Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Sir. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Basaas DalacayArday Reer Somaliland ah Guulo soo hooyeyXidigaha Geeska: "Qudhaanjoye Ku Quuso"!!JSL Iyo Somalia + Mooshinka Saldhigga Millatary Ee Magaalada Berbera.Dagaal Caalami Ah Oo Laga Digay.Urur-Diineed Xabsiga Lagu Wada Guray Hargays.Waraysi: "Somaliland Waxay Xor Ahayd Somalia Oo Talyaani Gumaysto".Dawladda Kenya Oo Cuucadaysay DF-da Somalia.Qodobo Laga Gaadhay Shir Dawladda JSL Iyo Kooxda Khaatumo Uga Socday DJabuuti.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

"herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!!

"herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!!

Articles


 http://alldhacdo.com/wp-content/uploads/2017/02/Farmaajo.jpghttp://somalidamanta.org/wp-content/uploads/2017/02/C5Q4-c2W8AA5s2G_Fotor-701x467.jpgDurba heesihii hoos ma loo dhigay. Jibaddii iyo riyo-maalmeedkii Shoodhe Af-Weyne oo aanu cimrigeedu dheeraan. Waaqicigii oo dadkii mirqaansanaa ka hor yimi. Shoodhe Af-Weyne oo Mahdi noqon waayey oo duruustii adeerkii uu ka dhaxlay la soo baxay!!!








https://i.ytimg.com/vi/4yQCeX7dKlU/hqdefault.jpgOlolihii baalaadhaan  ee mudada dheer Farmaajo ku jiray ee uu ku xawaashaynaaye  erayo iyo halkudhigyo uu ku soo jiito dadka af Somaliga ku hadla, meelaha qaarnaa uu lacag siiye hanfadayaal doorsada maskaxda dhalinyarad, waxay u suurto gelisay in ay dadku ka qaataan sawir wanaagsan. Taas oo markii uu doorashadii laaluushnayd ku soo baxay ay bilaabantay dabaal dagyo qorshaysnaa oo qaar ku bilaabeen “Aa Farmaajo ii geeye”!!

Qaar Reer Somaliland u dhashayna sidii wax waalan suuqa Xamar la dhex carareen hadalo u eeg kuwii Reer Somaliland qaadi jireen 60 sanadood ka hor:

-"Weliba Herer iyo Hawaasna habeen dambe waan haya".

Waxa ka sii darnayd in caroogyada Shoodhe Afweyne FAAFIYEEN: Iin Hargeysa laba u kala jabtay. taasi waxay keentay in shacabaka Somalia rumaystaan in uu Farmaajo yahay Mahdi loo soo diray oo uu is badal dhinacyo badan ah samayn doono  LAAKIN.........

Isbeddelkii Shacabku ka sugaayay Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bilaabmay in dad ka soo jeeda Beelsha Farmaajo iyo Beelsha xaaskiisu ay inqlaabaan xukunka Somalia.

Maalmihii la soo dhaafay Madaxtooyada Somaaliya waxaa buux-dhaafiyay dhalinyaro ka yimid qaar ka mid ah gobalada; sida Gobalka Gedo iyo Galguduud, waxaana ay badankoodu u yimaadeen in ay shaqo ka helaan Madaxtooyada Xamar, iyaga oo isku hallyanaya in madaxweynaha cusub uu reerkooda ka dhashay. qurbejoog ku heyb ah madaxweynaha oo buux-dhaafiyay Hotellada Magaalada Xamar. Sida Hotel Jazeera. Waxaana qarashaadka ku baxa dadkaas lagu soo dallacaa madaxtooyada Somalia.

http://shacabkamedia.com/warka/images/stories/2011/ducaale/000xanuun.jpgSida Somalidu wada og tahay  Farmaajo waa MAREEXAAN xaaskiisuna waa MURURSADE.

Isbadalkii ugu horeeyee ee shacbkiisu sugayey wuxuu ka bilaabaye in uu Raisal Wasaare ka dhigu wiil ay xaaskiisu u keentay  oo MURURSADE ah.........Ha kaba qabanba....

- Taliyaha ciidanka  Bilayska Saacid oo hooyadii MAAREEXAAN tahay.

- Abaanduulaha Ciidamada Millatariga Cabdilahi Cali Caanood oo ka dhigiye MAREEXAAN.

- Taliyaha Milatariga Axmad Maxamad Jimcaale Cifriid oo xidiid la ah MAREEXAAN.

- Duqa Magaalada Xamar Tabid  Cabdi oo ay hooyadii tahay MURURSADE. Waxaanu qabay gabadh uu Madaxweynihii hore abti u ahaa. Waxaanu gacan yare u noqday Xasan Gurguurte oo markii uu sir ka faafiye eryey marka waxa ku soo owday walaashi, markaasu u badalay Safaaradda  Washington, ka bacdi wuxuu la xidhiidhay ninka la aaminsan yahay inuu u shaqeeyo Sirdoonka Qadar ee la yidhaa Fahad Yaasiin, kaas oo sabab u ahaa in uu is baro  Farmaajo..

- Maareyaha Dekeda Xamar Axmad Washinton. Xaaskiisu waa MAREEXAAN. Waxaanu ninkani sabab u ahaa in wiil Somali ah  xabsi daayin Talyaaniga loogu xukumo. Waxaa xusid mudan Yusuf Garaad  oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheekadaa wax ka og laakin aanu cidna u sheegin waqtigaana aanu Idaacada BBC-da Af-somaliga ee uu madaxda ka ahaa aanu ka sheegin warkaas. Yuusuf Garaad oo warkaa muhimka ahaa qashinqubka ( dustbin ) ku riday iyo Tabit oo markhati beenaalayaal ababulay. Waxaa wax-is-weydiin leh sida loogu aamini karo mas'uuliyad qarranka ummadda Somalia.

- Maareeyaha Madaarka Xamar Yusuf Jaalle oo la dhashay caruur MAREEXAAN ah.

- Ciidamada Sirta Cabdilaahi Sanbalooshe - Hawiye oo xaaskiisu MAREEXAAN yahay.

- Taliyah laanta Socdaalka Maxamad Aden Jimacaale Koofi. Taliyaha Laanta Socdaalka Koofi oo muddo yar xilkaasi haya ‘ayaa lagu eedaynaya in uu shaqaaleysiiyay 200 Boqol ruux ooay  isku hayb yihiin.

https://i.ytimg.com/vi/n4u23nTvTYg/maxresdefault.jpgWaxa kale oo la sugaya in isbadalo noocan oo kala ah  uu sameeye Farmaaje, waxaana dhawaan la filaya in safiirka u fadhiya Itoobiya uu u badalo nin MAREEXAAN ah..

Waxay shacabku rumaysan yihiin in isbadalada noocan ihi ay yihiin hordhaca qorshe uu ku doonayo in uu kaga aar guto Hawiye,  isaga oo ku marmarsoonaya Al-Shabaab ayaan tirtiraya isaga oo adeegsanayan Ciidamo Maraykan ah. Dadkaasi waxay xasuusan yihiin hawl-gal dhowr ah oo hore shacab badan loogu xasuuqay, waxaana ugu horeeyey dacaayadii laga faafiye General Caydiid oo Maraykanka laga dhaadhiciye in uu is hortaagay gargaarka samafalka, lana go'aansaday in la qabto ama la dilo, taas oo keentay in meeshi lagu sheegaba Maraykanku hub culus ku rido sidaana shacab badan lagu Xasuuqay,

Waxaa xigay Cabdilahi Yusuf oo isaguna xamar ku xasuuqay xagjir baa ka buuxa isaga oo adeegsanaya Ciidamo Itoobiyaan ah. Waxaa ugu dambeeyeey Cabdi-Weli Gaas oo  Maraykanka ku soo hogaamiyey askartii maamulka Galmudug, halkaana uu ku xasuuqay 20 dhalnyaro ah.

Gobolada qaar oo hore uga  shakisaan in Farmaajo Madaxweyne noqdo ayaa aad uga sasay isbadelka xilalka ku salaysan qabyaaladda caddaanka ah, habdhaqanka caynkaasi wuxuu sii xoojiye mucaaradnimada Shacabka Gobolka Baanaadir ee Maamulka Farmaaje. Dadka goblkaasi waxay ku sheegaan in ay ku nool yihiin 3 Milyan oo qof. Waxay leeyeehiin macquul ma aha  in la waayo cid matasha waxaas oo dad ah. Iyaga oo taa tirsanayey ayey dhawaan waxay aad ula yaabeen tirada laga siiyey ciidamo loo tababaryo ismaamulka Somalia. Kaas oo  la siiyey 1000 qof maamulo ka yarna la siiye 3000.

Waxaa  Xusid mudan in ay tahay markii ugu horaysay ee Ismaamulka Somalia ku dhici waayey in uu ku dhawaaqo 3000 oo askari ayaa Somaliland qayb u heshay in  Turkigu Muqdisho ugu tababaro. Sababtu waa maxay? Dadka deegaanku waxay arintaa ku sifeeyeen Farmaajo oo arka  dadka halkaa ku nooli in ay yihiin Hawiye uu isku tababarayo.. Waxa  shicibkaasi  ka cawdeen in lacagta ka soo gasha Dekeda iyo Madaarka Xamar la siiyo wasiiro iyo Xildhibaano hudheelo ku jira oo mushaharkoodu yahay $3000 illa $ 5000. Mid walbana albaabka uu u taagan yahay askar ilaalisa oo laga yaabo in aan bilo Mushahar la siin.

Waxay dadkaasi yeedhaahdeen. Waxay ahayd in xildhibaanada wasiirada iyo madaxda kale mushaharkooda looga soo diro Maamulka uu matalo. Wxay si gaar ah u xuseen qaar isku sheega in ay Somaliland matalaan oo ay ku yidhaahdeen haddii aanay keenayn Somaliland ha la eryo oo yaan la siin cashuurta dekedayada ka soo baxad.

Waxa kale oo  ay shaki ka qabaan ciidamada hada  jira oo Hawiye u badan yahay in lagu xasuuqo dagaal ay la galaan  Al-Shabaab oo ay marka dambe Farmaaje u suurtoobi doonto in uu dhiso ciidan reerkiisu ku badan yahay. Waxay leeyihiin qorshaha caynkaas ah Siyaad Bare ayaa hore u degay oo ciidamadii Jamhuuruyaddii xijaabatay ku xasuuqay dagaalo taas oo u suurto gelisay in uu xukumo  xukun qabiil u badan oo aan la iska tuuri karin.

Sidaa darteed waxay shacbkaasi bilaabeen in inta ay goori goor tahay laga hortago oo la fashiliyo qorshaha Farmaajo, Shacabkana la wacyi geliyo. waana ta maanta keentay waxa Maamul-Gobaleedyada la yidhaa in ay ka diidaan Ciidamada la isku dhex daro, madaxda maamuladda ayaa sheegay in ciidamada deegaanadooda ku sugan ay yihiin kuwa u gaar ah maamuladooda ayna aqbali doonin iney u taliyaan saraakiil Muqdisho laga soo magacaabo, iyaga oo ku sababeeyay in xilli hore ay tahay haatan oo aysan wax kalsooni ah ku qabin maamulka cusub ee Farmaajo.   

Allaa Mahad leh 

By, Hayaan 

Posted by Sxb-da Safka-Hore JSL.

Posted on Saturday, April 15 @ 13:40:39 UTC by editor



"herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!! - "herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!!

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Yaabane
Subject : Re : "herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!!
Date : 2017-04-16
Ma jiro madaxweyne inii uu qabtay Xasan Qoslaaye qaban karaa Somaliya, kooxdan qurbo joogta ah ee hadda dalka qabsatayna waa wareersan yihiin, Framaajo wuxuu yidhi qofkii soo sheega gaadhi is qarxinaya boqol kun oo dollar ayaan siinayaa, bal eeg siduu runta uga fog yahay, Gaafow ayaa maalin ka dib yidhi waxa la siinayaa tobankun oo dollar, kaasaa runta u dhow.

Nimankan inaga daaya oo xataa yeynaan soo qaadin warrakaooda, xumaan iy wanaag kuu doonaba ha noqdee

Name : Jamaal
Subject : Re :"herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!!
Date : 2017-04-17
Qolyahan Wallaweyn waabay ina sheeganayaan oo maba qarsadaan waxay inaga damacsan yihiin ee maxaa laga yeelayaa kuwa daabka u ah ee magaca innala wadaaga ee kolba dhinac u socda?

Waxaa jira qaar Somaliland ka soo jeeda oo labaatankii sano ee u dambeeyey geed dheer iyo mid gaabanba u fuulayey sidii jirtaanka Somaliland meesha looga saari lahaa oo haddana maanta jooga Somaliland isla markaana ka mid ah hogaannada Xisbiyada Qaranka. Mararka qaarkood waxaad isweydiineysaa, waar ma dad wax u dhibanyihiin baa tihiin oo aan waxbaba doonayn ileen habkan aynu u dhaqmaynaa siba maahee. Haddii cidda dalkooda iyo dadkooda dembiga ka gashay ee qoladiisa awgeed sharcigu u qaban waayey, dee waxay ahayd bal in si kale looga wareego oo muddo laga mamnuuco inay siyaasadda galaan. Wallee, anigu ku wareeray ficillada reer Somaliland ee ah "DHARAR HAY WADIN WAAN DHALAALAA, OO HABEEN HAY WADIN WAAN HILLAACAA,

[ Reply ]


Pages : [ "herer iyo hawaasna habeen dambe waan hayaa"!!! 1 ]