Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.

ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.

Opinion


 Image result for STOP AGGRESSIONhttps://images.kashmirobserver.in/assets/container/styles/large/public/media/article-images/2017/01/bribe.jpgMurtida Todobaadka(3):
Jibadii i haysiyo ma jiro jidhidhicoodkiiye...
Qalbigii kuu jaawirnaa jeesay waa hore e'...

Calankii Jamhuuriga ahaa jeexay oo dhigay e'.....








https://cdn.wittyfeed.com/18917/sfb2zxv2a48rq6stbk2c.jpeg
Jibbadii i haysiyo ma jiro Jidhidhicoodkiiye.
Qalbigii kuu jaawirnaa jeesay waa hore e'.
Calankii Jamhuuriga ahaa jeexay oo dhigay e'.


Waa murti ka soo maaxaday Abwaanka da'da yare ee Cabdirasaaq Oday oo ka mid ah xubnaha aasaasay ururkan dhalinyaradu ku bahoobeen ee ay magaciisan u bixiyeen 'Dalsoor'. Murtidaasu waxa ay ku jirtay gabay uu abwaanku u bixiyey JUJUUB oo jawaab u ahaa madaxweyne reer Somalia ah oo aflagaadeeeyey JSL.


Image result for CAUGHT RED HANDEDDawlad ku sheega uu gadhwadeenka ka yahay Jaalle Farmaajo (Shoodhe Af-Weyne), waxa ay laba jibaartay daandaansigii awalba caadada u ahaa Reer Somalia ee ay ku hayeen JSL.
 
Cadowga JSL Isku dayo fara badan oo la damacsanaayeen in ay ku waxyeeleeyaan dhamaantood way ku hungoobeen, nasiib darrose may quusan. Maanta tab cusub ayuu Shoodhe Af-Weyne damacsan yahay in uu ku tijaabiyo JSL sidii ay ugu hirgali laheyd in uu wiiqo. Tabahaa waxa ka mid ah in uu gacanta u haadiyo oo uu u calan waleeyo da'ayarta Somaliland isaga oo ku beerlaxawsanaya balanqaadyo aan waxab ka jirrin. Laaluush iyo cadquudheed ayuu xayeysiiyaa oo uu u soo bandhigaa dhalinyarada. 
 
Tahniyad iyo Hambalyo

Image result for STOP AGGRESSIONNasiib Wanaag waxa JSL laga unkamay urur ay ku bahoobeen dhalinyaro ka damqatay oo dareentay dibindaabyada Shoodhe Af-Weyne iyo xertiisu u soo maleegayaan JSL.

Dhalinyaradaas waanu soo dhoweyneynaa hawshaa wadaninimada ah ee ay isku xil saareen. Waxaanu kula talineynaa Reer Somaliland in ay hiil iyo hooba taageeraan dhalinyaradaa oo la dhiiri galiyo. Waa in aan talo iyo tussaleba lagala bakheyllin si ay fikirkoodaas uga midho dhaliyaan oo u horjoogsadaan oo u fashiliyaan shirqoolada dhagareysan ee kaga imanaya dhanka Somalia 
 
Waxaanu halkan uga soo gudbineynaa dhalinyaradaas hambalyo, Tahniyad iyo duco. Waxaanu leenahay waa talaabadii loo baahnaa si aanay dhalinyarada qaarkood ugu dhicin dabinada iyo shirqoolada isdaba joogga ah ee uu cadowgu u maleegayo JSL.

Halkan ka daawo ku dhawaaqida ururkaas:

https://www.youtube.com/watch?v=cRFetVrNW6g&feature=youtu.be




Allaa Mahad Leh 

Sxb-da Safka-hore JSL.

Posted on Saturday, April 08 @ 10:48:41 UTC by editor



ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne. - ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Daawo ururka Dal soor oo Somaliland lagaga dhawaaqay
Subject : Re : ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-08
Hargeysi(Somaliland) ma toostay waxa higsanayso hagaag ma u sheegtay

https://www.youtube.com/watch?v=cRFetVrNW6g

taageero maadi iyo macnawi ah waanu idinla garab taaganahay

Name : Quruxdiisa Geel Dhalay
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-08
Dhalinyarada waa in taageeraa oo wixii ka dhiman lagu taakuleeyo gaara ahaan fahamsiinta dhaqanka dadka reer Somlaiya qaarkood. Waxa dhowaan Nairobi ka soo baxay koox aniga igu cusub oo reer Somaliya ah oo ku doodadaysa in Somaliland lagu casuumo shirka dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee May ka dhacaya London. Koxdaasi waxay hadalka u dhigayaan sidii ay nasteexo Somaliland wadaan, waxay ku doodyaan in haddii aan Somaliland laga qayb gelin shirka ay macnaheedu noqonayso in Somaalida qaar la taageerayo (Somalia) kuwa kalena la qadinayo (Somalialnd). Xaqiiqadu warkoodu waase in Somaliland lagu dhextuuro shirka Somaliya.

[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-08
Urur Cusub Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay iyo Somaliya Oo Uu Lafjab Ku Yahay.

https://www.youtube.com/watch?v=L0yAGV66DLE

Name : NO BOOZE:DADKA SMLD AMA WA FATAALIIN AMA WA WALANYIHIIN
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-08
WAARYADAHEEN AMA FATALIIN AYAYDU TIHIIN AMA WAXBA IDIIN DHIMAN.. URUR IYO FUCKING AYA LAGU DHAWAAQAY WA DADKA NEWS WEYN KA DHIGAYA.. FUCKING FATALIIN.. ODAYGA SILAANYO EE SHAQADA FIICAN QABTAY INTA LA MACASALAMEEYO MEESHA NAGA SAARA EISENHOWER.. FUCKING SHIT.. MR CHEESE FUCK AYA WAX YIDHI IYO URUR FUCKING AYA XAFADA FUCKINGKA LAGAGA DHAWAAQAY WAX AANU FAHMAYNO MA EHE INTAYDU FATAALNIMADA KA BAXDAAN GENERAL EISENHOWER MEESHAN FUCKINGKA NAGA SAARA MARKAANA WAANU EEGI INA MR CHEESE FUCK HADAL KASO YEEDHO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE: WA IN NIN KULUL MADAXWEYNEH MEESHA KA NOQDA
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-08
WAARYADAHEEN MADAAMA CAALAMKI CAQLI DHILONIMO MEESHA LA YIMID WAXA KALIYA EE AANU AQBALIKARAYNA WA NIN KULUL O MEESHA LA SAARO.. FUCKING SHIT.. NIN KULUL O MARKU MEESHA KORO AY DADKI FATAALINTA AHA IYO GAALADI FATAALINTA AHAYD AY SAXIGA KU KEENAYSO MEESHA NAGA SAARA INLEEN ANAGU MEELAHA ANU JOOGNO GAALO AYAANU LA JOOGNA MARKAASANU KU NIDHI HADAL MA BANAANA.. FUCKING SHIT.. MARKA NIN SIDAYADA ODHANAYA HADAL MA BANAANA MEESHA NAGA SAARA O GENERAL EISENHOWER AKA MUSE BIXI A.. MARKA ARIMUHU CAADIGA AYAY KUSO NOQONAYAAN.. FUCKING SHIT.. ANAGA HA NOSO QORINA URUR IYO FUCKING AYA SOCIAL MEDIAHA DAGAAL KA QADAYA.. SOCIAL MEDIA IYO FUCKING MEDIA ANAGU MA GALNO WAX U YAHAY IYO FUCKINGKISNAGA MA GARANAYNO EE NIN KULUL WA IN MEESHA LA SAARA.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE: PROBLEMKU WA IIDINKA
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-08
WAARYADAHEEN PROBLEMKU WA IDINKA, WA TU BLOW JOB U TAGTA XAMAR IYO KUWAN HADHWANAAGNEWS EE HOMOSEXUALKA NOQDAY PROBLEMKU... MARKA THE PROBLEM IS YOU.. HADAYDU HOMOSEXUALKA IYO DHILOYINKA BLOW JOBS SAMEENAYA MADAXA LAGA TOOGANLAHA HADAL MA JIREEN.. EE WA IDINKA O AQBALAYA INA NAAGO BLOW JOB SAMEEYAAN HOMOYAALNA MEESHA KA HADLAAN.. FUCKING SHIT.. WA KOLBA ISHA LA IDINKA ARKO.. HADAYDU MEESHA PURGE KA SAMEENAYSAAN WA LA IDINKA BAQILAHA.. FUCKING SHIT..
Name : Jamal
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
Meeshani qaribantey!! Wax aad u soo diri kartaana ma jirto, xaalkoodu waa TRY AGAIN.......
Name : Jamaal
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
Waa qorshe Wallaweyntu ay waa hore meel marisay in dhalinyarada Somaliland ku kasbato gaar ahaan kuwooda caanka ah ee loo yaqaan "CEELERITIES" si ay horkac ugu noqdaan kuwa kale. Kuwa shirqoolkii Wallaweynta ku dhacay waxaa ka mid ah Coldoon oo ay ugu soo gabadeen samafalkiisii ahaa .... CAAWI WALAALKAAGA BAAHAN, iyagoo ugu gabbanaya lacago ay samafalkiisa uga soo diri jireen Villa Somalia, si wanaagsanna waa ugu dhacay dabinkii.

Dhalinyarada ku baraarugtey shirqoolada Wallaweynta waan bogaadinayaa, waana in dawlad iyo shibba gacan weyn la siiyaa dhalinyaradaas geesiyiinta ah.
Name : Jamaal
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
saxid: dawlad iyo shicibba
Name : Cali
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
Jamaal
adeer meesha waxaa kharibay Jawaan bariis ah oo faalooyiin ciida ka badan soo gelinaaya,wqaa kelidii talye aan cid kale u ogalayn in ay hadasho
Name : Hayaan
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
halkay iska shabahaan gabaygii DHEEG iyo HADRAAWI ee ku saabsanaa xiisaha iyo jacaylka dhakhsaha ee reer Somaliland u qaadaan markiiba madaxda Somalia


http://www.qurbejoog.com/hargaysa-ma-toostayharqoodka-ma-tuurtay-hadraawi-iyo-maansadii-hanbaabir-1982kii-iyo-xidhiidhka-dhagax-tuurkii-dhalinta-daawo/

inta u dhaxaysa 7:50 ila miridhka 9:00

waxa uu abwaanku ka hadlaya kuwa markii tahniyadeeyay ee u jibooday shoodhe Afweyne


gal
Name : Hagaajiye
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
Cali
Just ignore Jawaan and likes.Tiisu waxa weeye: "Habarbaa iska haw haw lee heesaha inoo wada"
Ha kuba daallin oo ha akhrisan wuxuu soo malmaluuqo waayi murti keeni maayo akhlaaq xumana u daa.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
O WAXAYDU DONAYSAAN INAANU ISKA AMUSNO ANAGO YOUTUBE KA ARKAYNA FADUMO SICIID O XARKEEDU CALCUTTA KA LAALADO O ISLAAN CANALAY U EEG O AXMAD SILAANYO CAYAYSA MIYA? LOOL.. FUCKING REFS.. TALADA AANU BIXINO MID U DHIGMIKARTA MARKAYDU KEEENTAAN BAL HADLA.. FUCKING REFS.. TRY LATER SHIT ANAGABA WA NA HAYSATA WAANA WAXAANU DHOWR JEER WAX USO QORONAYNO.. FUCKING SHIT..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
TALOYINKI UGU DAMBEEYAY MARKA LASO DHAAFO INA GENERAL EISENHOWER CID AN AHAYN MEESHA LA SAARIKARIN WAXAY AHAYD INAANU NIDHI WA INA ENGLISH LAGU HEESA O QOLOYINKA HEESAYA AY NOQDAAN KUWO U HEESAYA SIDI BOB MARLEY O HOOSTA KASO GALIYAN HEESO ENGLISH A O SOMALILAND LAGAGA DHIGAYO INA CADAANKA CAALAMKA EE MADOWGA XASUUQAY AY DONAYAAN INAY KAGA HORJOOGSADAN SOMALILAN HORUMAR IYAGO UGA DANLEH INA EAST AFRIKA O DHAN U TALIYAAN MADAAMA AY SOMALIA O DHILOWDAY O CADAANKA DABA ORODA AY SHEBADOODA KU JIRTO.. STRATEGIYADA AYA LO BAHANYAHAY O DAD HEESAYA O BOB MARLEY SOMALIANDER A O MEELAHA KA HEESA O HABALA YAR YAR EE ETHIOPIA IYO SAWAXILIGU KU WASHAAN.. MARKAANA DAWLADAHOODU AY SOMALILAND SI FIICAN UGU FIRSADAAN MARKAY WAXA ARKAAN.. MARKA DAGAAL CULTURAL O DHINACA HEESAHA ENGLISH AYA LO BAHANYAHAY O SIDI BOB MARLEY O KALEH A.
Name : NO BOOZE: BOB MARLEY SOMALILANDERA AYA LO BAHANYAHAY
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
SI AFRIKADA SHEEBADA LO GASHADO O MEELAHA IYO ADDIS IYO SOUTH SOUDAN IYO UGANDHA IYO TANZANIA IYO ILA ZIMBABWEH SHEEBADA LO GASHADO WA INAYDU HESHAAN MID YAR O TIMO RAAMO O RASTA INTU LA BAXO ENGLISH SI FICAAN U YAQAANA IYO GROUPI MUSIC U TUMAYAY O UGA KEENA JAMAICA KUWI TABABARILAHA O DAWLADU HA KA HAWLGASHO.. MARKAANA HA NOQDAAN KUWA CAANA MARKAAN HESIHI BOB MARLEY IYO KUWO KALEH O LOOGU TALAGALAY SOMALILAND HA KU HEESO O HABLAHA YAR EE XABASHIDA IYO KUWA SAXILIGA IYO AFRIKA KALEH HA KU WAASHAAN.. MARKAANA HEESO LOOGU TALAGALAY SOMALILAND HA LO SAMEEYO O AFRIKADUNA HA KU WAALATO O HA LAGA DHIGO INA CADAANKU AY KU HAYAAN CUNSURIYAD SOMALILAND SIDI AY UGU HAYEEN SOUTH AFRIKA IYO ZIMBABWE IYO MEELAHA KALEH EE XASUQIJIREEN O MAANTANA AYA HORUMARKA SOMALIALND HORTAAGANYIHIIN CADAANKU O DONAYAAN INA EAST AFRIKA O DHAN U TALIYAAN.
Name : NO BOOZE: BOB MARLEY SOMALILANDERA AYA LO BAHANYAHAY
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
WAXA LO BAHANYAHAY MID KU HEESA: "EVERYBODY GOT THE RIGHT TO DECIDE HIS OWN DESTINY, AND IN THIS JUDGEMENT THERE IS NO PARTIALITY, SO IN ARM IN ARM WITH ARMS WE WILL FIGHT IN THIS STUGGLE, SO THIS IS ONLY WAY WE CAN OVERCOME LITTLE TROUBLE, SO BROTHER YOU RIGHT YOU RIGHT YOU SO RIGHT, WE GOING TO FIGHT WE ARE GOING TO FIGHT WE WILL HAVE TO FIGHT FOR OUR RIGHT, NATE DREAD INA SOMALILAND, SET IT UP INA SOMALILAND" .. ZIMBABWE KU BADALA SOMALILAND O MARKAANA KU HEESA.. FUCKING SHIT REFS .. WAX AYDU FAHMAYSAAN MA JIRTO.. WA INA PSYCHE DADKA AFRIKA LAGA GALIYA SOMALILAND INA CADAANKU CUNSURIYAD KU HAYAAN O HORJOOGAAN O AFRIKADA KALEH INAY U TALIYAAN DONAYAAN.. MARKA MASKAXDA AFRIKAANKA GALIYA ARINTASI IIDINKO ISTICMALAYA BOB MARLEY.. FUCKING REFS WALIGI WAXBA MA FAHAMAYAAN..AFSOOMALI URAYA O ADUUNKU OGAYN AYAA ADUNKI KA REEBAY.. SHIT.
Name : NO BOOZE:AFSOOMALIGA WEEYEH KHATARTA UGU WEYN EE SOMLD
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
KHATARTA UGU WEYN EE SOMALILAND HORTAAGAN WA AFSOOMALIGA.. IYO WADAAD XAAR LA FADHIYA MASJID IYO KUWO KALEH O LA YIDHI URUR DIMEEED IYO FUCKING DIMEED AYAY KU DHAWAQEEN.. IYO TUUG AFSOMALI ISTICMAALAYSA.. WA WAXA PROBLEMKIINU..MARKA WADANKA FURFURA.. ENGLISH KU HADLA.. TUUGTANA MEESHA KA SAARA IYO WA INA LAGU DARA DISTOORKA INA LA DHISAYO MAKINISADO IYO TEMPLE LOOGU TALAGALAY DADKA BUSINESSKA U IMANAYA SOMALILAND.. INA MEESHI KU TUKANLAHAYEEN LO SI DIYAARIYAY.. MARKA FUCKING DIMEED IYO WADAAD XAAR LA FADHIYA MASJID WA JOOGANAYSA SHEEKADASI.. FUCKING SHIT.. IDINKA WAXAN ISKU KEENAYA.. SHIT.. REFS FOQAL REFS..
Name : NO BOOZE
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
CARABTI WA ARAGTAY INANAY IDINKA MARMAYNIN O WA TIMID.. AFRIKADA AYA LO BAHANYAHAY INA SHEEBADA LA GASHADO.. AFRIKADUNA WA EMOTIONAL WAANA INA LAGASO MARA DHINACA CUNSURIYADA CADAANKU KU HAYAAN MADOWGA.. MADAAMA DADKA AFRIKA AY SI FIICAN ARINTA UGU DHEG TAGAYAAN WA INA LO SAMEEYAA INA SOMALIA TAHAY NIGGERKA CADAANKU KU SHAQAYSTAN SOMALIALND TAHAY THE BLACK PEOPLE KALSONIDA LEH EE CADAANKA U JILIB DHIGA.. MARKAANA SAMEYA A SOMALIALND BOB MARLEY O MEESHA EMOTIONAL MESSAGA KU QASBADA AFRIKA SIDAY U DHANTAHAY.. IDINKANA WAX AYDU FAHMAYSAAN JIRIN.. WAXAYDU TIHIIN CLOSE MINDED IYO AFSOMALI FUCKING A O MEEL U TAGAYO JIRIN O KACAANKI FUCKINGA AFWEYNEH MEEESHA KEENAY AYAYDU WELI SIDI U DABASOCOTAAN.. KACAANKI WEEYEY WAXA WELI IDIN HAYSTA.. MA TIHIIN OPEN MINDED.. FUCKING REFS FOQAL REFS..
Name : NO BOOZE: DAGAAL PSYCHOLOGICAL AYA LO BAHANYAHAY
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
DAGAAL CID SOMALILAND WAX KAGA QAADAYSA MA JIRTO.. WAXA MANTA JOOGA DAGAAL POLITICAL IYO MID PSYCHOLOGICAL.. MARKA WA INAYDU QADAAN DAGAAL PSYCHOLOGICAL.. CIDA LAGU QAADAYO WA EAST AFRICA IYO AFRIKADA KALEH.. WA INA U SO BAXA BOB MARLEY YAR O SOMALILANDERA O MUSIC SI FIICAN U YAQAANA O SOUTH SOUDAN IYO UGANDHA KA HEESA O ADDIS KA HEESA O NAIROBI IYO DAR ESSALAM KA HEESA O KA HEESA HARARE EE CASIMADA ZIMBABWEH.. WANA INA LO HELA CIDI KA YAR EE BOB MARLAHA SOMALILAND TABARARI LAHAYD ISAGA IYO KUWA U TUMAYA MUSIC .. WAANA INAY YAQANAAN SIDA LO TUMO MUSIC REGGAE EE LAGU KICIYO DADKA MADOW.. O GUITAR IYO WAX KASTA YAQAANAN SIDA LO TUMO O MARKAANA AY AFRIKADA MASKAXDA KA QABSADAAN O QIIRO GALIYAAN.. MARKAANA HEESIHI BOB MARLEY IYO KUWO SOMALILAND LOOGU TALAGALAY KU HESAAN.. MARKA AFRIKADU WA EMOTIONAL EE DHINACA KA MARA.. FUCKING SHIT.

[ Reply ]



Name : wanlaweyn
Subject : Re : ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
30-Sanaad ku haysiin Jamhuuriyad iyo na Ictiraafa .......waali sow maahan inaadan wali.jawaan bariis ah ayaa idin dhaama maxaa yeelay waxaan ka fahmay hadalkiisa war meesha naga saara!!!!! waa runtiis ee meeshaan ka baxa!!?

Name : No booze
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
Waar afsomaliga Somaliland Ayana fahmaynin ayaan u malaynaya , saga saara waxa looga jeeda kursigan ay tuugta waweyn Ee Somaliland ku washeen Ee madaxweynimada saara muse bixi o hoyadiin walaweyn kaso saaridoona xafaada fuckingka hargeisa o mastafurindoona .. Fuckingka shit afsomaliga wa luqad dayeer markeeda horeba markasa afsomaliga walaweyn Iyo Somaliland u bahanyahay Ina fucking turjubaano lo kala qabto .. Fucking shit .. Anagu waxanu aaminsanahay Ina afsomaliga u yahay waxa Somaliland ka hortaagan aqoonsi caalamiya o ay hesho taana Sida wax looga qabanayo ayaanu xisaab mathematics ku hayna si ka geela ilaalinaya Iyo islaanta canalayda loogu imaado iyago English daadinaya .. Fucking shit
Name : Cali
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
Walaweyn

adigu markaad ICU da ka baxdo hadal
Name : NO BOOZE
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
HEY CALI, INAGA HALKA IS DHIGNAY, WA INA LA SAMEEYA MASS EDUCATION IN ENGLISH LANGUAGE IN SOMALILAND.. MARKAANA ONE OR TWO SOMALILAND BOB MARLEY MEESHA KASO BAXAAN O ENGLISH KU HESAAN SI MARKAANA AFRIKADA EMOTIONAL SUBLIMINAL MESSAGE MASKAXDA KAGA QABSADA O KU HEESA HEESIHI BOB MARLEY.. MARKAANA BULSHOYINKA DHALINYARADA EAST AFRIKA AYA DAWALADAHOODA KU QASBIDOONA INAY AQOONSADAAN SOMALILAND.. WE NEED TO CHANGE SOMALILAND LANGUAGE TO ENGLISH AND SING IN ENGLISH THE REGGAE MUSIC MASKAXDA LAGAGA QABSADO DADKA MADOW.. TAASANU U BAHANAHAY.. DADKA MADOWNA ENGLISH LANGUAGE IYO REGGAE IYO BLACKNESS CIDA U OLOLAYSA AYA SI FIICAN UGU SUXAAN.. SAMEEYA ONE OR TWO BOB MARLEH IN SOMALILAND.. THAT IS IT.. DADKA AFRIKADU WA EMOTIONAL EE HALKA HA LAGA MARO.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne.
Date : 2017-04-09
HEY CALI, WE CAN DO EASILY AN ENGLISH LANGUAGE REVOLUTION.. WAAR LUQADA ENGLISHKA AYAANU SI FIICAN U BARIKARNA MEESHA.. WAANA WAXA QUDHA EE MEESHA HORTAAGAN.. WAXAY WELI DABASOCDAAN EH FUCKING AFWEYNEH KACAAN.. WAANU FAHAMNAY DADKAN EE NAGU DAAYA ANAGA.. FUCKING SHIT.. ENGLISH FUCKING SOMALI DICTIONARYO AYAANU U SAMAYNDOONA.. IYO ENGLISH GRAMMAR IYO TVYADA SOMALILAND NATIONAL TV O QAYB ENGLISH LEH.. IYO QOLADA ENGLISHKA AYAANU KA SO KIRAYSANDOONA SHOWYADA EASTENDER IYO CORONATION STREET EE ENGLISHKA LAGU BARTO.. WAAR WAANU U FIKIRIDOONA.. SHIT.

[ Reply ]


Pages : [ ducaqabayaal ka dhiidhiyey daandaasiga shoodhe af-weyne. 1 ]