Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Sir. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Basaas DalacayArday Reer Somaliland ah Guulo soo hooyeyXidigaha Geeska: "Qudhaanjoye Ku Quuso"!!JSL Iyo Somalia + Mooshinka Saldhigga Millatary Ee Magaalada Berbera.Dagaal Caalami Ah Oo Laga Digay.Urur-Diineed Xabsiga Lagu Wada Guray Hargays.Waraysi: "Somaliland Waxay Xor Ahayd Somalia Oo Talyaani Gumaysto".Dawladda Kenya Oo Cuucadaysay DF-da Somalia.Qodobo Laga Gaadhay Shir Dawladda JSL Iyo Kooxda Khaatumo Uga Socday DJabuuti.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.

mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.

Opinion


 http://www.allxiiso.com/wp-content/uploads/2016/09/Somaliland-Dalalka-Itoobiya-iyo-Kenya-haka-faa%E2%80%99iidaystaan-kala-qeybinta-Somalia.jpgBeating GIF - Find & Share on GIPHY Xildhibaan Dheeg oo gabay ku karbaashay Xamar & wixii u hanqal taagayaba.








http://www.animatedimages.org/data/media/691/animated-turkey-image-0046.gifMaqal iyo Muqaal: Xildhibaan Dheeg oo gabay ku karbaashay Xamar & wixii u hanqal taagayaba...

 https://d13yacurqjgara.cloudfront.net/users/567973/screenshots/2676768/arrow.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=BGgg9CaHL7Y

Sxb-da Safka-hore JSL.

Posted on Saturday, April 01 @ 18:18:51 UTC by admin



mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan. - mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : WARBIXIN: DF Soomaalia oo 3 Qodob ka faa’ideysa Saldhiga M
Subject : Re : mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-02
http://baahin.net/warbixin-df-soomaalia-oo-3-qodob-ka-faaideysa-saldhiga-militeri-ee-muqdisho/#comment-772

WARBIXIN: DF Soomaalia oo 3 Qodob ka faa’ideysa Saldhiga Militeri ee Muqdisho
Apr 2, 2017 - 1 Jawaab

Dowladda Turkiga ayaa bishan gudaheeda waxa ay magaalada Muqdisho ka furan doontaa amaba xarigga ka jari doontaa saldhig aad u weyn oo tababarada ciidamada ah, waxaana kahowlgeli doona saraakiil Turki ah.

Hadaba saldhiggan ayaa wax badan u qaban doona dalka, waxaana jira faa’idooyin badan oo lagu qabi doono, iyadoo dadka qaar laga yaabo iney moogyihiin.

Faa’idooyinka:

Soomaaliya oo hesha awood ciidan

Karaamadii dalka oo s oo laabata

Dhaqaale ku aadan ciidamada kale ee dalka lagu tababaro

Turkiga ayaa ah dal aad saaxiib dhow ula ah Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda, waxayna dadku aad u jecelyihiin dowladdaan oo waxtar hagar la’aaneed shacabka la garab istaagtay.

Name : Ilayn doqoni
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-02
http://baahin.net/daawo-sawiro-dowladda-turkiga-oo-muqdisho-uga-farxiyay-52-gaari-warshado/
Name : Dawlad.
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-02
Turkigu ma aha dawlad leh awood iyo itaal ay ku samayso saldhigyo milatery oo aan lala ogayn [ maraykan ] sida Imaaraadkar - UAE. Hadaba dawladaha Somalidu ( DJibouti, Somaliland, Somalia } si fiican ha uga badheedheen in ay si toos ah wax ula qabsadaan gacanta koowaad ee aanay indhosarcaad gacmaha labaad.
Name : waxay faqashtu ku sheegtay SIR CULUS
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-03
Qorshihii shoodhe Afweyne ee u gacan hadaanta haldoorka Somaliland oo xawli ku socda,qorshaha oo isugu jira lacag iyo shaqooyiin loo magacaabo, laakin marka muraadkooda laga gaadho la soo tufi doono, faqashtu waxay faafinaysa in inan uu dhalay Faisal Cali waraabe oo Safaarada Ingriiska u shaqaysa loo magaacibi doono safiir u fadhiya Kenya


http://baahin.net/xog-codmd-farmaajo-oo-xil-culus-u-magacabaayo-gabar-oo-dhalay-feysal-cali-waraabe-oo-hada-kusugan/
Name : Sir Cules
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-04
Love the cow, and not destroy it.
احلب البقرة ولا تخريب
Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-04
Yaa Somalilanders,
Hadal badan looma baahna ee waxa loo baahan yahay in la ogaado xogta ku duugan in dawlada UAE ay Somaliland ugu soo hilooday. Hadalkan aan qoraayo waa xaqiiqo biyo kama dhibcaana waa sababta keentay in Imaarada ku soo dhiirado in uu maalgashi aan xad lahayn Somaliland ka sameysto.
Waana tan sirta ku duugan:
Sanadkii 2002 - ayaa shirkad Fransiis ah oo fadhigeedu yahay Dubai waxay survey ka sameeysay bada "Gulf of Aden". Runtii markaasi sahanku wuxuu ku koobnaa oo keliya xuduuda bada ee Yaman, laakin waxay sahankii la galay xuduuda Somaliland, halkaasi oo ay ka heleen Saliid jiifta badeena Somaliland waxaanay ka soo qaadeen sawiro lagu daawaday huteel weyn oo ku yaala magaalada dubai. Isla markaasi waxay dawlada Imraadka iyo Shirkado ku hesheeyeen in aan xogta laga helay bada Somaliland aan la shaacin. Sida aan ku helay warkan, waxa joogay nin u dhashay dalka maraykanka oo ahaa Broker saliida imaaradka ka iibiya dalka Vitnam oo goob jooge ka ahaa. Ninkaasi oo nagu soo booqday shirkad aan ka shaqeeyo oo saxiibkii ka yahay madax, ayaa igu yidhi - Are you Sudani, waxaan ugu jawaabay No, I am not. Then he said, are you from Somali? Again, I told him I am not Somali but a Somalilander.

Halkaa ayey sheekadan kor ku qoran ka timi - waana tii ay Somaliland sugeysey, dawlada UAE waxay daba socotaa shidaalkan ceegaaga badeena oo in yar oo keliya u jira Magaalada Berbera.

Ax Yaa Wadani
Name : NO BOOZE
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-04
XEEBTA SOMALILAND WA 24 NOTICAL MILES CIDI SO GALIKARIN IYO 200 NOTICAL MILES CIDI WAX MACDAN KA GURANKARIN.. HADA PETROL KU JIRO CID TAABANKARTA MA JIRTO .. WALA UAE WALA CID KALEH.. UAE WAXA SHAQADEEDU TAHAY INAY DEKEDA BERBERA DHISTO O KA SHAQAYSATO IYO INA SALDHIGA MILITARY LA SIIYAY AY KU ILAASHATO DEKEDA SOMALIALNDNA CIDANKA BADA KA DHISTO.. INTASA UAE KA KHUSEEYA MEESHA.. SHEEKADA INAN FAISAL CALI WARABEH DHALAY AYA NOQONAYSA SAFIIRKA KENYA WA ARIN FAISAL CALI WARABEH U TAALA.. MEESHANI FARAHA AYAY KA BAXDAY MARKA DAD ENGLISH KU HADLAYAA IMAADO AYA LAGU HEESIDONA "DAMN CRAZY, WE ARE GONNA CHASE THOSE CRAZY BALLHEADS OUT OF TOWN".. SOMALILAND WA ENGLISH.. QOLADA UK EE KIBIRTAY BOB MARLEY AYA LOSO KAXAYSANAYA O LA ODHANA MEESHA FATAALNIMADA LA DHAAFA.. ANAGU WA ISNAQANEH.
Name : Runsheeg
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-04
Ma xashiish cabaan ahay markaan Xodayo dhaan geeyo
ma ilaah baa igu xukumay xaaladaa aniga

[ Reply ]



Name : No booze o ka hadlaya arimo xasasiya si fiican u akhriya
Subject : Re : mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-05
First waxanu shegayna inanu dhayalsanay ninka sacad Cali shireh.. ninka sacad Cali shireh raaligalin ayaanu ka bixinayna intaanu dhayalsanay .. nin la dhayalsankaro ma aha..

Second - wax weyn o somaliland laga fahmin aya jirta , somaliland dhinaca culture iyo heesaha mar kasta Somali ayaydu heestaan o English qof qudha o ku heesa ma Jiro waana waxa walaweyn idin dhaaftay dhinaca social media.. afrika iyo east afrika waxa ku filan Ina la so jiito nin qudha o bob Marley noqda o somalilander a o ku heesa afrika unite iyo Zimbabwe iyo top ranking iyo heeso kaleh o sida bob Marley u samaysan o Somaliland lagu horumarinayo o English a o la leeyahay somaliland wa pro Africa halka walaweyn ay tahay talyaani iyo turki... taasi ayaydu fahmiwaydeen.

No booze

Name : No booze: mid yar English ku heesaya o bob Marley smld samee
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-05
Waar waxaydu sameesaan mid yar o English daadinaya Unaso qaabta cid music iyo heeso u sameessa o lacag galiya o so saara .. markaana ha ku heeso heesihi bob Marley kuwo eeg iyo Kuwi bob Marley markaana buubuniya o ka dhiga inu khatar ka yahay somaliland markaana ha ku heeso heesihi xaile salaseh lo qaaday iyo kuwo kaleh ee afrika bob u qaaday markaana sameeya nin heesaya o hablaha yar yar ee Ethiopia iyo Uganda iyo Kenya ku washaan o celebrity a o weliba leh cod o heesa khatar a o music reggae khatar ku a .. marka publicity dhinaca culture ha u noqdo somaliland o sheekadani heesaha Somalida ee loser ka ka baxa because so far afrika wax saxiib idinma keenin waxasso dad heesaha .. English ku heesa o Barta sida lo tumo real guitar o ka baxa this joke ee piano uraya iyo afsoomali si aydu Uga heestaan Ethiopia iyo Kenya iyo Uganda iyo Tanzania .. wa Ina dawladu samaysta koox khatar a o guitar tumayssa o ka heesta wadamadassi.
Name : No booze: waxaydu fahmikawaydeen how win heart and mind
Subject : Re :mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan.
Date : 2017-04-05
Waxa aydu fahmikariladihiin sida lo wingareeyo the heart and mind of east Africa o halka fadhida o English ku wada hadlayssa o cid so jiidata o qudha u bahan o weliba walaweyn ay ku noqotay argagixisso iyo budhcad iyo fucking somaliweyn fuckingweyn o la nacay.. waxaydu garankariladihiin anaydu yara samaysaan a cultural campaign o ku wajahan east afrika markasaydu ku dhagantihiin afsomali iyo af dayeer .. shit

Imika markaydu Economy ficnado english language saara culays si meesha English lo barto .. markaana east afrika English ku qabsada..

[ Reply ]


Pages : [ mar i dage alle ha dago. mar labaad i dage anaa dagan. 1 ]