Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dp world’s port of berbera project gets underway

dp world’s port of berbera project gets underway

News


 http://4.bp.blogspot.com/-sSeS0gnWjZk/Vs2ejz5FwUI/AAAAAAAAE58/bFn3yhbjZRI/s1600-r/Jebel%2BAli%2BPort.jpghttp://www.somalilandsun.com/images/2016/jan/Local_traders_claim_exorbitant_taxation_by_Berbera-Port-Authority-4444.jpgThe first phase is  the building of a 400 metre quay and 250,000 square metre yard extension as well as the development of a free zone to create a new regional trading hub









UAE’s port developer DP World has launched activities aimed at developing Berbera port in the Republic of Somaliland.

Namely, the company marked the official commencement of the 30-year port concession for the management and development of a multipurpose port project at Berbera.

DP World won the concession in September 2016, with an automatic 10-year extension. To that end, DP World has set up a joint venture with 65% control together with the government of Somaliland to manage and invest in the port.
The project will focus on containers with the capability to handle other types of cargo as well.

In line with the terms of USD 442 million worth investment, the port’s development will consist of two phases, the first being the building of a 400 metre quay and 250,000 square metre yard extension as well as the development of a free zone to create a new regional trading hub. 
 
Construction of the quay extension is expected to take 24 months to complete, DP World said earlier.  
 
“These are exciting times for our industry and for Africa, and we’re grateful for the opportunity to be an integral part of Somaliland’s development. Investment in this natural deep-water port and free zone will act as a catalyst for the growth of the country and the region’s
 economy,” DP World Group Chairman & CEO Sultan Ahmed bin Sulayem, said.

“Our next steps will be to construct a new quay and yard, implement a terminal layout and add new yard equipment. We’re also working on a long term strategic plan for sustainability projects,” DP World Berbera CEO Ibrahim Al Hammadi, added.

As disclosed, since beginning operations in early March, DP World has retained all 713 permanent employees and begun training and staff development to prepare them for roles in a modern port.

Source: worldmaritimenews.com    

Posted on Friday, May 12 @ 10:58:37 UTC by editor



dp world’s port of berbera project gets underway - dp world’s port of berbera project gets underway

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Indheergarad
Subject : Re : dp world’s port of berbera project gets underway
Date : 2017-05-13
Goaanka lagu siiyey 19% of Berbera port management to Ethiopaa waa goaan strategic ah oo indheergaradka oo keli ahi fahmi karaan. Xaallad cusub ayaa la galay geeska Afrika gaar ahaan Somaliya aan ka deyno buuqa dawladda oo ku taageero ama ka aamusno. Arrinta ku saabsna guriga aty degatahay marwadii uu ka dhintay Murxuum Cabdirxaman Ducale ee loogu talo galay in Ethiopi safaarad ka dhisato ayaa iyana ah arrin qorshe fog leh waana in marawda guri kale degdeg loo siiyaa.

Name : Nin alleh
Subject : Re :dp world’s port of berbera project gets underway
Date : 2017-05-13
Saxiib waa sidaa aad shegtay waa in laga daaya dhibka oo latageera in Ethiopia yeelato 19% waayo waxay dp world rabtaa in ay Djibouti meesha kasaarto oo isku dhicii maxkamada layskula tagay ay Emiraatku ka goostaan oo waa argoosi dadan marka waxa Ethiopia loosinaya 19ka% waa suuqa Suu wareeji waa sidaa.
Name : dadweynaha
Subject : Re :dp world’s port of berbera project gets underway
Date : 2017-05-14
http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/7314-daawo-safiirku-xigeenka-ruushka-u-fadhiya-dalka-jabuuti-oo-booqday-hargeysa-iyo-ujeedka-socdaalkiisa-video

berbera oo ay durba ka istaadh matay tartankii quwadaha caalamka,

live long forever somaliland republic
Name : Arkaaye
Subject : Re :dp world’s port of berbera project gets underway
Date : 2017-05-15
Kuwa dacaadaha raqiiska ah ka ee naf la caariga ah fidinaya xafaladii DP world Project , gaar ahaan websiteyadan iyo jaraaidkan, Qarannews, Ramaasnews, Yool, Horn, waxa sumcadiina, ta reerkiina iyo ta dalkuba ku jirtaa inaad iska joojisaan waxan oo ilaahay ka baridaan inuu mashruucan inooga dhigo kii dalka iyo dadkoo dhan anfaca.
Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re :dp world’s port of berbera project gets underway
Date : 2017-05-16
Ninkii hadlayaa ha iska hadlee - Haddii adiga oo degel cidla ah jooga, oo ilahay kuu soo diro ku ku yidhaa dalkaaga ayaan maalgashanayaa, waa ilahay mahadii oo meeshii aad joogtay wax kugu siiyay. Maalgashigu maaha wax si sahlan lagu helo, ee wuxuu ku xidhanyahay waaxaad haystaa ee aanad kari kareyn in aad qabsato in lagu qabo, waxna lagaa siiyo wixii ka soo baxa, dadkaagu shaqo ka helo, dalkaagu hore u dhaqaaqo, oo lagu soo hirto marka la arko dalkii oo dawlado shisheeye ay maalgashanayaa.

Maalgashiga waxa la galaa marka dalkaasi aad maalgashaneyso aad dhinac walba ka eego, waxaana ugu muhiisan in la sameeyo waxan loogu yeedho "Feasibility Study", waxaana ugu horeeye qodobka ah "Amaan dalkaasi". Nabada iyo deganaasha ayaa keentay in dawlada Imraadku maalgashi ku sameeyaan Somaliland, gaar ahaan dekeda Berbera.

Qaar ayaa odhanaaya Bashe Awil, ayaa keenay, waxa laga yaabaa in fikirka uu lahaa, laakiinse fikirkiisa waxa horaysa "Nabada", haddii aanay nabadi jirin, maalgashi ma jiro - dalkeena waxa soo eegaya, ama daba socoda DP World, shirkado kale oo ka iman doona dawlado kale.

Waxaad aragteen Ruush, waxa iman doonta Thailand, Hong Kong, Malaysia, Singapore, China iwm.

Ninka Ruush ee dalkeena yimi, uma iman tamashle, laakin wuxuu u yimi "sheeko kale" waxaanu arkay Jabouti oo leeg garoon ku yaala dalka Maraykanka oo Golf-ta lagu ciyaaro, in ay shan saldhig milatari ku yaalo, oo maxaa u diidaya in saldhig labaad uu ka dhisto dalkeena Berbera ama Bulaxaar ama Lasqoray, haddiiba kiisii hore aynu ka kireynay UAE. Waxaynu nahay dal xor ah, haddii maalgashigu kordho, waxa kordheysa fikirkeena iyo dhaqaalaheena.

Ax Yaa Wadani

[ Reply ]


Pages : [ dp world’s port of berbera project gets underway 1 ]