Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Sir. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Basaas DalacayArday Reer Somaliland ah Guulo soo hooyeyXidigaha Geeska: "Qudhaanjoye Ku Quuso"!!JSL Iyo Somalia + Mooshinka Saldhigga Millatary Ee Magaalada Berbera.Dagaal Caalami Ah Oo Laga Digay.Urur-Diineed Xabsiga Lagu Wada Guray Hargays.Waraysi: "Somaliland Waxay Xor Ahayd Somalia Oo Talyaani Gumaysto".Dawladda Kenya Oo Cuucadaysay DF-da Somalia.Qodobo Laga Gaadhay Shir Dawladda JSL Iyo Kooxda Khaatumo Uga Socday DJabuuti.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!

waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!

Articles


 نتيجة بحث الصور عن ‪Fanaanka heesta doorashada Farmaajo‬‏http://i.somethingawful.com/u/Viconia/Animate/linknaviflyswatter.gifMurtida Todobaadka:  Waar yaa loo xayeysiinayaa Xamartu ( Muqdisho ) waa Tiiye?!







http://karinnews.com/uploads//article/photo/IMG_99D4CA-DCE076-E949D3-E86662-0FBD0A-53A0D6.jpgMurtidaasu waxa ay ka soo maaxday Abwaanka Maxamuud Maxamed Dheeg waqti uu dadka hoga-tusaaleynayey in aanu Xamar war inagu seeganeyn oo ay tahay meel aanu wanaag inoo oolin haddii aynu nahay qaranka JSL.  

Hadaba ka dib doorasho-ku-sheegtii la soo sameeyay ee ka dhacday Dalkaas aynu jaarka nahay ee Somalia ayaa dadka qaarkii, gaar ahaan kuwa Somalidu,  caadifad aan meel gaadhsiisneyn ku soo dhoweeyeen.

http://aftahannews.com/wp-content/uploads/2016/12/Miyeynu-Sugnaa-intay-Warbaahinta-Indhow-aragtu-Somaliland-ka-abuurayso-Xasuuqii-Rwanda-oo-kale.jpegWaxaaana jirtay tiro yar oo Reer Somaliland ah oo dhededaas  roob mooday. Dadkaasna waxa ka mid ahaa fanaaniin heesaya oo  uu duufsaday  idhasarcaadka hilaaca ay roob moodeen ee dhanka  Xamar kaga yimid. Dhalinyaradaasu waxa ay u cayaareen oo u heeseen hadhaagii ummaddan JSL gumaaday. Waxay huwadeen oo luleen astaantii hawlgalkii xasuuqii loo gaystay Somaliland.

Waxa iyaguna jiray koox wariyayaal isku sheegay oo Xamar la soo damaashaaday iyaga oo ku faraxsan doorashada cid aanay waxba ka gallin farsamaysatay. Waxay dhalinyaradaas damiirkoodu ka damqan waayey Farmaajo (Shoodhe Af-Weyne) oo Morgan ( The butcher of Hargeisa ) u haysta halyey in ay u damaashaadaan.

Allaa Mahad leh


Ali H. Omer


Posted on Thursday, March 23 @ 22:23:00 UTC by admin



waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?! - waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : islaam muumin islaam
Subject : Re : waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-23
Xamar Nina xadhko Ku Jiidan maysee
Talada Ku Xanib , kuwa kusoo xiimaya

Name : CALI
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-23
Alley leh xadhig iyo wax ka xun ayaa ku soo jiidanaysaan ,
Balaqoo baruurteyda. maxaa na kii daba dhigay hadaydaan na soo jiidanayn ,marka hore idinku wax noqda ,intaydaan dadk asoo lu goyn.
Name : Hayaan
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-23
annagu Xamar doonimayno xumaana u gaysan maynu
xeerkii laba dawladood iyo xuduudbaa naga dhaxeeya

https://www.youtube.com/watch?v=InrgwzkrOMc
Name : Hayaan
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-23
Muxuu ka yidhi Abwaan DHEEG dadka tirada yar ee beenta loo sheegay ee ilmadii yaxaaska ee lixdankii loo qubey ee mar kale loo qaaday " Somaliye toosoo"

https://www.youtube.com/watch?v=BUUdqqHUPm0
Name : kana ku dar
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-23
Abwaan Dheeg

https://www.youtube.com/watch?v=fBz_gLMp-qk

[ Reply ]



Name : Somaliland oo qaraka u saaran ictiraaf 2017
Subject : Re : waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
http://www.itvsomali.com/arimaha-bulshada/daawo-somaliland-oo-qarka-usaran-inay-heesho-ictiraaf-dhamaadka-2017/

Name : Nin alleh
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
Halayska daayo ficiltanka sida gambayarta add halkan aad lasoo fadhidaan ee wax barta oo dadkiina iyo dalkiina aad ugu faiidaysaan.Somaliland uma baahna hadal ee waxay ubaahantahay ficil iyo wax qabasho hadda waad arkaysaan in aduunki usoojeestay marka dholka aad kunooshihiin shirkadaha jooga laxidhiidha oo keena dalka.
Name : Barnaamijka Murtida iyo Abwaanka
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
https://www.youtube.com/watch?v=yGpCjPFSKj4

[ Reply ]



Name : 100 KUN O EMIRATIGA ASALKA SIIYAY THE RIGHT TO VOTE IN SMLD
Subject : Re : waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
ANAGO OGAANAY INU JIRO CADOW GUDAHA SOMALILAND JOOGA WA INA JOINT SESSION OF PARLIAMENT LA GEEYA MOTION A INA LA SIINAYO 100 KUN O EMIRATIGA ASALKA O KU JIRAAN BOQORTOYADA UAE THE RIGHT TO VOTE IN SOMALILAND ELECTION IYADO LA SIINAYO STATUS OF PERMANENT RESIDENT OF SOMALILAND.. MARKAANA AY OVERSEA BALLOT WAX LA YIDHAHDO LA SAMEEYA O VOTE AY KA GALAAN UAE DHEXDEEDA IYAGO DORANAYA CIDA NOQONDOONTA MADAXWEYNAHA SOMALILAND IYO IYAGO QORANAYA MAGALADA AY KASO JEEDAAN SIDA HARGEISA, BURCO ETC SI AY U DOORTAN CIDA U MATALIDOONTA GOLAHA PARLIAMENTKA.. IN RETURN WA INA DAWALADA UAE AY DHISTA CIDANKA CIRKA SOMALILAND IYO AY SIISA CIDANKA DHULKA DABAABAD.

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE

Name : 100 KUN O EMIRATIGA ASALKA SIIYAY THE RIGHT TO VOTE IN SMLD
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
NO BOOZE O MAANTA FADHIYA AYA RIGHT NOW DAWANAYA INA OBAMACARE LO WAAYAY VOTEKI LO BAHNA SI LO BAABIYO.. MARKA DEMOCRACY VOTE AYA SOCDA.. MARKA VOTE WAX KA QABTA SI AYDU TUUGTA IYO LAWASEENKU SOMALILAND U BAABINIIN.. MARKA 100 KUN O UAE ASALKA SIIYA PERMANENT RESIDENT OF SOMALILAND MARKAANA OVERSEA BALLOT HA KA GALAAN WADANKOODA IYAGO DORANAYA DAWLADA IYO GOLAYAASHA.. MARKAANA HA QORTAAN MAGAALADA AY KASO JEEDAAN EE SOMALILAND A EE VOTE KA GALAYAAN IYAGO JOOGA WADANKOODA.. AND PROBLEM SOLVED.. MOTIONKA GEEYA JOINT SESSION OF PARLIAMENT.. MARKANA HESHIISKA SADEXAD KA SAXEEXA O UAE DHISAYSO CIDANKA CIRKA SOMALIALND IYO CIDANKA DHULKA IN RETURN 100 KUN O UAE WILL GET THE RIGHT TO VOTE IN SOMALILAND ELECTION.

NO BOOZE
Name : 100 KUN O EMIRATIGA ASALKA SIIYAY THE RIGHT TO VOTE IN SMLD
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
MARKA MUSHARAXA MADAXWEYNEH QURBAJOOG URAYSA O TUUGA OLOLEH U SAMAYNMAAYO EE WUXU TAGAYA DUBAI IYO ABUDABI SI U QASBADO ASALKA UAE CITIZEN EE HAYSTA SOMALILAND PERMANENT RESIDENT STATUS SI U UGA DHADHICIYO INAY U VOTEYAAN ISAGA.. MARKA MADAMA SOMALILAND DHEXDEEDA LAGU XISABTAMAYO SOME FUCKING CAVEMEN NOTION LIKE BEESHI XABAR MOTHERFUCKER IYO BEESHA XAFADA FUCKINGKA.. CIDA VOTEKA UGU FICAN HELAYSA WA CIDA HESHA THE 100 KUN EE VOTE FROM UAE.. MARKA WADANKU HOREMAR AYU GAADHAYA.. FUCKING SHIT.. SIDA SAMEEYA SI LOOGA BAXO SHEEKOYINKA BEELAHA CEEL BIYOODKA IYO BEELAHA XAFADAHA FUCKING.. SHIT.

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : 100 KUN O EMIRATIGA ASALKA SIIYAY THE RIGHT TO VOTE IN SMLD
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-24
MARKA THE LOGIC WAXA WEEYEH CIYAALASUUQDA AYA KU BADAN SOMALILAND WAANA WAXA MAR KASTA UMMADU KHATAR U GALAYSO.. MARKA UMMAD KALEH O EDEB LEH O TA UAE A SIIYA 100 KUN O UAE EDEB LEH INAY VOTEKA SOMALILAND KA QAYB GALIKARAAN MARKAANA SIYA PERMANENT CITIZEN.. DADKASINA WA INAY NOQDAAN KU ASALKA UAE EE NOQONIN KUWA QAATAY JINSIYADA EE HINDIDA ETC.. ASALKA QABIL AHAAN A UAE SIYA PERMANENT CITIZEN AND THE RIGHT TO VOTE IN SOMALILAND.. MARKA SOMALILAND HORUMAR AYAY GAADHAYSA.. BECAUSE DADKA SOMALILAND MASKAXDOODU WAXAY JOOGA BERIGI IBNADAMKU QAWANA EE GEEDAHA SARNA EE XAWAYAANKA LA MID AHA.. FUCKING SHIT.. WAANA WAXA PROBLEM LOOGA BIXILAYAHAY.. FUCKING SHIT.

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : 100 KUN O EMIRATIGA ASALKA SIIYAY THE RIGHT TO VOTE IN SMLD
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-25
QAYB WEYN O SOMALILAND A AYA MASKAXDA XAAR KAGA JIRA MARKAANA MA LAHA KARTIDA AYA AYAHOODA KAGA TALINKARAAN WAANA WAXA PROBLEMYADU U DHACAYAAN.. MARKAA MADAAMA AY QAYB WEYN O SOMALILANDERA YIHIIN FUCKING CHIMPANZEES WA INA 100 KUN O EMIRATIYA O TACLIIN LEH O QOLADA BOQORTOYADU KU JIRAAN LA SIIYA PERMANENT CITIZENSHIP O MARKAANA OVERSEA BALLOT LA DHIGA UAE SI AY UGASO VOTEYAAN O DOORTAN CIDA HOGAMINDOONTA SOMALILAND IYO CIDA PARLIAMENTKA FADHISANAYSA SI WADANKA LO BABAADIYO.. MADAAMA LAGU HALAYNKARIN SOMALILAND FUCKING CHIMPANZEEGA MEESHA JOOGA IYO KUWA QURBAJOOGA EE IYAGUNA A BAABOONS.. FUCKING SHIT.

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : Hudiso
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-25
Mr. BOOZ is always out of topic. Why??
Name : No booze
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-25
Hudiso somalilanders are not sane , they are certifiable lunatics , therefore they cannot be trusted to vote on their own destiny , hence we want 100 thousands real Emirates be given permanent citizen status of Somaliland so they can cast overseas ballots in the presidential and parliamentary elections in Somaliland . Fucking shit

No booze supports this fucking post
Name : No booze
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-25
Having carefully examined your chimpanzees qurbajoog I am unequivocally stating that you are not sane .. You cannot make the right decisions on your own destiny if left on your own .. That is the caracteristics of an insane people .. Your neighbour Somalia is even worst .. Therefore we need to give a sizeable number of UAE citizens the right to vote in Somaliland presidential election. Baaboons cannot be trusted to decide on their own fucking destiny .. Fucking shit

No booze supports this message
Name : NO BOOZE: SIR WEYN O QARAXDAY
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-26
NAGIHI SOMALILAND KASO HORJEEDAY O LA OGAADAY INAY BLOW JOB KA SAMEEYAAN XAMAR.. LOOOOOOOOOOOOOL.. WAXA SO BAXAY VIDEO CADAYNAYA INA NAAGTA LA YIDHAHDO YURUB GEENYO AY XAMAR U TAGTAY SIDAY BLOW JOB U SAMAYNLAHAYD.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE

[ Reply ]



Name : XYZ
Subject : Re : waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-27
Hal xaaraan ahi ma dhasho nirig xalaal ah!! Faqash waa Faqash. Weliba kuwan Mareexaanka ka soo jeedaa waa sawaaxili qarsoon oo mar walba loogu talo galay burburka Somalida meel ay joogaanba.

Name : Ka Naxow Hooyadaa
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-03-28
Warar hoose oo aynu heleyno ayaa sheegaya in dowladda isutagga Imaaraadka Carabta ay ku qancisay maamulka Somali-land meel marintii heshiiskii dhexmaray labada dhinac ee ku saleysnaa in Imaaraadku uu saldhig ka furto magaalada Barbara taasi badalkeedana uu Imaaraadku aqoonsi siiyo maamulka Somali-land oo in muddo ah halgan ugu jiray raadinta ictiraaf uu ka helo dowladaha caalamka gaar ahaan kuwa daneeya arrimaha Somalia.
Wasiirka duuliska ee dowaladda Imaaraadka Saif Mohammed Al Suwaidi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan tago magaalada Barbar iyadoo wafdiga uu Magaalada ku soo dhawayn doona Madaxweyne Siilaanyo wuxuuna wafdigu booqan doonaan Dekeda iyo Garoonka magaaladaasi, iyadoo Imaaraatkuna uu doonayaa in uu la wareego garoonka diyaaradaha ee Berbera, tiiyo ay horay ula wareegay dekeda magaaladaas.
Wafdiga ayaa intaa dib ka dib waxay diyaarada u raaci doonaan Magaalada Hargeysa oo soo dhawayn loogu samayn doono, waxana shir ay ku yeelan doona xarunta Madaxtooyada.
Haddi uu tago wafdigan magaalada Barbara waxay ay noqoneysa markii u horaysay ee wafdi ka socda Imaaraatka uu tago deegaanada uu gacanta ku hayo maamulka Somaliland, iyadoo dhawaanahanna uu maamulka Somali-land ku howlanaa xiriirada uu la sameynayo dowaladaha daneeya Somalia oo ay ku jiraan kuwa carbeed si ay isugu dayaan bal in ay helaaan xiriiro caalami ah oo aysan dowaladda dhexe kawara qabin.
Name : Cali
Subject : Re :waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?!
Date : 2017-04-24
Afkaaga wanaaji, waa Jamhuuriyadda Somaliland.
ma waxaad ku afbaratay ismaamulka Somalia

[ Reply ]


Pages : [ waar yaa loo xayeysiinayaa xamartu waa tiiye?! 1 ]