Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shirweyne Loo Baaqayo Jaaliyadda JSL Ee Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Shirweyne Loo Baaqayo Jaaliyadda JSL Ee Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11 News
Kulankan oo lagu soo bandhigi doono xogo ku saabsan waxyaabihii ka dhacay Somaliland iyo halka xaaladdu marayso waxaa isaguna si qoto dheer Jaaliyadda ugu xog warami doona Xildhibaan Axmed Weyne oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka JSL oo dhawaan soo gaadhay Bristol iyo Madax kale oo isugu jirta British iyo Somalilandba.

Posted by admin on Thursday, November 20 @ 23:29:49 DAVT (0 reads)

(Read More... | Print | 3763 bytes more | comments?)

Sugaanta Somaalidu Siday Ahayd Iyo Siday Haatan! Articles
Sida aynu ognahay sugaanta Somaalidu waxay gaadhay martabad aad u saraysa horaantii qarnigii 19aad. Waxaynuba odhan karnaa waxay ahayd hadal iska caadiya oo lugu sheekaysto. Sugaanta Somaalidii hore waxa loo adeegsan jirey: Haasaawaha ( Jacaylka ),  heesaha shaqada iyo ciyaaraha. By: Hamse Riiraash.
Posted by admin on Thursday, November 20 @ 23:06:33 DAVT (1 reads)

(Read More... | Print | 7434 bytes more | comments?)

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun!! Articles
Alla ha u naxariistee Oday Axmed Xaaji c/laahi (Axmed Lugyar) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 20 -kii bisha Novermber 2008 lagu aasay Magaalada Hargeysa.
Posted by admin on Thursday, November 20 @ 22:25:22 DAVT (3 reads)

(Read More... | Print | 1047 bytes more | comments?)

Somali pirates demand $25 mln for oil tanker News
Somali pirates who hijacked a Saudi oil super-tanker demanded a 25 million dollar ransom Thursday amid calls for tougher action to end threats to one of the world's key maritime routes..
Posted by admin on Thursday, November 20 @ 22:19:04 DAVT (1 reads)

(Read More... | Print | 5952 bytes more | comments?)

Somaliland Iyo Dareenka Aduunka Budhcad Badeedda Somalia. Opinion
Badaha Jumhuuriyadda Somaliland siday uga nabad galeen in afduubka ka socda xeebaha W/Bari ee Somalia oo kale ka dhaco?Aduunweynuhu ma og yahay ciddda ku amaanan in ay ammaan ahaato xeebaha Jumhuuriyadda Somaliland? By: Mj. A.Aw Hussein
Posted by editor on Thursday, November 20 @ 13:24:36 DAVT (73 reads)

(Read More... | Print | 4053 bytes more | comments?)

Tartan Qurbajoogta ee Difaaca iyo Dhismaha Somaliland (Qorshaha Xaaxi) Articles
Taageeradda Xoogsatadda dibadda Jumhuuriyadda Somaliland  waa Tiirka kowaad ee dib u dhiska iyo Difaaca Dalka Hooyo, sidaa darteed waxaa waajib  inagu ah inaynu si joogta ah uga qayb qaadano Difaaca iyo Ilaalinta Jiritaanka Somaliland oo maanta Dibada laga soo weeraray. By: Omar A/karim Hersi (Xaaxi ).

Posted by admin on Thursday, November 20 @ 12:51:40 DAVT (29 reads)

(Read More... | Print | 6793 bytes more | 1 comment)

Taageero Maqaalka Mj. A Aw Hussein Opinion
Inkasta oo aynaan lahayn caqliga weyn iyo cilmiga ballaadhan ee saaxibadeen Reer Galbeedka Ilma Nebi Adam, hadana weli waxa aynu nahay dad kala garan kara maalinta cadceedi soo baxday iyo habeenka madow ee aanay cadceedi jirin meel aynu joogno. Arrinta Afduubka Maraakiibtu waa laba hadhlay By: Ducaale II
Posted by admin on Thursday, November 20 @ 02:22:42 DAVT (85 reads)

(Read More... | Print | 7078 bytes more | comments?)

Haa Waa Loo Baahan Yahay Go'aamada La Qaatay Burco Laakiin?! Opinion
Go’aamada Gudiga Nabadgelyada Burco ay soo saareen lama diidi karo laakiin qodobada laftooda qaar ka mid ah iyo arimo kale oo ku gadaaman ayaa u baahan in dib loo eego.
By: Mohamed Hussein Roble
Posted by admin on Thursday, November 20 @ 00:57:03 DAVT (25 reads)

(Read More... | Print | 5078 bytes more | 1 comment)

Millions are starving in Somalia, but in Eyl piracy is big business Articles
Somali piratesMillions are starving in Somalia, but in this corner of a broken land, piracy is big business. Puntland, Somalia's semi-autonomous northeastern province that lies astride the busy shipping lanes of the Gulf of Aden and the Indian Ocean, is experiencing a boom. by Jonathan Clayton   
Posted by admin on Thursday, November 20 @ 00:26:42 DAVT (36 reads)

(Read More... | Print | 6730 bytes more | comments?)

Aabbaa Qaatay (QAADKA): Gabay Iyo Sheeko Murtiyeed Qosol Leh Articles
Islaan baa Qaadkiiba soo dacweysay si maxkamad loo soo taago. Qaadkii baa maxkamaddii looga yeedhay. Haddaba sheekadan qosolka, xikmadda, farriinta, iyo gabayga wadata waxay dhex martay saddex qof oo kala ah xaakinkii maxkamadda, islaantii wax soo dacwaysay iyo Qaadka laftigiisa oo dacweysane ah. Xaakinkii baa hadalkii bilaabaya: By: Mj. Jamal Ali Hussein
Posted by admin on Wednesday, November 19 @ 23:57:49 DAVT (105 reads)

(Read More... | Print | 15335 bytes more | 2 comments)

Muuqaalka guud ee tartanka doorsaha Somaliland Opinion
Waayadan inti khilaafku ka soo baxay xisbiga Kulmiye dhexdiisa waxay keentay inoo Xisbiga Ucid ugaadhsado cidi ka soo firxata, taasi waxay ka dambaysay marku doonay xisbiga Kulmiye 2007 inoo kubciyo barnaamajka xisbiga nasiib daro wuu la kufay waxay ku keentay xisbigi jajab iyo  khasaare. By: Mukhtar A. Ali
Posted by admin on Wednesday, November 19 @ 23:23:31 DAVT (32 reads)

(Read More... | Print | 3562 bytes more | comments?)

J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo. News
"Laba dal waa laba dal oo walaalo ah oo ay ooddu u kala rogan tahay, wixii taas qabsadaana tana way qabsanayaan." Ayuu yidhi la taliyaha Madaxweynaha Djibouti. "Annagu waanu ogayn in aanu walaalo nahay, idinkuna waad ogtihiin, Djibouti hadda waxay ka fikiraysaa sidii ay wax ula qaban lahayd dawladda iyo shacabka JSL".
Posted by admin on Wednesday, November 19 @ 16:04:11 DAVT (113 reads)

(Read More... | Print | 5290 bytes more | 3 comments)

Kingdom of International Piracy, high jacking and other Illegal Activities Opinion
Maaxay caalamku u ceebeynayaan Somali oo dhan? Hawlaha budhcad badeedka waxa ay ka dhacaan gobol gaar ah, waana  astaan ka mid ah kuwa ay ku caan baxeen Reer Majeertenia.
Posted by editor on Wednesday, November 19 @ 09:55:04 DAVT (60 reads)

(Read More... | Print | 4805 bytes more | comments?)

Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq. News
Faallo mal leh....... No Comment... Keine Kommentar... No Coment...........Biduun tacliiq..........Pas de Commentaire..........Usulize Kitu.... 
Posted by editor on Wednesday, November 19 @ 01:36:28 DAVT (104 reads)

(Read More... | Print | 1137 bytes more | 1 comment)

" Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa. News
"Anigu waxaan hubaa in Somaliland ay ka soconeyso wixii ay rabaan Shacabka, hadii sedexda Xisbi iyo Guurtida isu tagaan ma fulin karaan go'aan uu Shacabka saluugsan yahay, sidaas darteed Beesha Caalamka waxaan kula talinayaa inay qiimeeyaan rabitaanka Shacabka"!
 Proff. Buubaa.
Posted by editor on Wednesday, November 19 @ 01:32:36 DAVT (166 reads)

(Read More... | Print | 4835 bytes more | 13 comments)

Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada. News
Wasiirada Arrimaha Debada ee Urur Goboleedka IGAD ayaa waxay cunaqabatayn dhinaca Safarada iyo dhaqaalaha ku soo rogeen Cabdillahi Yuusuf Axmed kadib markii uu ka dhago-adaygay in uu Ansixiyo Xukuumada Nuur Cadde.
Posted by admin on Wednesday, November 19 @ 01:19:59 DAVT (38 reads)

(Read More... | Print | 4403 bytes more | comments?)

Somalia's collapse into anarchy almost two decades ago created a uniquely e Articles
Somaliland has achieved a measure of stability, while Puntland has become a global centre of piracy. Unless there is a successful rescue mission, the Sirius Star may find itself anchored off the coast of Puntland. Thanks to Somalia's anarchy, this lawless mini-state has effectively become a pirate kingdom. By,D. Blair
Posted by admin on Wednesday, November 19 @ 01:01:35 DAVT (43 reads)

(Read More... | Print | 5732 bytes more | comments?)

Somaliland: Is Canada Harboring Terrorists Who Attacked Hargaisa/Somaliland?. Articles
Now, in light of these terrorist attacks—which have the epitome of evil—against Somaliland, many questions linger over who is behind these heinous campaigns: where the suicide bombings in Hargaisa and grenade attacks against Police stations in Sool region coordinated? Are SUDA, NSUM (NSPU or ASSC—S), TFG.
By:Dalmar Kaahin.
Posted by editor on Wednesday, November 19 @ 00:30:34 DAVT (98 reads)

(Read More... | Print | 10915 bytes more | comments?)

C/raxmaan Cartan Geedi: Maareeyihii Ugu Wax-qabadka Badnaa Opinion
Maareeye C/Raxmaan Cartan Waxa Lagu Xusuusan Doona Baal Dahabana Uu Ka Geli Doonaa Taariikhda Gobolka Saaxil Wax Qabadkiisa Tayada Iyo Hufnaanta Leh.
Posted by admin on Wednesday, November 19 @ 00:14:43 DAVT (41 reads)

(Read More... | Print | 3766 bytes more | comments?)

DAAH-FURKA BUUGAAGTA IYO BANDHIGGA SUUGAANTA Articles
Waxa dadka Somalida ee wax-akhriska iyo suugaanta xiiseeya lagu wargelinayaa in Maalinta Sabtida 22nd Nov. 2008 laga bilaabo 14:30gd lagu daah-furi doono Rugta badhtamaha Manchester buugaag saddexan oo cusub oo laga qoray Somalida iyo waayaheeda.

Posted by admin on Tuesday, November 18 @ 23:44:06 DAVT (16 reads)

(Read More... | Print | 5889 bytes more | comments?)

Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL News
Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax-dhigay Jaamacadda Nugaal University oo ay yeelan doonto Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool. Taas oo maanta si rasmi ah ay u dhagax dhigeen Madaxda Gobolka Sool.
Posted by admin on Tuesday, November 18 @ 23:13:06 DAVT (31 reads)

(Read More... | Print | 3914 bytes more | comments?)

Qabqable Yusuf-Yey: Xuur Wadkeedii Loo Sheegay! Articles
Waxa uu ahaa wax la isu soo diray in ay dadka qaar wax ku qaataan. Wax kale muu ahayn. Waxa uu ahaa  wacyi-gelin loo soo diray walaalaheen Reer Muqdsho iyo walloweyn garan wayday wax hore u dhacay ( JSL ) in lagu taamilo qaato! By: Ducaale II
Posted by admin on Tuesday, November 18 @ 03:51:11 DAVT (108 reads)

(Read More... | Print | 5401 bytes more | 3 comments)

Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay. News
Wakiilka JSL u jooga Dalka Kenya His Excellency M. A. Nuur (Indho-buur), ayaa sheegay in Saraakiil ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Maraykanka FBI Hargeysa u yimaadeen baadhista Weeraradii Argagixiso ee lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaala caasimadda 29/10.
Posted by admin on Tuesday, November 18 @ 02:02:24 DAVT (152 reads)

(Read More... | Print | 2330 bytes more | 1 comment)

Ha Is-Casilo Komishanka Doorashooyinka JSL!? Opinion
Shacabka Somaliland ayaan badanaa, hadba koox ay aamineen bohol ha ku tuurto! Bal eega hadalada ka soo yeedhaya Komishanka Doorashayoonka, qalad laga daba geynayo qalad kale sidee natiijo fayaw looga filayaa?! By; Mj. Badmaax.
Posted by admin on Tuesday, November 18 @ 01:09:25 DAVT (24 reads)

(Read More... | Print | 4216 bytes more | comments?)

Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti News
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Cali Faarax Casoowe.
Posted by admin on Tuesday, November 18 @ 00:11:05 DAVT (51 reads)

(Read More... | Print | 2874 bytes more | comments?)

War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada JSL. News
Fadhigii Golaha Wasiirada ee Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada JSL, waxa la isku raacay xeer ku saabsan qaabka ay u dhaqmayaan ururada aan dawliga ahayn ee Jumhuuriyadda Somaliland ka hawl gala.
Posted by admin on Monday, November 17 @ 23:56:03 DAVT (37 reads)

(Read More... | Print | 2602 bytes more | comments?)

Kulan Ku Saabsan Ka Hor Tagga Iyo La Dagaalanka Argixisada Iyo Horumarinta Hawla News
Kulan ku saabsan ka hor tagga iyo la dagaalanka Argixisada iyo horumarinta hawlaha Xisbiga UDUB & Xukuumadda JSL oo ka dhici doona Cardiff, UK.

Posted by admin on Monday, November 17 @ 23:48:13 DAVT (50 reads)

(Read More... | Print | 5332 bytes more | comments?)

Somalia Pirates Free Ship, Seize Another News
International Maritime officials say at leaset 83 have been attacked off Somalia this year, with 33 of them hijacked.  The pirates are currently holding about 11 ships, including a Ukrainian cargo vessel carrying 33 tanks.
Posted by admin on Monday, November 17 @ 14:25:06 DAVT (35 reads)

(Read More... | Print | 2908 bytes more | comments?)

Xukuumadda Iyo Imaamyada Masaajidada Hargeysa Oo Shir Ka Yeeshay Adkaynta Nabadd News
Wasiiro ka mid ah Golaha Xukuumadda JSL ayaa shir ballaadhan la yeeshay in ka badan Saddex Boqol oo ka mid ah Culimada Imaamyada ka ah Masaajidada Magaalada Hargeysa. Kulankaas oo maanta ka dhacay Hoolka Shirarka ee Guriga Shaqaalaha Dawladda. Sawirada.
Posted by editor on Monday, November 17 @ 02:27:18 DAVT (113 reads)

(Read More... | Print | 6817 bytes more | 1 comment)

Maleeshiyaad-kii Puntland ee Muqdishu Ku Sugnaa oo Bilaabay Firxad iyo Kala-yaac Articles
Laga bilaabo Maalintii Hogaanka Dawlada Ethiopia Md. Zanawi uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in Maamulkii Somalia loo dhisay iyo Madaxdiisii-ba ay ku fashilmeen Hawlihii Qaranimo ee loo Igmaday ayaa waxa mar kaliya ku habsaday Maleeshiyadii Abdillahi ka soo Uruursaday Degaankiisa Majeerteeniya Cabsi, Argagax iyo Niyad-jab.
Posted by editor on Monday, November 17 @ 01:46:02 DAVT (127 reads)

(Read More... | Print | 5740 bytes more | 5 comments)

Somaliland Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL
MiG-21MF, Somalia Air Force
 




MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 42 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Sugaanta Somaalidu S ...
· Innaa Lillaahi Wa In ...
· Tartan Qurbajoogta e ...
· Millions are starvin ...
· Aabbaa Qaatay (QAADK ...
· Somalia's colla ...
· Somaliland: Is Canad ...
· DAAH-FURKA BUUGAAGT ...
· Qabqable Yusuf-Yey: ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.
Marxuum Abwaan Qaasim
Asmaa Allaahi Al-xusnaa
                

         
 Wararka CaalamkaWararka Caalamka