Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.

doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.

News


 http://waaheen.com/wp-content/uploads/2015/09/Baashe.jpghttp://i0.wp.com/www.gabileynewsonline.com/wp-content/uploads/2015/12/golaha-11.jpg?resize=459%2C344Mudanayaasha Golaha Wakiilada JSL ayaa doortay guddoomiye cusub ka dib tartan lagu kala baxay hal cod.








http://waaheen.com/wp-content/uploads/2015/09/Baashe.jpgMudanayaasha Golaha Wakiilada Jumhuuriyadda Somaliland ayaa maanta doortay gudoomiye cusub oo uu golahaasu yeesho.

Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo uu hore isaga casilay Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi - Cirro, Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Waddani ayaa waxa uu tartan xoogani ku dhex maray Md. Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax iyo Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle, iyaga oo mudanayaasha golahana ka hor jeediyey khudbado la xidhiidha qaabka ay u hogaamin doonaan golaha.

Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyey in Md. Baashe Maxamed Faarax uu noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyada oo ay u codeeyeen 39 xubnood, halka Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ay u codeeyeen 38 xubnood oo xildhibaanada golaha ka tirsan.

SL Media.  https://www.youtube.com/watch?v=c-5hlAUVBnw


Posted on Sunday, August 06 @ 14:28:37 UTC by admin



doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl. - doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ] [ 2 ]

Name : Bulsho
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-06
Daawo: Xildhibaan Talyanle oo ka hadlay Tartankii Gudoomiyenimada Barlamaanka S/land ee Baashe kaga guulaystay.

https://www.youtube.com/watch?v=YCBpZ2UiP0o


[ Reply ]



Name : Bulsho
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-06
Weedhii & Dareenkii Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somaliland loo cumaamaday.

https://www.youtube.com/watch?v=261kCfEQ8OA

Name : Yaabane
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-06
Doorshadani dhamaatay oo la isu hambalyeeye, waxaaan la yaablaan arkay
Waxan xalay daawaday barnaamij aan aad u xiseeyo oo la yidhaaho xusuus reeb oo uu Ducale ka sii daayo HCTV. Xalay waxa la waraystay Janaral la yodhaaho Fadhi ku salaan. Laba arrimood oon layaabay ayuu sheegay
1) Xilligii Berberi caasimadda Somaiiand, intii ka hoorreysay dagaalkii labaad ee dunida, xilliga xagaaga waxa maamulku degi jiray Sheekh, taasi waa wax la wada ogayahay, laakiin wuxuu sheegay Jeneraalku ninka governorka marka uu sheekh u guurayo waxa lagu qaadi jiray naxash ay afar qof qaado shantii maylba. Waa wax aanan hore u maqal Somalilander nin cad qaadaya. Waxa aniga la ii sheegay in dameero, fardo iyo baqlo lagu rari jiray maamulka oo dhan oo madaxduna ku jirto.
2) Waxa buurta la yodhaaho Qarsgoo oo sheekh bku taalo teneg la saari jiray oo farriimaha BUrco loogu gudbin jiray iayafdoo tenegga sidii dhiidhaada loo garaacayo Ogow Burco iy Sheekh waxay isu jiraan 40 Mayl waa ilaa 55 KmWaa rinaloo yaab leh.
Name : Taylane
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-06
Sanadka cirro waalaga guulaysanayaa cirro yaan is daalin
Name : Haiban
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-07
Waa salaamantihiin dhamaantiin:



War Deg-deg ah:- "Guddoomiyaha Rasmiga ah Ee golaha Wakiilladu Waa Aniga" Cabdiraxmaan Talyanle

(Hadhwanaagnews) Sunday, August 06, 2017 22:42:28
Cabdiraxmaan Talyanle oo mar-dhawayd oo Caawa ah Warbaahinta la hadlay ka dib Kulan uu Xildhibaannadii


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo Maanta u tartamay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, balse Tahniyadeeyey Baashe Maxamed Faarax oo ay Kursigaas ku tartameen oo Shir-guddoonku sheegay inay hal cod ku kala guulaysteen, ayaa Shir Jaraa’id oo uu xalay ku qabtay Hargeysa ku sheegay inuu yahay Guddoomiyaha la doortay ee helay 39-ka Cod.



Cabdiraxmaan Talyanle oo mar-dhawayd oo Caawa ah Warbaahinta la hadlay ka dib Kulan uu Xildhibaannadii u codeeyey la yeeshay, ayaa sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Sharciga ah ee Golaha Wakiillada, loona baahan yahay inuu Baashe aqbalo xaqiiqada soo baxday.



Waxaannu Cabdiraxmaan Talyanle oo arrimahaas sharraxaya iyo Xaqiiqada uu haysto ee Kursigii uu Tahniyadeeyey Ninkii loogu dhawaaqay hadda isagu u sheeganayo, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose

https://youtu.be/mUSOjzrlE00
Name : Haiban
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-07
Waa salaamantihiin dhamaantiin:


Warka Fadhigi Saaka (shaley) Oo Gudoomiye Cusub Lagu Doortay Iyo Jawigii Guud Ee Uu Kufurmay... Sunday 6, Aug 2017.


https://youtu.be/c-5hlAUVBnw



Wassalaam.

Haiban.
Name : WAANIYE
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-07
WAXAAN U ARKAA NINKAN CILNIMAAD AH LEH WAXBAA LA ISDABAMARIYEY WAA BURUS XAALEH OO LA DOONAYO IN LAGU WAXYEELEEYO SOMALILAND DADKU MAANTA DAACAD MAAHA MEEL FOK AYAAYA LAGA HAGAYAA. KHAAYIN
Name : Waayeel
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-07
Midbaa intuu lacag ka cunay haddana ka codeeyey markii dambena ku yidhi waan kuu codeeyey ee adaa lagu dhacay. Waxa la tirayaana waa gacanta la taago ee maaha heshiiyada la galo doorashada ka hor
Name : Waayeel
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-07
Cajaladii doorshads dib ha loo eego, macal cune muuqandooneeye
Name : Ism
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-07
Shayduuntu waa badanyihiin qaar kinase jira qaar bini aadama jira qaar kuwaydaarinaya karkaarka jira lakiinse qofka caqli waaa siduu uga baxo waar waalaga guulaystay si cadaana waliba waar shaydaan ku badanyahay baashana isagaa guulaystay waar shayaadiinta iska fogee waxa xumaaday kuwii subaxda loo digay
Name : dadweynaha
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
wadani aad buu bulshada dhexdeeda isugu khaseeyay, waxaas oo kale maahan wax lagu hadlo ama ficil la sameeyo

kolkuu meesha joogay arrinkan kamay hadal, sidoo kale waabay sii hambal yeeyeen. ciro waaban arkaayay sida cadhaysan ee aan farxadu ku jirin ee uu baashe maxamed faarax u eegaayay.

waan qiyaasay wadani inuu wax soo wad wato. bal intay ka aamuseen baabay siiba hambal yeeyeen. deetana goor dambe ayaa tv ga lasoo hor istaagay oo sheekada lala yimid. subxaanallah.

tani waaba iska inqilaab cad iyo fowdo. wadani waa iska buuq jecel yahaye yaan dheg loo raaricin, anigu ninkaasi sidaa isaga buuqaya een arkaayo waxa cad ee muuqda, berito hadii doorashada laga helo maxaanu ka filan karnaa?

waa kaa ninka raba inuu madaxweyne inoo noqdo, anigu waxaaban ku qiyaastay, ciro inuu golaha u inqilaabo in case hadaanu doorashada madaxtooyada ku guulaysan. talyanle na inuu islahaa u adeegso uun mid booska kuu haya, hadhow uunbu ka daba noqon lahaa oo odhan lahaa dib iigu soo celi.

kolay ciro tabtiisaas waan u jeeda daacad maahan ee tiisu waa lugna baqo ugu joog lugna colaad. oo ah wax qarankan shuruucdiisa ka hor imanaysa oon waafaqsanayn.

badanaa mucaaradiisu waxay ahayd mid golaha u badan. ninkan talyanle na waxaan u malaynayaa in uu meesha u dhiganayay in haduu in case taa madaxtooyada waayo inuu meesha usii xejiyo kolka baashe isagu meeshaba waa ka wada saaraya sababtaas buu dagaalka iyo fowdada u keenay ciro meesha.
Name : dadweynaha
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
wadani wax kasta oo xun way ka suurowda waayo dad aan asluub iyo xishood lahayn baa isugu tagay.

nin ka intuu iska aamusay xiligii doorashada siina hambal yeeyay, hadana bahashu hambalyeeyay kasoo daba noqday waaba yaab,

waan ka filayaa waaba haduu talyanle guulaysan lahaaba, wuxuu samayn lahaa sidan

doorashada madaxtooyada hadii lagaga guulaysan lahaa, wuxuu samayn lahaa aayar oo dhalatay buu talyanle ku odhan lahaa kursigaygii golaha wakiilada ii soo celi. lol kkkkk oo ah ceeb aad u daran oo fool xun.

haduu kursi jacayl ku halkaa kaala dhacdo waa halis, waayo bulshadu beriba sow doorasho usoo bixi mayso oo odhan mayso baarlamaan cusub baanu dooranayna.

kolkaas haday kaaga codeeyaan siday taa madaxtooyada kaaga codeeyeen maxaad yeeli lahayd? lol kkkkkkkk ma khasab igu doortaad odhan lahayd, mise mudo korodhsiimo aan xad lahayn baad ku kici lahayd.

wadani runtii aad buu usii qiimo dhacaya, xikmadii oo dhami way kasii gudhaysa, anshixii siyaasadu way ka tageen badankeeda. waxay ku mucaaradayaana maahan wax caqli gal ah.

aniga sida ay iila muuqato muuse biixi ayaa ka daacad san. waayo muuse xil maanta ma hayo, haba la caayo askari halagu sheege, faisal cali waraabe xil ma hayo ha iska dhac dhacaan hadaladiisu, atleast waa kuwo isku kalsoon oo raba codka bulshada. ku imaan qaba waxay helaan. ciro nin sidaa ugu imaan qaba bulshadiisa mahan.

waliba khiyaanada meesha taala nin ku meesha hagaag ugama wada tagin wali waa xubin baarlamaan ah oo madaxweyne u sharaxan. allaa kariim waataas xikmadii xisbiga wadani. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

anigu aad baan uga niyad jabay oo marba marka ka dambaysa wadani waaban sii nacayaa habdhaqankooda. nimanka waxaan islahaa waa niman cod kar ah, maxaa ka dambaysay kursi jeclaysi. kursigaa malab loo mariyay.

baarlamaankana waxaan u arkaa inuu isleeyahay qandaraas ahaan u hayso, waa halkii ahayd lugna colaad ugu joog lugna baqo. lol kkkkkkkkkkkk beriba sow baarlamaanku doorasho gali maayo dadkaasi aad ka baqayso inay kuu codayn waayaan sow isla iyaku berina codka gali maayaan isla sidii kugu samayn maayaan?

aniga kax baan wadani ka joogaaye, waxaan qabaa oo codkayga iyo taageeradayda kusii xoojinaya kulmiye. mucaaradkii aynu islahayn xukuumada ha challenge gareeyo waakaa wuxuu noqday kursi jeclaysi. nin kaasi aan maanta baarlamaanka laga kicin laayahay oo bahasha sida glue ga ugu dhegay, haduu madaxweyne nimo igu dhadhamiyo, walee baanu meesha ka kacayn.

xilkii gudoonka ayuu dirqi kaga tagay oo intaa loo baaqayay banee, maantana aragnaa tuu noo dhigay oo noola yimid, waliba xubinimadii baarlamaan ka kamuu tagin waa sii hayaa. subxaanallah, dee haduu madaxweyne igu noqdo bilow nagu noqdaa sidaa ismaaciil cumar geele ku yahay shacabkiisa jabuuti. subxaannallah.

bulshoy aragteene kursi jacaylka wadaniye hanagu dooranina. hadaad nagu doorataan sidaa ismaaciil cumar geele oo kaluu nagu noqon.
Name : NO BOOZE: SECRET SOCIETY WA MUHIIM IN LA SAMEEYA
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
waar hadaladan badan iyo jahawareerka joojiya.. arinta parliamentka geeya supreme court.. ama parliamentka ha la dissolve gareeyo o parliament cusub ha la doorto.. simple as that.. dhinaca kale wa ina la sameeya secret society waana inay ka koobnataan suldaanada guud, some wadaads, iyo some politician waweyn o donaynin inay qayb ka noqdaan political scene of somaliland.. markaana ay shirar qarsoon qaataan o so jeediyaan taloyin sir a loona gudbiyo xukumada.. o secret society ay noqoto think thank so jeedisa siyasadaha foreign affairs khuseeya iyo cida lala yeelanayo cilaqaadyada iyo siyasadaha khuseeya dhaqalaha iyo waxyabaha kale ee muhiimka a.
Name : Galbeedi
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
Dadweyne,
Ha la yaabin tan, tu Ka weyn baa soo socota. Xizbigii WADDANI wuxuu marayaa xaalad quus ah ( Desperate situation) , sababtuna waxay tahay waxay garteen oo u caddaatay in aanay wax guul ah ka gaadhayn doorashada MADAXTOOYADA ee inagu soo dhow. Haddaba sidaas darteed waxay qaateen mawqifka odhanaya:
(WALLEE CADYOHOW KU CUNAY AMMA KU CIIDEEYAY).

GOLLE LAGU HESHIIYEY GOCASHO KA DANBAYSAY WAA GUNNIMO.
ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN ARRINTA LAGU HAGAYO TELEFOON KA YIMI MUUQDISHO.
ARRINTANI WAXAY SII XOOGAYNAYSAA DAREENKII AHAA WADDANI WAA federaal-doon.
SALAAMAAT MIN KULI AAFAAT+ISMACIIL FAQASH!!!
Name : Wadani
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
DAAWO: XISBIGA WADDANI OO SOO BANDHIGAY SAWIRO IYO MUUQAAL QAABKII AY U DHACDAY DOORASHADII.

https://www.youtube.com/watch?v=hZ45
Sly7XGs


DAAWO: XISBIGA WADDANI OO SOO BANDHIGAY SAWIRO IYO MUUQAAL QAABKII AY U DHACDAY DOORASHADII.

https://www.youtube.com/watch?v=hZ45Sly7XGs
Name : Abdulkadir Salah Eidleh
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
War degdeg ah: Hadda waxaa la daawaday kamaradihii iyo cajaladii laga duubay codkii maanta dhacay.

Waxaa cadaatay in Md. Talyanle helay 39 cod, halka uu Md. Baashe helay 38 cod, Xoghayaha Golaha Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa tirada is weydaariyey oo u gudbiyey shir gudoonka!

Fashilkaas ayaa goor dhow la soo gudbin doonaa, Xildhibaanada, iyo kamaradihii oo dhan.

[ Reply ]



Name : Baashe
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
Is casilaad: Tallaabo taariikhi ah oo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu dhinaca saxan ugu heeti-dhaqaaqay is casilaaddiisa xilkii guddoomiyennimo ee golaha wakiillada.

Geesinnimo iyo ragannimo xilligeedii ku soo beegantay, ka dib laba iyo toban sannadood, oo guddoomiye uu Cabdiraxmaan ka ahaa golaha wakiillada Somaliland.

Bogaadin iyo hambalyo:


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
1. Golaha Barlamaanka

Golaha Barlamaanka Somaliland wuu lumiyay kalsoonidi shacbiga Somaliland ku qabay marki ay xita garan waayeen sidi codadki loo kala helay. Nidaamkiina codaynta bedela sidani waa ku ceeb qaranka.

2. Xukuumada

Xukuumada Somaliland iyaduna way lumisay kalsoonidi shacbiga Somaliland ku qabay marki codaynti Golaha Barlamaanka xisbiyaysay halki laga sugeyey xukuumadu in ay tidhaahdo "golaha barlamaankow kalsoonidi shacbigu idin ku qabay soo celiya.gole ahaan, sidani ceeb baa ay ku tahay dalkeena".

Ogow in hadi shacbigu ka aamin baxo haayadaha dastuuriga ee dalka(xukuumada, barlamaanka, maxkamada sare) in cadaaal ku shaqeeyaan in aan dalkeenu sii jiri doonin, xukuumada waxa aan leeyahay aad baad uu soo dhowaateen xadhiga ummadan isku haysay jarastiisa ee si weyn uga fekera hadaladiina iyo talabooyinkiina dambe, ka shaqeeya in sharcigu shaqeeyo xita hadi golaha barlamaanka Kulmiye laga helo waxa ka muhiimsan ma qaab sharci baa lagu helay. Wax kasta waxa ka muhiimsan in shacbiga Somaliland aamino mar labaad haayadaha dastuurigu shaqeynayaan oo aan cidina sharciga ka sareynin.

Hadaad xukuumada tihiin xil gaar ah baa idin ka saaran in doorasho.xor iyo xalaal.ah dhacdo. Waanan ku kalsoonahay in aad hawshaas ka soo bixi kartaan hadaanu nahay qurbajooga Somaliland.

3. Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani inu wax eedeyo uun ma aha ee intaanu uu hambalyayn gudoomiye Baashe inu dalbado in mar labaad iyo mar sedexaad codadka la tiriyo ayay ahayd. Laakin maalin dhan inta la sugo hadana warkan cusub la timaadan shaki baad gelinaysa in aad maskax ahaan caafimaad qabtaan.

Gunaanad:

Xisbi hebel iyo xisbi hebel badana shacbiga Somaliland ma xiisaynayaan, shacbiga Somaliland wuxu raba in sharcigu shaqeeyo marka aad codka heshaan iyo marka codka la idin ka helo, in sharcigaas shaqeeyo baa loo baahanyahay.

Meeye Gudoomiyihi Maxkamada Sare? Laba kelmadood oo ku saabsan dastuurka Somaliland iyo ilaalinta sharciga baa maanta oo kale Qaranku uu baahnaa.

Name : Garsoore
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
39KII XILIBAAN EE UCODEEYEY XIL TALYANLE OO LA SOO BANDHIGEY.

https://www.youtube.com/watch?v=84LEgW_kB-w&feature=share
Name : IndheerGarad
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
Garsoore

1.Sharcigu iyo cadaaladu xisbina ma taqaano taasi waa kow. Sharciga waa in la raaca mar walba waana shuruudlaan taasi. Taasi waa kow.

2. Ta labaad waxa weeye Xisbiga Kulmiye inti uu xukuumada gacanta ku hayayba xisbiga Waddani baa haystay gudoomiyaha barlamaanka kolkaas umalayn maayo in xisbiga Kulmiye uu tahay arrin ay geeri ka xigaan in xisbiga Waddani haystaan Gudoomiyaha Barlamaanka. Waxaaba laga yaaba in qaarkood sidaas jecelyihiin madaama ay sawir xun dalka ka bixin karto hadi ay uu ekaato meel xisbi qudha wax walba isku koobay. Xukuumada waxaaba uu fududaynaysa fulinta barnaamijyadooda iyo.macaamilka caalamka hadi xisbi mucaarad haysto gudoomiyaha barlamaanka.

3. Xisbiga Waddani xildhibaankoodu ma helay codka iyo ma helin waxa ka muhiimsan side bay ku dhacday in shaki ka dhasho tirinta codadka?

4. Miyaanu gudoomiye Cirro eedaas lahayn madaama uu in badan hogaaminayay golaha barlamaanka? Muxu nidaam adag oo aan shaki gelinayn tirinta codadka uu samayn intu golaha hogaaminayay?

5. Xildhibaanada Waddani oo iyagu aqbalay codki sidu uu dhacay miyaanay iyagu khaladkaas lahayn? Mise in been la sheego oo Kulmiye lagu eedyo taas baa sax kula ah?

Gunaanad:

Waddani waxba yaanu isla qumanaanin isaguba xisbi ahaan khalad uu galay baa ka muuqda marka ay arrintan uu codaynta gudoomiyaha barlamaanka ay noqoto.

Waxa lagu nacaya Kulmiye iyo Waddani waa dhaqankooda ah "sharci jebinta baan tayda ku meel marsanaya". Waa wado khatar ah oo mar hadi la.maro tusbax goay noqon doona. Somaliland wadadi Afrika ku jabtay inay marto waa laga wanaagsanyahay baan qaba.

[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-08
Kulmiye iyo Waddani warkoodu wuxu yahay ama aniga badin ama dalka oo dhan burbur baan uu horseedaya, mar hadi ay sidaas noqotay wadada qudha ee uu furan shacbiga Somaliland waa iyago codkooda siiya UCID iyo Faysal Cali Waraabe.

UCID UU CODEE, NABAD IYO HORUMAR UU CODEE.

Name : Suus
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-09
Bari hore dadkan waala waalay oo danaystayaal ayaa galiyay jahwareer dalkii a dagaal sokeeya ka riday cabdiraxmaan tuur wuu ku daba ka jabay waar dagaalka inaga daayaa ninkaasoo aqoonbadan lahaaa balse way diideen maxaa see laga macaashay walaahi waxba cigaalbuu ilaah u bixiyee walaahi dadkan caqli ay isku daayaan may lahaa lahayn imika qaarbaa wada dagaal kuwaas oo raba inay dadka dib ugu crash aan wixii laga gudbat alla sharkooda hanaga badbaadayo somaliland alla ha dhowro
Name : Suus
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-09
Doorosho nabada waddan nabada iyo wanaag kulmiye iyo wadani hadday rabaan inay was galiyaan dalka dadku ha iska qabtaan
Name : Suus
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-09
Waar nabadbaa caano macaan dugsi maleh qabyaalad Qaxay dumiso mooyee

[ Reply ]



Name : Guuleed
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-09
CADOWGI SOMALILAND OO KA CABAADAY WERSHADA BEEYADA BURCO.

Cadowga Somaliland oo magaci gobolka Sanaag inta ay qaateen shabakad internet ah furtay. Halkaasna qeyladi aduunka ka keenay wershada beeyada iyago qiray in iyagu(cadowga Somaliland) ka dambeeyo rabshadaha maalmahan ka taagna Sanaag ee ku saabsan beeyada oo xukuumadu horumarinayso.

Halkan ka eega cadowga Somaliland iyo xaarka iyo cabaadka ka baxaya:

www.allsanaag.com

Name : Suus
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-09
Caddowga somaliland waxaynu kaga guulaysan karnaa wada jirkeena
Name : No booze: talyaanle aya helay Ee yaan ummada la wareerin
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-09
Waar bahasha talyaanle aya helay xisbiga kulmiyeh waxa ay ahayd inay so sharaxaan Cali koore, mistake ayay sameeyeen .. Labadi nin Ee meesha isku feedfeeday ayaa labadoodaba la donaynin .. Wax aydu fahmaysaan ayaan jirin..
Name : Fadumo
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-10
Xildhibaano Ka Mid Ahaa Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Inay Ku Biireen Xisbiga Waddani.

https://www.youtube.com/watch?v=ZrHLBjQ1_OY

[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-10
REPUBLIC OF SOMALILAND is:

1. IGAD Newest Member
2. AU Newest Member
3. Arab League Newest Member
4. OIC Newest Member
5. Commonwealth Newest Member
6. UN Newest Member


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-10
Somaliland waa wadanka ugu magaca dheer Geeska Afrika iyo nawaaxigeeda.

Somalia waxa laga kari laayahay inay qiraan in Somaliland tahay dal ka magac dheer Somalia

Hadaba baadhitaanku waa mid fuduud:

Yemen (Shan Xaraf)

Djibouti (Sideed Xaraf)

Somaliland (Toban Xaraf)

Somalia (Todoba Xaraf)

Ethiopia (Sideed Xaraf)


Gunaanad:

Wax dambe oo lagu murmaan jirin, Somaliland baa ka magac dheer Somalia.


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-10
Wado walba Somaliland baa ku geynaysa (All roads lead to Republic of Somaliland

Somaliland halkay ku taala (where is the Republic of Somaliland) ?

Koonfur ka xigta Yemen (south of Yemen)
Bari ka xigta Djibouti (East of Djibouti)
Galbeed ka xigta Somalia (West of Somalia)
Waqooyi ka xigta Ethiopia (North of Ethiopia)

Gunaanad (conclusion) :

Business people, authors, tourist, oil investors, gemstone and mineral investors, millionaores and billionaires, refugees, tourists. With car by road, with ships by sea, by airplane in the sky, and by foot, they keep flocking to the Republic of Somaliland.

Republic of Somaliland is becoming a magnet for money and people from Europe, Asia and Africa. Somaliland is the Switzerland of Africa or the UAE of Africa.

Welcome you too ( I can tell.you want to visit the new Singapore of Africa)


[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-10
http://burcoonline.com/articles/64173/Halkan-Ka-DhegaysoKhilaaf-Ka-Dhex-Curtay-Beesha-Habar-Yoonis-Murashaxnimada-Cirro-Oo-Muran-Gashay-Iyo-Cuqaasha-Oo-Ku-Taliyay-In-La-Bedelo-Murashax-Cirro

Name : NO BOOZE MUXU KA AAMINSANYAHAY KHILAFKA WAKILADA
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-13
NO BOOZE WUXU LEEYAHAY DORASHADA WAKILADA DIB HA LOOGU CELIYO, ANAGA HA NA WAREERININA EE BAHASHA DIB UGU CELIYA MARKAANA IYADO LA WADA ARKAYO HA LA DOORTO CIDA LA DORANAYO.. KULMIYEHNA WAXA U FURAN INAY SO SHARAXAAN XILDHIBAN CALI KOORE HADAY KA BAQAYAAN INA BAASHE MAXAMAD FARAH MEESHA LAGAGA GULAYSANAYO.. MARKA ANAGU WAREER MA DONAYNO EE WAX MASKAXDA GALA MEESHA LA YIMAADA.
Name : NO BOOZE MUXU KA AAMINSANYAHAY KHILAFKA WAKILADA
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-13
DORASHO MAALIN CAD LA QAADAY O KHILAAF LAGA KEENO ANAGU MANU ARAG MANA WAFAQSANA INTERNATIONAL LAW IYO DHAQAN CIVILIZED WORLD EE BAHASHA NAGAGA CELIYA O MARKAANA DIB HA LO DOORTO SHIRGUDOONKA WAKILADA HADA KHALAD DHACAY.. BECAUSE WAX LAGA ARKAYO CCTV CID DAFIRIKARTA O INDHO CAD MA JIRIKARTEH EE INTAYDU WAALIDA NAGA JOOJISAAN BAHASHA NAGAGA CELIYA.. FUCKING SHIT.. WA MAXA WAXANO WAALIYA. ???
Name : NO BOOZE MUXU KA AAMINSANYAHAY KHILAFKA WAKILADA
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-13
WAARYADAHEEN KURSIGAN LA JECELYAHAY EE LAGU WAASHAY MEESHAN DHIBAATO KEENAYAYEH.. EE MEESHAN XILDHIBAAN CALI KOORE WA INA KULMIYEH SO SHARAXA MARKAANA LA TARTAMA TALYAANLEH.. MEESHA KA SAARA BAASHE MAXAMAD FARAH O REGULAR WAKIL HA NOQDO SIDA CIRRO.. MEESHA NEW BLOOD AYAY U BAHANTAHAY EE WAALIDA NAGA JOOJIYA..
Name : NO BOOZE: SOMALILAND WA WAALATAY
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-13
WAAR MEESHA KUN QOF AYA TARTAMAYA MIYA?? WA DORASHADI MADAXWEYNEHNIMADA .. WA TI GUDOMIYENIMADA WAKILADA.. WAXA WELIBA DHINAC SOCDA WADAHADALKI KHAATUMO.. MEESHA MIYA LAGU WAASHAY?? WAXANI WAX LAGU WAREERO MA AHA.. EE MEESHA WAALIDA KA JOOJIYA.. .. LOL
Name : 21
Subject : Re :doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl.
Date : 2017-08-14
Abo abo no bozku hadal badanaa back miyuu ku sidaa

[ Reply ]


Pages : [ doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl. 1 ] [ doorashada xilka guddoomiyaha golaha baarlamaanka jsl. 2 ]