Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.

prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.

News


 
https://i1.wp.com/www.caasimada.net/wp-content/uploads/2016/04/Gaas-iyo-Cali-khaliif.jpg?fit=640%2C407http://content.presentermedia.com/files/animsp/00010000/10710/take_a_walk_text_md_wm_v2.gifProf. Cali Khaliif Galaydh ayaa si aad ah u dhaliilay Madaxa Maamulka Puntland isaga oo sheegay in aanay waxba ka dhaxayn maamulka Puntland.








http://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/05/fgtyy.jpgProf. Cali Khaliif Galaydh ayaa waxa uu ku dhaliilay Maamulaha Df-da Puntland Cabdiwali Gaas in uu yahay in aan xukumin Magaalada Gaalkacayo oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo. Waxaanu arimahan kaga hadlay waraysi uu siiyay tilifishanka Somalinews xaruntiisa Magaalada Hargeysa, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaaya uu yidhi Prof. Cali,

"Waa iska hadloow ina Aygare. Waxa uu halkaas ka yidhaahdo waxa dhagaysta ayaaba ka daran, waxa qudha ee ay Puntland ka tahay Sool, S anaag iyo Cayn waa in ay kolba u yeedho odayaal dhawr ah oo uu xoogaa dhaqaale ah ku saydh-saydho oo cad quudheed ku tuur tuurto, ninkaas leh madaxweyne ayaan ahay oo dastuurka ayaa i faraaya inaan dhulka xukumo, waar ma xukumo oo dadkii waxan lahaa way tashadeen maamulkoodana way samaysteen kooda ha u taliyo. Gaalkacayo oo uu isagu u dhashay ayaan gacanta ugu jirin inta uu Gaalkacayo iyo Garoowe ka maqan yahay ayaa ka badan intuu joogo. Hadduu cid la talinayo isaga iyo maamulkiisu ha tashadeen danahoodana ha ku aadeen, anagu waxaanu mar walba u nahay diyaar hadday iyagu miyirsadaan in wada hadalo iyo nabad ku wada noolaansho iyo daris wanaag. Waxase aanu wada leenahay oo golayaal iyo siyaasad ahi ma jirto.

Waxa la yidhi dhidarka ayaa wax ka hurdo badan, mar uun buu danab ku dhacaa oo meesha ugu horaysa ee uu u ordi karo ayuu u ordaa, dad, ood, dudumo iyo waxii uu doonayaba waa jiidhayaa wadaadkaasi maruun buu maqlaa shirar ayaa halkan ka socda  markaas ayuu sidii dhidarka soo hanbabaraa wadada ayaan uga baydhaynaa bal halka uu noo dhaafayo ha noo dhaafee."

Media

Posted on Thursday, June 22 @ 00:50:50 UTC by admin



prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland. - prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Galbeedi
Subject : Re : prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-22
Dr. Cali Khalif waa Oday Somaliyeed oo u bislaaday siyaasadda oo doonaya in uu Ka tago taariikh wacan oo dadkiisa iyo dalkiisuba u ayaan mustaqbalka dhaw iyo mustaqlka fogba.
Sidaas awgeed waxaan odhan lahaa ha laga daayo doc-wareenka oo yaab baramada laga qaadin odayga.
WA BILLAHI TAWFIIQ.

Name : Galbeedi
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-22
Saxar tir:
Odayga ha laga daayo doc-wareenka oo yaan barakada laga qaadin.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-24
Cali Khaliif wa inu noqda Gudomiyaha Gurtida somaliland.. markaasa somaliland wax noqonaysa.. speaker of the senate marku noqdo ninkani aya wax hagaagayaan.. o meesha laga raysanaya mudo kordhin iyo fucking kordhin.. ninkani wa visionary waana nin maskax iyo tacliin leh.. marka dambena ha u tartamo madaxweynehnimada somaliland waana ku gulaysanaya.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-24
Galbeediyow intaydu walateen o isku xaarteen aya wax aan adunkaba ka jirin ku dhaqantaan.. markaasa ummadi siday u dhantahay half waalanyahay.. marka ilaahay aya idin keenay cali khalif o bal reality check idin samaynaya si aydu uga baxdaan mass delusion aydu ku jirtaan o miyirku idinkuso noqdo.. fucking shit..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-24
somaliland waxanu ka dhigayna United states of america ee odayga cali khaliif taladisa sii fiican ha loo qaato ayaanu leenahay o yaan lagala hor imanin waalidi xafadaha fuckingka iyo qaadka uraya.. markaana no booze isna qoladi reer bini israil ayu keenaya.. laakiin inta ka hor cali khalif taladisa wa ina la qaata..
Name : NO BOOZE: WA INAYDU ENGRIIS IYO DIINTA ABIHI FARAHA KA QAADA
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-24
WAXANU SO JEEDINAYNA INA ENGRIIS IYO DIINTA ABIHI FARAHA LAGA QAADO, WAXA ENGRIISKU DONAYA INU QOTO PETROL U KA HELAY XAMAR BADEEDA IYO MID LAGA HELAY SOMALILAND IYO PUNTLAND.. MARKA ENGRIIS IYO HOYADI FARAHA KA QAADA.. SHIT.. YUHUUDNA U YEEDHA HADAYDU DOONTAAN.. LAAKIIN ENGRIS IYO BOQORADISA IYO HOYADEED FARAHA HA LAGA QAADO.
Name : NO BOOZE: DISTOORKA MAREKANKA MID U DHOW SAMAYSTA
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-24
ENGRIISKA IYO WUXU IDIN SAMEEYA DIB HA UGU NOQONINA BECAUSE DHAQANKISA O DHAN AYA KU SALAYSAN DAD KALA SAREEYA, SAMEEYA DISTOORKA MAREEKANKA O KALEH O KU BILAABMAYA "WE THE PEOPLE", MID NOOCASIYA SAMAYSTA.

[ Reply ]



Name : Relay Race
Subject : Re : prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-06-24
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Jabhada Lagaga Dhawaaqay Bariga Somaliland.

https://www.youtube.com/watch?v=ccqYLlpM8fg


[ Reply ]



Name : Yasiin
Subject : Re : prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-07-10
Baaq: Ha La Tageero Kooxaha Buuraha Kula Dagaalamaya Bugland

Anigu waxa aan qaba argagaxiso waxa ah Bugland, bugland waa argagaxisada Geeska Afrika taas waa in la fahma. Maamul ku sheega bugland waa argagaxiso.

Mar hadi maamulka bugland anaga inagy eedaynayso in aanu tageerno kooxahaas anagoon weligeen tageerin, waxa aniga rayigeyga gaarka ahi yahay in la tageero kooxaha halkaas kula dagaalamaya bugland.

Wax argagaxiso oo buurahaas ku jira ma jiraan, waa beelo ay buglandtu dhulkooda ka qaaday oo ay rabto in dadkaas adoonsato, dadkaasina waa is difaacaayaan iyago jihaad bilaabay. Ha la tageero dadkaas uu dagaalamaya difaaca dhulkooda waxa ay doonanba ha noqdaan ee.

Waa ku raaxaysta cabaadka bugland.

Name : Yaab caleeh
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-07-30
Cali. KHALIIF waa nin wax garada maanta waa in lasiiyaa saamigoogii oo ay ka bafsadeen gobolka awdal silaanyo wuxuu aad iska dhaadhiciyaa reer awdal oo wax walba siiyay lknse wuxuu iloobay ciisihii oo ka deegaano badan hartiduba way ka xaqu badanyihiin silaanyo waa inuu isku dheeli tiraa xuquiqda dadka
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-07-30
Reer awdal waa loo badbadiyay taasina xaq maaha waar dawlad ma jirto marka runta la eego
Name : Yaab caleeh
Subject : Re :prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland.
Date : 2017-07-30
o waa inuu cadaaladii soo celliyaa harridan ay aad uga muuqdaan dalka sida ciisihoo kale insha Allah anigu waxaan u ololeeyaa somaliland wada jirta oo mida

[ Reply ]


Pages : [ prof. cali khaliif galaydh oo dhalliilay maamulka puntland. 1 ]