Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xukuumadda JSL Oo Ergay Gaar Ah U Magacawday Wada-hadalada DF-da Somalia.Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo Furmay.Dhoofkii Xoolihii Somaliland Oo Uu Sacuudigu Dhinaciisa Fasaxay..Bucshurada Dhoofka Xoolaha Nool Ee JSL Oo Xayiraadii Laga Qaaday.Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Qoray JSL.Kulan Dhexmaray Xukuumadda D'Jibouti Iyo JSL.JSL Oo Dunida U Kala Dirtay Fariin Dadban Oo Dhinaca Wada-Shaqaynta Tooska Ah.Baarlamaanka Ingiriiska Oo La Soo Dhex-dhigay Dood Ku Saabsan JSL.M/Wayne-Ku-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wafti Culus Oo Ka Socday Dawladda Maraykanka
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?

maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?

Articles


 http://warqab.com/wp-content/uploads/2017/01/kufsi-1.jpgG/sare C/llaahi C/raxmaan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidamada booliska Soomaaliya burburkii ka hor, ayaa sheegay in uu ka mid ahaa koox saraakiil ah oo loo xilsaaray in ay baadhaan gal-dacwadeed kufsi oo lagu soo eedeeyey dhalinyaro uu ka mid ahaa MC Farmaajo.









https://i1.wp.com/kowtharmedia.com/wp-content/uploads/2017/01/Kufsi.jpg?resize=720%2C400Waxaa isa soo taraya, aragtiyo qaar ka mid ah dadka shicibka ah ay ka bixinayaan  fal-dambiyeedyo kufsigu ka mid yahay oo lagu eedeynayo in uu geystay 1986-1987-meeyadii Madaxweyne MC Farmaaj
.
G/sare C/llaahi C/raxmaan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidamada booliska Soomaaliya burburkii ka hor, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa koox saraakiil ah oo loo xilsaaray in ay baaraan gal-dacwadeed kufsi oo lagu soo eedeeyey dhalinyaro uu ka mid ahaa MC Farmaajo, wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in dhalinyaradaas oo u badnaa qoyskii xilligaa madaxda dalka ahaa in Magaalada ay ka geysan jireen tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.


SIDEE BUU U DHACAY KUFSIGA ?

Waxay aheyd intii u dhaxeysay sannadihii 1986-1987 waxuuna falkan Kufsiga ah uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somaliya, waxaana gaystay Saddex Dhalinyarro ah oo xiligaasi Aabayashood ahaayeen Madaxda dowladii Maxamed Siyaad Barre. Gabadha la kufsaday ee la dilay waxaa lagu magacaabi jiray Faadumo Careys Ciise Kaarshe waxayna ka soo jeeday Beelsha Awrtable (Yuusuf Daarood) waxaana dhalay Abwaankii weynaa ee Careys Ciise Kaarshe waxayna la dhalatay Gabadh Xildhinaabad ah oo hadda ku jirta Barlamaanka Somaliya laguna magacaabo Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe. Gabadhaan la kufsaday ee Faadumo Careys Ciise Kaarshe waxa ay laheyd Imtixaan xiliga la kufsanayay waxayna dhiganaysay Jaamacadda Gaheyr waxaana u tegay wiil uu dhalay Wasiirkii Maaliyadda Somaliya Maxamed Sheekh Cusmaan oo Beelsha Murusade/Hawiye ka soo jeeda kaas oo lagu magacaabo Meekal Maxamed Sheekh Cusmaan “Meekal Jiis” waxuuna Gabadha ku yidhi waxaan kuu hayaa Waraaqaha Qishka Imtixaanka oo Macalimiinta laga helay waan ku soo siinaya ee ina keen waxuuna ku soo qaaday Baabuur isaga oo keenay meel ay ku sii sugayeen labo dhalinyaro ah oo Saaxiibadiisa ahaa.

Labadaas Dhalinyarada ah ee sugayay Meekal Jiis waxa ay kala ahaayeen Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Maxamed Cabdi Xoosh oo labaduba Beelsha Mareexaan/Daarood ka soo jeeda aadna loogu yaqaanay Magaalada Muqdisho xiligaas oo ay ahaayeen Dhalinyarada Madaxdii Kacaanka ay dhaleen ee sida weyn ugu tuman jiray Xamar. Gabadhii saddexdaas Dhalinyarada ah ayaa Kufsaday kadibna waa ay dileen iyada oo lagu wareersan yahay in lagu dilay Bistoolad uu watay Meekal Jiis ama Mindi balse Meydkeeda ayay ka carareen iyada oo maalintii labaad markuu kufsiga dhacay la helay Meydka Marxuumad Faadumo Ciise Kaarshe.

Maalintii labaad ayaa Radio Muqdisho abaara 2dii duhurnimo laga sheegay in uu Kufsigaasi dhacay waxaana si deg-deg ah ciidamadu u soo qabteen Meekal Maxamed Sheekh Cusmaan “Meekal Jiis” oo xabsiga la dhigay oo Gabadha Saaxiibadeed Gahayr isla dhigan jireen ay sheegeen in Meekal Jiis uu ugu yimid Jaamacada uuna soo kaxeeyay Marxuumada la kufsaday. Maalintii ku xigtay maalintaas ayaa waxaa si deg-deg ah dalka looga dhoofiyay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Maxamed Cabdi Xoosh, xiligii Farmaajo iyo Saaxiibkiisa la dhoofinayay waxaa Airport-ka Muqdisho haystay oo Maareeyaha Airport-ka ahaa Marxuum Cabdilaahi Maxamed oo ahaa Madaxweyne Farmaajo Aabihiis, waxaana labada Wiil loo diray Dalka Mareykanka.

Maxkamadda Gobalka Banaadir waxaa la soo istaajiyay Meekal Maxamed Sheekh Cusmaan “Meekal Jiis” waxuuna Meekal isku difaacay in aanu isagu waxba Kufsan oo aanu dilin Gabadha balse labadaas Nin ee Saaxiibadiisa ahaa ay isaga Lacag ku siiyeen in uu Gabadhaasi Jaamacadda ka soo saaro uuna u keeno kadibna uu isakaga tagay markii uu u keenay oo aanu la socon waxa meesha ka dhacay. Qaadida Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa markaas Dacwadda halkaasi ku xidhay isaga oo ku andacooday illaa labada Wiil ee baxsaday la keeno in aanu Dacwadaas qaadi doonin, waxuuna sii daayay Meekal Jiis, waxaanay arrintaasi qabsatay Dhagaha Shacabka Xamar ku noolaa waxaana la awoodi waayay in Kiiskaasi si cadaalad ah lagu kala baxo maadaama Wiilasha falka gaystay ay ahaayeen Wiilal ay dhaleen Madaxdii Kacaanka.

Dagaaladii sokeeye ayaa dalka ka dhacay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Saxiibadiis-na Reero ayay yeesheen arrintiina waxay noqotay mid la iska hilmaamay balse markii 2009kii loo magacaabay Ra’iisul-wasaaraha Somaliya ayaa waxaa durba Shacabka Somaliyeed xasuusteen inuu ahaa ninkii falkaasi kufsiga, dilka iyo baxsadka gaystay oo ah saddex dambi oo aad u waaweyn, waxaana Gabadha reerkeeda qaar ka tirsan ay Dacwad ka fureen Maxkamada Dambiyada Adduunka ee 'The Hague' ee dalka Holland.

Sannadii 2010kii ayaa Madaxweynaha xiligaasi ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed waxa ay Maxkamada 'The Hague' soo gaadhsiisay Waraaq ay ku cadeyneyso in Ra’iisul-wasaarihiisa Farmaajo Dacwad ay ka taalo Maxkamadaasi loona baahan yahay in uu yimaado Maxkamada isna difaaco, waxuuna Madaxweyne Shariif ku amray Farmaajo in uu iscasilo kadibna uu tagao Maxkamadda 'The Hague', taas oo uu Farmaajo ka madax adeegay labada mas'uulna uu khilaaf xoogani ka dhex dhashay.

Shariif Sheekh Axmed ayaa xiligaasi waxuu la tashtay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ahaa Saaxiibkiisa waxayna labadoosa kulan Qado ah kula yeesheen Farmaajo Villa Somaliya iyaga oo ka dhaadhicin waayay in uu Maxkammada 'The Hague' tago oo uu isdifaaco taas oo u muuqatay in uu Farmaajo ka cabsanayay in dambigaasi lagu helo lana xukumo, waxuuna Shariif is tusay in Dowladiisa sumcad xumo xoogan soo wajahayso hadii arrintaan ay sii socoto oo jawaab la siin waayo Maxkamada waxuuna khilaaf la kala dhex dhigay Farmaajo iyo Barlamaanka taas oo markii dambe Farmaajo uu ku baxay.Xiligaasi Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha ayaa Farmaajo Maxkamada The Hague lagu dacweynayay waxaa howshaasi lug ku laheyd Xildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe balse hada markii uu Madaxweynaha noqday oo qaar ka mid ah Ehelada gabadhii la xoogay la xidhiidheen Walaasheen Xildhibaanad Sacdiyo ayay diiday inay kala qeyb-gasho Dacwada cusub ee Maxkamada 'The Hague' looga furayo Madaxweyne Farmaajo taas oo u eg in Xildhibaanada afkeeda la qabtay oo Lacag la siiyay, balse waxaa jira qaar ka mid ah Ehelada Gabadha la xoogay oo aan ogolaaneyn Af-qabasho kuna nool dalka Holland oo arrintaan u ololeynaya.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa si weyn looga fajacsan yahay in Madaxweynaha xiligaan ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uu yahay nin hore Kufsi, Dil iyo Baxsad uga geystay Somaliya waxuuna xilkiisa ku waayi karaa hadii Maxkamada 'The Hague' lagu furo dacwadaasi looguna yeedho taas oo Dastuuurka Somaliya uu qabo in aanu dalka hogaamin karin qof Dacwad noocaas ah lagu soo eedeeyo waxaanu markaas ku qasbanaanayaa in uu iscasilo oo uu tago Maxkamadda 'The Hague' isna difaaco oo uu qareen qabsado hadii dambiga lagu helana uu muteysan karo Xabsi daa’in ama Dil.


Posted on Wednesday, March 01 @ 01:23:56 UTC by editor



maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo? - maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Jamaal
Subject : Re : maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
Wallee waan maqlay dhacdadaas anoo waqkhtigaas joogey Sacuudiga. Waar ninku indho adagkaa oo weliba madaxweyne u soo doontay oo la doortay. Dad Allow waa taas damiirka Wallaweyntu.

Name : XYZ
Subject : Re :maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
Jamaal

Waxba ha yaabin. Waa nooca maanta la rabo kuwaas xataa gabdhahooda fuulaya waana hubka lagula dagaalayo dhaqanka iyo hiddaha Islaamiga ah. Waa kuwa ay soo farsamaysay Cawlamadu. Waxa loo burburinayaa dalalka Islaamku waa sidii loo keeni lahaa kuwaas ay gacanta dheere ka danbayso.

Wax ka baro ujeedada Cawlamada ( Fircawniyadda ) cusub ee dunida maanta,
Name : Yaabka
Subject : Re :maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
Sheekandan waan maqlay laakiin maxkamadda Heeg ee caalmaiga ahi ma gasho halwahan oo kale, dalal bay u garnaqadaa arrimo caalamka oo dhan khuseeyana way ka garnaqdaa laakiin nin naag kufsaday iyo nin qof dilay midna ma gasho
Name : NO BOOZE: CIRRO MIYAANU GAALO NOSO HORBODAYNIN??
Subject : Re :maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
WAARYA XYZ ADEERKA CIRRO MIYAANU AHAYN KA GAALADA NOSO HORBOODAYA?? MIYAAD ILOWDAY?? INLEEN AT LEAST TA FAT ASS EE FADUMO SICIID IYADU WA BIMBO BILA CAQLI EE NINKA MEESHA FATAALKI INU YAHAY CIRRO WA LA WADA OGYAHAY EE KOLNA GAALO NOSO HORBOODAYA MARKALEHNA WIXI PARLIAMENT ANSIXIYAY DIIDAYA EE LA BARYAYO.. HALKEH CAALAMKA LAGU ARKAY NIN KALIGI LA BARYO??? LOOOOOOOOOOOOOOL.. ALA MAXA LA KIBRAY.. EE MAANTANA NOSO MALEEGAYA SHIRQOOLADA EE KU YIDHI AFARTA ASSHOLES EE JOOGA LONDON MUDAHARAADA?? LOOOOOOOL.. WAAR HADAYDU WALANTIHIIN ORDO IS DAWEEYA..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE
Subject : Re :maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
WAAR SALDHIG MILITARY AYAYDU KA MUDAHARADAYSAANEH WAXA LA ISKU DARAYA CIDANKA UAE IYO CIDANKA QARANKA SOMALILAND.. CIDI ISKU XARAYSAY ISKU XAAR.. UAE WA WADAN DAGAALKA EXPERIENCE U LAHAYN.. MARKAANA WAR EXPERIENCE AYAANU BARAYNA.. IYAGUNA LACAGTA IYO SIXIR BARARKA IYO INFRASTRUCTURE AYAY NAGA CAWINDOONAAN.. MARKAASA WAXANU SO JEEDINAYNA INA LA KALA SAXEEXDO MILITARY ALLIANCE HALKA IMIKA LAGA HADLAYO SALDHIG URAYA.. MILITARY ALLIANCE AYAANU DONAYNA ANAGU O KU JIRTO SOMALILAND O AY UAE U DIRTO WADANKA PAKISTAN SI LOSO BARO FIGHTER JET PILOTS.. IYO UAE O TOBAN SALDHIGYO KALE LA SIIYO O AY KEENAAN XITA SUBMARINE AMA MARKIIB QAADA NUCLEAR WEAPONS O MARKAANA NUCLEAR DETTERENT AY YEELATO WADANKA UAE O AANAY CIDNA U HANJABIKARIN O UAE AY NOQOTO A COUNTRY THAT CAN DEFEND ITSELF BY ITSELF..

NO BOOZE
Name : Cali
Subject : Re :maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
XYZ
waa runta waa sida nimanka caalaamku u taĺiyaa jecelyihìn. Waabay ku istareexayaan

[ Reply ]



Name : Qawdhan Muuse
Subject : Re : maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-01
Dhinacaas Somalia marka laga hadlo waxa ugu daran qabiilkas Hawiye la yidhaahdo. Waa qabiil halku doqonimo ka gaadhay meel 4.5 lagu fadhiyo laga dhaadhiciyay in qabyaaladu dhamaatay marki Farmaajo la doortay, isagiina waa Hawiye ee, wuu aaminay taas, Hawiye wa kaas, caqliga shan jirka Somaliland ma laha. Maxa qabyaaladu uu dhamaan weyday marka Xassan sheekh la doortay? Ma intaas baa garan waayeen?

Cabdullahi Yusuf lixdan kun buu ka dilay, Farmaajona durtaba waa kaas Bakaaraha ka gubay, intu joogey laba goor buu suuqa bakaaraha ka gubay, welina ma dhamaan qorshaha Hawiye babiintiisa. Dekad qudha ma maamulaan Hawiyuhu. Mar waan ka naxa qabiilkaas marna waan caaya oo doqonimadiisa baan ka cadhooda iyo sida mar walba sida dameerka loo raranayo.

Siyaasiyiin Darood oo xalaal ah oo wanaagsan siba niman wadaado ah oo Marexaan ah oo aan garanayo hadi wax uu dhiiban lahayeen kama xumaadeen laakin soo celinta caruurti kacaanka waa masiibo, Bakaaraha iska daaye in Xamar oo dhan burburto baa la sadaalinaya. Farmaajo iyo Morgan iyago mayd ah mooyaane Hawiye dambe lama arki doono dhowaan. I am so sorry for Hawiye. So sorry.


[ Reply ]



Name : Cali
Subject : Re : maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-02
Waar Qawdhanow ina adeer Hawiye ka daa cayda. Waa beel sharaf leh oo culimo iyo salaadiin sharaf leh iyo wax walba leh ee ka daa cayda, xaaskeyguna waa gabadh Hawiye ah. Odayga Farmaajona ka daa eedaynta inu Bakaaraha gubay maxa yeelay inu gubay iyo in kale ma ogid. Warkaas dhalinyaro Hawiye ah oo youtube-ka soo gala oo qudha laga maqlay ee yaan dembiga cidna la saarin ila cadeyn la helo. Waa masiibo weyn waxa meesha ka dhacday sida aan maqlay 80% suuqa gubtay. Farnaajo wejigu ina tuso baanu tusi ee ha la sugo wuxu la shir yimaado. Somalia ayuu madaxweyne uu yahay iyaga ayay uu taala cambaareyntiisa ama tageeradiisa wax anaga ina khuseeyaba ma aha. Warkan sacuudiga inu inaga dacweeyayna waa in aanu baadhitaan ku samayna beryahan wararka beenta batay.

Name : dadweynaha
Subject : Re :maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo?
Date : 2017-03-02
warkan inuu sucuudiga inaga dacweeyay jariidad kasoo baxda wadanka sacuudi carabiya leedahay baa laga soo xigtay.

se taan been odhan lahaa waa kuwa ay warbaahinteenu samaysatay ee ah, inuu maxamuud xaashi farmaajo isku dayay inuu arrinta saldhiga kala hadlo.

taas baa been abuur ah.

[ Reply ]


Pages : [ maxaa ka jira dembiga kufsiga ah ee loo haysto armaajo? 1 ]