Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka

m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka

News


 flag,stripe,patriotism,united,pride,independence day,quarter,democracyDawladda Maraykanka ayaa wefti culus oo heer sare ah u soo dirtay Magaalada Caasimadda JSL ee Hargeysa.









http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2017/06/d-251.jpg
Waftiga oo uu soo dhoweeyay Sii-haya iyo Madaxweyne-Ku-Xigeenka JSL Md. Saylici ayaan ujeedada safarka waftigan aanu jirin war rasmi ah oo laga soo saray.

Haddana waxa jira warar hoose oo sheegaya in ujeedada waftiga ee ugu weyni yahay in ay culays ku saaraan dhinacyada ay khusayso sidii aanay doorashada madaxtooyadu mar dambe dib uga dhacdeen waqtiga loo qoondeeyay ee Bilsha November 2017, waxaanay xalay bilaabeen kulamo ay la yeesheen xisbiyada siyaasadda oo ay kala hadleen arrimaha doorashooyinka iyo waxyaabaha u baahan in la xoojiyo si aanay doorashadu mar dambe dib ugu dhicin.

Waxa kale oo uu warku sheegayaa in weftiga Maraykanku kulan la yeesheen guddiga doorashooyinka oo ay iyagana kala hadleen arrimaha doorashooyinka iyo sidii looga wada shaqayn lahaa qabsoomidda doorashada madaxtooyada.

Dawladda Maraykanka ayay ahmiyad weyni ugu jirtaa qaabka fiican ee ay u dhacdaan doorashooyinka JSL taas oo saamayn ku yeelan doonta aqoonsiga caalamiga ah ee JSL.

Meida:

http://content.presentermedia.com/files/animsp/00000000/941/green_earth_arrow_rotate_diagonal_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=gOeOgrkXRhQ 
 
https://www.youtube.com/watch?v=WE958aFT5Eg


Posted on Thursday, June 29 @ 22:19:01 UTC by admin



m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka - m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Xuuf
Subject : Re : m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-29
Maraykanka oo soo saaray shuruudo cusub oo dal ku gal.

http://www.bbc.com/somali/war-40440779

Name : NO BOOZE:
Subject : Re :m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
WAAR BAL WAXA LAGA HADLAYO EEGA: USAID IYO FUCKING AID AYA MEESHA SOCOTA .. IYO WAZIIR LA YIDHI WAXA KHUSEEYA DIINTA IYO ARIMAHA FUCKINGKA AYA MEESHA FADHIYA.. LOOOOOOOOOOOOL.. JAAHILIIN FOQAL JAAHILIIN.. WAAR DADKAN YAA MEESHA KA QABTA.. WA WAXA CARUURTI U TAHRIBAYSO.. FUCKING CAQLI DAYEER..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
MAREEKANKU MAXA MEESHA KEENAY?? HORTA WAXA MEESHA YIMID NIN KASO REER BINI ISRAILKA MAREEKANKA O MR SCHWARZ LA YIDHAHDO.. MARKAASA LAGA HADLAY DORASHADA QABTA IYO FUCKING BIYOODKA MEESHA KA DHACAY SIDI XOOGA KHARASH LOOGU TUURILAHA.. FUCKING DAYEERO.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
WAAR DADKANI UMMADA XASUUQ AYAY KU HAYAAN EE HA LAGA GAADHO.. WA XASUUQ WAXANI.. KOLBA MEESHA KEENAYA WAZIIRKA DIINAHA IYO FUCKINGKA O JAAHIL ISKU XAARAYA MEESHA SO FADHISINAYA.. WAAR DADKAN MEESHA HA LAGA QABTO.. IYAGA UGU WACAN INA MEESHU AQOONSI HELIWAYDO.. BAL QAABKOODA EEGA IYO SIDAY U FIKIRAYAAN EE MEESHA U SOCDAAN..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
WAARYADAHEEN INLEEN SIDANI SI MA EHE.. AMA RUUSHKA ISKU SHUBA AMA YUHUUDA U YEEDHA INLEEN IYAGA MAREEKANKA U TALIYEH.. WA MAXAY MR SCHWARZ O SAFIRKA MAREEKANKA AYA YIMID?? WAAR MA WAXBA IDIN DHIMAN.. WAAR NIMANKI NETANYAHU IYO AVIGDOR LIEBERMAN U YEEDHA .. IYAGA MARKANA SANKA SO QABANDOONA MAREKANKA O AQOONSI BIL QASABA KA KEENIDOONA.. AMA KA MARMA REER GALBEEN O RUUSHKA TOOS U KEENA MEESHA.. DIINAHA IYO FUCKINKGA MEESHA KA SAARA.. SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
WAAR XAARKINU CALCUTTA AYU YAALAYEH.. HADAYDU NETANYAAHU FARTA KA SAARTAAN SALDHIG MILITARY.. NINKAN MEESHA SOCDA EE SAFIIRKA SOMALIA LA LEEYAAHAY WA SO GUURI MARKAASU USU GUURI HARGEISA MARKAAABA O KU DHAWAAQI INU YAHAY SAFIIRKA MAREEKANKA EE SOMALILAND JOOGAAYA.. XAARKINI AYA ADUUNKI URIYAY.. FUCKING ASSHOLES.. BILA CAQLI..
Name : NO BOOZEC
Subject : Re :m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
CAR BAL MA LA YIDHAHDO SOMALILAND WAXAY KU TALA JIRTA INAY ISRAIL LA XIDHIDHO O MILITARY BASE SIISO SHIRKAN... WAXA MEESHA KA DHICILAHA.. WALEH IYAGO YAABAN AY MEESHA KA TAGILAHAYEEN NIMANKAN MAREEKANKU O MARKAABA TELEPHONE TRUMP LO DIRILAHA.. FUCKING SHIT.. IDINKA IYO XAWAYAANIMADIINA IYO CAQLIXUMADINA AYA HALKA IDIN DHIGTAY MARKASAYDU CARUURTI TAHRIBISEEN.. FUCKING CAQLI BAABOONS..

[ Reply ]



Name : Duurjoog
Subject : Re : m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
Nin aad u diiday inuu dalkaaga soo galo, maxaad kiisa ka dooni?!

Dadka ka soo jeeda lix dal oo Muslimiintu ku badan yihiin iyo dhammaan qaxootiga raba in ay Maraykanka u safraan ayaa hadda ka dib la kulmi doona shuruudo ka adadag sidii hore, arrintaas oo ka dhalatay xayiradda Trump ee muranka dhalisay.

http://www.bbc.com/somali/war-40440779


[ Reply ]



Name : Xuuf
Subject : Re : m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-06-30
Cagtii joogsan weydaa,
Marbay ceeb la kulantaaye.

https://www.facebook.com/abdisalam.hereri.963/videos/199875723873403/


[ Reply ]



Name : maall cige
Subject : Re : m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-07-20
aaheya


[ Reply ]



Name : Wabaarik caleeh
Subject : Re : m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka
Date : 2017-07-26
Ma aqoonbaa wax lagu hellaa maya waa maskax iyo xirfad bal madaxweyne ku xigeenku jaamacadu kasoo baxay aqoonba malaha lakiinse qofku waa siduu iska dhiguun taa hala ogaado waraaqo yaro la qaatqaatuun maaha ee aduunyada waa produce iyo wax isku day


[ Reply ]


Pages : [ m/wayne-ku-xigeenka jsl oo qaabilay wafti culus oo ka socday dawladda maraykanka 1 ]