Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.

maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.

Opinion


 Image result for ANYTHINGhttp://calankamedia.com/cmtool/files/farmaajo-dhaxalsuge-uae.jpgMurtida Todobaadka(4).
Shoodhe Af-Weyne. Jaalle Farmaajo ayaa ku soo hungoobay ashtako si cadho leh oo ka dhan ah JSL,  oo uu u  gudbiyey Dawladda Imaaraadka Carabta.






https://s-media-cache-ak0.pinimg.com/originals/e4/a8/9a/e4a89a8c79c6ded2f803db7ccfb2aeec.jpgGuul-darraa ka salaglee,
Galab buu ka kacay meel,
Gegi laysu soo baxay,
Dadkii joogey goobtaas,
Kadin geela weydii.
  
Warka Geedi Baabbow,
Gujo iyo faq hoosiyo,
Isha laysku gaadhsii,
Waa dad soo gubtoo jabay,
Dhegahay gufaysteen,  
Sii garooc hankiisii,
Gu'rin qaalin uu yidhi,
Yaa godkiisa hoosiyo,
Geysanaaya aakhiro?  

Shirkii ruux garaaboo,
Gacan taaga laga waa,  
Iyadana ka sii gudub,
Kuye gacallayaalow,
Boqol shilin ha lay guro,  
Goroddaa la wada lulay,
Ku go' baana lagu yidhi. 
 
Gonduhuu u sii degey,
Kuye geed is-mariskii,
Gini lagaca yaa hura?  

Laga gaabsey hadalkii,  
Wuxuu yidhi galkiisiyo,
Yaa kitaabka naga gada?  


Maansadii Goljano ee uu tiriyey Abwaan Maxamed Ibrahin Hadraawi sideetamaadkii qarnigii inaga tagay oo aad ugu dhow hungowga Shoodhe Af-Weyne uu kala kulmay kulankii Madaxda Dawlada UAE ka dib ashtakadii ka dhanka aheyd JSL.

http://business.salary.com/Image/300/300/Media/Default/graphics/badcowork_intro.jpgReer Somalia waa duul  aan waxaba ku heshiis aheyn kolka laga reebo naceybka iyo xasadka ay u hayaan JSL.
Dalkooda qiiqaya dadkooda daranyeysan ayey aheyd  in ay u dadaalaan oo u damqadaan, oo xil iska saaraan sidii ay u badbaadin lahaayeen. Nasiib darose, waxa ay taa ka door dibeen hagardaamada JSL.

Waxa ay ku doodaan hor-u-mar kasta oo laga qabanayo in ay waajib tahay in lagala xaajooda. Hada ma hadal hayaan ciidamada shisheeyaha ah ee ayagoon cidna ka amar qaadan ama cidna ogolaansho waydiisan iska soo gala Somalia kolkay doonaana ka baxa. Ciidamadaasu waxa ay qabanayaan iyo cidda ay dilayaan, xidhayaan, kufsanayaan hantida ay boobayaan iyo wax kasta oo ay falayaan Dawlada Somalia ee imika uu horboodayo Shoodhe Af-Weyne, Jaalle Farmaajo waxaba kama odhan karto mana su'aali karto. 

Dawladda Turkiga, ee qarka u saaran in ay isu rogto digtaatooriyad, waxa ay maamulshaa madaarka Xamar iyo dakadeedaba. Cid u ansixisay iyo cid ka hadashay toona ma jiraan. Saldhig milatari ayuu Turkigu imika ka dhisayaa Muqdisho isaguna waa go'aan Turkigu kaligii gaadhay oo aanu cidna kala tashan cidna waydiisan.

Tiiyo foolxumooyinkaas oo dhami dul hogonayaan ayey waxa ay diidan yihiin mashaariicda laga fulinayo JSL oo ah dad og oo garanaya dantoodu halka ay ku jirto oo aan cidna u daba fadhiisaneyn hor-u-markooda.

Allaa Mahad Leh

Sxb-da Safka-Hore JSL.

Posted on Saturday, April 15 @ 14:42:12 UTC by editor



maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi. - maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Cali
Subject : Re : maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
Wada hadaladii Imaaraadka iyo Muqdisho,ee heshiisyada DP World iyo saldhiga Berbera maxay ku dhamaadeen ?

http://oodweynemedia.com/?p=129144

Name : No booze
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
Waxa meesha dhan lagu waashay wa waxa lo yaqaano the shortest path to east Africa , waxa ummada lo xassuqay waxassay ahayd , imikana wa isla iyadi waxa lagu waalanaya , Sida Cisco protocol Ee ospf open shortest path first Ee isticmalaan routerada Cisco aya ibnadamkuna isticmaalaya .. Yuhuuda u yeedha o siiya lease la mid ta UAE iyaguna ha sameeyaan sadex warshadood o biyaha bada sifeeya Iyo jamaacadaha Somaliland o so gaadhsiyaan kuwa caalamka Iyo aqoonsi Trump miiska u saaro Somaliland .. Waana wax dhacaya hada no booze imaado Somaliland .. Waxan kaleh ka hadlayssaan wa sheekoyin qaxooti Iyo xafadaha fucking wax laga keenay .. Fucking shit ..
Name : No booze: wa Ina haraad loogu dhinta Ila edeb la yeelanayo
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
Waxanu so jeedinayna inay tahay ok Ina haraad loogu dhinto madaama aydu idinku jarteen geedihi aduunkuna sameeyay global warming .. Marka Ina la dhinto wax la yaableh ma aha .. La yaabku wa salaad roobdoona Iyo wadaad xaar la fadhiya meel o hadla Iyo wax la mid a .. Halkay tahay Ina Yuhuud Iyo dadka yaqaana Sida lo sifeeyo biyaha bada lo yeedho o iyaguna ay trump aqoonsi ka kenaan warshadona dhisaan inaguna siino access to east Africa .. This is not nuclear physics ..
Name : NO BOOZE: NIDAAMKA DEMOQRADIYADEED RAACA
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
NIDAAMKA DEMOQRADIYADEED AYA SHEEGAYA INA MARARKA QAARKOOD DADKA SI U EDEB U YEESHO AAFO WEYN O LAGU HOOGO LO BAHANYAHAY, MARKA HARAAD WA INA LOOGU DHINTA MEESHA ILA ADEN SIIRO EDEB YEELANAYO O XAARKA KALA KACAYO MASJIDKA.. UMMADA SOMALILAND WA HADLAYAAN LAMAGAMANA HORJOGSANAYO.. MARKA SI AY WAX U FAHMAAN WA INA HARAAD LOOGU DHINTA.. MARKA WAXAY FAHMAYAAN INA BIL QASAB TAHAY INA BIYAHA BADA LA SIFEEYO O LO YEEDHO CIDI GARANAYSAY SIDA LO SIFEEYO.. FUCKING REFS..
Name : unjobs somaliland
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
https://unjobs.org/themes/somaliland
Name : NO BOOZE: ARIN KALEH O LALA YAABO
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
WAXA WAX KALEH O LALA YAABO A INAY DAWLADU LA YAABTO INA DAD KU DAGAALAMAAN GOBOLKA SOOL IYO MEELAHA KALEH.. DADKU HADU WAAYO BIYO WA DAGAALAMAYA.. WAXANI WA BASIC LOGIC, HADA DADKU HARAADO O SIDA XAWAYAANKA U NOQDO BILA BIYO WUXU NOQONAYA SIDA XARIMACADKI SO GALAY WAJAALEH EE XAFAHADA SO GALAY SHALAY.. MARKA U YEEDHA DAD AQOONSIGA KA KEENA MAREEKANKA O BIYAHA BADA SIFEEYA SI DADKU UGU GUURO XEEBAHA BECAUSE SOMALILAND LAGUMA NOOLANKARO ANY MORE.. XEEBAHA U RADA DADKA O U SAMEEYA WARSHADO BIYAHA BADA SIFEEYA.. WADANKA SOMALILAND IYO XUDUDAHANA CIDAMADA QARANKA U JOOGAAN.. DADKANA ISUGU GEEYA SADEX MAGAALO O LASQORAY IYO BERBERA IYO LUGHAYA.. THAT IS IT.
Name : Testing the waters: Somaliland dives into the international
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
https://messengerafrica.com/2017/.../testing-the-waters-somaliland-dives-into- the-international-arena
Name : Sterling Energy PLC
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-15
Odweyne

[ Reply ]



Name : Hagaajiye
Subject : Re : maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-16
Sidii hagaagsaneyd ayey UAE ula xaajoodeen Shoodaha. Waxa ay tuseen waxa uu yahay. Waxa ay u sheegeen in ay ka sareeyaan oo ka hooseeyaan.

Waxa ay farwaaweyn ugu dhigeen in aanay is-qabaneyn Berbera iyo Somaliland anaa u madaxa iyo horumarkeedaan diidanahay oo aan xaasidayaa.

Name : Egypt to establish military base in Eritrea
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-18
http://sudantribune.com/spip.php?article62221
Name : Xukuumada Somaliland ayaa amartay in Hargeysa laga saaro koo
Subject : Re :maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi.
Date : 2017-04-18
Xukuumada Somaliland ayaa amartay in Hargeysa laga saaro koox dhowr qof ka kooban kuwaas oo halkaas ku qabtay siminaar dalka dibadiisa lagasoo abaabulay.

Wasaaradda Qorshaynta iyo Hay’adda Sirdoonka Soomaaliland ayaa shalay si kadis ah u joojyey siminaarkaasi oo ku qabsoomay mid kamid ah huteelada Hargeysa,waxaana wasaaradda Qorshaynta joojinta siminaarkaasi ku xidhiidhisay inaanay kooxdani wax ogolaansho ah usoo qaadan Siminaarkani.



Sirdoonka qaranka ayaa amar ku bixiyey in kooxdaasi si deg deg ah dalka looga saaro, iyaga oo raacaya ogolaansho la’aanta wasaaradda Qorshaynta isla markaana aaaminsan in hadalo kooxdan lagu hayaa halis ku yihiin amaanka qaranka Somaliland.

Soomaaliland waxay sheegtay kooxdan markii ay Yurub ka soo baxayeen inay iska soo duubeen muuqaal ay ku baahiyeen bulshadu oo ay ku sheegeen inay tagayaan dalkii hooyo ee Soomaaliya, iyaga oo kusoo jeeda caasimada Hargeysa ee Somaliland.

Hadaladan ay iska soo duubeen ee ay Hargeysa iyo Laascaanood ku sheegeen inay tagayaan qayb kamid ah Somaliya oo ah waqooyiga Somaliya ayaa lagu xidhiidhinayaa joojinta Siminaarkooda iyo amarka mustaafurin tooda.

[ Reply ]


Pages : [ maafishtaba keen oo maraqa uun ku soo badi. 1 ]