Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!

jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!

Opinion


 http://www.arabturkishtravel.com/wp-content/uploads/wow14-attg.gifhttps://us.123rf.com/450wm/blamb/blamb1407/blamb140700504/29636470-two-drunk-cartoon-men-have-a-conversation-in-a-pub.jpg?ver=6Murtida Todobaadka (2): Turkigu dhexdhexaad uma aha Somaliland & Somalia.
 'Ismoog Udbihiibay Aslaysaa Ismana oga'. JSL ha joojiso ergeynta Dawladda Turkigu ka dhex wado J. Somaliland iyo Somalia, oo ha la eryo wakiilkooda ka tirsan Safarada Turkiga ee  Xamar,  









http://www.arabturkishtravel.com/wp-content/uploads/wow14-attg.gif
'
Yaa u sheega ....Yaa Ogeysiiya....Alla Yaa u Sheega.....Ismoog Udbihiibey Aslaysaaye Ismana oga"

Image result for enemyWaa murti ka soo maaxatay abwaankii weynaa AHUN Cisman Adan Xuseen ( Cisman Askari ) oo tilmaamaysa dabinnada nacabkaagu kuu maleegayo ee laga war la'yahay ama aan la dareensaneynba.  

Dawladda Turkigu waxay la safan tahay ama ay la jirtaa Somalia.
   
Dawladda Turkiga oo afduubtay wadahadalkii u dhexeeyay J. Somaliland iyo Somalia waxa ay mabda'iyan ka soo horjeedaa qaddiyadda madaxbannaanida J. Somaliland. Wada hadaladaas oo madhaleys noqday waxa sidaa ka dhigay oo ugu tala gashay Dawladda Turkiga iyo cadowgeena, si loo niyad jebiyo JSL oo qadiyadooda loogu eekaysiiyo mid aan suurta gal aheyn... Sidaa daraadeed sinaba Turkigu dhexdhexaad ugama noqon karo wadahadaladeena oo dhinac buu la safan yahay.   

Taasna waxa sabab u ah ka qarnaqa xaqeenu Turkiga laftooda ayuu saameyn weyn ku yeelanayaa. Turkigu wuxu cadaalad darro iyo cabudhin ku hayaa qoomiyado kala duwan oo aan ogoleyn xukunkiisa oo ay ugu mudan yihiin Kurdiyiintu. Xasuuqii ka dhacay J. Somaliland ee uu hororkii Af-Weyne gaystay mid la mid ah ayey Turkigu u gaysteen qoomiyadda la yidhaahdo Armenians, dagaalkii koowaad ee dunida. Si la mid ah sida Somalia ayuu Turkigu u dafirsan yahay in gumaadkaa ay gaysteen. Dhiigyacabyadii falalkaa fuliyey wuxuu u haystaa halyey qarran. Taasina waxay la mid tahay sida Somalia ay Maxamed Cali Samatar iyo kuwii la midka ahaa oo uu ku jiro Morgan ay dhankooda geesiyayaal ka yihiin.   

Dawladda Turkeya waxa mucaawimo badan ay siisaa Somalia oo ay ugu horeyso ta millatariga. Milatariga Somalia waxa loo sameysanayaa waxa ka mid ah waxyeeleynta J. Somaliland. Taa bedaalkeeda Dawladda Turkey waxa ay sacabo guudkood inoo saaraan cad-quudheed aynaan gayin.  

Gunaanad:
 

JSL dhamaanteen, shacab iyo xukuumadba, waa in xidhiidhka loo jaraa Dawladda Turkiga. Haddii Somalia wada-hadal lala yeelanyo waa in ay ka ergeeyaan dawlado dhex-dhexaad ka noqon kara arrimaha la isku hayo oo wax fahamsan taariikhda labada dal.   

 Allaa Mahad Leh   

Sxb-da Safka Hore

Posted on Saturday, April 01 @ 15:14:18 UTC by editor



jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!! - jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hayaan
Subject : Re : jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-01
waxaad i xasuusisay heestii isma og Xasan iyo shankaroon

https://www.youtube.com/watch?v=mICUMbCQ1ZU

Name : Hayaan
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-01
Turkiga iyo Somalia waxay ku guulaysteen in ay majaro habaabiyaan,wada hadaladii Somaliland iyo Somalia,waxayna ka dhigeen sidii wda hadalada bariga dhex,
Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Siiraanyo waxay ahayd in aanay marka horeba ogolaan in wadahadaladaa lagu qabto Turkiga.
shacabka Somaliland in badan aye ka qayliyeen wadahadladaas,dawladiina dhag umay dhigin.
caano daatayba dabadood la qabaye dawlado waa in joojisa wada hadaladaa oo beesha caalamka ka codsata in lagu celiyo wadan dhexdhexaad ah

[ Reply ]



Name : Ifiye
Subject : Re : jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-01
Anigu waxanan fahminba waxa laga fili karo dawalada Turkiga si badheedh5 ah u cadaysatay in ay aaminsantahay sidii loosoo cellin lahaa Somali Republic dii gabalkeed dhacay ee ay Somalia gawracday.
Mida kale Turkigu falalka uu wadankiisa ka fuliyo iyo ta uu wadamada jaarka uu ka fuliyo iyo tii uu hore u falayba waxa ay isku sumad yihiin tii Af_Weyne Barre.

Name : Jamaal
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-02
Turkigu waa axmaq awood military iyo mid dhaqaaleba leh, ciddii uu la coloobana wax yeeli kara. Sidaa awgeed, Somaliland waa in ay ula dhaqantaa si xeelad iyo diplomacy salaysan.
Name : dadweynaha
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-02
mudane jamaal

inta yadan golaha ku jirta adiga inoogu xogogaalsan maadama aad ku jirto xisbul xaakim ka ee kulmiye.

intaad tidhi oo dhanba waan kugu raacsanahay.
Name : Quruxdiisa Geel Dhalay
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-03
Turkigu siyaasadiisuu sheegtaa ee wax khaldan ma sameeyo, Somalilandna mpwqifkeeday shirka la tagtaa waana ku sax san tahay, Somaliyan mowqifkeeday sheegataa iyana waa ku saxsan tahay. Ilaa inta la helayo in Somaliya iyo Somaliland kala baxaan oo iyagu isla ogolaadaanna ma jirto dunida dawlad odhanaysa waxaanu ka shaqayanynaa sidii Somaliya laba dawladood u noqon lahayd.
Name : Hayaan
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-03
Waa runta Somaliland iyo Somalia labaduba mawqif ayey leeyihiin.
laakin Turkey dhexdhexaad kama aha, waayo Somalia wuu dhisaa hal bilyan oo Dolar ayuu ku qarash gareeye. wuxuu u dhisaya ciidamo suurta gelin kara in Somaliland lagu soo duulo. .
qaladka se waxaa leh dawlada Somaliland oo aan mawqif cad ka qaadaan sida Turkigu u dhaqmayo, xaalkii taagnaa in Somaliland iyo Somalia ay cadeeyaan sida xidhiidhkoodo noqon doona mustaqbalka. wuxuu noqday In Turkiga iyo Somalia waqtiga ku ciyaaraan ,oo laga shaqeeyo sidii loo burburin lahaa Somaliland


6. The Conference recognised the need for the international community to support any dialogue that Somaliland and the TFG or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations.

http://www.weedhsan.com/index.php/2554-warbixin-wada-ha6.

[ Reply ]



Name : WARBIXIN: DF Soomaalia oo 3 Qodob ka faa’ideysa Saldhiga M
Subject : Re : jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-02
http://baahin.net/warbixin-df-soomaalia-oo-3-qodob-ka-faaideysa-saldhiga-militeri-ee-muqdisho/#comment-772

WARBIXIN: DF Soomaalia oo 3 Qodob ka faa’ideysa Saldhiga Militeri ee Muqdisho
Apr 2, 2017 - 1 Jawaab

Dowladda Turkiga ayaa bishan gudaheeda waxa ay magaalada Muqdisho ka furan doontaa amaba xarigga ka jari doontaa saldhig aad u weyn oo tababarada ciidamada ah, waxaana kahowlgeli doona saraakiil Turki ah.

Hadaba saldhiggan ayaa wax badan u qaban doona dalka, waxaana jira faa’idooyin badan oo lagu qabi doono, iyadoo dadka qaar laga yaabo iney moogyihiin.

Faa’idooyinka:

Soomaaliya oo hesha awood ciidan

Karaamadii dalka oo s oo laabata

Dhaqaale ku aadan ciidamada kale ee dalka lagu tababaro

Turkiga ayaa ah dal aad saaxiib dhow ula ah Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda, waxayna dadku aad u jecelyihiin dowladdaan oo waxtar hagar la’aaneed shacabka la garab istaagtay.
Muqdisho

Name : Hagaajiye
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-02
CiidamadaTurkigu waxa ay si xaqdarro ah uga gudbaan xuduuda ay la wadaagaan Ciraaq iyagoo halkaa kusoo gumaada shacab masaakiin ah oo ay u adeegsadaan madaafiic iyo diyaarado, iyagoo taa sobob uga dhigaya in ay la dagaalamayaan ururka PKK ee u dirira xuquuqda Kurdiyiinta ku nool wadanka Turkey. Dawaladda sidaa sharciyadda u burburinaysa ee dadka masaakiinta ah laynaysaa ehel uma noqon karto in ay cadaalad ka taliso oo ay cid wanaag ku dhexdhexaadiso.

Turkiga halaga tashado wanaag umasoo wado JSL.
Name : Barwaaqo
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-02
Hayaan

Heesta aad sheegtay markaan ka bogtay bal anna tan baan agteedii ka helay, toloy waa tuma fanaanadu?
https://www.youtube.com/watch?v=B3YblmSOtbI
Name : Hayaan
Subject : Re :jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!!
Date : 2017-04-02
heeso badan waan aqaana fanaaniinta qaadaysa, xataa kuwa aanan jeclayn qaarkood,laakin heestan maanta ayaa maqalkeeda iigu horaysa ,

waxayse iila ekaate Saado Cali

[ Reply ]


Pages : [ jsl: ismoog udbihiibay aslaysaa ismana oga!!!!!!! 1 ]