Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

BBC Somali

Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.

madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.

News

 http://bys.trakya.edu.tr/file/open/28368182Madaxweyne JSL ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya JSL.

http://raacdo.com/wp-content/uploads/2015/04/image33-640x400.jpg
Madaxweyne JSL Md. Axmed - Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiyi doona Dalkan Jumhuuriyadda Somaliland.

http://content.presentermedia.com/files/animsp/00003000/3880/color_arrows_rotating_PA_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=CV06WhWx7DM  

SL Media

Posted on Wednesday, March 22 @ 21:21:36 UTC by admin

madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl. - madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.

Pages : [ 1 ]

Name : hudiso
Subject : Re : madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-22
Shirkada dhawaan lagu wareejiyey inay maamusho dekeda magaalada Berbera ee DP World ayaa soo bandhigtay taakulo aad u kooban oo ay sheegtay inay ku caawinayso dadka abaaruhu saameeyeen.

Sirkada DP World waxay shaacisay inay dadka ugu deeqday 400 oo booyadood oo biyo ah taas oo la yaab ku noqotay shacabka somaliland, talaabada ay qaaday shirkadaasi, iyada oo la filayey in shirkadu ay taageero intaas ka balaadhan u gayso dadka abaartu saamayso.

Cel celis ahaan marka lacag loo rogo tirada booyadaha biyaha ee ay shirkada DP World sheegtay inay ugu deeqday dadka abaartu saamaysay ayaa noqonaya $20,000( labaatankun Oo Doolar) taas oo ah lacag aad uga yar midi laga filayey inay shirkadaasi kaga qayb gasho gurmadka la gaadhsiinayo dadka abaaruhu saameeyeen.

Masuuliyiinta somaliland ayaa si weyn ugu sacaba tumay taageerada aan buurnayn ee shirkadaasi shaacisay inay gaadhsiinayso dadka abaartu saamaysay, iyaga oo ugu guul wadaynaya heshiiska ay inta badan shacabka somaliland ka soo horjeedeen ee ay xukuumadu ugu gacan galisay dekeda Berbera.

Dhinaca kale shirkadaha wadaniga ah ee Dahabshiil Group iyo Telesom Group ayaa mid kastaaba dhinaceeda ugu deeqday dadka abaartu saamaysay lacag gaadhayso haaf milyan, iyada oo aan masuuliyiinta somaliland aanay si weyn ugu taageerin talaabada ay shirkaduhu qaadeen.

Name : Hayaan
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-22
Dawlada Turkigu waa cadowga Somaliland, xukuumada Somaliland waa u nacasnimo in ay maalin walba tidhaa Turkiga waxaanu doonayna in uu naga caawiyo waxan ,waxan iyo wax ciil kaa dilo isaga oo Somalia illa 2011 ku caawiye 1 billion oo Dolar maraykan , tababar u furay ciidamada Somalia oo walba u soo saara 500 askar iyo saraakiil.
waxaa kuwaa ka daran kuwa isku sheegaya wariyayaasha Somaliland ee ku sheega wakiil ku sheegaa Qunsul taas oo ay u qirayaan in Somaliland tahay gobol ka mid ah Ismaamulka Somalia ee beesha caalamku gacanta ku hayso. waa in wacyi gelin la siiyaa warbaahintaa sida dadban ugu shaqaynaysa dawlada Xamar ee ICU ku jirta.
waxaan kula talinaya Xukuuumada Somaliland in ay basaaska Turkiga ka eredo Somaliland , codsatana in wadahadalada Somaliland iyo Somalia laga raro Turkiga, hadii sidaa la yeeli waayo timir lafbaa ku jirta
Name : dadweynaha
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-23
turkigu isaga na soo booqday wuxuuna yidhi xidhiidh diplomatic ah baan idin la yeelanayaa oo qudha.

teeda kale waa iska af goobaadsiga dibloomaasiyada caalamiga ah uun weeye. aduunka protocol la isku af goobaadsada jira.

waa iska af goobaadsi, se cida aan si rasmi ah xidhiidhka u wada leenahay waa UAE oo saldhiga laga siiyay berbera.

[ Reply ]

Name : Hoodo
Subject : Re : madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-22
MAGACYADA ABAARAHII SOO MARAY SOMALILAND FROM 1914 - 2016
( XAARAMA-CUNE ...... SIILAANYO KULMIYE.

1) Xaarama Cune 1914
2) Hawaara 1923
3) Adhi-Gaba 1934
4) Jiitama 1945
5) Siiga Case 1954
6) Gaadhi-Gaadhi-Saar 1964
7) Daba-Dheer 1974
8) Dhibiijaale 1984
9) Kulmiye=Siilaanyo 2016.

Name : No booze: cirro o noqday qofka ugu kartida liita Somaliland
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-22
Cirro Wuxu noqday qof liita o kartida Hal lax la mid a .. Raggedi isma wareeriyaan Ee wa kuwa isku shubay Dubai Markay fahmeen Ina gaalo urayssa o la Daba orda tahay hoog .. Cali Khalif aya ku yidhi cadaanki "fuck you all of you motherfuckers" markaasu intu Ina gueleh dhaafay ka dagay Dubai .. Ninkassi aya nin a hadaba ... Fucking shit.. Wa commandos Cali Khalif Waleh wa commandos .. Fucking shit..
Name : No booze
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-22
Cali Khalif xita Ina ghelleh Iyo caloshissa Buuran ayu dhaafay o yidhi shut the fuck up dictator mothetfucker ..
Name : Hayaan
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-22
Dawlada Turkigu waa cadowga Somaliland, xukuumada Somaliland waa u nacasnimo in ay maalin walba tidhaa Turkiga waxaanu doonayna in uu naga caawiyo waxan ,waxan iyo wax ciil kaa dilo isaga oo Somalia illa 2011 ku caawiye 1 billion oo Dolar maraykan , tababar u furay ciidamada Somalia oo walba u soo saara 500 askar iyo saraakiil.
waxaa kuwaa ka daran kuwa isku sheegaya wariyayaasha Somaliland ee ku sheega wakiil ku sheegaa Qunsul taas oo ay u qirayaan in Somaliland tahay gobol ka mid ah Ismaamulka Somalia ee beesha caalamku gacanta ku hayso. waa in wacyi gelin la siiyaa warbaahintaa sida dadban ugu shaqaynaysa dawlada Xamar ee ICU ku jirta.
waxaan kula talinaya Xukuuumada Somaliland in ay basaaska Turkiga ka eredo Somaliland , codsatana in wadahadalada Somaliland iyo Somalia laga raro Turkiga, hadii sidaa la yeeli waayo timir lafbaa ku jirta
Name : NO BOOZE
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-23
WAAR TURKI IYO CADAAN IYO FUCKING WAAR WAXBA IDIN DHIMAN.. WAAR WAXAN AYDU WELI U HADLAYSAAN WA MAXAY?? WAARYADAHEEN SOWTAN TRUMP YIDHI DAREERAAAAAAAAAAAAAAAAY.... FUCKING SHIT.. DADKANI MIYU WALANYAHAY?? WAAR UAE U YEEDHA SI DEGDEGA O MEESHA NAGA DHISA.. ENGRIIS IYO TURKI IYO FUCKING HA ISKU WARERININA..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE:WAARYADAHEEN WAX WEEEEEEEYYYYYYYYN AYA DHACAY
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-23
WAAR MALAHA WAXBAYDAAN FAHMAYNINEH WAX WEYN AYA MEESHA KA DHACAY, WAX WEEEEEEEEEEEEYYYYYYYYYYYYYYYYNNNNNNNNNNNNNN BA DHACAY.. WAXA MEESHA KA DHACAY EE MAANTA AY ANSIXIYEEN SACAD CALI SHIREH IYO RAGGA KALEH WA WAX BAXADEEDA LA FAHMIDOONO BERIDAMBEH.. WAX AAD IYO AAD U WEYN AYA MEESHA KA DHACAY.. FUCKING SHIT.. CIRRONA WA SAAQIDAY O KOLBA TI BURNAYD EE FADUMO SICIID O SAAQIDAD WEYNA AYU IS DABA WADA.. FUCKING SHIT.

NO BOOZE
Name : dadweynaha
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-23
turkigu isaga hargeysa inoogu yimid, kolka wuxuu u yimid uun cilaaqaad qudha.

kolka waa iska af goobaadsiga diplomasiyadeed, laakiin dalkan waxa si rasmi ah saldhig military iyo cilaaqaad la leh dalka UAE.

aduunyadu protocol diplomasiyadeed bay leedahay. waxba kama rabno ee waa iska af goobaadsi uun weeye. dalka aynu xidhiidhka fiican wada leenahay waa UAE

[ Reply ]

Name : Sultan Axmad oo beesha caalamka qaylo dhaan u diray
Subject : Re : madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-23
Guddoomiyaha DP World Mr. Sultan Axmed Oo Ugu Beesha Caalamka In Loo Gurmado Somaliland

http://www.araweelonews.com/guddoomiyaha-dp-world-mr-sultan-axmed-oo-ugu-beesha-caalamka-in-loo-gurmado-somaliland/

Name : Galbeedi
Subject : Re :madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl.
Date : 2017-03-24
Turkigu waa cadawga JSL maxaayeelay wuxuu caddaystay oo ku dhawaaqay in uu taageerayo midnimo Somaliyeed. Intaas baa inoogu filan in aynnu fahamno cadawnimada Turkiga.
Turkigu waxay cabudhiyeen sidii Afweyne oo kale Qowmiyadda Kurdi oo cagta hoosteeda la galiyey.
PKK=SNM
PKK waa Xaq-u-dirirka dadka KURDIGA AH.

Pages : [ madaxweynaha jsl oo qaabilay safiirka dawlada turkiga u fadhiya jsl. 1 ]