Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
QM Oo Cod U Qaadaya La Dagaalanka Kooxaha Budhcad-badeeda Somalia.       Xajka Sanadkan Oo Lagu Tegi Doono Baasboorka JSL.       Badhasaab-ku-xigeenka G/Togdheer Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Oo Koobab Gudoonsiiyay       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Maanta Kulan La Yeeshay dhamaan shaqaalaha Wa       Haya'dda SC/UK oo Tababar u Furtay 21 Xubnood oo Daryeelayaal Caafimaad ah.       Somali week Festival 2008 -Thursday, 9 October - Wednesday 15 October       Budhcad Badeeda Oo La Sheegay In Ay Isku Hayb Hoose Yihiin C/laahi Yusuf Yey.       Xaflad Sanad Guuradii 5aad Loo Qabatay Jaamacada Nugaal Iyo Shahaado Bixin...      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

magaalooyinka burco, berbera, alleybaday iyo ooweyne oo baahi tiray hargaysa.

magaalooyinka burco, berbera, alleybaday iyo ooweyne oo baahi tiray hargaysa.

News


 Tifaftiraha Qaran news oo dhowaan soo gaadhay Somaliland ayaa ku guda jira warbixino badan oo ku saabsan dalka JSL. Haddaba maanta ayuu ka soo diray war bixin kooban oo uu ku eegayo Magaalada Hargeisa iyo baahida biyaha la cabbo,  cunida kalluunka, caanaha geela iyo khudaarta.




Sidaan qoraal hore ku sheegay magaalada Hargeisa ee Caasimadda Somaliland dhibaatada iyo baahida ugu weyn ee maanta haysataa waa biyo la’aan ku habsatay. Sababta biyo la’aanta keentay waa magaalada oo sii ballaadhanaysa oo jiho walba u koraysa iyo dad aad u fara badan oo ku soo kordhaaya maalinba maalinta ka dambaysa. Biyaha Hargeisa waxay ka yimaadaan Geed deebleh waxayna diiq ku soo gaadhaan magaalada oo buuro badan ku dhex taal una baahan biyo badan oo xoogleh.


Haddaba wakaaladda biyaha ayaa ka gaabisay kuna guuldarraysatay inay wax ka qabato baahida biyaha ee Hargeisa taas oo ay ka muuqato qorshe la’aan iyo iyada oo aan xilba iska saarin sidii arrintan wax looga qaban lahaa. Dhammaan xaafadaha magaalada ma wada gaadhaan biyihu taas oo dhibaato ku haysa dadka ku nool xaafadahaas iyo Huteellada casriga ah oo dhammaantoon ka cabanaya biyo la’aanta. Xaafadaha iyo meelaha qaarkood ayaad arkaysaa xaalad qallafsan oo biyo dhaammis ah iyo dad dan yar ah oo intaa biyo raadinaya mararka qaarkoodna aan awoodin inay biyaha ka iibsadaan booyadaha biyaha kula dhex wareegaya magaalada daamaheeda. Waxa la sheegay inuu jiro ceel biyo ah iyo biyo soo saaris ka socota koonfurta Hargeisa laakiin muddo ayay qaadanaysaa in magaalada la soo geliyo.

Ma jiraan biyo kale oo aan ahayn kuwa dawladdu gacanta ku hayso oo ka hawl gala Hargeisa marka laga reebo wershadaha gaarka loo leeyahay ee biyaha macaan safeeya oo aan iyana ku fillayn baahida magaaalada. Haddaba nasiib wanaag magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa maanta Hargeisa ka haqabtirtay baahida biyaha la cabbo.

Biyaha laga keeno Burco ee loo yaqaan Maaxda iyo Xareeda ayaa Hargeisa lagu cabbaa looguna jecel yahay. Biyahaas oo aad u macaan tayo wanaagsanna  leh ayaa habeen iyo maalin waxa laga soo daabulayaa dhanka Burco oo kumanaan caagadaha biyaha oo ah nooca waaweyn iyo yararkaba aad ku arkaysaa goobaha ganacsiga iyo xaafadaha magaalada.

Magaalada Burco ayaa waxa ku soo badanaya wershadaha gaarka loo leeyahay oo ay ka mid yihiin kuwa biyaha ee aan soo sheegnay, kuwa saabuunta, kuwa hilibka iyo qaar kale oo badan. Waxyaabaha kale ee Burco laga hirgeliyey waxaa ka mid ah Beerta geela lagu dhaqo ee loo yaqaan Maandeeq Camel Farm. Horumarkaas ballaadhan  ee Burco iyo meelaha kaleba ka socda ayaa ah mid aad loogu diirsado.
Dhanka kalena magaalada Hargaysa waxa aad loogu cunaa kaluunka ka yimaada xeebta magaalda Berbera, taasi oo dhamaan Hudheelada Magaalada badankooda lagu sameeyo kaluunada noocyadooda kala gadisan, iyo sidoo kale lagu samysto xaafadaha magaalada kaluunka oo ahaa shay aan aad loogu isticmaali jirin Somaliland ayaa xiligani aad iyo aad loogu cunaa magaalooyinka dalka siiba caasimada oo ay aad u sii korddhayso isticmaalka kaluunka, iyada oo magaalda Hargaysa ay leedahay ama ay dadweynahu helaan koronto la isticmaalo habeen iyo maalinba taasi oo saamaxday in qabojiyayaasha lagu hayn karo kaluunka laga soo jilaabo xeebta magaalda Berbera, taasi oo la odhan karo dadka Somaliland waxa ay hada aad u fahmeen isticmaalka khayraadka dalka ee ku jira badda.

Magaalada Allaybaday ayaa ah meel ka qayb qaadata khudaarta lagu isticmaalo magaalda Hargaysa iyada oo subax kasta ama maalinkastaba laga soo gooyo khudaar kala gadisan gobolka Gabiilay, taasi oo ah shay aad loogu diirsado oo dhiiri galinaysa in ay dadkeenu wax beertaan.

Gobolka Oodweyne ayaa soo geliya caanaha ugu badan ee geela magaalada Hargeisa.  magaalda Hargaysa ayaa waxa aad loogu dhamaa caanaha geela oo aad u tiro badan, gobolka Oodweyne waxa uu yahay goobaha ugu balaadhan ee laga keeno caanaha geela ee hadh iyo habayn lagu dhamo magaalada Hargaysa iyada oo subax kasta ay ka soo galaan baabuur sida caano geel oo ciidaas ka badan waxana la odhan karaa hadii sidaasi looga sii faa'iidaysto wax soosaarka dalkeena in aynu gaadhi doono meesha aynu hiigsanyno.

Sidiisaba gobolka Hargaysa ayaa ah mid qani ku ah xoolaha nool iyo beerahaba hase ahaatee waxa ka tiro batay dadka oo buux dhaafiyay magaalada magaalada Hargaysa ayaa lagu wadaa in ay noqoto magaalo ganacsi oo ay isugu yimaadaan dadyowga ku nool geeska Africa, magaalada ayaa nabdoon sidoo kale ciidamada Booliska oo baabuurta yar yar ee madax furan wata ayaa hadh iyo habeenba gaaf wareega goob kasta oo magaalada ka mid ah iyada oo ay dadweynaha iyo ciidanka boolisku yihiin shicib iyo ciidan boolis oo aad isugu dheer isla markaasna iskaashada, dadku wax ay tixgaliyaan sharciga iyo kala danbaynta, taasina waxa ay magaalada ka sii dhigtay mid aad u amaan badan oo lagu soo hirto.

La soco warbixinooyinkayga danbe ee Somaliland iyo maanta. 

Mohamed Jama
Qarannews
Hargaysa/Somaliland


Posted on Monday, June 30 @ 19:16:44 EDT by admin



magaalooyinka burco, berbera, alleybaday iyo ooweyne oo baahi tiray hargaysa. - magaalooyinka burco, berbera, alleybaday iyo ooweyne oo baahi tiray hargaysa.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Birjeex
Subject : Re : magaalooyinka burco, berbera, alleybaday iyo ooweyne oo baahi tiray hargaysa.
Date : 2008-07-01
Magaalada Hargeisa waa magaalo weyn kuna fiican in loo daayo caasimad ganaci oo qudha sababta oo ah dadkeedi oo ciida leeg magaaladoo oo sii balaadhanaysa caasimada siyaasadeed ee JSL anigu waxaan qabaa in meel kale loo raro ama magaalo kale caasimada ha laga dhigo. Dalal badan sida South Africa ayaa hore caasimada dalkooda magaalo kale u bedeshay. Weliba waxaa ila fiican in xaga bariga loo raro sidii waagi British Somaliland Ingiriiskuna u dalka ka talin jiray waxaa jiri jiray dhawr caasimadood oo kala ahaa Burco iyo Sheik


[ Reply ]


Pages : [ magaalooyinka burco, berbera, alleybaday iyo ooweyne oo baahi tiray hargaysa. 1 ]