Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
G/Le Sare Jidhif Oo Xogla'aan Ku Sifeeyey Bixinta Saldhig Millatary BerberaHogaanka Ciidanka Bilayska JSL Oo Heegan La Geliyey.Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2017.Aqoonyahanka JSL Ee Dalka India Oo Kulan Yeeshay.Safiirada JSL Ee Caalamka Oo Ku Wada Shiray Hargaysa.Wada-Hadala Xukuumadda Siilaanyo Iyo Kooxda Khaatumo-Seeg.Madaxda JSL Oo Degmada Saraar Ka Bilowday Wacyigelin Arr. Sahaminta Shiidaalka.Xuska Dhalashada Nebi Ciise ( SCWS ) Ee Magaalada Bethlehem.Dawladda Israa'iil Oo Iskaga Baxaysa Jimciyadda Qaramada Midoobay ( UN ).
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.

hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.

News


 
http://www.magudhenews.com/wp-content/uploads/2015/07/ciidanka-booliska-somaliland-1.jpghttp://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/CABDILLAHI%20FADAL%20IIMAAN.jpg
Taliska Ciidanka Booliska JSL ayaa maanta la geliyey heegan buuxa oo ay ku sugayaan ammaanka Caasimada.















http://aftahannews.com/wp-content/uploads/2016/11/TALIYAHA-CIIDANKA-BOOLISKA-SOMALILAND-CABDILLAAHI-FADAL-IIMAAN-2016.pngHogaanka Ciidanka Bilayska JSL ayaa heegan la geliyey ku saabsan dhinac ammaanka iyo sababaha kalifay oo ay faahfaahiyeen.




http://content.presentermedia.com/files/animsp/00011000/11874/three_intersecting_arrow_circles_standout_md_wm.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=iHMgriOEvAI  

 SL Media

Posted on Monday, January 02 @ 20:32:57 UTC by admin



hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey. - hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Heersare
Subject : Re : hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-02
Arrin Iga Yaabisay!

Waxa dhawaan i soo gaadhay in idaacadda qaranka Somaliland ee Radio Hargeysa laga sii daayey codad mid ka mid ah baraha bulshada gaar ahaan WhatsApp-ka laga soo dejiyey. Warkii waan dhegaystay, qodobka ugu weyn ee loo cuskaday wuxuu ahaa: "Qaar ka mid ah mareegaha ayaa baahiyey."

Codkadkaasi waxay ahayeen laba qof oo sheekaysanaya oo magac reer adeegsanaya oo wasiirka warfaafinta Somaliland Mr. Caddaani u hanjabaya.

Waxa isu kay qaban wayday cod laga soo xigtay WhatsApp-ka ayaa idaacaddii qaranka laga sii dayay oo cid kastaa dhegaysanayso.

Xitaa haddii uu wasiirku ku yidhaahdo madaxda idaacadda codkaa sii daaya miyaanay wax dood ah ba ka yeelan oo aan wax la iska waydiin waxan la sii daynayaa wuxuu yahay iyo saamaynta uu yeelan karo.

Haba la sii daayo, miyaanay wasiirka ama cidda sii daysay ogayn in WhatsApp-ka ay samayn karaan dad kula jooga oo magacii la doono loo bixin karo, ka dib na inta ay codka beddelaan wixii la doono la dhex marin karo?

War (news) marka la samaynayo inta aan la gaadhin ba siidayn, shuruudaha ugu waa weyn ee salka u ah waxa ka mid ah sungaanshaha warka, xaqiijinta isha warka si waxa aad sheegaysaa uu run u ahaado.

Waa sidee arrinku? Raggii waa weynaa ee radio Hargeysa maxaa helay? Ma in WhatsApp-ka wax laga soo dejiyey war laga dhigo ayaa la marayaa?

Wasiirku waa siyaasi oo isaga siyaasadda ayaa hagta, laakiin madaxda iyo shaqaalaha radio Hargeysa gaar ahaan weriyeyaasha iyo madaxdooda iyaga mihdda saxaafadda ayaa hagta ee doorkan sidee bay wax ka noqdeen?

Anig arrinkani wuu iga yaabiyey!

Waxa aan qabaa in arrinkaa dib loogu noqdo oo karaamadii iyo sharafkii Radio Hargeysa dib loo saxo, oo agaasimka iyo tifaftirayaashu dib isugu noqdaan. Ama ummada ha u caddeeyaan in aanay shaqayn karin. Waayo? Meeshii ugu hoosaysay ayay gaadheen.

Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare)
Cabdiheersare01@hotmail.com

Name : walaahi bilaahi
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-02
walaahi oo bilaahi haddii nabad yar aad dhowran waydaan walaahi waala idii yaabi siyasi macnahiisu waa kursi,hadduu waayana waa khalkhali mid ilaah u naxariisto mooyee danta umada iyo aayaha danbe ka fikira mooyee,haddii nabad la waayo walaahi nina ka faaidayn maayo waar waxan dheeldheelka ka daayagaar ahaan warbahintoow kalmada kaliya ee aad kukala fogaysaan umada danbi la idiin qori doontu way dagi walaahi madax walaahi shicib walaa cid faaidi doonin baryihii hore waxaba jirey in dalka ay dagaalo ka dhacaan ay qaabasho dawlado kale barigii inaga waxa ina qaabishay ethiopia qoxooti ahaan waar imiga aduunyadu cidna cid naf uma hayso nabadeen aynu ilaashano dardaarn nin weyn
Name : runnn
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-02
somalilandeey.caqli yeesha,danta guud danta gaarka ka hor mariya,kasoo qaad hadday siyaasiyiintu dagaalo inagu kiciso horta inta hore dhowr hayaadood dadaala iska dhigi wax wax idiin taraya,markaasaa sida dagaaga la idiin qaybin raashino la idiinku gummeysto,dadbaa idinka shaqaysan waase sida aynu aragnee calaa kula xaal ilaah ha inaga badbaadiyo shar wadayaasha inta xumaha waddana ilaah hagu celiyo makrigooga aamn maanta qoxooti la jecelyahay yaa arkay waa cidna ilaahoow nabada soomaaliland noo balaadhi ilaahoow dadkeena burcad isku mari laabtooda,ilaahoow mar walba inta samaha wadda xooji afarta tuugna ilaahow umada ka qabo aamn
Name : Qodaaljoog
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-03
Waxaa la moodaa in doorashadu noqonayso albaab u furmay cadawga JSL.
Halka ay Somali ugu jilicsantahay FICILTANKA QABAILKA.
Amiinshaar bilaa iimaanka ahaa ayaa isa siiyey RUKHSAD/SHAHAADAD LOOG HOGAAMIYE-DHAQAMEED. Waa kuwa intay soo fadhiistaan TVyada Ka caytama ee ku hadla wax aan loo baahnayn.
Name : NO BOOZE: SOMALILAND O ISKU BADASHAY XAFAADI FUCKINGKA
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-03
WAZIIRKA TACLIINTA SOMALILAND WAXA CAQLIGA KAGA JIRA WAXA LO YAQAANO MEELAHA AANU JOOGNA IDENTITY POLITIC..

https://www.youtube.com/watch?v=Zcl9sudyt4M

WAX AAN SAL IYO RAAD TOONA LAHAYN AYU NINKASI AAMINSANYAHAY.. WAXA KA DHAADHACSAN NINKAASI FIKIRADA MEESHA FUCKINGWEYN EH XAMAR.. WAANA DADKI DAWLADI LA SIIYAY SOMALILAND GEEYAY XAMAR AYU U EGYAHAY.. FUCKIGN SHIT..

WA NINKA KA HADLAYA IDENTITY CRISIS AYA JIRA IYO HABLO AYA IS CADEEYA IYO XAFAAFI FUCKINGKA AYA JOOGA.. WAAR HADAYDU WAALANTIHIIN BAL ADUUNKA U SHEEGA SI LA IDIN DAWEEYO.. FUCKING RETARDS MOTHERFUCKERS..

WAXAAN MALIN DHAWAYD IIBSADAY COMPUTER DELL A.. MARKAASA MARKAAN CUSTOMER SERVICE LA HADLO ENGLISKA AAN LA HADLA MEEL URAYSA O KU TAALA INDIA.. MARKAANA FRENCH DALBADO WAXAAN LA HADLA MORROCCO .. WAATA MOTHERFUCKERNIMADA CAALAMKA KA SOCOTA.. MARKAASA WAZIIRKA TACLIINTA SOMALILAND HALKU KA FAHMILAHA INAY SHAQADISU TAHAY INU KEENO FIKIR SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN EH ENGLISH LOOGU MASTERGAREENAYO SOMALILAND O CARUURTA SOMALIALND AY SIDA UGU DAGDAGSAN EH ENGLISH SI NATURAL UGU HADLAYAAN O USO GAADHAYAAN CALAAMKA KALEH AYA WAXA U KAHADLAYA IDENTITY QOFKA SOMALIGA IYO IDENTITY KA JOOGA XAAFADA FUCKINGKA IYO GAMBAYARTA IS CADAYSA IYO KA FAAGATKA EH IS CADEEYA IYO SHEEKADI INA MOTHERFUCKER.. FUCKING CAQLI DAAYEER FOQAL CAQLI DAYEER.. FUCKING SHIT

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE ONE MORE TIME.
Name : NO BOOZE: SOMALILAND O ISKU BADASHAY XAFAADI FUCKINGKA
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-03
SOMALIALND SHEEKADEEDI MEEL KHATARA AYAY SI SOCOTA..

CIRRO KA U HADLA SIDI GAMBAYAR HANJABAYSA IYO WAZIIRKI WAXBARASHADA O LAGA SUGAYO INU KEENO FIKIR SOMALILAND TACLINTEEDA LAGU HORUMARIYO O SOMALIALND ENGLISH KU WADA HADASHO O INTU MEEL ISTAAGAY YIDHI GAMBAYAR AYA IS CADAYSA.. SHEEKADIINU WAXAY SI SOCOTA JAHANABA.. DAD LOOGU TALAGALIN INA TALO LAGU WAREEJIYO O JAHAWAREERSAN AYAYDU TALADI U DHIIBTEEN MARKAASAY IDINLA DAADAGIDOONAAN.. WA IDINLA HADHAYAAN KUWA MEESHA TALADA LAGU AAMINAY EH DIB UGA FIRSADA.. FUCKING SHIT..

NINKA WAXBARASHADA SHAQADISU WAXAY TAHAY HORTA MIYU OGYAHAY??? FUCKING IGNORANT MOTHERFUCKER.. IGNORANTKASTA AYAY WAX U DHIIBAAN IYAGO LEH SAAMIQAYBSI IYO FUCKING QAYBSI AYA MEESHA WAX LA ISKUGU DHIBAYA.. LOOOOOOOOOOOOOOL.. FUCKING QAYBSI INTAYDU KA BAXDAAN DADKA MASKAXDA IYO AQOONTA LEH EH CAALAMKA OG WAX U DHIIBA SI AANAY UMMADA ULA HADHIN.. BECAUSE KUWAN MAANTA MEESHA WAX LAGU AAMINAY UMMADA WA LA HADHAYAAN EE OGAADA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE
Name : cirro wuu guuldaraystay
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-04
anagu waxaanu nahay dad haddalada daba gala oo u fiirsada oo habeen iyo dhaaraar ka seexan cirro wuxuu ku hadlay hadalo deelqaafa,sababtoo sidaa u leeyahay maad garanaysaan wuxuu arkay in lawada raacay dhankii muuse xataa qaar ka mida qabiiladiisuna usoo janjeedhmeen dhankaa iyo kulmiye sidaas darteed haddalaa naxaliga leh u yidhi ileenw waa siyaasada anigu markii hore waxaan islahaa ciraa guulaysana lakiinse hadda waxa ii cadaatayin sanadkann laga guulaysanayo
Name : cirro wuu guuldaraystay
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-04
waar cirro siyaasad meesha kuma hayo si walbay ahaataba sanadkan guushii wuu lummiyay
Name : Cali
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-04
Jawaan bariisa
Ma inaadeerka Jamaal cali Xuseen ayaa ku yidhi raac Kulmiye ,waadigii sidaan ogaa Kulmiye iyo siiraanyo u caayeye
Name : Samawade
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-04
Reer Somaliland waa miciinkii la colow. Sida Cigaal, Daahir Rayaale iyo Cirro. Waxay nin rag ah u yaqaaniin ka wax dhiba aan dadka iyo dhiqi aqoon. Waxaad ka heshaan baad leedihiin Muuse-Dalab oo aad doorataan markaasna madaxweyne idin noqda.
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-04
hadal kooban waxa weeye bulshadu siday c/raxmaan tuur uga hor timid bay maantana uga hor imanaysa muuse biixi cabdi.

waayo allaha u naxariiste mujaahid c/raxmaan tuur iyo odaygan mujaahid muuse biixi cabdi waxay ahaayeen saraakiil xaga khibrada millitary ga ku fiican sidoo kalena waxay ahaayeen mujaahidiin soo halgantay, sababtii loo diiday c/raxmaan tuur loona diidi doono muuse biixi waxa weeye waa intan.

maleh khibrad diplomacy ah, maleh khibrad siyaasada caalamka loogu waajihi karo.

sababtii bulshadu cigaal u raacday waxay ahayd wuxuu ahaa nin dalkan hore madaxweyne uga soo noqday sanadku kolku ahaa 26 june 1960. wuxuu ahaa siyaasi ruug cadaa oo aqoon siyaasadeed leh aqoon u leh diplomasiyada.

sababta c/raxmaan ciro lagu raaci doonana waa intan aan sheegayo, waa nin leh aqoon siyaasadeed, haysta aqoonta diplomasiyada ee caalamka lagula xidhiidho.

kiise cay wadayada waligii ha caytamo, ciro isaga uga dhow talada dalkan muuse biixi aqlabiyada shacabka somaliland na wadani ba leh.

muuse hasoo barto aqoonta diplomasiyada, hasoo barto habka siyaasiyiintu u hadlaan. dalkan kuma xukumi kartid nidaam askarinimo ah, caalamkana kulama macaamili kartid hab askarnimo.

horta muusow siilaanyo wax ka korodhso, haatana guusha waa lagaa leeyahay.

anigu uma jeedo inaan wax duro se waxaan abaaray dulucda siyaabaha siyaasiga bulshadu u baahan tahay iyo waxa laga rabo. intaasna sanadkan 2017 waxa buuxiyay c/raxmaan c/laahi ciro.
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-04
muuse waxaanu u baahanaynaa waa kolkaanu ciidan dhisayno, se kolkay timaado siyaasada guud ee somaliland waxaanu u baahanahay c/raxmaan ciro.

shaqooyinka waa lagu kala khibrad sareeyaaye.

muuse wuxuu haysta khibrad xaga military ah, ee ma haysto khibrad xaga politics ka ah.

muuse kuma haboona inuu noqdo madaxweyne ee shaqada u fiican waa inuu noqdaan taliye ciidan.

kolayba nin juujuub lagu keenay oon siyaasadna waxba ka aqoon cidiba dooran mayso. bal kii juujuubka ku keenay isagu meel ha saaro. lol kkkkkkkkkkkkkkkk

c/raxmaan ciro waxaan ka dalban lahaa kolkuu talada dalka somaliland ku guulaysto inuu xilka taliya ciidanka qaranka somaliland u magacaabo muuse biixi cabdi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

kolay i am sure muuse ciidan fiican oo tayo leh waa inoo tabobari lahaaye.
Name : NO BOOZE
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-05
CUNAQABATAYN AYA SOMALILAND PATRIOTS SAARTAY NO BOOZE.. THIS IS A TEST TO SEE IF I CAN WRITE SOMETHING HERE.

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: MISSILES IYO RADAR WA INA LA SIIYA SOMALILAND
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-05
DHOW JEER O NO BOOZE WAX KU QORAY MEESHAN AYA WUXU ARKAY "TRY LATER" MARKA AMA MEESHAN AY WAX KA SI YIHIN AMA CUNAQABATAYN AYA LA SAARAY NO BOOZE..

NO BOOZE WA SHAQSI WAX OG.. WUXUNA SHEEGAYA INA LA SO SHAQO TAGAY.. UMMADA SOMALILAND SIDI LO XASUUQILAHA AYA LO SO SHAQO TAGAY..

DADKAN INA BUUBA, CIRRO, MAXAMAD BIXI YONIS WA DAD FACILITATEGAREENAYA SIDI LO XASUUQILAHA UMMADA SOMALILAND IYO SIDI LO DULMINLAHA SOMALIALND O DHAN.. WAXA LA DONAYA INA SOMALILAND LAGA DHIGO MEEL MAKHAAYADA O HADHOWNA HABLAHA SOMALILAND U NOQDAAN PROSTITUTES O MEELAHA LAGU GERASHEEYO.. TAASA LASO WADA..

MUSE BIXI WA GEESI FOQAL GEESI.. WAANA NINKA QUDHA EH BAADBAADINKARA SOMALIALND.. ISAGO KU SOCDA ON THE FOOT STEPS OF PRESIDENT SILLANYO.. WA INA LA SI WADA POLICY U DHIGAY SILLANYO O HALKA LAGA SI WADA..

SOMALILAND WA INAY KA SAARTA SOMALILAND UNITED NATION SIDAY U DHANTAHAY.. SOMALILAND WAA INANAY CILAQAD LA YEELANIN WADAN WEYN.. SOMALILAND WA INA CILAQAADKA AY YEELANAYSA ANU DHAFIN WADAMADA EAST AFRIKA IYO MIDDLE EAST..

SADEX WADAN AYAANU SO JEEDINAYNA INA CILAQAAD MILITARY IYO DHAQALEH LALA YEESHO CAALAMKO DHAN.. SADEXDAASI WA ETHIOPIA, UAE IYO ISRAIL.. SADEXDA WADAN O QUDHA LA YEESHA CILAQAAD O SAMEEYA IS DHEX GAL AYDU CENTRE U TIHIIN..

SADEXDA WADAN EH ETHIOPIA , UAE IYO ISRAIL KA DHIGA GASHANBUUR DHAQALEH IYO MILITARY O SOMALILAND U TAHAY XARUN DHEX O LA MID TA NATO O KALEH.. ISRAIIL WAXAY HAYSA CILMIGI, UAE PETROLKI, ETHIOPIANA WAXAY U TALISA EAST AFRIKA.. SOMALILAND NA WA XARUNTI DHEXEH EH LAGU WADA KULMAYAY.. MARKA TRIANGLE SAMEYA O MIDDLE EAST KA O DHAN IYO EAST AFRIKA U TALIYA.. MEELAHA CAALAMKU U DHAARTO EH GACANKA CADMEED IYO GOLF OF HORMUZ IYO CANAL DE SUEZ INTABA IDINKA JOOGA.. EAST AFRIKANA WAYDU U TALINDOONTAAN.. CILMI IYO STRATEGIYAD WAYDU HAYSATAAN.. MARKA GASHANBUUR U CAALAMKU WAX KA QAADIKARIN AYAYDU NOQONAYSAAN..

SUCUDIGA IYO MAREKANKA, IYO UK IYO EU.. WA INAYDU XIDHIDHKA U JARTAAN..
NO BOOZE WA NIN OGA INA SOMALIA LO SAMAYNDOONO FEDERALISM 2011 IYADO LAGA HADLAYAY SHIRKI LONDON.. WAX AYAANU OGNAHAY.. WEERAR AYAANA LAGU SO QAADAY XISBIGA KULMIYEH.. WERARKAASI WUXU KA IMANAYA QOLOYINKA GLOBALISATIONKA O DONAYA INAY UMMADA SOMALIALND KA DHIGAAN PROSTITUTES.. SOMALIALND O DHAN AYA LA DONAYA INA LAGA DHIGO XAAFADA FUCKINGKA.. MARKAASA LA SO ADEEGSANAYA MAXAMAD BIXI YONIS, XISBIGA WADANI IYO SHAQSIYAAD KALEH.. WAXAYNA U SHAQEEYAAN SIRDOONKA MAREEKANKA EE OGAADA.. AMA DIRECTLY AMA INDIRECTLY AYAY UGU SHAQEEYAAN MAREEKANKA.. WAXAN IDINKU SOCDAANA WA HUNGURI GALAY SHIRKADAHA WAWEYN EH MAREEKANKA O KU OG SOMALILAND INU PETROL KU JIRO O DONAYA INAY BILAASH KU QAATAAN.. WAXASO WAALI SOCOTA WA INTA .. PETROL LAGU QAATO BILASH O HABLAHA SOMALILAND LAGAGA DHIGO DHILOYIN AYA LO SOCDA.. DADKANI AYDU LA DEAL GAREENAYSAAN EH MAREEKANKA IYO UK BAD WEYNTA AYAY PETROL KA QODAAN.. MARKA IYAGO OG INA PETROL KA BUUXO SOMALIALND SIDAY U DAYNKARAAN SPECIALLY MARKAY OGYIHIIN INAY IDIN TALINKARAAN.. SHEEKADU MARKA WA SIDI LA IDINKU TALINLAHA.. WAXANA LA ADEEGSANAYA DAD KHIYAAMO QARAN SAMAYNAYA O MOTHERFUCKERA O INA BUUBA UGU HOREEYO.. O MAXAMAD BIXI YONIS IYO CIRRO DHINACA LAGAGA SO DARAY.. SHEEKADU WAA TAASI.. WA INAYDU SI DEGDEGA U YEELATAAN RADAR IYO MOBILE SURFACE TO AIR MISSILES SI AYDU HAWADA SOMALILAND GACANTA CIDANKA QARANKA USO GALISAAN.. WA INAYDU SI DEGDEGA AYDU UAE ULA SAXEEXATAAN CILAQAAD MILITARY O KEENAAN DIYAARADO.. IYO INAY MAAL GALIYAAN SIDI CIDANKA QARANKA LO SIIN LAHA MISSILES AND RADARS.. WA INA HAWADA SOMALILAND AY GACANTA CIDANKA UGU JIRTA GABI AHANTEED AS SOON AS POSSIBLE WA INANAY DIYARADO DAGAL O KASO KACA DJIBOUTI USO GALIKARIN HAWADA SOMALILAND BILA RUQSAD.. BECAUSE WA XASUUQ WAXA SO SOCDA .. WA INA XASSUQA LAGA HORTAAGA AS SOON AS POSSIBLE..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : Laga hor
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-05
Waryaa wa ciyaalka Muuse isagaaa guusha hananaya sanadkan waddanibaa lawada raacay yacni kulmiyaan ujeedaa waynu aragnaa hadduu muuse qabsado in laga hor imaadiyi in la aqbalo laga hor imaan maayo
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-06
laga hor

muuse horta maba u eeg yahay nin guulaysanaya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

ciyaalkiinan yaryar ee shaniga u qarxiya miyaa guul gaadhsiin doona. lol kkkkkkkkkkkkkkk

wixiinu shaani ma soo dhaafayso, doorashada c/raxmaan ciro baa ka leh sida ku seexo oo ku quuso.

ma xoog miyuu kusoo fuuli kursiga. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

ii sheeg hal qodob oo muuse biixi inoo sheegtay. other than, waxan ahay mujaahid, waxaan ahay nin aan siyaasada aqoon se barbarad ah. lol kkkkkkkkkkkkkk

muuse siyaasada haduu barbaranaya goormu ciro la tartamaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

wax barnaamij siyaasadeed uu inoo sheegay ma hayno aan ka ahayn filimkii aanu soo aragnay ee madaxweyne siilaanyo soo jilay. lol kkkkkkkk
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-06
laga hor

kuna darso, ma hayno hal shay oo muuse maskaxdiisa kala yimid other than maskaxdii siilaanyo goobta la yimid.

bal intuu akhriyay wax ka timid maskaxdiisa maahan, ee waa wuxuu madaxweyne siilaanyo qabtay buu isaga faanay, igana dheh guul aanan lahayn baan iska soo huwanayaa. lol kkkkkkkkk

viva wadani party
Name : Laga hor
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-06
Sow isku xisbiyuun maaha hadduu curro qabsado oo uu wax qabto dabadeedna sanadka danbe buubaa u daayo sow markaa buubaa Ku faani maayo wuxuu cirro qabto tusaale ahaan xaqiiqdii sanadkan Waa muuse fidnuunbaan Ka baqayaa inay kiciyaaan kooxda taageersan cirro mooyee taasna laga yeeli maayo waayo dadkaa u bislaaday gartayna nabadu waxay tahay
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-07
yaa yidhi ciro dabadii waa ismaaciil buuba, wadani ma waxaad mooday xisbi lakala dumaalo sida kulmiye. lol kkkkkkk

ta muuse waa iska filim dadku hore usoo arkay uunba mar kale naloo saaraya, filim aanu 2010 kii soo aragnay buu dib inoogu saaray, no body interested.

maxamed biixi iyo xirsi xaaji cali dabadood, kulmiye shaqadii uu qaranka u hayay waxay kusoo uruurtay waa intan

boorso madhan oo sacad cali shire meelaha la wareego, wadani ceerigaabo oo bartaa lagu ilaaway, guul wadaynta muuse, hadalo naxli badan wata oo laga soo gudbay 1996 kii.

waxa idiin dheer mudo korodhsiimadii udub lagu ceebaysan jiray oo kulmiye ku kacay.

saas aawadeed guusha waa la idinka leeyahay waxaana idinka leh wadani. lol kkk
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-07
ku darso wasiiradii dhamayd ee maaliyada oo tidhi isgaashaan buuraysi beelaysan subxaanaka yaa cadiim. lol kkkkkkkk

adeer maxaad habar jeclo gaashaan buuraysan sacad muuse gacanta kuma wada haysaan. lol kkkkkkkkkkkkk

kursiga ugu sareeya somaliland beeli kuma gaadhsiin karto ee waxa ku gaadhsiin karta waa cadaalada.

maanta wax cadaalad ahi ma jirto, wixii udub lagu eedayn jiray laguna ceebsan jiray iyo ka badan ba kulmiye ayaa wada.

kulmiye waa xisbi is xambaar ku jooga. lol kkkk
Name : Laga hor
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-07
Horta ninyahow dooda si fiican u wadaayee lagayaabaaba inaaf bari kusoo biirto ana waddani Ku biiro watalkal ayaamee takale walaal waxaad moodaa inuu kulmiye gacanta Ku dhigay haldooro badan waxaan u malayaa inuu myuse wakhtigu iska wato horta siyaasada waalaga yiqaanaa anba waan kuu qiri lakiinse sabankaaf moodaa inuu iska yara wato
Name : Laga hor
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-07
Horta ninyahow dooda si fiican u wadaayee lagayaabaaba inaaf bari kusoo biirto ana waddani Ku biiro watalkal ayaamee takale walaal waxaad moodaa inuu kulmiye gacanta Ku dhigay haldooro badan waxaan u malayaa inuu myuse wakhtigu iska wato horta siyaasada waalaga yiqaanaa anba waan kuu qiri lakiinse sabankaaf moodaa inuu iska yara wato
Name : dadweynaha
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-07
La hor

anigu xisbi gaar ah lama hayo, laakiin waxaan wax ku cabiraya waa aragtidayda.

wadani baana iila muuqday inuu xooga xaga siyaasada kaga fir fircoonaaday xagaa iyo qoloda kulmiye.

labada dhinac waan dhagaystay doodahooda iyo siday barnaamij kooda usoo dhigeen.

wadani waxyaalo xiiso leh oo bulshadu rabto buu soo bandhigay, laakiin muuse wax cusub ma soo taaban oon ahayn isla intii 2010 kii siilaanyo hore usoo yidhi.

siyaasadu waa inaad la jaan qaada kolba wadciga jira waana inaad waaqica xiliga taagan siyaasadaadu ku salaysnaato, kolka muuse kuma salaysna waaqica jira tiisu ee waa mid 2010 kii laga soo gudbay.
Name : Nin Dhexe
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-08
Hadaan aragtidayda gaaban isticmaalo sanadkan aqoonyahankii Somalilanderska waxay ku dhanyihiin Waddani waa hadii wax la isu ogolyahay inta yar ee soo hadhay waa reerka Muuse oo ay ugu horeeyaan Bile iyo Axmad Ismaaciil Samatar iyo Cali Guray oo halkay ku biiraanba guuldaraysato
Name : Laga hor
Subject : Re :hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey.
Date : 2017-01-10
Waa runtaa horta waddani laftirkiisu dab yar ma shidayee lakiinse waxaad yara yaabtaa matmar hafdaladuu iska yara tuurtuurto oo yara naxliya maan fahmin markuu lahaa radio hargaysa Waa. Ruwaanda taa waxa ugA haboonaan lahyd inuu yidhaahdo radio waxay u shaqaysaa kulmiye ileen waakii silaanyo radio hargaysa caayi jiree wuxuu Ku tilmaami jiruun mid udub u adeegta taas wuu Ku gafay takale inuu Ka hadlo may ahayn xabaaliyo waxaas taasna wuu Ku qaldanaa calaa kulu xaal siyaasad lama dhayalsam karo cirrana dabyar ma shidayo laga yaabaa inuu cirro trump noqdaba ama Soo boxo

[ Reply ]


Pages : [ hogaanka ciidanka bilayska jsl oo heegan la geliyey. 1 ]