Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xisbiga Waddani Oo Iftiimiyay Midabka Siyaasiddiisa ( Political Manifesto ).       Safiirka Dalka Jabaan U Fadhiya Kenya Oo Boqoshao Ku Jooga JSL.       Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh....No Comment. ... Keine Kommentar...       Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL Oo Meel Mariyay Ajandaha Kal-Fadhiga 26aad.       Mudaaharaadyo Rabashado Wata Oo Ka Socda Dalka Maraykanka.       Tacsi Tiiraanyo Leh.       Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal-Fadhiga 26aad.       Tacsi Tiiraanyo Leh.       Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh....No Comment. ... Keine Kommentar...      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

somalia: dagaalkii iidaale ( koonfurta baydhabo ) oo sii xoogaystay.

somalia: dagaalkii iidaale ( koonfurta baydhabo ) oo sii xoogaystay.

News


 Go to fullsize imageGo to fullsize imageWararka naga soo gaadhaya sxb-da safka hore ee ku sugan Baydhaba xarunta aruuriska DF-da ayaa sheegaya in uu saaka mar kale ka qarxaday dagaal culus oo ay iskaga soo horjeedaan Xooggaga Maxaakiimta Somalia iyo Ciidamada huwanta ee DF-da taageera.

Dagaalkan oo kii shalay ka culus ayaan weli la ogayn sida uu yahay khasaaraha halkaas ka dhacay. Kaas oo la isu adeegsaday hubka culus iyo dhammaan noocyadiisa fudud ee kaal duwan. Waxa la sheegay in dagaalka xoogiisu uu u dhaxeeyo ciidamada Itoobiyaanka halkaas ka jooga iyo kuwa Maxaakiimta oo kii shalay daba socda. Goobta dagaalka ee IIdaale koonfurta Magaalada Baydhabo ayaa masaafo yar u jirta Baydhabo. Halkaas oo ay dhici karto in si fudud la isula soo galo Magaalada Baydhaba, Xarunta aruuriska DF-da.

Dadaalada nabadda ee ka socda debedda iyo dagaalada gudaha ayaan la aqoon xidhiidhka ka dhaxeeya iyo cidda gacanta ku kala haysa ee laga amar qaato. DF-da iyo Maxaakiimta ayaa labada dhinac-ba waxa ka jirto fawdo iyo kala danbayn la'aan nin waliba waxa oo doono ka samayn karo oo aan gees loo raaco lahayn. Taas oo mar walba wejiga ka fiiiqda kuwa debebedaha ku shiraya ee la heshiisiinayo oo ay su'aal muxrij ah ku noqtay madaxnimada ay sheeganayaan iyo cidda ay kala matalaan ee ay mas'uul ka yihiin ama gacan ugu jirta ee ay talada u wadaan.

Somalilandpatriots.com

Posted on Wednesday, December 20 @ 15:27:24 AST by editor



somalia: dagaalkii iidaale ( koonfurta baydhabo ) oo sii xoogaystay. - somalia: dagaalkii iidaale ( koonfurta baydhabo ) oo sii xoogaystay.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.