Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.

qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.

News


 https://i0.wp.com/www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/siilanyo-iyo-galaydh.jpg?fit=400%2C268&w=640http://gabiley.net/wp-content/uploads/2014/11/SL-LOOGO.png8 qodob ayaa laga gaadhay shirkii ay Dawladda JSL u debcisay wada-hadalka Kooxda Khaatumo ee uga socday Magaalada Jabuuti.







https://4.bp.blogspot.com/-OavKN-9EAwU/V6zUdYsRWpI/AAAAAAAAB_c/DX060bws6yQ1dydvPeUZD--e-p1Dw0pLgCLcB/s1600/images.jpgNatiijada Shirkii Dawlada JSL iyo Kooxda Khaatumo maalmahan uga socday J. Jabuuti iyo 8 qodob oo laga gaadhay.









http://content.presentermedia.com/files/animsp/00003000/3880/color_arrows_rotating_PA_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=zZtCbGYOfgU  

Media

Posted on Thursday, March 30 @ 20:49:37 UTC by admin



qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti. - qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : hayaan
Subject : Re : qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.
Date : 2017-03-31
Farmaajo lagu sheegay Muritani markii la garanwaaye


https://www.youtube.com/watch?v=pUXoD1Vrkwk

Name : Suldaan
Subject : Re :qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.
Date : 2017-03-31
Axmed Madobe waa madaxweynaha Jubbaland waa ninka ugu caqli fiican waxan isku urursaday ee isugu hadhay Somalia. Ma intaa uu sheegay aya intoodakaloo dhami garan la yihiin.

[ Reply ]



Name : Qareen/khadar Ibrahim Aar
Subject : Re : qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.
Date : 2017-03-31
Heshiiska Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ma yahay mid soo af-jaraya siyaasaddii Goboladaas Bariga Somaliland?

Waxyabaha aan isleeyahay Khaatumo way la golo iman doonta ayaa waxa ka mid ah in rag badan oo wakhtigan xaadirka ah ku jira dawlada Somaliland in ay codsan karaan in meesha laga saaro, taasi oo la odhan karo waxa ay leedahay culayskeeda, balse hadana wax kasta waa suuragal in ragga hada jooga qaar ka midi ay kuraastooda ku wayaan heshiiska lala galay Khaatumo.

Waxaa kaloo dhici karta in Cali Khaliif oo dadka qaar ku sheegaan in uu yahay nin kani adayg u samaysan, sida uu horayba looga arkay xiligii u horeeyay ee loo magacabay Raysalwasaraha Somaliya Shirkii Carta , isagoo wali ku sugan Jabouti oo dowladii aanay guryo noqon uu colaadiyay siyaasiyiintii iyo waxgaradkii la joogay madasha shirka .

Cali Khaliif waxa u hada u muuqdaa in uu yahay nin isku halayn wayn ka haysta Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxaamed Maxamud Siilaanyo dadka qaarna ay leeyhiin kursigii Cali Khaliif waa hore ayaa loo carabaabay, waana sababta keentay in wada hadalka laga dhigo in ay wada hadlayaan laba garab oo siman.

Marka aynu isku soo wada duub duubno Mudane Cali Khaliif iyo kooxdiisa Khaatumo waxay ila tahay in ay Somaliland kala kulmi donaan soo dhawayn aad u fiican, iyaga oo ka raysan doona dibad wareegii iyo duurxulkii. waxa kaloo la odhan karaa waxa ay guul u soo hoyn donaan dadka iyo deegaanka ay ka soo jeedaan hadii siyasada la isla fahmo..

Waxayna wali heshiisyada la wado aynaan maqal halka ay ku danbeyeen Garadadii faraha badnaa ee reer Khatumo gaar ahaan garaadkii uu Cali Khaliif inta badan ku dhaadan jiray ee Garaad Jamac Garaad Cali, garaad kasii oo isaga laftiisu miisaankisa leh oo aan la dhayal san karin.

Waxa aan qoraalkaygan ku soo gunaanadayaa, Somaliland gudaheeda waxaa isugu soo galayaa iskuna hirdiyaya siyasiyiin marka dhinac laga eego isku reer ka soo wada jeeda (Dhulbahante) balse hadana muddo aad u badan iska werarayay warbahinta kala duwan.

Hadaba maxay ku danbayn doontaa siyasiyiintaasi aynu ka soo sheekaynay iyo kuwii hore Somaliland u joogay, mid iyada waa la hubaa in aanay dhacayn in xilalka waawayn ee ay wasiiradu ka mid yihiin aanay wada helayn, balse hadaba yaa wasirada la siinaya. yaase meesha ka baxaya maxay yeeli donaan kuwa xilalkooda waayaa? Waa su’aal dadka u taal.

Wabilaahi tawfiiq.

W/Q .Qareen/khadar Ibrahim Aar

facbook.khadaraar@hotmail.com

khadaraar7@gmail.com

khadar-aar.blogspot.com

https://twitter.com/khadar_aar

Name : Jamaal
Subject : Re :qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.
Date : 2017-04-01
Somaliland way ku adkaanaysaa in ay soo wada xero geliso qolyahan Khaatumo sheegta, waayo way kala daaq tageen isla markaasna isku wada aragti maaha weligoodna isku raaci maayaan in Somaliland wax lala qaybsado oo waxaa kaga weyn colaada ay u qabaan Somaliland gaar ahaan kuwooda qurbaha ku nool, sidaa awgeed, waxaan anigu talin lahaa in qoyihii hore wax innoola wadey sida Jaamac Siyaad, Ugaadhyahan iyo qaybo ka tirsan Bahararsame si wanaagsan loo soo dhaweeyo, maxaa yeelay, horaa loo yidhi "midho guntiga kuugu jira, qaar geedsaaran looma daadsho".
Name : Yaabane
Subject : Re :qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti.
Date : 2017-04-01
Sudlan,

Ma hadaad ogaatay in Axmed Madobe yahay caqliga keli ah ee ka shaqeeya Somaliya. Ma aha arrintan Somaliland ee uu hadda ka hadlay oo keli ah laakiin wax kasta oo la wado waa ninka ugu macquulsan xataa kuwan hadda la doortay ood moodo in khalad weyn la galay markii la dooraty, madaxweynuhu waa nin aad uga fog xaqiiqada jirta wuxuuna maray wadadii kuwii hore, saddex jeer ayuu ayuu dalka dibedda uga baxay muddo laba bilood ka yar oo uu xilka hayay, raiisal waasaaruhuna waaba nin kelmaduu odhanayo higaadinaya.

[ Reply ]


Pages : [ qodobo laga gaadhay shir dawladda jsl iyo kooxda khaatumo uga socday djabuuti. 1 ]