Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.

fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.

Opinion


 http://somaliaone.net/wp-content/uploads/2016/09/1-17.jpghttps://1.bp.blogspot.com/-J4jLwoBBh14/VxSaa6s4qAI/AAAAAAAAFYI/jQlQJAqGKZAPSyonYDe33l8XtcUVXWk7ACLcB/s1600/Liar%2BRobot-%2BRed%2Brev%2BA.tifMurtida Todobaadka(6).
Hiqlaynta Riyaaqa,
Fudayd u Hilowga,
Hubsiimo La'aanta,
Haloosiga Luuqda.
Fahad & Sakariye waa  laba nin oo si isku mid ah been uga sheegay waaqiciga runta ah ee ka jira JSL
.








Related image Fahad Yasin oo lagu tilmaamo hogaamiyaha ruuxiga ah ee Shoodhe Afweyne ayaa sanadku markuu ahaa 2003 oo ku beegnayd waagii Cabdisalaan Qaasim la doonayey in Somalia khasab loogaga  dhigo madaxweyne, ayaa wuxu warbixin ku sheegay in madaxweynahaas aad looga taageersanyahay Somaliland. Wuxu warkiisaa markhaati usoo qaatay aqoonyahan  reer Hargeysa ah oo usoo waramay oo, sida uu ku andacoonayo,  Somaliland   ku tilmaamay beerkii qadada lagu sugayey. Fahad waagaa ,2003, wuxu saadaaliyey Somaliland oo sida Somalia jab iyo hoog weheshata. 

Allase kama dhigin oo qadadii uu lahaa waa la sugayaa, oo Xamarbay ka karsameysaa bislaan wayday. Alxamdulilah, Reer Somalilandna waagaas intii ka dambeysay,  way quraacdeen oo qadeeyeen oo casheeyeen oo waliba qaxweeyeen. Madaxweynihii kolkaa uu sakhirayey iyo kuwa  badan oo ka dambeeyey oo Somalia loo macmalayna faashilbay ku wada dambeeyeenn.    



Maqaalka uu Fahad 2003 qorey halkan ka akhri https://www.desco.org.bd/ebill/images/right_3.gif http://www.somaliatalk.com/fahad/sland.htm  

Related imageSakariye Maxamed Xaaji Cabdi wuxu ka mid yahay xildhibaano ku sheega waqtigan xaadirka ah iska dhex fadfadhiya golaha  ku caanka ah dilaalnimada iyo baayacaada codadka ee ka jira Xamar. Sakariye wuxu ka mid yahay xerta Shoodhe Af-Weyne(Jaalle Farmaajo) sakhirta ee ku sifeysa Awliyo Eebaheen usoo diray Somalida. In Shoodhuhu wali yahay isna wuxu markhaati uga dhigay tilifoon uu sheegay in uu ka helay nin kalasoo xidhiidhay Hargeysa oo tilmaanta uu ka bixiyey Jaale farmaajo ku timaamay ninkii dhameynayey qaska iyo jahawreerka caalamku u caalwaayey ee ragaadiyey Somalia. Sakariye waa nin munaafaqad badan. Wuxu odhan jiray waligay tagi mayo xilno ka qaban mayo Somalia inta ay ciidamo shisheeye ahii joogaan, laakiin iyadoo aan shuruudaasi hirgallin ayuu maanta Xamar joogaa xildhaana ka yahay.   

Hoos ka daawo Sakariye oo Shoodhe Af-Weyne ku tilmaamaya Awliyo Alle: 
Gaar ahaan daqiiqadaha u dhexeeya:  4: 58  illa  7:40


Xataa jibadii reer Somalia ee"Aar Farmaajo ii geeyadaii " soo gudhay oo runtiiba la taabatay. Waxa durba la ogaaday in Shoodhe Af-Weyne aanu dhaamin kuwii hore ee wadanka loosoo macmalay , hadaanu kaba liidan.

Jibbadaasu waa tii uu sheegay Abwaan Hadrawi 1982 ee uu lahaa:

Shirqool  hadiwaaga,
hiqlaynta riyaaqa,
fudayd u hilowga,
hubsiimo la'aanta,
haloosiga luuqda,
hawaawi la boodka,
hanuun la jiboodka,
dhurwaa halab saarka,
waraabe u heeska,
hufnaanta kashayda,
nimaan hibo saaray,
xariir ku habsiiye,
markuu halhaleelka,
anoo hadhsanwaaye,
isoo hungureeyo,
hugaansi xishoodka,
sidii habloweynta,
in aan hanqalkayga,
u soo rogo hoosta,
IN AF LAHAARKA,
HARAATI KU JIIDO.

 Sakariye iyo Fahad Yasin oo beel ahaan meel ka soo wada jeedaa waxa ay ka mid yihiin dhallinyaradii ku soo ababtay ee sadbursiga ka heshay Jaale Farmaajo(Shoodhe Af-Weyne) adeerkii. Waa niman daydayeya waqtigii u wacnaa ee u wanaagsanaa ee soo dhaafay. Waxase aany ogayn in taasu ay tahay gabal dhacay oo aan soo laabaneyn.       

 Allaa mahad Leh   

 Sxb-da Safka-hore JSL.

Posted on Saturday, May 06 @ 15:49:13 UTC by editor



fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday. - fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hayaan
Subject : Re : fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
waxaan soo jeedin laha in tixa han hadraawii ee ku saabsan jibada waalan laxan la saaro 18 May loogu dabaal dago

Name : Hayaan
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
Ninkan sakariya la yidhaa wuxuu odhan jiray waxaan ka soo horjeeda Itoobiya oo waaki ereteriya u baxsaday, farmaajo iyo Itoobiyana waxbay ku soo heshiiyeen ,waxaan sugaya faalada uu Sakariye ka bixiyo xidhiidhka dhex maray Farmaajo iyo Itoobiya.
Name : Hagaajiye
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
Hayaan
Waxba ha ka sugin faalo Sakariye iyo kuwa munaafiqiinta ah, waayo waa beenaalayaal aynu ognahay in aanay runta waxba ka sheegin.

Wuxu aaminsanyahay dawladdii dad-qalkii Af-Weyne in ay aheyd dawlad ku dayosho mudan oo ay haboontahay in tiiyoo kale soo noqoto. Waxa geesiyayaal u ah ciidankii dalkiisa gumaaday ee dalkii uu ilaalin lahaa burburiyey. Wuxu aaminsanyahay jabhaddii xaq u dirirka aheyd ee SNM in ay iyadu masuul ka aheyd burburkii Somali Republic. Wuxu aaminsanyahay in jabhadaasu aheyd mid Ethiopia soo kiraysatay. Ma rumeysna in Siyaad Barre iyo xukunkiisii ay xasuuq baniaadam gaysteen.

Kolkaa ninka sidaas aaminsan ciddii wax ka sugtaa way ku khasaari.
Name : Hayaan
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
waxii Madaxweyne Somalida soo maray kana ugu musuqmaasaq
cid ahaan Mareexaan ama Murursade ahayn ama meel uun ka soo gelin waxba u dhiiban maayo.
xataa haduu Daarood yahay waa in ay meel qaraabo isaga ka yihiin ama xaaska uu qabo.

YUSUF GARAAD
wasiirka Arimaha debeda halkuu ka soo gelay.
Xaaska Farmaajo iyo Caruur ka yar oo ay isku hooyo yihiin Yusuf Garaad ayey xaga Aabo ka walaalo ah


SAACID
Marka hore waa lilkase
marka xiga waxaa dhashay ina Xaaji Masale.

[ Reply ]



Name : Galbeedi
Subject : Re : fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
Arrimuhu sida ay socdaan marka loo fiirsado waxaa soo muuqda in TALISKII AFWEYNE IYO DHAQANKIISII SOO NOOLANAYAAN. Nimankii Hawiye waa laga takhalusay oo markii u horraysaba waxaa la eryey oo meesha laga saaray nimankii ciidamada madaxda Ka ahaa ee hubka gacanta ku hayey. Saraakiisha Hawiye ee la eryey waxaa lagu bedelay niman Darood ah oo ah HADHAAGII AFWEYNE oo ay ka mid yihiin Gacan-ku-dhiigle Cabdi Bile (Morgan) iyo gacan-ku-dhiigle Caarre iyo qaar kaloo badan. Maanta haddii wax dhacaan nimankii Hawiye way fara madhan yihiin oo wax hub ah ma haystaan. Shoodhe Afweyne wuxuu bilaabay in uu durba qorto ciidan Ka kooban Darood khaas oo laga soo ururinayo Deeganada ay u badan yihiin Darood sida Majertenia. Wixii intaas Ka danbeeyaba waa XARRAGO-CEYGII IYO XUN YOHOW XUNKU DHALAY BAX!!!!!!!!!!!!!!!!.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
aqoonyahan gerald prunier aya sheegay ina farmajo ugu tagay raisal wazaraha ethiopia sidi u ugu qancinlaha inay kaso horjeedsadan saldhiga berbera.. farmajo wuxu aaminsanyahay ina saldhigasi ku yahay khatar zoomalia.. general eisenhower o u waydartay aya isaguna u sheegidoona raisal wazaraha ethiopia ina moqdisho tahay xarun ay iskugu yimadeen dhiloyin iyo homosexual o donaya ina geeska afrika o dhan caalamka ka reebaan.. fucking shit..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-06
inay somalia naag tahay waxa maragmadoon a.. marku farmajo tagay ethiopia ee ka ashkateeyay somaliland iyo saldhigeeda.. aya maalinti labaad ethiopia sheegtay ina somaliland u keenayso electricity ku filnaandoonta somaliland horumarkeeda.. fucking shit.. ala maxa dhillo joogta xamar.. shit..
Name : Waayeel
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-07
Waa inaynu ku talo galnaa in kooxda Somalia qabsaty ay qurbojoog yihiin, qurbajoogana waa naqaannaa xanuunka hayaa inuu Somaliland yahay, waa in markan indhaha la furaa oo si adag loola dhaqmaa, talaabo kasta oo ay qaadaan lala socdaa lagna shaqeeyaa sidii loo furfufri lahaa dawlada Furmaajana loo dumin lahaa
Name : Nin alleh
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-07
Saxiibayal si fiican ayaad hadalka u dhigteen lakiin waxa meesha taala Somaliland ma sidii lagu gaaday miya mise manta way buuxdaa dhan walba hadday noqoto milatary,dhaqaale,hub iyo awoodba?mansha allah way buuxdaa.Takale 80.000 oo ciidan afrikaan ah ayaa dhowaan lagaga mudaharaadaya ingriska si ay kufsiga uga daayan hablaha iyo ...........adba garo marka gaaladu hub haday siinayso waa xaqa policeska uun ee wax kala maaha.Hadii aad eegto reerkan darood uumba wax ka dhigaya mus and cheese ee waxba maaha
Name : Dadweyne
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-07
XOG DEG DEG AH: Maxaa kasoo baxay Kulankii Farmaajo iyo Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye?

http://www.warqaad.com

Beesha hawiye oo ku ambaabartay shoodhe afweyne
Name : Dadweyne
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-07
http://www.boramanews.com/index.php/somali-news/item/7162-daawo-madaxweyne-farmaajo-iyo-odayaasha-beelaha-hawiye-oo-kulmay-iyo-wada-hadalka-oo-is-afgarad-laga-gaadhin-video
Name : Somaliland1
Subject : Re :fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday.
Date : 2017-05-08
Ismaciil Buubaa si aada ha looga taxadiro. Wareysi uu xalay bixiyey oo uu ku soo qaaday safarkii baaqday ee Dr. Bulxan, wuxuu sheegay inay habboon tahay in la is dhexgalo. Hadaladaasi waa kuwii uu yidhi Xasan Sheekh markii uu ka baxay wadahadaladii u socday xukuumad to xukuumad, isagoo ku dooday in midnimada weji kale loo marayo oo ah waxyaalahaa uu xalay Ismaciil Buuba ku hadaaqay.
Ilaahay waxaan ka baryayaa inaanay taasi ahayn siyaasada Waddani

[ Reply ]


Pages : [ fahad yasin: qadadii xamar ee uu sheegay 2003kii bislaan wayday. 1 ]