Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.

dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.

News


 http://unpo.org/images/members/Somaliland/somaliland%20hand.jpghttp://www.somalilandlaw.com/Somaliland_flag.gif“Halkan waxa ina horyaala fursad aad u Dahabi ah taas oo aynu aqoonsi ku siin karno dalka Somaliland oo ku guulaystay inuu ka shaqeeyo dimuqraadiyadd guulaysatay,xuquuqda Bini’aadamka iyo Xorriyatul Qawlka Diimaha,hadii aynu rabno dal tusaale fiican Afrika u noqda halkan dalkeena Sweden waa in uu door xaga hore ah ka ciyaaro Aqoonsi Somaliland la siiyo” Magnus Oscarsson







http://www.somalilandfoundation.com/home/wp-content/uploads/2013/03/africa.jpg
Hargeysa June.13,2017-Dawlada Sweden ayaa loo gudbiyey mooshin lagu dalbanayo in dawladda dalkaasi aqoonsi u fidiso Jumhuuriyadda Somaliland oo ah dal buuxiyey shuruudihii looga baahnaa dal ka mid ah qaramada la aqoonsan yahay ee aduunka.
Related image
Mooshinkan oo uu gudbiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi Sweden oo lagu magacaabo Magnus Oscarsson, isla markaana ka tirsan Xisbiga Christian Democratic ayaa u jeediyey Dawlada Sweden in ay tixgaliso mooshinkan.

Xildhibaan Magnus Oscarsson oo ka tirsan aqalka Baarlamaanka Sweden iyo Safiir-Sharafeedka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan wadamada Qaaradda Yurub Mr. Mikael Torstenson ayaa dunida u bandhigay in ay Jamhuuriyadda Somaliland tahay dal buuxiyey shuruudihii dunidu uga baahnayd ee Qaran buuxa loogu aqoonsan lahaa, waxaanay ka digeen in qaladkii ugu waynaa ee Beesha Caalamku gaysato noqon doono hadii la iska indho tiro xaqiiqda ka jirta Jumhuuriyadda Somaliland jirta iyo guulaha ay gaadhay 26 sano oo ay madax banaanayd.

Dibloomaasi Mikael Tortensson oo ah sarkaal siyaasadda aqoonsi raadiska Somaliland ee wasaaradda arrimaha dibada ee Somaliland kala shaqeeya xubin sharafeedna ay Somaliland ugu magacawday in uu dalalka qaaradda Yurub u qaabilsanaado iyo xildhibaan Magnus Oscarsson oo ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi Sweden oo isaguna ka mid ah mudanayaasha Reer Sweden ee aqoonsi-raadinta Somaliland u ololeeya ayaa si adag uga hadlay xaqqa ay Jumhuuriyadda Somaliland u leedahay in Qaran Madaxbanaan oo dunida ka mid ahaa kuna soo biira loo aqoonsado madaama oo ay shuruudihii looga baahnaa dawladnimo oo dhan ay buuxisay J. Somaliland.

Image result for deserved recognitionhttp://www.somalilandsun.com/images/Mpya/recognition.jpgDhinaca kale xildhibaan Magnus Oscarsson oo ah siyaasi qoyskiisu caan ku  yahay siyaasadda Dalka Sweden oo xilal kala duwana ka haya qaarkood, sidoo kalena uu walaalkii Mikael Oscarsson yahay mudane ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi ku jira oo ah siyaasi wayn oo dalkaasi laga yaqaano, waxaana uu dhawaan xildhibaan Magnus u gudbiyey Wasaaradda Arrimaha Dibada gaar ahaana Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibada Sweden Mr. Margot Wallstrom mooshin Dawlada Sweden iyo Xisbigiisa Democratic (KD) uu kaga dalbaday aqoonsi iyo Ictiraafka Jumhuuriyadda Somaliland ay Sweden siiso xagaaga soo socda, iyada oo sida uu xildhibaan Magnus sheegay uu rajo ka muujiyey in guud ahaan madaxda xisbigiisu arrinta kula socdaan Ictiraaf dalkoodu siiyo Somaliland.

Balse sida warbixintan lagu sheegay mar wax laga waydiiyey haweenayda wasiirka arrimaha dibada Sweden aqoonsiga uu ka dalbaday Xisbiga Christian Democratic (KD) in dalka Sweden uu aqoonsado Somaliland ayaa waxay ka gaabsatay in aanu dalkeedu doonayn in waa sida ay hadalka u dhigtaye ay faragaliso nabadgaliyada aan lugaha adag ku taagnayn ee Somalida.

Xildhibaan Magnus Oscarsson oo ka hadlay arrinkan ayaa waxa uu yidhi: “Halkan waxa ina horyaala fursad aad u dahabi ah taas oo aynu aqoonsi ku siin karno dalka J. Somaliland oo ku guulaystay in uu ka shaqeeyo dimuqraadiyadd guulaysatay, xuquuqda Bini’aadamka iyo Xorriyatul Qawlka Diimaha, hadii aynu rabno dal tusaale fiican Afrika u noqda halkan dalkeena Sweden waa in uu door xaga hore ah ka ciyaaro Aqoonsi la siiyo JSL”.

http://www.somtribune.com/wp-content/uploads/2017/05/IMG_1925-218x150.jpgSiyaasi xildhibaan Magnus oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaa ku daray “Wax kaste ma liqi kartid laakiin anigu khibradayda waxaan u soo joogay waxay inagu noqon doontaa khaladkii ugu waynaa ee aan abid samayno hadii aynaan Somaliland ahaan u taageerin”.

Dublimaasi Mikael Tortensson oo la hadlay isna aqalka Organization Freedom House ee dimuqraadiyadda iyo amniga wadamada dunida qiimeeya ayaa u sheegay in ay Somaliland waxa dib u riixay doorashooyinku ay tahay abaaraha baahsan ee dalka ka jira waxa uu yidhi“

Midabka Huruuda ah micnihiisu qayb ahaan waa xorriyad, sababtuna waxay tahay doorashooyinka hadda la rabo inay ka qabsoomaan Dalka ( Somaliland ) waxa dib u dhigay roobabkii oo la waayey, abaaraha xumaaday ee dalka ka jira awgood, wax roob ahna ma helin Somaliland muddo Laba Sanno ka badan”. Sidaas ayuu isna yidhi Diblumaasi Mikael Tertensson.   

Source: Ramaasnews-desk

Posted on Tuesday, June 13 @ 16:15:55 UTC by editor



dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland. - dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : NO BOOZE
Subject : Re : dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-14
o xoriyatul qawlka dimeed ma somaliland ayu jira mise aden sirro aya xaar la fadhiya masjid?? fucking shit.. aqoonsiga ma xafadi fuckingka ayaydu u haysataan miya??? looooooooool... waaryadaheen aqoonsi aydu sidan ku helaysan ma jire wax kaleh miyaydu haysaan??? fucking refs.

Name : Indhobadan
Subject : Re :dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-14
Waddankii wa ataa lawada xaraahsy wax ugu dambaysay wersjhaddii Berbera ee sibidhka iyan waa taa maanta la wareejiyay. Laba wasiir oo reer Gaebilay ah yaan xaqul qalankii qaatay. Ha la ogaado maalinta Waddani xilka qabto in heshiis oo dhan dib loogu noqon doono, taa yaan qofna moganaan.
Name : Hagaajiye
Subject : Re :dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-14
Indhobadan

Mawduuca warkani ka hadlayaa waa Ictiraaf Somaliland oo laraadinayo. Waxa haboon in aad rayigaaga ka dhiibato arrintaas.

Maxaa iskaga gidhiisha warshada sibidhka iyo warkan?
Mashaariicbaa la maal galinayaa oo wadanka lagu horumarinayaa. Warshadda Sibidhku 26 sano ayey fadhidaa hadaan cidi maalgashan oo la kicin ma waligeed hay fadhido Farowbaa?
Wax walba in la siyaasadeeyaa waa laga qurux badanyahay in la qabyaaladeeyona hadalkeedba daa.

Warshadda Kulmiye ma leh xukuumada haatan joogtaana ma laha. Waxa iska leh reer Somaliland oo dhan.

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-14
maasha allah, dib u dhalashada warsheda sibidhka ee magaalada berbera waxaan leeyahay hambalyo

http://burcoonline.com/articles/62060/Wax-Ka-Ogow-Wershada-Sibidhka-Ee-Berbera-Iyo-Dib-U-Dhalashadeeda

dalka yaga in sibidh kiisa tijaabino wax ka muhiimsan ma jirto. intaan dibada sibidh kala imanayno inakoo dalkeena sibidhkiisa isticmaala adeegsanana ayaa naloo qaatay.

Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-14
anigu waxaan qaba in aqoonsiga yagu maanta uu kasoo dhow yahay suragalna tahay in aynu ka heli doono dalalka carbeed. waxa la isku xidha kamid noqoshada UNta waa inay sadex dal ku ictiraafaan.

musqara maahan 4 dal ictiraafkooda oo carbeed, codadkaas ba ina gaadhsiin kara inaan UN ta kamid noqono.
Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-14
somalia waxay la safatay qatar wayna iska cadahay waayo turkiga ayaa saldhig military ku wada leh somalia iyo Qatar.

kolka xulafada khaliijka ee sacuudigu hogaaminayo si sahlan waynu uga heli karnaa aqoonsi.
Name : Runsheeg
Subject : Re :dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland.
Date : 2017-06-15
Mushkilada taageerayaash waddani haystaa waa iayag oo u haysta in heshiis kasta oo la galo ay cidi waxa la yidhaaho xaqul qalin ka qaadato. Taa way ka siman yihiin hadaad tidhaaho waxan caddayn ma u ahysaan waxay ku odhanyaan waa iska cadda hay. Dada=kan aaminsan waxan Waddani ka hadalayaan waa waxay sameeny lahaaeyaan ayaa inaga saxsan. Cabdiraxan Cirro marka uu leeyahay hadaan xukunka aqabto heshiiyadii oo han dib looogu noqnayaa waynu wada garanaynaa ujeedada, oo waa aniga intii kuw akel siisay i sii, maxaase dhacay marka layidhaado waxba ma jiraan lcid la siiyey.

[ Reply ]


Pages : [ dawladda sweden oo loo gudbiyey mooshin lagu codsanayo aqoonsiga j. somaliland. 1 ]