Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

the star singing for somaliland's recognition.

the star singing for somaliland's recognition.

Articles


 
Related imagehttps://s-media-cache-ak0.pinimg.com/originals/a2/b0/84/a2b08452dfeddac95a23446f9ea18719.jpg
She would sing songs that embodied the spirit of the Somali National Movement (SNM), who sought to overthrow the Barre regime and became famous for her songs about Somaliland gaining recognition as an independent state









By Chris Giles, CNN.
Sahra Halgan returned to Somaliland from France to open the country's only music venue in the capital Hargeisa.
Musical icon Sahra Halgan was one of the many people who fled Somaliland after the brutal Siad Barre regime, which left the self-declared country in ruins.

The capital, Hargeisa, was turned to rubble, with many public services and utilities destroyed.

During the Somali conflict in the late 80s and early 90s, Halgan worked as a nurse, but was always passionate about music.

"We didn't have medicine, painkillers or antibiotics. We had nothing. I would sing and my songs would be the painkiller," she told CNN.

She would sing songs that embodied the spirit of the Somali National Movement (SNM), who sought to overthrow the Barre regime and became famous for her songs about Somaliland gaining recognition as an independent state.

Preserving Somaliland's culture

http://i.ytimg.com/vi/YRw1g3Lk_KI/maxresdefault.jpg
Halgan left Somaliland in 1991, resettling in France. She never thought she'd return, but feared that like so much else, the rich culture of her country would become another casualty of war.

"I wanted to create something for the arts because they had nothing here - so that's exactly what I did," she said.

Halgan opened the "Hiddo-Dhowr" center for arts and culture in 2013, a one of a kind music venue in Somaliland.

"All the young people in Somaliland used to want to go to Europe because there was nothing for them here," she continues.
"But now the center of culture gives them a place to socialise, sing and even dance."

"Hiddo-Dhowr" is designed in the style of traditional Somali houses and is a space for poets, artists and musicians.

Sahra opened the center with financial help from the Somaliland Business Fund, part of the World Bank and it employs over 20 people.

Recognition for Somaliland
http://www.somalilandsun.com/images/wasiir%20cukuse/Proud_to_be_a_lander.jpg
Music is still an integral part of her life and she is using it as a tool to bring attention to a cause that is still dear to her: statehood recognition for Somaliland.

Despite 26 years of peace since declaring independence from Somalia in 1991, not a single country has recognized its statehood.

Through her music and her outspoken views on the state of the country, Halgan hopes to change this. With her band she highlights the fight and struggle for recognition to audiences all over the world.

'I think when you sing, you live'

Halgan's tenacity on stage and her courage to speak her mind off it have made her a superstar in Somaliland - a country where thousands are suffering from drought and famine.

But despite Somaliland's challenges, she is hopeful that the future is bright. "The future will be better. One day we will have recognition," she said. "We won't ever give up,"



Posted on Thursday, July 13 @ 11:24:36 UTC by editor



the star singing for somaliland's recognition. - the star singing for somaliland's recognition.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : No booze: talo ku socota xisbiga kulmiyeh
Subject : Re : the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-13
Waxanu u sheegayna xisbiga kulmiyeh meel kasta u joogo in ummada Toronto Ee kulmiyeh aaminsan laga qabto ninka la yidhahdo mr cartaan.. Ninka ashkatadisi aya so gaadhay no booze o meel ay Somali ku nooshahay ogayn .. Ninka ummada ha laga qabto si degdeg a..

Name : No booze: talo ku socota kulmiyeh
Subject : Re :the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-13
Ninka la yidhahdo mr cartaan Ee ku shaqaysta inu yahay gudomiyaha kulmiyeh Ee magac u yaalka Ee North America wa Ninka dadka website yada email u diraya Ee sumcadooda caayaya .. Ninka khadar Guun la yidhahdo o maalin qudha cid ka ashkatoonaysa aanu ibnadam arag wa Ninka yidhi wax aya lagu haysta o weliba xisbiga UCID o Ninka mr Guun ku jirijiray wax ka sheegay .. Ninka mr Cartaan intanay no booze iska hor imanin o meesha khalkhal dhicin wa in la qabta .. Dad la iska aglagaadeeya ma ogolin anagu ..
Name : No booze
Subject : Re :the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-13
Ninka mr cartaan ashkatadisi aya so gaadhay no booze o Somali Iyo diinaheeda ogayn waxay yihiin .. Imikana indhahayaga ayaanu ku aragnay shaqsiyaal u toos u aflagaadeeyay ... Ninka qabta ayaanu leenahay intana cid motherfuckernimada u Wado ka war haynin ay afka is lagalin o runta lo sheegin..
Name : No booze
Subject : Re :the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-14
No booze waxa u so jeedinaya ina xisbiga kulmiyeh aqlabiyadisu balaadhantahay .. Shaqsi xisbiga ka mid a kuma tumankaro sumcada shaqsi kaleh o xisbiga ka mid a sida imika dhacday .. Waxa marka la isla tagaya sharciga xisbiga o laga check gareenaya Ina shaqsi shaqsi kaleh reputationkisa faraha la galikaro.. Marka intanay arimahani faraha ka bixin ninkan gudomiyaha Ee Wuxu doono sameenaya qabta o ummadan ka ashkatoonaysa Ee cidwalba dhagaha faraha galissay ka qabta ..

[ Reply ]



Name : Bashe Abdillahi Qulumbe
Subject : Re : the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-14
Aqoonsi la`aani waxba kuma yeeshee, hogaan xumidaa ku disha.


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-18
Xisbiga Kulmiye waxqabadkiisu waa mid muuqda oo sida cadceeda aan qarsoomi karin ha noqoto dhinaca biyaha, wadooyinka, maalgashiga shisheeye, iwm. Laakin waxaas oo waxqabad ah waxa shacbiga Somaliland kala weyn ilaalinta QARANIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND, qodobkan shaki weyn ayaa ummadi ka gashay xisbiga Kulmiye in lagu aamini karo.

In maanta Gobolka Toghdeer degmooyin ka mid ah dalka Somalia kolba wefti uu soo dirto iyo hub iyo rasaas iyo balaayo oo dhan aynan ka warqabin waxa masuul.ka ah xukuumadan Kulmiye. Tuulo yar oo wanaag kasta loo muujiyay ayaa lagu eegeya iyado tuuladaasi si toos ah qaranimada Somaliland ka shaqeynayso burburkeeda iyado cadow kasta oo Somaliland ah meesha keentay.

Waa in mid la fahma: qaranimadu baryo.ma aha. Inti la soo jiidan karayay si nabad ah waa la soo jiitay inta kale waa cadow aan weligi mawqifkiisa bedalayn oo.cuqdad iyo.nacayb ka buuxa, kooxdaas dambe ee kibirtayna waa xabad iyo.dagaal waxa ino dhexeeya. Kulmiye hadaanu qaranimada.Somaliland difaaci karayn ha uu baneeyo si ragg iyo.xisbiyo diyaar uu ah difaaceeda ay ummada hogaamiyaan.

Anigu weligey Kulmiye baan tageersana laakin xaqiiqadi waxa xisbiga Kulmiye shaki iga galay inu dalkan Jamhuuriyada Somaliland difaaci karo iyo in kale. Dhegahayga dhinacna waxa ku batay anigo maqlaya Kulmiye dhul.iyo.guryo.la ibsadu ku mashquukay dhinaca kalene cadowga Somaliland oo.gudaha Togdheer ka soo hanjabaya baan malin walba warbahiinta ka arka.

Kulmiyow ummadu waa idin jeclays laakin Wallahi baanan horumar dhaqaale siisan burburka iyo difaacalaanta QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND.

Anigo ku hadlaya magaca beelaha Hargeysa waxa aan beelaha Togdheer uu sheegeya in aan diyaar uu nahay in aanu idin kala qeyb qaadano in Togdheer laga saaeo.cadowga Jamhuuriyada Somaliland mar hadi xisbigi aan talada wadanka uu dhiibnay iska eegeyso dalki oo bahalomereen noqday.

Codkayga Xisbiyada Mucaaradka baan sanadkan siinaya si badbaadiyo.Qaranimada.


[ Reply ]



Name : Maxamed
Subject : Re : the star singing for somaliland's recognition.
Date : 2017-07-19
Mashruuca tamarta cadceeda ee laga fulinayo lixda magaalo ee
Badhan, Buhoodle, Borame, Burco ,Gabiley iyo Oodweyne waxa aan anigu soo jeedin laha talo in Buuhoodle lag saaro mashruuca oo la siiya gobolka Xaysimo. Laascaanood iyadaba dalka ugu horeysa dhinaca tamarta cadceeda marka iyadu uma baahna laakin gobolka Xaysimo runti baahi weyn baa uu qabtaa mashruucaas.

Buuhoodle hada meel mashruuc laga fulin karoba ma aha oo waxa jooga wefti Xamar ka yimid qaar kalena waa soo socdan baa la leeyahay kolkaas magaaladu marka degto oo maamulku gaadho wax walba ha la siiye hada waxa ila haboon in mashruuca qeybta Buuhoodle la siiyay loo leexiyo gobolka Xaysimo. Amaba area fiqilfuliye iyo degaanada beesha ay Sanaag ka degto. Runti sidan ayaa cadaaladu ku jirta.


[ Reply ]


Pages : [ the star singing for somaliland's recognition. 1 ]