Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.

xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.

News


 http://caynabanews.com/uploads/article/photo/IMG_1F9258-73F5CE-E59107-F1F870-652331-B373AC.pnghttp://l7.alamy.com/zooms/62812ba9cc934ec38e3da56d03243431/edna-adan-ismael-foreign-minister-of-somaliland-bmtjag.jpgMadaxweynaha JSL ayaa Marwo Drs. Edna Aadan u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Wada-hadallada JSL iyo DF-da Somalia.







https://s-media-cache-ak0.pinimg.com/originals/8f/2f/11/8f2f11ac31cd228e3466604878590ce3.jpg


http://ednahospital.org/fgm/wp-content/uploads/2010/09/edna-adan-lyndon-johnson.jpgMadaxweynaha J. Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ergayga Gaarka ah ee JSL u qaabbilsanaan doona wada-hadallada Dawladda Federaalka Somaaliya u magacaabay Marwo Drs. Edna Aadan Ismaaciil oo Xukuumaddii Daahir Rayaale ka ahaan jirtay  Wasiirkii Aarrimaha Dibedda.

Sidaa waxa lagu sheegay War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada JSL islmarkaasna xambaarsanaa Digreetada Madaxweyne Siilaanyo ku magacaabay Ergeyga Wada-hadallada Somaliya lagula jiro u qaabbilsanaan doona JSL.


Waxaanna siddaas lagu sheegay Warsaxaafaddeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Md. Xuseen Aadan Cigge (Deyr), oo  ka soo baxay Xarunta aqalka Madaxtooyadda JSL. Kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta caalamiga ah. Waxaanu dhignaa sidan soo socota:

http://ednahospitalfoundation.org/wp-content/uploads/2014/10/cgi-bill-clinton-meets-edna-adan-e1416604504631.jpg
- Madaxweynuhu
markii uu arkay:  Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.


- Markii
uu ku qancay: Mudnaanta uu Qaranka u leeyahay Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya; Markuu Arkay: Ahmiyadda ay leedahay in Jimciyadda Quruumaha Ka-dhaxaysaa taban-taabiso wada-hadalka u dhexeeya labada dal;


- Markii
uu Tixgeliyey: Baahida loo qabo mas’uul aqoon u leh xidhiidhka Jimciyadda Quruumaha Ka-dhaxaysa. Markuu Arkay: Qoraalka soo jeedinta ah ee Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.


- Markii Uu Ku Qancay: In ay leedahay waaya-aragnimada, aqoonta iyo kartida looga baahan yahay mas’uulka xilkan gudan kara;


http://ednahospital.org/fgm/wp-content/uploads/2010/09/4-hillary-clinton-edna-adan.jpg- Wuxuu go’aansaday; In Marwo, Edna Aadan Ismaaciil, laga bilaabo taariikhda 24. 07. 2017 ay ahaato Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya, waxaanay la shaqayn doontaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.”

Afhayeenka Madaxtooyada JSL.

Posted on Wednesday, July 26 @ 12:21:29 UTC by admin



xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia. - xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ] [ 2 ]

Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-26
Maamo Edna aadan waanu ugu hablayaynayaa xilkaas Edna waxay inaga mudan tahay ixtiraam iyo qadarin

Name : Kulmiye
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-27
Marwo Adna Adan waanu ugu hambalyaynaynaa xilka culus ee loo egmaday. Waanay u qalantaa. Waxa kale oo aanu ku bogaadinaynaa Maxweynaha Somaliland ee goor danbe wax xasuustay inuu waxgaraka dalka ka soo kiciyo gidaarada lagu ilaabay ee dhuljiifka laga horomariyay.

Dhinaca kale waxa lagu maahmaahaa oo la yidhaahdaa Jinni ninkii keenaa bixiya. Marwo Adana Adan iyo Odaygeedii Illaahay ha u naxariistee Maxamed Ibraahim Cigaal iyagaa nala doontay Wallaweynta, maantana waa xaq inay raadiyaan sidii nalooga soo celin lahaa ee loo xaqiijin lahaa qaranimadayadii la lunsaday.
Name : Caleeh ha noolaato adna
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-27
Waaa runtaa yee iyaga soo tijaabiyay oo waagi koonfur anagu daray
Anigu markaan wax eegayo waxaan si cilmamaysan u baadhaa cida hogaamiyaha dhabta ah waxaa ogaaday inuu cigaal hogaamiyo. Dhab ahaa waayo koonfurbuu tagay waayo lagu quudhsaday iyadoo sidaas loogu quudhsanayo oo laga badanyahay ayuu haddana awood inuu dadkii ka samaysto wakii raysal wasaare noqday haddana waakii somalilandtii dib u dhisay nelson mandela ayaa cidii khatarta lagu tilmaamaa waxaan aaminsahau inuu cigaal ka sareeyey mandela intuu somalia inugu daray waxa lagu iloobayaa intuu somaliland oo ka badan hadduuna iman lahayn xayawaanuun iska noqon lahayn oo somaliland is wada laynaysuun marwo Edna aadan ilaah hagu asturo xilgaas silaanyo wuu mahadsantahay inkastoo xili danbe wax xasuustay
Name : Wabaarok caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-27
Edna aadan iyo dad badan waa in la raadiyaa oo dib loogu magacaabaa xilal haddii la rabo inuu dalkani horumar dad badan oo la iloobaa jira oo xashiish miidhan meeshoodii fadhiyaan iyo bilaa xishoodayaal aan damiir lahayn oo reer hebel lagu keenay

[ Reply ]



Name : Amiir khadar
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-27
Ingineer Carbeed Ayaa Waydiiyay Ingineer u dhashay dalka Japan: Sidee Ayaad Dhamaantiin U Wada Noqoteen Dad Caqli Badan Oo Si Fiican U maamulla Una Maareeya guud ahaan Adeegyada Aad Haysataan?

Wuxuu Ku Jawaabay Ninkii Japanka Ahaa Idinka Ayaa Naga Caqli Badan Hadaad Tihiin Carabta!

Sideenu Idiinka Caqli Badanahay Ayuu Waydiiyay Ninkii Carbeed?

Wuxuu Ku Jawaabay Tobankii Qof Ee Japan u dhashay Waxaa Laga Helayaa Hal Qof Oo Caqli Badan. Halka Tobankii Qof Ee Carbeed Laga Helayo Sagaal Caqli Badan!!

Anagu Hadaanu Nahay Reer Japan Waxaanu U Dhiibnaa Maamulka Qofkaa Caqliga Badan Sagaalka Kalena Waa Caawiyaan oo garab istaagaan

Laakiin Idinku Waxaad Maamulka U Dhiibtaan Qofka Kaliya Ee Maangaabka Ah Waxaanad Ka Tagtaan Sagaalkii Kale Ee Caqliga Badnaa Oo Bilaa Camal Ah.Sidaa Darteed Ayaad Dad Caqli Badan Noogu Aragtaan hadaanu nahay Reer Japan.

Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-27
Marka somaliland dadkii caqliga lahaa way ilowday kuwii bilaa caqliga ahaana xilkiibay ku dhoobtay haddaaba layara baraarugayaa
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-28
no .. somaliland ki caqliga badna aya afka u dhiganayaan sagaal bila caqliya.. meesha wax laga eegaya maba aha meeshi loogu talagalay.. waxay ahayd ina sillanyo magaacabo ergayga gaarka ee bilaabaya wadahadalka somaliland iyo israil.. kaasa lo bahanyahay.. looma bahna hadal madhan.. shit.. iyo carab naago o la daba ordo o adhi uraya lo dhoofiyo.. waxa lo bahanyahay ninki intu Tel Aviv ka dago ka keenilaha aqoonsiga..
Name : NO BOOZE: WAXAN SOMALILAND LA ISKU WARERINAYO WA MAXAY?
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-28
WAAR MALAHA DAD WAALAN AYA JOOGA WIXI LA ISKU ODHANJIRAY BRITISH SOMALILAND.. MEESHU WAXAY LEEDHAY 850 KM OF COAST LINE SAARAN GULF OF ADEN O MARAAN BUSINESSKA ISKAGA KALA TAGA ASIA IYO EUROPE.. MARKAASA LA LEEYAHAY MEESHU WA BILA AQOONSI.. WAAR ANAGA WASNA AQOONSIGA.. U YEEDHA NETANYAAHU MARKAANA SIIYA LABAATAN SALDHIG MILITARYA MARKAANA HALKA U FADHISTA BEESHA CALAMKA.. MARKAASANU ARKI BAL INA AQOONSI SOMALILAND LEEDAHAY LA DIIDO.. FUCKING DAYEERO. WAX AYDU FAHMAYSAAN O JIRA WA BAABACADA O TIMO KASO BAXAAN..
Name : NO BOOOZE
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-28
XEEBTA SOMALILAND EE BUSINESS KA CAALAMKU MARO WAXA LEH CID KASTA O DAGAN SOMALILAND.. 850 KM WAXA LEH KA JOOGA BUUHOODLE IYO KA JOOGA LAASCANOOD IYO KA BORAMA JOOGA IYO KA HARGEISA JOOGA IYO KA JOOGA TALEX.. IDINKA LEH EE MEESHA U FADHISTA BEESHA CAALAMKA INTAYDU YUHUUDA U YEEDHAAN MARAKIIB SAMAYSTA O HALKA LO FADHISTO BEESHA CAALAMKA AYAAN LEEYAHAY.. YUHUDUNA INFRASTRUCTURE KASTA O U BAHATAAN WA HAYSA.. FROM UNIVERSITY TO HOSPITAL TO TACLIN TO TECHNOLOGY TO HUB.. WAAR YUHUDA U YEEDHA O HALKA U FADHISTA CAALAMKA O BAADA KA QAADA WAXA MEESHA MARAYA..
Name : Wabaark caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-28
Abwaan hadraawi waraysigii horn cable waxa ka muuqatay inuu saluugsanaa siday wax u jiraan isagoo saluugsanaa xaalka dalka toban qof oo meel ku urursanuun aqoonbaana jirin buu yidhi dawladnimo waa wax qaaliya waxay ahaydbuu yidhi in adigu wacan hadalkiida iiga muuqday inuu wax saluugsanaa wuxuu aad u amaanay cigaal waa ninka qudha ee lahaa aarbal hasn u kaadino koonfur isna yaa wax ka maqlay haddaba cirraha soo socda waxaan kulz talinayay inuu keeno dalka oo horumarsan oo sidan maanta dhaama silaanyo yo boholbuu ku today dalkii
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-28
Silaanyo boholbuu ku riday dalkii waxa uu wuxuu Ina badaba ka badan cigaal no1 cid gaadhasaa ma jiro doonto

Silaanyo miyaa waa ninka dada joogee isaga waxba odhan mayno jnkastoo dalkaba xukumi oo islaantu xukunto cabdicasiis wixii lagu eryat waydiin kii ogaa allow sidan kasoo gaadh
Name : NO BOOZE: somalilands needs a secret society
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
wa in la sameeya secret society ka kooban suldaana guud iyo boqorada leh awooda, siyasiyiinta waweyn ee xukumada iyo parliament ku jirin, wadaada kuwa ugu waweyn iyo cid kasta o talo hayso.. secret societygaasi meelo ayay ku shirayaan aanay warbahintu ogayn.. waana secret o ummadu ma ogaankarto waxay yihiin iyo meelaha ay ku shiraan.. taloyinka ay so bixiyaan ayay qadanayaan cida officialka a ee la doorto sida xukumada iyo parliament.. taloyinkasina ma noqonayaan kuwo la ogyahay o beesha caalamka iyo warbahintu ogtaahay.. taasa ka dhigidoonta somaliland stable.. wa ina sirta iyo talada wadanku ay noqoto mid aanay beesha caalamku ogayn o xita warbahinta somaliland ogayn..
Name : NO BOOZE: somalilands needs a secret society
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
hadu wadanku leeyahay secret society dagaal kama dheceen ceel afweyn, dagaal kama dheceen buuhoodle, dagaal kama dheceen sool.. wadanku wuxu yeelanlaha meel talo keenta o beesha caalamka ka qarsoon.. wa inay jirta kuwo la doorto o official a o beesha caalamku ogtahay iyo secret society o iyaduna cid og waxay yihiin jirin o talo keenta o siisa taladasi kuwa la doortay ee shicibku doortay..
Name : NO BOOZE: SECRET SOCIETY WA MUHIIM IN LA SAMEEYA
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
secret society waxa ka koobnaandoonta dad la dooranin o laakiin awood ku leh bulshada dhexdeeda.. suldana guud ayaana ku jiridoona, wadaadada awood leh, siyasiyiin waweyn o donaynin ina wax shaqo ku yeeshaan xukumad sida cali khalif galaydh, boqoro taladooda la dhagaysto sida buur madow.. cida kasta o awood ku leh bulshada o laakiin xukumad iyo parliament iyo gurti ku jirin ayay noqonayaan.. marka goleh secret o secret society ayay yeelanayaan.. meel ay ku shiraan iyo inay jiraan wa la beenaynaya.. waxana la odhanaya golaha secret society ma jiro.. laakiin wa jiraya waana shirayaan.. taloyin ayay so jeedinayaan ay isku raceen.. kuwa la doorto sida xukumada iyo madaxweynaha la dorto aya qaadanaya talada ay so jeediso secret society.. beesha caalamka iyo warbahintuna ma ogaankarto secret society waxay so jeedisay.

[ Reply ]



Name : NO BOOZE: kanisad aya la furaya ku xigsiya synagogue
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
waxanu so jeedinayna ina dawladu ku dhawaqdo inay so dhawenayaan dad ka so jeeda reer bini israil haday somaliland imanayaan o wax ku darsanayaan.. o welibana la ogolanayo ina la furo meeshay ku cibadaysanlahayeen.. mar hadaydu qoladi catholic u ogolateen kanisad wa ina la oglada synagogue.. waxanina wax u somaliland yeelayo o jira ayaan jirin.. hada cidi diinkale qadanayso no booze aya qaadanlaha.. sidasaydu ku helaysaan aqoonsiga.. anaga waxan og ee sida sameeya.. maxa ina gheleh o intu yahay dhiigyacab halka idinkaso qoslaya.. WAAR MEESHA KANISAD IYO SYNAGOGUE KA FURA..

Name : NO BOOZE: SECRET SOCIETY WA MUHIIM IN LA SAMEEYA
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
WAAR HA IS WAREERININA.. SECRET SOCIETY O CALI KHALIF GALAYDH HOGAMIYO SAMEEYA.. DIINAHA CAALAMKA O DHANA U YEEDHA O KANISAD IYO SYNAGOGUE IYO BUDHIST TEMPLE MEESHA HA KA FURAAN.. FUCKING SHIT.. MAXA IDIN WAREERIYAY EE CIDLADA IDIN DHIGAY.. INA GHELAHA QOSLAYA WAXA CASIMADISA UGU YAALA LABA KUN O KANISADOOD.. WAXASU U QOSLAYA.. EE IDINKU KANISAD BA LA SHEEGAYAYEH SYNAGOGUE FURA..
Name : NO BOOZE: SECRET SOCIETY WA MUHIIM IN LA SAMEEYA
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
IMISA JEER AYU NO BOOZE YIDHI NINKA INA GHELEH IS A FUCKING DHIIGYACAB EE FARIHINA KA QAADA??? HOW MANY TIMES?? MARKU MALINTI DHAWAYD ISAGO QOSLAYA U AQOONSIGIINA HADALO BADAN SHEEGAY AYAYDU FAHAMTEEN FINALLY MIYA??? FUCKING SHIT.. CIDI WAX OG WA INA LO FIRSADO WAXAY LEEYIHIIN AYA FIICAN.. DJIBOUTI CIDA XUKUNTA EE INA GHELLEH FARINA KA QAADA AYAANU IDIN LEENAHAY.. O MEESHA KA FURA KANISADO IYO SYNAGOGUE.. WAXAN IDIN WAREERIYAY WA MAXAY???
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-30
Adigu ma maykal maryaamaad ilmsadeer tihiin afartaasuunbau olalayn jiree sharka

[ Reply ]



Name : Kulmiye
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
Haweenay Cadaan ah oo Hargeysa Kaniisad ka furtay markay ruqsad ka heshay Xukumadda Kulmiye.

https://www.youtube.com/watch?v=bBCwnSuF1w0


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
Bismillahi Raxmaani Raxiim

Waxa nasiibdarro ah koox yar oo aan uu dhalan Jamhuuriyada Somaliland balse uu dhashay dalka Somalia oo ka qeylinya Kiniisad Katolik ah oo laga furay caasimada Hargeysa ee Jamhuuriyada Somaliland.

1. Muslimiintu waa Dad ku Kalsoon Diintooda

Hadaanu nahay muslimiin waanu ku kalsoonahay diinteena xoogeeda kolkaas Soomali biiskan qeylinaya maba fahmayaan inay diinta Islaamka iyo Ummah wax uu dhimayaan waayo dad aan diintooda ku kalsoonayn baa ay Soomalida uu ekaysiinayaan.

2. Diinta Islaamka Kama soo Horjeedo In Gaal Furto Kiniisad

Waxa ceeb iyo dhibaato ah dad aan diinta si wanaagsan uu aqoonin oo hadana arrinaha diinta Islaamka ku saabsan ka hadlaya. Gaalku inu kiniisad furto wax uu diidaysa ma jirto habayaraate. Anaguba wadamadiisa Masaajido baanu ka furanaa. Weliba dadka wadamadaas baa si weyn diinta Islaamka uu qaadanayay sanadahan dambe.

3. Xukuumada

Xukuumadu yaanay dhegeysanin cadowga Somalia ka soo qeylinaya ee aan diinta islaamka fahamsanayn. Waa la furay kiniisadaas waana furnaanaysa. Weligiin qeyliya baan leeayahay cadowga Somaliland.

4. Aduunka oo Dhan Baa Muslimaya

Habayaraate wax baqdin ah oo aan ka qabo kiniisadan ama mid kaleba ma jirto. Wofka yahuudiga ah ama kiristanka ah xaq ayay uu leeyihiin inay wadankeena ka samaystaan meelo ay isugu yimaada. Wadaadada Somaliland dadka ha fahamsiiyaan diinta iyo waxa nebi Maxamed(scw) ka yidhi arrintan.

Gunaanad:

Waan soo dhoweynaya in xukuumadu gaalada uu furtaymeel ay ku kulmaan oo arrimaha diintooda ku samaystaan. Qofka muslimka waxa laga raba inu si wanaagsan ula dhaqmo gaalada si ay maalin iyagu laftooda uu muslimaan sida badsna ka dhacda wadamada reer galbeedka.

ALLAH weyn ninki aamina Awood Leh.

ALLAHU AKBAR

Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
mujaahid indheer garad

muqdisho waxaku taala kaniisada labaad ee aduunka ugu weyn, waxaa yaableh bulshadii koonfurta somalia oo abaar la il daran in dowladoodii ay ahayd inay wax u qabato, ay dhaqaalihii galisay furista kanisadaasi.

kaaga darane, kaniisadan hargeysa gaala furtay, laakiin ka xamar dowlada somalia oo muslim sheeganaysa furtay, dadkaasi diintoodu waa diin siyaasadaysan ee maahan diin daacad ah.

diinta ilaahay waa ka mabnuuc in siyaasad iyo dano gaar ah qofi u adeegsado, kolka cadowgaasi wuxuu wad wada waa diin siyaasadeed diintii bay siyaasad u adeegsanayaan. kaaga darane ceebtoodu uma muuqate kaayaga u muuqda.

qoloda somalia waxoodu waa xaasidnimadii la ogaa. haday xaaraan tahay maxa ku kalifay inay kaniisada xamar dib ooda uga qaadaan.

[ Reply ]



Name : Ducale II
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
Ma jirto midnimo hore oo dhex martay Somaliland iyo Somalia oo sharciga ku fadhida. Waxba laguma heshiin. Waxay ahayd is-dhexyaac iyo jibo Somaliweyn oo markaas sax ahayd. In la wada xoreeyo 5ta Somaliyeed markaasna la dhiso maamul Somaliweyn ka kooban. Waa la waayay 5tii Somaliyeed oo midoobo ka dib markii NFD iyo Somali-Galbeed la waayay Jabuutina ay albaabka hoosta ka soo xidhatay. Maxay sheegaysaa markaas midnimadan laga been abuurayaa.

Wadahadaladu waxay macquul yihiin haddii laga wada hadlayo in imminka la wada midoobayo Jabuutina ay ka mid tahay oo Haa iyo Maya ku xidhan. Laakiin weligeedna mawduucu ma noqon karo Somaliland oo lagu eedo madaxbannaanideeda gooni-isu-taagga qaranimo.

Viva JSL.

Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
mujaahid ducaale

waa xaqiiqo dhab ah, oo ahayd inaan ololaheeda gudo galno, inaan caalamka usoo bandhigno ayay ahayd.

hase ahaatee, hadiiba la sameeyayna way fiican tahay, somalia xaqiiqada way ogsoon tahay waana sabab tay ugu dhici waayeen inay juuq ka keenaan saldhigaasi imaaraadka ee berbera ka bixinay.

insha allah guusha iyo nasrigu wuxuu la socda kuwa xaqa ku taagan, inaka somaliland na xaq baynu ku taaganahay, sharcigana waanu hubna inuu dhanka yaga yahay. waynuna guulaysan doona insha allah. intaad tidhi oo dhan waa run jirta oo indhaha laga qabsan karin.
Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
ka sokow, aftidii ay ku doodeen dastuur midnima loo qaaday, waatii sida weyn looga diiday shicib ahaan.

kolka dee wax midnimo ah lagu saxeexday hadaan lahayn, lana ogyahay afti ku sheegi 1961 halkaanu wax dhignay oo ahayd 85% no union? ma midnimay meel ku ogaayeen? illeen bahashu waxay ka ahayd afduub siyaasadaysan oo reer koonfureedku sameeyeen.

hadaan sida saxda u yidhahdo somalia samaysay kuna badheedhay in shacabka somaliland la iska afduubto, ilaahay mahadii shuhadadii snm baa xoog ugaga fur furtay.

[ Reply ]



Name : Guuleed
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
Wasiirka diinta iyo awqaafta inu qeylada cadowga Somaliland ka baqdo waa ku ceeb qaranka Somaliland iyo xukuumada. Ma facebook baa ka talisa Somaliland?

Kiniisadan loo furay inta yar ee gaalada ah wadanka inala jooga waa talaabo wanaagsan oo diinteenuba ogoshahay.

Jamhuuriyada Somaliland waxa ka taliya reer Somaliland wax arrimaha Somaliland laga weydiinayo Somalia iyo reer Somalia habayaraate ma jirto, ama ha qeyliyaan ama ha dhuusaan wax goaanada Xukuumada Somaliland ka bedelmaya ma jirto.

Somaliland waa dad iyo dal Islaam ah, Islaamkana diin ka awood badan ma jirto. Cadowga Somaliland waa munaafiqiin ka daran gaalada.

Somaliland ha noolato, cadowgeedu ha burburo.

Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
Somaliland ma gaal raacbaa imadaan wada busaaroonasaa marka boqol doolar loo qaybsho sow kiniisada ku yaaci mayso waala arki balaayada xakaa ka timaata yaa masuuliyadaa qaadi doonaa dhamaan qaar gaalada u sacbinayaa jira bal awoonsi car hala hello
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-29
Gaalada duulaanbay inugu qaaday waad arki cuqubada xakaa ka timaada iyo danbigaasoo dhan cid qaadi doonta mooyi

[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-30
Bismillahi Rahmaani Raheem

OPEN CALL FOR THE EUROPEAN UNION(EU) AND UN AND AMERICA TO SUPPORT THE REPUBLIC OF SOMALILAND ON THE ISSUE OF RELIGIOUS TOLERANCE.

THE DE-FACTO REPUBLIC OF SOMALILAND IS CURRENTLY UNDER WITHERING ATTACKS AND PRESSURE ONLINE AND OFFLINE OVER THE OPENING OF ONE SMALL CATHOLIC CHURCH IN HARGEYSA. THE RELIGIOUSLY INTOLERANT OPPOSITION IN NEIGHBORING SOMALIA HAVE RESORTED TO THREATS AND HATE SPEECH AT THIS JUNCTURE OF THE CRISIS. IT HAS TRULY ESCALARED TO SERIOAU PROPORTIONS THAT COULD OPEN OTHER LATENT FISSURES BETWEEN SOMALILAND AND SOMALIA AS THE RETHORIC IS DOWNRIGHT NASTY BEYOND BELIEF.

WHEN SOMALI AMERICANS AND EUROPEAN AMERICSNS THREATEN TO BLOW UO CHURCHES IN SOMALILAND THE EU AND AMERICA HAVE AN OBLIGATION TO WARN THEIR CITIZENS THAT THIS TYPE OF RETHORIC HAS CONSEQUENCES EVEN KF UTTERED ONLINE. SOMALILAND DIASPORA IS SERIOUSLY CONCERNEE ABOUT THE SCALE AND FEROCITY OF HATRED ABD THREATS AGAINST SOMALILANDNOVER THIS CHURCH ISSUE.

WHILE THE DE-FACTO REPUBLIC OF SOMALILAND WILL NEVER CAVE IN TO THREATS FROM ITS ENEMIES WE NEVER THE LESS ON THE EU AN AMERICA TO RESTRAIN ITS CITIZENS OF SOMALI ETHNICITY WHO ENGAGES IN CYBER TERRORISM AND THREATS AGAINST PEACEFUL AND TOLERANT MUSLIMS AND CATHOLICS IN THE DE-FACTO REPUBLIC OF SOMALILAND. FACEBOOK AND TWITTER ARE OF PARTICULAR CONCERN TO US. HATE SPEECH MUST BE CONFRONTED.

Note. PLEASE SHARE THIS WRITING ON TWITTER AND FACEBOOK AND WITH Y
THE EU AND USA. THANK YOU.

ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-30
Incase the anti-Somaliland Munafeqeen forgot let me remind them that it is the
DE-FACTO REPUBLIC OF SOMALILAND which has the TAWHEED IN ITS FLAG and not Somalia.

Let us also not forget how president Siad Barre of Somalia killed 13 Islamic clerics in broad daylight and without trial.

The De-Facto Republic of Somaliland will NOT be lectured to by Somalia on issues regarding ISLAM.


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-30
Yaab Caleh

Reer Somaliland iyo dowlada Somaliland ma ogola in dalkooda lagu faafiyo diin aan ahayn diinta Islaamka. Kiniisadana diin ma faafinayso adiguna waad ogtahay taas anaguna waanu ognahay taas. Dalkeena dad iyo dowlad iyo Illahay oo ilaaliya vaa leedahay ee kiniisad yar oo ajnabiga loo hagaajiyay wax baqdinaan ka qabno ma jirto habayaraate.

Gaalo ajnabi ah oo Hargeysa degan baad sheegeysaaye aduunko dhan baa diinta Islaamka qaadanaya si weyn qaadaaynaya weliba. Anagu kama werwerayno dsd inaga gaaloba habayaraate.

Allah weyn ninki aamina awood leh.

Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-30
Yaan loo sacab tumin kiniisadaa balo intaas ka jeedi weeyi dagaal diimeed iyo khilaafna lagama sal gaadho waa masiibo weyan oo caalamku la wareersan yahay fidnado way hurudoo lacnaf korkeeda ha ayaay cidda toosisaa
Name : NO BOOZE: YUHUUDA U YEEDHA IYAGA AYANA FAAFIN DINTOODEH
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-30
waar wayd is wareerinaysaneh yuhuuda u yeedha iyaga ayaan diintooda faafin o ixtiraama diinta islaamka.. kuwan catholics wa ina lagaso saaro sharci dhigaya inanay wax dhaqaleh wadanka keenikarin iyo inanay dad lacag siinkarin ila somaliland miiska lo saarayo aqoonsi.. marka aqoonsi somaliland miiska lo saaro marka dhaqaleh ayay helaysa somaliland markana dadku baahi ma qabanayso.. LAAKIIN DIIN AYA DHAQALEH MEESHA LA IMANAYSA IYADO SOMALILAND LAHAYN AQOONSI WA INA SHARCI LAGA SO SAARA.. DIINTA REER BINI ISRAIL IYADU MABA FAAFTO O REER BINI ISRAIL AYAANBA OGOLAYN INAY DIINTA ISLAMKA DADKA HAYSTA A DIINTOODA KU FAAFIYAAN.. KUWA U YEEDHA KUWASA KAGA HABOON CATHOLICS INAY SOMALILAND IMAADAAN O SYNAGOGUE KA SAMAYSTAAN WADANKANA DHISAAN. DIINTA REER BINI ISRAILNA SANABYO MA LAHA O TA MUSLIMKA AYAY U DHOWDAHAY.
Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
in a way i agree with you, diinta yahuuda iyo diinta hindu gu maaha diimo la gali karo ee waa kuwo lagu dhasho. kuwan kiristaanka way ka sahlan yihiin.

anigu kaniisada halka laga bixiyay waxa dhaami lahayd in yahuud ama hindu la siiyo. kuwaasi diimahoodu waa diimo loo dhasho oo dhalasho ku xidhan ee maahan kuwo dadku iska gali karo.

wayna ka safe sanaan lahayd tan gaalada, gaaladu waa diinta qudha ee sharkeedu badan yahay diinta islaam kana ku ah cadow.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
diinta reer bini israilna cidna ma tidhahdo ilaahay ayu uga dhowyahay ibnadamka sida ta christianka o u haysata ina nabi cise aha ilahay inankisa.. marka khurafaadkooda u daaya qoladan catholics a laakiin kaso saara sharci inanay wax debate dineed meesha ka galikarin, inanay dhaqaleh meesha keenikarin, inanay wax macawino ku xidhan diinta meesha keenikarin.. QOLADA REER BINI ISRAILNA TOOS UGU YEEDHA... KUWASI INTAY WADANKA IDIN DHISAAN AYAANAY WAX DIIN LA FAAFIYO DIIN FARAHA LALA GALO AANAY LAHAYN.. DIINTA ISLAAMKANA FARAHOODA LAMA GALAAN.. MARKA QOLADA REER BINI ISRAIL AYA NADIIFA EE IYAGA U YEEDHA.
Name : NO BOOZE: SHARCIGA DIINAHA WA IN LAGA ANSIXIYA PARLIAMENT
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
WA INA LA ANSIXIYA SHARCI SHEEGAYA INANAY DIIN AHAYN TA ISLAMKU KA SAMAYSO SOMALILAND WAX DEBATE AMA MACAWINO LA SIIYO DADKA POORKA AMA DIIN LA FAAFIYO ETC.. ILA SOMALILAN AQOONSI BUUXA LA SIINAYO.. DADKAN AJAANIBKANA WA INA LO FASAXA INAY SAMAYSTAAN KANISADO LAAKIIN KU EKADAAN KINISADAHASI O AANAY DADKA SOMALILAND ARIMO DIIN KU SALAYSAN MARNABA ULA IMANANIN.. MARKAYDU SIDA SAMAYSAAN AYA BEESHA CAALAMKU DIB U FIKIRIDOONTA O FAHMIDOONTA INA SOMALILAND JOOGAAN DAD ADUNKA FAHMAY.. QOLADA CHRISTIANKANA HA KU FOGANINA EE KUWA REER BINI ISRAIL O DIINTODA OGOLAYNBA INAY FAFIYAAN U YEEDHA.. KUWASAYDU IS FAHMAYSAAN BECAUSE KUWA REER BINI ISRAIL BUSINESS MOYEH WAX DIIN SHAQO KULEH IDIN LAMA IMANAYAAN.
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
Yaa yidhi diinta yahuudo ma faafiso hindida waalaga yaabaa hindida in lagu dhaho waar yahuuda diintooda hadday cid usoo gasha way qaabili lahaayeen lakiinse adiunkoo dhanbaa neceb oo cid galsdaani jirayninba
Name : NO BOOZE: aqoonsiga iyo kanisadu wa isku xidhanyihiin
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
waaryadaheen aqoonsi aya caalamka laga donaya iyo dadki kristianka aha iyo yuhuudi aqoonsiga laga donayay wadanka ma imankaraan o meelo ay ku tukadaan kama samaysankaraan wax is wafaqsan ma aha.. marka halka fadhiya o caruur dhala hadhow la xasuuqo.. inleen sidan aqoonsi ku imanaya ma jireh.. marka ethiopia ama somalia intay idinkuso dulaan ha idin xasuqaan siday halka xaarka ula fadhidaan.. fucking shit.. dadkan cadaanka wa ina la so dhaweeya lakiin aanay waxba faafiinkarin.. laakiin meelo ay ku tukadaan aya laga so horjeeda wa somaliland cidi ma imankarto.. taasina wa aqoonsi ma donayno ee halkasanu ku sugayna ina nalugu xasuuqo.. fucking xarwalwaaliin dayeero.
Name : Yaan caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
Aqoonsigu hadduu kiniisad ku xidhanyahay kaniisadaha hala badiyo waa sidaas dee yaab bal taasna wax halagu hello
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
Somaliland haddii aqoonsi la rabo waa inayna dhinivuun ku eekaan ciisaha waa inay helaan xaqooga hartidu. Sidoo kale samaruuntu iyagu bari Horsy goosteen waliba looga sii badiyay barlamaanka waxa iska leh harti sidaasuu sqoonsigu ku imanayaa allah ka Hal balqadu waxaan ahay qof I ololeeyo wamaaga iyo somaliland mida
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-07-31
Cadaan oo baryahan caydii joojiyay tallow mawuxuu maqlay waalagaa qaadi wasiirnimada
Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
yaab caleek

waa intaad tidhi, horta nimankan dhulbahante iyo warsengeli waa in runta loo sheega, waxay kugula soo boodayaan midnimada somalia waa muqadas,

bal way ilaaween 60kii meel midnimo lagu kala saxeexday in aanay jirin, sidoo kalena way is moogsiiyaan aftidii 1961 waatii dadka reer somaliland badi diideen bahasha. hadaan sida kale u idhaahno inta yadan isaaq.

kolka doodaydu waxa weeye 60kii midnimadaasi reer waqooyi waxay ku sheegaan uma dhamayn, la islamana ogayn ee bahasha reer koonfur ba gaar ugu afduubay iyaka.

waxay ku doodan jabuuti canfar ba ka hor istaagtay inay midnimada gasho, mayse ilaaween isaaq oo kaga badan waqooyiga ay sheegaan inuu 1961 kii bahasha ka diiday. midnimada ay ku doodaan aanayba ansax ahayn, sharcina ku fadhiyin.
Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
yaab caleek

nimankaasi runta ayaan ku qarxiyay, oo webabkoodaan galaa, qaar iska jibaysan baan sida bahasha ugu qarxiyay.

midba igula dooday, jabuuti inay midnimadii shanta gasho canfar ba ka diiday,

dee jawaab taan siiyay waxay ahayd adba midnimada aad sheegayso isaaq oo waqooyi kaaga badan ayaa kaa diiday, illeen waanu ognahay 6 degmo ee waqooyiga, intoodii badnayd diidyeen laga reebo laascaanood iyo borama.

waxay iigu jawaabaan kolkay karan waayaan qaarkood cay bay igu qaad qaadaan. yaan jil jileec nalagu baran, waa inaan runta lagala dhuuman. what the hell midnimada ay sheegayaan. ma meel bay mid sharciyaysan ku ogaayeen, illeen waa afduub reer koonfureedku sameeyeen deetana aynu uga daba laabanay.
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Waa runtaa horta soomaali isku soo noqonoso danbe ma jirto aqoonyahan kaste xeeldheere kaste iyo nin kastaba waydii soomaali way kala dhaqaaq day rasuul danboo u yimaada mooyee taasna waata uu fahmay galayrka iyo dad badan midkastaaba markuu gidaaria soo taabtuunbuu ogaada mida waa taas takale umada samaroon iyagu af xishoday waa inay yeeshaan sababtoo ah iyaga sooryo kaste iyo wanaag kaste waa la siiyay hadday caqli leeyihiin takale jabuuti sida maaha puntland damac ku jiro oo iyadi ismau odhan gobolada saylac yo iska darso xsgaa wat ku fiicN somalilAnd cid isku wadaa loo baahanyahay kaliya waxa ku filam dadkii lawada qanciyo intaasuunbA in lZ fahmo ah bas walaahi aaoonsigu wuu iman
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Hadda harti way ogDEEN INAY SOMALILAND DAN U TAHAY MAALINBA QAARBAA FAHMAYA WASIIR FARATOKN IYO XAGLO TOOSIYE MASHAARIICDA HOODE EE GOBOLKAAS KAWADAAN HADDAAD OGAAN LAHAYDEEN WAAD YAABO LAHAYDEEN KALIYA WACA LOO BAAHANYAHAY NIDAAM ILBAXA OK DADKAN ISKU WADA KHAYRBAAN RAJAYNAYAA
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Takale canfarbaa u diiday jabuuti midninimada waa been canfartu dad iska masaakiinta weeyi ismaaciil ray dal wasaare ka dhigayba iyagaana caqligooga iska joogay ninkii hore madaxwayna fikiray
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Isagaa yidhi farasiis I taakulee ii sii joog soomaalidu wuxuunbay iska tidhaahdaa
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Markaa cala kulu xaal cid kastaana xaqiiqada way ogaatay ninkastaaba hadda wuu ogyahay lakiinse haddii cadaalad rasmiya la hello wax walbaaba xaga sareey taki waad ogtihiih somaliland dagaalka ku socda iyo xasadka lala dabataaganyahay ha ugu horeeyaan reer koonfur xataa koonfur gaar ahaan bbcdu inkastoo sidii ay dhaanto ninkii cunsuriga ahaa laga wareejisay sida far aan yuuduf garaad wax ha necbaader haddana wuxuu garanayay cidda Wax gashiui iyo cida wax gudaheed waa kii silaanyo la socday xiligii uu mucaaridada adag kala hor imanayaa rayaale waraysidii kulkulaa ee rayaale ka qaaday u fiirsada iyo waraysigii danbe ee uu silaanyo ka qaadayay markuu guulaystay
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Yuusuf garaad si cadaanuu ila socday silaanyo xiligii uu mucaaridka ahaa bal u fiirsada walaalayaal ama dib ugu noqda
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Wanaagu ha waaro u malayn maayo Muuse inuu dadka isku wadi Karo balse haddii uu qabsado kolay qabsan maayee ha samaysto aqoonyahano badan la taliyaayaal badan si uu u garto sida aqoonsi lagu helli Karo
Name : Runsheeg
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-01
Waaaabirk Callekow,

Arrintu isku wadis dadka reer Somaliland way ka weyntahay, xilli adaga baa inagu soo socda oo wax walba la fili karo ayaa inagaga s socda dhinaca cadowga Somailand. Miyay kula tahay in Cabdiraxman cirro yahay nin dagaal cadow inaga difaaci kara. Yaan qabiil ina madaxmarin ee aan xaqiiqada aragno oo doorano hoggaamiya xaalad kasta oo ina hortimaada awoodeeda iyo kartideeda leh.
Name : Yaanuu
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-02
Lknse way dici kartaa inuu qabsado muuse waliba afrikana saasay u badantahay oo kaalay hadday dagaal noqoto Muuse miyuu dagaal galayaa mise amaraduunbuu bixinayaa waar inagaa Somalia ka awood badan oo ka cudud badan oo ka dhisay iyagu hasoo dhaafaan alshabaabuuh hadday awood leeyihiin car hhh sheeko waar dawlad wax la dhahaa ma jirto adigoo dawlada ha is dhihin meel aan waxba ka jirin
Name : dadweynaha
Subject : Re :xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia.
Date : 2017-08-02
yaab caleeh

maxaa la isku soo laabta, ma marka horay midnimo jirtayba?

haday midnimo jirtay uunbaad odhan lahayd la isku soo laaban maayo.

wax midnimo oo xalaal ah ma jirin, wax xitaa lakala saxeexday ma jirin, wax shacabka somaliland xagiisa ka ansixiyay ma jirin.

bahashu waxay ahayd uun shan somaliweyn hala raadiyo, deetana kolka shanta la helo wax hala sharciyeeyo.

anyway la waa, warkuna waa cadaan. anigu waan ogsoonahay, laakiin qaar iyaka kamid ah baa ku dooda canfar oo ciise ka yar baa midnimada u diiday, iyakoo qiil uga dhiga isleh.

dee waxaan ku quusiya waa intan, hadaad leedihiin ood dood ka dhigateen waaba hadaan sidaada kuu raacee, canfar oo ciise ka yar ba midnimo somaliweyn u diiday,

dee jawaabtu waxa weeye adna isaaq oo waqooyi kaaga badan baa bahasha kaa diiday, kolka xageebaad midnimo ku ogayd, illeen bahashu waxay ahayd afduub reer koonfureedku ku caawiyeen.

jawaabtaan siiyo ayaa sida ah, hadaan tooda u raaco inkastay tahay wax iska huuhaa ah canfar ciise u diiday midnimo in aanay jirin ee jabuuti ay inaga wax inagu qaadatay.

[ Reply ]


Pages : [ xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia. 1 ] [ xukuumadda jsl oo ergay gaar ah u magacawday wada-hadalada df-da somalia. 2 ]