Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.

bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.

News


 https://gdb.voanews.com/1304542D-212E-4C05-9FC6-A85F8656819F_w650_r0_s.jpgWaxaa maanta oo Sabti ahayd Magaalada Hargeysa ka furmay bandhigga caalamiga ah  ee bugaagta, kaas oo sanadkii 10aad ka qabsoomaya Magaalo-Madaxda JSL ee Hargaysa.







http://hadhwanaag.ca/attached/11825634_522510157903193_8989871352208908764_n.jpgWaxa Bandhiggan ka qayb galay dhawr Dal oo Afrikaan ah oo uu ka mid yahay Dalka Koonfur Afrika.

Haddaba dulucda hal-ku-dhegga sanadkan ee bandhiggan ayaa laga waraysta Dr. Jamac Muuse Jamac oo ah Guddomiyaha Xarunta Dhaqanka ee Caasimadda Hargeysa, islamarkaasna ahaa qabanqaabiyihii bandhiggan isaga ah. Isaga oo u waramay saxaafadda waxa uu yidhi,
 http://www.netanimations.net/greenarrowdown.gif" http://www.bbc.com/somali/war-40691454 ".  



Posted on Saturday, July 22 @ 14:35:47 UTC by admin



bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay. - bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducale II
Subject : Re : bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-23
Waa hubaal in ay Jumhuuriyadda Somaliland ka gudubtay casrigii dhagaxa ( عصر الحجر Stone Age ) iyo Reer Guuraaga oo ay u gubtay casrigii hor-u-umarka iyo ilbaxnimada. Waana Illaahay mahaddiis iyo ummadiisaa xalaasha ah ee uu ku hadeeyey dariiqa toosan ee xalaasha ah. Waxaanu leenahay, "Illaahayow na siisay ee noo soo, noo sii siyaadi".

وان شكرتم لازيدنكم وان كفرتم ان عذابي لشديد "And if you thank you have for more than you get, and if you disbelieve, my punishment will be severe". Says God.

Wa Allaahu Al-Muwafaq

Name : Galbeedi
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
Ducale II,
Salaan diirran dabadeed waxaan Ka hadlayaa Ismail Cumar Gelleh oo aynnu u hiilinno markasta oo ay Eritrea ay hungurayso in ay qabsato dalkaas iminka loo yaqaan Djibouti oo ah dhulkii loo aqoon jirey FRENCH SOMALILAND.
Wuxuu si jeesjees ah ugu qoslay in JSL doorashada madaxtooyada ee soo socota ku heli doonto AQOONSI!!!
MAXAYNU UGU HIILINNAA NINKA MAWQIFKIISU YAHAY SIDAAS!!!
Djibouti iyo Eritrea waa dal oo African ah oo innoo gudboon e dhalanteedka inaga daaya oo ha loo arko maamulka Djibouti CADAW LA MID KA FADHIGIISU YAHAY MUUUQDISHO.
SALAAMAAT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
DUCAALE.. ILAAHAY MASUULIYAD FARABADAN AYAYDU DUSHA KA SAARTAAN.. ILAAHAY MASKAX AYU SIIYAY DADKA IYAGANA ISKA MASUULA WAXAY SAMEENAYAAN.. ILAHAY WAX KHUSEEYA MA AHA INAY DADKU ILBAXAYAAN IYO IN KALEH.. DADKA AYAY KU XIDHANTAHAY INAY MASKAXDA LA SIIYAY ISTICMALAAN IYO IN KALEH.. HADAY ISTICMALAAN MASKAXDOODA HORUMAR AYAY GAADHAYAAN.. HADI AANAY MASKAXDOODA ISTICMAALIN THEY ARE GOING DOWN.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
AQOONSIGA IYO HORUMARKA SOMALILAND WAXA HORTAAGAN WA KHIYAALI IYO JAHAWAREER KU JIRA MASKAXDA DADKA U TALIYA SOMALILAND.. MARNA ILAAHAY AYA LAGA RABA INU CAYDH SO BIXIYO MARNA BOQORADA ENGRIISKA AYA CAYDH LAGA DONAYA.. MARKA MARNABA MASULIYAD INA LA ISASAARO O MAALIN QUDHA LA FIKIRO AYA LA DIIDAYA.. WAX MASKAXDA GALAYA MA AHA.. WAX HORUMAR SIDA KU DHACAYA WAA BAABACADA O TIMO KASO BAXAAN.. MAALINTA LA YIDHAHDO " WAAR INAGA AYA ISKA MASUULA O WAX KASTA NAGU XIDHANYAHAY O WAXANU SAMEENO IYO CIDAYNU DANTEENU KU JIRTO AYAANU U YEEDHANAYNA, ILAHAYNA PROBLEMYADEENA MASUL KAMA AHA EE INA WAX KASTA NAGU XIDHANYIHIIN".. MALINTA PARADIGM SHIFT LA SAMEEYO AYA WAX LA NOQONAYA.
Name : NO BOOZE muxu ka aaminsanyahay ninka ina ghelleh dameer??
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
marka hore cida keentay inu ina ghelleh dameer somaliland iyo aqoonsigeeda ka dhiibto hadal farabadan wa isla dadka u taliya somaliland.. ninka buuran ee abdifatax horta wa ina la firegareeya .. because wa shaqsi jaahila o intu isku xaaro sumcadi somaliland iyo dadkeeda dhulka galiyay.. ninka buuran ee isku xaaraya ee ka dhigteen safiirka somaliland ee djibouti erya si degdega.. o ku badala nin kaleh o aamunsan o meelaha wareegin o dawlada ina gheleh dameer hadal badan iyo fataalnimo kula sheekaysan.
Name : NO BOOZE muxu ka aaminsanyahay ninka ina ghelleh dameer??
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
ninka ina ghelleh markisa hore wa nin ka yimid ethiopia wuxuna aha nin haystay meesha dadka lagu torturegareeyo marku adeerki aha madaxweynaha.. ninkaasi dad farabadan ayu kharajiyay o gacantisa ku dhintay.. ila maanta ayu shicibka djibouti kharajiya.. ninkaasi ayaydu idinkuna kolba fataalnimo iyo jilayc ula tagtaan.. wa kolba isha la idinka arko.. hada sacad cali shire o like a fucking coward meesha hadlaya la arko maxaydu sugaysan marka?? waar ninkani aqoonsiga somaliland inu ka hadlo hadalo badan so tuuro idinka ugu wacan ee bal idinku dib iskugu firsada.. anagu laakiin aqoonsigu hadu yaalo akhiro waanu tagiyeh ee idinka ha la idinku imaado wax maskaxda gala.. yaan marna aden sirro intu masjid xaar la fadhisto talo bixinin.. marka kalehna la odhanin qof aya wax naga sheegay.. wax cad ha la idinka arko.
Name : NO BOOZE: somaliland fataaliin aya jooga
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
dadka somaliland jooga wa dadka toodi kaso bixikarila ee kolba dad kalena iyaga wax ka sheegayaan.. bal horta tiina kaso baxa o ninka cali khaliif galaydh iyo distoorka uraya ee aydu xaarka ku qorteen intaydu furtaan mid wafaqsan caalamka sameeya.. oday cali khaliifna wa idinka cawinaya ee dhagaysta talada u bixiyo.. idinkuna dad badan o demoqradiyu waxay tahay og waydu leedihineh fataalnimada iyo munafaqnimada ka baxa.. markaydu inta samaysaan ee wax caalamka wafaqsan meesha ka sameesaan bal aanu aragno ina gheleh iyo ina fucking gheeleh iyo ki xaarmajo o hadalaya.. idinka weeyaan cida problemka wada ee fataalnimada ka baxa.. wixino dhan aya fataalnimo a.. bal nooga sheekeeya civil warka ka socda meesha dararweyneh??? fucking fataaliin.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
CASE IN POINT WA MEESHAN AY DADKA QAAR SO QORAAN WAX BADAN ANAGANA AY NALA SAARAY QOTA WAANA WAXANU KOLBA O SO QORAYNO DHOWR POSTS.. MARKA FATAALNIMO MEEL LAGUMA GAADHEH WAX KALEH MIYAYDU HAYSAAN.. ??? IDINKANA KEENAY INA NINKA INA GHELEH XAARWEYNEH HADALO FARABADAN IDINKA SHEEGO.. INLEEN ANAGU HADAANU MEESHA JOOGNO NINKASI MA HADLEENEH.. FUCKING SHIT.. ANAGU WAXANU NIDHI SIYASI IYO INTELLECTUAL TALADU MA DHAAFIKARTO.. NINKA CALI KHALIIFNA SI FIICAN HA LOOGU YEELO WUXU DONAYO BECAUSE WA INTELLECTUAL.. WADAAD IYO ODAY DHAQAMEED WA INAY IYAGU WAX TALO AY DHIIBANKARAAN JIRIN.. WAXAN KALEH EE INA GHELEH IYO XAARMAJO WA SHEEKO XAFADAHA FUCKINGKA.. BAL TIINA KASO BAXA HORTA.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
WAAR GALBEEDIYOW NIN DADKISA KHARAJIYA INTAYDU SIDA FAAGATYADA ULA HADASHAAN O MID BUURAN O ISKU XAARA HALKA SAFIIR IDINKA YAHAY AYAYDU LEEDIHIIN WAXBU NAGA SHEEGAY.. O WELIBA AY SIYASADINUNA TAHAY INAYDU IS HOOS DHIGTAAN WADANO JAAR A SIDA ETHIOPIA AYAYDU HADANA HADASHAAN.. MARKAASA WADAADO ISKU XAARANA XADISAAN.. ODAY DHAQAMEEDNA DADKA ISKU DIRAAN.. ANIGU WAXAAN AMINSANAHAY INA LA SAMEEYO SHADOW GOVERNMENT AANAY CIDI GARANAYNIN CIDAY YIHIIN O KA TALIYA INA LAGU SAMEEYO SOMALIALND FALSE FLAG OPERATION O INTA ADEN SIRRO MEESHU KA XADISO LABA MISSILE LAGU AGDHUFTO JIMCE KASTA.. SI U MASJIDKA XAARKA UGALA KACO O EDEB U YEESHO..
Name : NO BOOZE WA INA SOMALILAND YEELATA A SHADOW GOVERNMENT
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
WA INA MEESHU YEELATA WAX ADUUNKU OGYAHAY O DADKAN TARTAMAYA IYO XISBIYADA IYO WAXASO DHAN.. IYO WAX QARSOON O IYAGU LEH TALADA RUNTA A O KA KOOBAN SIYASIYIINTA IYO EX MILITARY GENERALS IYO BUSINESSMAN ETC O KA KOOBAN SOMALILAND O DHAN O IYAGU KA TALIYA CIDA SO BIXIDOONTA EE NOQONDOONTA DAWLADA LA OGYAHAY EE CALAMKU OGYAHAY.. LAAKIIN CIDA TALADA RUNTA LEH AY NOQOTA SHADOW GOVERNMENTKA.. O MARARKA QAARKOOD MARKA MID WADAAD A SIDA ADEN SIRRO INTU MASJID XAAR LA FADHISTO.. DIYAARADO MAREKANA LO DALBADA O ONE OR TWO MISSILES LAGU AGDHUFTA.. FUCKING SHIT..

[ Reply ]



Name : IndheerGaras
Subject : Re : bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-23
Marka ugu horeysa waan soo dhoweynaya bandhiga buugaagta ee Hargeysa. Waa wax loo baahanyahay arrimaha noocan ahi.

Marka labaad waa nasiibdarro in xisbiyadula qaar ku kaambayngareeyaan arrimo nabaradi laga bogsadey ummada soo xasuusinaya. Halganki SNM iyo dagaaladi sokeeyeba waa tariikh ummadani soo martay oo ay si guul ah uu dhaaftay maanta wax faydo ino soo kordhinaysa ha lagu kaambayngareeyo. Laakin hadi ay si kale uu noqoto waa iyado dagaal sokeeye oo labaad la raadsado baan qabaa.

Cirro baa Ruushka fadhiyay oo uu nin ku hadlay ma ahayn hadal bulshada Somaliland soo dhoweysay xita kuweena Kulmiye tageersan, waxa ay maskaxdeena dib ugu celisay wakhti aan mar hore soo dhaafnay oo xanuun badnaa.

Dadka wax rajogelinaya baa loo baahanyahay, sida loo kala xumaan badanyahay hadi laga hadlo dalku hoos buu uu socon. Ta kale cid aan dembi ama dumaan lahayn inaguma jirto taasna yaan la ilaawin.

Somaliland ha noolato, cadowgeedu ha burburo.


[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-23
Somaliland 22nd July 2017: Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Hargeisa International book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka somalida, hidaha iyo fikradaha. Danjire Concar ayaa sheegay in UK ay tahay deeq bixiyaha ugu weyn ee caalamiga ah ee Somaliland, waxaana taageerada soo jireenka ah ee UK siiso reer Somaliland abuuray qurbojoogta iyo xidhiidhka taariikhiga ah.

Danjire Concar sidoo kale wuxuu iftiimiyey in fursadda doorashada November ee madaxweynaha ay ka dhigantahay in ay Somaliland dib u xaqiijiso ‘sumcadeedii dhinaca dimuquraadiyada’ iyadoo ku qabanaysa wakhtigii loo qoondeeyey si cadaalad ah, loo dhanyahay, taasoo keenaysa in natiijada doorashada ay aqbalaan dadka reer Somaliland. Waxa uu sheegay in saxafiyiintu ay ka ciyaareen door muhiim ah dimuquraadiyad kasta, dhiirigaliyeenna dood siyaasadeed iyo ixtiraamka xoriyadda warbaahinta.
Danjiruhu Wuxuu walaac ka muujiyey abaaraha mandaqadda. ‘waa xaq’, ayuu yidhi in la xasuusto abaarta daran ee joogtada ah ee ku abuurtay dhibaatada dadka reer Somaliland. Si loo caawiyo dadka ay abaartu Saamaynta xoogan ku yeelatay, UK waxay kordhisay gargaarka degdega ah in ka badan $200 m. taageeradan ayaa illaa hadda waxa wax ka tartay helitaanka biyo nadiifa iyo cunto illaa 1 milyan oo qof, iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah Inka badan nus malyuun qof, oo ay ku jiraan tobanaan kun oo Reer Somaliland ah. ‘Wakhti dhawna waxaan soo arki doonaa waxqabadkan’.

Danjiruhu waxa kale oo uu manta la kulmay wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sa’ad shire. Inta uu booqashadiisa ku guda jiro Danjiruhu waxa kale oo uu la kulmi doonaa madaxweyne, Axmed Mohamed Silanyo, wasiirka madaxtooyada mohamoud Hashi, Musharaxiinta xisbiyada siyaasadda iyo aqoonyahanadii ka qalin jabiyey barnaamujka deeqda waxbarasho ee ay UK bixiso (Chevening Scholarship Program). Waxa uu sidoo kale la kulmi doonaa xeer ilaaliyaha guud iyo gudoomiyaha maxkamada sare.

Uk waxay taageeraysay diyaargarawga dhinaca farsamada ee doorashooyinka Somaliland, oo ay ku jiraan, dhamaystirka geedi socod loo dhanyahay ee diwaangalinta codbixiyayaasha. Waxa sidoo kale ay UK taageertaa saxafiyiinta si ay usoo tabiyaan doorasho dheeli tiran, waxa kale oo ay UK taageertaa garsoorayaasha , si ay ugu soo dabaalaan si dhakhso ah oo cadaalada oo sharciga waafaqsan, hadii wax khilaaf ahi kasoo baxo nimadaamka doorashada.

Danjire Concar waxa uu kala hadli doonaa inta uu ku jiro booqashadiisa, sida ay UK ula shaqayso dawlada Somaliland iyo dhinacyada kale si loo dhiso kaabayaasha muhiimka ah loona taageero bixinta daryeelka caafimaadka, waxbarashada iyo adeegyada kale ee dadweynaha. Oo ay ku jiraan sanduuqa horumarinta Somaliland ee UK hormoodka u tahay.

UK waxay taageertaa dadaalka caafimaadka iyo waxbarashada iyadoo ka shaqaynaysa in la kordhiyo tirada hooyooyinka xiliga dhalmada iyadoo ay la joogaan xirfadlayaasha caafimaadka iyo waliba in la kordhiyo tirade hablaha iskuulka loo diro. Waxaanu sidoo kale ka caawinnaa wax ka qabashada caqabadaha horumarka dhaqaale ee Somaliland, iyadoo la balaadhinayo wax soosaarka iyo qaybinta tamarta cusboonaata, ujeedaduna tahay si loo yareeyo kharashka korontada loona kordhiyo tirada dadka Reer Somaliland ee hela laydhka.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
QOF CADAANA O LA AAMINA YAANU JIRIN.. ENGRIISKA LA DABA ORDAYO WA INA SIDU U DHANYAHAY FARAHA LAGA QAADA.. DADKAN CADAANKU WA DHIIGYACAB O REER BINI ISRAILKI DHEX DAGANA DHOWR KUN O SANADOOD AYAY XASUUQEEN.. IDINKO MADOW FIKIRKA HOSE EE IDINKA HAYSTAAN WA INAYDU TIHIIN XAWAYAAN.. EYDOODA IYO BISADAHOODA AYA LEH DHAKHTARO DAWEEYA IDINKUNA WAYDU KA HOSEESAAN EYDA IYO BISADAHA CADAANKA IDINKO IBNADAM A..

[ Reply ]



Name : NO BOOZE MUXU KA AAMINSANYAHAY DORASHADA SOMALILAND
Subject : Re : bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
no booze marku u firsado dorashada somaliland isma wareeriyo ee wadanada sida somaliland kaso baxay dhibaato waxay sameeyeen iyo cida u talisay ayu u firsada:
USA marku boqortoyadi engriiska iska celiyay ninki gene washington iyo nimanki kaleh ee saxeexay declaration of independence aya madaxweynayaal noqday.. France markay dagaalki labaad kaso baxday ninki General de gaulle aya madaxweyneh ka noqday, intu weliba iska tagay aya hadana dhowr iyo toban sanadood dabadeed markay waxba soconwayeen dib loogu yeedhay o hadana madaxweyneh noqday o wadanki algeria siyay horiyadooda.. next post for other countries.

Name : NO BOOZE MUXU KA AAMINSANYAHAY DORASHADA SOMALILAND
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
wadanka Vietnam ya madaxweyneh ka noqday markay kala faraxasheen mareekanka ee wax u dhow 15 years dagaalamayeen.. ninki Ho Chi Minh aya noqday madaxweyneh o hogaminayay dagaalki lagula jiray mareekanka.. even dhawaan USA markay kaso baxeen dagaalki labaad ee dunida waxa ku xigay ninki Harry Truman ee nuclear bomb ku riday japan wuxu aha ninki General Eisenhower ee hastay xulafada Atlantic o dhan ee la dagaal gashay Germalka.. halka ki MacArthur ee isna watay qaybta Pacific u marki dambe donayay inu nuclear bomb lagu rido Koriyada woqoyi iyo china ay is qabteen Harry Truman o xilka laga qaaday..
Name : NO BOOZE MUXU KA AAMINSANYAHAY DORASHADA SOMALILAND
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-24
marka nimankan Muse bixi iyo sillanyo waxay kala yihiin o qudha sida Ho chi minh iyo general eisenhower.. MARKA MEESHANINA WAX U DHOW DAGAALKI VIETNAM AYAY KASO BAXDAY.. MARKA MEESHA TARTAN MA JIREH WAX KALEH MIYAYDU HAYSAAN.. NINKI HEGEL EE PHILOSOPHERKUNA WUXU YIDHI "HISTORY CHOOSES ITS MEN OF ACTIONS" O KA DHIGANTAHAY INA WAAYUHU AY YIHIIN CIDA DORATA CIDA TARIKH KA SAMAYNAYSA.. EE SHAQSI DAAQAQ KASO DHACAY SIDA MAXAMAD BIXI YONIS IYO CIRRO MA NOQONKARAAN DAD TARIKH SAMEEYA.. MARKA ANAGA YAAN NALA WAREERININ.. SHIT.
Name : Galbeedi
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Nimanyow,
Xaguù ku danbeeyey Ninkii magaciisu ahaa Jawaan ee Fallaashaha sheegnaa jirey???
Ninkan Booze iyo Jawaan waa isku nooc lala yaabay!!!
Name : Alahum musali wasali wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Bismilaahi barakada ilaahay
Name : Wabarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Xisbiga waddani waa suura gal inoo soo baxo balse ma noqon doonaa mid soo dhawaysan qoladiisa sida uu sameeyay silaanyo silaanyo waxa uu sida bisada hoosta gashaday qoladiisa wuxuuna csdaystay inuu afartaa dheer hayo inta xukunka uu hayo mase ku macaashay. Waddani waxa looga fadhiya inuuna noqon sidaasoo kale xataa dirawalkiisa cid ka fog haka dhigo madaxtooyadana uuna keensan afarta isku jilinka yihiin ha iska fogeeyo hadduu ku guulaysto waa tallo qabyalada baas maxay ku qabaan sida silaanyo oo kale waa suaal I dawikhosay
Name : NO BOOZE:SAMEEYA A SECRET SOCIETY O CALAMKA KA QARSOON
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
wa ina laga sameeya somaliland waxa lo yaqaano a SECRET SOCIETY O MEESHA KA TALISA O TALADA LA WAYDIYO.. waxay ka kobnaandoonta suldaanada guud, siyasiyiin waweyn o waxba u tartamaynin sida cali khalif galaydh, businessmen, xita wadaado sida aden sirro ku dar.. dad farabadan o siyasiyiin iyo intellectuals leh, suldaano guud, wadadada kuwa ugu waweyn o lo sameeyo secret society so jeedisa taloyin la qaato o ay qaataan dawladaha iyo dadka jooga parliamentka iyo gurtidu.. o weliba ka taliya cida wadanka hogaamindoonta.. o markana waxan dorashooyinka iyo waxa la midku noqdo wa caalamka lagu maaweeliyo laakiin talada iyo jahada runta ay ka timaado gudi secret society ka samaysan o wadanka taloyin uso jeediya dadka la doortay ee sameenaya sharci dajinta iyo xukumada.. marka la arki maayo dad qabyaalad isku laynaya iyo dad waalana because gudiga ayay ku wad jirayaan dadkan oday dhaqameedka iyo siyasiyiinta waweyn ee dan ka lahayn inay wadanka wax ka noqdaan iyo wadaadadu..
Name : NO BOOZE:SAMEEYA A SECRET SOCIETY O CALAMKA KA QARSOON
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
WADANKU MA HADU YAHAY DEMOCRATIC DADKU WA IS LAYNAYAAN BECAUSE XORIYAD AYA LA SIIYAY.. DADKU WAXAY LEEYIHIN WAXA LO YAQANO SELFISH INDIVIDUALISM.. MARKA HADA XOOG LAGU HAYNWAAYO WA IS LAYNAYAAN.. MARKA SIDA DADKA LOO MAAMULO WA INA LO SAMEEYA WAX AY DOORTAAN IYO SECRET SOCIETY TALADA SI HOSAHANEED U BIXISA O KA TIRSAN DADKA MARKOODA HOREBA U TALIYA UMMADA.. SIDA ODAY DHAQAMEED, WADAADO, SIYASIIYIIN WAWEYN O DONAYNIN INAY WAX NOQDAAN.. ANYBODY MEESHA WAX KA A LAAKIIN DONAYNIN INAY GALAAN DAWLADA IYO PARLIAMENT IYO GUURTIDA WA INAY KA MID NOQDAN SECRET SOCIETY AY KU WADA JIRAAN O SHIRTA O MARKAANA TALOYIN SO JEEDISA SI SECRET A O SISAY DADKA LA DOORTAY.. SIDASA LAGU MAAMULA WADAN DEMOCRATIC A.. WAANA SIDA MAREEKANKU U MAAMULO WADANKISA.. MARKA BOQOR BUURMADOW, ADEN SIIRO, CALI KHALIF GALAYDH, IYO DADKALEH O FARABADAN GUDI AY KU JIRAAN O SECRET SOCIETY SAMEEYA.. O IYAGU HA SHIRAAN O TALOYIN HA SIYAAN KUWA LA DOORTAY.. SIDASA WAX KU SOCONAYAAN.. GUDIGAN YAANU NOQONIN MID CAALAMKA IYO SOMALILAND DADKEEDU AY OGYIHIIN EE HA NOQDO MID SECRET O WELIBA A SECRET SOCIETY.. O XAFISYO LEH O MEELAHA FOG FOG EE CIDNA JOOGIN XAFISYO KU LEH O CIDAMO ILAALIYAAN O WARBAHINTA KA MABNUUC TAHAY INAY WAX KA OGAADAAN SECRET SOCIETY IYO MEELAHA AY KU SHIRAAN.
Name : Wabarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Waddanka xoog waxba laguma wadi Karo qof furfurannbaa loo baahahay iyo diblumaasi adayga iyo cududana iyadna waa xaalka dawlada oo laga maarmi maayo lknse yaa dadkan is nacay oo qabyaaladu dishootay oo cuqdadu buuxisay oo is aamonadii yaraatay dhexdooda but cad isku Marin kara anigu ciraan waaba cirrana waa nin nabadeed waxaad ku garataa inta jeer oo duduubka lagu ansixiyay oo danta guud ka raacay oo maslaxda fiiriyay cirro waa nin dulqaad badan shakshigiisu wuu fiicanyahay waa nin dalka isku wadi kara waa miskiin walaahi
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Ciruunbaa dalkan wadi kara kulmiye qabyaalad iyo is nacaybuu nooga tagay waadiga arkaya dalkan badnaaduu u baahanyahay nin miskiina oo cadhoon nin diblumaasiyad inagu wado kara Somalians aqoonsiga inoogu soo dhicin karaa loo baahanyahay allow cirro ku guulee
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Cirro waan tijaabiyay waa nin nabad u taagan oo jecel waliba wada noolaanshaha waa nin sharciga dhowra oo dhab u aaminsan waxaan sharci ahayn kuma doodo inta jeer oo sharciga la Baal. Maray qasab lagu ansixayay dadkii indhaha la qabtay oo wanaaga iyo maskaxda ka raacay cidaasay ka badantahay
Name : W caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Cirro caynkaanka ha hayo sanadkan haloo daayo hadhow ama labuunbay noqon ama sida kulmiye in loo nici doonaa ama wax wanaagsanbuu qabanoo taariikhbuu ka tagi doonaa isaga labadaa kala noqon doonaa
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-25
Sanadkan waa cirro insha Allah
Name : dadweynaha
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-26
wadani waxaan uga baqaya inu laalo saldhigaasi imaaraadka laga siiyay berbera. waayo imaaraadku dano ayuu ka leeyahay somaliland. hadii danahiisa laga hor istaago, horumarkan aynu arkayno waa wada istaagaya.

diyaaradahan aynu ku faraxsanahay ee dalka yimaada, iskama imaan ee danahaasi bay daba socdaan sida air arabia iyo dubai fly. horumarkaasi berbera ka kac buu noqon.

wuxuu balan qaaday inuu xoolaha nool inaga iibsan doono, hadii danihiisa aynu ka hor nimaadno caqabado waawayn baynu waa jahayna.
Name : dadweynaha
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-26
wadani wal wal weyn baan ka qaba inuu caqabado ku keeno horumarkaasi inoo soo bidhaamay.

farxadan iyo rarayntan ina gashay in dib loo waaya suuragal ah, waayo inta aynu saldhiga bixinay baynu horumarkan aragnay. sida air arabia inay hargeysa duulimaad toos ah ka samayso.

dubai fly baynu ogayn. kolka waa inaanu ilaalino danahaasi. teeda kale qoloda somalia si weyn ayay uga naxeen heshiiska saldhiga military ee berbera, kolka xisbi inaga tirsan sida yeelo oo bahasha laalo sow cadowgaasi farxi maayo?
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-26
Imaaraadku dno yar buu inaga leeyahay lknse danihii kale ee asaaska ahaa ayayba lumisay kulmiye sharcigii oo lagu tuntay dalkii oo la dilaalay oo lacag cadaana la siistay instushanada oo iska downa dadkii oo qarka u saaran inay somaliland ka dareeraan meesha ay haysto islaam ma khayrbuu. Leeyahay gabadha madaxwayna ayaa u talisa dalka
Name : Dadweyne
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-26
Ii Kala caday, ma heshiiska noociisa uun baad diidan mise saldhiga dhan ba inuu hirgalo?

Haday heshiiska noociisa uun tahay waa gooni oo waa la bedeli karaa hadayse saldhiga tahay welwel bay leedahay?

[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-26
Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire oo ka mid ah culimada reer Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xafiiska diwaanka zakada ayaa ku baaqay in carwada buugaagta ee Hargeysa (Hargeisa Book Fair) loo bedelo carwada buugaagta Somaliland ‘Somaliland Book Fair’, si buu yidhi ay uga qayb qaadato aqoonsi raadiska.

Sheekh Siciid oo hadal ka jeediyay furitaankii Hargeisa Book Fair, wuxuu sheegay in carwadani magac u soo jiiday Somaliland, sidaas darteed loo baahanyahay in la balaadhiyo loona bedelo Somaliland Book Fair “Waxay ku fiicnayd.” ayuu yidhi, “Maadaama oo uu dalku baahida weyn ee uu u qabaa tahay aqoonsi in Hargeisa Book Fair laga dhigo Somaliland book fair si ay wax uga tarto gacana uga gaysato aqoonsiga.”

Sheekh Siciid, ayaa waxa kale oo uu ku baaqay in shaqo abuur loo sameeyo dhallinyarada reer Somaliland ee bilaa camalka u badan, isagoo dhallinyaradana ugu baaqay inay ka xoroobaan balwadaha iyo qabyaaladda maadaama oo ay yihiin mustaqbalka dalka, waxaanu aad ugu guubaabiyay inay joojiyaan tahriibka oo noqday aafo qaran.

Name : Wabilaah calayk
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-26
Anagu taanu ka hadlaynyaa waa badbaadada umada dalkii hadduu rajo beelo waa sidanuun kulmiye silaanyana waaa kaainiin badbaado change
Name : Yaabka
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-27
Kuwan leh Cirraa la dooranyaa, ma idinka dhabaa oo waxaa aminsantihiin in Ciroo wax maali karo oo dal dhan maauli karo, isago 82 mudane maamuli kari waayay. Wax is weydiine ma xumee, xagee wax ka eegteen
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-27
Anigu Muuse biixi waxaan ka baqayaa maaha nin dulqaadleh haduu wadanka qabaado oo qaari ku mudahaadaba inuu ku dhaqajiyaba oo uu awood u adeegsado wacan ka baqayaa inuu dulqaadyaraantiisa dadkaba wada xidxidhi warbaahin hadalkeeda daa waynu eegi alls sharkiisa ha inaga duwo kolay si guudbaan hadlaya askarigoo dhanbaa sidaasa caalamkoo dhan
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-27
Kolay Muuse biixi dulqaadku wuu ku yaryahay
Name : Runsheeg
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-28
Waabaarke Caleek,

Nacnac soo korodhay baad tahaye wax macno leh ku hadal ama iska aamu, Jawaan Bariis iska yeeyyeel looma baahnee
Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-28
Waar runta sheeg waa lagu yidhaahdaa runtana waad diidantahay Askari hadduu wax tarayo siyaad bare ka tusaalo qaado horta anigu waan ka hor iman doonaa Haba I xidhee imikuu na leeyahay dadoow jano iga Hali maysaan fudadaad ka dhididu doontaan jaahilkuu miidhanbaa waxa lagu gartaa isagoona qabsanbama ilaahbu balan la dhigtay
Name : NO BOOZE: SECRET SOCIETY WA MUHIIM IN LA SAMEEYA
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-29
RUNSHEEGOW MAXAAD ISKU XAARTAY.. SOWTA DAWLADI DHANAYD EE SOMALILAND QAADATAY TALADI JAWAAN BARIIS.. LOOOOOOOOOL.. SOWTA KANISAD LA FURAYO.. JAWAAN MA NIN MATH EQUATIONKISU JOKE YAHAY AYAAD U HASATA MIYA??? LOL.. WAAR SOWTA WAXA JAWAAN SHEEGAY O DHAN RUN NOQOTAY: SOWKA INA GHELEH MARKAYDU SIDA FAAGATYADA U TAGEERTEEN IDINKU QOSLAY.. LOL.. IMISA JEER AYAANU NIDHI DANTINA WAX AHAYN O FARA LA GASHAAN YAANAY JIRIN??? LOL.. WAAR JAWAAN CIYAR CIYAR MA EHE WAX KALEH MIYAAD HAYSA.. KANISADI UGU HOREESAY AYA LA FURAYA.. SYNAGOGUE WA KU XIGAYSA.. DADKA TALIYANA JAWAAN WA OGYIHIIN WUXU KA HADLAYO.. O WA AKHRIYAAN MEESHAN.. JAWAANA WA LA GARANAYA EE WAX KALEH KU SHEEKEE.
Name : Yaan
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-30
Sharmarke maxaa lagu keenay waa wajiyuun aabihii boorame xisbika kulmiye ka taakayba la yidhi
Name : Yaan
Subject : Re :bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay.
Date : 2017-07-30
Calanka kulmiyui ka taakay boorame

[ Reply ]


Pages : [ bandhigga caalamiga ah ee buugaagta hargeysa oo furmay. 1 ]