Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl.

muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl.

News


 http://www.taxanenews.com/wp-content/uploads/2017/03/siilaanyo-iyo-farmaarjo.jpghttps://i1.wp.com/www.caasimada.net/wp-content/uploads/2017/01/Somaliland-imaaraadka.jpg?fit=952%2C525&resize=350%2C200Madaxweyne Farmaajo-ha Muqdisho ayaa ka noqday mawqifkiisii adkaa ee uu kaga soo horjeeday Saldhiga Millatari ee Berbera iyo waxa sababay.







https://pbs.twimg.com/media/C9j_CIeXgAMR6mB.jpgMadaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dabciyay mawqifkiisii uu ka taagnaa Saldhigga Millatari ee ay Dawladda JSL Berbera ka siisay Dawladda Imaaraadka Carabta.

Ilo xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in Mr. Farmaajo uu hakiyay olalayaal diblomaasiyadeed oo uu kaga soo horjeeday saldhigaas Berbera. Warku wuxuu sheegayaa in Madaxweyne Farmaajo uu lahaa dedaalka lagu hakiyay mooshin la doonayay in la hor keeno Baarlamaanka Somaliya oo ka dhan ahaa Saldhigga Berbera, kaas oo la joojiyay in la hor geeyo baarlamaanka, waxaana mooshinkii loo gudbiyay Madaxweyne Farmaajo, ka dib markii sida la sheegay ay iska afgarteen mooshinkan madaxtooyada Muqdisho iyo Shirguddoonka Baarlamaanka Muqdisho.

Wararka la helay ayaa waxay xaqiijiyeen in aanay jirin wax sabab ah oouu Farmaajo ku sababeeyay isbedelka ku yimid mawqifkii uu ka taagnaa saldhigga Bebera oo ahaa qodobka ugu muhiimsan ee uu sida adag ugala dooday madaxda dawladda Imaaraadka Carabta, markii uu dhawaan booqashada ugu tagay. Hase yeeshee dadka falanqeeya diblomaasiyadda ayaa aaminsan in Jaalle Farmaajo uu laba qodob dartood uga noqday mucaaradadii saldhigga Berbera/JSL.

- Qodob ayaa la sheegayaa in uu yahay fursado dhaqaale oo ay Dawladda Imaaraadka Carabtu ka ogolaatay in ay ku garab istaagto dawladiisa, ka dib markii uu ka codsaday in laga taageero dhinacyada dhaqaalaha iyo dhismaha ciidamada millatariga. Qodobkan ayaa la aaminsanyahay in uu yahay midka ugu muhiimsan ee uu u dabciyay mawqifkiisii hore.

- Qodobka labaad ayaa la sheegayaa inuu sababay isbedelka ku yimid mawqifkii Farmaajo kaas oo ah culaysyo kala duwan oo diblomaasiyadeed oo dusha kaga yimid dawladiisa, waxaanu go’aansaday in aanu culayska saldhigga oo ka imanaya Imaaraadka Carabta iyo JSL ku sii biirin caqabadahaas hore ee haystay maamulkiisa oo qaarkood kaga imanayaan dawladaha gobalka oo la sheegayo in aanay isku wanaagsanayn.

Wasiirka arrimaha dibadda JSL Dr. Sacad Cali Shire, ayaa dhawr goor oo hore sheegay in aanay doodda Baarlamaanka Somaliya khusayn arrimaha Dalka JSL, maadaama oo ay JSL  kala madax-bannan yihiin, laba dawladoodna ay kala yihiin. islamarkaana ay Somaliland dhulkeeda ka taliso.

Media

Posted on Wednesday, April 26 @ 15:24:06 UTC by admin



muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl. - muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Galbeedi
Subject : Re : muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-04-28
Farmajo waxaa la sheegayaa in laga codsaday in la isku arko magaalada Berbera .
Waxaa la sheegay in uu ku margaday jawaabtii . DABADEEDNA wuxuu ka hadlay ahaada supports qaaliyoowday!!!!!!!!!
Farmajo wuxuu ku soo barbaaray QARAABO-KIIL MUSUQMAASUQ WAXAANU RUMAYSAN YAHAY IN XUKUNKIISA ADKAYSTO DABADEEDNA SIDII ADEERKII AFWEYNE UU YIDHAAHDO WAAN LABA KACLEEYAY OO UU ISKU DAY IN UU KA SAR GUTO DADKII RIDAY TALISKII ADEERKII AFWEYNE.

Name : Somali patriot
Subject : Re :muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-04-29
Khiyaali/isxaaq
Wakiilka UN-ka ee mandiqadda..
Safiirka ingiriisaka u fadhiya dadka Af soomaaliga ku haddla.
Cuna qabataynta hubka ee geeska afrika .
Kkkkkkkkk kgiyaali.com
Name : Galbeedi
Subject : Re :muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-05-01
OGAADEENKA AYAA ISAAQA AAD U YAQAAN OO WAXAY KU XIFAALEEYAAN EREYADAN KAFTANKA AH: "IIDOOR-MUXUBBU-NAAGOODLEH" MAXAAYEELAY WAXAY CAADO U LEEYIHIIN IN AY GOORWALBA ILLAAWAAN XUMAANTII IYO DHIBKII LOO GAYSTAY!!! OO AY WALIBA IYAGU ISKU JEESTAAN O.O ISU FAANAAN!!!
MAANTA WAXAA ISKU JEESTAY OO IS CAAYAYA NINKII MUXUBBU-NAAGOODLEH OO ILLAAWAY WIXII LOO GAYSTAY. MAANTA WAXAY MARAYSAA ARRINTU IN KUWII FAQASHTA INAGA RAACAY EE REER SOMALILAND AY MAANTA KU DACWIYAYAAN SNM AYAA NA XASUUQDAY. HADDA KUWA SIDAAS U HADLAYAA WAA KUWII AFWEYNE LA SAFTAY EE U HIILINAYEY EE MARKII FAQASH LA JABIYEYNA LA SAAMAXAY.
ANIGU WAXAAN SOO JEEDINAYAA:
"HA LAGA NOQDO CAFIS IYO JSL OO HORTA XISAAB-XIDH HA LA SAMEEYO".

[ Reply ]


Pages : [ muuqdisho oo ka noqotay ka soo horjeedka saldhigga millatary ee berbera/jsl. 1 ]