Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

guulaha cawlamada.

guulaha cawlamada.

News


 http://cdn.newsapi.com.au/image/v1/af28b68fd0ed390592691aea94592e45https://usercontent2.hubstatic.com/1445861_f520.jpgMadaxweynaha Dalka Maraykanka ayaa macluumaad sir ah oo muhiim ah oo ku saabsan kooxda loogu yeedho Dawladda Islaamka la wadaagay Madaxda Dawladda Ruushka.





http://ri.rediffiland.com/homepimages/home2/871/32c03bd1593c6f9de73032a243fc8a17/homep/images/1203328676
https://i.imgflip.com/1i0vx2.jpgMadaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa macluumaad sir ah oo muhiim ah oo ku saabsan kooxda la baxday Dawladda Islaamka la wadaagay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dawladda Ruushka sida ay ilo-wareedyo u sheegeen warbaahinta Maraykanka.

Macluumaadkan ayaa laga helay dal ay saaxiibo yihiin Maraykanka lagamana helin ogolaansho ku saabsan in lala wadaago Ruushka, sida uu baahiyay wargayska Washington Post.

Trump ayaa todobaadkii hore Aqalka Cad ee Maraykanka ku qaabilay Mas'uulka Dawladda Ruushka ee Sergei Lavrov.

Saraakiisha ayaa diiday wararka warbaahinta laakiin mas'uul sare oo ka tirsan Xisbga Jumhuuriga ee Trump ayaa dalbaday in faahfaahin laga bixiyo arrintan.

Waxaa soo laablaabtay eedaymaha ku saabsan in uu cilaaqaad dhex maray ololihii doorashada ee Trump iyo Ruushka, waxayna qayb ka tahay baadhitaanno dhawr ah oo la wado.Laakiin Madaxweynaha ayaa eedaymahaas waxba kama jiraan ka soo qaaday isaga oo ku sheegay "war been ah"!!

Intii uu Trump ku jiray ololaha doorashada wuxuu ku celceliyay dhaliil uu u jeediyay Hillary Clinton oo ay isla tartameen taas oo ku saabsanayd sida ay u maaraysay macluumaadka muhiimka ah ee sirta ah.

Media

Posted on Tuesday, May 16 @ 15:41:14 UTC by admin



guulaha cawlamada. - guulaha cawlamada.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : no booze
Subject : Re : guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
waxa trump u dhiibay rushka sir ay israil sisay o khatar u ku galinayo waxa lo yaqano sources and methods o ka dhigantahay inu khatar galiyay meelihi lo maray sirtaasi iyo sidi loso ururiyay iyo inu khatar galiyay cidi sirtaasi keentay.. marka ninkan trump wa nin waalan ee ha la ogaado.. wa nin shaqsiyan si fiican u fudud o wuxu samaynayo fahmaynin waxa dhibaato ay keenayaan.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
waxa kaleh o so baxaya warar sheegaya inu u eryay director of fbi comey arin la xidhidha inana la baadhin ninki kaleh ee isna fududa ee sarkaalka aha ee mr flynn ee ruushka isna sirta u dhibayay.. marka sheekadani wa he said she said bay ku socota o mr comey leeyahay mr trump aya khiyaamo ku kacay iyo trump o leh waxa waxma kama jiraan ee ninkan mr comey waan eryay o wa argosanaya.
Name : NO BOOZE:qurba joog is xaasida aya la yidhi lacag ururiya???
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
waaryadaheen waxan maqlay xukumada o inta isku xaartay tidhi qurbajooga lacag aya so ururinayaan abaraha wax lagaga qabto??? looooooool.. ala maxaan qoslay.. wa qurbajoog intu is xaasido xaarkisu calcutta yaalo ka la leeyahay lacag bay rurinayaan miya?? o carurtoodina kala badh drugs qaataan?? loooooooooool.. ala maxa somaliland caqliga dayeerka leedahay??? looooooooooooool.. waaryadaheen meesha caqli kuma hadhin miya?? waar yuhuuda u yeedha o saldhig military siiya heshiis ka saxeexa ay petrolkana kuso saarayso o 50-50 per cent kala qaata.. taasaydu beesha caalamka kaga adkaandoontaan.. ee sida naagaha single motherka ha u fikirina ina caydh meel lagaso diro.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
o trump marku yidhi petrol ayay ahayd ina xoog lagaga qaato iraq miyaydaan maqal?? ta maydu maqlin miya? mise galada ayaydu u haysataan ibnadam?? lol.. ala maxa xarwalwaliin meesha jooga.. waaryadaheen petrol ayay ka heshay meeshina gaaladu xoog ayayna ku qaadanaysa ee ogaada.. fucking motherfuckers.. intaydu xarkina caydh la radinaysaan.. waar xumboweyne beero waweyn ka sameeya o digaag iyo khudrad ku beera o ummada digaag siiya.. suuqa xorta iyo fuckingka xorta baabiya ila aydu helaysaan aqoonsi.. wa waxa idin babiyay suuqa xortu..
Name : NO BOOZE: suuqa xorta hold galiya+ beero sameeya+ yuhuuda u
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
sadex arimood sameeya: suuqa xorta ee tuugti ummada cunaha qabatay joojiya + xumbo weyneh ka sameeya beero waweyn iyo ranches for free range chicken and cows and goat and sheeps + yuhuuda u yeedha o ka saxeexa heshiis military iyo dhaqaleh. that is it.. idinka iyo caqlixumadina aya keenay problemyada.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
qurbajoogtana carurtoodi aya drugs qaata ee waxan aydu caqligina galiseen ka saara.. shit..
Name : NO BOOZE: SUUQA XORTU WA KHATAR UGU WEYN EE SMLD
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
suuqa xorta iyo fuckingka xorta ee aaminteen wa khatarta ugu weyn maanta ee somaliland ka jirta.. yaana mar dambeh lagu xisaabtamin suuq xor a.. dawladu ha samayso beero waweyn o iyadu ha noqoto ganacsataha ugu weyn ee somaliland.. lacagta cunta hoos ha u dhacdo.. waxa dibega laga keenayo xarantineeya hadu noqdo digaag iyo khudrad iyo cunto.
Name : NO BOOZE: wadaadada iyo suuqa xorta ka qabta meesha
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-17
cida ummada khatarta galinaysa waxa ka mid a wadaadada ka keenaya cuntada dibeda ee dhinacakalehna ka hadlaya diin fataladaysan ee ummadi sumeeyay.. wadaadada iyo cuntada sumaysan ee dibeda ka imaanaysa ka qabta wadanka.
Name : NO BOOZE: wadanka dadka jooga ma aminasaya inay dawlad yihii
Subject : Re :guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-18
dadka wadanka u taliya ma aaminsana inay yihiin dawlad galikarta heshisyo o iskeed wax u qabsankarta.. waxay aaminsanyihiin inay weli yihiin jabhad.. waxana ta rumaysay siday u fikirayaan ee u haystaan inana iyaga o qudha masuliyadi sarnayn ee qurbajoog iyo fucking joog la yidhi lacag so ururiya.. wa sidi berigi snm ta ee la laha wa la halgamaya ee wax keena.. weli caqliga dadka meesha jooga wuxu jooga berigi snm ee afweyne wadanka haystay.

[ Reply ]



Name : XYZ
Subject : Re : guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-18
Cawlamada wixii kale waa la isla qaadan karaa. Laakiin dhaqanka ( culture ) weeye mushkiladda aan la isku raaci karin, siiba dadka Muslimka ah. dagaalka maanta lagu hayo dalalka Muslimka taas ayaa u sabab ah oo la cawlamadaynayo ( Globalization ). Cawlamadu waxay rabtaa inuu qof waliba yaqaan naftiisa iyo calooshiisa oo qudha. Subxaana Allaah.


[ Reply ]



Name : BWD
Subject : Re : guulaha cawlamada.
Date : 2017-05-18
Sacuudiga oo shir isugu keenaya Trump iyo Cumar Al-Bashiirka Suudaan.

http://www.bbc.com/somali/war-39961513


[ Reply ]


Pages : [ guulaha cawlamada. 1 ]