Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.

dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.

News


 https://thumb9.shutterstock.com/display_pic_with_logo/4097188/640035952/stock-vector-set-of-national-flag-usa-canada-russia-uk-australia-eu-china-france-turkey-philippines-640035952.jpghttp://gabiley.net/wp-content/uploads/2015/03/Loogo-Sl-1.jpgWadamada Rreer Yurub iyo Maraykanka ayaa si dhow ula socda doorashada madaxtooyada JSL iyaga oo rajo weyn ka qaba in doorashadu ku qabsoonto wakhtigeeda.








https://thumb9.shutterstock.com/display_pic_with_logo/4097188/640035952/stock-vector-set-of-national-flag-usa-canada-russia-uk-australia-eu-china-france-turkey-philippines-640035952.jpgWadamadan oo kala ah Ingiriiska, Maraykanka Denmark, Ururka Midowga Yurub ( EU ) iyo dalal kale ayaa waxay muddooyinkan u dambeeyay wufuud heer safiir ah u soo direen Magaalada Hargeysa, iyaga oo dhammaantood siday farriimo nuxurkoodu yihiin in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoonto, waxaanay aaminsan yihiin in doorashada oo wakhtiga loo qabtay ku qabsoontaa ay soo celin karto kalsoonidii ay beelsha caalamku ku qabtay nidaamka dimuqraadiyadeed ee JSL.

Safiiradan oo Madaxweyne Siilaanyo la sheegay in uu kulamo gooni-gooni ah la yeeshay ayaa waxa ay sidaas oo kale madaxweynaha u sheegeen in ay eegayaan qaabka ay doorashadaasi u dhacdo iyo weliba in ay noqoto mid xor iyo xalaal ah oo xisbiyadu u tartamaan si xor ah.

Safiirka Ingiriiska oo maalmo ka hor ka dhoofay Caasimada Hargeysa ayaa sheegay in uu madaxweynaha soo gaadhsiiyay farriin ah in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoonto islamarkaana noqoto mid xor ah oo ay xisbiyaduna u tartamaan si xalaal ah.

Safiirka Dalka  Denmark u fadhiya Dalka Kenya Marwo. Mette Knudsen oo badhtamihii bilshan  safar ku timid magaalada Hargeysa, ayaa qoraal ay safaaraddu soo saartay waxa ay iyada oo doorashada ka hadlaysa ay ku tidhi, “Dhacdada doorashada JSL waxa ay marag run ah u noqon doontaa hor-u-marka dimuqraadiyadda JSL”.

Danjiraha Ingiriiska ee JSL iyo Somaliya Md. David Concar oo isna toddobaadkan dhammaaday socdaal ku yimid Hargeysa, ayaa sheegay inuu madaxweynaha JSL gaadhsiiyay farriintan iyada ah, “Waxaan u sheegay madaxweynaha haddii Somaliland ku guulaysato doorashooyinkaas in ay taasi noqonayso fursad aad u muhiim ah oo soo jiidan karta indhaha beelsha caalamka iyo aqoonsiga JSL, islamarkaana dardar gelin karta in caalamku bixiyo dhaqaale dheeraad ah oo lagu maalgelinayo dhismaha Somaliland.” Ayuu yidhi safiirku.

Si kastaba ha ahaate, waxa muuqata in dalalka Reer Galbeedku indhaha si gaar ah ugu hayaan doorashadan madaxtooyada JSL, iyaga oo aaminsan in doorashada oo jawi wanaagsan ku qabsoontaa ay Somaliland u furi doonto albaabo aan hadda furnayn iyo weliba in dib loo soo celin karo wada -hadalada istaagay ee JSL iyo Somaliy.

SL Media

Posted on Tuesday, August 01 @ 14:26:42 UTC by admin



dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl. - dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Haiban
Subject : Re : dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-01
Waa salaamantihiin dhamaantiin:


Waxaan Eegayaa iney I yeesho iyo iney I Dambaabidho

Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-02
Ragii rag ahaa way dhamaadeenee alla khilaafna iyo colaad ha inaga hayo dooroshaduna yaanay Kenya inagu noqon mar hadday dhinteen ragii rageedi ahaa cigaal iyo ibraahim Ina madar iyo qaar kaloo badan ragii aan aduunyada ka takin oo ku daalayay siday somaliland wax ku noqon lahayd hubaa isku hadhay hadee Allow si nabada doorashada noogu damee
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-02
Ina cigaal no one iyo cabdiraxmaN tuur rag ragbay ahaayeen labadaa ruuxdayduubbaa iska jeclaatsy alla ha u naxariisto labadoodaba فهل ترا لهم من باقية wax ka hadhoo iyaga la mid ahaa ma aragtaa maya walaahi
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-02
DAD HURDA O JAAHILIINA ILAAHAY AYAANU UGA BARYAYNA INU CAWIIYO.. WAAR XAARKIINU CALCUTTA AYU YAALA.. WAAR MAR HADAYDAAN OGAYNBA HEERKAYDU JOOGTAAN HADAL IDINMA FURNA..
WAXA KALIYA EE SURTAGAL A WA INA SI DEGDEGA SALDHIG MILITARY LO SIIYO ENGRIISKA IYO ISRAIL O LA KORDHIYO SALDHIGYADA MILITARY EE SOMALILAND KA JIRA.. WAXA HADAL LAGA KEENAY KANISAD YAR O URAYSA O NAAG ISKU XAARAYSA WAX KA SHEEGTAY.. WAAR WAXBA IDIN DHIMANEH SIYASADINU WA INAY NOQOTA MID OFFENSIVE A.. MA AHA INA MEESHA KOLBA WADAAD KA HADLO KANISAD.. WA INA MEESHA DHAQALEH IMAADA.. MARKA YUHUUDA U YEEDHA.. YUHUUDUNA KI XUDUDINA SAMEEYAY EE ENGRISKA AHA EE MAANTA XAMAR U GOOSTAY AYAY HALKAN BIL QASAB KU KEENIDOONTA O AQOONSIGA MIISKA SAARIDOONA.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-02
MADAAMA CIRRO MEESHI BANEEYAY WAXANU SO JEEDINAYNA INA XILDHIBAAN CALI KOORE MEESHA LAGU WAREEJIYO SI MEESHU BALANCE U YEELATO.. MADAAMA MADAXWEYNIHI IYO KU XIGEENKI KA IMADEEN CENTRAL IYO WEST.. WA INA GUDOMIYAHA PARLIAMENTKU U NOQDA QOF KA YIMID EAST O GOBOLKA SOOL KASO JEEDA.. MARKAASA WADANKU U YAHAY WADAN BALANCE LEH.. HADIKALEH SHEEKADAHA XAFADAHA FUCKINGKA MEESHA LA JOOGA.. FUCKING SHIT.. SIDA WADAN LO SAMEEYO WAX AYDU KA OGTIHIIN O JIRTA MA JIRTO.. FUCKING SHIT.
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Maanta runtaa weeyi postiyoow afkaaga caano lagu qabay
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Silaanyana waa reer bari reer bari bal sanadkan madaxweynaha from west halagu dayo waayo galbeed qabowgoodii waan aragbat daahir riyals laba ka tusaalo qaado malaha waa lodaa xikmad bDab is idhi
Name : Galbeedi
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Salaan diirran Ka bacdi,
Xalay waxaan ka daawaday TVyada Somalida, FAQASH OO SOO NOQOTAY OO QABSATAY MAGAALADA BUHOODLE OO CALANKII DHAGARAYSNAA KA TAAGTAY GUDAHA MAGAALADA!!!!!.
ARRINTANI WAXAY CADDAYNAYSAA IN AANU WALI DHAMMAAN WAAJIBKII XORAYNTA DALKU OO LOO BAAHAN YAHAY IN LA JOOJIYA DOORASHADA OO LOO JEESTO DHAMAYSTIRKA DIB-U -XORAYNTA DALKA.
NINKA LA FARMAAJE, AFWEYNE JUNIOR, WUXUU KU RIYOONAYAA IN UU AIRPORT KA SAMAYSTO BUHOODLE, TURKIGANA KA HELO DIYARADO DAGAAL SI MAR LABAAD LOO DUQEEYO DALKEENNA IYO DAKEENNA. TURKIGU WUXUU UGU BALLAN QAADAY FAQASHTA CUSUB INUU U DHISO CIIDAN CIR OO WAXAANU U SOO TABABARAYAA IMINKA 65 DUULIYE DAGAAL!!!!!.
CIIDANKAAS CIRKA XAGGEE LOO DIYAARINAYAA!!!????
HORE AYAA LOO YIDHI: " Nin KA AAN GARAN WAXA SOO SOCDAA MA GARTO WAXA JOOGA MAANTA".
WAXAA KALE OO HORE LOO YIDHI: "NINKA WAAYO ARKA WAXA JOOGA GARTA".
WA BILLAHI TAWFIIQ.
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Faqashtu aybay ahayd lacnadulaah haddaba farmaajo ma faqashbaa u malayn maayo ddku wax badan way iska sheegsheegan lknse sida dadku wax u tawiilayaan waxba uma dhacaan jamhuuriyada barakaysan ilaahbaa ilaashanaya kaliya aynu adkayno midnimadeena wadanka sanadka galbeedku ha qabsaday waliba muuse sheegta mujaahida ha Ina dufaaco ha dhacdo faqash
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Faqashtu aybay ahayd lacnadulaah haddaba farmaajo ma faqashbaa u malayn maayo ddku wax badan way iska sheegsheegan lknse sida dadku wax u tawiilayaan waxba uma dhacaan jamhuuriyada barakaysan ilaahbaa ilaashanaya kaliya aynu adkayno midnimadeena wadanka sanadka galbeedku ha qabsaday waliba muuse sheegta mujaahida ha Ina dufaaco ha dhacdo faqash
Name : Runta
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Galbeed qabsanayaa ma jiro ee sanadkan waxaa iska leh Dr. Cirro hadii laga tagi waayana waa Reer Hargeisa asal ah oo ku dhashay dhakhtarka Hargeisa halka raga la atrtamayaa ku dhasheen geed hoostii afka gaalna aqoon dagaalka ina dhex maraya walaweyn aa mid diblomaasiyadeed ee maaha dagaal qori waa kii qalinka ninka Muuse maaha nin qalin oo ina dhicin kara cadowga yurura Moqdishu iyo Jabuuti.
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Sanadkan garabistaaga galbeed ka raysta buuqa geela iyo qayladppdaba
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Hargaysi laftirkeedu waa galbeed dad reer galbeed haka tijaabiyo bal daamood EEG daantan galbeedka cidkastaa Sagan daadna barigana EEG pure kaliya cidna ma ogola wax yaableh xataa dadka daaanta barigi waxay dhex dagantihiin daantan galbeed lakiinse ku arki maysid daanta galbeedkoo dagan bariga. Hargaysa sida lookala ilbaxsan isku EEG galbeed vive
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Viva mugaahid Muuse sanadkan loda hala garab istaago cunsurnimo doono mayno xataa silaanyo xagii ka keenay qabyaalada burco waa bar iyo galbeed galbeedkaaba dhaan mono umad ilaah joogtaa lakiinse habra jecli cid aan habra jecli ma ogala meshay bari kaasi xogtaba xadaaradaa ku yar
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Anigu bariba waxaan u nacay habarjelo barigi way ka faanbadanyihiin ka madax taaganyihiin ka kibir badanyihiin ka
Wax kaste ka yihiin adigu walaahi baridu arin ma hayso dad faanijmbaan ku arkaa
Tallow faanka maxaa ugu wacan
Name : Yaanuu
Subject : Re :dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-03
Waar habaryoonistu ha faanaan haddana waxaan ku jecelahay ragnimsda iyo gobnimaday yiqaanaan waa dad aad u wacanahay taa waa la isku raacay lknse habarjeclo dubkoogaa xun

[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl.
Date : 2017-08-07
Bismillahi Raxmaani Raxiim

Hadaanu nahay qurbajooga Somaliland waxaanu si weyn uu soo dhoweynaynaa dardaaranki siiyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur, aad iyo aad baanu uu soo dhoweynayna waana hadalki Somalilander dhab ah, waa hadalki ugu wanaagsana in muddo ah laga maqlo siyaasi Somaliland ah.

Maskaxyarta iyo shaqsi dantiisa uun eegeya balse aan eegeyn danta qaranka hadi laga heli kari laha in ay sida siyaasi Duur uu fekeraan maanta Somaliland ictraaf iyo ictraaf-laan meesha ay maanta joogto meel ka wanaagsan baa ay joogi lahayd. Inaksto Allxamdullilah maantaba meel wanaagsan marayno marka la eego waxa inagu hareeraysan(somalia, yemen, iwm).

Ilahay waxaanu ka baryaynaa inu Somaliland siiyo guul dhinac walba, cadowgeenana burburiyo dhinac walba.

Allah weyn ninki aamina awood leh.

Somaliland ha noolato, cadowgeedu ha burburo.

Allahu Akbar


[ Reply ]


Pages : [ dalalka reer galbeedka oo isha ku haya doorashada jsl. 1 ]