Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.

warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.

News


 http://www.welltoldstory.com/wp-content/uploads/2016/01/160108-the-guardian-WTS-2.pngنتيجة بحث الصور عن ‪The Guardian. Somaliland‬‏Wargayska Caalamiga ah ee ka soo baxa Magaalada London Dalka Ingiriiska ( The Gurdian ) ayaa warbixin xiiso badan ka qoray Jumhuuriyadda Somaliland ( JSL ).








نتيجة بحث الصور عن ‪The Guardian. Somaliland‬‏Hargeisa: ‘It wasn’t what I expected, it’s beautiful’: British-Somalilanders youth explore their roots Somaliland’s population was scattered across the globe by a devastating civil war in the late 1980s. Though it remains unrecognised as a separate nation from Somalia, Somaliland is now a haven of relative peace in the unstable region. During July and August the population of its capital, Hargeisa, swells with diaspora visitors who come from all over the world to spend their summer exploring the land of their family. Words and photographs by Kate Stanworth Kate Stanworth
Global development professionals network - Global focus.
Friday 14 July 2017 10.59 BST



Wargayska Caalamiga ah ee ka soo baxa Magaalada London Dalka Ingiriiska ( The Gurdian ) ayaa warbixin xiiso badan ka qoray Jumhuuriyadda Somaliland ( JSL ).


Maqal iyo muuqaal:
https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/1/13/Green-animated-arrow-right.gifhttps://www.theguardian.com/global-development-professionals-network/gallery/2017/jul/14/british-somali-diaspora-explore-roots-pictures?CMP=share_btn_fb  


Media: 
https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/1/13/Green-animated-arrow-right.gif https://www.google.com/search?client=firefox-a&rls=org.mozilla%3Aar%3Aofficial&channel=np&noj=1&biw=1280&bih=609&tbm=isch&sa=1&q=The+Guardian.+Somaliland&oq=The+Guardian.+Somaliland&gs_l=img.3...143548.146333.0.146827.12.9.0.0.0.0.0.0..0.0....0...1.1.64.img..12.0.0.Bh4Dtd-wkyU#imgrc=_


Posted on Saturday, July 15 @ 17:40:30 UTC by admin



warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl. - warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducaale II
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-16
Waxa uu Alle yidhi ( Subxaanahu Wa Tacaalaa ), "Haddii aad ku mahad naqdaan nicmada iyo waanagga aan idin siiyay, waan idiin kordhin doonaa. Haddii se aad dafirtaan amase aad garan weydaan cadaabtaydu way kululshahay".

Waxa aanu leenahy, "Illaahayow waa kugu mahad nicmada aad nagu mannaysatay JSL. Na siisay ee noo soo siyaadi, noona sii siyaadi".

Wal-Xamdu Lillaahi Rabbil Caalamiin.


[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-17
waan taageersanahay oo soo dhawaynaya saldhiga military ee la siiyay imaaraadka, laakiinse ma soo dhawayn doono in ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland lagu baabiyo meel aan danta somaliland ahayn.

somalidu waxay ku maah maahda nin tiisa daryeela tu kale ku dara, somaliland xadka ay la wadaagto somalia qalalaase ba ka taagan oo u baahan inay ciidankeenu sugaan. mase fahmin sabab ciidanka yaga loogu dirayo xad ay jabuuti iyo eritrea isku hayaan.

waa maxay inaka ka somaliland ahaan danta inogu jirta? kaygii baan sugnayn mid kalena xadkiisii baan usoo sugaya ma war ba? adeer waxa hanoola imaanina, somaliland waxaan ka filayay inay xidhiidh ka ruusha kor u qaado.

oo bixino saldhig military oo ruushku ku yeesho somaliland, ee inaan maqlo oo dhegahayga ku maqlo ciidankeenii baa dal kale xadkiisa soo sogaya oo keeniina ognahay inaanu sugnayn. jabuutina ognahay inay somalia xidhiidh fiican la leedahay.

Name : dadweynaha
Subject : Re :warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-17
bahashu haday afkuun tahay dhib maleh laakiin yaan ciidanka yaga macno daro loo burburin. teeda kale dowlada imaaraadku ma jeclaysan doonta in dal ay saldhig ku leedahay ku duulno, iyadoo saldhig dhawaan inagu yeelan doonta?

waanu ognahay imaaraad iyo jabuuti iskuma fiicna. laakiin imaaraadku eritrea dano siyaasadeed bay ku leedahay, somaliland na dano siyaasadeed bay ku leedahay. teeda kale anigu bahasha afkaa halagu koobaan leeyahay.

yaan laga dhabin oo ciidanka yaga macno daro lagu dhamayn, xadka yagii gobolada bari hagaag uma sugna, kolka ma fahmin caqligan ogolaanaya inuu mid kale xadkiisa usoo sugo kolka ay tiisu dayacan tahay?

[ Reply ]



Name : Qurbajooga
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-19
Hadaanu nahay qurbajooga Jamhuuriyada Somaliland waxa aanu cambaarayn xoogleh uu jeedinayna wasakha weriyaha sheegtay ee waraystay Cali Gurey, Cali Gurey ma istaahilo in la wareysyo balse wuxu istaahila in wadanka Somaliland laga saaro. Waa khaainul-wadan, waa cadowga reer Somaliland, mujaahidna ma aha ee waa dembiile.

Cali Gurayow wax liita baad tahay kii ku waraystayna waa ka liita. Hadaad Somalia rabtid orod oo tag Somalia balse afkaaga qadhmuun iyo waxa aad ku hadlaysid anagu ma rabno in aanu maqalno. Dhegaheena qadhmuunku ku hadlay iyo tv-ga wareystayba qudhunkiis mar dambema rabno in aan ka maqalno wax la mid ah.

Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland wallahi dadkan inagu dhex jira ee Xamar uu shaqeeya hadaan ummada laga qaban in qarankani burburi. Ma.maanta inta tv-yada la soo fadhiisto ayaa qadhmuun oo dhani ummada meel kaga dhacaysa qaranimada Somalilandna meel kaga dhacaysaa?

Xukuumadu ha ilaaliso qaranimada Somaliland, Cali gureyna jeelka ha la geeyo.

Cali Gurey hadi uu Muuse ka cabanayo ma wuxu mooday in laga yeelayo in qaranimada Somalland meel kaga dhaco.

Xukuumadan waa in aan la dooran mar dambe, dalki hogaanba ma laha waxa la rabo baa lagu hadlaya. Sida coldoon loo xidhay Cali Gurey jeelka ha loo dhadhiciyi, rereer Somaliland gude iyo dibad kama yeelayaan tv-yada waxan soo deynaya in sidan lagu eego wax baa laga qaban doona waa in liisanka lagala noqda.


[ Reply ]



Name : Qurbajooga
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-19
Qaranka Jamhuuriyada Somaliland boqolaal kun baa uu dhintay ha noqoto halganki SNM ama ha noqoto xoraynta Laascaanod iyo duulamadi Somalia ku haysay gobolka Sool. Cidna kaa yeelayno in dadki.uu shaahiday qarankan Tv-yada wadanka inta la soo fadhiisto waxba kama jiraan laga dhigo geesiyiinta uu dhintay didaaca qarankan.

Bastar uraya sida Coldoon ama bastarka Cali gurey ama garac kale iyo tv-bastar bastar dhalay leeyahayba kama yeelayno in mar dambe qaranimadeena meel kaga dhacaan

Hadaanu nahay wadaniyiinta Somaliland ee Awdal ila Sool iyo Sanaag dega waxaanu xukuumadan Kulmiye leenahay qaranimada Somaliland hadaad ilaalin weydaan meesha baneeya, wasiirka warfaafinta ha soo dedejiyo hadalkiis aha inu liisanka kala noqonayo warbaahinta cadowga Somaliland uu shaqeeya.

Ciidamada qaranka ee difaaca dadkan iyo dalkan ku jira habeen iyo maalin in tv-ga laga dhigo waxba kama jiraan qarankooda, xukuumaduna sidaas ku sii eegto warbaahinta waxaas ku kacaysa waa nasiibdarro, waa nassibdarro.

Maalin aan fogeyn jabhado baa dalka ka abuurmi. Sidan kuma eegi doono Kulmiye ama cid kale, lacag urursi hadi loo jeestay ogaada dad badan badan oo malyumaad ah oo diyaar uu ah difaaca qaranimadooda jooga. Walaaladeen jiida hore jooga bilaash uma joogaan ee qaranka.Somaliland difaaceeda baa uu joogaan meesha, ma yeelayno in mar dambe qaranimada Somaliland kaftan la geliyo ama dood meel.agaga dhaco.


[ Reply ]



Name : Qurbajooga
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-19
Sixitaan iyo raaligelin

Inkasto ay waajib tahay in la ilaaliyo QARANIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND hadana waxa khalad ahayd cayda aan uu soo jeedinay Coldoon iyo Cali gurey. Kolkaas waxa aanu halkan ka raaligelinaynaa labadaas nin cayda aan uu soo jeedinay ee cadhadu inaga keentay.

Coldoon waa samafale shaqo culus qabtay welina qabta waanan qiraynaa inu yahay nin dalkiisa Jamhuuriyada Somaliland jecel iyo soomalida kaleba ee dalalka kale uu dhashay sida Jabuuti, Somalia, Nfd, Kililka shanaad.

Cali Gureyna waa siyaasi loo baahanyahay oo xaalada jirta mar walba rayigiisa ka dhiibta.

Laakin xad aan la dhaafin baa jira ha la ilaaliyo xadkaas. Ciidamada qaranka ee jiida hore qarankan difaacisa ayay uu joogaan jiidaas wala madaxweyne walla suldaan wqlla cid kale baanu ka yeelaynaa in qaranimada Jamhuuriyada Somaliland meel lagaga dhaco.


[ Reply ]



Name : Hawada Sare
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-21
Farmaajo oo ku Hanjabay in Hawada Somaliland uu l Wareegeyo Dhowaan IyadonQalabkiina laga soo Dejiyay madaarka Muqdisho.

Wasiirka Duulista Somaliland oo Laga Waayay Difaac iyo Weetar toona Dagaalkan Kululaaday ee Lahaanshaha Hawada ku Saabssn


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-22
Talo:

Dadka ku dagaalamay Ceel Afweyn xukuumadu xoog ha kaga qaado hubka gacanta ugu jira iyado kaashanaysa ciidamada qaranka. Ak-47 sabab lagu wato Ceel Afweyn ma jirto, awoowayaashoodba Ak-47 iyagoon wadan ayay ku noolayeen dhulkaas maantana ha ku nooladan Ak -47 laan. Waranka iyo Gaashanka iyo Toorayda baa ku filan reer miyiga.


[ Reply ]



Name : Guleed
Subject : Re : warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl.
Date : 2017-07-23
Deg Deg

Laba dumar oo Habar Jeclo ah iyo lix nin oo habar yoonis ah iyo laba nin oo habar jeclo ah oo dhamaantood reer Burco ah ayaa malayshiyaad sheeganaysa ciidanka Puntland ku afduubatay Sanaag gudaheeda meel loo yaqaano cawsane.

Puntland waaba ku faanaysa iyado ku eedaynaysa Habar yoonis iyo habar jeclo in argagaxiso yahiin.

halkan ka eega

www.puntlandtimes.com


[ Reply ]


Pages : [ warbixin xiiso badan oo laga qoray jsl. 1 ]