Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!

mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!

Articles


 https://thumbs.dreamstime.com/z/cartoon-blue-bird-sing-illustration-33358312.jpghttps://ichef.bbci.co.uk/news/660/cpsprodpb/A27F/production/_95999514_london.jpg
Xaqiiq waxa ah in mushkilad gaar ah qofka ay haysato mooyaane cid kale xal u helleyn. Beesha caalamka ee miciinsaday uun in kolba shir  madhaleys ah loo qabto Somalia, taladu ma ka bess baa? Ma awood iyo caqli baa halkaa dhigtay?! Mise daacad kama aha oo qaska iyo jaha-wareerka Somalia ayey qayb ka yihiin? 

 




Image result for Shirka Somalida ee LondonImage result for Shirka Somalida ee LondonImage result for Shirka Somalida ee LondonIn ka badan 300 oo wufuud ah ayaa ka qeyb galaya shirka ka dhacaya London ee la yidhi waxa loo qabanayaa Somalia. Lama qayaxin oo la garan maayo waxa ay qabanayaan intaas oo wufuud ahii. Lamana oga in ay madasha uun iska fadhiyayaan iyo in ay door kale ku yeelanayaan. Waxanse u maleyneynaa in ay tusaale wanaagsan u tahay in shirkaasu faa'iido  buurran usoo wadin dadka meesha tagay. Wufuudaa tirada badani waxa kale oo ay tusaale u yihiin tafaraaruqa iyo is-aamindarrrada dhex taal ummadda. Dad intaas leeg oo sidaa isu daba susumaya iyagoon ujeedo laheyn, waxa ay tusaale u tahay damiir xumo, protocol xumo iyo xishood la'aan ka muuqata oogadooda.   

Beesha caalamku kama daalaan, kumana guuleystaan shirarkaa iyo gogoshaa ay mar kasta u qabtaan Somalia. Ilaa iyo imika lama oga sobobta ay guul haba yaraatee ugasoo hoyn waayey shirarkaa ay usoo wadeen Somalia. Lama yaqaan in ay karti darro iyo awood la'aan hayso iyo in badheedh sidaa u yeelayaan. Dad badanI waxa ay aaminsanyihiin  in beesha caalamku aanay daacad ka aheyn arrimaha Somalia. Dadka sidaas rumeysan hadana waxa hortimaad su'aal kale oo ah: Maxay beesha caalamku ku diidanyihiin in arrimaha Somalia la xasiliyo oo xal loo helo?     

Waxase muhim ah oo xaqiiqa ah in ciddii tashan wayda aanay ciddina u tallineyn. Waxa run ah in gurigaaga aanay cid kale hagar'laan kuugu dhiseyn. Kolkaa inta ay reer Somalia aanay diyaar u aheyn in ay tashadaan qaska iyo jahawareerku ehelbuu u noqonayaa.     

Image result for part of the problemHaddii caqliga reer Somalia shaqeynayo waxa la gudboonaan laheyd in ay ku daydaan walaalahooda Reer Somaliland sidii ay uga sabatabaxeen dhibaatada. Waxa ay aheyd in ay cashar ka bartaan tabahii iyo habkii ay u maareeyeen nabad waarta,  dibuheshiisiinta dadka, hubka dhigista dhalinyarada, dastuur sameynta, dimuqraadiyadda, dubusoo cellinta dadkii xeryaha qaxootiga ku jiray iyo waxyaabo kale oo badan. Reer Somaliland intaas oo dhan waxa ay sameysteen iyadoo wax talo ah la waydiin beesha caalamka oo aan laga qeyb gallin xallinta amuuraha gudahooda ah. Waxa ay yiqiinsadeen  shisheeye laga doonaa xalka gurigaagu in  micnaheedu tahay qas iyo jahawareer aad dalbatay oo adigu gacmahaaga ku doonatay.     

Ugu dambeyn waxaanu aad u bogaadineynaa go'aanka ay JSL qaadatay ee ah in riwaayadaa aanay ka qeyb gellin oo ay iskaga fogaato farsamayntan maldahan. Waxa kale oo aanu soo jeedineynaa in iyadana laga tashado wada hadaladii u dhexeeyay J. Somaliland iyo Somalia ee madhaleyska noqday.     

Allaa Mahad Leh     

SXB-SAFKA-HORE  

Posted on Friday, May 12 @ 11:18:31 UTC by editor



mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!! - mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Dawlad
Subject : Re : mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
Madaxweynaha J. Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud - Siilaanyo ayaa si dadban uga hadlay shirka Magaalada London loogu qabtay Dawladda Federaalka ah iyo Maamul-Goboleedyada Somaliya.

Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad ka jeedinayey munaasabad loo qabtay wareejinta maamulka Dekeda Berbera ayaa sheegay in aanu qaranna ku dhismin shirar loogu qabto wadamada dibadda.

Madaxweyne Siilaanyo waxa kale oo uu sheegay talaabooyinka qaran lagu dhisi karo. Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa oo uu yidhi, “Shirar maalmo lagugu martiqaado iyo maqdarad adduun weynuhu kuu dhigo oo hadba laguugu manno sheegto, midna qaran kuma meel maro. Hase-yeeshee, ummadi waxay asaageeda ku gaadhi karta oo qudha, himilo cad, hammi fog, iyo hal-abuur uu saldhig u yahay tacab, talo wadaag iyo isku tashi. Waxaan leeyahay shacbigayga, waynu isku tashanaynaa.”

Name : No booze
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
Waar waxa meesha joogay dad non state actors o agfadhiyay madaxweyneyaashi o ciyaala suuq u eeka .. Somalia Iyo engriis Iyo diinahooda Iyo shirarkooda cusub farihiina si fiican uga qaada .. Somaliland wa la isku tashan ma ehe si fican aya la iskugu tashandoona .. Fucking shit .. Waxani wa wax faraha ka baxay .. Xita wadami jaarka aha aya la qasbaya ..
Name : No booze
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
Yuweri Museveni Wuxu yidhi Somalia iyada xaarkeeda cunta o qabyaalad aya waashay , desalegm isagu sidi Ina dhibatadan lagu qasbayo ka qaybgalkeeda ayu u hadlay , ka Kenya Sida si leeg bu u hadlay .. Markana ki UN Secretary General maqlay Wuxu ku hadlayay ayaan fahmay sheekadu meeshay ka socoto .. Farmajo iyaga saaray iyaga ayu u shaqeeya .. Meeshuna faraha ayay ka baxday .. Reer Somalilandow tashada .. Fucking shit ..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
no booze dhagaha ayu faraha galiyay marku maqlay waxa meesha lagaga hadlayay: waxa no booze markiiba arkay afrikaanki o la leeyahay meesha jooga wax force multiplier lama ogola o beesha caalamku waxay bixinaysa o kaliya mushaharka askarta o weliba yuweri ku andacooday waxa force multiplier looga horjoogo sida diyarado iyo helicopters si alshabaab markaaba looga adkaado.. meesha fataalnimo aya socota alshabaabna ina laga adkaado lama donayo.. fucking shit.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
waligeed caalamka hore ugama dhicin qolo la leeyahay wa argagixiso o hadana la leyahay wixi lagaga adkaanlaha lama bixinayo o hadana la buunbuniyo awoodooda.. halka afganistan iyo ciraaq iyo syria lagu hoogay ee awood xaddhaafa lo isticmaalo o afganistan lagu riday the mother of all bombs o hada mogdisho lagu ridilaha kala badh baabiinlahayd.. waar ha na waalina anaga meeshan fataalnimo aya socota..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
waxan weliba qoslay markaan ka maqlay fataalada theresa may ina qoox daciisha ka jirto puntland.. loool.. ala maxaan qoslay.. waar fataalnimo aya la idin wada ee yuhuuda u yeedha.. waleh meesha fataalnimo faraha ka baxaysa socoto.. waxa u hadhay inay XIRSIi tuug inta lacag la siiyo iyo hub u buuraha galo markaana la yidhahdo daacish aya ka dilaacday somaliland o cidamo amisom aya la keenaya.. taaso kaliya aya u hadhay.. fucking shit..
Name : NO BOOZE: ABAARTUNA WA WARNING FROM GOD
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-12
abaartan la idin keenay siday u dhantahay wa digniin la idin leeyahay balaayo aya idinkuso socota ee tashada.. hayadaha caalamiga ka saara wadanka because wa basasiin.. berbera corridor ku dara borame corridor intaydu yuhuuda u yeedhaan lease ka siiya galbeedka o wado ka baxda xeebta ila iyo diridhaba o yuhudu kula dealgareeso east afrika ka samayso.. marka labada corridor samaysaan somalialnd inteeda kaleh iyada is developgareendoonta.. beesha caalamkana ka saara wadanka.

[ Reply ]



Name : Galbeedi
Subject : Re : mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-13
Wallawayntu inay wali dambeeyaan waxay ku FARAXSAN yihiin in Engiriisku u qabtay SHIR. Waxaa kale oo ay ku FARAXSAN yihiin in ay shirkii Egiriiska ay ku tagteen iyaga oo ah 7 DAWLAD-QABIIL.
Dadka wax soo ogaadaa ee dawladaha adduunka wax u soo dhagaystaa ee loo yaqaan diblomaasiyiinta iyo wardoonku waxay fahmeen oo u caddaatay in aanay meelsha la yidhaa Somalia Ka dhismayn dawlad CASRI ah oo ku dhisan DASTUUR IYO QAANUUN. Taa baddalkeedana waxaa kaliya ee ka dhismi karaa Somalia waa DAWLAD-QABIIL bes. SIDAAS AWGEED MA SAMAYSAN KARAAN CIIDAN QARAN OO U DAACAD AH DAL IYO SAD.

Name : Hagaajiye
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-13
Galbeedi
Si hagaagsanbaad wax u sheegtay.

Reer Somalia waxa ay ugu dhantahay waa nalasoo dhoweeyey iyo waa nalaoo ballan qaaday. Waxa ay jecelyihiin in baylahdooda cid kale u qabyo tirto, hadan kuma dhaqmaan plan ka ay shisheeyuhu usoo dajiyaan.

Xaalkoodu waxa weeyi tashan kari mayno, talo cid kalena qaadan mayno.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-13
waaryadahen, hada petrol ku jiro koonfurta somalia xebteeda waxanu rajaynayna ina loso saaro o wadan loo dhiso because sidan wa ku dhamanayaan hada lagu dawado.. inay somaliland faraha ka qaadaan o waxa la donayo iyo wixi khayrad ay leeyihin loso saaro o deal na lala sameeyo alshabab o hubka dhigaan ayaanu ka donayna.. somaliland ay ku washeena ay faraha ka qaadaan because sidani wa waali.. iyaga aya beri dhow caalamka ka dhamaandoona hadaanan xawayaankan walaweynta la badbaadin.. waxay ay ku hadlayaan wax maskaxda galaya ma aha.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-13
wadahadal iyo fuckinkga ay engriisku ka hadlayaan wa khurafaad.. waxan yaabay markan arkay ki boris johnson ee laha europe ha laga baxo o intu meel isaso taagay ka hadlaya somalialnd iyo somalia ha wada hadlaan.. waar bal fataalnimada inta leeg eega.. tuugtan engrisku hada hurugi ka galay petrol waxanu kula talinayna inay somaliland faraha ka qaadaan.. somaliland waxanu kula talinayna ina arimaheeda kala xajooto cid kaleh o tuugtan engriiska ahayn .. yuhuudna la heeshiyo .. engriis tuug faraha ka qaada..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-13
somaliland wa ina laba ama sadex magalo waweyn ka samaysa xeebaha o intay yuhuud la heshiso infrastructure iyo warshadaha biyaha bada sifeeya samaysata.. markaana reer guuraga iyo qabilada uraya ee degaanki baabiyay ku ururisa guryo dawladeed o biyo iyo electricity leh si markaana degaanku uga badbaado o wadan hagaagsan lo yeesho.. yuhuuduna mareekanka ka keenta aqoonsi.. intasa ku haboonb somaliland.. geela iyo adhiga iyo fuckingka degaanki baabiyayna baabiya siday u dhanyihiin o economy ku dhisan strategiyad iyo dekedo la kireeyo o midna uae mamusho mid kalehna yuhuda ka kiraysaan iyo tourism iyo wadan tacliinti iyo infrastructure lo sameeyay o la aqoonsaday noqda.. waxan aydu ku noshihiin o dhan wa waxa baabiyay somaliland.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-13
waaryadaheen waxa la donaya ina lala imaado east afrika tuugnimada iyo ciyaalasuuqnimada ay cadaanku ka sameeyaan west afrika.. meeshan geeska afrika waxayba noqotay meel loola dhaqmo sida west afrika ee kolba meel mid dhiigyacabi joogo laga qodo petrol iyo diamond iyo rubber iyo cacao.. waar cadaanka ka tashada o yuhuuda u yeedha.. yuhuuda aya fataalnimadooda taqaana ee yuhuuda deal la sameeya.. waxay donaan ha u qabtaan somalia ee somaliland wa inay faraha ka qaadaan.. shit.
Name : dadweynaha
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/7314-daawo-safiirku-xigeenka-ruushka-u-fadhiya-dalka-jabuuti-oo-booqday-hargeysa-iyo-ujeedka-socdaalkiisa-video

ruushka oo soo indho indheeyay berbera, lanana imaan doono dano istiraatijiyadeed oo uu ka yeeshay jamhuuriyada somaliland.

xili dowladaha reer galbeedku xamar u dhisayaan ciidamo military ayay dowlada russia bilowday inay xidhiidh dhow la samaysato jamhuuriyada somaliland. nasrigii alle baa dhashay,

[ Reply ]



Name : NO BOOZE:CUNSURIYAD CAD AYU ENGRIISKU CADAYSTAY
Subject : Re : mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-14
waaryadaheen engriiska waanu naqaana, wuxu cadaystay cunsuriyad cad o kula kacayo somaliland.. wa racist engriisku, faransiisku isago ina gheleh xawayaanimo kula kacay ayu hadana jooga djibouti, engriisku waligiba cunsuri ayu aha.. waxanu kula talinayna somaliland inay si fiican uga fikirto xidhidhka ay la yeelanayso engriisku wuxu noqonayo.. waxana kula talinaya somaliland inay xidhidhka uae ku biriso mid ay la yeelato israil iyo mareekanka.. yuhuda iyo mareekanku inay business la sameeyaan east afrika ayay donayaan.. labadodaba lease ka siiya somaliland galbeedkeeda o dekedo ka samaystaan.. iyaguna aqoonsi iyo somaliland la so gaadhisiyo calaamka ha sameeyaan.


[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-14
war deg deg ah

wafdi ka socda dalka ruushka oo goor dhawayd soo gaadhay magaalo xeebeedka berbera ee jamhuuriyada somaliland. wafdigan waxa horkacayay safiir ku xigeenka ruushka ee u jooga jabuuti iyo khubaro caalami ah oo uu watay.

http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/7314-daawo-safiirku-xigeenka-ruushka-u-fadhiya-dalka-jabuuti-oo-booqday-hargeysa-iyo-ujeedka-socdaalkiisa-video

berbera oo ay durba ka istaadhmatay tartankii quwadaha caalamka

long live forever Somaliland Republic

Name : dadweynaha
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
wa fiicna in wax kasta reer galbeedka uun loo daba fadhiyo, somaliland waa inay albaab walba garaacdo ayay ahayd. haatana waan soo dhawaynaya cilaaqaadka cusub ee hada u bilaabmay dalalka jamhuuriyada Somaliland iyo Russian Federation.

xooga arrinkan xukuumada waan ku dhaliilsana in wax kasta reer galbeedka uun ka doonto, waxayse ahayd inay dhinacan bariga isku daydo siiba Russian Federation.

Ruushku wixiisu waa cadaan ma yaqaano labo aflayntan ay reer galbeedku la yimaadaan wax cad bay sheegaan kunana dhaqaaqaan.
Name : dadweynaha
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
sixid, ma fiicna in wax kasta reer galbeedka uun loo daba fadhiyo, somaliland waa inay albaab walba garaacdo ayay ahayd. haatana waan soo dhawaynaya cilaaqaadka cusub ee hada u bilaabmay dalalka jamhuuriyada Somaliland iyo Russian Federation.

xooga arrinkan xukuumada waan ku dhaliilsana in wax kasta reer galbeedka uun ka doonto, waxayse ahayd inay dhinacan bariga isku daydo siiba Russian Federation.

Ruushku wixiisu waa cadaan ma yaqaano labo aflayntan ay reer galbeedku la yimaadaan wax cad bay sheegaan kunana dhaqaaqaan.
Name : ma shaydaankiiba soo galay waddani xirsi ahaa
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
xisbigii waddani wuu ka faaidaysaan waayay wax badan waxaan u malaynaya ainay u dhamaatay xisbigii waddani filinkiba xirsibaa gubay ee shaydaanka muxuu cirro iska qaban waayay shaydaanka waa la iska fogeeyaa bal shaydaankaas ma sharbuu ula yimid mise samaan waddani cabdiraxmaan cirrana wa qof si kale oo tiisuun wataa muusana midbaa odhanayaa siyaasadu hanjabaad maaha waalaga yaaba inaad madaxwayaha mustaqbal wakhtigu kusiiyo lakiinse hanjabaad faro taagtaag iyo waxba ma tarto faysal isagu caadiba maaha waxaba sheegay cali guray
Name : Yaabka
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Waar sookan Muuse Biixi sidii Faysal, Cali, Guray iyo kuw ala midka ah u hadlay, miyaanu ogayn inuu noqon karo madaxweye, waa maxay wuxuu ku hadlay. Suaasha uu is weydiiyey ee ah hubka Somaliya loo furayo yaa lagula dagalaamayaa, miayaanay jawaabteedu ahayn Alshabaab. Maxaa inoo talo ah dalkii hoggaan xumo ayaa ku soo socotee, Cabdiraxmaan Cirro laba iyo toban sanadood ayuu ahaa guddomiye baarlamaan, wuxuu qaban karo iyo wuxuu yahayba aragnay, Musena waa ninkaa garan la hadalkaaga macno u yeel oo hab dipliociyadeed u hadal.
Name : Qurunnews
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Qurunnews maantana waxanay soo dhoobdhoobtay, Wallaahi, billaahi labada beelood mid baan ahay, labadubana waa i dhaleen.

"London(Qaran-news)-Qaybaha bulshada rayidka ah ee kasoo jeeda Beelaha ku dhaqan Bariga iyo galbeedka Burco ayaa War-murtiyeed kasoo saaray kulan ay ku sheeyeen Magaalada London ee cariga Ingiriiska.
Kulanka labada beelood ayaa sida war-murtiyeedka lagu sheegay waxa labada dhinac ku gorfeeyeen danaha arrimaha bulshada labada beelood, iyo sidoo kale xaaladaha ka jira deegaanada labada beelood wada degaan, waxa kaloo War-murtiyeedka lagu sheegay in labada dhinac qaban doonan shirar dambe oo daba socda go’aamada kasoo baxay wajiga hore ee is aragga labada beelood.
Sidaasna waxa lagu sheegay War-murtiyeed loo qaybiyey Warbaainta, Warmurtiyeedkaas oo faahfaahsan waxa u dhigan yahay sidan: ..”Maanta oo ay taariikhdu tahay 17ka Shacbaan Hijri 1438, kuna aadan 13th May,2017 waxa magaladda london, UK shirwayne ku qabsaday ergooyin ka socda labada beelood ee walaalaha ah “Habar Jeclo & Habar Yoonis”. Ergooyinkaasi waxay ka hadleen dareen ka dhashay wadahadalo muddo dheer u socday Bulshada Rayidka ah “ civil society” . Wadahadalkas waxaan ka qayb gelin Siyaasiyiinta ,Ganacsatada Waawayn iyo kuwa danaha gaarka ah leh “ Special interest Groups”. Doodahaas waxa lagu xusay inay labada beelood wadaagaan dhiig & dheecaan kuna arooraan Hoy barakaysan oo ah “ Ahlul-Bait” . Waxa la iftiimiyay inay labada beelood wada degaan lix gobol oo kala ah Sool, Sanaag, Saaxil, Saraar, Togdheer iyo Zone 5 . Waxa la qiray in labada beelood hormood ka ahaayeen halgankii dheera ee gobanimadoonka iyo dib-usoo celintii xoryada Somaliland .
Waxa la aqoonsaday in midnimadda labada beelood dani ugu jirto Somaliland iyo guud ahaanba Geeska Afrika. Waxa la dareemay inay labada beelood kala fogeeyeen siyaasiyiin dano gaar ah lihi, taaso dibudhac wayn ku keentay Gobollada Bari ee ay labada beelood wada degaan. Markii arrimahaa si qoto dheer loo lafa guray waxa laysla gartay qodobadda soo socda :
1). In shirkan daah-furka ah ee ka dhacay London, loo bixiyo “ Midnimo 1 “. Si loo daadejiyo dareenka bulshada ,waxaana Gobolka Togdheer iyo Gobollada kaleba lagu qaban doonaa Midnimo 2, Midnimo 3, Midnimo 4 , Midnimo 5 iyo Midnimo 6. Waxa la samayn doonaa Guddiyo Joogta ah , Xeer Hoosaadyo lagu dhaqmo iyo Geedi-socodyo la higsado “ Roadmap”.
2). Waxa magaalooyinka waawayn laga furi doona Guryo goglan oo ay ku kulmaan bulshada rayidka ahi, siiba dhalinyaradda, aqoonyahanadda, culimadda, odayaasha iyo haweenka. Guryahaasi waxay fududayn doonaan isdhexgalka , isbarashada iyo iskaashiga bulshawaynta labada beelood.
3). Qurbajoogta labada beelood waxay kaalin mugleh ka qaadan doonta dhamaystirka mashruucyada qabyada ee Gobollada Bari laga bilaabay oo ay kow ka tahay jidka Erigavo-Burco- Hargeisa. Waxa la unki doona Guddi Cadaadis “ Pressure Group” oo Xukuumadaha soo socda ku cadaadiya inay si cadaalad ah ugu qaybiyaan Gobollada Bariga & Galbeedka Somaliland, mashruucyadda horumarinta ,kaabayaasha dhaqaalaha, mucaawinooyinka dibedda iyo adeegyadda bulshada.
4) Goboladda Barigu waa xudunta dhaqaalaha Somaliland “ Economic hub” . Gobolka Togdheer waa sayladda ganacsiga xoolaha ee ugu wayn Afrika. Saraar & Daadmadheedh waxa ceegaaga shidaal & Gaas ; Gobolka Sanaag waxa u gaara Beeyadda ; khayraadka badda ee ku jira xeebaha ugu dheer Somaliland ee taxan min Berbera ilaa maydh ; Macdanta silsilada Golis ; dalxiiska buuraha Daallo . Hadaba, si looga fai’daysto khayraadkaas dehin , waxaanu samayn doona daraasado cilmiyaysan “ feasibility studies” oo ay maalgashi wadajir ah“ joint ventures” ku sameeyaan dadka deegaanka u dhashay iyo cidii kale ee danaynaysaa.
5) Waxaanu si buuxda u aaminsanahay Distoorka Qaranka Somaliland ee qeexayaya in muwaadinku xor u yahay xisbigga uu ku biiraayo iyo qofka uu codkiisa siinaayo ee ku metelaya Golayaasha deegaanka, wakiiladda iyo Madaxtooyadda. Waxaanu kula talinaynaa cidkasta oo ay khusayso in cod-bixiyaha loo daayo xuquuqdiisa distooriga ah “ Constitutional rights “ oo aan la cadaadin . Waxa kale oo aanu uga baaqaynaa siyaasinyiinta Somaliland inay ka fogaadaan kala qoqobka bulshada , xisbiyadda qarankana inay joojiyaan ololayaasha beelaysan.
6) Waxaanu ku boorinaynaa beelaha Somaliland ee wadaaga deegaan & derisnimo inay samaystaan golayaal iyo madallo ay ku kulmaan kuna lafo guraan nabadeglyadda iyo horumarka deegaanada ay wadaagaan . Ugu danbayn, waxaanu si buuxda ah u difaacayna jiritaanka iyo qaranimadda Somaliland. Wa Bilaahi Towfiiq. Guddida Midnimada Habar Yoonis iyo Habar-jeclo.
Name : Qoslaaye
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Burco durba waxa ka bilaabamay magac bixintii qosolka lahayd
Dumarka buurbuuran waxa loo bixiyey DPWorld; kuwa dhuudhuubanna Yamani
Name : Xirsi
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Hadii Somalia hub la siiyo Somaliland waa in hub la siiya.
Farmaajo hubka wuxuu u doonaya in uu Somaliland kula dagaalamo.
buglan waxay noqtay gobolka keliya ee uu farmaajo hubka siiye,waxaanu u sii marinaya Buhodle,
Ina Camay wii kii yimid ee eeg eegay meel loo dhiso xero loo dhiso waxa lagu sheego Xooga Somalia. qofka Somalilanderka ee aan sidaa ogayn hordada ka toos baanu leenhay intaan sariirta dusheeda lagugu hol garayn.
Name : No booze
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Xirsiyow xafada fuckingka ayay ka wada timadeen .. Maxa ka Ina cise Gabobe Ee English Iyo French daadinaya Ee hargeisa jooga wax ugu magacaabiwaydeen Ee kolba mid English esl ku hadlaya Iyo tu lesbian wax ugu magacabayssaan?? Waxa taasi ma tusaysa inaydu jahanaba futadeeda ku socotaan.
Name : No booze
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Bal no booze u macneeya Waxa xaarwalwaal esl ku hadlaya looga horumarinayo dadki English Iyo French dadinayay Ee gaalada xaarka cunta Ee dhiigyacabka taqana?? Bal arinta no booze ha lo macneeyo hadaydaan ku abtirsanin dayeero ..
Name : dadweynaha
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
xirsi

buuhoodle ciidan xoog somaliyeed oo la keeni karo ma jirto, dhaar waxaa inaga ah, hadii farmaajo ku kaco, in aynu hub kala duwan ka kala keeni doono dalalka imaaraadka carabta iyo ruushka.

qaramada midoobay sow uma hogaansan to 5 ta veto, xalku waxa weeye aynu ruushka ku dedaalno inaan close tie la samaysano. kolay sheekada reer galbeed ka veto voice bu ku kala daadin,

ama wuxuu odhan somali oo dhan halagu wada hayo ama halaga wada qaado.
Name : dadweynaha
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
xidhiidhka ruushka iyo somaliland ee hada bilaabmay waxaan odhan lahaa hala xoojiyo, sarena haloo qaado waayo waa dal super power ah.
Name : Xirsi
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-15
Inta in leeg kama shaki qabo in Farmajo iyo dabadhilifyadiisa bada lagu gurayo haday in soo doontaan
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
waar dadkani waalana.. buuhoodle waxa ka taliya libaaxa somaliland ee xagletossiyeh.. ma farmajo wax keenikara.. waar waxba idin dhiman.. somalia ma aha cida somaliland donaysa inay xasuuqdo ee wa uk iyo turkiga iyo mareekanka.. iyo company petrol qodaya.. waar fikira.. fucking shit.. somalidu wa xaar walwaal la isticmaalayo.. RUUSHKA WA INA SI DEGDEGA MEESHU KA SAMAYSANLAHA SALDHIG LA DIYARIYA.. markaana rag vodka cabaya inta laga horgeeyo ha keeno ruushku diyaarado dagaal iyo sawarikh.. somalilandna ha aqonsado.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
waaryadaheen somalia wa dayeero la isticmaalayo ee ma aha cida khatarta ku a somaliland.. kuwa somaliland khatarta ku haya wa qoloyin wax xisaabiya.. marka calculus ay ku xisaabtamayaan cirka geeya.. markasay kala hadlidoonaan o faraha idinka qaadayaan.. waxay ku xisabtaman calculus of gain and loss.. hada somalialnd ruushka keento meesha arimuhu faraha ayay ka baxayaan marka RUUSHKA HA LAGU WARGALIYO INA BERBERA LA BIXIYAY LAAKIIN MEELO KALEH DIYAAR LALA YAHAY HADU IMANAYO.. FUCKING SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
waar waxa ka dhadhacsan UK inaydu gajoonaysaan o markaana idin talinkaraan ee beero waweyn o digaag lagu dhaqo ka sameeya damka xumboweyne agtisa markaana meelkasta ha lagu cuno digaag o ku dhawaaqa inaydu haysataan hilibki la cunilaha hadu dagaal dhaco.. waxasay fahmaan gaaladu.. fucking shit..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
boqolaal million o digaaga ku beera xumboweyn agtisa.. markaana digaag la marinategareeyay cidamada ku daldala.. marka cidamo digaag so cunay somalia iskama celinkarto.. galaduna halkasay xisaabtooda ku badalayaan.. shit.
Name : Qurunnews
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
Waa tan qurunews iyo warkeedii

"Daawo:Guulihii Milateriga Somalia Gaadhay:Milaterigii Somalia oo Gaadhi soconaya 5 daqiiq ku furfuray,haddana 5 Daqiiq Gudahood isku rakibay


Writen by Qaran News | 3:49 am 16th May, 2017

Daawo:Guulihii Milateriga Somalia Gaadhay:Milaterigii Somalia oo Gaadhi soconaya 5 daqiiq ku furfuray,haddana 5 Daqiiq Gudahood isku rakibay
Name : Kooreya Jaan
Subject : Re :mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
Wararka ku saabasan shir HJ iyo HY ku dhexmaray London oo qodobo ka soo baxeen waxan uun ku aragnaa websiteyada Qarannews, Ramaas iyo Oodweynenews, dad badan oo London jooga ayaan la xidhiidhayw axayna iis heegeen inaanu jirin shirkaasi balse ay dhixi karto koox meel kuw ada casheeyey inay sheegtaan magac qabiil. Xisbiyada waxan kula talinyaa inay qabiilka dadka ka joojiyaan oo layimaadaan siyaasad iyo hogaamiye adag oo la isku aamini karo

[ Reply ]



Name : XYZ
Subject : Re : mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!!
Date : 2017-05-16
Waa barnaamij lagu qaadaa dhigayo shirkii London oo dadweynuhuna ka qayb-qaadanayaan

Daawo falanqaynta shirkii Somalia ee London iyo halka Somaliland ka soo gasho.

https://www.youtube.com/watch?v=jzmBJC7ox6k


[ Reply ]


Pages : [ mar kale: shirka london: shimbirayahow heesa!! 1 ]