Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.

dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.

News


 http://content.presentermedia.com/files/animsp/00002000/2483/carrying_question_pa_md_wm.gifhttp://www.warkii.com/wp-content/uploads/2017/03/Farmaajo-iyo-Uhuru-Kenyaata.jpgDawladda Kenya ayaa DF-da ( Dawladda Faashilka ) Somliya kaga baxday heshiis ay dhawaan wada galeen. Madaxweyne Kenyata oo noqday ninkii u horreeyay ee dhabarka ka toogtay Farmaajo.







https://i.ytimg.com/vi/rfjI2CFp3W4/hqdefault.jpgDawladda Kenya ayaa jebisay heshiis dhinaca duulimaadka ku saabsan oo ay dhawaan Magaalada Nayrobi kula gashay Madaxweynaha Somaliya Mr. Farmaajo. Heshiiska ayaa waxa kala saxeexday Madaxweynayaasha Kenya iyo Somaliya.

Heshiiskaas ayaa dhigayay in Kenya joojiso duulimaadyada ka taga Muqdisho ee dalkeeda u socda ee sii mara Wajeer oo aad loogu baadho islamarkaana duulimaadku si toos ah u tago Magaalada Nayrobi, waxaana maalmo ka hor Muqdisho ka baxday diyaaradii u horaysay oo toos u tagtay Nayrobi.

Hase-yeeshe duulimaadkii 2aad ee shalay ka baxay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Kenya ku amartay in diyaaraddu sii marto Magaalada Somalida lagu dhibaateeyo ee Wajeer. Talaabadan ayay Kenya qaaday iyada oo aan soo wargelin DF-da Muqdisho.

Talaabadan ayaa ah mid ay Dawladda Kenya dhabarka kaga toogatay Madaxweyne Farmaajo oo markii uu heshiiska soo saxeexay uu Ra'iisal-Wasaarihiisu kaga hor khudbadeeyay baarlamaanka in uu yahay heshiis guul ah oo ay dawladoodu soo hoysay.

Madaxweynaha Kenya iyo Madaxweyne Farmaajo oo markii ay diyaaraddii u horraysay ka tagtay Muqdisho kana degtay Nayrobi barahooda twitterka ku soo qoray hadalo ay ku sheegayaan in heshiiskii duulimaadku hir galay ayaan wax dareen ah shalay ka bixin isbedelkan soo kordhay.

Laakiin idaacadaha Muqdisho ayaa shalay aad u qaadaa dhigay, waxaanay warbaahintu ku tilmaantay dhaawicii u horeeyay ee dalalka jaarka la ah Somaliya ka soo gaadhay Madaxweyne Farmaajo, waxaana la eegayaa in isbedelkan duulimaadka ku yimid uu ku koobnaado diyaaradda shalay iyo in uu noqdo mid saameeya duulimaad kasta oo sii mara Wajeer oo ay dadka Somalidu aad uga cawdaan.

Media

Posted on Wednesday, April 05 @ 14:53:21 UTC by admin



dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia. - dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Galbeedi
Subject : Re : dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-05
Somaliwallaweyn is ma maamuli karaan
Sidaas awgeed waxaa habboon in Somaliwallaweyn lagu celiyo XUKUNKII TALIANIGA MUDDO 30 SANNO si ay u noqdaan BANI-AADAM (SI LOO BARO DADNIMADA ).


[ Reply ]



Name : XYZ
Subject : Re : dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-06
Diyaarad siday rakaab oo ka baxday magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Somaliya kuna wajahnayd magaalada Nairobi ayaa lagu amray inay soo marto garoonka diyaaradaha ee magaalada Wajeer.

Dawlada Kenya ayaan wali shaacin sababta keentay in diyaaradaasi lagu amro inay ku degto magaalada Wajeer, balse waxa jira warar soo baxaya oo sheegaya in rakaabkii diyaaradaasi lagu soo baadhayey garoonka magaalada Wajeer.

Qaar ka mid ah dadkii rakaabka ahaa ee la socday diyaaradaas lagu amray inay soo marto garoonka diyaaradaha ee Wajeer ayaa waramay qaabka ay wax u dhaceen, waxaanay sheegeen in lagu amray diyaarada inay ka degto garoonka Wajeer, iyaga oo xusay in wakhtigii ay ka baxayeen magaalada Muqdisho loo sheegay inay toos uga dagi doonaan magaalada Nairobi oo ay u socdeen.

Sidoo kale qaar ka mid ah rakaabkii diyaaradaasi saarnaa ayaa ka codsaday madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Xasan Cali Khayre inay ka hawl galaan sidii ay arintan wax uga qaban lahaayeen.

Waxa jira heshiis ay dhawaan wada galeen madaxweynayaasha Somaliya Iyo Kenya kaas oo sheegaya in duulimaadyada ka imanaya magaalada Muqdisho ay si toos ah uga dagi karaan magaalada Nairobi iyaga oo aan lagu sii baadhin garoonka magaalada Wajeer kaas oo la hir geliyey, balse haatan waxa soo baxaya amaro ka imanaya dhinaca dalka Kenya.


[ Reply ]



Name : Miskiin
Subject : Re : dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-06
Maxaa loo ogaan waayay cidda ka danbeeysa qaraxyada ka dhacaya Muqdisho oo aan ka fogayn AMISOM.

Daawo, Qarax gilgilay Muqdisho + Meydka daadsan Dhulka & Dhaawaca tiro beelay.

https://www.youtube.com/watch?v=VeAGfi46IQk


[ Reply ]



Name : Wallaweyn
Subject : Re : dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-06
Baarlamaanka Muuqdishi ayaa maanta ka doodaya Mooshin ka dhan ah Saldhiga Imaaraadka Carabta ee Berbera/Somaliland.

Xildhibaanada Baarlamanaka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ka doodaya mooshin ka dhan ah Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Magaalada Berbera, kaddib markii Guddoonka Baarlamaanka dhowaan loo gudbiyay mooshinka.

Mooshinkan oo todobaadyadii u dambeeyay diyaarintiisa ay ku howlanayeen Xildhibaano badan ayaa sida muuqata waxay sare u sii qaadi doontaa xiisada diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa horay uga digay heshiiskii Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee dekeda iyo dhismaha Saldhig Milateri, iyadoo Imaaraadka uu sii xoojinayo galaan-galkiisa ku aadan la macaamilka Maamulada dalka.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa xaqiijiyay in ajandaha kulanka maanta uu qeyb ka yahay mooshin laga keenay Saldhiga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera, waxaana la filayaa in Xildhibaanada dood kulul ka yeeshaan, kaddibna gaba gabada ay noqoto mid cod loo qaado mooshinkan.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay uga soo hor-jeesatay heshiiska Imaaraadka Carabta iyo Somaliland ee saldhiga Milateri ee Berbera, waxaana lagu tilmaamay inuu yahay heshiis halis ku ah Midnimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo bishii February booqasho rasmi ah ku tagay Sacuudiga, ayaa Madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlay sidii Imaaraadka carabta ugu qancin lahaayeen inay ka baaqsadaan saldhiga milateri ee ay ka dhisanayaan Berbera.


Maamulka Somaliland oo horay ugu dhawaaqay inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale ayaa sheegay inay yihiin dal madax banaan oo xaq u leh in heshiisyo la galo Shirkadaha caalamiga ah

Name : Hayaan
Subject : Re :dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-07
ADENYABAAL :Waaryaa walawey labadeenuba waxaynu caan ku noqonay natiijada musuqii Aftidii 1961 Taas oo Somalia rumaysatay in ay ku xalaalaysay in uu jiro wadan loola baxay Jamhuuriyada Somal

WALAWEYN: Yeelkadeeda anigu musaqaa aad sheegayso magacbaan ka helaye in muddo ah ayaa la i hadal hay

ADENYABAAL: oo miyaanad ka baqanayn in maxkamad caalami ah lagu soo taago

WALAWEYN: oo maxaa la isoo taagi kuwii xasuuq gaystayba waata Somaliland laga tahniyadeeye.Inkasta oo ay anniga i inkaareen waxaan mar walba xasuusta Ilaahi walaweyn wabiga ku rogo.
adigase naanaysbaa ku raacdoo qofkii musuq sameeyaba waxaa la yidhaa was Adenyabaaliye



ADENYABAAL: waxba hayna kala gurin labadeenuba waxaynu astaan u nahay daacad darada aynu kula dhaqano Somalilan

[ Reply ]



Name : Axmed
Subject : Re : dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-06
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta lagu wadaa inuu ku saxiixo magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta Heshiiska Dekeda Boosaaso loogu wareejinayo Shirkadda DP World.

Heshiiskan ayaa noqonaya kii labaad oo shirkadda DP kula wareegto Dekedaha ku yaalla Soomaaliya, iyadoo dhamaadkii sanadkii hore sidan oo kale heshiis lagu wareejinayay Dekeda Berbera la saxiixatay Maamulka Somaliland.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo maalin ka hor ka ambabaxay magaalada Garowe ayaa sheegay inuu Imaaraadka u tagayo dhameystirka heshiiska Dekeda Boosaaso, isagoo caddeeyay heshiis kasta oo maslaxad u ah dadka iyo dalka ay galayaan.

Shirkadda DP World ayaa isku dayeysa inay maamusho qaar ka mid ah dekedaha istiraatiijiga ah ee Soomaaliya, iyadoo horay looga soo eryay Dekeda Jabuuti oo muddo gacanta ku heysa.

Imaaraadka Carabta ayaa fara gelin toos ah ku haya Soomaaliya, isagoo maamul goboleedyada dalka ula macaamilaya sidii dowlado madax banaan oo kale, waxaana dad badan oo falanqeeya siyaasada ayaa sheegaya in qorshaha Imaaraadka uu wado ay tahay mid uu ku kala qeybinayo dadka Soomaaliyeed, lidka ku ah midnimada Soomaaliya.

Name : Armaajo oo ay soo nacnacayaan
Subject : Re :dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-07
Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn uga wal walsan magacaabidii shalay uu sameeyay madaxweyne Farmaajo ee taliyaasha ciidamada iyo duqa magaaladda Muqdisho uu ku magacaabay.

Aqoonyahan Maxamed Caalim oo kamid ah dadka sida weyn ula socda siyaasadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ka sheegay inuu ka wal walsan yahay in Soomaaliya ay iska qasaarisay afar sano oo dheeraad ah kadib magacaabidii taliyaasha cusub.

Waxaa uu sheegay inuu aad ula yaabay in madaxweyne Farmaajo uu xilalkii ciidamada qaranka ugacan geliyay rag ku fashilmay siyaasadda ciidamada taasna aysan aheyn wax uqabasho dadka dhibaateysan ee ay tahay qancinta saaxiibadiis.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO WAREYSIGA
Aqoonyahanka ayaa sheegay in hadii madaxweyne Farmaajo uusan waxba ku qaban 60-ka maalin ee uu xaalada deg deg ah geliyay dalka ay ka dhigan tahay in Soomaaliya aysan sugin balanqaadkii uu sameeyay.

Inta badan taliyaasha ciidamada la magacaabay sida Nabad Sugidda, Militeriga, abaanduulaha iyo booliska iyo asluubta ayaa dhamaantood xilalkaas horey usoo qabtay, halka duqa magaaladda Muqdisho loo magacaabay qurbe jooge dhalinyaro ah oo aan qibrad wanaagsan ulaheyn howlaha maamulka.


Nagala Soo Xiriir

[ Reply ]



Name : NO BOOZE: WAAR DADKANI WAALANA
Subject : Re : dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-07
WAARYADAHEEN MAXA IDIN WARERIYAY, MIYAYDAAN FAHAMSANAYN INA WAXAN SOMALIA LA YIDHAHDA U YAHAY WAX XAARAN A.. HABLIHI WALAWEYN EE TORONTO JOOGAY AYA SIDI GAALADA IYO TALYAANIGU U FUULAY AYA WAXAY WADA QAADEEN CANCERKA ILMAGALEENKA.. DAKAASAYDU LEEDIHIIN WA DAD O DAWLAD AYAY YEELANAYAAN.. WAAR DADKAN GAALADI AYAY FAHAMTAY INAY YIHIIN DAD DHAQAN U LEH DHILANIMO O TALYAANIGI BARAY.. MARKA WAXA LA DOONAYA INA LAGU GUMAYSTO WADANKOODA EE IDINKU FARAHA KA QAADA O SHAQO HA KU YEELANINA.. KENYA IYO DADKI WAX KALA FAHMAYAY DHIBATADOODA AYAY ISKA ILAALINAYAAN.. DAD AAMINLAHAYN CID AAMINAYSA MA JIRTEH WA KALEH MIYAYDU HAYSAAN??? FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE

Name : NO BOOZE O TU TALYAANIYAD A U HANJABAY
Subject : Re :dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-07
WAAR WALAWEYN AYAYDU KA HADLAYSANEH.. TALYAANIDI CANADIANKA AHA EE IYAGA KUWI FUULAY KA TAFIRMAY AYAANU UGU HAJABNAY SHAQADA O KU NIDHI ANAGA BRITISH SOMALILAND AYA NALA YIDHAHDA EE KUWAYDU FULIJIRTEEN EE IDINKA CIYAALASUUQNIMADIINA YAQANAY ORODO U DOONO MEESHA DIXON LA YIDHAHDO.. INLEEN ANAGU TALYAANI MA NAQAANO SHAQANA KUMA LIHIN.. EE QOLADA ENGRIISKA YAANU IS YARA NAQAANAY O MARKI DAMBENA FARAHA ISKA QAADNAY O MARKA ANAGU DHAQAN IYO TALO AYAANU LEENAHAY EE MA NIHIN LOST MOTHERFUCKER O TALYAANI ISU HAYSTA.. FUCKING SHIT.. NAGTAASI SHAQADAYDA BAY JOOGTA O ILA MAANTA DADKI SHAQADU WAXAY IS WAYDINAYAAN WAXA MEESHA KA DHACAY.. FUCKING SHIT.. IDINKUNA WALAWEYN AYAYDU KA HADLAYSAN.. SHIT..
Name : NO BOOZE: WAAR EISENHOWER MEESHA NAGA SAARA
Subject : Re :dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia.
Date : 2017-04-07
WAAR WAXBA IDIN DHIMANEH NINKA GENERAL EISENHOWER MEESHA NAGA SAARA INTAYDU KOLBA WALAWEYN IYO FUCKINGWEYN KA HADLAYSAAN.. MAXA IDIN WAREERIYAY.. SOMALILAND CIDA FATAALNIMADA U MALAYGAYSA MA WALAWEYNBA MISE GAALADI KALEH O SO ADEGSANAYSA WALAWEYN?? KNOW YOUR REAL ENEMIES.. WALAWEYN WA NAAG WALATAY O LASO ISTICMAALAYO SI SOMALILAND LO WAREERIYO O WAKHTIGA LOOGA RIDO.. MARKA NINKA GEN EISENHOWER AKA MUSE BIXI MEESHA NAGA SAARA .. ANAGA MARKA GALADA IYO WALAWEYNBA SARAJOOGA KU FUULIDOONA.. FUCKING SHIT.. WAXBAANU ARAGNAY.. WALAAWEYN AYA WELI LAGA HADLAYA.. WAAR HABLIHI WALAWEYN EE TORONTO AYA NOQDAY PROSTITUTE O GAALADI KA DHARAGTAY.. MA DADKAASA DAD A AYAYDU NAGA DHAADHICINAYSAN MIYA?? LOOOOOOOOOOOOOL..

[ Reply ]


Pages : [ dawladda kenya oo cuucadaysay df-da somalia. 1 ]