Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!

xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!

News


 Related imagehttps://i.ytimg.com/vi/e6J44HdWtuE/maxresdefault.jpgHangaraarac laba lugood uma  dhutiyo!!! Xidigaha Geeska, Calansidayaasha waqtigan ee fanka  dadka Af-Somaliga ku hadla oo u jawaabay kuwa saadaaliyey gabal-dhacooda. "Shalaad dhalatee  waa la shubi jiray wah wah"!!!!!








http://halbeegnews.com/uploads/article/photo/IMG_435CF2-74557C-37DAA2-5355DD-8B9DFC-73970D.jpgCadowga Somaliland waxa ay saadaaliyeen dhamaadkii iyo burburkii kooxda Xidigaha Geeska oo ay u quudhi laayihiin heerka ay gaadhsiiyeen fanka dadyowga Af-Somaliga ku hadla. Saadaashaa xaasidnimadu ku buuxdo waxa u sibirsaareen dhowr fanaan oo laga saareyn xubinimadii kooxda oo iyagoo ku dabaqay xeer iyaga u gaar ah oo ay isku maamulaan.     

Waxa la yidhi: "Doqoni meel lagu xafiiltamay in lagu kala tagaybay moodaa" Fanaaniinta  kooxda ka yara duday waxan hubaa in, goor ay noqotaba, soo gurya noqon doonaan. Sobobtoo ah maaha markii ugu horeysay ee sidaasu ka dhex dhacdo kooxda oo hore ayey tan oo kale usoo martay.     

Dadka xasadka ku ah wanaag kasta oo usoo kordha JSL waxay damceen in ay shaki galiyaan abwaanada iyo fanaaniinta xidigaha oo ay ku sheegeen in aanay waxba aqoon kol haddii ay ka cadhoodeen dhowr qof. Waxa faafiyeen dacaayad ah in Hargeisa ka dhamaaday abwaaniintii iyo fanaaniintii oo maanta wixii ka dambeeya aan la maqli doonin xidigo dambe oo Hargaysa kasoo hilaacaa. Waxa ay halmaameen in goobtani(Somaliland) ay aheyd walina tahay hoyga ay ku ababaan ee uu ku koro fanka Somaliyeed.     

Taas waxa daliil u ah bandhig faneed ay xidigaha laftoodu qabteen dhowaan oo jawaab haboon u ah dadka sidaa qaba oo loogu qoosgoynayo. 


Bandhig faneedkaa waxa ku jira hees uu ku luuqeynayo fanaanka Maxamed Bakaal Ciro Oo uu si dadban ummadda ugu sheegayo fanku in saldhigiisu waligii ahaa Somaliland. Heestaa waxa sameeyey Abwaan Jiheeye.   

https://i.ytimg.com/vi/e6J44HdWtuE/maxresdefault.jpgCilmi kii Qabriga Dhigay,
Cali Sugale la Dhaawacay,
Cabdi Qays Dhaban Dhabay,
Cagaf cagaf la dheelmaday,
Dhakhtarkii Jeceylk iyo,
Cabdi Idan dhexqaadee,
Ina xashi Dhamac iyo,
Hadrawi na sholaha Dhigay,
Sangub kaga Dhawaajee 
Dhoodaan, Bidde iyo Huuryo,
Ka Samaystay Dhabo,
Cartan kii la Dhaadhacay,
Yamyam iyo Qarshena Dhibay,
Adan Tarabi Dhaansaday,
Gabyaagii Dheeg, 
Dhab u helay Sadiiq Birmad,
Laabsaalax Xasan Dhuxul,
Jeylani ku Dhugtamay,
Dhuule kaga Waraaqshee,
Weedhsame, Ababe Iyo Dhako,
Dhiigooda Raacee Xidigaha geeskana,
Dhamaan dhilay,
Gadhle kii la Dheeliyey,
Faysal Cumar u dhaadhacay,
Qoor Yarana la Dhuubtee,
Cali Gaabna dhaansaday,
Xasan Muumin Dhilay,
Xasan Ganey la dhaygagayee,
Dhabnaashay Sooraan ……..   

Halkan ka daawo heestaas. http://animations.fg-a.com/arrows/green-glass-arrow.png https://www.youtube.com/watch?v=VbubKh6-vlo    

Waxa kale oo ku jira hees uu iyadana qaadayo Maxamed BK oo uu curiyey gudoomiyahoodu, Laab-saalax, oo runtii la odhan karo waa cashar wanaagsan oo ay haboon tahay in wax laga barto.
Heesta magaceeda waxa la yidhaahdaa:

Dhulka Soco in Kugu Fillan   

Aduunyadu dheellibay ku curatoo,
Markaad dhinac ka awdaba,
Dhan kalaa banaanoo,
Qabyaday la dhalatay,
Qofka aad wax dheer tahay,
Waxa jira in kaa dhiman, 
Oo loo dhameystiray…………………..   

Halkan ka daawo heestaas:http://animations.fg-a.com/arrows/green-glass-arrow.png https://www.youtube.com/watch?v=dwU7DZfbjBk     

Halkan ka daawo Barnaamujka oo dhameystirran:http://animations.fg-a.com/arrows/green-glass-arrow.png  https://www.youtube.com/watch?v=WDGNCABS0HI&t=6004s

Allaa Mahad Leh.

Sxb-da Safka-hore JSL.

Posted on Saturday, April 22 @ 12:08:04 UTC by editor



xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!! - xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : siday faqashtu isu caydaa
Subject : Re : xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-22
waa polizia militare oo isku qarinaya meesha oo difaya
Tusaale iyo ninkasta qof yaqaan baa la helya////
Farmaajo waxa uu dhashey 1960 xamar ayuu ku dhashey waxa iska dhaley odey mareexam iyo hooyo dhulbahnate ah waxa la dhashey
asag iyo labo wiil iyo gabar,waxeyna ku soo koreen xaafada labodhagax aabaihiis waxa uu ahaa darwal wasarada gadaidkawaxana la dhahi jirey c/llahi weyne farmaajo waxa lagu tuurey Orfane waayo odeyga waxba maba heyasn habarta ayaa aheed naag iska xamalata haddba yaan warku idinku daalin farmaajo waxa uu ku sookorey nolo aad u liidata 1969 ayaa waxa timid xukun mareexam ah kadibna waxa dhacdey yaa marexam ah iney ka dhacdey somalia oo dhan/farmaajo waxa uu dugsiga hoose ka dhigan jirey forte shekh kadibna dugsiga dhaxe maba awodin waxa la geyey Orfane halkaas uu ku jirey uuna ku dhamseyn dugsa dhaxe waxan uu qarabeystey wiil uu dhaley xoosh oo markaas aha nin maalqaben ah halkaas ayuu ka bilabey cadowtimda uu u qabo dumarka waxa uu ku boorey kos hablha kufsan jirety 1980/84 gabdhaha la kufasdey waxa ku jirety gabar uu dhaley nin halyey ah oo wadani ah oo somalida aan ilabi karin
1982 aabahiis waxa laga dhigey gudoomiye ku xigaanka somaliairlane garab ayaa lagu geyey asaoo ahaa darwal
waalkis Saalax farmajo waxa loo xirey Colnel waxa loo dhiibey Hangashta oo dadka dhabarka oga jabanjirey// farmaajo waxa markiiba la gyey washington safarda somalida ayaa madax loga dhigey asagoo markaas sookufsadey gabar uu dhaley nin halyey ah oo wadani ah ayaa lagu baalmariyey in diplomacy laga dhigo halkaas ayuu ka xadey 570 passapor uu ka gadan jirey dadka ajanibta ah 1990 /// iyo lacago ay laheed safarda ayuu dhacey/ninkani horey ayuu u xumaa oo ahaa nin Criminal ah oo sharciga baalmarey maanta inlooga sacabtumo villa somalia waa hawiye uu ku maaweeliye 19 wasiiro oo magac cuyaal ah oo mel ay xukumin aan jirin 4 sano oo khasartey ayaa meesha ka soobaxdey
labo safar uu galey waxa uu ka heley lacag dhan 120M$ waxna uu ku shubtey acc/ bahamas,dubai,Roma,NY banka marka maxaad ka sugeysan ninkani waa faatalo aan waxba baran oo shahaado bug sita Muqdishow meel uu dugisi sare ama dugsi dhaxe oga baxey maba jiraan waxa uu sooqortey CV bug ah oo hadda ka hor lagu cayrshey xiligii shariifka oo lawada ogadey 2009 inuu yahey fatalo aan waxba barn waxa uu Book ka qorey hawiye kuna magac dary yeydii fiiqatey xamar /// Bookas oo mardhow lagu faafindoono youtubka ka xiriira markaas ayaa sidii adeerkiis aad ku kaceysan villa aad ugu dhaxgali doontaan hawiye waxa uu soowatey kuwa ugu liita oo aan waxba lagu aaminin somalia mudo 57 sano nin afarqooble waxba kama ahen waxa uu ahaa xaar walwaal maantana waxa uu naagta ka dhaltey u gashey tuute /// wadanimo kala dheer tuugani marka cida soo naxdey waa rajimkii 21 sano somaliya ragadiyey ayaa commnets ku jira oo soowada naaxey waxa qurbaha ka soowada laabtey waa mareexam oo jago doon ah qaarna ay yihi kuwii koofiyad guduud ahed oo arxanlawsha ahaa haddba ninkani haddii uu xamar lagu toogto somalia waxa u da’aya roob faro badan waayo ninkani waxa uu ahaa Criminal gabdhaha marka uu kufsado gaariga ka tuuri jirey oo laga heli jirey inta u dhaxeysa jazira ilaa xamar imisa gabar somaliyed ayaa gaari laga tuurey markii ay diidey in lakufsado maanta rajimki ayaad ku koolkolineysan villa somalia somali waxba kama harin intii uu yimid hawiyaha lagu diley waa 5770 waxa diley waa farmaajo oo gaafow u yeertey oo yiri gub suuqa bakaraha oo fuliyey amarka mareexam waayo naag afarqooble ah ayuu u xareysantahey marka ninkan waa in lagu dilaa uusan kabaxin asago nool villa somalia rajim araxn darnaa ayaa mesha yimid hawiye waxa uu ku maslaxdeynayaa 19 wasiir iyo 30 safiir waayo waxa uu raba sidii adeerkiis inuu guulwade kawada dhigo ayna u nacamleyan sida kan uu ka dhigay duqa magalada muqdishow oo uu abti u yahey dhuxulow oo ilaaliya dhuxulow tuuga maqasiinka mooska ku gadi jirey xamar somaliya u dhamtey oagada


RUMEYSO AMA HARUMEYSAN NINKANI WAA CRIMINAL BAQYA INLAGU SOO OGO WAXII UU KA GALEY MUQDISHOW //// SHEEKADA KOR KUXUSUN HA UDEYMO LA’AAN WAA MID LAGA SOO URURSHEY DAD ASAGA YAQAAN IYO KUWA ISGA LA DHASHEY OO RUNTAKA SHEEGEY WAXA UU YAHEY NINKANI WASAARADA ARIMAHA DIBADA GARAB AYAA LAGU GEYEY ASAGOO XITAA AAN KA SOOBAXIN HIGH SCHOOL HADDBA MAXU HOGAAMINKARAA NINKANI FARAHA AYUU KA DHIDIDAA MARKA LOOCAGOJUGLEYO WAA NIN FULEY AH HAWIYE WAXA UU SIYEY 19 WASIIR DUNIDA KAMA DHICIN IN HAWIYE UU SIDAAS DHULKA ISGU DHIGO OO MEESHA WAXA XUKUMA WAA AFRQOOBLE MARKA SHABAAB WAA IYAGA KUWA DADQALATADA AH WAA IYAGA MARKA MEESHA DOWLAD KAMA JIRTO 4 SANO OO KHASRTEY NIN CRIMINAL AH OO BAQYA KUFSI KU SIFOOBEY AYAA WAXA UU DHAHYA HADAAN XUMADA WAAN LAWADA XUMANAYA
OO AH SOMALIDA CRIMINAL XAREYSA OO AFKA XIRTA WAA SHAQDII ADEERKIIS 21 SANO UU MEESHA KU FADHIYEY KUWA COMMNETS KUWADA QORA WAA MAREEXAM IYO AFARQOOBLE WAXKALE MABA AHAN LA SOCDA


[ Reply ]



Name : Hayaan
Subject : Re : xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-24
Ma dhaba in waxan oo dad ihi u jaajuusaan Maraykanka
https://wikileaks.org/gifiles/attach/107/107401_Africa%20Insight%20List%20110919.xls

https://wikileaks.org/gifiles/attach/168/168604_Somalia%20insurg%20dbase.xls

https://wikileaks.org/berats-box/emailid/37529

https://wikileaks.org/gifiles/attach/105/105995_Mark%20Insight%20List%2009202011.xls

https://wikileaks.org/gifiles/attach/105/105996_Reva%20-%20Insight%20List%20-%20Updated%2009202011.xls

https://wikileaks.org/gifiles/attach/105/105997_Africa%20Insight%20List%2009192011.xls

https://wikileaks.org/gifiles/attach/146/146201_freelist102907.csv

https://wikileaks.org/gifiles/attach/146/146185_correctfreelist.csv

https://wikileaks.org/gifiles/docs/36/3607540_most-recent-list-pulls-for-darryl-.html

Reply


[ Reply ]



Name : qof xog xog aal ah
Subject : Re : xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-24
walaahoi qof xogaagaal wuxu ii shegay oo fanaanada waxay i ishegtay in xidigihii ay baabeen kadib markii u ka tagay nimcaan hilaac waxa kaloo la i xaqiijiyay inuu ahaaba ninkii kala wadi jirey xidagaha geeska fanaankaas kadib markuu kka baxay xidigihii way baabeen xaqiiqda hadadad doonaysaan

Name : Cali
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-25
Habaar waa debeda

Hoostaada leh
Name : Waayeel
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-25
Dhegayso heesta la yidhaaho "Waxaad Taraysaa Yaraa" ee uu ku luuqaynayo Tubeec Yare.
Name : Waayeel
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-25
Waxan maanta websiteyada ka akhriyey war aan aad uga naxay oo Cukuse sii daayey oo sheegaya in caws dibedd la keenay lagu beerayo dalkii. Sida uu sheegay wasiirku cawska wax laga keenay Australia iyo Thailand.
Name : Waayeel
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-25
Thailand waa gabasho iyo ciiro isku qarin ee arrinta waxa wadata Australia, Wasiirkeeninu waa iska daacad u haysta in la caawino
Name : Ifiye
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-04-25
Waayeel
Maxaad uga sirdhiday warkan iyo cawskan. Anigu waxan u qaatay mid lagu beerayo dalka oo adkeysi u leh cimilada adag, isla markaana xooluhu ku dararaan oo ku naaxaan. Haddiise arrintu ay noqoto mid markasta lasoo iibsanayo waxa ay noqoneysaa mid laga naxo sidaad adba u naxday.
Name : Yaabka
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-05-01
Xiidgaha Geeska heesahoodii laga ssoo daayo TVyada Somaliland ee maxaa dhacay. Waxa ugu darani waa TV ga qaranka barnaamijadiisa maaweelada oo ciyaal aan waayo arag ahayni wataan. Xalay anagoo badan ayaanu daawnay barnaamij la yidhaaho Daymada TV Qaranka oo uu daadihaniaayey mid caqali yar oo al yidhaaho Jamal Nasser , wuxuu soo daayay laba saddex heesood oo midi amaanayso Puntlanad oo ay qaadyayaan Dalmar Yare iyo gabadh aanan magaceeda qaban iyo hees ay aqaadayso Nimco Jamac oo buuraha Jabuuti lagu amaanayo. Yaryarkanw axa fiican in sii wanaagsan loo tababro intaan barnaamij dhan lagu aaminin
Name : Runsheeg
Subject : Re :xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!!
Date : 2017-05-02
Yaabka,

HCTV isna waa sidaas oo kale oo yar yarka barnaamijyada maaweelada soo daayaa maaha kuwo aragti dheer leh, waxy odhanyaan heestan waxa inoo qaadaysa Iqra Yarey; Kuusow Kurtunwaarey; Qoomaal;iyo wax ciil kaa dilo, ciladuse maaha yaryrakaa ee waa soo saarayaasha barnaamijyada. Yaryarku tababar dhinaca fahamak wacyiga taagan aya u baahn yihiin, weriyaashii waaweynaa oo Ducaale ugu horreyo ayy hawshaasi u taalaa.

[ Reply ]


Pages : [ xidigaha geeska: "qudhaanjoye ku quuso"!! 1 ]