Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.

xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.

News


 Wasiirka Arrimaha Dibadda J. Djibouti, ayaa ku eedeeyey dalka ay deriska yihiin ee Eritrea in ay ciidamo geysay xadka ay ku muransan yihiin labada dal.








Wasiirka Arrimaha Dibadda J. Djibouti Md. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku eedeeyey dalka ay deriska yihiin ee Eritrea in ay ciidamo geysay xadka ay ku muransan yihiin labada dal. Ma jirto cid madax bannaan oo arintaa caddaysay iyo jawaab ka soo baxday Eritrea toona, hase-yeeshee Wasiirka Arrrimaha Dibadda ee Dalka J, Djibouti ayaa sheegay in Khilaafka lagu dhammeeyo si Nabad ah, laakiin waxa uu  dhinaca kale caddeeyay in ay diyaar u yihiin dagaal Millatari haddii laga fursan waayo.

Hadalkan wasiirku wuxu soo baxay kadib markii ciiddammadii nabad ilaalinta  Qatar ee joogay xadka labada dal u dhexeeya ay ka baxeen halkaas, iyadda oo  sababtuna ay ahayd markii labadaas dal ee ku yaal Afrikada Bari ay labaduba la safteen Sacuudi Carabiya oo ay Qatar isa seegeen.

 j. Djibouti iyo Eritrea ayaa ku dagaalamay sooh-dinta u dhaxaysa laba dal sannadkii 2008-dii, hase ahaatee waxay markii dambe aqbaleen in Qatar dhexdhexaadiso oo ay ciidamo nabad ilaalin ah u soo dirto. J, Djibouti waxay xulafo la tahay Reer Galbeedka oo waxa dalkeeda Saldhigyo Ciiddammo ku leh Faransiiska iyo Maraykanka, sidaas oo kalena waxa Dekeddeeda wax kala soo dega oo ka dhoofsada dalka ay Eritrea colka yihiin ee Ethiopia oo ay Maraykanka gacan-saar leeyihiin.

Eritrea ayaan xidhiidh fiican la lahayn Reer Galbeedka, waxaanna hore loogu eeddeeyey in ay taageerto kooxaha kacdoonka ka wada Df-da Somaliya iyo meelo kale oo gobolka ka mid ah, halka ay  eedahaas Dawladda Eritrea beeneeysay.

Media.

Posted on Sunday, June 18 @ 00:19:25 UTC by admin



xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti. - xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : NO BOOZE: CAR FARAHA LA GALA WAXAN
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-18
WAXAN SO JEEDINAYA INANAY SOMALILAND WAX SHAQO KU YEELANIN HADA XITA XAFADAHA FUCKINGKA ISLA TAGAYAAN ERITHREA IYO DJIBOUTI.. CAR AYAANU IDIN LEENAHAY.. HADAY XITA ISKU HOGAYAAN WAX HADAL YAAN LA IDINKA MAQLIN..

Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-18
WA INA INA GHELEH CALOOLWEYN LAWASEEN IMAADA HARGEISA O SAXEEXA AQOONSI SI AYDU UGA HADASHAN WAXA U DHEXEYA LABADA DOWLADOOD.. WAX HADAL O SOMALILAND KASO BIXIKARA O JIRIKARA MA JIRIKARO.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-18
KHATUMO WA INA SI BIL QASABA GUDOMIYAHA PARLIAMENTKA GACANTA LAGA GALIYA.. FUCKING SHIT.. O MARKA SHARCI LA DAJINAYO U GUDOMIYA SHAQSI KHATUMO KASO JEEDA.. FUCKING SHIT.
Name : Galbeedi
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-18
Ramadan Mubarak,
Somaliland DAWLAD IYO DADWEYNE MIDKOODNA WAA IN AANU KA HADAL WAXA KA SOCDA XUDUUDDA U DHAXAYSA DAWLADDA ERITREA DAWLADDA DJIBOUTI.
WAA LABA DAL OO ISAGA KEEN DHAW OO WADAAGA DHUL IYO DHAQAN.
Name : Qoslaaye
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
Xildhibaan Dheeg ayaa shir jaraaid qabtay isagoo sheegay inuu isagu lahaa fikradda ah in isbahaysiga Sacuudiga lala safto. Dadka noocaas ah waxbaa ka khaladan ee yaa garanaya waxa ka khaldan? Koleyba qof yaqaana cilmi nafsiga golahan wuu soo galaa ee haddii aad fasiri karto please nala wadaag.
Name : suldaan
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
Qoslaaye,

Waar waa la waashay - Waxa isna jira nin la yidhaaho Cabdirxman Cadami oo ilaa dhowr jeer saxaafadda ku soo noqday intii goaanka golaha wasiiradu gaadheen, kaasi laakiin wuu talinyaa oo sidaa yeela oo sidaa yeela o sida ayeela waxaad moodaa inuu soo yara khafiifayo.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
odayaal gaboobay o isku xaraya o wax maskax ay leeyihiin jirin aya meesha jooga, dhalinyaradina wa tahribaysa.. meesha waxa ka socda sheeko laga keenay xafadaha fuckingka.. odayaasha gabobay ina la eryo weeyeh o dorasho lo qabto parliament iyo gurtida o dad caqligodu fayowyahay meesha la doorto.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
caalamku marku arko xidhibaan dheeg o kaleh iyo sillanyo o dawoyin lala daba socdo serious uma qaadanayo somaliland.. cid serious u qadanaysa somaliland o jirta ayaan jirin.. inaydu ruwayad aydu ka keenteen xafadahi fuckingka aaminsantihiin aya caalamku u qaadanaya.. anagi aya yaaban.. waar horta inaydu fayowdihiin ma iska hubiseen.. anaga inaydu fayowdihiin nagama dhaadhacsana.. ummada fayowbi wa fikirta o waxay ka fikirta dhibaatada u imankarta ee kuma xisabtanto ina gaalo caydh u keento markay problem helo.. problemka helidoona ayay ka si fikirta ummada fayowbi.. marka ma fayobidin.. waydu waalantihiin.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
inaydaan fayowbayn waxa markhaati ka a qaadka aydu cunaysaan iyo sidaydaan uga war haynin problemka u idinku hayo iyo sidu idin saqidiyay.. ummada saaqidana wa dhimata.. ee bal mass suicide sameeya o caalamka ha wareerinina.. suicide iska sameeya makaasaydu wax la fahmikaro tihiin.. imika laakiin waxaydu tihiin dad diyaar u noqday suicide o hadana donaya inay noladaan.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
mid waalan o intu press conference qabto farmajo u hanjaba miyaydan arag??? loool.. waar anaga ha na wareerinina.. hadaydan english ka dhigaynin official language sideh lagu kala saraya tuugta iyo kuwa waalan iyo ciyaalasuuqda.. iyo dadka hagaagsan ee maskaxdoodu fayowdahay.. fucking shit.. inleen kuwa waalan iyo xirsi tuug o kaleh marka english ku hadla la yidhado aya caalamko dhan fahma waxay yihiin.. marka afsoomali uraya ayaydu ku qarinaysaan saaqidnimada iyo tuugnimada iyo waalida.. idinka weeyaan problemku.
Name : dadweynaha
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
waa la waasho waa la is dhex dareeraya, allow umuuraha inoo sahal.
Name : Runsheeg
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Qofna gaara ka ahdli maayo laakiin in general, dadka iyaga oo is leh is muuji yidhaahda waxaa anaa qabatay ama waxaa waan garanyaa ama anaa eraygaa iidhi waa dadka kalsooni laaantu hayso, waa qof ama aqoontiisu yar tahay ama garaadkiisu yar yahay. Hadalada noocaas ahna kasoonida ay naftooda ku qabaan ayay ku kabayaan.
Name : No booze
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Waar hadal badan looma bahna wa simple waxani .. English ha lagu hadlo si lo kala garto ka waalan ka jooga xafaada fuckingka ka assassaqay ka tuuga Iyo dadka miyirka qaba .. Fucking shit ..

[ Reply ]



Name : Somaliland Jabuuti Support Commitee(SJSC)
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-19
Madaxweyne Cumar Gheele ha dhiso wadooyin wanaagsan oo isku xidha Jamhuuriyada Jabuuti iyo Jamhuuriyada Somaliland.

Sidee baanu uu difaacna Jabuuti hadiiba ay inaga dalbato ileen wadooyin la maro oo wanaagsan oo labada dal isku xidha ma jiraanee.

Waar wadooyinka ha la hagaajiyo oo ha la dhiso amaanka iyo ganacsigaba waa uu dan ee.


[ Reply ]



Name : Faarax
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Waar Jabuuti in cidi wax yeesho ma ogolaan karno waanan difaacaynaa. Laakin Jabuuti mar uun wax la taaban karo ha ina tarto hadaanu Somaliland nahay oo mar uun ha la arko Jabuuti oo muujinaysa walaaltinimo dhab ah.

Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Djabouti - Xabashi maaha, Eriteria maaha, Somaliland maaha, haddana waxay isku haysataa Somali, oo marka wax yari dhacaan, waxay orod ku dhaaftaa Somaliland iyada oo aad moodo in lagu falay Somaliya. Yaa u dagaalamay xoriyadii Jabouti? Somaliland way u dhimatay, way u dhaawacantay, waxay kala kulantay isticmaarkii faransiska jidh-dil aan loo aabo yeelin, naf iyo maalba way u quudhay xoriyaddii Jabouti - maanta Omer Geele, waa nacase wuxuu u haystaa in Somaliya oo 3700 KM u jirtaa u xoreysay una dhimatay Jabouti.

Waa Geele waa nacas, waa daciif, ay weli iska qaldantahay Somaliland iyo Somali, waa Somalilander naftiisa iyo reerkiisuba welina wuxuu ku furuur xidhinyahay Mogadisho. Waa Nacas aan Dameerka reerkoodu raran jiray aan dhaamin.

Ax Yaa Wadani

[ Reply ]



Name : Beesha Ciise-Selel- Jamhuuriyada Somaliland
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Jabuuti jecela Jabuuti. Dad wanaagsan baa ku nool runti oo aad uu tageersan gooni isubtaaga Jamhuuriyada Somaliland, ileen iyaguba goon isu taag ayay doorteen 1977.

Madaxweyne Cumar Gheele si toos ah ha loo weydiiyo colaadu uu qabo Jamhuuriyada Somaliland ee aan shacbiga Jabuuti la qabin?

Ictraaf baa looga fadhiya Jabuuti.


[ Reply ]



Name : No booze
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Waar hadalkan badan Ee uraya yaan lagu wareerin ummada .. Ina ghelleh dinta abihi ayu sanunad la Cuna Ee generalka meesha nagaga wareejiya si aynu ugu yeedhno reer bini Israil Iyo hubkoodi .. Waxanu dajin markeeda hore maydh Iyo xiis Iyo xeebta woqoyiga hargeisa .. Markassay hub si fican u siin cidanka qaranka jamacadaha ino hagaajin Iyo technology gacanta ino galin aynu ku sifayno biyaha badda..

Name : No booze: talo ku socota gen Eisenhower aka gen muse bixi
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Waxanu kula talinayna gen muse bixi inu si degdega labo gabdhood ugu daro xubnaha Sare Ee kulmiyeh waana inu si degdega arinta u sameeya .. Si marka kolba naago ka socda uk Iyo wadamada kale Ee gaalada aanu is ag dhigin afar motherfuckers o rag a Ee ka hor geeyo dumar .. Dumarka dumar kale aya fahmikara . General ka waxanu kula talinayna inu si degdega xubnaha Sare ugu wareejiyo at two women o fadumo siciid a isku xaarta kaga adkaankara siyaasada ..

[ Reply ]



Name : Somalilander
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
Mandaqada oo dhan arrimo khatar ah baa ka socda ee inaynu walaalaha Jabuuti mar walba xidhiidh dhow la lahaano ayay muhiimadu tahay, kaasi waa rayigeyga.

Ninka yidhi wadooyin wanaagsan oo isku xidha labadeena dal rayigaasna anigu waan la qaba.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
ina gueleh hoyadi ayu sanunad kula cuna xafadaha fuckingka ee djibouti ee quartier 2 mesha la yidhahdeh.. danihiina raaca.. marka fucking biyoodku idinku dhaca waaki idinku qoslayay.. fucking shit.

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
ma fahmin, cali khaliif galaydh wuxuu nala galay heshiisyo cad cad, hadana waxaan arkaya website yadii laga taageeri jiray oo dhabarka u wada jeediyay. garaadkiisii garaad jaamac cali oo ka hor yimid.

kaaga daran kii ku xigeenka ugu magacowna ba ka hor yimid oo haatan xamar jooga. tallow dadkaan la shirayna ma yihiin dad wada socda?

anigu waxaan odhan lahaa dhulbahante waqti badan galinay dad midoobi doona uma eeke, warsengeli armuu isagu ka dhow yahay? warsengeli xooga ma saarna oo la hadalna isaga igala dhow qoloda dhulbahante.

kolku mid wax hagaajiyo mid baa uga dambeeya bahasha dambasa oo kala daadiya waana dad is wada neceb oon waxba isku ogoleen dhexdooda. masiirkoodaba warsengeli ma hoos gayna?

Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower aka MUSE BIXI
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
general eisenhower waxanu kula talinayna inu dumar kuso daro hogaanka sare o afhayeen ka dhigo gabadh english taqaana.. si loogu qaadanin ina kulmiyeh yahay fucking misogynist o marka naagahan cadaanka ee engrissku idin imaadaan aydu uga horgaysaan gabadh english taqana o fahmikarta o body language kooda la socota.
Name : NO BOOZE: talo ku socota gen eisenhower aka MUSE BIXI
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
marka laso dhaafo ina Kulmiyeh laga saaro listka chauvinistka uraya o dumar meesha lagu daro.. waxanu u sheegayna kulmiyeh ina awood military hadanay jirin aanay jiraynin dawlad iyo demoqradiyad iyo wadan iyo fucking toona.. marka yuhuuda u yeedha o dajiya meelahanu sheegnay ee hargeisa woqoyigeeda xeebta ku taala iyo ta maydh iyo xiis.. markaana hub ha ku daldalaan cidanka qaranka.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti.
Date : 2017-06-20
nagaahan meesha imanaya ee engrisku so dirayo fataalnimo ayay u socda o engriisku somalia italia ayu u diga rogtayeh.. yuhuuda la heshiiya o u sheega inaydu east afrika o dhan meeshi lo marayay u haysaan o ay axsaab ku leeyihiin.. engriss iyo diinta abihi intaydu dhaaftaan.. fucking shit.

[ Reply ]


Pages : [ xiisad colaadeed oo ka dhex oogantay dalalka eritrea iyo j. d'jibouti. 1 ]