Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.

khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.

News


 https://i.ytimg.com/vi/VIwgo-cGrNE/hqdefault.jpghttp://hargeisapress.com/wp-content/uploads/2014/07/DP-WORLD.jpgQaar ka mid ah shaqaalaha Dekedda Berbera ayaa saaka sameeyay shaqo joojin iyo mudaharaad ay kaga cabanayaan Shirkadda DP World ee la wareegtay dekaddaas 1dii Bilshan March.








https://i.ytimg.com/vi/VIwgo-cGrNE/hqdefault.jpgGudoomiyaha Gobolka Saaxil Md. Jaamac Yuusuf ee ay ka tirsan tahay Magaalada Berbera, ayaa saxaafadda u sheegay in shaqaalahu ay ka cabanayaan mushaharka ay shirkaddaasu u qoondaysay oo aad u yar, isaga oo intaa ku daray in ay hadda xaaladdu deggan tahay oo ay caadi tahay.

Madaxa qaybta gaadiidka iyo qalabka raridda iyo dejinta ee Dekedda Berbera Md. Xuseen Nuur Cabdi, ayaa isna sheegay in Madaxa Shirkadda DP World ee dekeddu uu si xun ula dhaqmay shaqaalaha. Waxa uu sheegay in ay Shiraddu shaqaalaha ku amartay in ay mushaar yar ku shaqeeyaan, haddii kalena la keeni doono kuwo ajnabi ah.

Wuxuu intaa ku daray in shaqaalaha qaarkood la xidhxidhay, islamarkaasna lagu furay rasaas nool. Shirkadda DP World ayaan weli ka hadal cabashada shaqaalahan iyo waxa khilaafka dhaliyay.





Mediahttp://content.presentermedia.com/files/animsp/00013000/13228/pushing_up_arrow_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=XtoMfvBLOgk


Posted on Sunday, March 12 @ 21:44:15 UTC by admin



khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld. - khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : dadweynaha
Subject : Re : khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-12
xooga is faham waa dhex maray weeye shirkada iyo shaqaalaha weeye yaan la buun buunin.

dadka yagan reer somaliland waxaanu u baray inaan saacado gaaban shaqayno, kolka waxa suuragal ah in lagu yidhi mushaharka waa la kordhinaya saacadaha shaqadana waa la idiin kordhinaya.

waana suuragal in ay meesha ka baxdo firaaqadii ay shaqaaluhu heli jireen kunana qayili jireen inay meesha ka baxday. sidoo kalena shirkadu training ayay siinaysay xaga xirfada ah sida la sheegayo.

Name : NO BOOZE:WAXAY U HAYSTAAN INA CAYDH LA QAADANAYO MIYA?
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-12
WAAR WAXAY DONAYAAN INAY A FEW HOURS SHAQEYAAN O MARKAANA QAAD U FADHISTAAN, MARKASA LA YIDHI CAALAMKU SIDA UMA SHAQEEYO EE WAX MASKAXDA GALA LA IMAADA.. TAASAY YIDHAHDEEN IS AFGARANWA AYA DHACAY.. YES WA DHACAYA IS AFGARANWA BECAUSE SYSTEMKA CAALAMKA KUMABA JIRTAAN EE XAFADIHI FUCKINGKA AYAYDU KU NOSHIHIIN.. DADKAN MA FAHAMSANA INAANU ANAGU XISAABINO SACADAHA AANU SEEXANAYNO O WAXAY U NOOLYIHIIN SIDA KUWA CAYDHA QAATA EE SEXSEXDA MIYA.. WAAR MEESHA CAYDH MA JIRTO WAANA LA SHAQAYNAYA .. FUCKING CAYDH MOTHERFUCKERS..

NO BOOZE
Name : Yaabka
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
Waxyaalaha aan aad ugu farxay ee DP World ku tidhi shaqaalah waa inaanay la iman karin jaadka jabanaha la yidhaaho goobta shaqada, ilaahay dadkeena tus waxa wanaagsan
Name : Hudiso
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
Waaba la yaab inay Imaaraadku ka shaqo fiican yihiin Reer Somaliland. Aniga waxa iigu danbaysay Imaaraadka oo aan cidiba ka shaqyn dalkooda ajaanib mooyee. Maanta oo ay shaqaalihii Berbera isku maanhaafiin waqtiga shaqada, waaba sareeye hoosee. Waana sida ay saaxiibadu hadalka u dhigeen haddii ay tahay.
Name : dadweynaha
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
hadaad arrintan saldhiga military iyo dp world ka wadani ahaan isaga hadhaan ood tixgalisaan, waa suuragal inaanu idin siino codka yaga, hadaadse istidhaahdaan ka daba taga oo badhitaara, dee kulmiye ayaad second chance siiseen.

idinku ka wadani ahaan, mid inoo balan qaada, inaydin heshiisyada saldhiga military iyo dp world protect aydin badhi taari doonin. hadaad taas inoo balan qaadaan xooga rajo wadani waa leeyahay, hadiise kale rajo idiin ma taalo.

sababta banaanbaxyadiinii wax yar u noqdeen waxa yimaada ma u fiirsateen, waa dadka badi ayaan idin kala socon arrinkan.

[ Reply ]



Name : ADEN SIRRO WUXU AMINSANYAHAY INA QURANKU KEENAY DEMOQRADIYAD
Subject : Re : khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-12
NINKA ADEN SIRRO WUXU AMINSANYAHAY INA QURAANKU U KEENAY DEMOQRADIYADA O MARKAANA WADAMA GALAADA EE MAREKANKA IYO UK IYO YUHUUDA ISRAIL AY KU DHAQMAYAAN WIXI QURAANKU KEENAY.. O WADAMADA SUCUDIGA IYO UAE AANAY KU DHAQMAYNIN WIXI QURAANKU KEENAY MADAMA AY YIHIIN BOQORTOYO.. MARKAANA WAXASU UGASO HORJEEDA UAE INAY MAALGALISO SOMALILAND.. HADALKI UGU DAMBEEYAY AYANU MATH EQUATION KU XISABINAY.. NINKA ADEN SIRRO WAXASU AAMINSANYAHAY.

NO BOOZE

Name : NO BOOZE: ADEN SIRRO WAX DHAGAHA FARAHA LA GALIYO AYU AMINSA
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-12
NINKA ADEN SIRRO LA YIDHAHDA WAX DHAGAHA FARAHA LA GALIYO AYU AAMINSANYAHAY EE OGAADA.. NINKAASI WUXU SAMAYSTAY PHILOSOPHY U GAAR A O LEEYAHAY GAALADA AYA UGA DHOW WADAMADA KHALIJKA QURANKA.. NINKASI WAXA U WADA WAX AYNAAN HORE U MAQAL O CAALAMKA HORE LOOGA MAQLIN.. NINKASI MABA FAHAMSANA INA CAALAMKA U KA JIRTA RACISM O WAXAN CALAMKA WAALAY YAHAY RACISM O WAXA INO GEEYAY UAE AY TAHAY MARKAANU KA YAABNAY RACISMKI CADAANKA.. TAA MABA FAHAMSANA.. WUXUNA KU NOOLYAHAY CLOUD COOKOOLAND EU AY KOLBA WAX DAWARSI SINAYSO SOMALILAND O MARKANA INA LALA SHAQAYSTO UAE AYU KASO HORJEEDA.. SHIT..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: WA IN NO BOOZE IMAADA SOMALILAND
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-12
SI SOMALILAND BALANCE UGA DHACO WA INA NO BOOZE IMAADA.. MEESHA KOLBA WAXBA LA SAMAYSANAYA, MARKA WAXA HABOON DAD SIIRDOON MADAXBANAAN O XAQIIQDA CALAMKA HAYA MEESHA IMAADAAN SI AY BALANCE UGU NOQDAAN WAXANO FIKIRO LA ISKA SAMAYSTAY MEESHA.. WAXBA LA ISKA SAMAYSTAY MEESHA, QOFKASTA XOR AYU U YAHAY FIKIRKIISA LAAKIIN BALANCEKI AYA MEESHA KA MAQAN AYAANU U MALAYNAYNA.. ANAGU WAXANU AAMINSANAHAY INAY SAX TAHAY INA IS DHEXGAL IYO WADASHAQAYN LALA YEESHO UAE O WAX BADAN AANU ISKAGA DHOWNAHAY WADAMADA KALEH EE DEMOQRADIGA A.. DEMOQRADIYADA IYO CAYDHA YAR EE CADAANKU MEESHA KEENAAN MA AHA WAX AY KU JIRIKARAYSO SOMALILAND.. DHAQALEH AYA LO BAHANYAHAY IYO CIDAN ADAG O XEEBAHA ILAALINKARA.

NO BOOZE
Name : Jamaal
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-13
Shaqaalaha waa in la wanaajiyaa oo wax u qalma shaqada ay qabanayaan waa in la siiyaa, haddiise dadka ka shaqeeya dekedda Berbera u shaqaysan waayaan sida caalamka looga shaqeeyo waa in la dareeriyaa oo shaqaale muqaawin ah la keenaa. Dadkeennu waxay u baahan yihiin tabar iyo habdhaqanka shaqada oo la baro. Berbera annagaa leh iyo sida aan doono ayaan u shaqaynayaa maaha wax soconaaya.
Name : YES BOOZE
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
WAAR JAMAALOW WAXAN MOODAY INA SAFKA HORE MEESHAN XIDHAY IYAGO KA BAQAYA INA CIRRO TUUGNIMADISA LASO BANDHIGO.. LAAKIIN DP WORLD CIDAY DOONTO AYAY KA QAADANAYSA SOMALIALND.. AS LONG AS DAD KA QAADANAYSO SOMALILAND.. REER BERBERA IYO FUCKING BERBERA WAX SOCONAYA MA AHA.. ANYBODY KU NOOL SOMALIALND AYA LAGA SHAQAYSINAYA MEESHA.. FUCKING SHIT..

DADKA ADEN SIIRO IY CIRRO WA TUUG EE ISKA QABTA.

YES BOOZE
Name : Jamaal
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
Waxaan dhawaan ogaadey in dadkan had iyo jeer ka qayliya in dekeda Berbera horumar lagu sameeyaa ay yihiin dad lacag ka qaata oo guryahooda loogu keeno iyago aan saaxad shaqo tegin. Xitaa waxaa lay sheegay in ay jiraan dad qurbaha ku nool oo mushahaar joogto ah ka qaadan jirey, markaas sheekadan DP World waxay soo af jartay mushkilad ay maamuladii Somaliland soo maray ay u taag waayeen. Markaas, Dekeddii Berbera waxay kusoo noqotay meel ay wada leeyihiin reer Somaliland oo dhan.
Name : YES BOOZE
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
O KUWA LONDON KA MUHADARADAYAY MA KUWI LACAGTA LOOGUSO DIRAYAY LONDON MIYA?? LOOOOOOOOOL.. WAAR INAY TUUG YIHIIN SURADOODA AYA LAGA ARKAYAY.. TUUG FOQAL TUUG.. WAAR TUUGTI AYA DIBEDA USO BAXDAY MIYA??? FUCKING TUUG.. COMPANY INTERNATIONAL AYA MEESHA YIMID IMIKA.. MARKAASA CIDA SHAQAYNAYSA MOYEH CID LACAG BILAASH KU QAADANAYSA AY TAHAY XAFAADI FUCKINGKA.. FUCKING SHIT.

YES BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : dadweynaha
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
mudane jamaal

waa sidaad sheegtay weeye, waxa taa kasii daran qaad bay ka iibsan jireen. in se wax laga qabta waa loo baahna, aadbay xukuumadu inooga ducaysatay. waxaase inoo hadhay xiligi dadka la shaqo galin lahaa, qaadkana laga mamnuuci lahaa.

[ Reply ]



Name : YES BOOZE: SOMALILAND HA LAGA QABTO XIRSI IYO M B YONIS
Subject : Re : khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
UMMADI SOMALILAND WAXAY NOQOTAY UMMAD QARKA U SAARAN INAY WAALATO, CIDA WAALAYSANA WA MAXAMAD BIXI YONIS IYO XIRSI.. WAXASO WAALIYA EE KOLBA ARKAYSAAN CIDA KA MASUULKA A WA LABADA NIN.. WAXA XITA QARKA U SAARAN INU WAASHO WADAADKI ADEN SIRRO.. MALIN DHAWAYD AYU YIDHI NIN SOMALIANDERA AYA HAYSTA 700 O MILLION O US$.. MARKA UMMADI WA LA WAALAY CIDA WAASHAYNA ANAGU WAANU FAHMAYNA.. WAXAASO DHAN EE MEESHA KA DHACAYA WA KHILAAFKI XISBIGA KULMIYEH DHEXDISI O LOSO TAHRIBIYAY UMMADI SOMALIALND O LAGU TALAALAY.. XITA WADANI CIDA WAASHAY WA MUCARAADKI KULMIYEH.. MARKA ANAGU WAXAN WAANU FAHMAYNAYEH EE LABADA NIN WA INA LALA HADLA O UMMADAN AY WAALAYAAN KA JOOJIYAAN KHALKHALKA.. FUCKING SHIT.

Name : Weger
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
Waar waxanoo dhan joojiya oo horta guddidan aabaaraha ha la kala diro, waxan yaa markii hore isu soo ururiyey, waa wadaado laakiin waxba ma qaban karaan oo intaasay kaga eegtahay. Waxan xalay daawaday mid leh waxan ahay xubin guddida ah oo ku doodaya in deeqdii Ethiopia iyo Djibouti bixiyeen weli bakhaarad ku jirto sabatuna ay tahay inany dadkan waxba ka tarayn. Bal eega waxasi wuxuu ku hadalao, waar is casila oo dad hawshan geli kara u banneeya intaan dadku dhimashada biaabin
Name : dadweynaha
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
jawan

shaqsi weerarku ma fiicna, xooga xisbiga wadani waanu dhaliilsanahay siday wax ka yihiin, taasi ma ahan inaanay suuragal ahayn mustaqbalka inuu xisbigaasi hagaagi doono oo siyaasiyiin caqli leh imaan doonaan.

maxamed biixi yoonis isagu waa shaqsiga arrintan saldhiga ka aamusay halka xirsi horbooday oo xishoon waayay.
Name : YES BOOZE
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
WAAR DADWEYNOW ANIGU M B YONIS WAXBA KAMA SHEEGIN LAAKIIN WAXAN LEEYAHAY CIDA WAXANO DHAN DABADA KA WADA WA ISAGA MADAAMA ISAGU AHA NINKA KEENAY AMA XOOJIYAY ARIMAHAN DEKEDA IYO SALDHIGA O MARKAANA U ISAGU DONAYO INU TARIKHDA GALO.. LAAKIIN ADEERKEEN M B YONIS WAXYAABO KALEH O BADAN O TARIKHDA KU GALIKARO AYA JIRA SHAQADAN MADAXWEYNUHU WA SHAQO THAT IS IT INA DADKA LO WAALO MADAXWEYNENIMO MA FICNA.. QOF KALIYA AYA MADAXWEYNEH NOQONAYA.. WAXAN SHAKIYAY INA MAXAMED BIXI WAXAN KA DAMBEEYO MARKAAN ARKAY ADEN SIIRO O WAASHAY O YIDHI QOF SOMALILANDER A AYA HAYSTA 700 MILLION O US DOLLAR.. MARKAASANU SHAKINAY.. EE UMMADA YAAN LA WAALIN AYAANU LEENAHAY.
Name : dadweynaha
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
yes booz

cida falkan ka dambaysa waa obvious waa xirsi xaaji cali weeye. waayo c/raxmaan ciro iyo uurcade oo ah xoghayaha xisbigu kama hor imaanin ee shuruud ictiraaf bay ku xidheen.

anigu xirsi baan ku tuhmaya inuu falkan ka dambeeyo, isagoo leh berbera uma baahna saldhig military ee in wax loo qabta loo baahan yahay, cida waxaas tidhi waa xirsi. kolka maxamed arrintan waa ka aamusay kama hadal.

cida labaad ee soo raacda waa shaqsiyaad waligood ku caan ahaa xumaanta somaliland ee xaaraanku naax ahaa waa siciid cilmi rooble, ooto biixi iyo aareeye oo afkooda qabyaalad looga bartay. ciro 4 ta nin baa waali doona mida iga qabo.
Name : YES BOOZE
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
CALI AREEYEH WA BASAAS U SHAQEEYA INA GUELEH DAMEER, LABADA KALEH EE CIRRO IYO INA URCADEH IYO SICID CILMI ROBLEH WA FATAALIIN.. WA MAXAY AQOONSI? SOWTAN MARKA SALDHIG AAD HESHO EE HUB HESHO MARKAANA DEKEDI LA DHISO O WADADI BERBERA CORRIDOR LA DHISO.. MA AQOONSI INTA KA BADAN AYA CAALAMKA KA JIRA.. SOWTA MARKA SOMALILAND GEESKA AFRIKA U TALINAYSO ??? FUCKING FATAALIIN.. WAAR FATAALIINTA IYO TUUGTA HA LA QABTO.. WAXA KALEH O MAQALNAY INA DAD LONDON KU NOOL AY MUSHAHAR KA QADANAYEEN BERBERA O QORNAYEEN INAY KA SHAQEYAAN DEKEDA.. FUCKING SHIT.. WAAT TUUGTA HA LA QABTO .. FUCKING SHIT.

YES BOOZE
Name : YES BOOZE: DP WORLD O MUSHAHAR KA JARTAY QURBAJOOG BERBERA
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
QURBAJOOG TUUG A O QORAN INAY KA SHAQEYAAN DEKEDA BERBERA AYA LA SO SAARAY O LA OGAADAY INTA DP WORLD MEESHA LA WAREEGTAY.. MARKAASA LAGA JARAY LACAGTI TUUGNIMADA AY QADANAYEEN.. TUUGTI CAALAMKA AYA LA OGAADAY INAY CAYDH KA QAATAAN LONDON MUSHAHAR KA QAATAAN DEKEDA BERBERA.. FUCKING TUUG FOQAL TUUG.. WAANA KUWA MUDAHARADAYAY .. MOTHERFUCKERS FOQAL MOTHERFUCKERS.. MAXA TUUG MEESHA KA BUXAAN..

YES BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE

[ Reply ]



Name : Sanqoole
Subject : Re : khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-17
DAAWO: Mudaharaad Gilgilay Dalka Sweden Oo Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Milateri Oo Ay Dhigeen Jaaliyada Somaliland Ee Sweden.

https://www.youtube.com/watch?v=gvm7LAVrC-4

Name : YES BOOZE
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
WAAR MAXA WAALAY KUWA JOOGA SWEDEN.. AYAR MAXAY INTAY CAYDHOODA QAATAAN O XAARKOODA KU CUNAAN SWEDEN EDEB U YEELANLAYIHIIN??? MAXA KA GALAY WAXA LAGA SAMEENAYO SOMALILAND.. ?? LOOOOOOOOOOOOL.. FUCKING QAXOOTI URAYA..

YES BOOZE
Name : dadweynaha
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
sanqoole

ha odhan banaanbax, ee dheh 6 tuug oo photoshop lasoo galay calanka somaliland. lol kkk

banaanbaxow xaal qaado, banaanbixiiba way ceebeeyeen, wuxu baratakool xuma. waar video ga waanu daawanay 4 ilaa 6 qof baa banaanbaxaya sweden. lol kkk ma sheekadii hadhwanaagnews baad nagu dayaysa ee beenta ku caanbaxday.
Name : YES BOOZE: MAXA LO DIIDAYA HORUMARKA, YASEH DIIDAYA? FAALO
Subject : Re :khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld.
Date : 2017-03-18
WAXA SO IFBAXAYA WAXYAABO CADAYNAYA INA DADKA DIIDAYA HORUMARKU AY YIHIIN DAD DONAYA INAANA UMMADA SOMALIALND ISASO GAADHIN O WADA NOQONIN DAD HORUMARAY O DAD ISU HAYSTAY INAY DADKA KALEH KA SAREEYAAN O DONAYNIN INA UMMADA SOMALIALND HORUMAR GAADHO. SOMALILAND INAY JIRAAN DAD AAMINSAN CLASS SOCIETY SAL IYO RAAD TOONA LAHAYN O KU SALAYSAN QABYAALAD O INTAY XAARKOODA LAAQDAAN WAX AN SAL IYO RAAD TOONA LAHAYN AAMINSAN O IYAGU SAFKA HORE UGU JIRA WAXA SOMALIALND BAABIYAY O MAATANA A DADKA KASO HORJEEDA INA HORUMAR DHACO.

[ Reply ]


Pages : [ khilaaf soo kaa dhex galay shaqaalaha dekedda berbera iyo shirkadda dpworld. 1 ]