Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
La-taliyaha Sharciga Ee Golaha Wakiillada JSL Oo Qoraal Soo Saaray.Guulaystaal Lagu Abaal Mariyay Waxbarashada Diinta Islaamka.Doorashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka JSL.Somaliland - Visiting The Villages Being Saved.....Speech By UK Ambassador to Somalia At Hargeisa Book FairDalalka Reer Galbeedka Oo Isha Ku Haya Doorashada JSL.Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

sixiroole maan iyo miyir tiray reer hargaysa...

sixiroole maan iyo miyir tiray reer hargaysa...

Articles


 http://3.bp.blogspot.com/-DOvfzC20lnw/T49mfH35nII/AAAAAAAAJ6g/EH4ivagGTtg/s1600/srboguslogo.jpghttp://raacdo.com/wp-content/uploads/2017/02/Sixiroole-11-400x260.jpgWaa tuug duulaan ku ah hantida danyarta ah. Waa sixroole silloon ka dhibay ciddii u tagta. Waa beenaale diinta ku shaqeysta. Waa xishmad laawe haweenka duufsaday oo anshax xumo u gaysta. Bilaa licence ayuu ku shaqeystaa. Aqoontiisa lama yaqaan. Muwaadin maaha.







Related imageWaxa dhowaan Hargaysa ka hilaacay nin Awliya Alla sheegtay oo dad badan duufsaday. Wuxu ninkaasi ku andacoonayaa in uu tuf leeyahay oo uu daweeyo sixirka.

Waxa dhacday in dadka la kala hore si loo warko dabiibkaa bugta ah. Safaf dhaadheer ayaa loo galaa, muddona way qaadataa sidii loo gaadhi lahaa tuugaa.   

Waa farsamo casriyeysan oo loogu soo tafaxaytay in la boobo hantida ummadda. Hanti-boob oo kaliya ma ahee tanu waxa ay hoos u dhigaysaa iimaankii dadku aaminsanaayeen diintooda. Dadkan waxa laga dhaadhicinayaa in Eebaheen baryadiisa cid loo daba fadhiisto oo waasto loo raadsado. Ninkan waxa la xaqiijinayaa in aanu cilmiga diinta sidaa ugu xeel dheereyn. Habka wax uu ku daweynayaana waa khuraafaad iyo arrimo diinta ka fog.   

Related imageHadaba la yaab ma laha oo tuug iyo tuuganimadu ugub ma aha oo waligeed baa la arki jiray, laakiin waxa la yaab leh sida JSL looga ogolaaday tuugani in uu dadka dhaco, oo uu jahawareeriyo. Waliba ogolaashaha waxa u dheer in hawshiisaa loo fududeeyo oo dadka loo soo jillaabo oo dacaayad been ah loo sameeyo. Waxa nagu maqal ah in xataa askartii dawladdu ay amnigiisa sugayso, oo aan loo soo dhowaan karrin.   

Waxa iyaduna taas ka sii darran dawladdii oo ay ugu horeeyaan wasaaradiii ay khuseyneysay oo arrinta tuuggan aan waxba ka odhan. Ninkan cidi may siin ogolaansho ( licence ) uu ku shaqaysto. Cidi may waydiin aqoontiisa iyo shahaadadihiisa. Ciddi may waydiin in uu muwaadin yahay iyo in uu ajaanib yahay. Ciidamada amaanka ee kolka ay doonayaan saqda dhexe guryaha ugu daata  cidda la tuhmo waxa ay ku guuldareysteen inay tuugan hadhka cad wax xadaya ay soo qabtaan oo sharciga hor keenaan.   

Waxa iyaduna mid lala yaabo ah culumadii Reer Somaliland oo iyaguna, tiro kooban mooyaane, afkooda ka xidhay in ay xaqqa ku adimaan oo dadka wax u sheegaan. Dhowaan bay aheyd kolii ay culimada Reer Somaliland oo dhami sida fiinta uga qaylyeen baanks la yidhi waa la furayaa oo ay ku sheegeen in ay ribo ku shaqeeyaan. Tolow maxaa arrintan badankoodu uga aamuseen oo ay sidaas oo kale uga qaylin waayeen? Waxan qabaa in dambiga ninkan mid walba ka wayn yahay. Dambiga tuugani waa sheegashada awood la inoo sheegay in Eebaheen uun gaar u tahay.   

Gebogabadii waxan dadka Reer Somaliland u sheegayaa in inta goori goor tahay tuugaa la iska qabto oo xabsiga loo taxaabo, haddii kale meel dheer baa laga dooni doonaa.

Waxa kale oo aan bogaadinayaa Sheekh Adan Siiro  iyo Sheikh  Berberaawi oo ka mida  shuyuukhda tirada yar ee tuugaas iyo afcaashiisa dadka u sheegay .   

ALLAA MAHAD LEH 

Sxb-da Safka-hore JSL.


Posted on Thursday, June 01 @ 15:02:09 UTC by editor



sixiroole maan iyo miyir tiray reer hargaysa... - sixiroole maan iyo miyir tiray reer hargaysa...

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : IFIYE
Subject : Re : sixiroole maan iyo miyir tiray reer hargaysa...
Date : 2017-06-04
Waa yaabe sixirka iyo jinku ma cudur haweenka u gaar ahbaa?
Tuugan sheekha sheeganaya muxuu dumar uun usoo urursaday?
Sacabka hadaan xeeladi ku jirrin maxaa habeenkii uun loo yumaa?
Ninkan hadii aanu beenaale aheyn muxuu dumarkuun ugu yeedhay?
Dadka reer Somaliland gaar ahaan reer Hargaysa waa ku ceeb in dumarkoodii sidan laga yeelo oo inta meel lagu ooto waa la daweynayaa la yidhaa.


[ Reply ]


Pages : [ sixiroole maan iyo miyir tiray reer hargaysa... 1 ]