Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.

murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.

News


 http://hubaalmedia.net/wp-content/uploads/2015/10/Photo-Guddoomiyaha-Xisbiga-talada-Dalka-Haya-ee-KULMIYE-Md.-Muuse-Biixi-Cabdi.jpghttp://www.abflags.com/_flags/flags-of-the-world/United%20Kingdom%20flag/United%20Kingdom%20flag-XXL-anim.gifGuddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, islamarkaasna ah murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay maanta wefti safiirro ah oo ka socday Dawladda Ingiriiska.







ddoomiyaha Xisbiga Jumhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE isla markaasna ah murrashaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wefti safiirro ah oo ka socday Dawladda Ingiriiska.

Weftigan waxa hoggaaminaysa Marwada Safiir-ku-xigeenka cusub ee dhawaan loo soo magacaabay Safaaradda Ingiriiska u qaabilsan JSL Amb. Mary Shockledge oo ay wehelinaysay Lizzie Lovett oo ah sarkaal dhinaca siyaasadda u qaabilsan Safaaradda Ingiriiska ee Dalka Ethiopia oo socdaal ku yimid JSL.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay kulanka ku wehelinayeen Guddoomiye-ku-xigeennadiisa 1aad iyo 2aad ee Xisbiga Md. Maxamed Kaahin Axmed iyo Axmed Cabdi Dheere, ayay isbarasho dhex martay Madaxda Xisbiga KULMIYE iyo Ssafiir-ku-xigeenka cusub ee Ingiriiska Amb. Mary Shockledge, halkaasna ay labada dhinac kaga wada hadleen dhawr arrimood oo isugu jiray wadashaqaynta Safaaradda Iniriiska iyo J. Somaliland, xidhiidhka labada dal, u diyaargarowga doorashooyinka iyo arrimo kale.

SL Media

Posted on Wednesday, June 21 @ 00:04:47 UTC by admin



murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah. - murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re : murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
KA BOGO SAWIRKA
Muse - Malaha uu yara didsan yahay marka aad u fiirsato wajigiisa, fadhigiisa iyo eegmadiisa!! Maxa ka siya, ma gabadha ayaa soo hadal qaaday xisbiga Wadani!!! Musow nidaamka baratakoolku sidan maaha - waxbaa kaa qaldan, waxa qaladka keenay waa aqoon daro, khibrad daro, dee meeshu maaha ardaagii geela ee waxaad tidhi waa xafiiskii shirarka ee xisbiga wadani - Sawirkan aan aragno wax badan ayaa ka qaldan - maa nooca wufuuda loo qaabilo, sawiradda looga qaado, loo soo dhaweeye - maa miiska in aad dul daadiso "Business Cards" kaga, maaha sida aad u fadhidaa si qof madaxweyne sugayaa u fadhiisto, waxaad u baahantiin dhowr "work shop" oo aad siisaan shaqaale xirfad wanaagsan u yeelan kara sida loo soo dhaweeyo wufuuda caalmiga iyo maxaliga ah. Maa in aad ardaaga reerkiina ka soo kaxeyso mid budh sita oo xayraan ah in soo horkaco wafti nooca uu doono ha ahaadee - Waxaan moodayey in aad xagaa Yurub iyo Ruushkana tagtee maxaa ka siya shaqaalaha iyo baratakoolka xafiiskaga.

Ax Yaa Wadani - Cidna Ma Caayo, Cidna Ma Amaano

Name : Galbeedi
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
Ramadan Mubarak,
Waa salaamantiin dhammaan,
Ogaada arrimuhu waa laba:
1-Mar waa gudaheenna oo waa goolaaftan oo waa la is tuurtuuri in yar oo aan ahayn Lafjabin.
2-Marna waa inaga oo dhan oo Ka horjeedna Shisheeye ina soo booqday oo waxaa waajib inagu ah dhamaanteen Muxaafid iyo Mucaaridba in aynu muujinno midnimo iyo waddaniyad .
WA BILLAHI TAWFIIQ.
Name : dadweynaha
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
ax yaa wadani

muuse waa isku kalsoon yahay waanu ogyahay inuu ciro kaga guulaysan doono doorashada. kolka waa ceeb inaad mujaahidka xag xagasho la dul istaagto. i can feel inay ku hayso phobia.

muuse waa nin diyaarsan waxaana guushiisa sabab u noqon karta mucaaradada uu xisbiga wadani ku hor istaagayo horumar kasta oo dalkan loo qabto. asbaabtuna yaanay dadku isaga kaa jeclaan weeye waana la jeclaaday manana joojin kartid.
Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower aka MUSE BIXI
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
general eisenhower waxanu kula talinayna mar kaleh inu keeno meesha laba dumara o somalilandera o english ku hadlaya o ka dhiga la taliyeyaal isaga la taliya o meesha fadhista marka ay u imanayaan naago UK iyo meelo kaleh ka yimid. Gen eisenhower waxanu u sheegayna inanay habonayn ina kolba rag meesha so fadhistaan because kulmiye waxa lo qaadanaya xisbi chauvinist o jaahiliin ka buuxdo.
Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower iyo kumiye
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
waxanu so jeedinayna ina talada kulmiyeh meel sare laga qaybgaliyo dumarka o ay nodaan dad meelo sareh shaqo ka haya, wa ina meesha laso saaro dumar farabadan o english daadinaya o meelo sare wax ka noqda.. hadi kaleh waxa kulmiyeh yahay xisbiga geela la raacayo iyo xisbiga odayaasha gaboobay ee dumarka neceb.. marka ceebta naga ilaaliya o dumar meesha wax u magacaaba si degdega.. fucking shit.
Name : NO BOOZE: wa ina afsoomaliga laga mabnuuca jamaacadaha smld
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
waxanu so jeedinayna ina afsoomaligu maadama u fashilmay o la isku xaaray.. ina laga mabnuuco jamaacadaha somaliland.. laguna badalo luqadaha wax barasho english iyo carabi.. weliba english culayska la saaro o dadku english ku hadlo.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
waxanu ku darayna ina ummad toilet paper isticmalaynin o afsomali ku hadlaysa cidna aqoonsi sinaynin.. ee english wa ina si degdega lo barta markaana la isticmala toilet paper lana sameeya warshado sameeya toilet paper o wax ka qabanaya cudurada meesha ka dhacaya.. shit.
Name : NO BOOZE: JOOJIYA CUNISTA HILIBKA GEELA IYO ADHIGA
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
waxan aydu mental retard u tihiin waxa masul ka a hilibyada geela iyo adhiga aydu cuntaan.. joojiya o cuna kaluun iyo chicken.. maskaxda ibnadamka waxay ku shaqaysa waxa la cuno.. hada hilib geel iyo adhi la cuno fucking ref aya la noqonaya.. markaana la isticmaliwaayo toilet paper.. sheekadu wa shuban biyood.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
furthermore, maxa laga haya carabtan aydu daba orodaan: air arabia o imanaysa hargeisa, uae o weli imanin saldhigi military ee bilaash lagu siiyay..
waxba idin dhiman.. waxba si fiican idinku dhiman.. carab khamiis waweyn sita ma hagaagsana caqligooduye talo kale miyaydu haysaan?
Name : Filsan
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-23
Lol, maantay ugu darnaayen kuwii ilma Qudhmiye muxuu yidhi dadweyne "Muse waa nin og inuu doorashada ku guulaysanayo"
Bisinka Muse miyaa loo soo waxyooday!?
Walee waa cajiib maalinba tii ay keenan tii kale ka daran.
Hadii uu doorashada waayo tolow ma muraara dilaac bay u wada dhiman

[ Reply ]



Name : Sokeeye
Subject : Re : murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-21
Nuxurka Khudbad Gudoomiyaha Kulmiye Ka Jeediyey Kulan Lagu Lafa Gurayey Barnaamijka Xisbiga.


https://www.youtube.com/watch?v=CPjxaO0bq2c

Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower aka MUSE BIXI
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-22
muse bixi malaha wa riyoonaya mise hilib adhi farabadan ayu cunay.. Generalka waxanu u sheegayna ina berigi u shaxa ku cabayay hablo nasood ee madaaficda lala dhacayay hargeisa wixi socday iyo waxa maanta socda isku mid yihiin.. generalka waxanu leenahay hurdada ka toos..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-22
gen eisenhower waxanu u sheegayna ina faqash xasuqaysay somaliland laakiin maanta ay somaliland iyadu dib iskugu xasuqayso o dagaalkuna noocyo farabadan yahay o maanta wadaadada xaarka la fadhiya masaajidu ay yihiin cadowga ugu weyn ee ummada maskaxda ka xasuuqaysa.. xasuuq psychological aya socda manta.
Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower aka MUSE BIXI
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-22
general eisenhower waxanu kula talinayna hadu donayo ina meesha horumar ka dhaco ay jiran a few things bil qasaba: wa ina generalku ku dhawaqa ina english noqonayo official language marku madaxweyneh noqdo, waana ina gen eisenhower u wadaadada awoododa wiiqa, iyo wa inu wax kasta o surtagal a o aqoonsi iyo horumar keenaya ku dhaqaaqa.
Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower aka MUSE BIXI
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-22
GEN MUSE BIXI WAXANU U SHEEGAYNA INA CADOWGA UGU WEYN EE HAYSTA SOMALILAND YAHAY PSYCHOLOGICAL O WAX MASKAXDINA KU JIRA O JAHAWARERA IYO QAAD WAX U KEENAY U YAHAY.. AFSOOMALI IYO DIIN LAGU QARINAYO TUUGNIMO IYO MUSUQMAASUQ IYO JAAHILNIMO.. WAATA PROBLEMKU.. WA PSYCHOLOGICAL.. WAANA INA LAGA BAABIYO MEESHA HADAY XITA NOQOTO INA MAREEKANKA LAGU YIDHAHDO RASSAAS LA DHAC MEESHA O GEELA KU XASUQ MEESHA SI DADKU U TOOSO.
Name : Quruxdiisa Geel Dhalay
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-22
Taladaa Galbeedi ha la qaato, arrimahana sidaa uu u dhigay ha loo kala saaro haddii kale wallydaan dadna iska celinayn meelna gaadhayn.

[ Reply ]



Name : Xisbiyada
Subject : Re : murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
Faysal Cali Waraabe mararka qaarkood mala waxa ka fiican inu dadku wax ka tabanayo si hoose toos ula hadlo intu saxaafada ka eedayn laha.

Cirro mararka qaarkood mala waxa ka fiican inu danta qaranka ka horeysiiyo.danta xisbigiisa ama dantiisa gaarka ah.

Muuse Biixi mararka qaarkood mala waxa ka fiican inu a fiirsado hadaladiisa intaanu ku hadlin.

Sedexdooduba in ay tahay xil qaran iyo masuuliyad weyn yaanay ilaawin, qabashada doorashadu ma aha mid guusheedu xisbi leeyahay waayo qabashada doorashada lafteeda ayaa guul qaran ah, kolkaas sedexdiinu muujiya bisayl siyaasadeed iyo in aad tihiin niman sida Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin hadi la idinka badiyo meesha aan buuq ka dhalinayn balse nidaamka tageeraya.

Somaliland ha noolato, cadowgeedu ha jabo.

Name : Yaabane
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
Anigu horaan u sheegay in hogaan xumo inagu soo socoto, in badan ayaan ku taliyey in Amb. Cawil Xaaji Cali laga dhigo guddooomiyaha Waddani , saddexdan nin ee meesha ku so hadhay markaan isu eegayna Muse Bixi ayaa loogu qaatay waa hadduu la taliyeyaal fiican helo, hadduuse Cali Guray, Bile iyo noocooda la taliyayaal ka dhigto waa dib u dhac weyn. Faysal waa nin dadkiisa iyo dalkiisa aad u jecel laakiin hadalkiisa aan u meel dayin, siduuu si wansagsan uga haldayo ayauu mar kliya bartiraynayaa oo wax aanad dhegysan karin ku hadlayaa beryahan dambena waxaaba bilaabay wax ka sheega reer Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro isaga waxa inagaga filan intii uu ahaa guddoomiyaha baarlamaanka, ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo.
Name : No booze
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
Ala maxa dad iska hadlaya, war bal ciday dhayalsanayaan eega? Cirro Iyo wadani wa tuug haday meesha wax ka noqdaan maalin qudha lasi joogimaayo, cida meesha wax ka noqonkarta wa Faisal Cali warabe o imika laso baxay siyaasad cusub Iyo General Eisenhower .
Name : No booze
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
Cirro is out.. Cida meesha viable candidates wa UCID Iyo kulmiyeh specially hada UCID boost ka hesho heshiiska khaatumo.. Finally xisaab tu waxay iskugu biyo shubanayssa in la qaato mabaadiida no booze o distoorka la furo o la badalo foreign policy la badalo. Siyasada Somaliland waxa kuso biraya Cali Khaliif o wax weyn aya is badalaya..
Name : no booze: distoorka ka saara diinta
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
waxanu markaleh idiin sheegayna ina distoorka diin laga saaro ay tahay muhiim.. waxan aydu wadaan ma soconayo, adhigi iyo geeli iyo xaarki aden siiro waata akhiro lo dirayeh distoorka ka saara diinta .. diin aydu masul ka noqonaysaan ma jirto..
Name : NO BOOZE: LIBERAL DEMOCRAT AYA MEESHA LA WAREEGIDOONA
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
WADANKAN AQLABIYADISU WA LIBERAL DEMOCRATE, NO BOOZE IYO FAISAL CALI WARABE IYO CALI KHALIF GALAYDH WA WADA LIBERAL DEMOCRATES, KULMIYEH WA INTA MILITARY EXPERIENCE WAXA U MEESHA KU JOOGA.. LAAKIIN MEESHANI WAXA LA WAREEGAYA IN THE FUTURE LIBERAL DEMOCRATES. BECAUSE LIBERAL DEMOCRATES WA DAD MASKAX FURAN O WAXBA KU QUFULNAYN O WIXI MASKAXGAL A KA FIKIRA EE MA AHA DAD CADQLIGA WAX KAGA QUFULANYAHAY O MADAX ADAG.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah.
Date : 2017-06-25
MEESHANI MA AHA QABILO WAXA IS HAYSTA EE WA IDEOLOGY WAXA IS HAYSTA.. QABILADA EXCUSE AYA LAGA DHIGANAYA.. WA MABAADIID CONSERVATIVES IYO LIBERAL DEMOCRATES IYO KUWA WADANI O IYAGU A EXTREME RIGHT WAXA MEESHA IS HAYSTA.. YAAN BEEN UMMADA LAGA DHAADHICININ.. EE RUNTA HA LA SHEEGO.. HESHIISKA KHATUMO IYO SOMALIALND WAXA HIRGALIYAY LIBERAL DEMOCRATES.

[ Reply ]


Pages : [ murashaxa xisbiga kulmiye oo kulan la yeeshay wefti safiiro ingiriis ah. 1 ]