Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!

dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!

Opinion


 Image result for NAZI SYMBOLhttp://l7.alamy.com/zooms/97dec69f18024d8a8222446b814725a2/flag-of-somali-and-holly-roger-on-white-isolated-background-3d-dgdxx9.jpgMurtida Todobaadka(5). Kanna (Calanka Somalia) Guurye iga laab wax badan gocasho ii keenye.  Mandaq ma aha Somalia oo  dafirsan jiritaanka Somaliland in astaamahooda la maamuuso. Maxay aduunka intiisa badan astaantii NAZI-ga xaaraan looga dhigay? Maxaa dambi looga dhigay fikirkii Hitler haddii la soo qaado?




https://cdn.meme.am/cache/instances/folder460/23382460.jpgGoblan baad ismoodiyo iyo inaanad geesiyaal dhaline,

Bal garawso calankaad laheyd waan ku guud sudhaye,
Kanna Guurye Iga Laab Wax Badan Gocasho ii Keenye.

Waa maanso Abwaan/Muj. Bashiir Ismaaciil Mire Hargeisa ka tiriyey maallintii wadanka la xoreeyey. Abwaanku wuxu inoo sheegayaa in calankii Somalia ee buluuga ahaa, ee manta lagu morransan yahay soo hadalqaadkiisa, in la laabay oo maanlintaa ka dib aanu xero ku laheyn quluubta dadka Reer Somaliland.     

 Maxaa lagu diidan yahay astaamaha Somalia?     

Calanka Somalia in la ixtiraamo oo loo raxleeyo oo loo heeso  maxay reer Somaliland u nacaan? Calamada dawladaha kale maxaa  sidaa si ka duwan looga dareen celiyaa?

Mar kasta oo cid reer Somaliland ku abtirsadaa ay Xamar tagaan oo calanka Somaliya lulaan , u heesaan , ama u cayaaraan , waxa dhacda in reer Somaliland ay ka jidhiidhicoodaan oo ay aad uga damqadaan. Damqashadaa dadka aan reer Somaliland aheyn way la yaabaan oo ma fahmaan. Waxa ay is-weydiiyaan maxay calamada iyo astaamaha kale reer Somaliland uga xanaaqi laayihiin ee kuwa Somalia oo qudha  ay u shuufaan? Waxa ay qaarkood ku tilmaamaan in reer Somaliland ay cunsiriyiin yihiin oo ay xaqirayaan reer Somalia     

Image result for somali air forceXaasha xaqiraad iyo cunsiriyadtoona reer Somaliland uma hayaan reer Somalia. Laakiin waxa ay dareensanyihiin astaamaha Somalia ee uu ugu horeeyo  Calanka buluugu ahii waxa watay gulufkii lagu qaaday umadda Somaliland. Reer Somalia waxa iyaga iyo astaamahoodaba looga sirdhiyayaa waxa weeyaan: waxa ay dafirsanyihiin  jiritaanka Somaliland. Reer Somalia waxa lagu diidanyahay waxa ay aaminsanyihiin in iyagu iska leeyihiin Somaliland. Reer Somalia waxa ay dafirsanyihiin in aad wax qabsan karto. Reer Somalia waxa ay rabaan in Hargeisa waligeed Xamar laga daaro. 

Kolkaa way adagtahay oo la qaadan kari mayo ummad sidaas u dhaqmaysa in astaamahooda iyo waxoodaba la maamuuso oo la loo wadwado iska daa in loo heeso.

Qofkii sidaa yeelaana waxa loo arkaa waa qof ku diganaya reer Somaliland, oo meel kaga dhacay sharaftoodii iyo karaamadoodii. Waa meel ka dhac loo gaysanayo  ummaddi ay xasuuqeen askartii astaanta calanka buluuga ah wadatay.   

Sidaa awgeedbaan laga yeelleyn cid reer Somaliland ah oo inta Xamar tagaan usoo tuma oo soo maamuusa astaamaha ay wateen diyaaradihii iyo madaafiicdii wadankan buburiyey. Reer Somaliland calanka Somalia wuxu ula mid yahay halka Europe ka taagan tahay astaantii swastika  ee NAZI-gii Adolph Hitler.

Xataa waxa khaladba ah in meeshaaba (Mogadishu) la tago. Goobtu  miyaanay aheyn barta ay dad-qaladkii,  Morgan, Cali Samatar, Af-Weyne …. Halyeyada u yihiin ee hoyga u ah?  

 Allaa Mahad Leh   

Sxb-da Safka-hore.com

Posted on Saturday, April 22 @ 10:07:17 UTC by editor



dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?! - dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : No booze
Subject : Re : dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
Zoomalia wa Maxay waxa ka khuseeya Somaliland o markedi hore wadan kaleh ahayd?? Iyado weliba ay zoomalia noqotay xero dhiloyin Iyo budhcad ?? Wa sidi qoys caruurtoodi ciyaalasuuqowday o reer jaara doonaya Ina guri o wada guraan o markaana reer ka jaarku biiliyo , Waaryadaheen halkeh arintassi ka dhacayssa ?? Aduunka ma xafaad xafaad kaleh uso wareegtaa o la dagta aya jirta sow guri kasta Hal family kuma noola .. Marka zoomalia wax isuso noqonaya Iyo hoyoyinkood o jooga xafadaha fuckingka ma jirteh danihina ku toosa ?? Waar dadkani waalana .. Sowtan abaarta lo madhay ma hadal aya jira , nin kasta abarihissa Iyo fuckingkissa ha hagajisto .. Fuckingka shit ..

Name : No booze: ilaahay aya kaso horjeeda jam zoomalia
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
Waxa abaarta u timid wa digniin Ilaahay uso dirayo afarta dhillo Iyo shanta faagat Ee moqdisho u tagay blow jobka .. Wa digniin Kama dambays a Ina cida zoomalia tagta u qof isku daldalidoono Somaliland .. Marka coldoon asshole Iyo yurub genyo fucking waxanu ugu balanqaadayna Ina abaartu si soconaysso o weliba dadka leh isku daldalidoonaan Somaliland ... Fucking refs motherfucker foqal motherfuckers ..
Name : no booze: DADKA KASO HORJEEDA MAALGASHIGA AYA KEENAY ABAARTA
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
WAXANU KU DARAYNA INA ILAAHAY KU CADHODAY DAD AY KA MID YIHIIN ADEN SIRRO IYO CIIRO O FATAALINTA XAARKOODU KA LAALADO CALCUTTA A.. MARKA WAXA LA LEEYAHAY DADKAASI WA SI SOCONAYSA ABAARTU ILAA MEEHA MID QUDHA O FATAAL A LAGA WAAYAYO.. WAXANU LA YAABANAYN FATAALINTI XAMAR TAGTAY EE LAAKIIN FATAALIIN KALEH O QAARKOOD INTAY MASJID FADHISTAAN UMMAD LA XASUUQAY HORUMARKOODA KASO HORJEEDA INAY JOOGAAN SOMALIALND DHEXDEEDA MAANU FILAYNIN.. WAXANU IDINKU BALANQAADAYNA INA ABAARTU SI SOCONDOONTO... FUCKINNNNNNNNNNNNNGGGGGGGGG REEEEEEEEEEEEEEFFFFFFFFFFFFFFS.. WANA LA IS DALDALIDOONA.. FUCKING MOTHERFUCKERS..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
ILAAHAY DADKA U DANTA KA LEEYAHAY AYU IFKA U CIQAABA MARKAY FATAALIIN IYO TUUG IYO FAAGAT NOQDAAN.. MARKA WA LA IDIN CIQAABAYA EE OGAADA.. WAXANA IDINKU DHEX JIRA FATAALIIN ILAAHAY KU CADHODAY.. WAXA UGU HOREEYA FATAALIINTASI ADEN SIRRO IYO CIRRO TUUG.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
WAARYADAHEEN WAXA IDINKU DHEX JIRA DAD INTAY MASJID FADHISTEEN YIDHI ILAAHAY AYA KASO HORJEEDA INA UMMAD LA XASUUQAY O MARKISI HOREBA U HILIYAY INU HORUMARKEEDA KASO HORJEEDO.. IYO WAXAY KU DAREEN INA HUROMARKU U YAHAY XARAAN O ILAAHAY XARANTINIMEEYAY O MAALGASHIGA MEESHA LAGA SAMAYNAYO U YAHAY WAX LA XADAY.. DADKA HA LA WAYDIYO WAXA MEESHA ABAARTU UGA DHACDAY.. FUCKING SHIT.. ILAAHAY TOOS BEEN LOOGA SHEEGAY.. MARKA ILAAHAY MALAHA JOKE AYAY U HAYSTAAN MOTHERFUCKERKA MEESHA ILAAHAY BEENTA KA SHEEGAYA.. WAAR BAL WAYDIYA INA ILAHAY JOKE YAHAY IYO IN KALEH DADKAASI.. WAXANU IDINKU BALANQAADAYNA INA DAD KALEH O IS DELDELA MEESHA LAGA ARKIDOONO.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
UK IYO MAREEKANKA AYA ILA MAANTA CIDAN IYO DHAQALEH KUSO SHUBAYA ZOOMALIA, TURKIGUNA SALDHIG AYU KA SAMAYSTAY, MARKAASAY ILA MAANTA WAX AY QABSADAAN JIRIN O SHABAAB IYO FUCKING MEESHA JOOGTA.. MARKASA SHALAY MINADI AFWEYNEH MEESHA DHIGAY CARUUR LAYSAY.. MARKAASA HADANA LA LEEYAHAY HORUMAR AYA LAGA SO HORJEEDA.. WAAR ANAGA HA NA WAALINA HADAYDU FAGAAT TIHIIN SHEEGA O MEELAHA USO BANAANBAXA MAALINTA QUMAAL LUUTKA O U DOODA XUQUUQDA QOMAAL LUUTKA.. FUCKING FAAGATS.. FUCKING MOTHERFUCKERS..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
WAARYADAHEEN CHARITY CASE MA NIHIN INAGO LEH 850 KM O COASTLINE ON THE MOST STRATEGIC NEIGHBORHOOD OF THE WORLD.. WATA CALI KHALIF KEENAY MAREEKANKI BOOHOODLE EE WA INA LA DIYARIYA SALDHIGI LA SIINLAHA ISRAIIL MEEL U DHOW LUGHAYA.. ANAGU MA FAHMAYNO DIIN CUSUB IYO WADAAD AYA XAAR MASJID LA FADHIYA MEESHA.. FUCKING SHIT..

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
sababtu maahan dhib soo dhacday, ee waa marxalada taagan bay la xidhiidha. somaliland waa qaran maraaxil kala duwan soo maray.

sababta aynu uga xanaaqno calanka baluugan wax kale maahan, waa marxalada taagan iyo ficilada aan ka aragno e xaasidnimada ah ee reer somalia. sidoo kale dagaalka ay kula jiraan qaranimadena somaliland.

waxay sidoo kale si badheedh ah u xaqireen taariikda yada, waxaynu ognahay waxii inaga qabsaday 60kii, 61 kii, 1989 kii dhibaatooyinkii inaga qabsaday ee inaga soo gaadhay. waa marxalada aynu aragno een soo taabtay.

Name : dadweynaha
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
somalia hadii ay faraha inaga qaadi lahayd, sheegashada qayrul sharciga ah joojin lahayd. qaranimadeena inoo amaan galin lahayd, calanka baluugan dhibtaa looma arkeen.

calanka waxba kamaynaan xanaaqneen ee xaajadu waata, dad taariikhda yada dafirsan, ogsoon israac sharci ah oo ina dhex maray inaanu jirin, u badheedhay xaasidnimo xiqdi xumaan weeye.

waa ficilada aynu aragno ee xamar ku dhaqmayso baa ugu wacan, waana marxalada taagan, somalidan kale eed sheegaysaana waa xaasidiin laftirkoodu. jabuuti, NFD, iyo Somali galbeed intuba dagaal bay kula jiraan somaliland.

u fiirso siday inooga hadlaan, xidlhibaan xisbiga uhura ku jira siduu somaliland u weeraray bal eeg, wuxuu yidhi kenya iyo somalia oo siman, oo somaliland waabu laalay, kaa itoobiya waa cadaystay, laga reebo shacabka howd and reserve area,

jabuuti waynu aragnaa iyadana
Name : dadweynaha
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
xildhibaan mid u tartamayay oo ku jira xisbiga uhuru ee nfd siduu u hadlay hadaad maqli lahaydeen waabaydin yaabi lahaydeen,

wuxuu yidhi somalia iyo kenya oo siman inaan wadahadalno oo deris ahaano baanu jecel nahay, oo somalia mid ahaato, wuxuu yidhi raila odinga somalia ayuu kala qaybinayaa oo somaliland buu aqoonsanayaa.

anaku somalia oo mid ah baanu rabnaa, hada xildhibaanka sida u hadlaya waa reer nfd. qolodan somalida itoobiya kolka laga reebo howd and reserve area iyana waa xaasidiin kale.

kolkii ay wax inoo hagaagaan ayay liyuu police ku xad gudubyada kordhiyaan, jabuuti iyadana waanu u jeedna ma jecla somaliland oo guul gaadha. somalidan kale waa xaasidiin laftoodu.

maxay nala yaabaan runta way ogsoon yihiin waa xaasidiin indhaha iska tiraya oo neceb somaliland.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
JAAHIL FOQAL FUCKING JAAHIL.. ADUUNKA CID BILA ITAALI CID AWOODLEH FARAHA LAMA GASHO HADANAY KUWA AWOODLEH MICIDU DHEERTAHAY.. MARKA DADWEYNOW MICIDA KU DHEEREH ISKA AAMUS.. ADUNKA NIN AWOOD LEH O WAX ISKA CELINAYA FARAHA CID FAAGAT A LAMA GASHO EE ISKA AAMUS.. ZOOMALIA IYADI AYA DHILO A.. HALKAY SOMALILAND FARAHA KALASO GALIKARTA?? LOOOOL.. WAAR IDINKA KOLBA WADAAD URAYA O XAARKISA LA FADHIYA MASJID IDIN DHEX FADHIYA O ILAAHAY IDINKU XANAQAY O MEESHI ABAAR KEENAY EE IDINKU DIB ISKUGU FIRSADA.. FUCKING SHIT.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
WAAR DADWEYNOW IDINKU ISKU FIRSADA O BAL U FIRSADA WADAADKA YIDHI HANTI AYA TAALA SOMALILAND O UMA BAHNA MALGASHI IYO YAAN CIDNA LO YEEDHIN O WADANKA LA MAALGALIN.. BAL WADAADKA INTU MASJID FADHISTAY INTA KU HALDLAY NOOGA WARAN.. MA WAX AN ILAAHAY MEESHA KU CADHOON BA TAASI.. LOOOOOOOOOOOOL.. FUCKING XAARWALWAALIIN FOQAL XAAR WALWAALIIN... WAAR YUHUUDA U YEEDHA O IYAGANA U SAXEEXA LEASE XEEBTA AY KAGA SAMAYSANAYAAN SALDHIGYO IYO DEKED MILITARY.. MARKAANA LABADA UAE IYO ISRAIIL COMPETITION GALIYA O KOLBA MIDKOOD HA SAMEEYO WAX DHAGAHA FARAHA LA GALIYO O WARSHADO BIYAHA BADA SIFEEYA.. IYAGA TARTAN GALIYA O GAME KA CIYAARA MEESHA O AQOONSIGIINA KU HELA MEESHANA HA DHISAAN.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
DADWEYNOW WAXA LA ISKU HAYSTA WA THE SHORTEST ROUTE BETWEEN EAST AFRICA AND THE REST OF THE WORLD.. WAX KALEH O MEESHA LA ISKU HAYSTA WA BAABACADA O TIMO KASO BAXAAN.. WAXA AAD ARKAYSO DHANI WA SHEEKO LAGA KEENAY XAFADA FUCKINGKA.. EE WADAADKA XAARKA LA FADHIYA MASJID IYO TUUGA SIYAASIGA EDEB U YEELA HADI KALEH ILAAHAY AYA IDINKU CADHOONDOONA.. MARKAANA U YEEDHA YUHUUDA O INTAYDU CARABTA SISEEN SIIYA.. MARKASA AQOONSIGINA MIISKA LA SAARAYA.. ADUUNKA FATALNIMO IYO CIYAALASUUQNIMO LAGUMA MACAASHO EE TALO IYO MASKAX AYA HORUMAR LAGU GAADHA.. TUUGTA IYO FATAALINTA WADAADADA ISKA QABTA INTAYDAAN WAX KALE KA HADAL..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-22
DADWEYNOW MEH CIRRO TUUG? O MEH ADEN SIRROHI XAARKA LA FADHIYAY MASJIDKA EE YIDHI ILAAHAY MA OGOLA MAALGASHI/? LOOOOOOL.. YA KA MASUULA ABAARTA O AHAYN ADEN SIRRO IYO CIRRO?? FUCKING SHIT.. YA MASKIIN YA DALAS.. WAXAN IDINKU BALANQAADAYA ABAAR AYAYDU SHEEGAYSANEH IN MEESHA WAXA KA DHACA WAYNU ARKIDOONA.. FUCKING SHIT..
Name : dadweynaha
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-23
sababtu waxa weeye, dhirtii ay mayeedhaanku daaqi lahaayeen iyo tii la hadhsan lahaa baa la dhuxulaystay.

mayeedhaankii baa xuquuqdoodii lagu tuntay, oo si xun loo galay, tusaale waxaan arkay nin biyoole dameerkiisa ku garaacaya loox musbaar leh hargeysa umadii oo dhan leedahay war ilaahay ka yaab oo isla sii toosan.

mid kale dameerkiisii ayaa lugta ka jabay cidlu kaga dhaqaaqay oo dameerkii darxumo ku noolaa in badan, qof dumar ahna rideedii ay manaafacsanaysay si arxan daro ah luqunta ugaga tumatay. dadkii oo alle ku caasiyay xitaa dhexdooda isku xad gudbay.
Name : dadweynaha
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-23
nin kalena geeliisii oo kaajaya ayuu ku kala jaray siduu usha ula dhacayay illaa geelii cabaaday oo ka cararay,

kolka arrinku waxa weeye dadku haduu qalbigoodu adkaado naxariistu ka guurto, mayeedhaanka agtooda ku nool ama xoole ha ahaadeen ama dabjoog u naxariisan waayaan. dee ma sabab alle biyo u siiyaa taala?

dhirtaa iyaka loogu talo galay inay daaqaan qaarkood, qaarkoodna iyaka iyo inakuba wada hadhsano. waa naf agtaada ku nool weeye xaqna ku leh inaad u naxarisato. waraabiso cunadooda kaa helaan.
Name : Waayahay
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-24
Calan iyo astaamo kale ayaad ka hadalysaane anigu lahjadda koonfurta ayaaban ka yaqyaqsoodaa. Ninbaa laga hayaa marka nin reer Somalia ahi i salaamo intaana salaanta ka qaadin ayaan hort hareerehayga eegaa bal inuu doonayo inuu wax iga dhacay qaato
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-24
HEY LISTEN.. WAAR WALAWEYN IYO DIINTA ABAHEED HA KA HADLINE.. ENGLISH BARTA O KU HADLA.. MARKA SOMALILAND ENGLISH LAGAGA HADLO EE FLUENT LAGU NOQDO AYA INVESTMENT IYO AQOONSI LA HELAYA.. INTAYDU AFSOOMALI IYO AFDAYEER KU HADLAYSAAN MEEL LA TAGAYO MA JIRTO.. FUCKING SHIT.. SPEAK AND LEARN ENGLISH.. SHIT.. WAXANA LO AQONSANAYA SOMALILAND INAY TAHAY WADAN KA DUWAN SOMALIA IYO WALAWEYN XAARKEEDA MARKA UMMADA SOMALILAND AY ENGLISH U ISTICAMAASHO LUQAD CADIIYA O DADKA KA CIYAALASUUQA WADADA SOCDA IYO KA MAFRISHKA FADHIYA AY ENGLISH KU HADLAAN.. MARKAASA CAALAMKU ODHANAYA SOMALILAND SOMALIA SHAQO KUMA LAHA.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-24
KI AFWEYNEH WAXA U AFSOOMALIGA MEESHA UGA DHIGAY AFKA KOWAAD WA SI LO YIDHAHDO SOMALILAND WALIGEED WAX JIRA MA AHAYN O WALIGEED MA JIRIN.. MARKA REVERSAL OF AFWEYNEH SAMEEYA O ENGLISH DIB HA LOSO CELIYO O MEEL KASTA TA BLOW JOBKA SAMAYNAYSA IYO KA SUUQA ISKU XARAYA ENGLISH WA INAY KU HADLAAN.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-24
UAE WA WADAN YAR MANA KABIKARO BAAHIDA SOMALILAND O WADAN KA BAXADWEYN A.. INKASTO NINKA ADEN SIIRO AANU DHALAYCAYNA HADANA NO BOOZE IYO ADEN SIRRO WAXAY ISKAGA FIKIR YIHIIN INA UMMADA REER BINI ISRAIIL TAHAY UMMAD KARTI IYO AQOON LEH O ADUUNKA TALADISA WAX KU LEH O KARTIDEEDA HALKA KU GAADHAY.. ADEN SIRRO WAXANU ISKAGA DUWANAHAY MARKU XISBIGA WADANI O AANU U ARAGNO XISBIGA YOMAL QIYAAMAHA INU ISAGU U HAYSTO XISBI LA RAACIKARO.. ANAGU WAXANU LEENAHAY WADANI WA YOMAL QIYAAMEH CIDA SHAQO KU YEELATANA WA INAY ISU DIYAARISA INA UMMADA SOMALILAND MASS SUICIDE SAMAYSO.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE: BAL DAWADA CIRRO IYO FAISAL WAXAY KU KALA DUWANYIH
Subject : Re :dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?!
Date : 2017-04-25
WARYADAHEEN CIRRO MA SIYASIBA MISE ODAY DHAQAMEED?? LOL..
https://www.youtube.com/watch?v=OXZgqMDbMNg
WAXA ISAGA QALDANTAY CIRRO SIYASADA IYO ODAY DHAQAMEED.. WUXU DIRA BAAQ MAR KASTA.. SOLUTION U HAYO KAMA HADLO WAX SIYASAD IYO POLICY WALIGI LAMA ARAG ISAGO KA HADLAYA.. HOPELESS FUCKING SHIT..
FAISAL CALI WARABENA WUXU KU JOKEGAREEYAY MAANTA INA SOMALILAND KU BIIRTO UAE.. JOKE U SI BILA MACNIYA U TUURAY GUDOMIYAHA UCID EE FAISAL CALI WARABEH AYA 100 PER CENT KA SAREEYA WAXA CIRRO AFKISA KASO BAXA.. FUCKING SHIT.. FAISAL CALI WARABEH ISAGO JOKEGAREENAYA AYU HADANA JOKEKISU KA SAREEYA WAXA CIRRO KU HADLO.. SHIT.

[ Reply ]


Pages : [ dambi miyaa calanka somalia oo la maamuusaa?! 1 ]