Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.

jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.

News


 https://ichef-1.bbci.co.uk/news/1024/branded_somali/2BE4/production/_95963211_p0528dbz.jpghttp://www.raxanreeb.com/wp-content/themes/_opinions/timthumb.php?src=http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2017/03/s300_somalia-conf-logo-web.png&q=90&w=660&zc=1Dawladda Jumhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qeyb galayn shirka Somalida ee lagu qabanayo Magaalada London/UK.







http://www.somalilandsun.com/images/2016/july/1__recognition.jpeg
http://www.slnnews.com/snn/wp-content/uploads/Somaliland_is_not_Somalia.jpg
Iyada oo ay maalmo koobani ka hadhsan yihiin shirka Magaalada London loogu qabanayo Somaliya ee 11-ka Bilshan May, ayey JSL ku dhawaaqday in aanay ka qayb galayn. JSL oo ka madaxbannaan Somalia ayaa si rasmi ah u caddeysay mowqifkeeda ku aaddan shirkaas loo qabanayo waxa loogu yeedhay Somalia.

Somaliland ayaa werwer ka muujisay in cunaqabateyntii hubka ee saarneyd Somaliya haatan laga qaado.

Haddaba umuurtan ayaa waxaannu ka warraysannay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, oo kaddib shir jaraa'id oo uu ku qabtay Hargeysa u warramay weriyaha BBC-da ee Axmed Saciid Cige, oo marka hore waydiiyay waxa uu yahay mowqifkooda ku aaddan shirka Somaliya ee dhawaan London ka dhici doona?

Media:http://content.presentermedia.com/files/animsp/00013000/13228/pushing_up_arrow_md_wm_v2.gif http://www.bbc.com/somali/war-39841383

Posted on Monday, May 08 @ 20:43:17 UTC by admin



jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london. - jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : RBC Radio
Subject : Re : jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-08
Shirka London ee arrimaha Somaliya oo la helay qodobbada lagaga hadlayo.

Dowladda Britain ayaa mar kale marti-gelinaysa sanadkan shir weyne looga hadlayo arrimaha Somaliya, kaas oo lugu wado in ay ka qayb galaan madax kala duwan oo aduunka ah.

Shirkan wuxuu ka furmayaa Magaalada London oo xarun u ah Boqortooyadda Ingiriiska 11k Bilsha May ee sanadka 2017. Waxaana la sheegay in lagu raadinayo taageerro caalami ah oo ay helsho Dowladda Somaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Ingiriiska ayaa booqasho ku tagay dhamman waddamada ay khuseyso arrimaha Somaliya isaga oo ku casumay ka qayb galka shirka.

Hoggaamiyeyaal dhowr ah oo ka socda Bariga Afrika oo ay Itoobiya iyo Kenya ugu horreeyaan ayaa shirka ka qayb galaya,waxaana wahelin doona shaqsiyaad ka kala socda hay’adda caalamiga ah iyo marti sharaf kale.

Inta uu shirku socdo waxaa la sheegay arrimaha laga hadlayo ay ugu weyn-yihiin afar qoddob oo kala ah:

-Xaqiijinta amniga.
-Dib-u-habeynta siyaasadda iyo dowladnimada.
-Hor-u-marinta dhaqaalaha dalkaas.
-Heshiisyo cusub oo Somaliya la sheegay in ay ka dhaxleyso mashaaric.

Shirkan ayaa la sheegay in uu ku soo beegmay xilli aanay soo kabaneyn dowladnimada Somaliya oo ay wali dalka mashaakilaad dhinaca ammaanka ah ayaa ka jira, inta waxaa dheer abaar dalka ka jirta tan iyo sanadkii 2011.

Sanadihii 2012kii iyo 2013kii ayaa lugu qabtay London labo shir oo khuseeya arrimaha Somaliya, waxaanu shirkani noqonayaa midkii saddexaad oo ay marti-galinayso Dowladda Ingiriiska. Haseyeeshee aan wax guul ah laga gaadhin.

Shirkan ayaan gebi ahaanba khusaynini arrimaha Jumhuuriyadda Somaliald iyo Somalia oo ah laba dawladoob oo kala madaxbannaan magaca se isaga eeg.
__
RBC Radio

Name : Cali
Subject : Re :jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-08
reer Somalia oo amaanay Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=khpuFBvH4OE https://www.youtube.com/watch?v=NZrwfJjgruk
Name : Cali
Subject : Re :jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-08
ismaamulka Somalia ama AMISOMIA ama UN UK trusteeship of Somalia..

maamulka ICU da ku jira sida uu isu haysto iyi sida uu yahay waa kaaf iyo kala dheeri . waa waxa farta loogu yeedhayo ee konton dawladood isugu imanayso ee aan garan kari cudurka haya,sidaa darteed markasta dawo qaldan siinaya , ama sii sumaynaya.
weli taariikhda inma soo marim dal dawlad sheeganaya oo markasta laga shiro wixii laga yeeli lahaa,
Name : No booze
Subject : Re :jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-09
Waar ha na wareerinina Somalia jirayssa wa baabacada o timo kaso baxaan , wa la xarashaya , waligeed inay lugaha Isu tagto lama ogola , loooool , anaga ha na waalina Ee wax kaleh miyaydu haysaan ?? Waxan weliba ku dharanayna Ina isla sirdoonka mareekanku hoosta hub ka siiyo Alshabaab si meeshu Sida xaarka loogu cuno .. Shit

[ Reply ]



Name : XIRSI
Subject : Re : jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-08
BBC DII WELI MA JIRTAA GOOR IIGU DAMBAYSAY DHAGAYSIGEEDA GARANMAAYO .
WAXAA LA IGU YIDHI JIMCIHII DHAWAYTO AYEY KU WADHWADHATAY BARNAAMIJ AYEY KA DIYAARSAY SOCDAALKII SHOODHE AFWEYNE ADDIS KU TAGAY,
KAAS REER SOMALILAND KA WALACSANAYEEN EREYADII NAILEMARIAM EE AHAA IYOOBIYA MAR DAMBE LA MACAAMILMAYSO DAWLAD GOBOLEEFYADA SOMALIA.
OO AY U FASIRTEEN BEENTA FAAFTAY EE AH IN AY SOMALILAND KA MID TAHAY DAL LAYIDHAA SOMALIA,
ITOOBIYASE WAY OGTAHAY SISAA OO WAA WAXAY KALSOONIDA UGU TIDHI sOMALIA.
WAXAA HORE U JIRAY DHOWR JEER OO UU OM ITOOBIYA SI CAD U TAAGEERAYE SOMALILAND LAAKIN BBC DU WARKAA HOOSTA DHIGTE WAXAA UGU DAMBAYSAY BISHII FEB,2017 INTERVIEW LALA YEESHA PM KA ITOOBIYA

Name : No booze
Subject : Re :jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-09
Mid xildhibaan dheeg la yidhahdo o wareersan ayaan arkayay .. Waar dadkani waalana .. Waxan Somalia laga hadlaya qabiilna ma aha diinta abaheedna ma aha Ee wa dadki talyaaniga ku aha meesha Ee talyaanigu dumarka u waydaranayay Ee caruurta ka wada dhalay .. Taasay fahmikarilayihin reer Somaliland o caalamki si fiican u fahmay .. Marka Ethiopia wa yidhahdo wa hadal diplomatic a o caalamku ku wada hadlo Ee xaqiiqdu wa meeshan Somalia la yidhahda wa meel la xarashayo o petrol keeda la qaadanayo .. Somaliland iyada faraha aya laga qaaday ..
Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re :jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-09
Horta ilahay ha naxariisto dadkan maalinwalba lagu dilaayo Somaliya, gaar ahaana Mogadishu - Waxa caado u noqoto dawlada Farmajo iyo kuwii ka horeyayba erayadan soo socoda oo joogto u noqday, Somalida ayaa ku maahmaahda "Doqoni Qiiq kama Kacdee, Daamamka Ayay Meermeersaa". Waxa ay barteen oo keliya Erayadan soo socda:
Hebel ayaa la dilay,
Waxa dilay qaar baastooladu ku hubeysan,
Way baxsadeen,

Maalin walba waa u joogto - waxay garan laayihiin in ileen jin dili maayo dadkaniye in iyagu is dilayaan, in ay is-garanayaan ee aanay rabin in ay is sheegaan, waayo kan leh dadbaa la dilay, haddii uu arkaayo kan wax dilaya sheegi maayo, waayo wuxuu ka baqanayaa haddii uu sheego in isagu ku xigo.

Markaa dadkan caqligooda iyo fikirkooda ha ku daalina, ee waxa aad ku tidhaahdaan oo keliya: Ninkii tiisaba dar yeela, ayaa ku kale ku dara.

Halkaasuun ha ka yidhaadaan "Somali Qaldan" ee u aamusa oo hawlshiina guta haddii aad tihiin reer Somaliland.
Name : Qurunnews
Subject : Re :jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-09
Ma rumaysanaysaan cinwaankan hoose waxa qortay shabakad laga leeyahay Somaliland, waxay is leyihiin mucaarad baa tihiin oo sidaasaa taageerayaal ku helysaan. Aragti gaabanaa

"Shirka Ingriiska lagu qabnayaa ma aha mid khuseeya Somaliland Lakiin Lacag Waa rabnaa hadii la na siiyo wasiirka arimaha dibada"

[ Reply ]



Name : UK
Subject : Re : jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london.
Date : 2017-05-10
UK sets conditions to recognise Somaliland.

http://www.medeshivalley.com/2017/04/uk-sets-conditions-to-recognise.html?m=1


[ Reply ]


Pages : [ jsl oo aan qayb ka ahayn shirka somalia ee london. 1 ]