Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.

baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.

News


 
http://www.somalilandinformer.com/wp-content/uploads/2017/06/index-3-150x125.jpghttps://penarthnews.files.wordpress.com/2014/10/img_2642.jpgXildhibaan Stephen Doughty oo ka tirsan Aqbalka Golaha Wakiilada Ingiriiska, si weyna u taageera qaddiyadda madaxbanaanida JSL ayaa dood adag la hor-yegay Xukuumadda Ingiriiska,











http://gabiley.net/wp-content/uploads/2015/03/Stephen-Doughty-Mp-with-minister-Bixi.jpg
Xildhibaan Mr. Stephen Doughty oo ka tirsan Aqbalka Golaha Wakiilada Ingiriiska, si weyna u taageera qaddiyadda madaxbanaanida JSL ayaa dood adag la hor-istaagay Xukuumadda Ingiriiska. Waxaanu weydiiyay su’aalo ku saabsan aqoonsiga JSL. doorashooyinka iyo doorka uu Ingiriisku ka qaadanayo.

Md. Xildhibaan Stephen, ayaa wasiiro ku sugnaa toddobaadkan Aqalka Baarlamaanka Ingiriiska syaa weydiiyay su’aalo is-dabo-taxnaa oo nuxurkoodu ahaa in Ingiriiska iyo dalal kaleba aqoonsan doonaan Dalka J. Somaliland, caawimada dhaqaale ee uu Ingiriisku ku taageerayo doorashooyinka JSL  ee  u qoondaysan November 2017.

Su’aasha Md. Xildhibaan Stephen ayaa waxa ka jawaabay Wasiirul-Dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Hor-u-marinta Caalamiga ah ee Dalalka Barwaaqo Dooranka ee Ingiriiska Mr. Rory Stewart. Waxaanu ka jawaabay su’aasha ku saabsan doorka dhaqaale ee Ingiriiska ee doorashada Madaxtooyada JSL. Waxaanu Wasiir Mr. Rory yidhi, “Dawladda Ingiriisku waxay qorshaysay maalgelinta goobjoogidda caalamiga ah ee madaxabannaan ee doorashooyinka Madaxtooyada Somaliland oo hore dib ugu dhacay, balse imika loo qondeeyey in ay qabsoonto Bilsha November 2017. U diyaar-garowgeeda dhaqaalena uu imika socdo. Ingiriisku waxa uu bixinayaa 1.4 Milyan oo lacagta Ingiriiska ah oo dheeraada, si uu u taageero guud ahaan wareegga doorasho ee J. Somaliland. Ingiriiska ayaa hore baaq caalamiya oo uu soo saaray bishii January 2017 waxa uu ku sheegay in aanu dhaqaale ku bixin doonin kharashaadka dheeraadka ah ee dib u dhigista doorashadu keentay.”  

Media

Posted on Saturday, July 01 @ 21:43:25 UTC by admin



baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl. - baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hagaajiye
Subject : Re : baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-02
Waa ciidamo Alle,SWT, uu diray oo xaqqa Somaliland u hiilinaya.


[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-02
Reer Somaliland waxa looga baahan yahay inay inoo soo xulaan doorashada madaxda iyo aqoonyahanka dunida af yaqaan ee ka midho dhalin kara habka siyaasadda iyo diploomaasiyadda casriga ah.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
O MARKA WA IN LO YEEDHA NO BOOZE O KUN SALDHIG KA FURIDOONA SOMALILAND INLEEN ENGRIIS IYO BOQORADISA IYO HOYADEED O SANUNAD KU CUNIJIRAY XAAFADA FUCKINGKU DAN KAMA LAHA SOMALILAND .. EE BAL TASHADA O WAX MASKAXDA GALA HA LA IDINKU IMAADO.. O YAANU KOLBA WADAAAD XAAR MEEL LA FADHIYA KA TALIN ARIMO QARAN.. DAWLAD JAHAWARERRSANINA YAANAY KOLBA DIBADA KU SHIRIN EE UMMADA TALADEEDA HA LAGU SO CELIYO WADANKA.. FUCKING REFS..

[ Reply ]



Name : Faadumo
Subject : Re : baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-02
"Ingiriisku Weli Ma Aqoonsana Somaliland Laakiin Waanu La Dhacsanahay Waana Taageersanahay Hab-Maamulkooda." Danjire David Concar


[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-02
aqoonsi ay somaliland hesho wuxuu ku jira gacanta shacabka somaliland ee kuma jiro shisheeye. waxaana loo baahan yahay umada somaliland oo isku calool fiyow iskuna tanaasusha islana eega habkastay iskugu soo dhawaan karaan.

waxaan qabaa shirka burco ee 10/07/2017 ku inuu horseedi doono midnimo bulshada somaliland dhex marta aqoonsiguna halka ku jiro.

dastuurka somaliland kolka la furo waxa loo baahan doona in mar kale shacabku afti u qaadaan. walaaladeen bariga tabashadooda si kasta oo loogu xalin karo waa loogu xalin.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
O GOORMU ENGRIIS SOMALILAND IYO DIINTA ABAHEED DAN KA YAASHAY??? WAAR BAL NO SHEEGA.. SOWNAGAN ARKAYNA WAXA SOCDA.. ENGRIISKU MIYAANU AHAYN KA SAMEEYAY RACISM KA CAALAMKA LAGAGA DHAQMO??? YA SAMEEYAY CUNSURIYADA CAALAMKA O AHAYN ENGRIIS..????
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
ENGRISSKU WA DAD QABYAALIYA O WELIBA DIINTINA NECEB O KA XUN YUHUUDA.. YUHUUDA AYABA DHAAMA O DIINTA ISLAMKA IXTIRAAMTA.. KUWANI WAXAY IDIN HAYSTAAN XAWAYAAN URAYA O WAX AY YIHIIN JIRIN.. MARKASAYDU KOLBA WAX AN SAL IYO RAAD TOONA LAHAYN MEESHA KUSO QORTAAN.. CAQLIGA AYA LAGA DHILOWBAY.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
ENGRISKU WUXU CADAYAY INANU SOMALILAND DAN KA LAHAYN O AANU RABIN.. WAXAN AYDU KA DABA ORDAYSAAN WA MAXAY??? WAAR DADKANI MA DHILOYINBA??? FUCKING SHIT.. WAAR MAXAYDU TIHIIN???
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
CAQLIGA AYAYDU KA WASANTIHIIN MALAHA EE.. ENGLISH LANGUAGE CURRICULUM ILA UNIVERSITY WAANU SAMAYNKARNA O ENGLISH KU FILAN UMMADA SOMALIALND CURRICULUM LOOGU TALAGALAY WAANU SAMAYNKARNA O LEH VOCABULARY IYO GRAMMAR O DHAN.. O KU FILAN UMMADA SOMALILAND O MEEL KASTA AY HADHOW WAX KAGA QABSANKARAAN..
Name : Quruxdiisa Geel Dhalay
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
Raggan Farmmajo u jawaabaya waxan odhan lahaa ha u sixina uun magacyada abwaanada iyo fanaaniintan uu hhaldayee ama si wanaagsan ugu sharraxa taariikhda Somaliland ama u daaya khaladkiisaa ha dabaashee
Name : Runsheeg
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-03
Geel Dhalay,

Arrinkan ah Cigaal baa yidhi "goor ay noqotaba Somaliyi waa tii midowda" xagee marka horeab laga keenay, waa war ay iyagu samaysteen. Qolada safka hore, fadlan soo geliya mowqifii Cigaal ka taagnaa midnimo dambe oo dhexmarta Somaliy iyo Somliland golahan sharfta leh.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
CIGAAL QUDHADISA AYA RIYOONAYAY.. ANIGU WAXAN LEEYAHAY DADKAN AYDU FARAHA LA GASHEEN TALYAANI AYA DHALAY.. WALAWEYNTA HALF AYU TALYAANI AMA DHALAY AYA GURYAHA UGU GALIJIRAY MARKU U MEESHA JOOGAY.. MARKA CIDAYDU FARIHIINA LA GASHEEN WAX AYDU KA OGTIHIIN O JIRTA MA JIRTO..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
somaliland jiritaankeeda iyo distoorkeeda iyo sida lo si jiridoono iyo cida xidhidh lala yeelandoono wa ina arinta ay taladeeda si fiican ugu jiran intelectuals like cali khalif galaydh, axmed ismacil samater, doctor gabose, doctor bulxan... iyo the generals.. iyo some other politicians.. wadaadadu wa inanay yeelanin wax sida usi weyn o talo a.. wa ina talada wadaadadu noqota marginal.. halka ka bailaaba arimaha.. because imika wixinu wa upside down.. waana waxa wax u soconlayihiin.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
one simple example wa the explosion of mental health issues, mental health issues waxa keenaya wa cunto xumi iyo standards of living o dhulka galay.. waxani wa chemical in the brain.. dadku hadu haysto economy hagaagsan iyo cunto hagaagsan ma waalanayo.. marka wadaad uraya o biyo dad ku daadiya looma bahna ee waxa lo bahanyahay inaydu ka samaysaan meeshan damka laga sameeyay beero waweyn o lagu beero banana iyo mangoes iyo papaye iyo avocadoes.. iyo chicken farm iyo dairy farms ay dawladu leedahay o markaana cunto jaban suuqa lagusi daayo.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
the policy o total privatization o dawladi aanay waxba qabanaynin weeyaan waxa dadka waalay.. dawlad masuliyad lahayn o caalamka ka jirta waxa ugu horeesa ta ka jirta somaliland.. wax aan caalamka ka dhicin aya meesha ka socda ee bal intaydu fikirtaan fataalnimada joojiya o ummada ha waalina.. anagu waanu arkayna fataalnimada meesha ka socota.. fucking shit.. YUHUUDA O LO YEEDHO AYA DHAANTA WAALIDA MAANTA SOCOTA..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
GEN EISENHOWER WAXANU U SHEEGAYNA INAYNAAN KU QANACSANIN THIS POLICY OF TOTAL CAPITALISM EE MEESHA KA SOCDA.. WAXANI WAX MASKAXDA GALAYA AANAGA NOOMA EEKA EE BAL WA INA XISBIGA KULMIYE DIB U FIKIRA.. TRUMP O CIYAALASUUQA AYA INFRASTRUCTURE MAREEKANKA DHISAYA MARKAASA LA LEEYAHAY SOMALIALND WA TOTALLY PRIVATE MARKAANA DAWLADU WAXBA MA QABANAYSO EE PRIVATE SECTOR AYA WAX QABANAYA.. GUYS WHO ARE YOU KIDDING??? LOL..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
SOMALILAND HAS PROBLEMS, BUT SOLUTION AYA JIRA.. FOR STARTERS SOMALIALND MABA AHA LANDLOCKED O WAXAY LEEDAHAY 850 KM OF COASTLINE.. INTASO KALIYA AYABA A SOLUTION.. SECOND THIS 250 KM OF COASTLINE BIYO WEEYEH WAXAYNA KU YAALAN MEEL CALAMKA O DHAN MARO IYO MEESHA SADEXAAD EE CALAMKA UGU STRATEGIC SAN.. MARKA MA ANAGA AYA WAALAN MISE SOMALILAND AYA FATAALIIN JOOGTA??? THE ANSWER IS SIMPLE.. FATAALIIN AYA JOOGTA SOMALILAND.. FUCKING SHIT.. MOTHERFUCKERS.. CAQLI XAWAYAAN.. MA INA GHELEH O KUN SALDHIG SAMAYSTAY AYA IDINKA CAQLI BADAN??? LOOOOOOOOOOOOOOOL..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
BOQORADA ENGRIISKA EE DIINTA ABAHEED WASTAY EE LA DABA ORDAYA WAXAY ARINTAASI KU DAMBAYSO WAYNU ARKIDOONA.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
SHEEKADI WAXAY DHAAFIWAYDAY BOQORAD ENGRIISA O MOTHERFUCKERADA IYO FUCKINGSHIIL GROUP IYO INA AW SICIID FUCKERKA DJIBOUTI IYO CARAB QAMIIS DHADHEER IYO QABYAALAD CHIMPANZEEGA.. LOL.. WAAR WAX ISKU FALA.. HADAYDU LIDATAAN MARKA NO BOOZE IYO DADKI KALEH U YEEDHA.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE: CREATING FARMS NEAR XUMBOWEYNE IS NATIONAL SECURIT
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
WAXANU U SHEEGAYNA GEN EISENHOWER IYO CIDAY KHUSAYSO INA DAWLADU KA SAMAYSO XUMBOWEYNE DAMKA LAGA SAMEEYAY AGTISA BEERO WAWEYN O SOMALIALND O DHAN CUNTO SIIYA INAY TAHAY A MATTER OF NATIONAL SECURITY.. HADU DAGAAL DHACO MEESHI CUNTADA LOOGA QAADILAHA CIDANKA QARANKA MIYA LAGA FIKIRAY WELI????
Name : NO BOOZE
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
MUSE BIXI MIYU OGOLYAHAY INA MID TUUGI DUMARKA XANUNSANAYA LAABTA KA DHIRBAAXO O VIDEO KASO DUUBO?? IYADO WELIBA CIDAMO AY GALBINAYAAN??? O WAXANU U NAQANAA WAXA AN EXORCIST MEESHANU JOOGNO.. DAWLADA SOMALILAND MA MASS EXORCISM AYAY AAMINSANTAHAY MARKA?? MUSE BIXI ARINTA JAAHILNAMADA INTA LEEG BAL JAWAAB HA KA BIXIYO..
Name : NO BOOZE:
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-04
DUMARKAN IYO RAGAN WAALAN EE QURANKA LAGU AKHRINAYO EE BIYAHA LAGU DAADIDAYO WAXAY U BAHANYIHIIN REAL PSYCHIATRIC HOSPITALS EE UMA BAHNA A FUCKING ASSHOLE AND HIS FUCKING QURAAN SAMEECADO WAWEYN LALA DABA ORDAYO.. DADKANI OMEGA 3 IYO KINIINKA HURDADA AYAY U BAHANYIHIIN IYO PROPER BEDS IN HYGIENIC ENVIRONMENTS.. UMA BAAHNA A FUCKING EXORCIST SHAYDAAN JIRIN KA SAARA.. SHIT.

[ Reply ]



Name : Dadweyne
Subject : Re : baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-05
Ingiriis muxuu Nagu soo kordhiyay aan ka ahayn xaasidnimo?Waataase hal diyaaradihiisa Somaliland ha usoo diro? Waxa qudha uu inaga caawiya uun waa doorasho. Inta wuxu yidhaahda Somaliland Iyo somaliya maahan goob loo safri karo.

Aniga carabta inooga wax tar badan ingiriis. Imaaraadku diyaaradihiisa ayuu hargeysa usoo diray. Kuwait waxay inoo dayac tirtay madaarka hargeysa. Saami 30% ahna way ku leedahay warshada sibidhka ee hargeysa.

Imaaraadku madaarka Labaad oo rakaab ah buu Berbera u yagleelaya. Dekeda Berbera ayuu balaadhinayaa. Berbera corridor buu hirgalinaya. Ictiraaf kii sana ha haysta. I rather in wadahada Somaliland Iyo somaliya loo raro imaaraad ka oo turkey laga raro.

Name : Dadweyne
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-05
Sixid

Warshada sibidhka EE berbera not hargeysa
Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re :baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl.
Date : 2017-07-06
Waa run Ictiraaf Somaliland wuxuu ku jira gacanta shacabkeena - ee shacabkiiba waxa waalay khalkhal ku jira taliska maanta xukuma Somaliland - intii ay dalkooda ilaashan lahayn waxay shaqo ka dhigteen - i arka oo i maqla, maalin walba hadal aan wax tarin ayaan inta aan u yeedho wariye kamarad sita aan odhanayaa iga duub. Xaalka Somaliland wuxuu marayaa in qof walba uu xoogsi tago sidii uu television-ka isku soo taagi lahaa - bal eeg xataa waxa maalin walba taagan nin ama gabadh leh waxaan u jawaabayaa hebel. Waar dadkii uu waashay waxaana waalay afar shay:
(1) Xagtooyo aan loo kala aabo yeelin;
(2) Qabyaalad aan la qarsaneyn oo geed walba hoos taal
(3) Talis aan aqoon u lahayn sida dawladnimada loo maamulo oo hor taagan;
(4) Shacabkii Somaliland oo ku dhex wareersan.

Ilahay aan ka barino talis kan dhaama - ma lihi ka wanaagsan bal se xataa yara dhaama - waayo ka kale ee yimaadaan waxaan qabaa in aanu dhaami doonin haddii aan shacabku u gurman kan hor iman inta aan doob-dilaacsan aan ku fakirin in uu maro wadadii Silaanyo inoo jeeday.

Ax Yaa Wadani

[ Reply ]


Pages : [ baarlamaanka ingiriiska oo la soo dhex-dhigay dood ku saabsan jsl. 1 ]