Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..

dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..

News


 Related imageThank God GIF - Thankgod Robertdowneyjr Facepalm GIFsDhoofintii xoolaha Somaliland ee wadanka Sacuudiga oo ka mid ahaa laf-dhabarka dhaqaalaha JSL ayaa si dhakhsiyo ah u bilaabmi doona. Waxa kale oo la sheegayaa in Passport ka JSL sanadkan xajka lagu tagi karo.








Wasiirka Wasaarada Xanaanaha Xoolaha JSL, mudane Cabdilahi Dahir Cukuse, ayaa ku dhawaaqay in sayladiii ugu weyneyd ee xoolaha Somaliland loo iibgeyn jiray la furay. Wasiir Cukuse waxa uu sheegay in sanadkan xoolaha loo qaadanayo xajka ay ka mid noqon doonaan kuwa Somaliland.

Waxa jirtay in dawladu Sacuudigu ay dhowaan xayiraad kusoo rogtay xoolahii uga iman jiray dekeda Berbera iyo kuwa kale ee ka yimaada Somalia iyadoo sobob uga dhigtay arrin caafimaad.

Laakiin dadka intiisa badani waxa ay aaminsanyihiin in sobobtaasu aanay macquul aheyn ee ay jiraan sobobo kale iyo siyaasado kale oo lagu wiiqayo dhaqaalaha JSL. Shakigaa waxa keenay iyadaoo la wada ogsoonyahay in xoolihii Somaliland iyo kuwii kale ee Somaliduba aanay gabi ahaanba ka joogsan dhoofitaanka dalka Sacuudiga. Waxa laga warqabaa in xoolihii somalidu ay si toos ah uga dhoofaan wadanka Djibouti oo marar badan isku dayey in uu noqdo meesha kaliya ee xoolaha Somalida Sacuudiga looga dhoofiyo.

Wasiir Cukuse waxa kale oo uu sheegay in dhoofitaanka xooluhu  wax badan ka tari doono sicir bararka faraha baas ku haya ee sida xun u saameeyey shacabka Somaliland.

Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in sanadkan ay suura gal tahay in passport ka JSL lagu tagi karo xajka iyadoo talaabadaasina noqon doonto guul usoo hoyotay JSL, cadowgeeduna ku farxi doonin

Si kastaba ha ahaatee reer Somaliland waxa la gudboon in ay ka tashadaan suuq kaliya oo ay xoolaheenu yeesheen. Waa in la baadi doonaa suuqyow kale, oo lala yimaadaa hab kale oo hilibka xoolaheena loo gaadhsiin lahaa aduunyada.

Hoos ka daawo Wasiir cukuse oo sheegaya in xayiraadii xoolaha Somaliland laga qaaday:

Sxb-da Safka-hore JSL.

Posted on Tuesday, July 18 @ 12:29:13 UTC by editor



dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay.. - dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : WAANIYE
Subject : Re : dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..
Date : 2017-07-18
XOOLIHII/EEY XOOLIHII/EEY WAAR ANAGAA YAAB ARAGNAY AAWAY XOOLAHA KUHANI SOMALILAND????? XOOLAHA WAKHTIKOODI WUU DHAMAADAY. EE WAXAAN IDIN KULATALINLAHAA XAQA BADDA U JEESTA XAGAA ABAARTU KUMA DHACDO. DHULKANA NASIYA OO NEEF NEEFKA IDIIN HADHI FADHIISIYA KU DAR ADIGO

Name : NO BOOZE
Subject : Re :dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..
Date : 2017-07-18
WAAR XOLAHA IYO CAQLI XUMADA KA BAXO INTAYDU CAQLI YEELATAAN SO DHAWEEYA ISRAIL IYO DADKA MASKAXDA LEH SI AY IDINKU SAMEEYAAN JAMACADO AFRIKADO DHANI TIMAADO O LACAG KA BIXISO IYO DHAKHTARO HEERSARE O DADKA AFRIKO DHANI ISKA DAWEEYAAN IYO WARSHADO DAWOYINKA IYO HIGH TECH.. SIDASO KALIYA AYAYDU WAX KU NOQONAYSAAN .. EE XOOLO LA DHOOFIYO IYO GEEL LA DABA ORDO.. IYO WAADAADO XAAR MEEL LA FADHIYA IYO ODAY DHAQAMEED XAAR WALWAALIINA KA BAXA..
Name : NO BOOZE: CALI KHAALIIF MUXU YIDHI
Subject : Re :dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..
Date : 2017-07-18
NINKA CALI KHALIIF GALAYDH WUXU YIDHI "WAAR WAX AAN IDINKA DONAYA WAA BAABACADA O TIMO KASO BAXAANEH BAL INAYDU IN YAR O CAQLI YEELATAAN MOYEH.." WAXA KALIYA EE CALI KHALIIF DONAYA WA INA LA ILBAXO O MASKAX LA YEESHO O XAAR WALWAALINAMADA MEESHA LALA FADHIYO INTA LAGALA KACO DAD LA NOQDO.. WAXANU IDINKULA TALINAYNA INAYDU CALI KHALIIF WAXA U SHEEGAY AYDU SI FIICAN U DHAGAYSATAAN.. FUCKING RETARDS FOQAL RETARDS.
Name : NO BOOZE DOCTORKISU WA REER BINI ISRAIL
Subject : Re :dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..
Date : 2017-07-18
NO BOOZE DOCTORKISU WA DOCTOR REER BINI ISRAILKA CANADA A.. NO BOOZE IYO ISAGU WAXAY ISULA DHAQMAAN SIDI INAY WAX ISU YIHIIN..

[ Reply ]



Name : Faarax
Subject : Re : dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay..
Date : 2017-07-19
Waa war farxad leh. Illahay baa mahad leh.

Laakin xukuumadu iyado kaashanaysa ganacsatada waaweyn ee Somaliland ee aduunka xidhiidhka badan ku leh ha badiso dadaalka suuqyo kalena loo raadinayo xoolaheena.


[ Reply ]


Pages : [ dhoofkii xoolihii somaliland oo uu sacuudigu dhinaciisa fasaxay.. 1 ]