Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.

dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.

News


 http://www.somalilandsun.com/images/2017/Feb/Somaliland_Hosting_a_Foreign_Military_Poses_Is_Beneficial__but_Poses_Regional_Challenges_.JPGBaarlamaanka Ingiriiska ayaa Wasiir Xukuumadooda ka tirsan waydiiyay su'aal ah in uu Dawladaha JSL, UAE iyo Sucuudiga kala hadlay Saldhiga Berbera.










https://4.bp.blogspot.com/-B-oi6_jQwkg/VzyHjtBGSII/AAAAAAAAAj0/IdtdV4soJAsuS-15SFr3hsHjaYXnTG2_wCLcB/s1600/IMG_E74CEC-EC7135-BF52D0-E08839-A3EE17-F95F96.jpgXildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa Xukuumadooda Ingiriiska weydiiyay in ay wax wada-hadalo ah kala yeelatay mas'uuliyiinta JSL, Imaaraadka Carabta amaba Sucuudiga arrintan ku saabsan saldhiga millatari ee Berbera laga siinayo Imaaraadka Carabta ( UAE ).

Xildhibaan Mr. Stephen Doughty oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo ah xildhibaan taageera qaddiyadda JSL, ayaa Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhexe Mr. Tobias Ellwood weydiiyay in uu mas'uuliyinta dawladahaas wax wada-hadal ah kala yeeshay aasaaska saldhiga millatari ee Imaaraadka Carabtu doonayso in ay ka samaysto Berbera.

Wasiir Mr. Tobias Ellwood, ayaa ku jawaabay sidan, “Wax wada-hadalo ah kalamaan yeelan Dawladda JSL, Imaaraadka Carabta iyo Sucuudiga toona aasaaska saldhigga millatari ee Imaaraadku ka rabaan Berbera.”

Su’aashan iyo jawaabtan xildhibaanka iyo wasiirka dhex martay, ayaa inkasa too ay tahay mid kooban haddana waxa ay muujinaysaa heerka uu gaadhay warka saldhigga millatari ee Imaaraadka Carabtu doonayo in uu ka samaysto magaalo Xeebeedka Berbera.

SL Media

Posted on Wednesday, March 01 @ 14:03:40 UTC by admin



dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl. - dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : NO BOOZE
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
WAXA DAWLADA ENGRIISKA KA KHUSEEYA SALDHIG KU YAALA BERBERA ANIGU GARANMAAYO, MA SOMALILAN AYA ENGRIISKU MAAMULA?? WAAR BAL ANAGA KOLBA WAX AAN JIRIN HA SO QORINEH.. WAXAYDU SAMAYSAAN REALITY USO NOQDA.. REALITY WUXU YAHAY INA LA MIDAYNAYO CIDAMADA QARANKA IYO KUWA UAE.. WAXAN LAGA QAYLINAYA WA INTA O KALIYA MARKA LAGA SAARO KUWA SOMALILANDERKA EE FATAALIINTA EE CIRRO HOGAAMIYO.. ANAGU WAXAN WAANU FAHAMSANAHAY.. CIDAMADA MEESHA IMANAYA WAXAY LA MIDOWBAYAAN CIDANKA QARANKA O HUB U KEENAYAAN SI SOMALILAND AWODEEDA MILITARY KOR LOOGU QAADO.. WAXANI WA SIMPLE.. UAE WAXAY XITA LAALUUSH SISAY PUNTLAND SI AANAY WAXAN FARAHA ULASO GALIN.. WAXAN LAGA QAYLINAYA EE LA ISLA DALINAYO MA GARANAYNO.. WAXANI WA DHAMAADAY WAANA DHACAYA CID JOOJINKARTAANA MA JIRTO EE YAAN LA IS WAREERININ.

NO BOOZE


[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
wadani haduu u arko dhacdadii ka dhacday kulankii madaxweyne siilaanyo isugu yeedhay labada gole 12 february mid sharci daro ah. muxuu ilaa aalaankan ugu gudbin laayahay maxkamada distooriga ah dacwadooda?

illeen dalku wuxuu leeyahay maxkamad distoori ah oo kala saarta wixii sharci ah iyo wixii aan sharci ahayn. inta meelaha laga hadhadlayo oo dad la kicinayo lana abaabulayo waxaan qarankan dan u ahayn.

unless uu xisbigu dareemaayo inay dowladu dabooshay baahi bulshadu qabtay oo ka wal wal qabtaan doorashada. haday se sidaa tahay dee dadka la tasho intaad nimankan kugu xeeran la tashanayso oo wax kuu meerinayaan. adoo dadka dhex yimaada dhaanta oo waxa yaga eega.

Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
barnaamij gaar ah oo lagu lafa gurayo saldhiga military ee berbera

https://www.youtube.com/watch?v=EDXkaxFFqkE

[ Reply ]



Name : Hudiso
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
Mudaharaadka london waddani ma waddo ee waa kacdoon shacab oo ka dam-qaday dalka iyo dadka la xaraashay. Haldoor Barkhad Batuun.

https://www.youtube.com/watch?v=yqePl-TVaMA

Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
waxba yaan bulsho lagu leexani, waanu u jeednay oo ka aragnay warbaahinta in wadani lahaa dadku hakaco wax ha sameeyo.
Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
hadii ay ansixintii labada gole sameeyeen idiin la tahay sharci daro, maad dacwad u gudbisaan maxkamada dastuuriga ee somaliland?
Name : Cali
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
Afweyne mar ruush ka kireeye marna Maraykan.wuu ka dharkay maalin keliya maan arág qof yidhaa Afwenaa dhulkii xaraashay.
waxaan xasuustaa gabay ù berigaa tiriye nin la yidhaa Aar guruxeed
uu shacabka mu tirtirsihaaye in Afwyne wax wal a la waeegay .cid juuq tidhi lama arag. Qof Somalilanxer wax yar ma dhaqaajiye balaaya dhacday
Name : Galbeedi
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Hudisu,
Waxaa lagu moodaa in sad tahay FAQASH is-qarinaysa.
Name : Galbeedi
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Hudisu,
Waxaa lagu moodaa in sad tahay FAQASH is-qarinaysa.
Name : Galbeedi
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Hudisu,
Waxaa lagu moodaa in sad tahay FAQASH is-qarinaysa.
Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
siyaad bare kolkuu ruush iyo maraykan keenayay berbera cidiba juuq uma odhan jirin, waaba lagu sii amaani jiray.

ee maxaa dowlada axmed siilaanyo teeda looga samaynayaa sanqadha iyo cabaadka.
Name : dadweynaha
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
dadka ku doodaya somalia ayaa wax laga soo saxeexay, maxa keenay hadana inay sacuudi tagto oo kasoo dagaalanto. illeen haday saxeexeen isma dhibeene, maxa dagaalkan galiyay.
Name : No booze
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Sheekadu ma dhaafsisna Ina gueleh o lacag ku qaata air spaceka somaliland o meesha hada xita shaydaan u imaado saldhig siinaya o ku odhanaya somaliland waad dulmarikarta o hub ku ridikarta iyo walaweyn o donaysay inay so rogaalcelisso.. labada Shaqo ka qabta.

No booze

[ Reply ]



Name : Hudiso
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
Mudaharaadka london waddani ma waddo ee waa kacdoon shacab oo ka dam-qaday dalka iyo dadka la xaraashay. Haldoor Barkhad Batuun.

https://www.youtube.com/watch?v=yqePl-TVaMA

Name : Cali
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
Faqash kakaalbaa wada
Name : Cali
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
Faqash kakaalbaa wada
Name : NO BOOZE: BARKHAD WA YUHUUDI EE BAADHA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
BARKHAD WA YUHUUDI.. BAL BAADHA WAXA U YAHAY.. ANAGA WAXA NAGU MAQALA A INU YAHAY YUHUUDI NINKANI.. FUCKING SHIT.. BAL ANAGU GALADI WAANU KA MARANAY AQOONSIGOODI IYO FUCKINGKOODI.. WAXAN GAALO NALO DABA WADA WA MAXAY.. ENGRISKUNA WAXA U FIKIR UGA DHIBANAYO SALDHIG KU YAALA SOMALILAND WA MAXAY.. MA SOMALILAND AYU XUKUMA ENGRIISKU??? CIIRO WAXA U GAALO NOOGU QASBAYA WA MAXAY..?? ANAGU WAANU TASHANAY.. ANIGA AYA GAAL A HADA LA DOONAYO INA LA FAHMO GAALADA.. ANIGUNA WAXAAN IDHI GAALADA FARAHA KA QAADA.. GAALADA FIICAN FARAHINA UGA QAADA AYAAN IDHI INAGU.. NINKA BARKHAD HA LA BAADHO INU YUHUUDI YAHAY IYO IN KALEH.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE: BARKHAD WA YUHUUDI EE BAADHA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
ANAGU INA DAD SOMALILANDERA NOQDO YUHUUD WAXBA KAMA QABNO LAAKIN JIRITAANKAYAGA ISMA HORTAAGIKARAN, DAD CADAAANA NOOGAMA FATAALIKARAAN.. ANAGU SIRDOON AYAANU NAHAY WAX KASTA OG .. O U GALOWBAY SI AY SIRDOON U NOQDAAN.. WAX AYNAAN OGAYN AYA YAR.. MARKA MEESHA HADA EDEB LA YEELANWAAYO WAXYAABO AYAANU SHEEGIDOONA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : NO BOOZE: BARKHAD WA YUHUUDI EE BAADHA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
O NINKAN BARKHAD MA WUXU RABA INANU U YEEDHNO ISRAIL O FALASTINIINTI KA DHIGAY WAX AAN NOLAYN MIYA/? FUCKING SHIT.. WAAR KAN YA RUNTA U SHEEGA.. WAAR NAGA BAADHA NINKA AYANU LEENAHAY.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: BARKHAD WA YUHUUDI EE BAADHA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
WAARYADAHEEN SIRDONKA MADAXA BANAAN NIN ISNA SIRDOONADA REER GALBEEDKA AYU KU YIDHI "HADAANU SALDHIGYO MILITARY IYO WAX KASTA IDIN SIINO FALASTINIINTA DHULKOODA MA LOOGA KACAYA O MA NAFISAYAAN".. MARKAASA NALOOGU JAWAABAYAY "MAYA".. MARKA BARKHAD WAXANU LEENAHAY "SAAXIIB YUHUUD IYO CADAAN NALOOGO SO FATAALO WAKHTI UMA HAYNO, O SIRDOON AYAY LEEDAHAY SOMALILANDEH, ORODO MEEL KALEH WAKHTIGAAGA KU LUMI".. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : NO BOOZE: BARKHAD WA YUHUUDI EE BAADHA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
WAARYADAHEEN SALDHIGA WAXA KASO HORJEEDSANKARA AMA WA TUUG AMA WA JAAHIL AMA WA YUHUUDI.. SADEXDA AYA XISAABI SHEGAYSA INAY YIHIIN KUWA KASO HORJEEDSANKARA SALDHIGA MILITARY EE AWOODA UAE IYO SOMALILAND KOR LOOGU QAADAYO.. MARKA BARKHAD HA LASO CADEEYO KU YAHAY: MA TUUGBA MISE JAAHIL MISE YUHUUDI.. ANAGU MA QABNO INU TUUG IYO JAAHIL YAHAY.. WAXANU AAMINSANAHAY INU YUHUUDI YAHAY NINKANI O KASO HORJEEDO UMMAD CARBEED O AWOOD YEELATA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
hadalada uu c/raxmaan ciro inagula hadlo kolkuu warbaahinta la hadlayo, kolkaan u fiirsado maahan kuwo isaga ka soo baxay ee waa kuwo kasoo duxa nimankan. waa xildhibaan aareere, xildhibaan siciid cilmi rooble iyo mujaahid ooto biixi.

kolka ma garan waxa xiska madaxweyne siilaanyo wax looga sheegayo, kol hadii labada nin ba aanay waxba is dheerayn oo ragi ku xeeran yihiin. siilaanyo waraaq baa loo qoraa ba lagu eedeeya, se ciro ma kula tahay in loo soo laqimay wuxuu inagula hadli lahaa?

Name : Calie
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
Waar3 hinaasaha kor u qaada
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
WAAR CIRRO WA TUUG, NAAGTA FADUMO SICIID WA JAAHILAD.. KUWAN KALEH WAXBA U DHIMAN.. NINKA BARKHAD LA YIDHAHDO ISAGU WA YUHUUDI EE ISKA BAADHA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-01
ANIGU WAAN GALOWBAY.. GAALADA IYO YUHUUDUNA WA IS TAQAANA .. NINKA BARKHAD LA YIDHAHDO DIB U BAADHA WAXA U YAHAY.. ANAGUNA WAXANU NIDHI MAR HADAANU GALOWNAY WADANKA KA SAARA GAALADA.. BECAUSE ANAGI AYA GAAL A.. MARKA WAANU FAHMAYNA WAXAY YIHIIN EE FARAHA KA QAADA AQONSINA HA KA SUGINA.. MARKA TALADAYADA QAATA .. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE: INA GUELEH MUXU PARIS UGU CARARAY??
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAXA INA GUELEH QAADSIYAY ANFARIIRKA EE PARIS UGU CARARAY WA MAXAY? TA MIYA LA IS WAYDIYAY?? INLEEN MARKU FARMAJO KA QUDHBADEEYAY CALEEMOSARKISI AYU OROD KU TAGAY PARIS?? TA KALEH SALDHIGYADA FARAHA BADAN EE U WADANKISA KA SIIYO QUWADAHA KALA DUWAN MIYAY SOMALILAND KHATAR KU AHAYN? DIYAARADO LA GARANWAAYAY WAXAY YIHIIN MIYAANAY SO DULMARIN SOMALILAND DHOWR JEER O MARKI DAMBEH HUB KU RIDIN?? MARKA DADKAN SALDHIGA KA MUDAHARAADAYA MA CIYAALASUUQBA MISE INA MADAXA LAGA TOOGTO AYAY DONAYAAN??

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: INA GUELEH MUXU PARIS UGU CARARAY??
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
INA GUELEH HADU KHATAR U QAATAY SALDHIG MILITARY O SOMALILAND LAGA SIIYO UAE MUXU U ARKIWAAYAY MARKAY SOMALILAND ASHKATONAYSAY MARKI DIYARADO WADANKISA KA YIMID AY SOMALILAND CIRKEEDA MAKHAYAD KA DHIGTEEN?? MARKA INA GUELEH SOMALILAND MA MEEL U ADOONSADO AYU U HAYSTA??? WAAR BAL ARINTA NOOGA WARAMA?? INLEEN DADKAN U SALDHIGYADA SINAYO AFAR MEELOOD O KALIYA AYA U FURAN INAY U DULAAN O SOMALILAND KA MID TAHAY.. MARKA MA CIRKI SOMALILAND AYA LA SO XIDHAYA AYU UGU CARARAY PARIS?? FUCKING SHIT.. WAARYADAHEEN ARINTA BAADHA.. NINKAN BURANI MUXU UGU SHEEKEEYA CAALAMKA SOMALILAND MA JIRTO O CIRKEEDU WA MAKHAAYAD O WAYDU MARIKARTAAN EE SALDHIG IGA KIRAYSTA????? WA INA ARINTA LA BAADHA.. WAANA INA LA DHIGA SURFACE TO AIR MISSILES SOMALILAND INTA XADKA DJIBOUTI IYO XEEBTA GALBEED O DHAN.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: INA GUELEH WA DHIIGYACAB SMLD DONAYA INU XASUUQO
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
NINKA INA GUELEH ANAGA WUXU NO XISAABSANYAHAY DHIIGYACAB.. UMMADISA AYU CABUDHIYA WAANA KHARAJIYA.. MARKA DHIIGYACABNIMADI AYA U KEENTAY INU SOMALILAND U ARKO MEEL U CABUDHINKARO.. NINKA WA INAYDU U FIRSATAAN AYAANU LEENAHAY.. NINKAASI WAXA U FAHMIWAAYAY INA SOMALILAND KHATAR U ARAGTO SALDHIGYADA U BIXINAYO EE ISAGU TIISA O KALIYA U ARKAYO ANAGU WAXANU ARINTA U ARAGNA ARIN KHATAR KU A JIRITAANKA SOMALILAND WAANA ARIN A INA LO DIYARGAROWBO NINKA SIDI LA ISKAGA QABANLAHA.. NINKASI DIYAARADAHA WADANKISA KASO KACA AYA SOMALILAND IMAADA.. MARKA MA ISAGA AYA KU YIDHI SOMALILAND WA MAKHAAYAD O WAXBA IGAMA QADAYSEH ISKA DUL MARA??? WA INAYDU ARINTA BAADHAAN BECAUSE ANFARIIRKA KASO BAXAY MA AHA MID CAADIYA EE WAX KALEH AYA JIRA..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE:INA GUELLEH BAADHA SHIRQOOLADA U IDINKU WADO
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
NINKA INA GUELLEH SIR U QARSONAYD AYA DIBEDA USO BAXDAY.. ANFARIIRKU MA AHA WAX LA ISKA ANFARIIRAY EE WAXA U EEGTAHAY INA WAX SHIRQOOL U QARSONA U FASHILMAY.. NINKAASI SHIRQOOLO U WADAY O BAXAADWEYNA AYA FASHILMAY O KEENAY INU ANFARIIRO.. ANIGU WAXAN KU TALINAYA INA SAFARADA DJIBOUTI LA XIDHO AMBASADOORKA SOMALILAND EE HALKA JOOGANA LO YEEDHO.. WAXBA JIRA MEESHAN EE BAADHA..

NO BOOZE
Name : INA GUELEH AIR SPACE SOMALILAND AYU LACAG KU GURTA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAAR NINKA BAADHA.. AIR SPACEKA SOMALILAND AYU LACAG KU GURTA NINKASI.. SALDHIGA BERBERA WAXA UGA ANFARIRAY WA XISAAB U QARSONAYD AYA KHALKHAL GASHAY.. MALAHA HESHIISYADA U GALO AYAY KU JIRTA INA SOMALILAND AIR SPACEKEEDU U YAHAY FREE MARKAANA HADA SOMALIALND AIR SPACEKEEDU WAX ISKA BADALAAN INAY HESHIYADA AY JABAYAAN O LAGA GUURAYO..??? MALAHA WAXASU NINKANI KA SAXEEXDAY BEESHA CALAMKA.. AMA BEESHA CAALAMKA AYA INTA KULA HESHISAY O WAXAN U WADA AYA FASHILMAYA HADA SOMALIALND AWOOD YEELATO??? WAAR BAL BAADHA NINKA.. BECAUSE SHEEKADISU MA CADA.. SHIT.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: AIR SPACEKA SOMALILAND AYU KA KIREEYA CALAMKA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
NINKA INA GUELEH AIR SPACEKA SOMALILAND AYU CALAMKA KA KIREYA EE BAADHA.. WA TUUG WEYN .. NINKA SAWARIKH U DHIGA XUDUDDA O BEESHA CALAMKANA U SHEEGA INANA LA SO GALIKARIN AIR SPACEKA SOMALILAND.. XUDUDA DJIBOUTI IYO XEEBTA GALBEEDKA O DHAN DHIGA RADAR IYO SAWARIKH AYDU KASO QAADAN UAE.. SI DEGDEGA U SAMEEYA.. KUNA DHAWAAQA INAYDU SAMAYNAYSAAN ARINTAASI.. UNA SHEEGA WALIBA ISAGA.. MARKAANA EEGA WAXA U KU JAWAABO.

NO BOOZE

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
is bedel waa loo baahan yahay laakiin is bedelka waa inaan wadani kaga bilownaa.

wax badan ba ka qabyo ah xisbiga wadani. haduu xisbigu rabo inuu xisbul xaakimka challenge gareeyo waa inuu wax badan iska badala. sidan wadani kulama challenge garayn karo xisbul xaakimka.

waxayse ahayd in xisbigu qorshahan ugu horeeyo oo aanu mucaaradin, illeen wax yaalaha qaar waa la mucaaradi karaa, waxaase jira waxyaalo qaranka taabanaya oon lagu mucaaradi karin,

you have to watch out the voters.

Name : No booze
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Ala maxa dad waalan joogaan somaliland.. waar noloshiina aya khatar ku jirta ee xaalad dagdaga ku dhawaaqa o muse bixi ku wareejiyay meesha markaana so dajiya UAE.. marka saldhiga iyo dekeda iyo mashruucyada la dhameeyo cidanka qarankuna gacanta laga galiyo dababaadki ugu dambeeyay iyo drones iyo night vision iyo body armour o radar iyo surface to air missiles .. marka demoqradiyad dib uso celiya ..

No booze
Name : No booze: xaalad degdega wa inay SMLD gasha
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Waar hada Ina gueleh iyo walaweyn Galeen xaalad degdega idinkuna wa inaydu sida samayssaan o dib lo dhiga demoqradiyad... because waxan aydu dhayalsanayssaan sida naagaha wa khatar.. naagaha aya wax dhayalsada ee waxan aan anigu arkay this week waa khatar ..

No booze
Name : No booze : demoqradiyada smld wa mid xassuq loogu talagalay
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Demoqradiyada ay gaaladu lacagta ku bixisso wa mid loogu talagalay Ina la isku diro qaybaha kala duwan ee somaliland ... si danaha beesha caalamka lagu fuliyo o Ina Gueleh laga siiyay kirada air spaceka somaliland .. walaweyn loogu balanqaaday hada noqoto qoomal Luut Ina lo afduubayo somaliland.. demoqradiyada dib u dhiga o is hubeeya ..

No booze
Name : NO BOOZE:DEMOQRADIYAD LOOGU TALAGALAY XASSUQ
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAAR DADWEYNOW SIDEH AYAY KU DHACDAY INAYDU ONE POSITION UGA YEELANWAYDAAN WAX KU XIDHAN JIRITAANKIINA?? WAXAYDU LA MID TIHIIN AMERICAN INDIAN KI NORTH AMERICA EE LA KALA SAFTAY ENGRIISKA IYO FARANSISKA EE MARKI DAMBEH IYAGA LA XASUUQAY EE MEESHA LA WAREEGEEN ENGRISSKA IYO FARANSIISKU.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: DEMOQRADIYAD XASSUQ LOOGU TALAGALAY
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAXAN IDIN WAYDIYAY SIDEH AYAY KU DHACDAY INA LASO ISTICMAALO DEMOQRADIYADINA IYO SYSTEMKIINA SIDI IDINKA LA ISKAGA KIIN HORKEENILAHA?? HOW IS THAT POSSIBLE?? MA QARANIMADA AYAYDAAN GARANAYNIN WAXAY TAHAY? MA SIDA QARAN KU JIRIKARO O BIL QASAB TAHAY INU MARKA HORE CIDAN ADAG IYO DHAQALEH ADAG XASILONIYO AYAYDAN FAHAMSANAYN? WAA MAXAY WAXA AYDU FAHMIKARILADIHIIN??

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: SOMALILAND WAXA KA JIRA CUDURKA PARANOIA
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
DADWEYNOW WAXA KA JIRA SOMALILAND CUDUR MUSHAKIYA.. DADKA AYA DHEXDOODA ISKA DHEX SHAKIYA O WIXI DANTA U LAHA DADKO DHAN AYA MARKA MADAAMA DADKA QAAR XANUNSANAYO AANU ARKAYNIN.. WA LAGU XANUNSANAYA MEESHA.. DAD AYA MEESHA KU A BIPOLAR.. I AM SERIOUS.. BECAUSE HADA DADKU WADA CAFIMAAD QABO WAXANO KALEH LAMA ARKEEN.. DAD XANUNSANAYA AYA MEESHA JOOGA O CUDUR MASKAXDU HAYO.. DADKU MARKAY XANUNSANAYAAN WAX AAN JIRIN AYAY SAWIRTAAN WIXI MASKAXDA GALAYAYNA MA FAHMAAN BECAUSE MASKAXDOODU WAXAY LEEDAHAY PATHOLOGY AMA CUDUR.

NO BOOZE
Name : Arkaaye
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
Aad baan u necebahay in hablaha wax laga sheego, Fadumo Saciid intaa No Booze yidhi ee jaahilanimada ha lagu koobo oo yaan loodhaafin
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
ARKAYOW FADUMO SICIID WA INADEERTAY LAAKIIN QARKAY U SAARANTAHAY INA DHAFOORKA LAGA TOOGTO, CALI AREYEH O BASAAS U A IN GUELEH INTAY NOSO AGFADHISATAY AYAY CADOWGA NOOGA HILISAY.. WA IYADA CIDA UGU HOREESA EE CADOWGU KUFSANDOONO MARKA CIDANKA QARANKA SO JIIDHAAN?? SHIT.. MA IYADA DAGAALAMAYSA MAXA WAXASO RUWAYAD GALIYAY?? WAAR ANIGU MABA IHI KULMIYEH FIKIR AHAAN EE UCID AYAAN AHAY LAAKIIN WA BIL QASAB INAYNU SALDHIGYO SAMAYSANAYA O HUBKA UGU DAMBEEYAY LASO DAGNA HADAYNU DONAYNO INANU SI JIRNO.. HALKEH NABADI TAALA??? WAAR NABADAN AYDU KA HADLAYSAN SIDEH LAGU HELA O AHAYN AWOOD MILITARY IYO DHAQALEH O KEENA AQOONSI BIL QASABA?? LOOOOOOOOOOOOL... ALA MAXAYDU WAALANTIHIIN..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : NO BOOZE: TAFSIIR AYAAN MEESHA JIRIN
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
DADKAN MEESHA U TALIYA AYAAN WAXAN SI FIICAN U MACNAYNAYNIN.. EE WAXANI WA WAX WEYN.. DJIBOUTI WAXA KASO YEEDHAY WUXU AHA DECLARATION OF WAR.. WAXAN IDIN WAALAYNA WA FICILTAN GAMBAYAR O KA YIMID MEESHA BURCO.. REALITY WAXAY TAHAY AYAYDAAN OGAYNBA.. NABADAN AYDU HAYSATAAN WA TEE? YA HAYSTA NABAD? WAAR NABAD MA HAYSATAAN ANYTIME AYA LA IDINKUSO DULAYA? NINKA INA GUELEH WUXU KU KIREEYA SALDHIGYADA SOMALIALND AYAAN AWOOD LAHAYN O CIRKEEDU FURANYAHAY O WA LA ISKA ISTICMAALIKARA.. WALAWEYN INAY IDINKUSO DUUSHO AYAY DONAYSA, DADKINI AYA GAAJO IYO HARAAD U DHIMANAYA BECAUSE DHAQALEH AYAAN JIRIN BECAUSE AQOONSI AYAAN JIRIN, BECAUSE AWOOD MILITARY O CAALAMKU IDINKA BAQO AYAAN JIRIN.. WAAR MARKA MIYAYDAAN INTA ARKAYNIN, MA WAXBA IDIN DHIMAN?

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: NIDAMKA TAIWAN HA LA QAATO
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAXAN IMIKA SOCDA WAXBA KAMA DUWANA TAIWAN, TAIWAN LAMA AQOONSANA LAAKIIN HUBKI UGU DAMBEEYAY WAY HAYSATA, DHAQALEH AYAY LEEDAHAY, WAX KASTA AYAY HAYSATA.. SOMALIALND INTA AYA LOOGA BAHANYAHAY, AQOONSIGOODA HABA HAYSTANEH WA INA CAALAMKU IMAADA SOMALIALND, WAANA INA SOMALILAND HESHA HUBKI UGU DAMBEEYAY IYO DIYARADO, MARKAANA WAXA KALEH SIDA CAFIMAADKA, TACLIINTA IYO WADANKA O LA DHISO AYA IMANAYA.. HADA LAAKIIN KOLBA QOF WAXBA OGAYNI U HADLO MEESHU WA LA XASUUQAYA.. BAL EEGA KA ADEN SIRRO EE INTU MEEL FADHISTO WAX AANU OGAYN KA HADLA?? ALA MAXA DAD WAALAN MEESHA JOOGAAN.. WAAR WAYDU WALANTIHIIN, MARKASA WAXA IDIN HAYA CUDURKA PARANOIA, WAXAYDU KALA SARILADIHIIN HABAR JECLO NACAYB IYO REALITY... FUCKING RETARDS WAX U DHIMANYAHAY..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: FAQASH AYA PHOBIA IDIN QAADSISAY
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
PHOBIA AYDU KA QAADEEN WALAWEYN AYA KEENTAY INAYDU TIDHAHDAAN CID AJAANIBA MA IMANKARTO WADANKA, QOLADAN LALA HESHIYAY WAABA QOLO MUSLIM A O WAX KASTA AYA LAGA SAXEEXAYA, WA UAE WAANA WADAN DONAYA INU SI FIICAN ISKU DHEXGALAAN SOMALILAND O LA SHAQAYSTO, WAANA WADAN DHAQALEH FARABADAN HAYSTA, WADANKAN UAE ANIGU WAAN FAHMAYA, UAE WAXAY FAHMEEN INA DILAALNIMADU MACNEH KU FADHIYIN O LACAG FARABADAN KU KHASAREEN, MARKA INAY HANTIDOONDA GALIYAAN BRICK AN MORTAR AYAY DONAYAAN O WAX DHISAAN.. HADAY WADANKA INU DHISAAN MAXA LO DIDAYA? IYAGA WAXA U DAN A INAY BUSINESS LA SAMEEYAAN EAST AFRIKA O DHAN.. WAXAN LO WAALANAYA WA MAXAY?? HADAY HALKA INOGU KEENAAN CIDAN IYO HUB O KU WAREEJIYAAN SOMALILAND MAXA LO DIDAYA?? WAAR WALAAHI WAYDU WALANTIHIIN..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAARYADAHEEN UAE WADANKA U FURA O KEENA.. ANAGA IMANDOONA O DADKAN AFGARANDOONA O HUBKA UGU DAMBEEYAY KA QAADIDOONA EE KEENA MEESHA O KEENA SALDHIGA MILITARY.. ANAGA AYA DIYARADO KA QAADIDONA EE KEENA UAE.. FUCKING SHIT.. MAR HADAY NO BAAHANYIHIIN WAX KASTA AYAY KEENAYAAN.. EE IDINKU WAXBA MA FAHMAYSANEH QOLADAN UAE WA INA MEESHA LO FURA.. ANA NEGOTIATION LA GALIDOONA O WAX KASTA KA QAADIDOONA.. SHIT

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
MARKA WAXAN LA DHAMEEYO EE ILA SOUTH SOUDAN IYO YUGANDHA IYO ETHIOPIA IYO NORTH WEST KENYA IYO ZAIRE LAGUSO XIDHO BERBERA WAXA KASO BAXAYA LACAGO GAADHAYA BILLIONS.. MARKA DP WORLD QAADATO 50 PER CENT EE SISO SOMALILAND 35 PER CENTS ETHIOPIANA LA SIIYO 15 PER CENT.. MARKA SADEXDEENABA LACAG WEYN AYAANU QAADANAYNA O JOOGTA A.. WAXANI WA LACAG JOOGTA A O GAADHAYSA ILA BILLIONS O WADANKASTA SO GASHA.. MARKAASAY NO KEENAYAAN HUB WADANKANA DHISAYAAN.. WAAR MAXA MARKA IDIN WAALAY?? SOMALILAND WAXA JOOGA DAD HADU NABI CISE IMAADO O YIDHADO "JANADA AYA IDIN GAYNAYA" KU MUDAHARADIDOONA.. DADKAASA MEESHA JOOGA O WAX U DHIMANYAHAY.. WAAR WAXBA IDIN DHIMAN..

NO BOOZE
Name : NABI CISE IYO NABI MUXAMAD WA LAGAGA MUDAHARADAYA SMLD
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
WAXAN KU DHARANAYA HADAY SOMALILAND IMAADAAN NABI CISE IYO NABI MUXAMAD IYO NABI MUSE IYO NABIYADI KALEH O DHAN O MEESHA IMAADAAN O YIDHAHDAN ILAHAY AYA NASO DIRAY O JANADA AYA LA IDIN GAYNAYA SIDAYDU U DHANTIHIIN.. WAXAN KU DHARANAYA INA DAD MUDAHARAADINO.. WA IGA DHAAR INA DAD MUDAHARAADAYA LAGA HELIDOONO MEESHA.. FUCKING SHIT.. CRAZY MOTHERFUCKERS..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-02
taageeradii aan u hayay xisbiga wadani, iyo hogaamiyihiisa c/raxmaan c/laahi ciro maanta halkaas bay kusoo gabo gabowday

waxaanse raali galin ka bixinayaa xagtin tii iga gaadhay mujaahid muuse biixi cabdi. maantay si cad usoo kala cadaatay cida daacada u ah qarankan.

halkuu dalkan ciro ku wada waa halkii dalkan uu geeyay ilma adeerkii c/raxmaan tuur. waanse laga yeeli doonin. cida aqoonsigii iyo himiladii aan lahayn diidani way kala cadaatay oo isa soo shaacisay

viva kulmiye

Name : Galbeedi
Subject : Re :dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl.
Date : 2017-03-03
Ninba Maalin buy baraarugay, maantana waxaa baraarugay Muj. Dadweynaha!!!!
Barrina waxaa baraarugi doona rag kale oo calculus sida Mud. Xirsi Cali Xaji Xassan, Mud. Macalin Mohamed Bixi Yonis, Mud. Cabdulqadir Xaji Ismacil Jirdde iyo qaar-kaloo-badan.
JSL GUUL GUUL WAA GUUL.

[ Reply ]


Pages : [ dawladda ingiriiska oo soo hadal-qaaday saldhigga millatary ee berbera/jsl. 1 ]