Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ingiriiska oo Soo Hadal-Qaaday Saldhigga Millatary Ee Berbera/JSL.Maamulayaasha Dhammaan Gobolada JSL Oo Socdaal Ku Tegay Ethiopia.Madaxtooyada JSL Oo Ka Hadashay Mawqifka Dawlada D'Jabuuti Ee Saldhigga BerXuska 11 Sano Guuradii Ka Soo Wareegtay Aasaaska Shabakadda Safka-hore.com.Laba Saldhig Oo Imaaraadku Ku Yeelanayo JSL Iyo Erateria.Khudbad-Sanadeedkii Madaxweynaha Iyo Ansixinta Golayaasha Saldhig Millatary JSL.Dawladda JSL Oo Hambalyaysay Doorashada Somalia.Madaxweynaha JSL Oo Kulan Degdeg Ah Ka Codsaday Labada Gole.Wax Ka Baro Shareecada Dawladnimada.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

sanad wacan oo wanaagsan 2017.

sanad wacan oo wanaagsan 2017.

News


 https://happynewyear2017facebook.com/wp-content/uploads/2016/09/happy-new-yer-2017-animated-wallpapers.gifhttp://www.somalilandpatriots.com/images/img/somalilandpatriots.com-010120151420063457.jpgDhammaan maamulayaasha iyo Sxb-da Safka JSL. Waxa ay halkan ugu soo gudbinayaa Ummada JSL hambalyada Sanad wacan oo wanaagsan 2017ka. Inshaa' Allaah.










https://happynewyear2017facebook.com/wp-content/uploads/2016/09/happy-new-yer-2017-animated-wallpapers.gifTifaf-Tirayaasha Shanta Qaaradood ee Shebekadda Mujaahidiinta Sxb-da Safka-hore JSL
( Somalilandpatriots.com ) waxay halkan hambalyo kal iyo laab ah hawada u marinayaan dhammaan bulsho-weynta JSL ee dalka gudihiisa iyo dacalada dunida kala jooga, Akhristayaasha Shabekadda ee karaamada iyo sharafta mudan, gaar haan qorayaasha figradahooda ku soo bandhiga qolka faalada ee shebekadan oo aanu leenahay sanad wacan oo wanaagsan.

Waxaanu dhamaanteenba inoo rajaynaynaa in uu Illaahay sanadka cusub inooga dhigo kii lagu nasto ee la kowsada badhaadhe, barwaaqo, nabadgelyo, hor-u-mar maasheeya dalkeena iyo dadkiisaba. Kan kiisana aynu ku gaadhno ictiraaf, aqoonsi iyo qaranimo buuxda oo barakaysan. Allahow AAMIIN.


Somalilandpatriots.com
http://www.somalilandpatriots.com/images/img/somalilandpatriots.com-010120151420063457.jpgOn behalf of the web administrators, editors www.safka-hore.com
(
www.somalilandpatriots.com ) and the Somaliland Friendship Vanguards in the globe wish for you a HAPPY NEW YEAR, peaceful, prosperous and a fruitfull year for all Somalilanders and world wide peace like population in their struggle to reach their potentialty.

ALSO SALAAM. FOR THE AL-HIJRA NEW YEAR WHICH HAS ALREADY BEEN STARTED AS WELL AS THE NEW YEAR 1438 Hijriya.

Almost imperceptibly the year of 2016 has over then we'll welcome 2017. Well, we're excited and Happy New Year 2017, everybody wherever you live to celebrate this happiness, with family and friends full of light and love. Because a new year means a new life, new resolution, a new hopes, a new beginning, a new ride, new ideas, and many more. Inshaa Allaah. You might have passed many experiences ...

Belaayada hore Rooran,
Belaayada danbe Reeban,
Beelaayada sare Raaran,
Beelaayada hoose Radeeban.

Nabad, Caafimaad, Xoriyad, Hor-u-mar, Bash-Bash, Barwaaqo iyo Khayr oo dhan. dhammaanteen..Aaammiin

Kind Regards

Safka-hore.com


Posted on Sunday, January 01 @ 17:36:32 UTC by admin



sanad wacan oo wanaagsan 2017. - sanad wacan oo wanaagsan 2017.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducaale II
Subject : Re : sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
Hambalyo iyo Salaan dhammaan Ummadda Caalamka ee khayrka jecel, gaar ahaan Bulshada iyo Sxb-da Safka-hore JSL. Sanad walba idinka oo wacan oo wanaagsan oo khayr qaba.

Illaahay baa mahad leh.

Wa Allaaahu Al-Muwafaq.

Ducaale II


[ Reply ]



Name : Qaran
Subject : Re : sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
Urodyahanka ka soo jeeda Somaliland Mr. Mo Farax Oo Dawlada Ingiriisku Ku Dartay Diiwaanka Dadka La Sharfay Sanadka Cusub 2017ka.

Mo Farax ayaa ku guuleystay bilado badan oo dahab ah kuwaas ayaana sabab u ah in lagu daro diiwaanka Boqoradda Ingiriiska ( UK ) ee dadka la sharfayo.

Waa riyo u rumowday Mo Faarax oo uu doonayay muddo, sida ay sheegayaan dadka ku dhowi.

Mo Farax oo 33 sano jir ah, wuxuu helay laba billadood oo dahab ah oo isku xiga tartankii Rio, taas oo ahayd guushiisii afaraad ee dahabka.

Wuxuu noqday qofka labaad ee keli ah ee dahab ka qaata tartamada Olimbikada ee 5,000m iyo 10,000m.

In la sharfo waxay uga dhigan tahay inuu safarkii dheeraa ee uu soo maray soo afjaray

Mo Faarax.

Orod yahankan ayaa isaga oo 8 sano jir ah galay Dalka Ingiriiska, isaga oo tegay Somaliland.

"Dibu milicsiga aniga oo wiil yar ah oo Somaliland ka tegay oo halkan yimid, aniaga oo aan erey Ingiriisi ( English ) ah aqoon, ma saadaalin karin lahayn inaan maanta meeshaan joogaayo. Waa riyo rumowday," Ayuu yidhi Mo Faarax.


[ Reply ]



Name : no booze: CIRRO IYO HILLARY CLINTON WA ISKU MID
Subject : Re : sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
NINKA CIRRO LA YIDHAHDO ISAGO NIN A AYU EMOTIONAL U NOQDAY SIDI DUMARKA.. GABADHA MUSHARAXA DEMOCRATIC PARTY EH MAREKANKA AYA LAGA HAYA INAY TIDHI "HALF OF TRUMP SUPPORTERS ARE A BASKET OF DEPLORABLES" .. INTAY NOQOTAY EMOTIONAL AYA MAR QUDHA HADAL AANAY KA FIRSANIN ISKA TIDHI O CAYDAY BULSHADI TRUMP SUPPORTGAREENAYSAY.. TAASINA WAXAY KEENTAY INA BULSHOWEYNTI KALEH EH MAREEKANKA O DHANI IS WAYDIYAAN INA RUUX DUMARA AY KU HABOONTAHAY INAY MADAXWEYNEH KA NOQOTO MAREEKANKA..

SIDA SI LA MID A MARKA CIRRO MAALIN QUDHA ISKA QARXAY O WELIBA LA OGYAHAY INU MAALINKALEH ISKU QAATAY MIKE TYSON O KU DHEX FEEDHTAMAY PARLIAMENTKA SOMALILAND.. INA BULSHAWEYNTA SOMALILAND EH MIYIRKA LEH IS WAYDINAYAAN INA CIIRO XANUUNSANAYO IYO IN KALEH.. HADU MAR QUDHA EMOTIONAL ISKA NOQDO WAXA LAGA SHAKIYAYA MASKAXDISA IYO INU FAYOWYAHAY IYO IN KALEH IYO INA CUDUR IYO CUQDAD AY HAYSO IYO IN KALEH..

SHAQSI MENTAL PROBLEM LEH NA UMMAD AAMINAYSA MA JIRTEH NINKAN KULA TALIYA INU IS CASILO.. WADANI WAXANU KULA TALINAYNA INAY U YEEDHAAN ODAYGAN SIYAASADA KU GAAMURAY EH CALI KHALIIF GALAYDH O KA DHIGAAN MUSHARAX MADAXWEYNEH EE WADANI.. NINKASI O QUDHA AYUNBA ISKA QABANKARA FAISAL CALI WARABEH IYO MUSE BIXI.. NINKAN CIRRO DADKA LAMA TARTAMIKARAYO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE

Name : NO BOOZE: WA INA WADANI KU BADALA CALI GALAYDH CIRRO
Subject : Re :sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
WADANI HADU IN YAR O RAJA KA QABO INU NOQDO XISBI SI JIRA O WAX NOQDA WAXANU KULA TALINAYNA INAY DIB ISKUGU NOQDAAN O U YEEDHAAN ODAYGA CALI KHALIFF GALAYDH IYO KAN MAXAMAD BIXI O KA DHIGAAN MADAXWEYNEH IYO KUXIGEEN.. BECAUSE WAXAN AYDU IMIKA WADAN WAX MASKAXDA GALAYA MA AHA.. CIRRO QOF XANUUNSANAYA AYU UMMADA UGU EKADAY.. BAL U FIRSADA INTA QOF EE KA DABA HADASHAY MARKA LA FAHMAY INU XANUNSANAYO.. INTA QOF EE YIDHI HADALKINA U FIRSADA BAL KA EEGA YOUTUBE.. UMMADI AYA INTAY ANFARIIRTAY KA SHAKIDAY INA CIRRO YAHAY QOF XANUUNSANAYA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MEESAGE
Name : NO BOOZE: UMMADA SOMALILAND TALO KU SOCOTA
Subject : Re :sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
UMMADA SOMALILAND WAXANU KULA TALINAYNA INANU CIRRO WAREERININ.. YAAN NINKAASI IDIN WAREERININ.. NINKASI MEESHA SOMALIWEYN IYO FUCKINGWEYN AYU KU SOCDA..

MARKA LAGA GULAYSTONA O DHICIDOONTANA CAR YAAN NINKA O XAMAR INTU KA DAGO NOQDA WAZIIRKA FUCKINGA XAMAR O MARKAANA KU DHAWAAQA INANAY SOMALILAND JIRIN.. CAR YAANAY TAASI DHICIN.. CAR.. WAYNU EEGI.. HADAY TAASI DHICIWAYDO WAYDU ARKI..

YAANU NINKANI IDIN WAREERININ.. ANAGU WAXAANU JOOGNA BOQOL KUN O MILES.. MEEL DADKU AANU IS WAREERININ AYAANU JOOGNA.. MARKA NINKAASI YAANU IDIN WAREERININ.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : NO BOOZE: UMMADA SOMALILAND O LALA TALINAYO
Subject : Re :sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
WAXANU U SHEEGAYNA UMMADA SOMALIALND INA ABAARAHA MEESHA KA DHACAYA AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN EH BABUURTA MAREEKANKA LAGA WATO IYO WARSHADAHA CHINA AY MASUUL KA YIHIIN.. WAXANO KHURAFAAD IYO JAHAWAREER EH AAMINSANTIHIIN KA BAXA..

ANAGU WAXANU JOOGNA MEEL LA IS WAREERININ.. SOMALILAND WAXAY U BAHANTAHAY LACAGO GAADHAYA BILLIONS DOLLARS US O LAGU DHISO INFRASTRUCTURE IYO WARSHADO ELECTRICITYA SI MARKAANA BIYAHA BADA LOOGU SIFEEYO..

MARKA IYADO BABUURTA MAREEKANKA IYO WARSHADAHA CHINA AY ABAARTA SOMALILAND MASUUL KA YIHIIN YAANU IDIN WAREERININ NIN KA HADLAYA XABAALO QOYAN IYO FUCKING QOYAN O JOOGA QARNIGI SADEXAAD.. FUCKING SHIT.. NINKAASI SIDU FAISAL CALI WARABEH IYO AXMAD MUMIN SEED U KHIYAMEEYAY AYU DONAYA INU U KHIYAMEEYO UMMADA SOMALILAND.. NINKAASI MEESHA FUCKINGWEYN EH DADKA WAALAN JOOGO EH XAMAR AYU U SOCDA MARKAANA MUSHAHARKA GAALADU BIXISO AYU DONANAYA EH YAANU IDIN WAREERININ.. NIN QARAN HOGAAMINKARA MA AHA, KARTIDI LAGU HOGAMINAYAY QARAN MA LAHA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE

[ Reply ]



Name : BWD
Subject : Re : sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
A million reasons to hope in 2017.

https://outlook.live.com/owa/?path=/mail/inbox/rp


[ Reply ]



Name : Laaqe
Subject : Re : sanad wacan oo wanaagsan 2017.
Date : 2017-01-01
Sanadkan cusub ee 2017ka, J.Somaliland iyo dadkeede badhaadhe, Barwaaqo iyo Ictiraaf caalami ah ayaan u rajaynaynaa. Insha-Allah. Aamiin


[ Reply ]


Pages : [ sanad wacan oo wanaagsan 2017. 1 ]