Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Sir. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Basaas DalacayArday Reer Somaliland ah Guulo soo hooyeyXidigaha Geeska: "Qudhaanjoye Ku Quuso"!!JSL Iyo Somalia + Mooshinka Saldhigga Millatary Ee Magaalada Berbera.Dagaal Caalami Ah Oo Laga Digay.Urur-Diineed Xabsiga Lagu Wada Guray Hargays.Waraysi: "Somaliland Waxay Xor Ahayd Somalia Oo Talyaani Gumaysto".Dawladda Kenya Oo Cuucadaysay DF-da Somalia.Qodobo Laga Gaadhay Shir Dawladda JSL Iyo Kooxda Khaatumo Uga Socday DJabuuti.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.

muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.

News


 http://gabiley.net/wp-content/uploads/2015/03/Loogo-Sl-1.jpghttp://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/Golaha-Guurtida-SL.jpgMudanayaasha Golaha Guurtida JSL ayaa kordhiyey muddo-xileedka Madaxweynaha iyo Golaha Wakiillada JSL ee wakhtigoodu dhammaaday.








http://gabiley.net/wp-content/uploads/2015/03/Loogo-Sl-1.jpgFadhigan maanta oo ka dhacay hoolka shirarka ee Golaha Guurtidda JSL ayaa muddo laba bilood ah ku daray wakhtigii ay ku heshiyeen Xisbiyada Qaranka iyo Xukumadda JSL ee ku mudaysnaa 10/10/2017, halka doorashada aqalka wakiilladana ay u cayimeen in ay dalka ka qabsoonto taariikhda 10/10/2018-ka.

74 Xildhibaan ayaa ogolaaday in doorshadda Madaxtooyadda JSL la qabto taariikhda 13.12.2017, hal xildhibaan ayaa ka amusay guddoomiyhuna muu codayn waxaana sidaas ku dhaqan galay in Xukumadda Madaxweyne Silaanyo loo kordhiyey muddo 9 ( sagaal ) bilood ah oo ku eg 13ka maalinta bilsha 12aad ee sanadkan ( 2017 ).

Golaha Wakiillada ayaa loo kordhiyey muddo laba sano ah, waxaana doorashada Golaha Wakiillada la qabanayaa taariikhda 28.4.2019. Xukumadda, Guddida Doorashooyinka Qaranku, Xisbiyada iyo Komishanka Doorashiiyinka ayaa hore isugu waafaqay in doorashada madaxtooyaddu ay dalka ka qabsoonto taariikhda 10/10/2017, halka doorashada Golaha Wakiilladana ay u cayimeen in ay qabsoonto taariikhda 10/10/2018ka.

SL Media

Posted on Tuesday, March 07 @ 21:06:52 UTC by admin



muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl. - muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hayaani
Subject : Re : muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-07
Guurtidu waxay lumise hawshii loo samaystay halkii aye ka xalin lahayd mushkiladaha waxay ka mid noqotay mushkiladaha jira sidaa darteed was in laga saara meesha oo lacagta ku baxdana loo duwa caafimàdka ama meel kale. . Waa nimanka 2 sanadood kordhistay mar keliya waa laaluush sidiisa ah
Qaataye qaado

Name : NO BOOZE
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-07
WAXA UGU DARAN KUWA DAWLADA KU CADHAYSAN EE ARKAYNIN GURTIDA IYO WAKILADA IYO FATAALNIMADOODA IYO NINKA GUDOMIYAHA WAKILADA EE CIRRO O TUUG NOQDAY.. IYO SALEBAAN GAAL IYO ISAGUNA FATAAL NOQDAY.. IYO ODAY DHAQAMEED IYO DADKI KALEH O CADHAYSAN O CADHADOODA LA DULKORAYA XUKUMADA.. IN FACT XUKUMADU WAABA TA SHAQADEEDI KASO BAXDAY INKASTO HADANA MISTAKE SAMEEYEEN.. WAXANI WA KHATAR, KHATARTA U LEEYAHAY IYO SIDA LO DHAQMAYAANA ISMA LAHA.. ODAYGA SILLANYO ISAGU KHATIYAAN AYU IDINKA JOOGA O INU RETIRE ISGALO AYU DOONAYA EE MEESHAN INTAYDU TV DEBATE U QABATAAN SADEXDA NIN DORASHADA HA LA GALO..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-07
SILLANYO WA INA AMMANKA LOOGU DADAALA O LA SIIYA WUXU DONAYO.. MADAXWEYNEH SILLANYO WA SAMEEYAY WIXI LO DORTAY, DEKED IYO SALDHIG MILITARY IYO CILAQAADKI AQONSIGA AYU KEENAY.. WAXA KALEH KA DONAYSAAN WA MAXAY?? WAXA MEESHA KU SO HADHAY DONALD TRUMP O CIRRO A IYO BILL CLITON O FAISAL CALI WARABEH IYO GENERAL EISENHOWER O MUSE BIXI.. IYADO MARXALADA LAGU JIRO LA OGYAHAY O LABA WADAN O JAARKU DAGAAL KU DHAWAQEEN O DJIBOUTI IYO WALAWEYN.. WA INA MARXALADA IYADO LAGA DULAYO LO CODEEYA CIDA KU HABOON.. TV DEBATE U QABTA SADEXDA MUSHARAX O MEESHA HA LA OGAADO CIDA KU HABOON INAY WADANKA HOGAAMISO.. WAXBA YAAN QIIQA LA ISKU QARININ.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-07
ARINTA UGU LA YAABKA BADAN WA NIN U DHIGMA WINSTON CHURCHILL O AXMAD SILLANYO O NAAG BUURAN O FADUMO SICIID LA YIDHADO AY AFLAGAADO U GAYSATO.. WAXA MEESHAN KA DHACAY DHOWR WAXYABOOD O GUINNESS BOOK OF RECORD GALIKARA HADA CALAAMKU MAQLO.. ARINTA UGU HOREESA WA MADAXWEYNEH LA AFDUUBAY O HOSTAGE KU NOQDAY MADAXTOYADI, MADAXWEYNEH AY NAAG BUURAN CAYDO.. IYO DAD LEH WADANKU INU HELO AWOOD U CADOWGA ISKAGA CELIYO MA OGOLIN.. WAXA HADA CAALAMKU MAQLO DHAGAHA AYU FARAHA GALINAYA.. WALIGEED SADEXDA ARIMOOD KAMA DHICIN CALAMKA.. WADANKA UK NAAG BUURAN O ENGRIISI WALIGEED MA CAAYIN WINSTON CHURCHILL..

NO BOOZE RESTS HIS CASE
Name : No booze
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
Cali khaliif aya baaq so saaray u ku sheegayo Ina ummadi khaatumo ay haraad inay u dhimato qarka u saarantahay ... Helicopterski dadka meeshay joogaan biyaha loogu gaynlaha aya cirro o tuug weyn noqday donaya inu ku mudaharaado .. Waata reality Somaliland ppl are going to die of thirst waana reality jirta because ma hayno infrastructure Iyo technology dadka lagu badbaadiyo .. Imika dad laso helay o UAE ayay yidhahdeen afar mothetfuckers o mid Buuran o caqli saaliid ku jirto "looma bahna UAE o wa la mudaharaadaya" .. Waaryadaheen dadkan Madaxa ka toogta .. Ina ummadu haraad u dhimato ayay donayaan..

No booze
Name : NO BOOZE: WAXA QURBAJOOG U MUDAHARADAYAN MAANU FAHMIN
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
DADKA QURBAHA JOOGA EE SOMALIALND JOOGIN MAXAY U MUDAHARADAYAAN?? WADANKABA MA IYAGA KU NOOL?? WADANKA DADKI KU NOOLA AYA QARKA U SAARAN INAY SAKARAADAAN HALKAY KA TIMID SHEEKADA INA TUUG CAYDH KA QAADATA EUROPE AY MUDAHARADAAN??? WAAR TUUGTAN UMMADA WAREERISAY IYO AFARTA TUUG EE HARGEISA JOOGA HA LOO SHEEGO INA UMMADI SOMALILAND HARAAD INAY U DHIMATO QARKA U SAARANTAHAY O WAAKA CALI KHALIIF REALITY MEESHA JIRTA SHEEGAY.. TUUGTA ILAAHAY IYA SO SAARA CEEBTOODA.. TUUGTU MARNABA MA DHUUMANKARAAN.. WAXABA LO DHAQMAAYA SIDI INA SOMALILAND TAHAY MEEL HORUMARTAY O KHILAAF SIYASADEED IYIO FATAALNIMO LA ISKU WAREERINAYO..

NO BOOZE
Name : Galbeedi
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
Waagii u socday HALGANKII DIB-U-XORAYNTA ayuu HAL-ABUURAY geesigii waynaa ee magaciisu ahaa BOON XIRSI sheekadii hanaqaadday ee HALKU-DHAGEEDU ahaa "WAX BAA SI AH".
MAANTAY JOOGTAA TII OO KALE.
WAXAY ILA TAHAY WAX BAA SI AH.
WAXAA LA ARKAY KUWA DHALASHO AHAAN DURIYADDA AH OO HADDANA FAQASH U DOODAYA OO U HEESAYA HADHAAGII AFWEYNE EE HABLAHOODA KUFSADAY!!!!!!
LACNADDA EEBBE IYO TA AADAMIGUBA HA KU DHACDO CIDDII U RIYAAQDA FAQASH IYO HADHAAGEEDA.
LONG LIVE JSL.
Name : Galbeedi
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
Waagii u socday HALGANKII DIB-U-XORAYNTA ayuu HAL-ABUURAY geesigii waynaa ee magaciisu ahaa BOON XIRSI sheekadii hanaqaadday ee HALKU-DHAGEEDU ahaa "WAX BAA SI AH".
MAANTAY JOOGTAA TII OO KALE.
WAXAY ILA TAHAY WAX BAA SI AH.
WAXAA LA ARKAY KUWA DHALASHO AHAAN DURIYADDA AH OO HADDANA FAQASH U DOODAYA OO U HEESAYA HADHAAGII AFWEYNE EE HABLAHOODA KUFSADAY!!!!!!
LACNADDA EEBBE IYO AADAMIGUBA HA KU DHACDO CIDDII U RIYAAQDA FAQASH IYO HADHAAGEEDA.
LONG LIVE JSL.
Name : No booze
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
Waar galbeediyow kuwani xita wadani o dhan ma aha ..qabilna ma aha .. Wala cise muse Wala habar yonis ayayna ahayn .. Wa koox tuuga o galadi cunsuriyad kula kacday o xanuunsanaya , sidaya gaalada iskama celiyaan Ee waxay qadeen cuduro ay maantana ku xasidayaan Somaliland .. Waar dheg ha u dhigina .. Wa qabiil ma laha wa dad xanunsanaya ..

No booze
Name : No booze
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
Waar galbeediyow waxbaa ka maqan .. Waar cuduro maskaxda ayay qadeen dadkani o gaaladu gaadhsiyeen .. Dad fayow ma joogaan qurbaha .. Gaalada ay la joogaan ayaa maskaxda ka xanuunsanaya markassay Kuwan la qaadsiyay wax aan maskaxda ibnadam ku qaadikarin .. Naagihi cadaana o intay khamri so cabaan waalan aya meel kasta u fadhistay o cuduro qaadsiyay .. Fucking shit .. Wa dhiloyinki cadaa Ee aanu ku nidhi is keena parking ka kuwa waalay Kuwan .. Shit

No booze

[ Reply ]



Name : Bulsho
Subject : Re : muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-08
Kuwan marba wax kordhinayaa miyaanay aqoon u lahayn xilayada abaaraha iyo roobabka. Maanta waxa wax loo dooran kari waayay waa abaaraha xilligoodu ku beegmay. Hadana waxa iyadana doorashada danbe lagu beegay xilli abaareed kale ama xilligii jiilaalka. Sanadku waa afar xilli Somaliland:

1. Guga oo ku beegan bilaha March, April iyo May.
2. Xagaaga oo ku beegan bilaha June, July iyo August.
3. Dayrta oo ku beegan bilaha September, Octobar iyo November.
4. Jiilaalka oo ku beegan bilaha December, January iyo Feberuary.

Waxa ay mar walba ahayd in doorashooyinka lala xidhiidhiyo xilliyada haddii aan wax kale looga jeedin. 1960kii oo aan tacliin badani jirin ayaa ka sugnaan badnayd xilligii wax la dooranayay. Farsamo xumaantu adiga ayay faraha ku goysaa. Markii uu roobku baaqsadoba ma muddo kurdhin ayaa weligii lagu jirayaa. Waxa ay bulshado codsanaysaa in wixii la qaanayo iyo farsamadeeda cilmi lagu fadhiisiyo. Mahadsanid.

Name : Jamaal
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-09
Dhib aan ahayn Guurtida iyo Wakiilada dalka kama jirto. Waayo, haddii doorashooyinku wakhtigooda dhici lahaayeen waxan oo buuqa ee dalka jaah wereeriyey masoo noqnoqdeen, runtiina diyaar uma aha in golaashoodu doorasho galaan waxaana taas caddayneysa ilaa hadda may samayn xeerarkii doorashadoodu ku qabsoomi lahayd, sida saama-qaybsigii gobolada iyo xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Guurtida oo laga sugayey in Golada Wakiiladu sameeyaan, waxayna ku heshiiyeen in aysan samaynin xeerkaas iyaguna bedelkeeda u kordhin doonaan markasta wakhti xileedkooda. Guurtidu waxay meesha fadhiyaan afar iyo labaatan (24) sano Wakiiladuna waxay baarka ka jareen laba iyo toban (12) sano.

Sidaa awgeed, waxaan ku talin lahaa marka la qabto doorashada madaxtooyada waa in dadweynahu laad kaga saaraa meelaha ay fadhiyaan,muddo saddex bilood gudahoodna Golihii Wakiilada lagu soo doorto. Guurtida waa in laga saaraa distoorika dalka, haddii kale, waa in Gobol walba ku soo bedelo-dhaqameedkooda mar haddii kuraastoodii noqotay dhaxaltooyo.
Name : Jamaal
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-09
Saxid: lagu soo bedelo madax-dhaqameedkooda
Name : NO BOOZE: QOLOYINKA MUDAHARAADAYA WA JAMAICAN
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-09
QOLOYINKA MUDAHARADAYA EE QURBAJOOGTA WA QOLOYIN QAATAY DHAQANQA JAMAIKANKA O QOLOYINKI KA TAFIIRMAY KUWI LA ADOONSANJIRAY EE LA GEEYAY JAZIRADA JAMAICA O WALIBA KUWODA NOLOSHA KA DHACAY EE CADAANKU GUMAYSTO AYAY LA DHAQANYIHIIN QOLOYINKA MUDAHARADAYA.. INLEEN JAMAIKAANKA KUWA HORUMARAY AYAY LEEYIHIIN.. WIXI NOLOSHA KA DHACAY KUWO LAMID A AYA MEESHA MUDAHARADAYA EE OGAADA..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: uae waxay sinaysa somalialnderka qadarin ka sarays
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-09
WAXA SI FIICAN U SURTAGAL A INA SOMALILANDERKA TAGA UAE INA LA SIINDOONO SHAQOYIN IYO QADARIN KA SARAYSA TA MUJAHIRIINTA KALEH EE KU NOOL UAE BECAUSE UAE BERBERA IYO SOMALILAND JOGITAANKEEDA WAXAY KASO GALIDONA DHAQALEH FARABADAN O UGA IMANDOONA EAST AFRIKA O DHAN.. MARKA WAANU KU KALSONAHAY INA UAE AY SAMAYNDOONTO WAX KASTA O SURTAGAL A SIDI CILAQAAKEEDA SOMALIALND IYO UMMADA SOMALIALND AY SI FIICAN UGA DHIGILAHAYD MID KHATARA.. QOLOYINKA MUDAHARADAYAANA WAA JAMAIKANKA KUWA NOLOSHA KA DHACAY..

NO BOOZE
Name : udgoon
Subject : Re :muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-09
ninksn np boosti sidu qof walba ugu jawaabayay buu xiiqay hhhhh

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-09
waxa la gaadhay xiligii ay somalilander ka xalaasha ahi abaabuli lahaayeen banaanbaxyo lagu fashinayo banaanbaxyada ay xaaraamiyiintu ka wadaan qurbaha.

haye tu kala sweden laga qaban qaabinaya, waxaanuse sugayna inay dowladu iyaduna ay mid inoo qaban qaabiso is wada qabsada, illaa London across Europe illaa USA iyo Canada.

waynu xeerinaynay, se hadaanay xaaraamiyiintu xishoonayn xiligii la iska qaban lahaa baa la gaadhay. waa in gudo iyo dibad ba aynu cududa yada ku muujino sidaanu u taageersanahay saldhigaasi military ee imaaraadka carabta.


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-11
Doorashada golaha degaanka iyo barlamaanka ha laga dhigo:

Sideed iyo tobanka abril sanadka 2018( 18/04/2018), waa wakhtigi guurtidu ku dhawaaqday oo sanad hor loo dhigey.

Weliba ha lagu dhawaaqo sidan:

"Anago tixgelinayna baaqi saxiibaheena beesha caalamka doodooda macquulka ah iyo codbixiyayaasha Somaliland waxaanu wakhtigi aanu hore ku dhawaaqnay soo hor durkinay sanad."

Arrintani ma aha arrin xisbi, waa danta qaranka waxa aan meeshan ka hadlayno. Yaan la inagu qasbin in aan abaabulno shacbiga Somaliland oo ka kooban sedexda xisbi si dhamaan Somaliland lagu mudaharaado golaha guurtida. Macangagnimo iyo aniga saxsan uun yaanay noqonin sheekada golaha guurtida ee mar uun tanaasula, dulqaadku wuu inaga dhamaaday runti, jeebkiina uma burburinayno.Somalilandta aan 26 dhisaynay, shaambada keligitaliska laguma dhufanayo Somaliland ma yeelayno taas.

Madaxweyne Siilanyo maalintu hadli laha oo sixi laha waxa socdawaa maanta. Horumarka dalka baa lagu xasuusan doona ee yaanay noqonin in lagu xasuusto madaxweynahi dimoqraadiyadi Somaliland burburiyay oo caalamka iyo Somaliland col ka dhigey.

Waan ku kalsoonahay in Somaliland joogan madax sixi doona khaladka yar ee dhacay. Macangagnimadu iyo aniga mar walba saxsan ma aha sifaha dowladnimada wanaagsan marmar tanaasul baa loo baahanyahay, golaha guurtida intu oday Salebaan qabsaday meesha mar qudha ma tanaasulin. Maanta waa maali tti golaha guurtida tanaasuli lahayeen. Ha inagu qasbina kacdoon iyo mudaharaadyo anago wakhti adag oo abaaro ku jirna.


[ Reply ]



Name : Faarax
Subject : Re : muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl.
Date : 2017-03-11
Isdejiya, wasiirka arrimaha dibada waxa yidhi xidhiidh xumaaday ma jiro.


[ Reply ]


Pages : [ muddo-kordhin loo sameeyay xukuumadda iyo wakiilada jsl. 1 ]