Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.

kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.

News


 http://bestanimations.com/Flags/Europe/Western/Scandinavia/denmark/denmark-flag-waving-animated-gif-6.gifKulan aqalka madaxtooyada JSL ku dhex maray Xukuumadda JSL iyo Denmarka ayaa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo khuseeya xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya labada dal.











Wefti  uu hoggaaminayay Xoghayaha Dawladda Denmark  u qaabilsan Siyaasadda Horumarinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mr. Martin Bille Hermann  iyo Safiirka Denmark  u fadhiya Kenya , Mrs.  Mette Knudsen, una qaabilsan Somaliland/Soomaaliya, ayaa sheegay in ay madaxweynaha Somaliland kala hadleen suurtogalnimada in la soo horumariyo doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha deegaanka oo hore loogu kala cayimay sannadaha 2018 iyo 2019-ka.

Weftigan oo maanta la kulmay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, ayaa sheegay inay kala hadleen sii xoojinta wada shaqeyn muddo sannado ah ka dhaxaysay Somaliland iyo dawladooda.

Mr. Martin Bille Hermann  oo ka hadlayay iskaashiga dhow ee ay la
leeyihiin Somaliland, waxa uu yidhi;  “Waxaan ku faraxsan nahay inaan ku soo noqday Somaliland oo aan Imid   daboyaqadii Bishii August ee sannadkii 2014-kii, waxaan madaxweynaha uga mahadcelinayaa wakhtigii uu na siiyay. Denmark, DANIDA iyo Somaliland  muddo dheer  ayay   hawlwadaag ahaayeen oo ay soo wada shaqeynayeen. Sidaas darteed wadahadalladayadii maantu  waxay la xidhiidheen uun cilaaqaadka adag ee naga dhaxeeya.  Daruuri ma aha inaanu wax walba isku waafaqno, laakiin waxaanu   u wada falanqeynay qodobbadii aanu isla soo qaadnay si saaxiibtinimo leh  oo wax toosin ah, waxaanan is dhaafsanay tallooyin.”

“Mid ka mid ah qodobbadii aanu ka wadahadalnay,  waxa uu ahaa abaarta iyo baahida loo qabo in looga hawlgalo si qaran isla markaana ay beesha caalamkuna kaalin ka qaadato. Waxaan ku faraxsan nahay inaan madaxweynaha Somaliland u sheegay in dawladda Denmark ay ku degdejinayso  gurmadkeeda ay kaga qayb gaadanayso abaarta, si looga gaashaanto in abaartu isu bedasho macaluul. Waxaan ku niyadsamahay in Somaliland uu wakhtigan  ka curtay roobkii,”ayuu yidhi Xoghayaha  dawladda Denmark ee siyaasadda horumarintu.

“Waxa kale oo aanu gorfaynay xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland ka jira oo ay ka mid tahay in doorashada madaxtooyada ee muddaysan  inay qabsoonto Bisha November ee sannadkan iyo suurtogalnimada haddii hore loo soo marin karo doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha degaanka. Waxaanu u caddeynay  inay arrinta muhiimka ahi tahay in codka dadka reer  Somaliland uu kordhinayo inay helaan  horumarin waxtar leh  iyo adeegyada loo qabto shacabka  reer Somaliland,”ayuu yidhi sarkaalkan oo ka hadlayay shirjaraa’id oo ay maanta wadajir ugu qabteen madaxtooyada Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, wax yar uun ka dib markii uu dhammaaday kulankii madaxwynuhu la yeeshay weftigan.

Wasiirku wuxuu sheegay in Denmark iyo Somaliland iskaashi saaxiibtinimo ka dhaxeeyo, waxaannu yidhi; “Waxaanu la kulanay weftigan uu Hoggaaminayay Xoghayaha Dawladda Denmark ee horumarinta u qaabilsan ee DANIDA, Mr Martin Bille Hermann iyo Safiir Mrs. Mette Knudsen, wadanka Denmark waa waddan aynu leenahay cilaaqaad aad  taariikhi ah, kuna leenahay jaalliyad aad u ballaadhan oo reer Somaliland. waxaanu ka wadahadalay arrimo badan oo la xidhiidha sidii aynu u xoojin lahayn iskaashigeenna iyo cilaaqaadka aynu la leenahay.”

“Waxaanu isla soo qaadnay arrimo ku wajahan xaga doorashooyinka Somaliland iyo lacagta ay innoo soo mariyaan sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF iyo qodobbo kale oo iskaashiga labada dal ka dhaxeeya  khuseeya. Waxaanan rejaynayaa in kulankani uu sii adkayn doono xidhiidhkii labada dal ee Somaliland iyo Denmark ee markii horeba adkaa,”Ayuu yidhi Wasiir Sacad.

SL Media

Posted on Wednesday, May 03 @ 16:47:21 UTC by admin



kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark. - kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Galbeedi
Subject : Re : kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-03
HALGANKII DIB- U-XORAYNTA JSL MA DHAMMAYSTIRRA OO WALI FAQASH BAA KA TALINAYSA GOBOLLO KA MID AH DALKA OO WALIBA CIIDAMO LA QORANAYSA WAQTIGAN LA JOOGO.
DHIBAATOOYINKA WAAWEYN EE JIRA WAXAA KA MID AH
1- FAQASH OO KA TALISA QAYBO KA MID AH DALKA SL.
2 - QABYAALADDII IYO AFMIINSHAARADII OO LA MAGAC BAXAY HOGAAMIYE DHAQMEED OO NOQDAY XADHKO-GOYS.
3- HANNAANKII DAWLADNIMO OO TAAGDARREEYEY
4- GAR EEXO IYO GUDDOON JILICSAN
5- ABAAR IYO MUSUQMAASUQ.
QODOBADAAS AAN KOR KU SHEEGAY WAXAA WAX KA QABAN KARA MADAX DAACAD AH OO ISKU KALSOON.
WA BILLABI TAWFIIQ

Name : Haiban
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Waa salaamantihiin dhamaantiin:



Galbeedi:

1- Way dhib yarayd inla dhamaystiro ee ragbaa diidanaa kana soo hor-jeestay.

2- Af-miinshaarnimada la magic baxday hogaamiye dhaqameedka ee xadhkaha goostay, nin aynu xukunka u dhiibnaybaa inagu soo kordhiyay.

3- Hanaanka dawladnimo ee taag dareeyay, qabyaalada qarsoodiga lahayn, gar eexo, guddoon jilicsan, abaar jilaal, abaar jeeb iyo musuqmaasaqa dheg la qabto lahayn, mid inteena badani door-bideynbaa inoogu wacnaa, oo waxaa tunka u ridanaaya kuwii soo xulay. Waana halkii Mj. Ducaale II maahmaah somalilandaraa tidhaahda ( Ruqo ninkii lahaa dabada hayaa, ma kacdo ).

4- Madax daacad ah oo isku kalsoon baa wax ka qaban-karee, kartida lagu soo xusho ma leenahay...iyo...iyo...iyo...!!!?.


Wassalaam.

Haiban.
Name : Haiban
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Waa salaamantihiin dhamaantiin:



Galbeedi:

1- Way dhib yarayd inla dhamaystiro ee ragbaa diidanaa kana soo hor-jeestay.

2- Af-miinshaarnimada la magic baxday hogaamiye dhaqameedka ee xadhkaha goostay, nin aynu xukunka u dhiibnaybaa inagu soo kordhiyay.

3- Hanaanka dawladnimo ee taag dareeyay, qabyaalada qarsoodiga lahayn, gar eexo, guddoon jilicsan, abaar jilaal, abaar jeeb iyo musuqmaasaqa dheg la qabto lahayn, mid inteena badani door-bideynbaa inoogu wacnaa, oo waxaa tunka u ridanaaya kuwii soo xulay. Waana halkii Mj. Ducaale II maahmaah somalilandaraa tidhaahda ( Ruqo ninkii lahaa dabada hayaa, ma kacdo ).

4- Madax daacad ah oo isku kalsoon baa wax ka qaban-karee, kartida lagu soo xusho ma leenahay...iyo...iyo...iyo...!!!?.


Wassalaam.

Haiban.
Name : Weger
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Waxan maqlay in Dr. Bulxan uu Muqdisho ku wajahan yahay isagoo metelaya jilayaasha aan dawliga ahayn. Aqoonyahankii weynaa wuxuu ku dhacay dabinkii ay ku dhaceen Xamda Yar iyo Yurub Geenyo - eesh calaa aqoonyahan
Name : Dr. Bulxan oo Qaddiyada Somaliland Gaynaya Muqdisho
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Dr. Bulxan oo Qaddiyada Somaliland Gaynaya Muqdisho

halkan ka dhagayso

http://www.hctv.tv/?p=50829
Name : wasiir Xaglo toosiye iyo dhoolotuskiisii Buuhoodle
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Wasiir xaglo toosiye oo Buuhoodle lagu soo dhaweeye iyo Maleeshiyadii Garowe iyo Muqdisho oo dhuuntay

https://www.youtube.com/watch?v=DyCaZcvgs9U


xigasho oodweynenews.com
Name : aqoonyahanka Somalia qaarkood maxay ka qabaan shirka London
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
2017 SANADKI SOMALIYA XIJAABATAY (Qormo aqriste)
04/05/2017 119 Views

2017 SANADKI SOMALIYA XIJAABATAY

Saansanta muuqata hadda waxay calaamad u tahay in la soo gaaray xilligii geerida Somaliya. Muddo badan ayey sakaraad ahayd Somaliya oo weliba mararka qaarkod la mooday inay nafti ka baxday laakin la arkay iyadoo neefsaneysa. Waxaa laga cabsaday haddii iyadoo aan geerida la hubin la aaso radi-ficilka ka imaan kara dadweynaha ku abtirsada qaarkood…sidaas ayaa muddo aan yareyn dib loogu dhigaayay in maruun laga takhaluso, si ay uga nabadgalaan dalalka deriska la ah oo mar kasta qaba tuhun ah inaan Somalida laysku aamini karin. Kheyraadka dhulkoda ku jirana aan si sahlan loo hor-istaagi karin ama lala bixi karin haddaan masiirkooda meel lagu ogaan.!!!

Somalidi dareenkeeda laga feejignaan jiray waa dhammaatay waxaana soo baxay dad diyaar u ah inay dalka oo dhan ku wareejiyaan cidii Madax Goboleedyada qancin karta oo la diyaara inay bixiso hanti aad u fara badan. Howlahaan waxaa loo WAKIISHAY ERGAGA GAARKA AH C/weli Gaas oo uu FARMAAJO u xilsaaray wada-xaajoodka habka ugu sahlan ee loo gabagabeyn karo geerida DALKA Iyadoo ay cid waliba raalli ka tahay…oo la wada OGGOLAADAY inuu DHAMMAADAY XILLIGI JIRITAANKA MAGACA SOMALIYA. Xafladda saxiixa shahaadada (demise certificate) waxay ka dhici doontaa MAGAALADA LONDON MAALINTA 11/05/2017!!! Dowladahan cusub ee soo baxay waxay u dabbaldegi doonaan xurriyadood maalinta 15/05/2017 oo ku aadan maalinti la unkay xisbigii S.Y.L!!!

Waxaa la isweydiiyay abaal-marinta ay helayaan Madaxda dalka, waxaana lagu qiyaasay in Madaxweynaha la siiyo MIISAANKIISA OO LACAG KAASH AH, ( waatii Boris Yelstin la siiyay markuu horseeday burburkii Midowga Soviyeti miisaankiisa oo dahab ah) laakin Somalidu waxay jecel yihiin doollarka…Madaxda kalena loo qiyaaso baxadda uu la egyahay dhulka ay warejinayaan, sidaasna lagu abaalmariyo iyago raalli ku ah wixi loo soo qaado.

Dowladda Farmaajo waxay ku guuleysatay in Somaalidi SHANTA QAYBOOD AHAYD, sida xiddigta calanku tilmaameyso, ay naqatay TOBAN QAYBOOD MARKI LAGU DERAY SHANTA CUSUB OO LOO BIXIYAY DOWLAD GOBOLEEDYO…SIDAASNA AY SOMALIDI KU BAARUGTAY SIDI BARIISKA MARKA DEBKA LA SAAROO UU U BATO OO BAARUGA, SIDAASNA AANU KU BADANAY OON NAQANAY TOBAN QAYBOOD OO WADA SOMALI MAGACEED SITA…WAANA GUUL AY GAAREEN GURUUBKA MAANTA KA TALIYA DALKI LA DHIHI JIRAY SOMALIYA!!!

Madaxweyne Farmaajo waxaa lagula taliyay inuusan marna ka hadlin kana jawaabin su’aalaha ku saabsan in dalki iyo furdadihi iyo garoomadi diyaaradaha oo dhan lagu wareejiyay Imaaraatka, ciddi ka hadashana fiiro gaar ah loo yeesho!!!

Cali Mubarak
Name : Bulxan oo Mudisho ku soo jeeda
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Dr Bulxan wuxuu ka mid ahaa raggii ka qayb galay wadahadalkii u socday dawlada federaalka iyo maamulka Somaliland , wuxuuna hadda isaga oo Hargeysa jooga sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho si uu dood u galiyo fikirka gooni isu – taaga “Somaliland”, wuxuuna sheegay in uu kala doodi doono arrintaas dadka reer Koonfureed ka oo kaliya , oo aanu arrinta kala fadhiisan doonin qof ka soo jeeda gobolada Waqooyiga Soomaaliya .
Tani waxay Daliil cad u tahay in Masiirka iyo aayaha Gobalada waqooyi ee Dalka Soomaaliya ka hadalkooda,Go,itaankooda,Joogi,taankoodaba ay xaq u leedahay in lagala hadlo Dowladda Soomalia.
Sidoo kale Hadalka Aqoonyahankan ka soo jeeda Gobalada Waqooyiga Soomaliya wuxuu muujinayaa sida hadalkiisa ka muuqata in Somaliland 20-sano ay cidla taagneyd,taasna waxay marag cad ka tahay in maamulka Somaliland ay shacabka Gobalada Waqooyi ku maaweelinayeen 20-kii sano ee la soo dhaafay Citiraaf baan inoo doonaynaa iyo Dalal shisheeye ayaa ina aqoonsan doona iyaga oo mar kasta Carabka ku dhufta in aysan Somalia waxba uga baahneyn balse taas waa been aan waxba a jirin ee Hadalka Dr Bulxan ka bogasho wacan isaga oo kusii jeeda magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia.
Name : Bulxan Ha la Joojiyo
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Muxaadarooyinka Dr. Bulxan waa u halis qaddiyadda Somaliland

War yaab leh oo maanta na soo gaadhay ayaa sheegaya in Dr Bulxan oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliland uu tabliiq siyaasadeed u tagi doono Muqdisho halkaana uu dadweynaha reer Muqdisho u dhigi doono casharo ku saabsan Somaliland iyo waayaheeda siyaasadeed. Waa wax lagu qoslo.

Qadiyada Somaliland ma cid ay ka qarsoon tahay baa jirta. Ma qof Muqdisho joogo oo aan maanta ogayn halka ay Somaliland taagan tahay ayaa jira. Muxuu soo kordhin karaa nin kaligii shandad sita oo hudheelada Muqdisho kolba caruur iyo dumar ay sacab u tumaan. Somaliland se ma u baahan tahay in ay qadiyadeeda siyaasiga ah u bedesho mid bulsho. Miyaanay hankeena iyo xukuumada aan dooranay ee ina metesho labadaba sharaf dhac ku ahayn.

Somaliland qadiyadeedu waxay haysaa jid quman oo siyaasi ah. Waxay wada hadalo la bilawday Soomaaliya. In kastoo wada hadaladaas ay Soomaaliya ka caga jiidayso Somaliland waa in ay ku adkaysataa ka midho dhalinteeda. Looma baahna in qadiyadeena lagu tuuro salaanka halka ugu hoosaysa oo ah waxa loogu yeedho ururada bulshada, aqoonyahanka iyo odayaasha dhaqanka. Bulshada rayidka ah ee la sheegayaa waa halka loo soo maro wadamada la baabiinayo.

Talaabadan uu Dr Bulxan la yimi waxay isu eg yihiin mashruucii Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa is dhexgalka bulshada. Muqdisho waxay doonaysaa in ay maalin dhaw aduunka ku tidhaa kuwa kala goosashada aaminsan way ka khudbeeyaan Muqdisho anaguna Hargeysa aan ka khudbayno. Waa talaabo aan ka fiirsi lahayn. Waxan loogu yeedho is dhex galka bulshadu waa wax Soomaaliya guul u ah Somaliland na hadimo mooyee aan khayr u lahayn. Somaliland ahaan waxaan guul ku gaadhaynaa in aan is ururino oo afka jabino cidii khadkeena cas ka soo talawda.
Dawladda Somaliland waxaan u soo jeedinayaa in ay Dr. Bulxan u caqli caliso oo arinka ka joojiso isaga iyo hadii ay jiraan cid kale oo kula jirtaa, dhaqdhaqaaqyada noocan ahna aan haba yaraatee loo dul qaadan. Hadii kale waxan u fahmaynaa in xukuumadu la og tahay, wixii ka soo baxana masuuliyadeeda leedahay. Waar hoy Somaliland qadiyadeedu ka weyn wax nin kali ahi la wareego ee yaan shacabka la qaldin.
Maxamed Axmed Dallaayo
Nairobi, Kenya
mdallaayo@gmail.com
Name : Dr. Bulxan oo Qaddiyada Somaliland Gaynaya Muqdisho
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Dr. Bulxan oo Qaddiyada Somaliland Gaynaya Muqdisho

halkan ka dhagayso

http://www.hctv.tv/?p=50829
Name : hayaan
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Somaliland way dhaaftay waqtigii la isku khuukhin jiray hebalbaa Xamar tagaya iyo wax la mid ah。
Name : NO BOOZE: BULXAN QABTA MALAHA WA WASHAYEH
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
WAAR NINKA BULXAN MALAHA SIDU BARIIS IYO HILIB ADHI U CUNAYAY AYA CHOLESTEROLKI WAALAY EE QABTA O YAANU TAGIN MUQDISHO IYO FUCKINGDISHO.. WAANU SO DHAWAYNAYNA INA LA JOOJIYO XAFLADI 18 MAY, NAGIHI BURBURNA EE CANADA EE ISKU XAARAYAY U SHEEGA INAY LACAGTA EE XAARKOODA UGU SAMAYNAYAAN XAFLADAHA INAY SOMALIALND U DIRAAN ABARAHA.. FUCKING SHIT.. FINALLY SALDHIG AYA BUUHOODLE LAGA SAMAYNAYA WAX MASKAXDA GALAYA MA EHE WAX KALEH MIYAYDU HAYSAAN??? FUCKING SHIT.. SALDHIGA BUUHOODLE WUXU LA MID YAHAY RUUSHKA O SALDHIG KA SAMAYSTA MEEL MAREKANKA U DHOW.. MAXA DHICIDOONA MARKA?? MARKA DADKA CAQLIGA NAAGAHA LEH WAXANU KULA TALINAYNA INAY DIB U FIKIRAAN HADIKALEH SIDA NAAGAHA AYA SARAJOOGA LAGU FUULIDOONA.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
WAAR BULXAANKA WAASHAY BAL QABTA.. WAX DOOD IYO HADAL IYO FUCKING FURAN O JIRA MA JIRO.. ANAGU MARKA AFKA NALASO GALAAN NAAGAHA CADAANKA EE CANADA WAXANU U SHEEGNA INANU HADAL FURNAYNIN.. FUCKING SHIT.. MARKA SOMALILAND WAX LAGA DOODO IYO DIINTA ABAHEED WA DHAAFTAYAY EE QABTA NINKAASI WA WASHAYEH.. FUCKING SHIT.. DAWLADAN SOMALIA EE SALDHIGA KA FURAYSA BUUHOODLEH.. IYADA WAXANU U SHAYGAYNA INA LAGA XISHOONAYAY EE LAAKIIN DADKAN AY SALDHIGYADA UGA FURAYSA BUUHOODLE WA DAD IYAGO CANADA JOOGA KU YIDHI GAALADI WAX HADAL A O FURAN O JIRIKARA MA JIRO.. MARKA DAWLADA SOMALIA WAXANU KULA TALINAYNA INAY DIB UGA FIKIRTO DADKAN AY FARAHA LA GALAYSO.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
FARMAAJO HA LOO SHEEGO INA UAE O SALDHIG BILAASHA LAGA SIIYAY BERBERA AY SOMALILAND DIB UGA BAQAYSO.. MARKA MEESHA DAWLADIHI LACAGTA LAHA EE CARABTU KA BAQAYAAN HA ISKUSO DONANINA.. ANAGA SHEEKADAYU WA CADAHAY.. WAA REER BINI ISRAIL IYAGA AYAANA BAQIN EE HA LO YEEDHO ANAGA TALAYADAYU.. CARAB BAQAYSA O NAAGA A ANAGU WAANU OGNAHAY.. EE BAL QOLOYINKA REER BINI ISRAIL EE MEEL KASTA JIIDHAYA U YEEDHA O SIIYA LEASE AY SALDHIG KA SAMAYSTAAN MARKAANA BAL EEGA WAXA DHACA.. FUCKING SHIT.. SOMALIA IYO DAD AAN WAX AY YIHIIN JIRIN HA KU DALINA EE ISKU YEEDHA CARAB IYO REER BINI ISRAIL SOMALILAND O EEGA BAL FARAQA U DHAXEEYA INLEEN NABI IBRAHIM AYA WADA DHALAY LABADOODABA.. SHIT..
Name : NO BOOZE: COD LIVER OIL WAYDISTA DENMARK
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
WAARYADAHEEN WAA LA WAALANAYA HADAANA LA QAADANIN VITAMIN MASKAXDA A.. QOLADAN REER DENMARK WA INAYDU WAYDISATAAN INAY IDINKU CAWISO COD LIVER OIL WAXA LO YAQAANO.. MARKAYDU COD LIVER OIL SI CAADIYA LO QAATO EVERYDAY AYAYDU MASKAXDU IDINKUSO NOQONAYSA.. MASKAXDINU MA HAGAAGSANA.. MARKA LA MAQLO DR BULXAN AYA MEESHI FUCKINGDISHO EE DHILOYINKU JOOGEEN DOOD U TAGAYA WAXAY RUN NOQONAYA INA MASKAXDINU AANAY HELIN ESSENTIAL VITAMIN LOOGU TALAGALAY INA MASKAXDU SHAQAYSO.. MASKAXDI MA SHAQAYNAYSO EE VITAMIN QAATA.. FUCKING SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
MEESHA BUUHOODLE ANY CONCEIVABLE MILITARY STRATEGY O UGA SOCONKARA SOMALIA INAY SALDHIG KA SAMAYSATO O JIRIKARA MA JIRO.. WAA WAALI CAD, FARMAAJO MARKA AMA WA GAY O QOLODI QOMAL LUUTKA AHA AYU AMINSANYAHAY MABADIIDOODA AMA WUXU NOQDAY NAAG O WA LAGA JARAY XUBINTI RAGA.. MARKA BAL NINKA HA LA SO BAADHO INANA MAREEKANKA SEX CHANGE OPERATION LOOGU SAMAYNIN.. BECAUSE BUUHOODLE AYA SALDHIG LAGA SAMAYNAYA WA FIKIR NAAGEED.. MARNABA MA NOQONKARTO FIKIR NIN KEENAY.. BECAUSE WA STRATEGIYADA KU SALAYSAN O KA SOCONKARA ARINTAASI O JIRIKARA AYAAN JIRIN MARKA LA OGYAHAY INA SOMALILAND ONE DAY KU QABSANKARTO PUNTLAND KALA BADHKEED.. FUCKING NAAGO FOQAL NAAGO..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
WAXA WELIBA IDINKU DARAYA INA FARMAJO IYO WALAWEYNTU SIDAY U FIKIRAYSO INA NAAGO CADAANA O ILA JOOGA CANADA O KA MASKAX BADAN AAN ARKAY.. WALAWEYNTU NAAGIHI AYAY KA SI HOSAYSA EE DAWADA .. BAL EEGA WAXA GAADHA.. WAX NAAGIHI CANADA U ARKAYAAN SHEEKO DAYEERNIMO AYA IYAGA U NOQOTAY WAX MASKAXDA GALIKARTA.. MARKA NAAGIHI AYAY KA HOSEEYAANEH DAWADA O MARKAY SHEEKADA QOMAL LUUTKA IDINLA IMAADAAN JAHANABA FUTADEEDA GEEYA... INTASAY FAHMAYAAN.. HA U JOKEGAREENINA.. ISTICMAALA DRONE O IYAGA IYO DIINTA ABAHOOD JAHANABA U DIRA.. FUCKING SHIT..
Name : Galbeedi
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Dr. Bulxan muu fahmin Muuqdisho iyo xaalkeeda.
Wuu tegi meeshaas dabadeedna marka uu bilaabo hadalkiisa ayey ku luuqayn doonaan heestii beenowday ee ahayd "SOOOMAALIEEYEY TOOSEE TOOSEE ISKU TIIRSADA..........".
Arrintan oo kale waxay qabsatay sannadkii 1994 Dr. Ibrahim Maygaag Samatar oo isku dayey in uu hadal u jeediyo kooxihii Somalia ee lagu shirinayey meesha la yidhaa SOODARE halkaas oo ay ku luuqeyeen "SOMAALIYEEY TOOSEE..........".
Name : Galbeedi
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Dr. Bulxan muu fahmin Muuqdisho iyo xaalkeeda.
Wuu tegi meeshaas dabadeedna marka uu bilaabo hadalkiisa ayey ku luuqayn doonaan heestii beenowday ee ahayd "SOOOMAALIEEYEY TOOSEE TOOSEE ISKU TIIRSADA..........".
Arrintan oo kale waxay qabsatay sannadkii 1994 Dr. Ibrahim Maygaag Samatar oo isku dayey in uu hadal u jeediyo kooxihii Somalia ee lagu shirinayey meesha la yidhaa SOODARE halkaas oo ay ku luuqeyeen "SOMAALIYEEY TOOSEE..........".
Name : Weger
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-05
Mar haddaanu joogayn Dr. Bulxan ha lagu daro la tailyaal fahamsan dadka uu u tegayo. Shaki baa iga gala garaadkiisa, marar badan ayaan arkay isagoo meelo fagaaro ah ka leh af-igriisi wax ku qora oo dhalinta yaryar afkooda hooyo ka leexinaya.
Name : No booze: englishku wa bil qasab
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
Wegerow afzoomaliga ma xafadi fuckingka bakharo ku yaala aya lagaga shaqayna mise ki xirsi Ee tuuga aha aya macalim ka noqonaya meesha hada English wax lagu qoriwaayo ?? Fucking shit
Name : No booze
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
Bulxan wa temporary insanity o ka yimid hilib adhi Iyo bariis farabadan o la cunay.. Marka arin la yaableh ma aha .. Bal kuwa yidhi cidan aya buuhoodle laga qoraya nooga warama inleen kuwassi aya dhaafiyay bulxan .. Maanta ma cid futo ku leh inay dagaal ku baaqdo aya jirta ?? Sowtan global warming dadki madhiyay .. Fucking caqliga dhiloyin waaxid .. Waar baalixooftada Somalia Ee dhilada weliba a waynu eegi bal meeshay marto .. Shit..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
dr bulxan wa academic wuxuna ku xisabtamaya wa philosophy, ninkani book ayu ka qoray ninki francois fallon ee fikirada cusub caalamka kuso kordhiyay ee madoba ee qoladi algeria ay fikiradisi qaadatay ee faransiiska la dagaalamay.. marka ninkan bulxan wuxu ka fikiraya waxyaabo academic iyo philosophic mana fahamsana ina dhiloyin iyo qomal luut iyo xaar walwaal iyo dayeero joogaan xamar.. sidi ki ina samatar ayu ka imandoona xamar isago kabaha gacmahisa ku sita.. car waynu eegna.. waxan qoray savegareeya.. because waxan odhandona mar dambe "waryadaheen maxaan idin sheegayay.. ?? miyaan iskahadlayay mise waxan waanu si ogayn".. lol..
Name : Weger
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-07
No Booze waad habowsantahaye, luqad kasta waxaad qorto waa loo turjumi karaa -
Engish, Arabia, Italian , French laakiin luqadaada ayaa lagu ciil baxaa oo wax lagu qora marka hore

[ Reply ]



Name : Bulxan Bay Ku Waalatayee Muuse Ma Aragtay
Subject : Re : kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-04
Muuse Biixi oo Safar deg deg ah ku tagay Itoobiya



muuseHargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa safar aan ujeedadiisa cadayn kaga baxay magaalada Hargeysa isaga oo u dhoofay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Gudoomiyaha ayaa la sheegay in safarkiisa aanay ciidi ku wahelin oo uu diyaar kali u raacay magaalada Adisababa shalay.

Si cad looma oga ujeedada safarkiisa, laakiin iswaydiintu waxay tahay madama gobolada ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixinta oo xisbiyadana muhiim u tahay in dadka ay ku wacyigaliyaan in ay qaatan ka gaadhka codbixinta uu Gudoomiyihii xisbigii Kulmiye uu dalkii ka dhoofay, wararka Waaheen helayo ayaa sheegaya in safarka gudoomiyihu ee wakhtigan ku soo beegmay in uu yahay mid culus, oo uu kaga mashquulay safar la filayey in uu ku tago gobolka saaxil oo ay ka socoto diwaangalinta codbixintu.

Name : No booze: Maxa xaarki Calcutta ka laalada
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-05
Blah blah fuckingka blah .. Waxa ugu Daran aduunka kolba fucking assholes fake news sheegaya .. Shit .. One million reasons aya General Eisenhower u tagikara Ethiopia .. Waxa ugu yar Ee u tagikara wa Somalia o iska so dhex marayssa Ethiopia o buuhoodle intay kaso gasho xadka ethiopia donayssa inay noola timaado sheekada Isis Ee shicibka loo qaato human shield .. Walaweyn waxay so dawadeen too many daciish video o Somaliland inay faagatnimo ula imadaan ayay rabaan..
Name : Farmaajo oo xamar laga nacaayo
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-05
baanbax la hadal hayo in Farmaajo london lagaga hortagi doono.

waxaa fiican in shacabka reer Somaliland wixii tegi kara aye xoojiyaan banaabaxa


https://www.youtube.com/watch?v=yC2Hgja4qic
Name : No booze
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
Waxa no booze codsanaya Ina lo macneeyo siday ku dhacday Ina ummadi o madhatay o shuban biyood Iyo fuckingka biyood la jiifta inta la dul imaado laga dul furo xarun argagixisso o Somaliland la dagaalanta .. Waar dadkani ma qoladi ISIS Ee xagjirka aha Miya ?? Calaamka wa in la ogaysiya in walaweyn ay so dawatay you tube o shicib la dhigo human shield la donayo Ina laga sameeyo buuhoodle .. Fucking shit ..
Name : No booze
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
Ala zoomalia naagaysana .. Iyo dhiloyinki puntland .. Somaliland baqdin ay ka baqayaan darteed dagaal toosa kalama hor imankaraan o dhiloyin .. Waxay strategy ka dhigeen Ina human shield laga dhigo dumar Iyo caruur markooda horeba aanu dirqi kaga badbaadinay abaaro Iyo shuban biyood .. Fucking caqli nagood ..
Name : Bulxan waa la joojiyey
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
Waa ilaahy mahadii Bulxan waa loo caqli celiyey isna waa qaatay, marka horeba arrin khaldan ayuu u sicday, sida uu afkiisa ka sheegay waxay ahayd inuu waxa somaliland ka cabanayso bulshada Somaliya u sheego, arrintii dhamaydee qadiyada Somalind wuxuu ku soo ururyey cabsho.
Name : NO BOOZE: BULXAN MA DONAYNO INU TAGO MOQDHISO
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
WAARYADAHEEN BULXAN WA KHARAJINAYAAN REER XAMARKA HOMOSEXUALKA.. BULXAN YAANU TAGIN MEESHASI.. FUCKING SHIT.. BULXAN WA SHAQSI QAALI KU A SOMALILAND YAANU KA BAXIN HARGEISA AYAANU LEENAHAY.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-06
AQOONYAHAY GERALD PRUNIER O SHEEGAY INA FARMAAJO UGU TAGAY HAILE MARIAM DESALEMG EE ETHIOPIA SIDI U UGU DIRILAHA SOMALILAND.. O KU YIDHI SOMALILAND IYO UAE WAXAY SAMAYSTEEN CILAQAAD MILITARY O KHATAR KU NOQONAYA ETHIOPIA.. GENERAL EISENHOWER O ISNA KAGA DAMBEEYAY A FARMAJO ETHIOPIA O ISNA U SHEEGAYA ETHIOPIA INA QOMAAL LUUTKA GEESKA AFRIKA U YAHAY KA ZOOMALIA JOOGA EE GEESKA AFRIKA DONAYA INU QAYRKI KA REEBO.. FUCKING SHIT.. TAASA BULXAN DONAYA INU XAMAR TAGO.. WAAR BULXANOW HARGEISA KAMA BIXIKARTID.. FUCKING SHIT..
Name : Bulxan vs Boobe
Subject : Re :kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark.
Date : 2017-05-07
Boobe Yuusuf Ducaale oo Hore uga Digay Dooda Dr.Bulxan ee Tegitaanka Muqdisho
Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland, ayaa wakhtiyo sii horreysay isaga oo la hadlaaya qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu si adag uga digay in aqoonyahan wakhtigaasi dalka Turkiga kaga qeyb-galay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ay furan wada halaq oo sababta in cid aan loo igman wada-hadaladdaasi ay dhinaceeda iska qabsato sida haatan taagan ee Dr.Bulxan ugu baaqey in uu muxaadaro ku saabsan gooni isu taaga Somaliland uu ka soo jeedinaayo Muqdisho balse wakhti xaadirkan ay dawladdu ka hor istaagtay.
Boobe Yuusuf Ducaale oo arrintan aragti dheer ku eegay sanado ka hor, ayaa waxa uu tibaaxay in haddii wada-hadalada ay ka qeyb-galaan cid aan sharcigu u banneynin ay sababi doonto in qof kasta uu iskiii ugu magac doonto Somaliland iyo qadiyaddeeda oo khatar gelin karta qaranimada Somaliland.

[ Reply ]


Pages : [ kulan iyo wadahadalo dhex maray dawladaha jsl iyo denmark. 1 ]