Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

air arabia to launch flights to hargeisa.

air arabia to launch flights to hargeisa.

News


 Related imagehttps://ytimg.googleusercontent.com/vi/Bs62SGicD68/mqdefault.jpgAnother well respected airline decided to start flights to Somaliland republic. The Sharjah-based Arabia will start twice a week direct flights to Hargeisa City, the capital of Somaliland








http://mogadishuairport.com/wp-content/uploads/2015/05/hargeisa1.jpghttp://www.tradearabia.com/source/2015/06/09/fdubaf.jpgDubai: Air Arabia, the Sharjah-based carrier, announced that it is adding Hargeisa as its latest African destination, with flights to the Somaliland city starting from July 4.

The flights will operate twice a week, and come on top of Air Arabia’s six other destinations across Africa in Egypt, Sudan, and Kenya.

Air Arabia said it believes the new route will establish Hargeisa as a popular travel destination and appeal to growing tourism and trade sectors.Air Arabia currently operates flights to over 130 routes across the world.

Source: Gulfnews

Posted on Thursday, June 15 @ 09:58:05 UTC by editor



air arabia to launch flights to hargeisa. - air arabia to launch flights to hargeisa.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hagaajiye
Subject : Re : air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
Maansha Allaa
Allow u siyaadi nabadoo
Barwaaqo ku soor Somaliland. Aamin

Wataa loosoo kala badinayo Land ta barakowday.

Wali fari kama qodna Turkish Airways ayaa iyaduna soo gucleyneysa, Qatar tana waa la hadal hayey ka hor asmada horteed, kuwa kalena waxa la yidhi way ku daba jiraan.

Haddii sidan amuuruhu u socdaan malaha madaarkii yaraa ee Cigaal International kal hore kari maayabo bahalaha!!!!!!!

Name : Yaasiinka
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
Warkan wuu iska imane, maxaa ka jira wararka sheegaya in Cabdirxman Cirro si degdeg ugu baxay Turkiga, halkaas oo Yusuf Garadna ku sugna yahay, warkaa yaa xaqiijin kara ama beenin kara. Looma baahna dacaayad rakhiisa laakiin war sugan yaa haya
Name : Waaheen
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
MAQAAL: M/WEYNE FARMAAJOY DADKA & DALKA BADBAADI…!


Sida aad ka warqabto waxaa Soomaaliya ku soo fool leh dhibaato aad u baaxad weyn oo ay soo wadaan Sacuudiga & Imaaraatka taasoo saldhigeedu yahay inaan la collowno dowladda Qadar oon waxba naga halleyn, wax dhibaato ahna aysan naga soo gaarin xageda marna. Waxaa la ogaaday in Somalida ay yihiin dad wax kasta ay u beec yihiin xataa dhulkooda in lacag looga beddesho waa oggol yihiin, sida maanta muuqata. Waxaana hadalkaan markhaati ka ah habdhaqanka ay ku socdaan Somaliland iyo Puntland markii la siiyay xoogaa lacag ah inay dalki iyo dadki wareejiyeen una fasaxeen Imaaraatka inay waxay doonto ka sameyso mar haddii madaxdi meesha ugu sareysay xoogaa doolara la siiyay.

Haddaba, si aan uga badbaadno dibindaabyada naloo maleegaayo waa inaan isku tashanaa oon tallaabo ka-hortag ah sameyno, waayoo waxaa jira xikmad carabi ah oo dheheysa CADAWGAAGA CAAQILKA AH WUXUU DHAAMAA SAAXIIBKAAGA DOQONKA AH. Maanta waxaan khatar ugu jirrnaa inay Somaliya ay burburiyaan Sacuudiga ioy Imaaraatka oo cadaawo aad u qoto dheer u qaba walaalahood Qatariyiinti oon wax dhibaato ah aysan u geysan, balse laga yaabo inay taageerto mucaaradka ka soo horjeeda dowladahaas oo ay ka taliyaan dad xakunka xoog ku heysta qofki ka soo horjeedana ay ka takhalusaan.
Waxaan joognaa maanta xiligi ay Somalida dhihi jirtay QAYLO DHAAN WARMO KAMA TUNMAAN cadawgi iridka ow joogaa awood aan isaga caabinno ma lihin…marka maxaa nala gudboon? Mudane M/weyne waxaan qabaa inay noo furan tahay hal tallaabo oo u baahan in deg-deg loo qaado taasoo ah in heshiis laga galo dowladda Turkiga, laguna wareejiyo ilaalinta xeebeheena si ay uga horjoogsadaan ugana saaraan ciidamada Imaraatka ee raba inay qabsadaan xeebaha Saomaliya oo dhan. Dalkaan adigaa Madaxweyne ka ah mana jirto cid kale oo ka gaari karta go’aan iyadoon dowladda dhexe oggolaan.
Waxaan kugu adkeynayaa inaadan marna ka shakinin adeegsida awooda dustuuriga uu dalkaanu ku siiyay, waxaana diyaar ah dad aqoon gaar ah u leh sharciyada adduunka, heegan ugu jira inay kaa saacidaan dhinac walba marka aad qaadato go’aankan geesinnimo ee dalka lgu badbaadinaayo intey goori goor tahay.
Somaliland ma jiri karto, dowladna ma naqan karto, taako ka mida dhuka Somaliya ma kireyn karaan mana wareejin karaan waxaana u diidaya sharciyada caalamiga ah ee adduunka lagu dhaqo…waryaa u sheega inaysan weligood noqoneyn dowlad madaxbanaan..kuwa hogaanka u haya waa ogyihiin arrintaan, laakin waa ku qaraabanayaan oo wixi ay gurubsan karaan ay qaadanayaan kaddibna waa iska baxaayaan markuu xalku xumaado.
T A L O O Y I N
Waxaa loo baahan yahay inaad warqad dacwo ah u qorto Golaha Amniga Qaramada Midoobay adigoo ku doodaya inay dowladda Imaaraatka u soo xad-gudubtay xuduuda Somaliya ( violation of territorial integerity) kaddib markey heshiisyo baadil ah oon sharci ku fadhin la galeen Maamul Goboleedyo ka mid ah Somaliya oon wax awood ah u lahayn inay bixiyaan dhulkeena iyo xeebeheyna.
Waxaan ku tali lahaa in dowladda TURKIGA la weydiisto inay noo tababarto CIIDAMADA BADDA oo tiro ahaan gaaraya ilaa 10,000 askari si ay magaalo xeebeed kasta saldhig ugu yeeshaan, una daafici karaan kheyraadki badeena oo la xaalufinaayo..waxaan leenahay xeebta ugu dheer Afrika oon ciidamo mariina lahayn…waa yaab!!!
3.Mudane M/weyne hadii loo baahdo waxan diyarinay Heshiiska lala geli karo Turkiga ( draft agreement) oo aad u cilmiyeysan haddii loo baahdo. Waana ognahay inaad awood u leedihiin diyaarinta heshiis noocaas ah laakin tani waa talo aan xumaan loola jeedin.
MADAXWEYNE FARMAAJO WAXAAN KAA SUGEYNAA TALLAABO DEG-DEG AH OO DADKA & DALKA LAGU BADBAADIYO.
Cali Mubaarak
Name : Waddani
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
Cabdiraxman xaalad caafimaad ayuu Trkiga u tegay, safarkiisuna siyaasad shaqo kuma laha.
Name : Hagaajiye
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
To:Waheen
Saaxiib malaha ambad baad tahay oo golahan waad kusoo khaldantee ma ku timaanaa?

Xerta golahan ku haasowda adigoo kale u sheegi maysid dhibaatada dawladahan khaliijka ah ee qab-qab-dhaafaygu isku maandhaafay.

Somaliland hore ayey u tashadeen ee kuwa Somalia u sheeg in ay isku tashadaan.

Saaxiib kala garo sir iyo caad oo kala sooc Somaliland iyo Somalia. Waa laba wadan oo kala gedisan. Kolkaa waxa khuseeya Somalia ha kulasoo galgalanina JSL.
Name : Waaheen
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
Waar Hagaajiye,

miyaanad maqaalka oo dhan akhriyin, nacaybka la inoo qabo iyo sida aynu ugu hadaaqno dadka reer Somaliya waa walaalahayo ilaahay dhibka ah ka saaro. Xagee walaalo joogaan waa cadwgaaga koowaad ee baro, mar walab waxay ku ducaystaan in dhibaato ka dhacd somaliland, ujeedada aan ka laha maqaalka aan soo dhigayna wa arrintaas, wax ka baro
Name : dadweynaha
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
waaheen

dabaysha raac, waan u jeeda cadow somaliland ah baad tahay. car waxaad sheegto farmaajo ha isku dayo. waad ogtahay haduu ICJ isugu dhawaado, inaan safka imaaraadka qaadayno oo qarxinayno israaci qayrul sharciga ahaa.

waxba somaliland ha isku qarin cadayso somaliweyn baad tahay noo soo gashay golahan.
Name : Waaheen
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-16
Dadweyne,
Wallahi Somaliander baan ahay oo weliba dadkiisa iyo dalkiisaba jecel. Maqaalkana wuxuun baan idin tusayey sida kuwa aad wallalahayo tidhaadaan u fekraan
Name : NO BOOZE: basic hygiene aya idinka maqan
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
waar english intaydu barataan dawladina ku qasba inay dhisto warshado toilet paper lagu sameeyo si aanay dadka ugu wipe gareeniin theis assess with their hands markaana meesha cholera uga dhicin.. shit
Name : dadweynaha
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
waaheen

walaal iga raali noqono xooga waxaan u moodayay fikir aad dhiibatay. qaar reer koonfur ah baa soo baxay oo sheegta magaca somaliland.

anigu waan ogahay kuwan website yada koonfurta waan soo wada akhriya waxan iyo wax ka daran ba waan ku arkay.
Name : dadweynaha
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
waaheen

walaal maqaaladooda ma rabi inaan akhristo, waan soo wada akhriyay website yadooda oo ay kamid tahay warqaad.com, caasimada.com, hiiraan online. dayniile, iwm, waxan iguma horayso.

waxaas iyo wax ka daran ba waan arka maqaalo liita iyo dad waliba fikir dhiibta oo si xun u hadlaya, xitaa makhaayadaha ayaan kusoo arkay, waanan ogahay cadaawadooda waana sababtaan walaal ugu odhan igumana cusba dadkani.

[ Reply ]



Name : Sirdoon
Subject : Re : air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-15
EXCLUSIVE! Trump Using Military to Protect Somali Oil in Qatar-Rothschild Deal

https://www.youtube.com/watch?v=6hvCUxfLc6I



DOCUMINTIYO SIR AH OO LAGA HELAY SIRDOONKA MARAYKANKA CIA SOMALIA WADAN DHIIGISA KU BEDESHAY SHIDAAL.

https://www.youtube.com/watch?v=04XUlvMhRKQ

Name : Waayeel
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-16
Shirkadaha kale oo dhan waa kusoo dhoweynaynaa Egal Airport laakiin Turkish Airways inaga jira cadowgeenay la safan tahaye.
Name : NO BOOZE: sheikh yidhi dadka yaan lagu wareerin sameecado wa
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
some sheikh called sheikh joseph aya yidhi "sameecadaha waweyn ee dibeda ku yaala ee dadka lagu wareerinayo wa xaraan ee joojiya loudspeakerska dibeda ku yaala ee masajida ku xidhan ee dadka xanunsanaya ku noqday mental torture:
https://www.youtube.com/watch?v=2r1HYLdKJZc
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
waaryadaheen WARSHADO TOILET PAPER HA LAGA HIRGALIYO WADANKA SI AANAY DADKU UGU WIPE GAREENIN THEIR ASSESS WITH THEIR HANDS.. LACK OF BASIC HYGIENE IDINKO LAHAYN O CHOLERA IDIN MADHISAY AYA FOREIGN POLICY IYO CONSPIRACY THEORY KA HADLAYSAAN.. DO YOU HAVE BASIC HYGIENE?
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
waar sirdoon iyo dinta abaheed toona ma tihidin ee you wipe your assess with your hands.. markaasaydu hadashan.. your are the same as animals.. shit.. waar bal fikira.. ninka eisenhower aka muse bixi aya dad idinka dhigidoona ee isaga meesha ku wareejiya.. imika xawayaan ayaydu tihiin .. fucking shit.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
WAARYADAHEEN HADAYDU WAX XAFIDAYSAAN O IMIKABA LA YIDHI QURANKI O DHAN AYA LA XAFIDAY SIDAY KU DHACDAY INA ENGLISH LANGUAGE LA XAFIDIKARIWAAYO??
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
TALADA AANU SO JEEDINAYNO WA: MUSE BIXI MEESHA KU WAREEJIYA.. GENERAL MUSE BIXINA YUHUUDA CILAQAAAD AYA LA SAXEEXDO SI ILBAXNIMO IYO TOILET PAPER AYDU U ISTICMASHAAN O XAARKINA AYDAAN U CUNIN.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
INLEEN CUDURADA IYO WAALIDA IYO FUCKING BIYOODKA MEESHA KA DHACAYA WAXA KEENAYA HYGIENE XUMO IYO WIPING YOUR ASSESS WITH YOUR HANDS.. THEN YOU GET CHOLERA.. FUCKING REFS.
Name : NO BOOZE: SMLD YAANAY FARAHA LA GALIN DJI IYO ERITHREA DAGAL
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
WAXA SOMALILAND KULA TALINAYA ANAGO XISAAB ISTICMAALNAY INANAY SOMALILAND WAX SHAQO KU YEELANIN DAGAAL DHEX MARA DJIBOUTI IYO ERITHREA.. YAANA WAX CIDAN IYO COMMANDOS TAGA DJI YAANU JIRIN.. HA LA YARA KARBAASHO INA GHELEH ILA U AQOONSANAYO SOMALILAND.. SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
WAX HADAL MADHAN MOYEH O WAX KU CAMBAREENAYSAAN YAANU JIRIN WA TAGEERO TOOSA O MILITARY O SIISAN DJIBOUTI HADA ERITHREA KUSO DUUSHO.. HALKA KA DAWADA.. FUCKING SHIT.INA GHELEH FUCKING CALOOLWEYN WA INU IDIN AQOONSADA.. SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
FUCKING NAAGIHI CALOOSHA WAWEYNA EE DJIBOUTI CAR HA ISKA CELIYAAN ERITHREA.. FUCKING SHIT.. WAAR HALKA KA DAWADA.. FUCKING SHIT.. ILA U INA GHELEH FUCKERS ISAGO ISKU XAARAYA IMANAYA HARGEISA O CODSANAYO TAGERO CAR WAX MILITARY HELP SIIYA.. FUCKING REFS..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
SIDAY KU DHACDAY INA LAGA WAAYO SOMALILAND QOF KALIYA O DHIGA CURRICULUM NATIONAL O ENGLISH LANGUAGE LAGU MASTERGAREEYO??? IYADO ENGRISKA URAYA GUMAYSANJIRAY SOMALILAND??? SIDAY KU DHACDAY ARINTASI??
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
DADKA IDIN TALIYA EE XAARKA CUNA WAXAYDU KULA TALISAAN MARKAY KA FIKIRAAN FOREIGN POLICY INAY KA FIKIRAAN RELATIONSHIP BETWEEN PEOPLE EE ANAY KA FIKIRIN RELATIONSHIP BETWEEN GOVERNMENTS.. WA HADAY FAHMAYAAN WAXANU U JEEDNO.. FUCKING REFS.
Name : Hayaan
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
Kuwii oo miyir beel asqoobay,Air Arabia oo duulimaad ka bilbaysa Somaliland ayaa waxay ku sheegeen Abaalmarin khaliijku siiye Somalilan,inkaari idinku dhacday ma waxay doonayaan in dayaaradiba ku degin Somaliland,amasi berigii Afweyne qof waliba Xamar soo maro oo halkaa lagu furto lacagta looga dhameeyo. hoos ka akhri makhruuqnimada intaa leeg


Khilaafka dalalka Khaliijka Somaliland Abaalmarin ayay ku heshay
June 17, 2017
Maamulka Somaliland ayaa go’aan dhinac taageeray ka qaatay Xiisada ka dhex aloolsan dalalka Khaliijka waxayna la safteen dowladdaha Xiriirka u jaray Qadar, Hadaba dowlada Sacuudiga ayaa durba muujiysay dhaq dhaqaaq ay ku abaalmarineyso go’aankaas ay qaateen Maamulka Somaliland.


Shirkadda Diyaaradaha Air Arabia ayaa sheegtay in dhawaan ay ka shaqo bilaabi doonto Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland.

Shirkaddaan ayaa sheegtay in xiriir wanaagsan ay la yeelanayso maamulka is magacaabay ee Somaliland.

Duulimaadyadda Shirkadda ayaa waxa bilaaban doonaan waxii ka dambeeya 4 July ee sanadkaan 2017-da.

Caadil Al-Cali oo ka tirsan madaxda shirkadda Air Arabia ayaa sheegay in Somaliland ay horumar la taabankaro ay gaartay Sanadyadii lasoo dhaafay.

Waxaa uu tilmaamay in todobaadkii ay ku tagi doonaan 2 duulimaad.

Shirkaddaan ayaa horay uu duulimaadkeeda Afrika bilowday Sanadkii 2004-tii waxaana ay tagtaa lix goobood oo ay ku yaalla Masar, Suudaan iyo Kenya.
------------------------------------------------------------------
asqada ugu weyne waxay ahayd markay qoreen war ayey ugu magac dareen

DEG DEG: Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis ku kala saxiixday Hargeysa, Khaatumo oo ka baxaysa Somaliweyn!!

Bal u fiirso way is diidsinayaan in Jabuuti iska diiday figrada Somaliweyn 1977kii .Somali galbeed iyo NFD na iskala joogeen dawladihii aye ka mid ahaayeen.

waa yaabe hadaba ma dal Somaliweyn la yidhaa oo khaatumo ka baxday ,mise walaalo reer Somaliland ah ayaa wixii Somalia kala dhex dhigtay iska saaray.
Somalibiiskii Somalia qaarkood baroor ayey dhagaha qabsadeen oo waxay ku leeyahiin yaa dayacay Sool iyo sanaag,yaa cadowga u gacan geliye,>. "walaaladeeni Somaliyeed " nacaybkay inoo qabaan wuu sii kordhay
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
afarta walaweyn ee Talyaniga blow u samaynjiray ma aha problemku ee wa idinka iyo caqligiina fuckingka ee geela la raacayo.. hada caqligiinu calaamka la soconlaha 26 years bila aqoonsi maydu ahaateen ee wa la idin aqoonsanlaha.. fucking refs.
Name : NO BOOZE: naagaha gaaladu wa so shaqo tagaan
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
SIDAY KU DHACDAY INA NAGAAHA GAALADU SO SHAQO TAGAAN O SHAQEEYAAN NAAGAHA SOMALILANDERKUNA XAAR LA FADHIYAAN GURYAHA?? ARINTA SIDAY KU DHACDAY, INLEEN ANAGU WAXAANU ARAGNAY NAAGO SO SHAQO TAGA O CADAAN IYO MADOW LEH.. IYO KUWO SOMALILANDERA O GURYO FADHIYA O XAAR KU CUNA?? FUCKING SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
INTAYDU LAZY TIHIIN AYA WELIGA CAQLIGIINU U YAHAY MID TAFIIR KU LEH XAAFADI FUCKINGKA EE HARGAISA.. WAXBA CID KALEH YAAN LAGU MARMARSIYOON.. IDINKA AYA LAZY INTAYDU TIHIIN XAARKINA CUNA O QAAD CUNA.. FUCKING LAZY MOTHEEEEEEEEEERRRRRRRRRRFFFFFFFFFFUCKERS..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-17
WAAR HEER AYAYDU GADHEEN INA ANAGA NAAGO CADAANI INTAY AFKA NALASO GALAAN NOOGU SHEEKEYAAN DIAPER AYA LA BADALAYA IYO CARUUR IYO DIINTA ABAHOOD.. NAAGIHI SOMALIALNDERKUNA CAYDH AYAY QAATAAN O XAARKOODA AYA KA LAALADA XAAFADAHA FUCKINGKA.. LAZY FUCKERS FOQAL FUCKERS..
Name : Cali
Subject : Re :air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-18
http://www.thenational-somaliland.com/2017/06/10/breaking-somaliland-sides-saudi-arabia-uae-qatar/

[ Reply ]



Name : YAAB
Subject : Re : air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-19
Airboodhka Burco ha la dhiso. Fadhiidhnimada ha laga baxo.


[ Reply ]



Name : Banker
Subject : Re : air arabia to launch flights to hargeisa.
Date : 2017-06-22
Dara-Salaam Bank Somaliland sababta aanay visa ama masterkard uu bixinin maxay tahay balse Premier Bank uu bixiyo?

Waxa haboon in Dara-Salaam bank noqdo banki buuxa.


[ Reply ]


Pages : [ air arabia to launch flights to hargeisa. 1 ]