Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.

wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.

News


 https://i.ytimg.com/vi/2fv6z1yW9iU/mqdefault.jpghttp://4.bp.blogspot.com/-LaQun3A9oLE/T5yqDSwvGiI/AAAAAAAAAAs/l97ofE89zM4/s1600/welcome_5_nonanimated.gifWafdigii uu hogaamiyaya Madaxwayne-Ku-Xigeenka JSL ayaa ku soo laabtay dalka, halkaas oo ay kaga warbixiyeen wixii ay kala kulmeen safarkoodii Imaaraadka Carabta.











https://upload.wikimedia.org/wikipedia/en/f/f7/UAE_FA.pngMadaxweyne-ku-xigeenka JSL Md. Saylici ayaa ka warbixiyay safarkii ay ku tageen Magaalada Dubai ee Dalka Imaaradka Carabta.



 
 http://content.presentermedia.com/files/animsp/00004000/4480/simple_green_arrow_turn_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=2fv6z1yW9iU

SL Media

Posted on Thursday, March 23 @ 14:36:32 UTC by admin



wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka. - wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Suldan
Subject : Re : wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
Waxa araki doontaan Hadhwanaagnews oo warkan hoose ee cadowgu soo qoray iyana soo qorta

Turkiga oo si dadban u dhaawacay midnimada Somalia iyo maamulka Somali-land iyo Turkiga oo wada hadlay
Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Turkiga ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka Labada dhinac, kadib markii Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu Hargeysa ku qaabilay Qunsulka cusub ee Turkiga u fadhin doona Soomaaliland.
Kulankan oo ay wada qaateen Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Qunsulka cusub ee Dowladda Turkiga u fadhin doona Soomaaliland ayaa waxa ay si gaar ah iskugula soo qaadeen Abaaraha, Dhaqaalaha iyo arrimo kale.
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaalialand Xuseen Aadan Cige (Deyr) ayaa sheegay Dowladda Turkiga in ay kala hadleen sidii ay wax uga qabanlaheyd Abaaraha ka jira Degaanada Somaliland Waxbarashada iyo Maalgashiga.
Abaaro aad u daran ayaa ka jira dalka gaar ahaan Gobolada, oo ay ugu horeeyaan Degaanada Somaliland(waqooyi galbeed), waxaana socda dadaalo Soomaaliland ay ku badbaadineyso shacabka Somaaliyeed ku dhaqan deegaanadaas.
dhinaca kale Arrinka layaabka leh ayaa ah in iyadoo dowlladda turkiga ay si weyn isu garab taagtay dowladda Somalia xilli ay ka gaabiyeen dowladihii carbeed iyo beesha caalamka taageerada dawladda Somalia in haddana Turkigu uu Qunsul u magacaabo Somali-land, kaas oo wakil uga noqonaya danaha dowaladda Turkiga ee Somali-land taas oo muujineysa in ay aqoonsi dadban oo uu Turkiga siinayo Somali-land (gobolada waqooyi galbeed ee Somalia.

Name : Jidhif.
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
Suldan.

Ma aha Hadhwanaag oo keli ah cida soo qortaa waxa cadowga ku yasayo Somaliland iyo shacabkeeda waana inkaar ku dhacday kuwa Somaliland sheegta ee saxaafad ku sheegta ah badankooda.

Waaheen Ayaan maalin dhawayd arkay waxa ku yaala headh laynka
Madaxweynaha waan furay waaba farmaajo war ku saabsan markaa waaheen iyo kuwa la mid ahi ma waxa u madaxweyne ah Farmaajaha somalia. waa caalamatul su,aal.

Ma diidani in wixii war ah laga sheego nimankaa inoo cadowga ah lakiin wa in ya yidhaahdaan madaxweynaha Somalia waa hadii laga maarmi waayo. qof aan wanaag kula jeclayn isna lama xuso warkiisa waa niman uu wali ka dhaadhac sanyahay fikirkoodi ahaa Hargeisa Xamar baa laga daraa.
Name : waaheen
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
Jidhif,

Waaheen waxa wax ku qora kuwii laga xidhay Haatuf waxba ah kasoo qaadin, waxanse aad ugu qancay wareysi uu bixieyey Cabdilahi Jawaan oo uu dhaliiliyo khubad uu cirro ka jeedieyey Chattam House oo uu arrimo hoose kaga hadlay.
Name : Hayaan
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
Waxa araki doontaan Hadhwanaagnews oo warkan hoose ee cadowgu soo qoray iyana soo qorta

Maa kaan ka cabanaaye aye faqashtiina ka cabatay kibir badana
markaasu weliba idaba wadaa ereyga qunsul.
intii aan Maraykanku aqoonsan PR of China ee Taiwan safiirka Maraykanku joogay,ayaa labada dawladoo ku heshiiyeen in xidhiidh dhex maro waxay ku heshiiyeen in labada dal is dhaafsadaan LAISON OFFICER oo micnaha af Somaliga u dhowi uu yahay XIDHIIDHIYE illa ay markii dambe cilaaqaad diblumaasi ah aye yeesheen oo safiir is waydaarsadeen. innaga Turkiga inooma joogo laison officer sababata ma garanayo, hadhaaga afweyne marka keliya ee ay ku caasi garoobeen waa markay gobolada togdheer sool sanaag waqooyi galbeed iyo awdal ula baxeen waqooyi galbeed iyaga oo ka dhigiya meel yar, dawladii Afweyne waxay waqooyi galbeed ula baxday gobolka Hargiesa laga xukumi jiray. waxaa ku dhacay Faqashta recognitionphopia .
Name : Raali gelin
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
Cudur daar
Faaladayda si qalad ah ayaan ugu qoray waxaad arki doontaan hadhwanaag.
waxaan ka faaloonayey turkiga iyo Faqashta, mar kale raali


Hayaan
Name : NO BOOZE: SHABAKADA FUCKINGWANAAG MAXAY QORTAY MAANTANA?
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
WAAR HALKAN KA AKHRIYA SHABAKADA FUCKINGWANAAG O SO QORTAY INA BEELAHA ARAB IYO BEELAHA XAFADAHA FUCKINGKU KA BIYO DIIDEEN SAAMIFUCKINGKA AY DAWLADA FEDERALKA FUCKINGKU KA SIIYEEN DAWLADASI:

http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=199747

WAARYADAHEEN WAXANU SO JEEDINAYNA INANA LA AKHRIYIN HADHWANAAG IYO FUCKINGWANAAG.. WAXANU DAWLADA SOMALILAND USO JEEDINAYNA INA LAGA MABNUUCO HADHWANAAG IYO FUCKINGWANAAG WADANKA SOMALILAND.

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE: CIRRO O SI FIICAN U SAAQIDAY DAWADA
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
http://burcoonline.com/articles/58910/Halkan-Ka-DaawoMasuuliyiinta-Xisbiga-WADDANI-Oo-Kulamo-La-Qaatay-Wasaarada-Arimaha-Debeda-Ee-Dalka-Belgium-Iyo-Natiijada-Kasoo-Baxday

CIRRO O NOQDAY SAAQID O LA KULMAY DIRECTORKA XAFIISKA AFRIKA EE BELGIUM.. WAAR INA XISBIGAN WADANI U YAHAY XISBIGA DADKA WAALAAN BAL DAWADA??? FUCKING SHIT.. WA BELGIUM O WADANKI MEESHA CONGO ZAIRE KU DILA NINKI HALYEYGA AFRIKA INU ISU KEENO DONAYAY EE PATRICE LUMUMBA CIDAY LA KULMAYAN EE SOMALIALND KALA HADLAYAAN.. LOOOOOOOOOOOOOL.. WAAR NINKAN CIRRO CID LA TALISA O KALA TALISA INU SAAQIDNIMADISA AYAR LA FADHISTO MIYA LA WAAYAY.. SHIT.
Name : NO BOOZE: WADANI WA XISBIGA FATAALIINTA IYO SAQIDIINTA
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
WAAR ILAAHAY AYAAN IDINKU DHARIYEH WADANI MA DAD WAALANBA?? WADANIGAN XISBIGA LA YIDHAHDA MA DAD WAALAN AYA KU JIRA?? FUCKING SHIT.. BAL CAQLIGOODU MEESHU JOOGO EEGA.. WA DADKA BELGIUM WAX MOODAY EE LA KULMAYA HALKA QAYRKOOD SO SAXEEXEEN DEALS GAADHAYA BILLIONS OF US DOLLARS.. LOOOOOOOOOOOOOL.. WAAR CIDLO AYA LAGU KALA DHAQAAQAY MIYA??? LOOOOOOOOOOOOOOL... FUCKING SHIT.. QAARNA XAARKOODA AYAY MEELAHA LA WAREEGAYAAN.. QAYRKOODNA GEOPOLITICS EAST AFRIKA IYO GULF OF ADEN AYU WAX KA BADAL KU SAMEEYAY O GAALADI AYA KA BAQAYSA.. XISBIGA KULMIYEH GAALADI GAALADA AHAYD AYA KA BAQAYA EE OGAADA.. HALKA WADANI U NOQDAY DAD SAAQIDAY O XAARKOODA LA WAREEGA.. LOOOOOOOOOOOOOOOL..
Name : NO BOOZE: CIRRO KARTIDISI WA TALO U KA QAATO FADUMO SICIID
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
CIRRO WA NINKA AY KARTIDISI TAGTAY INU FADUMO SICIID O JAAHILAD A INU TALO KA QAATO O AY U NOQOTO LA TALIYEH.. WAANA IYADA QOFKA KOLBA MEEL XAFADA FUCKINGK U EEG GAYNAYSA.. LOOOOOOOOOOOOOOOOL.. WAARYADAHEEN CIRRO INTU SAAQIDAY AYU WELIBA MASKIIN YAHAY.. NINKASI HADU MEEL ISKASO TAAGO TARIKHDA SOMALILAND WAYNU ARKIDOONA.. HADANU NINKU LAHAYN WAX VISION O SHEEKADISU NOQOTO QABYAALAD URAYSA O MARKA DAMBENA KOLBA NAAG BUURAN O JAAHILADA WELIBA INLEEN NAAGUHU WA KALA KARTI BADANYIHIINEH O WA BUUXAN NAAGO KARTILEH SOMALILAND EE TI UGU JAAHILSANAYD MARKU TALO KA QAATO WAYNU ARKI MEESHU KU DAMBEEYO.. FUCKING SHIT.
Name : NO BOOZE: XISBIGI UCID AYA DHAGAHA FARAHA KU HAYA
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
XITA XISBIGI UCID EE WADANI MUCARADKA WADA AHAYEEN AYA DHAGAHA FARAHA KU HAYA MARKU MAQLO KOLBA WADANI AYA MEELAHA WAREEGAYA.. MARKA DADKAN YAA KA NAXA O KULA TALIYA INANAY CEEBTOODA MEELAHA USO SAARIN .. FUCKING SHIT.. DADKAN XISBIGA WADANI ISUGU TAGAY AMA WA DAD WAALAN AMA WA DAD AAN FAHAMSANAYNBA WAXA WAALIDU TAHAY IYO CEEBTU.. MABA FAHAMSANA INAY CEBOOBEEN O WAXAY SAMEENAYAAN U YAHAY WAX MARKA QOFKA IBNADAMKU ARKO U YAABAYO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: FAISAL CALI WARABEH IYO CALI KHALIF DUBAI AYAY
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-24
WAXA KU HADHAY DUBAI FAISAL CALI WARABEH IYO CALI KHALIF GALAYDH.. MARKA RAGGEDI MEESHAY ARIMAHA XASSASIGU YALAAN AYAY JOOGAAN.. CIRRONA WUXU JOOGA BELGIUM.. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL.. ALA MAXA CIRRO NOQDAY NIN ADUUNKA KA HADHAY.. ADUUNKI AYU KA HADHAY NINKAASI..
Name : Cali
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-24
Hadhwanaag maantay faqashnimadeeda si fiican u cadaysatay,
dadka ay soo qortay haday jiraan magacyadooda ha liis gareeyo si black list ka loogu daro.
Name : NO BOOZE: FADUMO SICIID MI5 AYAY U SHAQAYSA EE ISKA HUBSADA
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-24
NAAGTA LA YIDHAHDO FADUMO SICIID MIYA CIDI IS WAYDISAY INANAY U SHAQAYN MI5??? TA MIYA LA IS WAYDIYAY WELI?? NAAGTA ISKA HUBSADA BECAUSE SIDANI JAAHILNIMO KA WEYN O WAANU KA SHAQISANAHAY NAAGTA WAASHAY XISBIGI WADANI EE KA DHIGTAY WAX MIYIR BEELA.. BECAUSE WAXAN AY WADA WA WAX AANU MARKAANU U FIRSANAY U EEG WA GAALO KUSO TALISAY.. MARKA NAAGTA HA LA BAADHO INANAY U SHAQAYNIN SIIRDOONA GALEED O WELIBA AANU U MALAYNAYNO INU YAHAY SIIRDOONKA ENGRIISKA O KASO JEEDO.. FUCKING SHIT.

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE: ENGRIISKU MUXU DAMACSANYAHAY??
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-24
GAALADA O AANU SI FIICAN U NAQAANO O WELIBA ENGRIISKA O ISAGA AANU KHABIIR KU NAHAY WUXU YAHAY WAXANU KU DHARANAYNA INU DONAYO INU IS DHAAFIYO SOMALIDA .. MARKAANA WUXU DONAYA INU SAMEEYO WADAN LUGAHA ISKU TAAGA SI DEGDEGA O SOMALIA LA YIDHAHDO.. WAANA WAXA U UGU WASHAY SOMALILAND O U ARKO INAY SOMALIA HADAY KU BIRTO WAX KA QABANKARTO INA SOMALIA LUGAHA ISKU TAAGTO.. MARKA ENGRIISKU WA TUUG O TIISU U MUUQATO WEEYEH EE OGAADA.. GAALADA KALEHNA WA SIDA.. TOODA AYA U MUQATA.. MARKA DANTIINA QABSADA.. BASASIINTA UGU HORESO FADUMO SICIIDNA WA INA LA DUL DHIGA SIRDOONKA SOMALILAND O LA DHAGAYSTA TELEPHONEKEEDA..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : NO BOOZE: DADKA SIIRDOONKA U SHAQEEYA SIDEH AYA LAGU FAHMA?
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-24
DADKA SIRDOONKA U SHAQEEYA WA DAD CAADIYA O LAGA FILAYNIN INAY YIHIIN SIIRDOON.. WELIBA MARKAY NAAGO YIHIIN.. WAANA DAD DADKA SO JIITA O KU DHEX MILMA BULSHADA HOOSTANA WAX KA WADA.. MARKAA NAAGTA FADUMO SIICID WAXAY U EEGTAHAY NAAG SI FIICAN SIIRDOON UGU XIDHAN.. SIRDOONKASINA U YAHAY SIRDOONKA ENGRIISKA EE ISKA BAADHA NAAGTASI..

NO BOOZE
Name : dadweynaha
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-25
hadhwanaag news iyo qarannews iyo waaheen iyo waxii la halmaala oo ay kamid yihiin wargeyska hubaal qaran dumis, dhabo dhilif cadowga u shaqeeya.

xisbigii dhamaa ee wadani wuxuu u kala baxay garab caadifadaysan iyo garab indheer garad ah. garabka c/raxmaan ciro iyo xirsi xaaji waxay noqdeen garabka caadifadaysan,

halka garabka ismaaciil hure buuba iyo maxamed biixi yoonis ka noqdeen garabka indheer garadka. laakiin garabka caadifiyiinta ayaa ka badan, sida darteed bulshadii somaliland wax yar mooye badana wadani dhabarka ayay u jeedisay.

[ Reply ]



Name : Sara
Subject : Re : wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
Sacad Cali shire why change your prospective.
You from othe beginning your are not agree with the military base and now you re saying something else.

Name : NO BOOZE
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-23
hey sara, where did you learn to speak english?
do you speak somali?
Name : dadweynaha
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-25
fanaanadii yurub geenyo maxa helay, waatan armaajo u qaada heeso guul wade, maxa ka si noqday.

nimcaan hilaac iyo mid lagu sheego yusuf iyo hodan cabdiraxmaan maxa ku dhacay oo xamar jeclaysiiyay.

[ Reply ]



Name : NO BOOZE: WA INA EMIRATIGA ASALKA QAYB KA MID A LA SIIYA
Subject : Re : wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-24
IYADO AANU OGANAY INU JIRO CADOW SOMALILAND O GUDAHA SOMALIALND A.. WAXANU HELNAY SOLUTION:
SOLUTION WA SIMPLE WAANA INA LA SIIYA 100 000 O EMIRATIGA ASALKA THE RIGHT TO VOTE IN THE ELECTION OF SOMALILAND.. WAANA INA LA SIIYA SPECIAL STATUS O AHAYN CITIZENSHIP LAAKIIN A MID PERMANENT RESIDENT O KALEH A O SIINAYA INAY IYAGO WADANKOODA JOOGA AY U CODAYNKARAAN DORASHOYINKA SOMALILAND EE MADAXWEYNEHNIMADA IYO GOLAYASHAAHA IYAGA O QORANAYA MEELO AY DAGANYIHIIN SIDA MAGALOYINKA.. FOR EXAMPLE WAXAY SHEEGAYAAN INAY KASO JEEDAAN HARGEISA AMA BURCO AMA BERBERA ETC.. IN RETURN WA INA DAWLADA UAE AY DHISTA CIDANKA CIRKA EE SOMALILAND CIDANKA DHULKANA SIISA DABABAAD.

JB SUPPORTS THIS MESSAGE

Name : Suldaan
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-25
Dadweyne,

Waddani waa cadow Somaliland ka dhextoosay oo cadowga dibedda la jaanqaadaya, waxkasta oo horumar u ah Somaliland waa ka horyimaadeyn, bal dib u eeg ilaa wadadii Ceerigaabo, DP World, UAE milatry base, maanta saldhig milatri ayuu Turkigu ka dhisanayaa Muqdisho haddad reer Waddani weydiiso waxay kan ay ku mudharaadayaan ee Berbera iyo ka Xamar ku kala duwan yihiin jawaabta ay ku siinayaan dhamaantood waa ka Xamarna dawlad la aqoonsanayhay ayaa saxeexday ka Berberaban dawlad aan la aqoonsanyan. Inta indheer garadka ah ilaahay ha ka soo reebo.
Name : Yaabka
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-27
Bal eega kanna, halka uu weli soo socdo iyo wuxuu dood ka dhiganayo. Yaabka yaabkiisa annagaa aragnay


Hargeysa (Kalshaale) Wasiirkii hore ee Cadaaladda Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Militeri ee Magaalada Berbera oo ay dhawaan sheegtay Xukuumadda Siilaanyo in ay la gashay Dowladda Imaaradka.

Wasiirkan oo arrimahaas si adag uga hadlaya isla arrintan ayaa hadaladiisa waxaa kamid ahaa“Heshiiska Berbera Ciida Gashay waa Dawladda Soomaaliya, Waxaa la inaga dhigay maamul Goboleed, oo Inagu Gacan ku haynta ayaanu Leenahay”
Name : Dheereeye
Subject : Re :wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka.
Date : 2017-03-28
Waar muxuu ahaa ninkan odayga ahi, ku lahaa somaliyaa saxeexday heshiiska,

[ Reply ]


Pages : [ wafdigii uu hogaamiyay madaxwayne-ku-xigeenka jsl oo ku soo laabtay dalka. 1 ]