Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.

bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.

News


 https://i.ytimg.com/vi/EqXFf7zrte0/hqdefault.jpghttp://somalilandlivemedia.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_0FA569-070DAC-AD810F-8BEA76-6CC981-EB0B99.jpgMudaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Saldhigga Millateri ee Magaalada Berbera/JSL laga bixiyey ayaa ka Socday Magaalada London ee Dalka Ingiriiska








http://somalilandlivemedia.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_0FA569-070DAC-AD810F-8BEA76-6CC981-EB0B99.jpg
https://i.ytimg.com/vi/EqXFf7zrte0/hqdefault.jpgWaxa maanta ka dhacay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska mudaaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Saldhigga Millateri ee Dawlada Imaaraadka Carabta ( UAE ) laga siiyey Magaalada Berbera/JSL Waxa mudaaharaadkan ballaadhan dhigayey Jaaliyadda Jumhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan Magaalada London.

Maqal iyo Muuqaal: https://media.giphy.com/media/lDxndj58speNO/giphy.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=f3VIWfnob1E  

Media.

Posted on Thursday, March 02 @ 20:16:50 UTC by admin



bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl. - bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ] [ 2 ]

Name : NO BOOZE: PROOF INA DAD WAALAN JOOGAAN SOMALILAND
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAARYADAHEEN BAL DAWADA KAN WAALAN EE FARMAJO U HANJABAYA:
https://www.youtube.com/watch?v=E_-6pxFZl6c
WALIBA WA XILDHIBAAN KANI, INA MEESHA DAD WAALAN JOOGA WAATAN PROOFKEEDI.. QAYB SOMALILAND A AYA WAALAN.. WELIBA KUWA HAGAAGSAN AYA HOOSTA WAX UGA DHIMANYAHAY.. WAAR BAL HORTA WADANKA WA INA LA HORUMARIYA SI DADKAN WADA WAALAN AYNU CAFIMAAD IYO KINIINO MASKAXDA LOOGU TALAGALAY UGU KEENO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE RESTS HIS CASE

Name : NO BOOZE: FARMAJO MIYU JIRA? SOMALIA MA WAX JIRABA?
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAARYADAHEEN WAXA NO BOOZE FARMAJO UGA HADLIWAAYAY EE INA GUELEH UGA HADLO MIYAYDU IS WAYDISEEN WELI?? FARMAAJO IYO SOMALIA WA JIRA MA AHA WAANA DISTRACTION.. DJIBOUTI AYA WADAN A.. INA GUELEH WA CADOWGA RASMIGA EE KOOBAAD EE BEESHA CAALAMKA SO ISTICAMALA.. NINKI GERALD PRUNIER AYANA RUNTA IDIN SHEEGAY.. CADOWGA KOBAAD EE AY TAHAY INA LA ISKA ILAALIYO WA DJIBOUTI O WADAN JIRA A.. SOMALIA MA JIRTO WADANA MA AHA .. SOMALIA WAXAY TAHAY ANIGU MA GARANAYO LAAKIIN WADAN MA AHA.. WA WAX KALEH.. FUCKING SHIT.. MARKA SOMALIA HA KU WALANINA EE DJIBOUTI WAXAYDU KA YEELAYSAAN KA FIKIRA.. YAANU KOLBA MID WAALAN FARMAJO O JIRINBA U HANJABIN.. WAX AAN JIRIN AYAYDU U HANJABAYSAAN.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE
Name : Somalilander
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
No booze

[ Reply ]



Name : Hoodo
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
A). What is an Overseas Military Base ?

An overseas military base is a military base that is geographically located outside of the territory of the country whosearmed forcesare the principal occupants of the base. The overseas military base has, throughout its history of usage been a contentious issue of debate, and is often a source of opposition foranti-militaristsandnationalistsin the host country.

B) what are the strategic benefits for the user country i.e UAE?
The base will provide immediate capabilities needed to counter major acts of aggression by countries and insurgents that the UAE identifies as posing a substantial military threat to its interests or allies. Forward-based forces will be configured to provide the initial response necessary to prevent quick defense while awaiting the arrival of aerial, maritime, and ground reinforcements.

D) Who are the potential threats to UAE/Gulf /Arab interests?
The Iranian and Hezbollah backed Houthi Militia is considered as a potential threat to the wealthy fat Gulf Kings who are afraid to be overthrown . The Ethiopian/ Christian control of the Nile basin is also another major threat to their Egyptian allies.

E). Who will actually operate Berbera Military Base?
The South African mercenaries who bombed Hargeisa will actually take over Berbera base to fight against the Houthis. South Africa has a chequered history of exportingsoldiers of fortune. Robbed of the Military role they were trained for and unable to find alternative work, South African Mercenaries felt alienated under a black government and pursued private wars to put bread on the table.Over the past three decades such private military contractors (to use the respectable term) have gone into battle in Somaliland, Angola, Sierra Leone, Iraq , Afghanistan, and been linked to afailed plot to smuggle Muammar Gaddafi out of Libya.South African mercenaries are highly professional, skilled and battle-hardened soldiers . The popular image of mercenaries as hard-drinking and womanising buccaneers .

F ) what are the negative effects of the Berbera Military Base to Somaliland?
1).We cannot control our sovereignty 2). It causes exploitation to our natural resources and facilities 3). It will cause internal feud and political conflict 4). Crimes committed by the Foreign Personnel cannot be convicted and punished in Somaliland 5 ). Introduction of alien beliefs, immoral cultures, prostitution, alcoholism etc.

G ) What is to be done ?

It is apparent that President Silaanyo and his cohorts are selling Somaliland . Nobody knows why they are accumulating so much money despite the advanced age of the old man. Somalilander’s should standup for their rights and demonstrate against the crooked Kulmiye Regime..

Drs Hoodo Yusuf , London, Uk.
yhoodo@yahoo.com.

Name : NO BOOZE: ALA HAYAAAAAAAAAAAAAAAAY WAAR BAL EEGA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAARYADAHEEN BAL EEGA WAXA LASO QORAYO.. ALA HAYAAAAAAAAAAAAY... WAAR BAL WAXAY QORAYAAN WADANI EEGA.. KUTE PROSTITUTION IYO ALCOHOLISM IYO IMMORAL BELIEFS.. LOOOOOOOOOOOOOL.. WAAR BAL EEGA WAXA UMMADA LOOGU SHEEKAYNAYO.. O SALDHIGA IYO HOYADI MIYAANA CIDANKA QARANKA DHUSHA LAGA SAARIKARIN ??? LOOOOOOOOOOOL.. O MIYAANA SALDHIGU SIDU U DHANYAHAY LA DHIGIKARIN MILITARY ATTACHE WAXA LO YAQANO O SARAKIIL CIDANKA QARANKA O LA SHAQEEYA??? SALDHIGAN AYDU KA HADLAYSAAN 30 MIN AYA LAGULA WAREEGAYA HADU KU XADGUDBO SOMALILAND.. MA CIDANKA QARANKA AYU BABACDHIGIKARA AYAYDU NAGA DHAADHICINAYSAAN MIYA?? O AFWEYNEH O CIDANKI AFRIKA UGU AWOODA BADNA AYA LAGAGA ADKAADAY AK47 MARKAASA CIDAN YAR O HAL SALDHIG FADHIYA AYA U BABACDHIGAYA CIDANKA QARANKA.. LOOOOOOOOOOOOOL.. WAAR TUUGTA BAL EEGA WAXAY QORAYAAN.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: ALA HAYAAAAAAAAAAAAAAAAY WAAR BAL EEGA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
ALA HAYAAAAAAAAAAAAAAAAYAYA... WAARYADAHEEN MA TANA NO DAMBAYSAY.. WAAR BAL WAXAY UMMADA KA DHADHICINAYAAN EEGA??? ALA HAYAAAAAAAAAAAAAAAAY.. MARKAASA ANAGU AYNAAN WAX BADAN QORIKARIN O KOLBA TRY LATER NALA LEEYAHAY .. KAN WAX QORAY BAL INTA WAX EE QORAY EEGA.. WAARYAADA SAFKA HORE FATAALNIMADU MA HALKAASAY JOOGTA MIYA?? TRY LATER IYO FUCKING LATER AYAAD NA LEEDIHIIN O KOLBA BOQOL INTAANU WAX YAR QORNO HAADANA WAX KALEH QORAYNA .. FUCKING SHIT.. WAARYADAHEEN BAL WAXAY UMMADA KA DHAADHICINAYAAN EEGA??? ALA HAYAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYAAAAAAAAAAAAAAYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY.. FUCKING SHIT.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: ALA HAYAAAAAAAAAAAAAAAAY WAAR BAL EEGA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
1-CIDA MEESHA TIMAADA FAR MA QAADIKARTO IYADO SOMALILAND KU WARGALIN
2- UMMADA SOMALILAND WAX ANSHAXA KA BAXSAN O ULA IMANKARTANA MA JIRAYO BECAUSE TOBAN SALDHIG O CIDANKA QARANKA AYANU DHULDHIGIDOONA.
3-ARIMAHA DANTA U A SOMALIALND IYO UAE AYANA MEESHA LAGA QABANAYA SIDA XEEBTA O LA XASILONIYO.
4-WA HAL SALDHIG O LAGU WAREJINDOONO CIDANKA QARANKA.. WAX AY SOMALILAND UMMADEEDA U GAYSANKARAAN WA BAABACADA O TIMO KASO BAXAAN
5-CIDANKA QARANKA HUB AYAY U KEENAYAAN MARKAASU ILA XAMAR KU TAGAYA.
6-XISBIGA WADANI WAA TUUG WAWEYN O UMMADA SOMALIALND EE MASKAXDA KA XANUUNSANAYSA WALAAYA.. UMMADA SOMALIALND DAWOYIN AYAY U BAHANTAHAY UMANA BAHNA INA LA SI WAALO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : NO BOOZE: DAWLADA USA AYAAN INTA KU SAMAYNIN IRAQ IYO AFGANI
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAXAYDU SO QORTEEN EE UMMADA KU WALAYSAAN DAWLADA MAREEKANKA EE QABSATAY IRAQ IYO AFGANISTAN AYA SAMAYNKARIWAYDAY.. O KHAMRI IYO PROSTITUTION AY DHEXDHIGTO UMMADA IRAQ IYO AFGANISTAN KARIWAYDAY.. USA O DAWLAD GAALAD A.. UAE O MUSLIM A KUMA SO DUULIN SOMALILAND MANA QABSANIN EE SALDHIG AYA LA SINAYA AFARTA JAHONA SALDHIGYO CIDANKA QARANKA AYA LA DUL DHIGI.. WAX AY KU SAMAYNKARAAN UMMADA SOMALILAND O JIRIKARTA WA BAABACADA O TIMO KASO BAXAAN.. SI EDEBLEH AYAY MEESHA U JOOGAYAAN.. MARKA WADANIYOW TUUG WAWEYN AYAYDU TIHIIN .. TUUG FOQAL TUUG..

NO BOOZE
Name : Nasteexo
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-04
Labadii sannadood ee u dambeeyay waxa isa soo tarayay isbedel u muuqda mid aan u wanaagsanayn Somaliland oo ku soo kordhaya xidhiidhkii Somaliland iyo Ingiriiska.

Ingiriiska ayaa lagu tilmaamaa dawlad siyaabo badan oo siyaasadeed, amni iyo diblomaasiyadeed u taageerta Somaliland, waxaanay taageeradani salka ku haysaa xidhiidhka guunka ah ee u dhexeeya labada wadan. Hase yeeshee Inkastoo aan la hayn xog rasmi ah oo muujinaysa isbedel taban oo ku yimid xidhiidhka labada dal, haddana ifaafalaha muuqda ayaa muujinaya in dib u socod uu ka muuqdo xidhiidhkaas.

Tusaale ahaan labadii safar ee u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagay dalka Ingiriiska, ma jirin wax kulan ah oo dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadda Ingiriiska, waana wax cusub marka la eego heerkii uu xidhiidhku taagnaa oo ahayd in Madaxweyne Rayaale safarkiisii u dambeeyey uu la kulmay xoghayihii arrimaha dibadda David Miliband, halka uu Madaxweyne Siilaanyana mid ka mid ah safaradiisa la kulmay Raysalwasaarihii hore Mr. David Cameron.

Safarkii hore

Madaxweyne Siilaanyo oo hoggaaminaay wefti culus oo wasiiro ah ayaa bishii Oktoobar ee 2016, wuxuu safar ku tagay dalka Ingiriiska. Laba toddobaad oo uu Madaxweyne Siilaanyo dalkaas joogay ma jirin wax kulan ah oo uu la yeeshay xukuumadda Ingiriiska. Haddii laga tagi waayo wasiiradiisii xubno ka mid ah ayaa la kulmay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska.

Wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire, oo uu Geeska Afrika wakhtigaas wax ka weydiiyay sababta keentay in Madaxweynuhu labada toddobaad ee uu joogay Ingiriiska uu wax kulan ah ula yeelan waayay masuuliyiinta Ingiriiska, ayaa wuxuu ku dooday in safarka madaxweynuhu ahaa mid gaar ah islamarkaana aanay jirin wax balan ah oo ay la lahaayeen Ingiriiska.

Safarka Maanta

Madaxweyne Siilaanyo ayaa 18 February ee sannadkan 2017 wuxuu safar ugu baxay dalka Ingiriiska oo uu weli ku suganyahay. Madaxweynuhu mudadan ku dhow labada toddobaad wax kulan ah lama yeelan xukuumadda Ingiriiska. Madaxtooyada ayaa safarkan madaxweyne Siilaanyo ku sheegtay mid u gaar ah oo aan la faahfaahin.

Gunaanad

Inkastoo ay masuuliyiinta Somaliland ku doodayaan in safarka Madaxweynuhu ahaa mid gaar ah islamarkaana aanay baratakool ahaan ka sii samaysan balan. waxa se’ dabeecadda diblumasiyadda ka mid ah in hoggaamiyuhu dalka uu tago ee xitaa uu xaalad shakhsi ah u tago, ugu yaraan yeesho waqti uu salaan ugu tago masuuliyiinta dalkaas int ay u suurtogasho, waxa iyaduna aalaaba dhacda in haddii dalku uu xidhiidh fiican la’ leeyahay ay masuuliyiinta diblumaasiyaddu kulan aan caadi ahayn la qaataan madaxweynaha.

Marka la eego arrimaha Geeska Afrika oo xasaasi ah iyo xaaladaha hadda ka taagan Somaliland ee ay ugu horreyso dib u dhaca doorashada oo Ingiriisku gacan weyn oo caawimo ka geysto qabsoomiddeeda iyo arrinta saldhigga milateri ee Berbera oo dhowaan baarlamanka Ingiriisku wax ka weydiiyey xukuumadda dalkaas, waxaa sida caadiga ah la filanayey in masuuliyiinta dalkaasi ay iyagu xiiyeenba in ay ka faa’idaystaan fursadda oo la kulmaan madaxweynaha.

Arrimahani waxay muujinayaan isbedel ku yimid xidhiidhkii Somaliland iyo Ingiriiska, waxaanay dadka badankiisu arrimahan ku macnaynayaan midhaha ka dhashay dib u dhaca doorashooyinka iyo muddo kordhinaha isdaba socda.

Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu u muuqdaa inuu noqonayo madaxweynihii u horeeyay ee Somaliland soo mara ee socdaaladiisa dibadda u kala saara kuwo gaar ah iyo kuwo aan gaar ahayn, waxaana la dareemi karaa in Somaliland u baahantahay galaan-gal siyaasadeed iyo diblomaasiyadeed, maadaama oo ay tahay qaran aqoonsi raadinayana ay u baahantahay inay madaxdeedu uga faa’iideeyaan fursad kasta iyo dal kasta oo ay booqdaan.

[ Reply ]



Name : NO BOOZE: MUDAHARAAD WEYN O LAGU TAGEERAYO UAE SAMEEYA
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAARYADAHEEN SOW MAY AFARTI TUUG EE CAYDHA QAADANAYAY MAY SAMAYN MUDAHARAAD.. WAXAN SO JEEDINAYA INA DAD LAGU QIYAASO 50 KUN AY IMAADAAN UAE EMBASSY HORTISA O TAGERAAN SALDHIGA.. WA INA LA SAMEEYA MUDAHARAAD KALEH O TAAGERO O WELIBA LAGUSO CASUMA AMBASSADOORKA UAE MUHADARAADKA.. O MEESHA KA HADLA O LA TAGEERA.. SHIT.. MARKAASAY TUUGTA CAYDHA QAATA AAMUSIDOONAAN.

NO BOOZE

Name : MUHADARAAD WEYN O TAAGEERO AYA LA DOONAYA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAARYADA AFARTA TUUG EE CAYDHA QAATA MA MAJORITY AYAY KA AWOOD BADANYIHIIN.. WAXANU SO JEEDINAYNA INA LA SAMEEYO MUDAHARAAD KALEH O ILA SHAN KUN AMA TOBAN KUN O DAD MEESHA IMAADO O MEESHA LA QARIYO LA TAAGEERO UAE..

NO BOOZE
Name : LACAGTI MUHARAAD WEYN O TAGEERO WA INA LA DIYAARIYA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAA INA LAGA YIMAADA MAGAALOYINKA SOMALIALND O DHAN MARKAANA LA SAMEEYA MUDAHARAAD WEYN O TAAGEERO.. MARKAANA DAWLADA SOMALIALND DIYAARISA LACAGTI DADKA LAGU KEENI LAHA MEESHASI.. WA INA MEESHA IMAADAAN DAD GAADHAYA ILA TOBAN KUN O DAD A O MEESHASI AY KHALKHAL GASHA O CAALAMKU OGAADA DADKA SOMALILAND WAXAY DONAYAAN.. MA AFAR CAYDH QAATA AYA KA AWOOD BADAN UMMADA SOMALIALND EE LONDON JOOGTA MIYA?? SHIT.

NO BOOZE
Name : Sara
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Hoodo Yusuf is rights..


The kulmiy government a big mistake..
The president slianyo.s family needs moeny... Sharm
Somalilanders don.t need military base country....
UAE fights children and women big mistake..



Viva Somaliland
Name : dadweynaha
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
http://burcoonline.com/articles/58016/Halkan-Ka-Daawo-Fadeexad-Ku-Habsatay-Inyar-oo-Maanta-Ku-Mudaharaadaysay-Safaarada-UAE-Ku-Leedahay-Magaalada-London-iyo-Rabshadi-Halkaas-Ka-Dhalatay

somalia oo soo gashatay calanka somaliland, iyo 4 tuug ah oo hor boodaysay.
Name : dadweynaha
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
safar dheer oo aynu aqoonsigii usoo galnay aakhirkii kolkuu Berbera inoogu yimid, ma balaaya iskicisay oo rabta inay kala daadiso?

dadkan se mudaaharaadaya maxa talow ka si, ah, ma waxay ugu badisa gole deegaan oo shaqadiisu tahay inay magaalada qashinka ka guraan baa ina aqoonsaday, iyo dal african ah baanu soo baryaynaa.

tacab dheer baynu soo marnayee, miyaynu u baahanahay wixii loo tacab galay in maanta laga mudaaharaado? waa sidee caqliyada mucaaridka somaliland maanta?

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
http://burcoonline.com/articles/58016/Halkan-Ka-Daawo-Fadeexad-Ku-Habsatay-Inyar-oo-Maanta-Ku-Mudaharaadaysay-Safaarada-UAE-Ku-Leedahay-Magaalada-London-iyo-Rabshadi-Halkaas-Ka-Dhalatay

4 tuugo ah oo somaliland kasoo jeeda iyo somalia oo soo gashatay calankii somaliland oo maanta banaanbaxay. fadeexad aad u weyn ba meesha ka dhacday.

Name : Barwaaqo
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
@Hoodo
Jabuuti iyo ASSAB ayaa uga dhow in la duqeeyo Berbera. Somalia waxay xulafo la tahay Sucuudiga ma waxaad sugaysay inta Berbera Xamar laga bixin lahaa? Teeda kale isbahaysiga US,UK,Sucuudiga UAE hadii ay u baahdaan xeebaha Somaliland maxaa ka celin kara inay maraakiibtooda meel inyar ka durugsan dhigtaan iyadda oon cidina amar ka qaadan Somaliland, waxna kuma aha in Muqdisho u saxeexi lahayd hadii la soo waydiisto Shelfka Somaliland. Kulmiye intii aan shaxda laga hor degin ayuu wax fahmay saaxiibana samaystay oo hal dhagax laba shimbirood ku dilay.


Waxba ha ku qurxin oo ha ku buunbuunin afqalaad sheeko raqiisa ,Somalilandna golayaal sharci dajin ah bay leedahay.

[ Reply ]



Name : Galbeedi
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Markii hore waxaan Ka mid ahaa dadkii ku jaah wareeray saldhiga hayeeshee markii uu Shodhe Afweyne Ka dalbaday Boqokorka Sucuudiga ahaan gartay in meesha faqash marsyso

Name : Barwaaqo
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Galbeedi

Faqash geed dheer iyo mid gaabanba way u koraysaa dhibaatada Somaliland. Shoodhe Afweyne isagoon socod baran ayuu orday, maskaxdiisa waxa ka guuxaya sidii adeerkii loo eryaday.
Name : NO BOOZE WALIGI MA ARAG DAD MUDAHARADA O QOSLA NEVER
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
WAARYADAHEEN DADKA MUDAHARAADA MIYAY QOSLAAN?? MISE WA SERIOUS? WA MAXAY KUWAN QOSLAYA EE MUDAHARADAYA? MA TUUGTI WAWAYNEED AYA LASO URURIYAY EE CAYDHA QAADANAYSAY?? FUCKING SHIT.. WAXANU UMMADA REER HARGEISA KULA TALINAYNA INAY IYAGUNA CIRRO KU MUDAHARADAAN.. WAXANU DONAYNA INA BOQOL KUN O HARGEISA JOOGA SO BAXAAN O "CIRRO WA TUUG KU MUDAHARADA" .. HAA... CIIRO TUUG WEYN WEEYEH KAGA MUDAHARAADA HARGEISA DHEXDEEDA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE
Name : Jamal
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Meelsha waan tegey dadka dubnaana waxaan ka diriyey ilaa 75 oo isku dhexjir Somalilanders iyo Wallaweyn ah.
Name : dadweynaha
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
reer somaliland wax badan baynu u sabirnay inaan aqoonsi caalami ah, helno aakhirkii horteena kolkuu yimid dad maskaxiyan aan caadi ahayn baa durba ka banaanbaxaya.

aqoonsigu wax bilaash la isku siiyo maahan ee waxba lagu kala bedeshaa. se dadkan banaan baxaya ma waxay ugu eegtahay in nalagu maaweeliyo, somaliland waxa aqoonsaday gole deegaan oo shaqadiisu tahay inay magaalada qashinka ka guraan?

aqoonsigan aynu usoo tacabnay ee mashruuca dheer inagu ahaa, aakhirkii is keenyo maxa balaayay ku kiciyay?

viva somaliland republic
Name : udgoon
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
no boosti iyo jawaan bariis miidhanbaa dalka qasaya si ay u taageeraan heshiiska xaaranta ah ee silaanyahay khaatumo seegiii uu sii socdo tug tuug kama aamusayno xaqeena iyo berbera toona staand with berera
Name : dadweynaha
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-04
saldhiga military waxa diidan koox yar oo fara ku tiris ah oo qurba joogna ah. dadkase badankiisu wax taageera iyo wax ka aamusa ayay noqdeen.

kolka kooxda yar ee waalaysanaysa waxaan leeyahay soo hoobta, dalkan aqoonsigiisa ayaa saldhiga laga dhex uriyay. kama korno miyaa gole deegaan baa ina aqoonsaday saaxiibayaal?

[ Reply ]



Name : Hayaan
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Waxaad ogaataan in reer Somaliland aad ugu kala qaybsan yihiin arintan saldhiga milatari sidaa darteed waxaa la gudbuun Somalilandpatriot in aanY dhinac raacin ee dhexdhexaad ka noqoto si aanaad u lumin kalsoonida Somalilanderka.
markaad leedahY mudaaharaad balaadhan .dhinaca kale wuxuu ku odhan marka loo aiyaaso kumaankun reer Somliland ee London jooga ma balaadhna.
mida kale waar wacad alloon ka caba wa cad alood iga cabin ina anficimayso reer hebel iyo reer hebelna waati lixdankii Xamar ina gaysay Abaarana way jiraan Sbhoodho Afweynana wuu soo miliqsanaya bal markaa talo keena

Name : NO BOOZE: TRUMP ANYTIME AYU NAGUSO DUULIKARA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
NINKA TRUMP LA YIDHAHDA WA NIN WAALAN WUXUNA SALDHIGISU SAARANYAHAY XUUDUDA SOMALILAND IYO DJIBOUTI, KA EEGA GOOGLE MAP, CAMP LEMONIER WUXU U JIRA WAX KA YAR LABA MILES XUDUDA SOMALILAND.. NINKA TRUMP O AANU ANAGU FAHAMNAY INU WAALANYAHAY ANYTIME AYU BOMBGAREENDOONA HARGEISA HADU MAALIN WAASHO.. MARKA INANU HALKA FADHINO O SUGNO INTA NINKA WAALANI NO IMANAYO AYA LA DOONAYA MIYA???? LOL.. WAAR CIIRAHA TUUGA MEESHA KA QABTA O KU MUDAHARAADA.. SOW HARGEISA MA JOOGA.. ISAGA AFARTA TUUG EE KALEH WA INA LA SHIIDA.. FUCKING SHIT.. XASUUQA UMMADA SOMALILAND AYU DOONAYA EE SHIIDA..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: TRUMP ANYTIME AYU NAGUSO DUULIKARA
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
LESS THAN 2 MILES AYU NO JIRA SALDHIGA TRUMP KU LEEYAHAY DJIBOUTI, TRUMP WA NINKA YIDHI WA INAYNU LA WAREEGNA PETROLKA IRAQ.. NINKASI ANYTIME AYU HARGEISA KUSO DULIKARA.. MARKA TALADU WA SALDHIGA DEGDEG U KEENA.. MAREEKANKA WAXA LAGA BILAABAY INA WADOYINKA IYO BARARKA LA ISKU TOOGTO.. MARKA AMA WA LA INA XASUQIDOONA AMA CIRRO AYAANU SHIIDIDOONA.. MARKA CIRRO WA INA LA SHIIDA SALDHIGANA DEGDEG LO SAMEEYA.. WAXANI WA XASUUQ AYA SO SOCDA..

NO BOOZE
Name : CIRRO TALADA AY SISAY NAAGTA SAFIRKA UK EE ETHIOPIA WA KAN
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
NAAGTA SAFIIRADA ENGRIISKA EE ETHIOPIA EE MAALINTI DHAWAYD TIMID HARGEISA EE CIRRO O QUDHA INTAY LA KULANTAY DIB UGA NOQOTAY MEESHA WAXAY KULA TALISAY CIRRO INU SAMEEYO KACDOON SHICIB LA MID KA TRUMP KA SAMEEYAY MAREEKANKA O MARKAANA LAGU AFGAMBIYAYO XISBIYADA ESTABLISHMENTKA SOMALILAND.. WA TABTI TRUMP WUXU WADA WAANA POPULIST STRATEGY U DADKA KU KICINAYO.. WAXANA SIDA KULA TALIYAY NAAGTA DHILLADA EE UK EE SAFARADA ETHIOPIA EE MALINTI DHAWAYD JOOGTAY EE ISAGA LA KULMAYSAY.. MARKA NINKAN BASSASKA EE CIRRO KU KACA O SHIIDA.. ANAGU WANU FAHMAYNA WUXU WADO.. WAAR NINKAN SHIIDA O KU KACA.. SHIT..

NO BOOZE

[ Reply ]



Name : Galbeedi
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Dagaalkii 1994 dadkii soo weeraray JSL ee FEDERAAL-DOONKA ahaa wali way joogaan oo madaxdoodiina waxay wali joogaan MUUQ-DISHO inkastoo badhkood ku dhex dhuumanayo dalka.
Markaas, waan ay SOMALILANDERKA xalaasha ahi ogaadaan in arrintu Ka w weyn tahay BANAANBAX ay dhigayaan afar tuug oo qaata lacagta caydha ee ay bixiso KANNIISADU.
Long life JSL.

Name : No booze: cirro iyo wadani o la fahmay
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Waar waxay no wadaan wixi ninka waalan ee trump sameeyay... wa been ku celceli Ila dadku rumaysanayaan iyo fake news o war been a Kolba meelaha ku qora sida hebel aya xamar tagaya iyo fucking aya xamar jooga.. markaana ummada o la jahawareeriyo markana conspiracy theory la sameeyo ... waxay so copygareeyeen qoloyinka cunsuriyiinta ee alt right ee mareekanka... waar shiida ayaanu leenahay..

No booze
Name : Yaasiinka
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Waxan odhan lahaa Cirro ha loo caqli celiyo, xalay wuxuu sheegay laba arrimood oo haddii si dhab loo weydiiyo aanu jawaab waafi ah ka bxin karin. Mar wuxuu yidhi xildhibaano ayaa la xidhay, waa la wada yaqaan xildhibaanad ee kuma ka xidhan ama la xidhay. Mar kale wuxuu yidhi Somaliand ciidan shisheeye uma baahna, waxa halkaa ka cad inuu u haysto in ciidanka Imaaraadku la mid yihiin kuw Amisom ee Somaliya jooga. Inta aynaan waqto badan hadal ku dilin horta isaga ha la saxo, waxan cad inaanu ninkani la tliyayaal wanaagsan lahayn.
Name : Galbeedi
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Xizbigii WADDANI oo la moodayey markii hore Xizbi Qaran oo maskax furan wax ku caaridaya wuxuu noqday KOOX YAR OO FEDERAAL-DIIN AH. Arrintan waxaa cadaynaya Cirro oo isagoo qoslaaya taageeray bannaanbaxa ay ka danbeeyaan SHOODHE AFWEYNE IYO KOOXDIISU.
Dadkii Ka mid ahaa madaxda WADDANI ee xilkaska ahaa way yaaban yihiin oo way khajilsan yihiin markii ay arkeen waxa soconaya.
Name : Bulsho
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Dad aan waxba diidi karin oo aan itaal lahayn ay wax iskaga celiyaan way ku qasban yihiin wax kasta oo laga doono. Saldhig iyo deked wax ka weyn baa loo socdaa ee idinka oo aan is dhibin si fiican isu wada dhiiba sida kuwa idinla midka ah ee caalamka oo weliba iyaga la aqoonsan yahay. Quwadaha waaweyn ee dunida ayaa meesha ku hirdamaya. Ingiriiska iyo Maraykanku way iskaga soo horjeedaan Saldhiga Berbera oo mid kastaaba isaga ayaa raba. Mudaaharaadka waxa ka danbeeyay Ingiriiska. Madaxweyne Siilaanyana iyaga ayaa farta ugu yeedhay waanu ku xaniban yahay London.

Waxba yaan xoogga laga badin. Sidii roon Rabi ha ina waafajiyo.Bulsho
Name : dadweynaha
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
dalku wuxu leeyahay maxkamad distoori ah, xaqse maahan in maanta gole ciro hogaamiyo yidhaah waxay soo saareen sharci maahan.

haduuse ciro dooda qabo, ha tago oo maxkamada dastuuriga ah haka soo cadeeyo inay tahay sharci daro iyo in kale.

waxa qudha ee ay sharci daro ku noqon kartaa maxkamada distooriga oo tidhaah, laakiin sharci daro ku noqon mayso waan banaan baxaya waan diiday. remember you cannot take the law on your own hand.

[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Mudaharaadki Ingriiska ka dhacay faydo badan buu dalka uu soo kordhiyay. Anigo marki hore ka soo horjeeday baan arkay qoraalo warbaahinta caalamku ka qortay markaas baan ogaadey in faydo uu dalka uu lahaaba.

Waa ta ugu horeysee wareysi laga qaaday mid ka mid ah mudaharaadayaasha oo lagu weydiinayay sababtu uu diidanyahay saldhiga ayuu mudaharaadahaji ku jawaabay:

" anagu(Somaliland) dagaal ma rabno, muslim waa ino muslim hadu sunni iyo shiico yahay anagu nabad ha la raadiyo baanu leenahay. Yemen waa walaaleheen Imaraadkuna waa walaalaheen in badan dalkeena caawinayay"

Sidaas ma yidhi mudaharaaduhu waxa ay hadaba aduunka tustay in Somalilanddanteeda ka raadsanaysay saldhiga militeri oo aan sheekadu ahayn nacayb aanu cid gaar ah uu qabno ama in aanu dagaal doon nahay. Hadaba faydo buu ino aha mudaharaadku baan odhan kara.

Dhinaca kale wargeyso badan oo mudaharaadka soo hadal qaaday baa ku celicelinayay Jamhuuriyada Somaliland waa dal jira waxba aqoonsiga warqada(official) yaynan lahaane.

Dhinaca kale wargeyso badan baa soo hadalqaaday buuqi barlamaankeena taas oo iyaduna faydo kale ino ahayd mar hadi dimoqraadiyada wadankeena ka jirta meel walba gaadhay oo la ogaadey.

Maahmaah Af ingriisi ah baa tidhaahda:

"All publicity is good publicity"

Gunaanad:

ILLAHAY waxaanu xumaan moodno buu wanaag inooga dhiga. Somalilanderska mudaharaaday iyo kuwiaan mudaharaadinba imika in gacmaha is qabtaan oo gurmadka abaaraha ka wada shaqeeyaan baa loo baahan yahay. Qurbajooga kaca baan leeyahay oo lacagtiina ku tageera gurmada abaaraha, ha lagu mudaharaado biyolaanta iyo gaajada, bixinta lacagta biyo iyo cunto lagu heli laha waa nooc ka mid ah mudahaaradyada.

Hadaba dhamaanteen maanta aanu mudahraadyaal ku mudharaadayna abaarta aan noqono.

BIYOLAANTU HA DHACDO, GAAJADU HA DHACDO, WAA HADAYNAN KULA DAGAALAMIN OO CEELAL QODIN........WAA HADAANAN KULA DAGAALAMIN OO BIYOXIDHEENO DHISAN, ABAARTAN DHOOF KU TIMID BAA ROOBKU DHIBAYA, DALKA SOW ANIGU MA LIHI, ROOBKA SOW SAXIIBKEY MA AHA......DAM DAM DAM...


[ Reply ]



Name : IndheerGarad
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Xaalada abaareed ee maanta ka jirta Jamhuuriyada Somaliland waa mid adag. Maanta oo kale waxa loo baahanyahay in la isa saamaxo hadu jiro khilaaf yar iyo mid weynba oo laga wada shaqeeyo badbaadinta dadka, xoolaha, dhulka iyo dhirta. Maanta ma aha maalinti xisbi xisbiga maanta waa maalinti badbaadinta ummada.

Ta kale muddo kordhin laba sano kuwa hadalhaya ha joojiyaan edebdaradaas, Jamhuuriyada Somaliland ma aha dal keligitalis ah waxaanu nay dal dimowraadiya, madaxweyne Siilaanyona marar badan buu ku celiyay doorasho waa dhacaysa wakhtiga ugu dhaqsada badan. Oktoober baa bil ku wanaagdan doorashada dambe ah. Magaca yaan laga dilin Jamhuuriyada Somaliland. Doorashadu sanadkan baa wabaa qabsoomaysaa hadi Illahay yidhaahdo.

Waxa muhiimad gaar ah leh joojinta colaada koonfurta Sool, in guddiga sicirbararka howlgalo oo wixi itaalkooda ah ka qabtaan arrintaas sicirbararka, hadi loo baahdo qaabki dowladi madaxweyne Riyaale kula dagaalami jiray sicirbararka ha la.raaco hadi la isleeyahay taas baa dhibka yareyn karta, wadanka economist(dhaqaale yaqaan) walba oo jooga ha la isugu yeedho si looga dooda waxa xalku yahay.


[ Reply ]



Name : Hudiso
Subject : Re : bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Protesters Reject Creation Of UAE Military Base In Somaliland

Hargeysa(Ramaas)March.3,2017- Scores of people demonstrated outside the UAE embassy in London today in protest against the establishment of an Emirati military base in Somaliland.

Protesters carried banners in Arabic and English calling for an end to wars and for the funds to be redirected to aid projects rather than military warfare, “Somaliland needs aid not military base”, in reference to Somalia’s breakaway northern territory.

“We are not against the UAE, the Emirates and its people are our brothers. They’ve helped us throughout time,” a protester said.

“We don’t want to be dragged into a war. Our country is stable. We don’t care if someone is Shia or Sunni, we are all Muslim.”

“All we want is peace,” another explained, “but our government has sold land to the UAE for a military base so it can attack Yemen, but the people of Yemen are our brothers and we don’t want to be dragged into this war on them.”

News that the UAE is to build a military base in Berbera was made public last month.



How to get this News Click Here

https://www.middleeastmonitor.com/20170302-protesters-reject-creation-of-uae-military-base-in-somalia/

Name : Cali
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-04
Dhufays bay kasoo wadajeedaan Armaajo iyo kuwa mudaaharaaday karis xun iyana ku la.waxaan qaba wixii Faqashtu diido ee ka cadhaysiiyaa in ay SAX yihiin.
Afweyne Maraykanka lacag badan iyo saanad Milatary ayuu ka qaadeen jiray
shilin kamuu siin jirin Berbera qof keliya oo reer Somaliland oo afkaa juuq ka yidhi majiro maxaa imika loo cabaadaya

dadka waxay ku cabsi geliyaan waa la ina soo weerarya iyo dumarba la fara xumaynaya waar xishood .waxay .dacaayadii waxay gaadhsiiyeen qoraayaasha qaarkood oo ay u laqimeen wsx sharafta Somaliland dilaya. Waxay ku wardinayaan nimanbaa lacag ka cunay
kuma taageersani laakin waxaa kulaa gudboon in xisbigan doorasho kaga qaadi talada wadanka kulkaad heshid xukunkana aad saxdid wixii qaldamay. Xisbiga wadani laba jeerba taageeryaal ayuu lumiya waa mixe markuu mudsahaaradka ka dhigY London marka kalana waa marmii uu Gudoomiyaha Baarlamaanku taageeray Mudaaharaadka.
Name : Yaabka
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-04
Xisbiga Waddani aan dar-adr geonee Cirro inaga bedela oo doona Amb. Cawil Xaaji X. Cali - ilaahay cimrigiisa ha dheereeyee. Inteena halkaa ku jirta waa ognahay inaan Cirro xilkan qaadi karin, haddana si ay ku dhcadayba waa ka aamusanahay ama waa ku teegraynaa oo weliba qadhaan u ururinaynaa. Meesha inaga kiciya, qofkii Cawil wax ka tirsanayow maanta ilow oo danta dalka iyo xilliga adag ee inagu soo socda eeg, waana ninka keli ah xilligaa waajihi kara.
U digay oo u digay ee duulka waa loo dan leeyahay (Cali Dhuux)
Name : WAANIYE
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-04
WICILADDII KU DHASHEY SOMALILAND OO KU GABANEYEY MAGACA ISAAQ AYAA ISCADEEYEY OO YIDHI NO NO SOMALILAND DOONIMAYNO
Name : Bare Sare
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-04
Shabakadda caalamiga ah ee Oil Price.com, ayaa 1-dii Bishan March daabacday maqaal dheer oo ay kaga hadashay halista siyaasadeed ee uu saldhigga Millatari ee imaaraadka carabtu ka samaysanayo Madaarka Berbera, uu u yeellan karo Somaliland. saldhigaasi ooxiisada ka dhalataa isku rogi doono mid gaadha heer Mandaqadeed.

Warbixintan oo aad u dheerayd, waxa qoray Gregory R. Copley, shabakada Hadhwanaag, ayaa soo turjuntay qeybaha ugu muhiimsanaa ee ay ka hadashay.Warbixintu waxay daaha ka rogtay cabsida ay Itoobiya ka qabto saldhiggan Millatari oo ay u aragto mid dhibaato leh.

Waxa kaloo qormaddu kashiftay in qoyska madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ka taajireen kirada lacagaha ay ka heleen dekadda Berbera ee laga kireeyay soddonka sannadood shirkadda DP World ee laga leeyahay imaaraadka carabta iyo saldhiggan Millatari. Sidaas oo kalena, waxa warbixintu ay sheegtay in saldhigaasi uu Masar siinayo fursad ay ku adeegsato iyadoo ka mid ah xullafada Sucuudigu Hoggaaminayo ee dagaalka ka wada waddanka Yemen.

Maqaalku waxa uu ka hadlay in dawladda KULMIYE ee tallada haysaa ay Somaliland ka dhigtay mid musuqmaasuqu ku jiridaystay. Iyadoo ay dib u dhaceen intii ay xilka haysay doorashooyinka madaxtooyada iyo Golaha Wakiilladu. Taasina ay muujinayso inay dawladdani isku dhejinayso xukunka Somaliland.

“Dhacdooyinka waa waaweyn waxa ka mid ah, in heshiis 30 sannadood ah ay DP World oo laga leeyahay UAE ay kula wareegtay maamulka dekadda istaraatajiga ah ee Berbera oo ku taalla kadinka badda cas.

Heshiiska dekadda Berbera, waxa hordhiciisii la dhammeeyay Bishii September 2016, laakiin bilowgii Bishan March 2017 ayay si rasmi ah ula wareegtay maamulka dekadda. UAE waxa kaloo ay doonayaan Madaarka Berbera oo ah mid weyn oo istaraataji ah oo dhererkiisu gaadhayo 4,149m oo u dhiganta 13,582 Ft, Madaarkaas oo leh dhabo ballaadhan oo dawladii midowga Soofiyeyti (USSR) u dhistay ujeeddooyin millatari badhtamihii 1970-naadkii. UAE oo ka mid ah xullafada Sucuudigu Horkacayo ee dagaalka ka wada Yemen, ayaa aad u doonaysa gegadan oo lagu deyray (xayndaabay) sannadkii 2015-kii lacag ay bixisay dawladda Kuwait,”ayaa lagu yidhi warbixintaas oo ka walaac ka muujisay halista uu Somaliland u horseedi karo saldhigani.

Waxaanay warbixintu intaas ku dartay; “Wefti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland ayaa tagey Addis-ababa bishii la soo dhaafay ee Feberuary, si ay uga soo dhaadhiciyaan Itoobiya ansixinta heshiiska saldhigga Millatari waxaanay U sheegeen in saldhiga ciidammada UAE oo qudhi isticmaali doonaan.

Dawladda Itoobiya ayaa walaac ka muujisay saldhigan markii masuuliyiinta Somaliland ay diideen inay u keenaan Itoobiya nuqulka heshiiska la kala saxeexday ee saldhigga iyo faahfaahintiisa rasmiga ahba.”

Gregory R. Copley, waxa uu qormadiisa ku soo sharraxay in heshiiska saldhigga Berbera iyo kii dekadda ay ka hodmeen xubno ka mid ah qoyska madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ka helay lacag ay ku tanaadeen. Waxaanu magacaabay laba qof oo ka mid ah qoyska madaxweynaha ee mashaariicdani jeebkooda ku dhacday, waxaanu yidhi; “Heshiisyadan Somaliland la saxeexatay imaaraadka carabtu, Madaxweyne Siilaanyo, Afadiisa Marwo Aamina Waris iyo wiilka madaxweynuhu soddoga u yahay ee Baashe Cawil oo isagu haysta dhalashada Maraykanka, ayaa saddexduba guryo waaweyn oo bangallooyin ah ku yeeshay Imaaraadka carabta. Waxa kaloo heshiiskan ka faa’iiday xubno kale oo ka mid ah raaska hoose ee madaxweyne Siilaanyo.”

Waxa maqaalkaas lagu caddeeyay in Masar ay kaalin weyn ku leedahay saldhigan si ay u isticmaasho iyadoo huwan magaca waddamada xulafadda Sucuudigu hormuudka u yahay ee dagaal kula jira Xuutiyiinta reer Yemen. Maqaalkaas waxa uu si ballaadhan u qaadaa dhigay culaysyada siyaasadeed ee Somaliland kaga iman doona dalalka jaarka la ah sida Jabuuti oo joojisay heshiiskii ay kula jirtay shirkadda DP World iyo Itoobiya oo Masar is hayaan.

Waxa kaloo maqaalkaasi ka sheekeeyay qaabkii fadhigii wadajirka ahaa ee Guurtidda iyo Wakiillada looga ansixiyay Heshiiskan oo dad badani ka soo horjeedaan.

Waxaa Tarjumay Hadhwanaagnews
Source:- Oilprice.com
Name : Cali
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-05
Waxaa ka badan inta wararka postive ka ah ka qoraysa saldhiga . Hadhwanaag oo sixirkii Farmaajo haleelay ayaad war ka soo xiganaysa
Name : Ugaas
Subject : Re :bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-05
Hadhwanaagnews iyada koox reer koonfureed ah baa maskaxda ka qabsatay, waxayba soo qoraan Ugaas Xasan, ugaaska beesha shiidle oo Xamar ku soo laabtay, waxba ha weydiinina kuwaas

[ Reply ]


Pages : [ bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl. 1 ] [ bannaanbax lagaga soo horjeedo saldhigga imaaraadka ee berbera/jsl. 2 ]