflad Sanad Guuradii 5aad Loo Qabatay Jaamacada Nugaal Iyo Shahaado Bixin...      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk

j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk

News


 Wasiirka Arimaha Dibada Dalka J. Djibouti Max’ud Cali Yusuf ayaa shalay ku eedeeyay Dawladda Israa'iil in ay Eritrea u gudbisay Maalgalin uusan cayim dagaalkii ugu danbeeyay ee labada Dal dhex maray.



Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka J. Djibouti Max'ud Cali Yuusuf ayaa shalay ku eedeeyay Dawladda Israa’iil in ay Eritrea u gudbisay Maalgalin uusan cayim Dagaalkii ugu danbeeyay ee labada Wadan dhex maray, isaga oo ku eedeeyay in Eritrea ay doonayso in ay xoog ku qabsato biyo mareenka badda cas ee "Baab Al-Mandab” isaga oo intaa raaciyay in Yuhuudu ay siiso Eritrea maalgalin aad u badan kuna leedahay gudaha Eritrea maalgashi fara badan.

Yuusuf ayaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay ka dib markii uu ka qeyb galay kulanka 13-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika ee Magaalada Sharma Sheekh “xadgudubyadii ugu danbeeyay ee xukuumada Eritrea ee laga soo maalgaliyay Israa’iil ku soo qaaday dhulka Djibouti. Waxuu tusaale u yahay khatarta ay u leedahay dhamaan Gobolka” isaga oo intaa raaciyay “ marinka Baab Al-Mandab waxa uu fidsan yahay illaa Kanaalka Suweys> Amaankiisa waa mid ay iska leeyihiin Qowmiyadaha Carbeed”!

Wasiirka ayaa sheegay in ay Dowlada J. Djibouti uga fadhido Golaha Amaanka ee Midowga Afrika in ay diraan ergo xaqiiqo raadin oo soo kormeerta xaqiiqada ka jirta xadka labada dal.

“Xukuumada Eritrea waxay hubaysay Shacabka Eritrea sida uu u dhanyahay. Iiyada oo aan haysan imkaaniyaad farabadan oo dowladeed. Marka waa Dowlad ku nool kacdoon, sida ay u dhaqmeysana waxa uu khal-khal ku yahay dhamaan Dowladaha Gobolka”. Ayuu yidhi Wasiirka Arimaha Dibada J. Djibouti.

Wasiirka oo ka hadlayay muranka ka dhaxeeya Eritrea Xukuumada Itoobiya ayaa yidhi, “Waxay kula nooshahay Itoobiya xaalad aan nabad iyo dagaal midna ahayn”!

Max’ud Cali Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in uu wadankiisa bilaabayo in uu ka shaqeysiiyo heshiiskii ay Faransiiska kala saxiixdeen oo ahaa “Iskaashiga dhinaca ciidanka”. Isla markaana ay J. Djibouti ku dhaqaaqday in ay ka shaqeysiiso wadiiqooyinka diblomaasiyada. Si ay J. Djibouti u qaado ugu danbeyntii talaabo ku munaasab ah Eritrea. Iyada oo lala eeganayo wakhtiga ay ku haboontahay.

Dawladda Israa’iil ayaa iyadu ah mid Geeska Afrika ka wadda dhaq-dhaqaaq ay ku carqaladaynayso Wadamada Islaamka. Iyada oo horeyna loogu eedeeyay in ay Itoobiya ku taageertay sidii ay u qabsan lahayd Somaliya.

Media.

Posted on Monday, June 30 @ 19:27:32 EDT by editor



j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk - j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Birjeex
Subject : Re : j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk
Date : 2008-07-01
Dowladaha Isaariil iyo Eriteeriya waxaa ka dhexeeya xidhiidh qotodheer ah xidhiidhkaas oo soo jiray ilaa 1993 oo ah xiligii ay Eriteeriya ku guulaysatay madaxbanaani buuxda oo ay ka heshey dalka Etoobiya kuna timi halgan dheer iyo dhiig farabadan. Dalka cusub ee Eriteeriya xidhiidhka dalalka carbeed wuxuu ka doorbiday xidhiidh oo la yeesho dowlada Israaiil dhinaceedna dowlada Israasiil waxey ka caawisay wadanka Eriteeriya xaga dhisida ciidamadeeda iyo qalabyntoodaba taas oo u fududaysay dalkan yar ee cusub inoo dhagaha ka garaaco wanda Yaman kana qabsado dhawr jisiiradood oo ku yaala bada cas lana yidhaahdo Casab taas oo ka yaabisay dawladaha carbeed, dagaalkii dhex maray Eriteeriya iyo Etoobiya 1998 qayb libaax libaax ah waxaa ka qaatey sidii dagaalkaa loo joojin lahaa dowlada Israaiil oo taageersan Eriteeriya. Hadaba waxaa isweydiin leh dalkan yar ee Jabuuti ma iska celin karaa rag dagaal ku jiray dhawr iyo 30 sanadood aadna u tababaran tababarkaas waxaana ka dambeeya saraakiil ay u soo dirto dowlada Israaiil sanad kasta. Dowlada Somaliland ma ku tusaalo qaadandoontaa istiraatiijiyada dowlada Eriteeriya ee xaga taageerada ay ka haysato Israaiil oo ku tiirsan dowladaha ugu waaweyn aduunka sida Great Britain iyo America waana kuwa ay ka go'do talo kasto ama dagaal ha ahaato ama nabad. Eriteeriya iyo Somaliland waxaa labada dalba ku nool sadex milyan oo qof labadoba halgan dheer bay u soo galeen balse mid waa dowlad ictiraaf wadata kuna yimi qori caaradii ta kalena waxaa u taliya nin siyaasadiiso aanay dhaafsiisnayn sida diyaaradaha loo raaco


[ Reply ]



Name : Somalilander-99
Subject : Re : j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk
Date : 2008-07-01
Somaliland labada dal ee Eritrea iyo Israel waa inay xidhiidh la yeelata sida ugu dhaqsada badan.

Taas macnaheedu ma aha in xidhiidhka aynu la leenahay Ethiopia iyo djibouti xumaado, iyaga inaynu xidhiidh wanaagsan la lahano baanu doonayna, laakin waa in ay ogaadan in Somaliland saxiibo kale leedahay oo hadi ay iyagu inaga jeestan ay jiraan dalal kale oo danaynaya inay xidhiidh wanaagsan la lahaadan Somaliland.


[ Reply ]



Name : Birjeex
Subject : Re : j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk
Date : 2008-07-02
EDITORIAL

It doesn’t make any sense why none of the successive Somaliland governments tried to explore the prospects of establishing long-term mutually beneficial relations between Somaliland and the state of Israel. Our needs for reconstruction, development of our untapped natural resources and preservation of our security should have driven us to seek cooperation with a country like Israel. At times, the public was even let to believe that contacts were underway with the Jewish state, only to find out later that nothing of that sort had really taken place. It is high time that Somaliland initiated a dialogue with representatives of the Israeli government, in prelude to wider discussions involving that country’s civil society and business community.

Somaliland needs partners in drilling its oil and extracting its minerals. Somaliland’s long coast has substantial marine resources. Israel has both the expertise and capital needed for the developing those natural resources. Therefore, both countries stand to gain from joint projects in these fields. Moreover, as a people who had experienced genocide and with threats to our survival still looming large in the horizon, forming security cooperation with Israel makes a lot of sense.

Somaliland has no ill-feelings for any particular country in this region or beyond. It does not want to ally itself against a third party. But Somaliland needs to live peacefully and be able to defend its territorial waters and boundaries. If Israel could train Somaliland’s coast guards, why not ask them? With such possible economic and security benefits, and the majority of the population in support of such contacts, Somaliland's government is in a good position from which to start dialogue with Israel.


Somaliland Times


[ Reply ]



Name : Birjeex
Subject : Re : j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk
Date : 2008-07-02
ISRAEL THANKED FOR HOPITALISING SOMALILAND CHILD Hargeisa, Somaliland, September 11, 2004 (SL Times) – Sultan Mahmud Sultan Ahmed Sheikh, one of Somaliland’s main traditional leaders and Mohamed Essa, a livestock merchant better known as Musbaar, have thanked Israel for allowing a 6 year old Somaliland boy to be treated in one of its hospitals.

The child was flown last month to Israel on an EL-AAL Airline’s flight. He underwent a delicate but successful medical operation for correcting malfunctions in the heart and one of his lungs.
The boy was accompanied by his father, Omer Haji Mahmud, head of Somaliland’s Liaison Office in Addis Ababa and his mother. They returned from Israel to Addis Ababa on Tuesday.

Sultan Mahmud Ahmed Sheikh and Mr Musbaar said they wanted to convey their gratitude to the people and government of Israel “for the valuable medical service provided to one of our children”.

Recalling that Israel was the first state in the world to offer recognition to the young state of Somaliland on independence from Britain in June 26, 1960, Sultan Mahmud and Mr Musbaar said in a joint press statement on Friday, “Somalilanders remain indebted to Israel for taking such a lead in support of our country’s independence from Britain more than 4 decades ago and have high hopes for the establishment of diplomatic ties and normal relations between our two countries in the nearest future”.

ISRAEL WAS THE FIRST STATE TO OFFER RECOGNITION TO THE YOUNG STATE OF SOMALILAND JUNE 26 1960 by the government of Golda Meir


[ Reply ]


Pages : [ j. d'jibouti oo ku eedaysay dalka israel inay duulaan ku tahay biyo mareenk 1 ]