Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Faallo ma leh...Shib ka dheh....No Comment. ... Keine Kommentar...       Dugsiga Sare Ee Nuuradiin Oo Dahab Ku Abaal Mariyey Hablihii Galay Kaalmaha Hore       Laybareeriga Gaandi Ee Hargaysa Oo Dib Loo Furay ( Gandi Library ).       U.S Government Subjects Travel Restriction On Ali Khalif Galaydh       Faraqa U Dhexeeya JSL Iyo Somalia.       Hambalyada Sanadka Cusub Ee Islaamiga ( Hijriyah ) 2436.       Maalinta QM Ee 24ka Oktoobar....       Madaxda Axsaabta Siyaasadda JSL Iyo Qaadhaan-Bixiyayaasha Oo Ka Wada Hadlay.....       Cagtii Joogsan Waydaa Marbay Ceeb La Kulantaa!!!!      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

ma waxaynu aragnay ummad ku jecel hadana ku neceb?!.

ma waxaynu aragnay ummad ku jecel hadana ku neceb?!.

Articles


 Dadka waxan ugu jecelahay qofka qalad-kayga i tusa,talana i siiya. Waxanse la yaabaa qof  ku jecel oo ku leh walaalkay ayaa tahay, kaama maarmo oo hadana ku neceb, dhibaatada ugu culus kugu haya. By:Geele Gaaxnuug
Aan ku bilaabo magaca ilaahay (SWT).

Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh, nebigeenna suuban (SCW) nabad iyo naxariisi kor kiisa ha ahaato.

Dadka waxan ugu jecelahay qofka qalad-kayga i tusa, talana iga siiya. Waxanse la yaabaa qof  ku jecel oo ku leh walaalkay
ayaa tahay, kaama maarmo oo hadana ku neceb, dhibaatada ugu culus kugu haya, labada gacmood iyo labada lugood kaa
jaray, kuna leh halkaa ii fadhi walaal aan ku daawadee.

Somaliland iyo Somaliya waa laba dal oo walaalo ah, marna isku ahaan jiray dal keliya. Labada shacab dusha waa isku midab, isku diin, balse odhaahda afka Somaliga iyo dhaqanka way ku kala duwanyihiin.Aan hoos u daadago.

Shacabka Somaliland 30 sanno (1960-90) ayay ardaaga fadhiyeen oo ay sugayeen bal inay mar uun il naxariis leh ka helaan walaalahooda Somaliya wayse ka quusteen. Dad baa soo dhufta uun dhacdadii ugu danbaysay ee uu maamulkii Somaliya u gaystay Somaliland. Hore ayaa se dagaal qabow loogu dhameeyay Somaliland. Bal soo qaado dhinaca dhaqaalaha, waxad ii sheegtaa inta mashruuc ee dalka Somaliland laga fuliyay labada taariikhood ee 60kii ilaa 69kii iyo oktober 69kii ilaa 9okii.

Ma jiro wax dhaafsiisan labada jid, ka burco soo gala ee ka yimaada Somaliya oo shiinahu dhisay iyo ka barbara ka soo baxa soona gala hargeysa ilaa Gabiiley.Wax kale yaa ku dari kara. Eeg dhinaca dhismaha bulshada, waa la sii cidhib tiray, inta dugsiga Sare ka baxdaba Somaliya duubi jiray waxaana lagu soo bedeli jiray askar si loo dhaqan rogo dadka,
aqoontuna hoos u dhacdo. Xataa jaamacadii Europe curisay ayaa laga xakameeyey dhismahiina laga dhigay dugsi sare loona bixiyay 1july! Waxa laga fulin jiray in dadka maskaxdooda la dhaqan rogo,xarumo hanoonin,hab-dhismeedkii bulshada ayaa la digo rogay.Taasina waa ta abuurtay in maanta maamulku u dhaqmo sidii maamulada Somaliya.

Bal eeg dhinaca xasiloonida iyo wada noolaashaha, waxay ku sal leedahay dhaqanka bulsho, maanta waxaad Somaliland ku arkaysaa bulshadii oo dhaqmaysa sidii bulshada Somaliya, kalsoonidii iyo aaminaadii oo laga lumiyey, qof waliba qofka kale ayuu madaxa haystaa, waa waxa Somaliya ku dhaqanto.

Ma dhamayn karo ee hore ayaa dhaqaale iyo aqoonta shacabka loo digo rogay balse ummada Somaliland ayaa is-daba-qabatay, kuna jirta siday isu kabi lahayd. Somaliya oo Somaliland god ku riday ayaa hadana maanta doonaysa inay dib ugu laabato kadeedkii ay baday, ma jecla inaad gooni ula noqotid madax banaanidaada hadana kuuma ogola nolol iyo horumar, horay ayay uga suurta gali wayday. Maaha wax qarsoon, bal la sheekayso aqoonyahankooda,
sheekhooda, caamiyahooda, dumarkooda, waa arrin aniga madax wareer igu riday, ma waxaynu aragnay ummad ku jecel hadana ku neceb. Waa hana noolaan hana dhiman. Waxase ka sii daran ummada Somaliland  ee taariikhdaa madoobi soo martay ee hadana laabta xuunshada leh.

Axyaa wadanii.

Geelle Gaaxnug
Hargeysa/Somaliland
 


Posted on Friday, January 05 @ 21:17:51 AST by editor



ma waxaynu aragnay ummad ku jecel hadana ku neceb?!. - ma waxaynu aragnay ummad ku jecel hadana ku neceb?!.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.