Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Sir. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Basaas DalacayArday Reer Somaliland ah Guulo soo hooyeyXidigaha Geeska: "Qudhaanjoye Ku Quuso"!!JSL Iyo Somalia + Mooshinka Saldhigga Millatary Ee Magaalada Berbera.Dagaal Caalami Ah Oo Laga Digay.Urur-Diineed Xabsiga Lagu Wada Guray Hargays.Waraysi: "Somaliland Waxay Xor Ahayd Somalia Oo Talyaani Gumaysto".Dawladda Kenya Oo Cuucadaysay DF-da Somalia.Qodobo Laga Gaadhay Shir Dawladda JSL Iyo Kooxda Khaatumo Uga Socday DJabuuti.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".

waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".

News


 http://www.radiowehel.com/wp-content/uploads/2013/11/Prof-Samatar1-655x360.jpghttp://www.gifs.net/Animation11/Geography_and_History/International_Flags/somaliland.gif"Jumhuuriyadda Somaliland waxay xor ahayd Somalia uu weli Talyaani gumaysto, 50 dal ayaa aqoonsanaa JSL is-dhexyaacii ka hor". Prof Axmed Ismaaciil Samatar









http://www.radiowehel.com/wp-content/uploads/2013/11/Prof-Samatar1-655x360.jpg"Jumhuuriyadda Somaliland waxay xor ahayd Somalia uu weli Talyaani gumaysto, 50 dal ayaa aqoonsanaa JSL is-dhexyaacii ka hor". Prof Axmed Ismaaciil Samatar.




http://content.presentermedia.com/files/animsp/00006000/6190/green_arrows_circle_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=-tcJiJFYJS0
http://content.presentermedia.com/files/animsp/00006000/6190/green_arrows_circle_md_wm.gifhttps://www.dayoftheweek.org/?m=June&d=26&y=1960&go=Go#axzz4dm9BC9Cr   

Media


Posted on Sunday, April 09 @ 20:59:25 UTC by admin



waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto". - waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : NO BOOZE
Subject : Re : waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-09
AXMAD ISMACIIL SAMATAR IYO WALALKI WAXAY KU COLOBEEN ARINTA SOMALILAND.. WA LA COLOBAY EE OGAADA.. NORTH AMERICA DADKA DAGAN MARARKA QAARKOOD DAD WADA DHASHAY AY WAX KU COLOBA..

TA KALEH SIDEH AYAY KU DHACDAY INA GABADH KU HEESAYSA SOMALI INTAY TAGTO XAMAR LOOGA HADLAYA.. IDINKA HALKA IS DHIGAY.. HALKAY AHAYD INAYDU SAMAYSAAN DAD ENGLISH KU HEESA O KU HEESSA HESIHI BOB MALEY IYO KUWA SOMALIALND LOOGU TALAGALAY O AFRIKADA MASKAXDA LAGAGA QABSADO AYA NAAG FUCKING U TAGTAY XAMAR MAANTA LAGA HADLAYA.. IDINKA IYO CAQLIXUMADINA AYA HALKA IDIN DHIGTAY.. WELI WAXA IDIN HAYSTA BRAINWASHKI AFWEYNEH..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE

Name : NO BOOZE: SOMALILAND NEEDS A BOB MARLEY
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-09
WAXA LO BAHANYAHAY MID KU HEESA: "EVERYBODY GOT THE RIGHT TO DECIDE HIS OWN DESTINY, AND IS THIS JUDGEMENT THIS IS NO PARTIALITY, ARM IN ARM WITH ARMS WE WILL FIGHT IN THIS STUGGLE, THIS IS ONLY WAY WE CAN OVERCOME OUR LITTLE TROUBLE, BROTHER YOU ARE RIGHT SO RIGHT, WE ARE GOING TO FIGHT, WE HAVE TO FIGHT FOR OUR RIGHT, NATE DREAD IN ZIMBABWE,SET IT UP SOMALILAND. NATE DREAD IN ZIMBABWE, SET IT UP IN SOMALILAND.." WAAR KAASA LO BAHANYAHAY EE LOOMA BAHNA FUCKING SOMALI SONG MEEL AYA GAADHAYAAN JIRIN O CIDNA OGAYN O KOLBA LAGAGA HEESO MANSOR HOTEL.. SHIT.

[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-09
Somaliland iyo Somalia may midoobin 60kii. Mana jiro wax lagu midoobay iyo wax lagu heshiiyay oo meel yaal. Waxa ay ahayd iskaashi la isu kaashaday in la xoreeyo Somalida hadhay ee weli ku sii jirtay gacanta gumaysiga, markaasna la isaga wada yimaado sidii loo dhisi lahaa dawlad 5ta Somaliyeed ay wada leeyhiin oo xeer iyo xaalad leh. Waxa ay ahayd in ay Jabuuti taagto calankii shanta Somaliyeed. Sidaas darteed haddii ay Jabuuti albaabka hoosta ka xidhatay maxaa qasbaya Somaliland in aanay iyaduna albaabkeeda hoosta ka xidhan.

Xaqo waxa weeye in ama la wada joogo ama la kala joogo. Xeerka qabanaya Somaliland waa inuu qabtaa Jabuuti. Wixii kale waa i jiid aan ku jiido iyo gacmo daalis ama waqti lumis.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
WAAR DAWLADOW WALAWEYN SIRTOODI O DHAN AYANU HAYNA EE PROBLEMKU MA AHA IYAGA.. WALAWEYN WAANU KA ADKAANAY MAANTA MEEL AY KASO NOQOTANA MA JIRTEH WA NAAGAHA SIDA FAFUMO SICIID O XAARKEEDU CALCUTTA YAALO EE CAYAYA AXMAD SILLANYO PROBLEMKU.. WA INA LA HELA WAXA LAGA YEELAYO NAGAAHA CANALAYDA EE PRESIDENTKA CAYAYA.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
WAAR DADWEYNOW WAANU FAHAMNAY CAALAMKI IYO FATAALNIMADISI.. WAXABA LAGA QAYLINAYA SALDHIG MILITARY O UAE LAGA SIIYAY BERBERA.. WAAR MARKAANU NIMAADNO UAE AYAY KA QAYLINAYAANEH YUHUUDA AYAANU SO DAJINDOONA MEEL LUGHAYA AGTEEDA MARKAASANU KU ODHANDOONA SAMAYSTA DEKED MILITARY IYO MID KALEH O BADECADIHIINA KASO DAJISAAN.. WADO TAGTA ADDISNA DHISTA SIDA KA BERBERA CORRIDOR.. DIYARAHADA DAGAALKANA U SAMAYSTA MADAAR MEESHA KU YAALA.. MARKAANA BAL WAYNU ARKI CIDA HADAL DAMBEH KASO YEEDHO.. FUCKING MOTHERFUCKER.. MESHABA WAYNU KIREEN MARKAASANU YUHUUDA KAGA BADALAN TECHNOLIGYADA BIYADA BADA LAGU SIFEEYO IYO HUB IYO UNLIMITED SCHORLARSHIP JAMACADOOHA.. FUCKING SHIT.. BAL CIDA HADAL DAMBEH KASO YEEDHO WAYNU ARKI.

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
waxaan maqlayay dad uu kamid yahay prof cabdi ismaaciil samatar oo ku goodinaya in maamulka somalia ee xamar ka jira UAE kasoo dacweeyo ICJ.

hadaba anigu waxaan qabaa haday somalia ICJ kasoo dacwayso imaaraadka inay inoo tahay fursad aanu legal case ka yaga ku horgayn karno maxkamada kunana difaaci karno dowlada jaalkeena ah ee imaaraadka carabta.

waxa nalooga baahan yahay in khubaradii sharciyaqaanada ahaa isku habaysano ee kasoo shaqeeyay legal case ka somaliland. barbar galno walaaladeen imaaraadka carabta. si xaqiiqada runta ah maxkamadu u aragto oo xaqa yaga naloogu xukumo.

Name : Yaabka
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
Cabdi Ismaciil Samater waxa uu marba odhanayo gabadha reer Gaalkacyo ee uu qabo ayaa marba u yeedhisa, bal car waa kaase ha soo qaado heshiiska Puntland iyo DP world
Name : Waayeel
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
Waar ninamkii haddaynu isa soo fahmaynaa, bal warkan hoose eega, Muusaa biddiin waa ciisaa biddin
"Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Gen. Kaahiye maanta waxaa ka dhacday Munaasabad Billad sharafeed lagu gudoonsiinayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Xasan Cali Khayre, Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Dowlada iyo marti sharaf kale.
Billadan la gudoonsiiyay Guddoomiye (Jawaari) ayaa waxa ay ka timid Dowladda Talyaaniga, waxaana Bildan Darajadeeda ay tahay “Commendator”.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ayaa Billadan waxa uu ku muteystay shaqo wanaag, karti iyo xil gudasho, sida uu goobta ka sheegay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya.
Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay sababta ay u bixinayaan Billad sharaftan in ay tahay in Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu ka shaqeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga sidii uu u soo laaban lahaa.
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u mahadceliyay Dowladda Talyaaniga, isaga oo sheegay Guddoomiye (Jawaari) in uu mudan yahay awaalmarintan.
Dhanka kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay Munaasabadan in ay leedahay Qadarin gaar ah oo Taariikhda Soomaaliya u soo deristay."
Name : Dabagaab.
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
Waayeel

Haa. Maraykanka waxa idoo dhaama Talyaaniga oo asal ah haddii aynu nahay Wallaweynta Somalia.
Name : Waayeel
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
Dabagaab,

Runta marka la sheego midnimadii lixdankii intay idinka idin yeeshay ayaa ka weyn intay Somaliladn yeeshay. Waxan noqon lahaydeen waddan Africaana oo af Talyani ku hadla oon Somaliweyn iyo wax kale toona dan ka lahayn oo sida Mozambique iyo Angola, u nool.
Name : Dabagaab.
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-10
Waayeel

Aboowe anagu runtii Talyaani wax noo dhaama garan mayno. Qofkii doonayaana masaajidkiisuu geli jiray kii kelina wuu iska tuman jiray.

Belle Bellesimo! Niiko.....Niiko Jee.
Name : Yaabka
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-11
Farmaajo safarkii afraad ee dalka dibediisa ah ayuu ku maqan yahay muddo laba bilood gudahood, - Sacuudiga, Kenya, Jordan iyo Imaaraadka- kuwii hore oo dhan wuu bara dheeraaday
Name : Jidhif.
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-12
Farmaajo oo wajigabax kala kulmay wadahadalkii uu la yeeshay ninka dhaxalka leh dowlada Imaaradka.

Waxa lagu yidhi wada hadalka laguma dari karo heshiiskii Somaliland iyo imaaradka wa arin dhamaatay oo aan dib looga noqanayn.

Waxa loo ban dhigay in markab raashin ah iyo mid caano boodha ah la gaadhsiiyo dadka abaarta Somalia ku hayso.

Shut up your mouth hadal kama dambayn.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-12
O MR CHEESE FUCK MA INA HADAL JIRO AYU U HAYSTA?? WAAR DADKANI WAALANA.. WAAR DADKANI HORTA MIYU WAALANYAHAY???

WAXA MAALIN DHAWAYD LA IGU YIDHI TRAINING SI GABADH TALYAANIYAD CANADIAN A.. MARKAASAY ILA TIMID SHEEKADI WALAWEYNTA.. MARKAASAN TI MANAGERADA AHAYD KU IDHI "NAAGTA AAD NO KEENTAY MIYAAD HUBSATAY INAY FAYOWDAHAY IYO IN KALEH".. MARKA WAX LA YAABA MA LAHA MR CHEESE FUCK.. KUWI TACLIMIYAY EE TALYAANIDI AYAANU LA YAABANAHAY ANAGU .. MARKA REER SOMALILANDOW IDINKA HALKA IS DHIGAY O FARAHA LA GALAY UMMAD XAARKEEDU CALCUTTA YAALO O AY HAYSATO PHILOSOPHICAL DILEMMA.. WALAWEYN WAXAY KALA GARANLADAHAY INAY TALYAANI TAHAY IYO INA SOMALI TAHAY.
Name : NO BOOZE: WALAWEYN IDENTITY CRISIS AYA HAYA SMLD WA WAALANTA
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-12
MARKAY QALDAAN IDIN BIXIYEEN WALAWEYNTU WA KU JOOGEEN.. BECAUSE WALAWEYNTU IYAGI O IDENTITY CRISIS AY HAYSO O NOQDAY TALYAANI MADMADOW AYA WAXAY LA YAABEEN DAD WAX KASTA HAYSTA O DHAQAN IYO TACLIIN IYO AF ENGRIISI KU HADLAYA O WALIBA LACAG LO DHIGAY LONDON O HADANA INTAY DAWLADNIMADOODI SIDA O BILASH UGU SIINAYA UMMAD IDENTITY CRISIS KU JIRTA O ISKALA GARANAYNIN INAY TALYAANI TAHAY IYO INA AFRIKAAN TAHAY.. WAATA WAXA MEESHA KA DHACAY.. WALAWEYN WAXAY TAHAY AYAANAY GARANAYNIN O IDENTITY CRISIS AYA HAYA.. IDINKUNA WIXINI AYAYDU GACANTA KA GALISEEN.. BAL IMIKA O AYDU FAHAMTEEN ANAGA WAXANU KA HADALNO SI FIICAN NO DHAGAYSTA MAADAMA AYDU FUCKING REFS WAX U DHIMANYAHAY TIHIIN.. ANAGA NA DHAGAYSTA MAANTA LAGA BILAABO INLEEN ANAGU WALAWEYN IYO DINKABA WAANU IDIN FAHMAYNEH.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE: NEVER EVER WALAWEYN WAX NOQONAYSA YAAN LA SUGIN
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-12
WAXAN IDIN CADAYNAYA O OGAHAY INANAY WALIGEED IYO ALAHEED WALAWEYN WAX NOQONDONIN.. ANAGA OG.. DADKA WALAWEYN LA YIDHAHDO WALIGOOD INAY WAX NOQDAAN CIDA KU RIYOOTA WA INA SI DEGDEGA LO GEEYA PSYCHIATRIC HOSPITAL.. WALAWEYN WAXA HAYA PHILOSOPHICAL CRISIS.. CRISIS PHILOSOPHY KU SALAYSAN O AANAY WALIGEED KA BIXIDONIN AYA HAYA.. IDINKANA IMIKA AYA LA DONAYA INA FATAALNIMO LA IDINLA IMAADO O KOLBA URUR DIMEEDI IYO FUCKING DIMEED LAGU DHAWAQAYA.. WAXAN IDINKULA TALINAYA INAYDU MADAXA KA TOGAATAAN KUWA WAX MEESHA KAGA DHAWAAQAY.. WAXAN LAGA HADLAYA WA PHILOSOPHICAL CRISIS .. ANAGA AYA OG WAX U YAHAY.. FUCKING SHIT..
Name : Waayeel
Subject : Re :waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto".
Date : 2017-04-12
Dabagaab,

Runtii waanu idin qasnay ee noloshiinii iyo hugiinii ku noqda oo iska bixiya diracan iyo waxan aydaan dhaqanka u lahayn oo gutiinadii iyo maro xabashidiinii gaabnayd ku noqda, shaahan cadayska ahna iska joojiya oo rinjigiinii cabba, noloshii idinka luntay way idiin soo noqnaysaaye. Qaadkana iska joojiya tuubakadaa ka wanaagsane

[ Reply ]


Pages : [ waraysi: "somaliland waxay xor ahayd somalia oo talyaani gumaysto". 1 ]